ISKALAAJI HEES CUSUB HABLAHA MUQDISHO OFFICIAL VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 чер 2020
  • Erayada Abwaan Gor Gor
    Laxanka Iyo Codka Legend Iskalaaji
    Music Bulshaawi
    Camera 1 Cali Bakri
    Camera 2 Liibaan Jaamac
    Wareysi Qaade Mahad Carbow
    Editing Saami Cadde
    Soo Saaristii Balanbaalis Studio
    Hoyga Murtida Iyo Madadaalada

КОМЕНТАРІ • 196

  • @wayaaragadumarka6382
    @wayaaragadumarka6382 4 роки тому +118

    Away her muqdisho IGA dhiso walalkiin her yaqshiid ehay plz walalayal🙏

    • @iqrocali8967
      @iqrocali8967 4 роки тому +3

      aad iyo aad reer yaqshid wey buxan aniga kow ka ah sharaf iyo cazo ku war Abti iskalaji Abti somaliyed

  • @nadiya078
    @nadiya078 4 роки тому +82

    😍😍boqortoyo hablaha Muqdisha
    Allah Na xafido ❤️Gabdha somaliyed dhan Waa wada jclhy Allah idin dhawro Mel kasta joogtan
    💉❤️

    • @bawcpak2517
      @bawcpak2517 4 роки тому +1

      Asc

    • @rahmaabukar5268
      @rahmaabukar5268 4 роки тому

      Mansha allah iskalaji fanan aan tagero buuxo ahaay waa adigoo kaliya mantana markaad sii amantay gabdhahena muqdisho oo aan aniga ka mid ahay aad Ban kusii jecladay afkaga waxaad jeceshahay lagu qabay farxadna noogu nolaaw

    • @shukriali4403
      @shukriali4403 4 роки тому +1

      Thanks midlamida 💕

    • @cabdiwalidaacad2880
      @cabdiwalidaacad2880 4 роки тому +1

      Amaantaas ilaa shada

    • @nadiya078
      @nadiya078 4 роки тому +1

      Cabdiwali Daacad Amantaba Kuma iman si dhel dhel ee wax nagula yaqano ❤️Wana waxa ka dhaxalny walidkena Mana ahan wax si fudud in noga dhaman kara wllo

  • @asiasharaf8996
    @asiasharaf8996 4 роки тому +53

    Hablaha Muqdisho Amaan waad mudan tihiiiN From SanaG ❤

  • @axmedyufoowcabdi1332
    @axmedyufoowcabdi1332 4 роки тому +29

    Hablaheena muqdisho iftiinkii wadanka ayaa tihiin alaah idiin dhowro🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @liikingmushtaakilo5734
    @liikingmushtaakilo5734 4 роки тому +72

    Nabigeena muhamed (csw)ku saliya❤❤❤

  • @ahmedabdi836
    @ahmedabdi836 4 роки тому +35

    Hablaha somaaliyed muqdishiyoo magaalada xamar!
    Hblha ree xmr amaanta wd mudantihiin🙏👏👏❣

  • @hanaanismacil3351
    @hanaanismacil3351 4 роки тому +45

    Hablha muqdhisho hada nhy sharf iyo ciizo ku nolnhy alx ❤❤❤❤❤👑❤👑

  • @sowdaosmanmahamud580
    @sowdaosmanmahamud580 4 роки тому +6

    Hablaha murigiyo mahadha bi'i kara ina nahay shaki kuma jiro allow hablaheena noo dhowr iskalaaji ilahay ha ku barakeeyo adna🥰🥰🥰❤❤❤🙏🙏🙏

  • @nadiifoabdialinadiifoabdia2443
    @nadiifoabdialinadiifoabdia2443 4 роки тому +8

    Yeh rer muqdishu nii jclhy qasatan rer madina rag iyo dumar sii salamaa

  • @taamirnour546
    @taamirnour546 4 роки тому +35

    Habalaha Rer Xamar waan Idin Salame wlhi
    Tnk U Sami Cade

  • @amiinchannel1242
    @amiinchannel1242 4 роки тому +23

    Halka nin aan ka tagero fananinda somaliyed legend 😍

  • @fartunali965
    @fartunali965 4 роки тому +10

    Hablaha moqdisho waa hees IGA gadantay
    nta moqdisho cadey Ku dhalatay Qaasatan dagmada wardhiigley xaafada GED jacayl like ta ha ila dhaafina

  • @deeqoxasan9275
    @deeqoxasan9275 4 роки тому +8

    Hablaha reer muqdhisho oo anigaba aanka mid ahy wanka gudoney iskalaji🙏💕💕💕💕💕💕

  • @mariamaxmed1438
    @mariamaxmed1438 4 роки тому +4

    Gabdhahena somaliyed runtii waan idin jeclahy dhamanti adga la.antiin wlhi nolasha waxbo ahan ilahy haidin desto gabar an ku dagana allaha iga siiyo oo bariyad ah inkasto an ahay guur doon love u gabdhahena💋💋👄💋💋👄

    • @safiahashi9081
      @safiahashi9081 4 роки тому

      Asc samir walaal Allaha ku siiyo midaad raadineyso aaamiiin

    • @mariamaxmed1438
      @mariamaxmed1438 4 роки тому

      Amin amin safiyo xashi abaayo qof qalbi wanagsan ayad tahee ilahy haku desto abaayo qaali

    • @amuunabdi2632
      @amuunabdi2632 3 роки тому +1

      Apwe alla hakuu sakhiro raaliyo haweeen

    • @mariamaxmed1438
      @mariamaxmed1438 3 роки тому

      @@amuunabdi2632 amin amin amin adinkana mid nolashina fahmo allaha idin siiyo amin ami

  • @shukrimuqtar463
    @shukrimuqtar463 4 роки тому +28

    Hablaha muqdisho ceshcala hees My fanan Iskalaaji❤️❤️

    • @hamdi592
      @hamdi592 4 роки тому

      Abayo iso booqo UA-cam keyga😍

  • @shacniali7647
    @shacniali7647 4 роки тому +3

    Thanks adiga iyo abwaankaba Gabdhaha Muqdishawiyiinta hadanahay wan ka gudonay ❤️❤️

  • @safiahashi9081
    @safiahashi9081 4 роки тому +6

    Muqdisho jecliyaa waa meeshaan ku soo korey kaa gudoonay iskalaaji💕💕🇸🇴🇸🇴💕💕

  • @dr.nasiib5466
    @dr.nasiib5466 4 роки тому +13

    Habla milicsiga indha u macaan
    Hablaha Murugiyo Mahadho bi'in kara
    Hableheena Muqdisho Sharaf iyo cizi ku noolaada

  • @safiasaafi7462
    @safiasaafi7462 4 роки тому +2

    Txn iska laaji wan ka gudomnay amanta hada na hay hablaha rer muqdisho❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘❤💋

  • @SalahAhmed-le8sp
    @SalahAhmed-le8sp 4 роки тому +5

    Hablaha reer xamar si qaasaa nii salaamay🙏

  • @rayanabdi8499
    @rayanabdi8499 4 роки тому +1

    M.a hablaha her muQdizho iskalaji waxanu kacodsanaYna hees gobolka sool laz.anod inu nagu sharfo maYguracden rer solaY like hayla dhafin hadad rer sol tahaY❤👏

  • @sofiacdeey6881
    @sofiacdeey6881 4 роки тому +5

    Iskalaaaji❤ Only fanaan aa ku nasto hesahiiisa

  • @maankanuriso1658
    @maankanuriso1658 4 роки тому +2

    Gabdhaha mugdisho waa nii salamay

  • @bishrawalalka2795
    @bishrawalalka2795 4 роки тому +7

    Muqdisho wa hoyaden ❤wan jeclahay inan mar imaDo❤

  • @ramlaalishire3672
    @ramlaalishire3672 3 роки тому +1

    Hablaha muqdisho waa idin jeclahay iyo hablaha somaliyeed dhamaan one ☝️ love 💕 for 🥰🥰😍😍😘😘😘

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 3 роки тому

      Hablaha muqdisha dadka iiga dhawdihiin sisters❤️❤️❤️ hoyo Io aabo mawada dhalay💋❤️🇸🇴🇸🇴

  • @mizzhana2194
    @mizzhana2194 4 роки тому +1

    Hablaha muqdisho
    Magaladii aan ku dhashtay
    Muqdisho muuq wanaag
    maanka kugu hayaaa
    Miyaan kaa marmi karaaa
    Muqdishaay ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 4 роки тому +3

    Hablaha somaliyeed dhaan amaan ayeey mudan yihin😍😍😍😍

  • @user-ym9tm3id9i
    @user-ym9tm3id9i 3 роки тому

    Hablaha muqdisho magalada xamar iam from muqdisho😍😍💃🏼💃🏼💃🏼✌️👌👌

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 роки тому

    Reer Muqdisho wax la amaano maaha Qarixii Soobe anagaa lacagta ugu badan u gaynay
    Hadana calanka somalidiidka isaaq ayay xirtaan waa dad xanuunsan

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 4 роки тому

    waaaw eesh calaa hees fanaanka kaliya aan ka tageero fanaanti ❤

  • @fartunadan9266
    @fartunadan9266 4 роки тому +4

    Keep it up Legend Cabdicasiis Iskilaaji. 😍😍 Magaaladaan ku dhashay kuna soo barbaaray Xamar.😍😍😍😍😍😍

  • @shaymaanofficial3600
    @shaymaanofficial3600 4 роки тому

    Benta maha afka alle kuma goyo 🥰🥰😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 4 роки тому +3

    Hablaha ugu mudan marley dunidaba🌍❤️
    Afkaaga caano lagu qabay izkalaaaji😍🥰❤️

  • @simanzakariye7182
    @simanzakariye7182 4 роки тому

    Wow mhdsnd abwaanki sameyay iyo fanankeena inti habeesay Wadna amanten

  • @zaynabmahad1999
    @zaynabmahad1999 4 роки тому +1

    Masha allah abwaankeena da'da yar abdalla gorgor Allah ku dhawra 💚

  • @fartuunabdulahi9892
    @fartuunabdulahi9892 4 роки тому +3

    Wan kaa gudoonay hadaa nahay hablaha muqdisho amaa iyo badh👑❤❤👌👌🖐👊

  • @khaliali3563
    @khaliali3563 4 роки тому +41

    Adigoo dacas la aan ah hadi aad daawanayso like ii saar🙏🙏

    • @inafarhan1955
      @inafarhan1955 4 роки тому

      😁😁😁😂😆

    • @cabdican385
      @cabdican385 4 роки тому

      😂😂😂😂 wallahi anoo dacasla aan oojiifo ayaan dawanoya 😂😁

    • @iqriiinalove5843
      @iqriiinalove5843 4 роки тому

      Ani cml😂😂😂

  • @mohamettnour9088
    @mohamettnour9088 4 роки тому +3

    M.a hablha muqdisho idkalji waa ku taageraa

  • @kowsarumuabdikafi2141
    @kowsarumuabdikafi2141 4 роки тому +2

    ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍 we love hablaha muqdisho 😍

  • @bahjaabdinor4466
    @bahjaabdinor4466 4 роки тому +11

    Hablaha moqdisho♥️🙌

  • @somaliweyn4946
    @somaliweyn4946 4 роки тому

    Alayacisak iskilaji muwadan qali ah wlc saxix

  • @bilannuur4543
    @bilannuur4543 4 роки тому +1

    Masha allah legend iskalaaji inka gudoonay adiyo abwaanki samayay illlah hadin daayo

  • @fartunxusen2101
    @fartunxusen2101 4 роки тому

    Reer tiktok aaway heestan halaguyaaco wlhi darted tiktok usogalaa usameysana masha alh aman waa nolodhameyay iskalaji boqorka codka

  • @abmayo8330
    @abmayo8330 4 роки тому +17

    Adigo jiifo hadi aa dawanayso like saar

  • @saabiriinabukar9527
    @saabiriinabukar9527 4 роки тому +3

    M.a wan aamini. La ahy cwa qofkii ugu horeyay inaa noqdo❤️🤷‍♀️

  • @farxiyomaxamed2661
    @farxiyomaxamed2661 4 роки тому +1

    Iskilaaaji iskma heeeso wlhi cod buuu rabi ku xiray 🥰🥰

  • @anfaaladan4518
    @anfaaladan4518 4 роки тому +14

    4:00hbnimo mogdisho girl 👧 🇸🇴♥️🤚

  • @naasirmacruuf4421
    @naasirmacruuf4421 4 роки тому +1

    Bulshaawi great beats 🎶🔊 iskalaaji king of voice as always 🎤👌🔥

  • @Below_7
    @Below_7 4 роки тому +19

    3:43 walal hayladhafin like ok thankz🥰🥰🙈

  • @ikraanahmed7533
    @ikraanahmed7533 4 роки тому +3

    Hablaha muqdisho Casimada xamar
    Waan ini salamaya ❤❤❤❤❤

  • @jibiso4491
    @jibiso4491 4 роки тому +27

    2:43 ha beenimo hadee ku tahay farta taag 😆😆😆☹️muqdisho cadey 💋🥰😢

  • @superlula2674
    @superlula2674 4 роки тому +1

    Thnks iskalaji fanan somaliyeed abwaankan mudnan mudan waa meesha ku barbary nad wart rabow somaliya o dhan amiin

  • @xamarbila1770
    @xamarbila1770 4 роки тому +1

    Thank you iskalaji muqdisho cadey wan jecelahay walhi🇸🇴❤

  • @kadijaabdilahi1395
    @kadijaabdilahi1395 4 роки тому +3

    ❤️❤️❤️😩 thank youu iskalaaji

  • @iskufilan8394
    @iskufilan8394 4 роки тому

    Ayyy😍hddanahy hamblaha muqdisho thnkyou isklaaji 🇸🇴😍🇸🇴🇸🇴

  • @ahmetapdulle8151
    @ahmetapdulle8151 4 роки тому +7

    Like isaara inta apdi aziiz tageerta💋😘

  • @hassanmalaa4708
    @hassanmalaa4708 4 роки тому +1

    Iskalaaji halka fanaan aan Ku faano ayaa tahay legend cod waan kuu daaye

  • @CodayOfficial
    @CodayOfficial 4 роки тому +17

    hablaha nin muta maqsudka uladow wake hadalo xigmad wen muba dhiyo waye afkada Cano halagu qabtan leyahy

  • @asmaadahir7923
    @asmaadahir7923 4 роки тому +2

    Waan ka gudony iskalaji ❣️❣️❣️🙏

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 4 роки тому

    masha allah tashka ku saaran thanks walaalka qaaliga wallahi wey amanan yihin hablaha muqdisho walibo hablaha somaliya o dhan makala liitan sharaf tay leyihin

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 4 роки тому

    This Guy Is Legend Iskalaaji thanks balanbaalis

  • @subeyrnour2427
    @subeyrnour2427 4 роки тому +1

    Hablaha muqdisho idinka markastaba amaanta muteee👌👌👌👌👌

  • @cudoonfaysal4534
    @cudoonfaysal4534 4 роки тому +6

    Cidi igama hablaha hablha muqdisho sln💞

  • @keyfqali4448
    @keyfqali4448 4 роки тому +1

    Fanan qaliya thnk u iskalaaji ❤❤

  • @ashocarabow8613
    @ashocarabow8613 4 роки тому

    Masha allah hees waan kaa qabnaaa gabdha mugdisho nhy adi iyo abwaanka waad mahadsanthn

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 4 роки тому +3

    Allaw nooda iskalaaji ❤
    Fanan Qaliya ❤❤❤❤
    Hablaha muqdisho ❤❤❤
    🔥🔥😍😍👌👌👌

  • @shukrisheikahmed8846
    @shukrisheikahmed8846 4 роки тому

    Waaw iskaaaji Mahad sanid unooloow habalaha muqdishooy waad mudan tihiin amaanta👌👌👌👌✅

  • @omarmungani7989
    @omarmungani7989 4 роки тому

    By Osmaneto hablaha muqdidho way iga gadan tahay walibo the best musician in Somalia Mr Bulshawi

  • @queennashaad2424
    @queennashaad2424 4 роки тому

    Hablaha magaca iyo guusa mudan lara hablaha nin mulkiya maqsuud ka dhigin kara love you iskalaaji boowe farxaad ku noolow❤❤❤❤

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 4 роки тому

    Waan ka gudoonay king iskalaaji hablaha muqdisho hada nahay thanks love you bbe girls gabdhahena ❣❣❣❣❣❣

  • @dahabamohamud8045
    @dahabamohamud8045 4 роки тому

    Haalaha murigiyo mahadho bi,in Kara
    Esh calaa maanso cizak iskalaaji❤❤❤

  • @raagefarah3001
    @raagefarah3001 4 роки тому +2

    Aad iyo aad mr SKILAAJI GUDOOMIYE SARE SAMATARKA SOMALIYEED EE THIS GENERATION ITS GOOD SONG BROTHER GOD BLESS YOU GUDOOMIYE LONG LIFE AAD IYO AAD WAA LA HESHAY GUDOOMIYE REALLY GOD BLESS OUR COUNTRY AND OUR PEOPLE WHAT EVER THEY ARE

  • @fartuunabdirahman2203
    @fartuunabdirahman2203 4 роки тому +3

    Waan kaa gudoonay alfanaan afkaaga caano iyo malab lagu qabay❤️🙏

  • @badraanc.raxmaan7348
    @badraanc.raxmaan7348 4 роки тому +1

    Hablaha muqdisho iskalaaji waa kuwataaa❤❤❤❤❤

  • @aslipella6391
    @aslipella6391 4 роки тому +2

    Izkalaji my Fv fanan Haplaha muqdisho hadanahy gob nahy

  • @zahrujahappy1418
    @zahrujahappy1418 4 роки тому

    Thnks iskalaaji fanaan nagu weyn ❤❤❤👏👏

  • @aragsanmohammed2440
    @aragsanmohammed2440 4 роки тому +1

    Ayyyy waxa ka heesa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰

  • @sihaamiita22
    @sihaamiita22 4 роки тому

    M.a hablaha muqadisho idin kufaanaa

  • @amiiramohamed2688
    @amiiramohamed2688 3 роки тому

    Waaw anka caanolagu qabay Quuya

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad 4 роки тому

    Hablaha muqdisho magaalada xamar,hablaha magaciyo guusha mudan kara❤
    Alle haydin daayo hablaha muqdisho

  • @ayaana1456
    @ayaana1456 4 роки тому

    Ar iskalajiyow maxaan kuu qalnaa sharaf ku nolow🙏🇸🇴🌺❤🔥🌹Hablaha mugdishiyo magaaladii aanku dhashay waa idin salaamay🔥🔥❤🌺💞

  • @istarahmed9326
    @istarahmed9326 4 роки тому

    Iskalaaji iyo suldaan fav😍😍

  • @jeestaaleofficial2102
    @jeestaaleofficial2102 4 роки тому

    Heestii sannadka ayaan odhan karaa runtii👌😘

  • @anfaaladan4518
    @anfaaladan4518 4 роки тому +2

    Thnks fnaan iskilaaji ♥️🇸🇴🙏🏻

  • @queen-nb6uq
    @queen-nb6uq 4 роки тому

    Grma Mogadishu imane iskalaji adiga mudan so dhaweyne💕

  • @faallomedia5987
    @faallomedia5987 4 роки тому +1

    Hablaha muqdisho waa hees cajiiba

  • @Ugbaadm1
    @Ugbaadm1 4 роки тому +6

    Hablaha Muqdisho 🥰🇸🇴💋

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 роки тому +1

    Legend always legend🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @ruudkarody2603
    @ruudkarody2603 4 роки тому +2

    Iskalaaji ader habalah garwe na noosoqad😭

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 роки тому +1

    Thanks iskaaraji ❣️👏👏🇸🇴

  • @xaliimoabdirahman3124
    @xaliimoabdirahman3124 3 роки тому

    Boqortooyo muqdisho ❤💗💗💋💗💋💗💋💗💋💗💗💋💗💋💋💗💋💗💋💗💋💗💋

  • @fayruushfayruush1076
    @fayruushfayruush1076 4 роки тому

    Wawawawa axsan yaaa hees😍😍😍😍😍

  • @leylaahmed3888
    @leylaahmed3888 2 роки тому

    Habalaha muqdisho aman muudantihin

  • @sucdiraage5363
    @sucdiraage5363 4 роки тому +2

    Mashallah iskalaji nin antagero

  • @omarisse8057
    @omarisse8057 3 роки тому

    In naba caadi mahan heestan

  • @abdirahmanmohahanshi5770
    @abdirahmanmohahanshi5770 4 роки тому

    HablaHa muqdishu waa mudantihiin BoqortooY ❣✔✔

  • @naciimanalka8263
    @naciimanalka8263 4 роки тому

    Salan sare legend Iskalaaji🇸🇴👏👍

  • @sahriinahassan2746
    @sahriinahassan2746 4 роки тому

    Mahadsanid iskalaaji we love u hadaa nahay gabdhihii muqfisho🇸🇴❤️🙏

  • @jihaanjiinaahmed6152
    @jihaanjiinaahmed6152 4 роки тому

    iskalaji fanan banankisa ku dhacy fanan tagera u ahy❤❤😘

  • @habibamaalin2949
    @habibamaalin2949 4 роки тому

    Afkaaga cano iyo malab iskalaji