Insha allah heestan waxan shidanayah 5/03/2024 waxan rabaah inaan dhigto laba xafladood oo kala ah xaflada guurkayga ❤ waxaana midoobi doonaah qof aan wada soconay 6 years iyo farxada difaacashada buuga jamacada Like ha ila dhaafina
Happy Independence Day of somaliland 💚☁️❤️ Waa malintii u gaarka ahyd duriyada 😂 iskalaaji na Waan wataa iyo wiilkii wllky ahaa ee erayada lahaa Abdinasir hore usocda huunayaal
*_iskilaaJi Fanaan aan Tageerno🇸🇴, Fanaan aan hoos uu dhac lahayn markasta, fanaan shashaDaha ka Soo MuuQda markasta, Ma islee dahay wuxuu kamid Noqon karaa XidigaHa🎖️🎖️ Tiyaatarka Qaranka cusub ka soo dhex MuuQan kara_*
11/8/2024. Kadeedkii wuu dhamaday. oo waxaan ahay gor dhaw safar Inshallah hooyade mcne oo dhoorsana kalmaqneen baa uu tagaya Inshallah ❤️ qofkasto farintayda arka waxa rajeyna Wll in uu Alle murad waliba lee dahay kuu sahlo Inshallah ❤️
Kun jeer qosol maalin teena sanadkan waa sanadkeenii allah Ayaa mahadleh noo suura galiyay inaan ku midawnay nolosha. Inta is jecelna allah calaf Haye kugu daro
iskalaaji waa fanaan isku darsaday cod style best mysic every time waana fanaan ka dhaxeeya 5 soomaaliyeed ma aha fanaaniinta dhex galla waxyaabaha bulshada kala fogaynaya we are iskalaaji
@@abdishakourbazhe9136 waxa ugu weyn ee aan ku jeclahay waa bidaarta.qofka meesha uu u qurux badanyahay ayuu soo bandhigaa sidaas ayuu koofiyadda uu u diiday 😂
if you want treatment of depression caused by break up just prescribe yourself 2 iskalaji self motivated songs two times a day or BID hahahah but this song is absolutely suitable for those who reach their milestone of relationship. peace and love iskalaaji
Riyeyda waa ii rumowday Wale 21 jun gabar aya dhalay oo ku curtay alx 18 july waa sanad gurada aroskeyga waye so socoto alx Kal iyo laab in An farxo waye kun jer in qoslo maalinteyda 😂waye Iskilaji Hees i tabada le qadaa hda ila mid thy like sar👍👍👍
Fankii somaliyeed waxa hada gacanta ku dhigay Sadexda fann ee kale ah Nimcaan hilaac Suldaan serar Iyo iskilaaji Ya igu raacsan like sar hadad halka igala midaysantahy
I can't wait until June 2022 which I'm graduating high school, machadka (Islamic college ) and medical school Ict courses while getting ready for university I'm really happy with it and so excited about myself being able to go this hard journey 🙌
@Mohamed Saciid yeah , actually I end march and april all other except islamic college although one week left my high school exam I am about doom and crying all this afternoon but its okay pray to me , thanks
Heestan waxay igalisaa farxad aniga iyo xaaskeyga waxaan is guursanay april /20/2020 waxay kusoo aadey mar aan reer cusub dhisney allaha isku daayo intii is jecel hambalayada waa xagiina
Heesta Maalin Ayaan u daaray Walaashey Oo Qaali Ka Qalin jabinaysey Jaamacada Heerka Koobaad, Degree ga Aad bey Uga Heshay Heesta Marka Waan Jecelahay Insha Allah Arooskaygana Wan Ka daari 💖💖💖
Al fanaan iskalaaji waa fanaanka kaliya ee xikmad u heesa aad iyo baan u taager runtii heesihiisa haday calaaltahay iyo haday jacayltahay iyo hadii wax kaleh ka hadlaysaba ma kala dhacaan 🎤🎧🎹📯🎻 waxaan ugu jecelahy heesa u qaado 🎤 heesta laba wajile 🎼🎵🎶
Thanks you walal macan iskalaji heesta magaceyga ku jirta darteed farax😢✊🥰♥️waa markii igu horeysay aan arko hees magac farax ku jirto farxad bey i tahay wllhi aniga 😘🤸♀️🥵 29 june 2020 9:48 subax
Waxan kuso laban dona marka helo poqorada u qadi laha I.A❤🎉 20 jir ahay,shaqo bilabay xidhiidh jacayl na lahayn wayo ma jecli ano guur usocinin inaa wakhti ku lumiyo xidhiidh.
Woof Cleek Esh Qiyaasig Hees iyo badh iskalaaji iyo Marwadiisa Ismahaan isku waara abti iyo habo Team Liibaan Jama Hawshu Hasocoto keep going
Masha allah keep going legend iskilaaji
3
@@usaamemaxamuud8772 all
Legend iskilaaji keep going
Iskalaaji waa fanaanka qudhiyaate fanaaniinta
maalin malmaha kamid.ah.riyadeyday wey irumobi donta insha allah waxan sugaya malintas iyo qofkii an nolosha farxad kula wadagi laha yallah riyadeyda irume🥰😊🤲
Malagaa yabaa kaas ina ani ahay abaayo
Aamin🎉
Ani waaye qrxy riyada kuu romaynaya
Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin
@@xuseinxassan mogi runti
Iskalaji wa fananka kaliya aa masraxa ka dhicin inta ila midka ah like Isara 👍
Iskalaji..Jacelka ayu Nafaqaya mise kugu Abuura Jacel aan kugu dhex nooley Aana garaney meel uu iga jiro....🤔 Ciidan Allow ii macin .. Kunkeer Qosal ilana Qosol " Aan wada Qosalne " 😉
@@AA-ze7zk 🤣hahey really hes kasta daren be ku gilineysa wx kle dhihi meyno allow Sahal amuraha
Mnsh alllah
🎉😮😢 farxad
Lkn cod dumarbuu leeyahay inta igu raaxsan really 😂
Insha allah heestan waxan shidanayah 5/03/2024 waxan rabaah inaan dhigto laba xafladood oo kala ah xaflada guurkayga ❤ waxaana midoobi doonaah qof aan wada soconay 6 years iyo farxada difaacashada buuga jamacada
Like ha ila dhaafina
War ila arka 2024 hada la joga manoshahy horta 😂😢🎉
@@Saadaqshuceyb😂😂😂😂😂😂
Ilahy hakuu rumeeyo 😢
Ma dhigaty wll xafldiii
Arya wa la so dhaafay ee ma no shahay mise akhiro ayaaba jirta wllkey
iskalaji heesihiisa dhan waxay ka hadlaan waaqici jira like dhac kusiiya
Hhhh kun jeer qosol maalintaada ereyo shidan iga dhe
mar walbo waxu ka hadal dareen jira hestahisan si qas ahan i tabtan 😗
@@engmoustaphahaaji7133 haa,zxp
@@naadiyonalka8858 aad iyo aad
Wlhi iskalaji waa fanan an ad utagero masha allah 💋❤❤
Kun Jeer Qosol Maalintada❣
Inta maalintooda sugaysa☝️🤞
Iskalaaji Fanaanka Masraxa😎
Ani ☝️🧕
☝🏾☝🏾☝🏾
Still wn sugaya mlnkyda
☝️☝️
Wlhi fanan buuxa ninkan gara iyo gardaraba wana wataaa
Iam from Yemen i love this song 🇾🇪🇾🇪❤
Thank you learn somali best song even i love💕💕💕🇸🇴👌
Heyyy!!!
Magaca fathi magac gabar lama oran jirino😅
Magaca fathi magac gabar soo ma eheen ii sheega bal 😅
So marka wiilna waa loo bixiyaa aan umalena
Iskalaji basa xiir one love wllh
La'aanta fanka waxba ma han
Kaftan io salaan from muqdisho🇸🇴
Happy independence Day 26june
Happy Independence Day of somaliland 💚☁️❤️ Waa malintii u gaarka ahyd duriyada 😂 iskalaaji na Waan wataa iyo wiilkii wllky ahaa ee erayada lahaa Abdinasir hore usocda huunayaal
@@hoododayib1422 hi
Jhhhhhhhhjjubjjh8u9yttttgghjjjoooooihhhhhhjjjjffggtrtttgghjkkkkjjjhhuujkooooooo00jjjjjjjjjjjkooiihgggfgghiiiiiiigghhhhjiooo
Ninkaan wuu tagay lalama tartamikaro xitaa wllhi midse ogaada ma ahan fanaan qabiik iyo gobbled waa fanaan soomali wweyn iskalaaji Big respect 🙌 👏 ♥ 👌
Maanta anigey maalinteyda tahaye please like igu qabta 😂😂
👑👑
Same here......damn💙🦄the song is awesome🔥
Wnkugu qabtay liketa ana maalinteyda wn sugaya🥺
500 ana ka dhiigey 😁
Kun jeer qosol
Riyadii way kaamilowday kalaamkii wuu dhabooobay kunjeer qosol maalintada❤🔥😁
Heesta waxa mood in aniga lay sameeyey wiil aan xidhiidh lahayn mudo 5sano ayaan week so socda is guursan ilaahay inta is jecel haysu keeno
Amin dhamabtyn wll 🤲🏻 , guul ayan idin rajaynaya isku waara ubad khyr qaban kal hela
Aaamin
Hamblyo xbbti
Jcylku ha guuleyso sister hamblyo wlhy qiiro darted uso galay Reply dada💋❤️🌎 Jcylka dhabta ah waa jeclahy
M.a iskuwara hambalyo
NABGIGa maxamad kusaliGa scw scw
Scw
Scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw
𝑆𝑐𝑤
scw wAlllo dadkan danbi ad oowen ayeey kalen walhi scw scw scw scw
Fananka kaliya ee hees walba u so qadaa i deeqdo 👑💯 big fanaan iskalaji alle haku daayo 🙏🥰🌺
Kun jeer farax malintada 👏👏💫🥰
Nolosha mcn bdnaa mrka qofku jecel hesto🥰💋wlhi waxn aad uga xumahay inaad meelkale iga adeysid🤐
Sorry 😰
I
Wlo alle hakuu soo celiyo
Can’t wait to play this song in my wedding day. 🌸😌
Update: i got married and I am living with my husband in my home country jigjiga.
Send in the invites sis 🤪
Wow insha allah
insha'Allah sis , don't forget to send me the invitation
Inshallah
And remember me in u'r wedding
Owh is your wedding 💞🥺✨💛
Wlhi billahi Ninkan Hees Uu qaaday oo dhulka dhacday maan arag liketa👍👍 haddaad igu raacsan tahay
Weee. Hees shidhn kun jee r malin tiii qosal 😍
Another classic song from legend skilaaji
I have a y
Aah aah yaafanan iskalaji
@@khalidabdilahi8742 iii58899
*_iskilaaJi Fanaan aan Tageerno🇸🇴, Fanaan aan hoos uu dhac lahayn markasta, fanaan shashaDaha ka Soo MuuQda markasta, Ma islee dahay wuxuu kamid Noqon karaa XidigaHa🎖️🎖️ Tiyaatarka Qaranka cusub ka soo dhex MuuQan kara_*
Kun jeer qozol malintaadah legend iskalaaaji go forward
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay☺️hadaa iga danbayso Like isaar✌️🤗
Iskalaaji waa cod macaan tahay ee kalaamka ilaahay ku aqri codkaaga mansha Allah waxaan waa aduunyo waa laga tagyaa respekt baa kuu hayaa wallo 💚👏
MarkaY maalintayda gaadho ayaan dhagaysan doona
Mar marka qaar wax haaji inta aad dhaheesto danbi hagalin bro meshaan Quran Kama shidno
Scw
Scw scw scw
Scw scw scw
Scw
11/8/2024. Kadeedkii wuu dhamaday. oo waxaan ahay gor dhaw safar Inshallah hooyade mcne oo dhoorsana kalmaqneen baa uu tagaya Inshallah ❤️ qofkasto farintayda arka waxa rajeyna Wll in uu Alle murad waliba lee dahay kuu sahlo Inshallah ❤️
Mahadsanid wii
Kun jeer qosol maalin teena sanadkan waa sanadkeenii allah Ayaa mahadleh noo suura galiyay inaan ku midawnay nolosha. Inta is jecelna allah calaf Haye kugu daro
Aaamiin
iskalaaji waa fanaan isku darsaday cod style best mysic every time waana fanaan ka dhaxeeya 5 soomaaliyeed ma aha fanaaniinta dhex galla waxyaabaha bulshada kala fogaynaya we are iskalaaji
Mbourk
Can't wait to play this song in my graduation day inshaa.Allah❤🌸🎓
2023
Same here🎉
Inta ila araktay al Fanana iskalaji in u so xusho hesaha like dhac ku si 💫
M.a
Xaaskiisa ayuu qadaye heestan
Heestaan maalin aan ku raxesan doona 😥bes marku rajadu ilaah ii sahlo🙏🏿 soo duceeya aqyaarta ❤️😁
Insha allh 👌🙏👌
Alle Hagu Sahlo Sxb 🙏🏼✅
Ilahy hakuusahlo sami io dhamn muslimiinta oo dhan
Ilahy haku rumeyo
Insha.Allah
Dadkiina iyo wadankiina Ku farxa intaad gaalo iyo carab dhagaysanaysan.. am happy and I love this, it's not about religion but my culture ! Thank you
Adigana wax no sheegaya luuqada da hooyo ku faan oo noo soo xariiiq😅akhii
@@CabdixaafidXassan😂😂😂qac ayaad kayer siisay
Sabtida waa arooskayga hestana ka daaranaya aroskayga si fiicana waan uqoslaaya😂 ilove yuo maxmed💋😂💞💍
Wll MD gurstay mise ciyar bay ka ahyd 😂😂🤣
Hamblayo wlshy
kunjeer qosol hbeenkga **
Hapliyo xappti
Faruuxa Yar alll mnsha alll wlll
Heestan waxay shanshada kala baxday bilihi u danbeyay heesihi laqadayay best song runti iskalaji tageero wayn bn ku ahy eebow ❤❤❤❤
woooo😲!!!
Amazing Somali music
Ajaanibta sida liketa loo siyo kaliya miya taqanin somaliyay😰
liketa igu booba cidii ila daawanaysa iyo inta iga dambaysaba 12-3-2021
Bidaarta❤
Labiska❤
Ciyaarta❤
Codka❤
Quruxda❤
Love u iskalaaji 😢
Hhh ciyalkii magalada bidartasun xajiga uqari waa inta fanka kuheysee😅
@@abdishakourbazhe9136 waxa ugu weyn ee aan ku jeclahay waa bidaarta.qofka meesha uu u qurux badanyahay ayuu soo bandhigaa sidaas ayuu koofiyadda uu u diiday 😂
Hhhhjh kada ciyaarta
@@SM-333 wlhi waa iga qoslise
Subscribe aa ku sare
Codka 100%%. Laxanka 100%% music100%% Styles ka 100%% wlhi respect full 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇩🇯🇩🇪🇩🇯🇸🇴🇸🇱 Iskalaaji
مييييييين شت يور ماوس وبعدين وش دخل ام علم المانيا هاااااااااااه؟؟؟؟؟
@@lv.dod. اي
@@ميسومالحلوة 🙂♥️🤙🏼
Riyada way kamilowdy kalamki wu dhawobay kunjeer qosol malintada hees ereyo inaba cadi aheyn katurjumeyso☺ iskalaji fanan somali weyn jecel yihin hesihisa🇸🇴🇸🇴 keep going mr abdi aziz iskalaaji
Hees miyaa mise ish calaa cod my favorite songer Iskalaji 🥰❤🖤
Jaceylkaga inta ma la imaaday Lol 😂😂😂
Fananka fananada
Singer***
Hees iyo abeheed iga dheh
if you want treatment of depression caused by break up just prescribe yourself 2 iskalaji self motivated songs two times a day or BID hahahah but this song is absolutely suitable for those who reach their milestone of relationship. peace and love iskalaaji
He is blessed with the gift of Sound.
Hahahaaa
Xaawosdja❤😂😅😊😢🎉
😂
Heestan waxan shidanayaa insha Allah 5/9/20/24 maalinka leeyshego exam ka dowlada kaas oo ah mid aan kaseexan ilaa malinkan galey ilaa malinka leyshegayo illahy waxan kabaryayaa in uu halkan rabo igaadhsiiyo🎉
Riyeyda waa ii rumowday Wale
21 jun gabar aya dhalay oo ku curtay alx
18 july waa sanad gurada aroskeyga waye so socoto alx Kal iyo laab in
An farxo waye kun jer in qoslo maalinteyda 😂waye
Iskilaji Hees i tabada le qadaa
hda ila mid thy like sar👍👍👍
Mashallh😂
Im from eritrea somali Musik beste 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇪🇷🇪🇷🇪🇷
We love❤️ u to Eritrea🇪🇷🇸🇴❤️❤️🙏 bro❤️
@@shacnidhaladkiiboorama5783 👌👌👌🌹🌹🌹❤❤❤🤲🤲🤲
Hello
Hhhhhhhhh
We love❤ u to Eritrea🇪🇷❤❤❤
I can't wait to play this song my graduation & my marriage day.❤❤Insha'allah
🎉7ttyidjosgd8yd3ijenslhdog😢🎉😂😅😊😅
Hal abuurka ereyada
Codka dahabiga
Duubusta aan caadiga ahayn
Horumar wacan fanka Soomaaliyeed iyo fanaaniinteena💝💝💝💝
Hees uun lama dhagaystee wataas heesi Legend will bei always Legend. Intii Heestan ka heshay ku qabo like ta halkan 😘
FAANAKA KALIYA EE KALABISTA FANAANIITA SOMLIYEED🇸🇴🇸🇴STYLISH MAN ISKILAAJI🔥🔥🔥
1M marke GaarTo like-Ta ha ila ag marin
LEGEND IskilaaJi madax xiiiR❤😂
Wallahi waa qoslay😂
2 million ayey mareysaa
😂
Hhhh
4 milion bey mareysaa
I can't wait to play this song on my graduation day🎉😭✊️
Ciida ka dib hadad daawanayso like ii saar
Fankii somaliyeed waxa hada gacanta ku dhigay
Sadexda fann ee kale ah
Nimcaan hilaac
Suldaan serar
Iyo iskilaaji
Ya igu raacsan like sar hadad halka igala midaysantahy
Waa been ta wlhi
Gulled sinba xageed ku ilawdaY
Bk xlkeed ku ilawday
Xapiiipul malaayin bk yaakatagtey
@@abdismaedyusuf3281 war BK fanaan maahe waa qabiiliistee waxa laga hadlayaa waa fananinta somalida udhexaysa
Only inta jaaskiisa La dhacday Legend Abdiasiis Iska laaji.👍
I can't wait until June 2022 which I'm graduating high school, machadka (Islamic college )
and medical school
Ict courses while getting ready for university I'm really happy with it and so excited about myself being able to go this hard journey 🙌
@Mohamed Saciid yeah , actually I end march and april all other except islamic college although one week left my high school exam I am about doom and crying all this afternoon but its okay pray to me , thanks
Ma sha Allah. ❤ ive nearly finished the Quran . Alhamdulilah
Codka 100%
Style 100%
Miraha 100%
Musica 100%
Laxanka 100%
Keep going sir big tagero
Always ku ahaye
Music 30
Style 50
CoDKa 30%
Qofka fikradisa wan sodhawenaya guy's
benta maha kuli wa sax
Iskalaaji waa legend fanaaniinta kle waxan jirin oo aan micno ku fadhin ayey ka hadlaan lkn ninkan fanaan uma haayo waaqiciga dhabta ayuu ka hadlaa markasto my fav singer waaye 🤔🤦♂️🤦♂️🙏
ilove you iskalaaji
😪😪😪 Arooskeyga somali oo dhan ban casumi inshaAllah
Aniga habo i soo casino Iinshallaah kkkk
Cidaada lee cazuum ayakaa kaa badan
Fankaa kuu baahan walaal abdicasiis cali ciise Iskalaaji
Quluubtaad ku weyn tahay🙏
Arooskeeka ayaa latumaa heestaan been miyan isku sheegnaa.
My xupi hodan❣️
ISKILAAJI ONE OF THE BEST SINGER IN SOMALIA TAAGEERAAN KU AHAY ❤❤❤❤💯
Sxpkey abwaan abdirahman qoslaye eryo qiimo leh ban kaa hayaa waan kula socdaa
Happy 26 june somalilanders
💚💬❤
Happy Independence Day all somalilandrs 💚☁️❤️ Waan garanayay inay erayadaasi ka soo baxeen maskaxdii duriyada hore u socda huunayaaal
Heestan halagaadho
One of my fav Somali singers iskalaaji
Ilaahay haduuu meel kaa qado meel kale buu kuu dhameestiraa ❤️🙏✌️
I can't wait to play this song in my graduation day inshaa allah 20/11/2023🥳❤️🎓
Insha Allah ❤❤❤
Inshlh ha ku gaadhsiyo wll❤
M.a magaadhay ado cafimaad qba
@@NimcomohamuudDuale-kg1tm Alx haa walal ilahay wuu igu simay malintaas😊
Riyadii way kaamilowday
kalaamkii wuu dhabobay
kal io lab farax addunka
adigay dadki ku kaceene
kun jeer qosol maalintaada😪😭
😥😥
🥰😍🤩
style iyo dance kalay arag🤴
inta og inay heestan 1M gadhayso like
Can't wait to play this song in my graduation day🥺🤲💐
Ayyy me too walhi
Same to you 😋
Sido kle wllhi....
Mᴀᴀɴᴛᴀ ᴋᴡʀɴ
Aftahan
Heestan waxay igalisaa farxad aniga iyo xaaskeyga waxaan is guursanay april /20/2020 waxay kusoo aadey mar aan reer cusub dhisney allaha isku daayo intii is jecel hambalayada waa xagiina
HAMBALYO Ubad Kheyre Qabo KALA Hela .
Hambalyo wllo isku wara
YOUNG FARATOL 〽 aameen walaal thanks 🙏
Hodan Cali thanks hodaneey ❤️❤️❤️
Aqas waxani ma heesbaa madhaxedi waan ka yaabay tolaay waa beenhyga wlhi waa hees aan in badan radinayey 🙏❤❤❤
Can't wait to play this song in my graduation day inshaa.Allah❤🌸🎓.
I hope you graduated 🙏🏾
Same;)) insha Allah khierr
🤩 inchallah
Inchallah frérot
@@fadumahassan9363rgwxgj
Riyada wey kaamilowday kalaamki baa dhaboobay kal iyo laab farxada aduunka adigey dadka kuu qireene qosol kunjeer maalinkaada hees iyo badh wye wlhi iskalaaji 🙏❤🇸🇴✌🔥
Kal iyo laab farax aduunka 😇
Adigay dadku kuu kecene 🙏❤
Kunjeer Qosol maalintada 😂🙏
Allow nabad igu gaarsii maalintena duco qabe 🥰🤲
I can’t wait to plays this at my wedding 🔥💪❤️🎯
Ciyaarta + codka + Erayada 🙋♂️🙋♂️ ku haystaa 😍❤
War odaygan waan wata anuu 😂 Ee inta ila wadatay Like Ta igula camira
Can’t wait to play this song on my wedding day Insha allah
Masha allah
Insha Allah abyoh 👸🏽💯
Marka WhatsApp ka kala soo hadlo ha i dhihin yaa ku siyey my number cml
Together we will play
We will play together soon insha allah.
Ninka Kaliya Ee Sidaan U Daawanayo Style ka Dharkiisa Heestu Dhamaato walahi Mansha allah😁
Al-fanaan Abdicasiis Iskalaaji Nolosha xaqiiqadeeda Qofka Ka Heesa Markasta Tahay Thanks
Yeah he's got great sense of style. Agreed.
Heesta💯
Music 💯
Codka 💯
Cameerada 💯
Fanaanka Samigeey Iskalaaji 💯
LIBAN JAMAA 💯
Isoqapo bbe 617646448
Ok
Wwwwwwaaaaaaaaeeeeeeeee💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋❤💗💗💗💗💗💗💗🧡🖤💗💝💝🤙🤙🤝🤝👌👌🤘🤘💛💛💙💙💙🧡🧡💚💘💘💖💜🖤💕
I love this music from eritrean peace and love to all Somalia brother ❤
❤
Wllyal school ayan dhameyay malinteda baa lagu jira pls iga farxiya like🥰🥰
Nice song 👌 u got the moves bro ,one love from kenya 🇰🇪
Waar nio liketa hayla dhaafina Aabihiin iyo hooyadiin lajaneeye
LIKE LIKE LIKE
10 hours ago who is listening quarantine stay home in Kampala, legend iskilaaji this song is about 💕☝🏻
Kampala👍
Badrudiin love kampla but I have no friends
Me☝️ kampala,uganda
@@amalhappy4833 good job
Anaa usoo socdo after quarantine insha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖
Can't wait to play this song on my graduation day 🎉 it's in June this year insha'Allah 💗
It's june now are you happy😮💨
@@dahirnaani4106 😂😂
Heestaan ma daaratey maalintada hee🤔
Same sis, may Allah make it easy for us ;))
did you?
Love from Eri🇪🇷❤🇸🇴
Kadeedkii wuu dhamaaday 😃
Kolkeenii baa la gaadhay 😍
Kolkii farxadaa bilaabmay 🤩
Nuur baa mugdigii kexeeyay☺
Form 4 baan ahay 2 bilood baa ii hadhsan markan dhameeyo inshallah shidanaya heestana idina iisoo duceeya 💖💖
Guul kurajeyna wll In sha Allah
@@abdinasirhani2416 mahad santy wllo
Cant wait to play this song after i get result of high school exam with A++ 2022/2023 ❤
Heesta Maalin Ayaan u daaray Walaashey Oo Qaali Ka Qalin jabinaysey Jaamacada Heerka Koobaad, Degree ga
Aad bey Uga Heshay
Heesta Marka Waan Jecelahay Insha Allah Arooskaygana Wan Ka daari 💖💖💖
what a comment bro
Al fanaan iskalaaji waa fanaanka kaliya ee xikmad u heesa aad iyo baan u taager runtii heesihiisa haday calaaltahay iyo haday jacayltahay iyo hadii wax kaleh ka hadlaysaba ma kala dhacaan 🎤🎧🎹📯🎻 waxaan ugu jecelahy heesa u qaado 🎤 heesta laba wajile 🎼🎵🎶
inta aaminsan inu yahy Boqork Fanka Somaliyed like saara👍
This music will never get older, iskalaaji in the buildings
Mash lala
Iskalaaji Marba Dhinac Nagasii
Liibaan Jamac Videographer
Kudeynay Pro Howshu Ilawad
🤣🤣😂😂🤣
I will listen this song the day i realize m'y goal of life ✌️✌️then my ennemies clap for me if god Say🤲🤲from 🇹🇷🇹🇷
Bmcfh o
Inshallah kardşim ❤
Waxaan hubaa Heestan inaa dib ufirsan doono malin maalmaha kamid ah taarikhda waxaa wye Cawa 11/3/23 sacaduna 9:40 habenimo oo sogaleyso axad waxaan hubaa inaa dib ugu soo labandono malin aan high school aan dhameyo i.a 🎉🙌
hellow. Wali. mafiirsan
Aad iyo aad zxp hdan dawanoya m.a 🥰🥰🥰
Wn wada zugena malints rabi kuwi gulest hanaga dhigo wlh wa farxi dona malints🥺❤️
12 milion hadad ku daawanyso isoo raac
Legend Iskalaaji💯
War heestan wanka dhaman la ahay bee 🤩 day nd night awooh !!!
Heesihiisa Midaan Baa iga anfacday awal majeclen heesihiisa balse tani cimanada wanku tuuray yaa ila mida ah 👍
Dhaayaa kulankaaga doona 🥰
Nafbaaa kaftankaa uxiista💔❤
Kashkiyo maankaad ku taalay ayaa qira kaalintaada❤❤😢 kaalintaada
Thanks you walal macan iskalaji heesta magaceyga ku jirta darteed farax😢✊🥰♥️waa markii igu horeysay aan arko hees magac farax ku jirto farxad bey i tahay wllhi aniga 😘🤸♀️🥵 29 june 2020 9:48 subax
Aayad quran ah ayaa ka farxad badnan lahayd wllshyyyyyy tan waa hees
Hambalyo xabiibti qaali 💖💖💖Liketa haygala bakhaylina akhiyaarta
@@shamsacilmi4710 saw maha 😒mcney ♥️
Hnoh Magacagu Ma Farah Mise Amira😂😂😂
@@asmahaji3206 maya wlll labadaba waa ley dhahaaa😆✌❤
Waa malin sabdi ah tarikhdu thy 8 /6/2024 sacadu tahy 8:43 waxan joga shirkada hormud qeybta sonakey hestan ayan dhageysanaya anigon wax xirir ah lahen ma dhici donta inan malin helo qofkeyga saxda ahay 😢😢😢😢
Hestan waxan iska soo dubi donaa malintey riyadeyda ii rubowdo oo an tago hooyade agteyda Germany 🇩🇪 yarabi 🤲
Abwaan Qoslaaye waanu kaa haynaa midhas bro keep going👏👏👏
Nin fadhiyay halkii heesta lagu sameynaayey...like ta raaci👍
Waxan kuso laban dona marka helo poqorada u qadi laha I.A❤🎉
20 jir ahay,shaqo bilabay xidhiidh jacayl na lahayn wayo ma jecli ano guur usocinin inaa wakhti ku lumiyo xidhiidh.
Like ii saar hadaad taageerto alfanaan iskalaji😊
Kadeedki wuu dhamaday
Kolkeeni baa la garay
Kolkii farxda bilabme🥰❤
I’ll be playing this song in my wedding next month InshaAllah
U playing it this song Your wedding Yow