20april waa habeen sabti aha axadina soo galayso waana habeeno kamid aha kuwii caafiga aha lkn waxa dareemaha qalbigu dareemen maqnaanshiyo qof uu qalpigu si wayn u jeclaaday oo cidleeyay kagana dhaqaaqy meel cidlo aha in kasto caadi tahay in lais cidleeyo lkn ciiqabtu waa xasuusaha .... meel bug taan ku dhayaya haigaga mazuuline 😢 mar uun waxad tidhahda maxamed waankujeclahay 😢😢 22.37pm one a emotional damage 💔 night for my life i hope my day will come insha allah 😢
Warda so cool so polite i can granteed you she is unique Next singers my favourite Udbaad aragsan and haboon nura roda keef and super star Nadiira nayruus waaw By dj remix house music director one of exclusively best song remix live im origini from ethiopian and but i speak good Somali language
Alaha u naxariisto al fanaan cumar dhuule keeyow well done
Heesta laguma ciyaarine laxan kale ayuun baa lasaaray waayo hees waa maaweelo maha xadiis keeyow another hit music and voice
Haa wakhti walba dadka jooga sida ay jacelyahiin ayaa looga soo dhigayaa heesha.
Mm l
@@afroaffairs Sax waaye Dadka iska waalo un
Haddaad heestan ka heshay like 👍
❤❤❤❤❤❤
I don’t listen to Somali music 🎧 but this song I’m so addicted to……Adam just killed the bet….fantastic song
❤ meel bugtaan ku dhayayaye mar un waxa tirahda Nawaal wan kujecelahay 😉
Nawal ku jlhy😂
Nawaleyy ku jeclahy 😂😢
Waaba liga hormaree😂😂😂
Intey dhayda😂😂😂
11 minit just now adana goormaad aragtay 1m inooo balana markaygaadhoo
Anigoo taageero weyn u ah buu hees ii soo qaaday ba ar khadaraa top level ❤
Mansha allah Ajah🎉mar un waxa tirahdaa mahamed wan ku jcylay....❤❤❤hees kan waa iga gadan yahay masha Allah
Xasuustii Cumar Dhuule ❤ Axyaa Heez
King of voice The Legend Khadar keeyow❤️🐐🤷🏽
Masha Allah Khadar Keyow waa hees aad umacaan waad ku farayareysay , noolow. walalka noo soo galiyeyna Mahadsanid.
Inta qadar keyoow hee sihisa ku xiran like
King of city keyow 💣
Meel buktan ku dhayayeh mar mar waxd tirhda hebla wan ku jeclahy❤
@@Milgoyar1111 milgoyar waan ku jeclahy
Op waa heestii cumar dhuule maaree naftayda adigay kumuhate
King of city khadar keenyow ❤❤❤❤❤❤❤❤
Maanka taliyihiisaay ❤ maaree naftaydani adigay ku muhatee , mar uun waxad tidhaahda abdirahman wanku jecelahay ❤, inanyahay marley dumar marna kulaman simin arin murug reebtiyo milgo xumana kuman badin darling , xaaskaygii aadban ku jeclahay khadra quruxey caruurtayda hooyadood farxad ku noolow gacaliso ❤ 18/6/2024 ❤
What A Song Khadar Keeyow 🔥🔥
Inta khadar keeyow taageerta 👑🙏❤️🔥
Samigey khadar codkiisa waa top level 🔥🔥🔥
Meel bugtan ku dhayayaye Mar una tirahda mohamed waan kula jclahay ❤🤴🏼💋
Lapo hees oo kala shidan aa lagu ciiday amiin yare iyo khadr keeyow like hakal qabylin wan oghy in lagu hayo sida la iihayo😊
This man really he resemble like Chris brown interms of dance the only Somali that I ever seen on social media he has Avery interesting voice ND calm
😅😂😂😂😂😂😂😅😅😅
Mirkiyo xiskeygiyo manka talayihsa marihi nafteydani
adigee ku muhante
Koors¹
Meel bugtaan ku dhayaya
ha igaga masugine
mar un waxa tirahda
mahamed waa ku jeclahy
Inan yahay marley dumar
marna kulama aan Simin
arin muruga rebtiyo milgo
xumo kuma badin
Waxey laabtu muhato
midigteydu Gaadhana
inaan ku oran maya adiga ii marqatiya.❤
20april waa habeen sabti aha axadina soo galayso waana habeeno kamid aha kuwii caafiga aha lkn waxa dareemaha qalbigu dareemen maqnaanshiyo qof uu qalpigu si wayn u jeclaaday oo cidleeyay kagana dhaqaaqy meel cidlo aha in kasto caadi tahay in lais cidleeyo lkn ciiqabtu waa xasuusaha .... meel bug taan ku dhayaya haigaga mazuuline 😢 mar uun waxad tidhahda maxamed waankujeclahay 😢😢 22.37pm one a emotional damage 💔 night for my life i hope my day will come insha allah 😢
I swear muqdisho is good 4 keyow....brv horey usoco
Shidana shidan kara kabax keyow😂❤
Hees iyo badh❤
Inta magaca mohamed ila wadagta love ii saara💕
He is the best this song take my breath help me breathe ❤it
Heesta aad buu ugu ciyaaray, ilaahay ha janeeyo cumar dhuule
King ofcity❤❤❤ khadar kenyowww
Mel buktan Ku dhayaya ha iga gaa masurine mar un waxaa tirahda hafso wan Ku jeclhy 😅
Mar uun idhe sumaya wan ku jeclahaye😢❤
Meel bugtaan ku dhayayaye mar un waxa tirahda sacdia wan ku jacelahay ❤️ i love you forever qofkeyga ❤️🫀♾️ 4:16
Music hesta saaran waaa music ga hees guled simba horey uqaaday hdn qaldanen hestii xiisiyo kalgacal guled simba
Muqalad sad ukala fogaso maxaya tahya ma intarand Lan ku Hayso Dayaxa Dalnurshe Nosidaa❤
🤴 of city qadar❤
Mar uun waxaa tidhaa ahmett wn kujclhY❤
Midka tie 👔 ♥ red ka ah wato asaga hees walba mayaqaanaa waayaabe dayax aamin khadar kuli uu laqaadooyaaye
Heestii Cumar Mahdi wuu mayd Wasay laxankiina Wuu ka badalay
Laxankan aaba nuurayo
Meel bugtan ku dhayaya intas aya itabatey😢
Meel buktan ku dhayaya Mar waxad tirahdaa Luqmaan wan ku jecelehy😪❤❤❤ I❤🫵
This guy rocks Khadar keyow to the world
Goat 🐐
Meel buktaan ku dhayaya mar waxaa tiraahdaa Luqmaan waan ku jecelahay😢 I ♥️ you 🫵
Mela bugtaana Ku dhaya mara Una waxa tirhda zamzam wan ku jecelhya ❤😂
Super Keyow✌️
Really King Of city ❤❤❤
waaw wa hees macaan khadar keeyaw horay u soco
approved ▶️🔥
Legend ✌🏽
Style 💯
Voice 💯
exhibitionist 💯
Khadar best voice 👌 ❤
Hestayda❤😊
Anir muruga beertiyo milgo xumo kaman badin khadar keeyow see iyeshay
Dj adam wax kale
Xasuustii Cumar Dhuule AHN
Meel bukataa kudhayaya ha iga ma suulin❤
Maxamad waku jecelahay❤️
Sido kld❤😂😊
Jaah jacayl ban daremoya 😢
Wow khadar cod iyo jiniyad isu darsaday
Heestu macaana woow 🔥🔥💯
Manka taliyihisow Feisal Abdirashid Amin ❤❤
Keyow keep going ❤❤❤
The song is amazing by legendary dj adam and fanan khadar KO great voice only be cool as the song is cool and sentimental 🤍❤️
Hestiii maame ayaaa nooo daaran
Keeyow takented🔥
Xasuusti cumar dhuule alle hawnaxatiiste
Heestan oo slowed ah 💔🥵🥀🎧🥶🥶
*Meel BugTaan Ku DhayAyA Mar Un Waxaad Tiraahda MohamEd Wanku Jclhy*😭❤️🥹
Hospital cumar dhuule booqasho mooyee waad gali ismaan lahayn😢
Reer Xamarku waxay moodi doonaan inuu Keeyow leeyahay heesta😂. Originalka waxa qaaday Cumar Dhuulle waliba wuu ku ciyaaray.
Uqdud reer xamar kugu hdacday alah kadaweeyo waa xanun so sad reer xamarku uqdad mayaqanan wa nadiif
hoyada wse uqdada xamar iskaday dhila kudhashe langabyahow idorka ah nacala nila uqdad badnate 😂
Waxaan cod wuu dhafy qadar keyow ❤🫶
Cumar dhule ali ax yaa fanan ayuu aha modern kii kamanka iyo laxanku aha
Khadar keyoow naga daa hee waxani hes dhaftaye kursi baan udhigtay
Heestaan laxanka iyo musica waxaa laga copiyay Fiska & Guuleed simba (Iga Mudan) la dhaha 2022. Hal qofa tumay biitka.
Warda so cool so polite i can granteed you she is unique
Next singers my favourite
Udbaad aragsan and haboon nura roda keef and super star Nadiira nayruus waaw
By dj remix house music director one of exclusively best song remix live im origini from ethiopian and but i speak good Somali language
Heestan markay kamanka ahayd sidan hada music loogu tumaa ka shidan.
Mar uun waxa tira Mohamed waa ku jecelahay ❤️💚🤍147
Tiim keeyoow guuul
Mar uuun waxaa tiraa AHMED waan ku ❤
.
Inta jifta love you🥰🫂
Abdishakuur wa ku jclhy
Keeyow The Goatttt
Waad ku dheeshay heesta
Cumar dhuule xusuus😢❤
Thanks mtsnhy wll
❤❤keeyow
Libaax
khader keeYow legend 👍
Keeyow boqorka Somalia 🐐❤💪
Laxankii dhuule heesta ayey heestu ku fiicnayd waxan laxan maaha😅
Allaha maxan anoo kici wayay hal eray ey idhahado ku kacay ax😢 jeclaa mel bugtu damqiyaaa mise daaweyaa
Cod wahaya lkn zxp jaskan igacun
Legend Khadar keyow
Watching June 28 2024
Dayaxow wll khadar wad xamanaysa
Beat Iga Waalay
Welcome back wllkey ❤ @khadarkeyow
Khadar keeyow big fanan 🫡❤️