ISKILAAJI l MUQDISHO KAMA DHOOFO l 2018 (OFFICIAL VIDEO)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • MIRIHII: MURSAL SUGULE
    CODKA & LAXANKA: ISJILAAJI
    MUSIC:ARIIDO
    CAMERA: ABDULLAHI KING
    EDITED: CABDIQANITUSMO
    PRODUCERS: JAMAAL CADAWE &
    MOHAMED ABSHIR

КОМЕНТАРІ • 847

  • @Mohedfanah
    @Mohedfanah 6 років тому +139

    Muqdisho ilaahay dartii ayaan u jeclahay waligayna ma arkin
    Ilaahy ha xafido
    Bal ka waran
    From hargiesa

    • @caare571
      @caare571 5 років тому +4

      cidna kaama xigto waa hanti aad adigu leedahay its just like hargiesa young brother

    • @aliharbi9498
      @aliharbi9498 5 років тому +1

      One love anika waligey matakin mashaa joogto sidaa isleyahay allhaa inii jeclahay all Somalia peace love forever

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 4 роки тому +3

      Alle Swt..hano xafido Somaliya oo dhan gees ka gees.
      Bada, Barigeeda,wabiyada,hawadeedaiyo ddadkeena iyo DIINTEENA.
      Ya rabbi..😍

    • @maxamedyuusufshine3744
      @maxamedyuusufshine3744 4 роки тому

      Mahad sanid

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 6 років тому +176

    Reer muqdisho Guulaysta
    From Hargeisa

    • @ishwaaqali8305
      @ishwaaqali8305 4 роки тому

      Thanks

    • @nenenuura8881
      @nenenuura8881 4 роки тому

      Masiirka jcylka riyaaan ku maqnayeh miyay ilah joogtay ma daayoh madaayoh miday imaan qaday muqaal quruxdeedah misaan hdlakeedah ayaan midabkeeda ayaah xiskaygah maroojay ma dhaafo ma dhaafo moqdisho kamah dhoofoh Susan ma ilaawoh mid kleh umah quudhoh jcyl ka midooba cidii kumashquusha maxkamad hala saaroh

    • @nenenuura8881
      @nenenuura8881 4 роки тому

      Kl

    • @suhaib9811
      @suhaib9811 4 роки тому

      @@Fagaase2017 qabiil yaa ka hadlay yaase ku waydiiyay.

    • @Fagaase2017
      @Fagaase2017 Рік тому

      ​@@suhaib9811ya xamar jeclaaw kugu yiri stupid

  • @misky9023
    @misky9023 6 років тому +132

    We love muqdisho walaalaheena ilaahay nabad iyo deganaan hasiiyo cadawgeeda hoos
    Waa walaashiin oo from Somaliland

    • @wojj92
      @wojj92 6 років тому

      Mushy n Qalbi u roon tnx u💋💋💋

    • @wojj92
      @wojj92 6 років тому

      WlSheeeen

    • @boqoradahiiran7602
      @boqoradahiiran7602 6 років тому

      Mushy n Qalbi u roon love u wlshey mcn

    • @hanadjaako1916
      @hanadjaako1916 6 років тому

      tnx my sis

    • @ifraaxxuseen535
      @ifraaxxuseen535 6 років тому +1

      Qaali,masha,alh,dad,qalbi,wacn,baynu,nahy,adaynu,nahyl,ree,somaliland

  • @dekabursade3443
    @dekabursade3443 6 років тому +49

    I love you Muqdisho my dadkyga😍😘💜❤💙From Somaliland

  • @KK-td8gt
    @KK-td8gt 6 років тому +50

    Mansha allah muqdhiso magaalo aan jeclahay i from hargaysa i love muqdisho iyo dadkeeda

  • @awoam1611
    @awoam1611 6 років тому +38

    Muqdisho nabad iyo nolol wanagsan ku nolada weligin walalahay qaaliya ayad tihiin❤️Big love and respect from togdheer,Somaliland❤️❤️❤️

    • @mohameddahir6151
      @mohameddahir6151 6 років тому

      Awo Am Mahadsanidiin walaalayaal Big respect and love ❤️🇸🇴

  • @fatuushpeyzani5873
    @fatuushpeyzani5873 6 років тому +56

    my home Muqdisho
    my city aan jeclahay
    Muqdisho Kama dhoofo ❤❤
    miyaypa jirtaa
    magaalo kaloo kula simo 👉❤❤❤

  • @hamdadjiboutiangirl8895
    @hamdadjiboutiangirl8895 6 років тому +412

    I love muqdisho walalahena ❤💙 from Djibouti 🙋🙋

    • @wiilwanaaagsan6794
      @wiilwanaaagsan6794 6 років тому +4

      Hamda djiboutian girl
      hamda waa ku salmay inan jabuuti

    • @aliabdi2484
      @aliabdi2484 6 років тому +2

      Hamda djiboutian girl we love you huuno

    • @indomie7
      @indomie7 6 років тому +5

      I'm from Djibouti and Somalia, love both countries

    • @wiilwanaaagsan6794
      @wiilwanaaagsan6794 6 років тому

      Yasmine abdi xx www merci MA sœr nous Aussi

    • @indomie7
      @indomie7 6 років тому

      merci walal!

  • @mustafecoddeyproduction891
    @mustafecoddeyproduction891 6 років тому +42

    Muqdisho magaalo madaxda
    Ummuda soomaaliyeed
    Noolaada walaalahay iddin jecelahay mar uun iddiin imaan
    From Hargeysa somaliland

  • @nuuraalphi3077
    @nuuraalphi3077 6 років тому +64

    Jecliya muqdisho Ilove you from hargesa

    • @ismaaciilmacaawiye2218
      @ismaaciilmacaawiye2218 3 роки тому

      Thanks abaayo aniguba sidaas oo kale ayaan idin jclhy weliba kal iyo laab

    • @skywalker1471
      @skywalker1471 3 роки тому

      We all somalians not from land or any where else we Somali don’t let our grandparents Fuk us and separate us

  • @HABDOON_MEDIA
    @HABDOON_MEDIA 6 років тому +100

    I love muqdisho from Hargeisa like iisaara inta daawatay

  • @husniobey3685
    @husniobey3685 6 років тому +53

    My Home Mugdisho the City Of Somaalia skilaaji Hada ayaaad Ka Baxsatsy

  • @mounaosmanelmi6801
    @mounaosmanelmi6801 6 років тому +42

    Masha Allah ma other country somalia shutout from Djibouti ❤❤❤💙💙💙

    • @mohameddahir6151
      @mohameddahir6151 6 років тому +3

      Walaalaheen reer jabuuti saaid idiin jecelnahay Noolaada walaalayaal Lots of love from Mogadishu Somalia ❤️🇸🇴🇩🇯

    • @salaamasoomaal3411
      @salaamasoomaal3411 2 роки тому +1

      Djabuti & somali please one love forever

  • @laylahzawjatulbasher9509
    @laylahzawjatulbasher9509 6 років тому +44

    ilove mugadisho iyo dhamnba somali
    guushiina kufarxaa walee
    allow cadowginaa jebi 😍❤💗💖💋🌹from somalind

    • @fitahkassim
      @fitahkassim 2 роки тому

      Walaale sidoo kale walaalaheena naga yar yaraanka somalia anaga garabkiina ah

  • @hibaaqmaxamuud6016
    @hibaaqmaxamuud6016 6 років тому +27

    Masha Allah Viva Xamar Ilahay Nabad ha ka dhigo Form Somaliland

  • @mahmedahmed9057
    @mahmedahmed9057 6 років тому +30

    from Somaliland love my dadayka somaliga ku hadala

  • @fadnafilmsvlogs6532
    @fadnafilmsvlogs6532 6 років тому +19

    weli ma dhicin intaan dhagayato heesihiisa inaan hdana ku ceshan wayo legend big respect Fanaaniinti horaa ka sii dardaarmay Nooleyha Naaxiyaha Fanka

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 6 років тому +144

    Mogdishu dalkeyga aan jeclahay meeshaan ku dhashtay ku koray
    Masha allaah rabiyoow cadowga naga qabo amen yaa rabbe

  • @ahmeddaahirxaaji8134
    @ahmeddaahirxaaji8134 5 років тому +4

    muqdisho ilahay nabad haka yeelo wlldy aan jecalahaya ayaad tihiin ee wlhi dawlad la,aan qofki wadanka ka maqan unbaa garan ee from jigjiga gumaysiga ethiopa🤙🤙

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 5 років тому +1

      Aamin bro adinkana alha idin dhowro wan idin jclnhy hdan re muqdisho nhy❤

  • @abdiwahidisse7469
    @abdiwahidisse7469 6 років тому +61

    LYRICS
    Page 1
    Masiirki jaceylka, jaceylka
    Riyaan kumaqnaaye miyey ila joogtay
    Madaalo madaayo
    Midey imaan qaaday
    Haween lamid maaha (2xs)
    Muuqaal quruxdeeda
    Miisaan hadalkeeda
    ayaan medabkeeda
    Xiskeeyga xiskeyga maroojiyay (2xs)
    Madhaafo madhaafo
    Muqdisho kama dhoofo
    Dareen miray laabta
    Midaan arkay maanta
    Ayaan ma,ilaawo, mid kale uma quuro (2xs)
    Page2
    Jaceylka midooba, midooba
    Cidii kumashquusha
    Maxkamad hala saaro
    Majoogo majiifo
    Midkey calan saaray
    Muraadkey idhaafiyay (2Xs)
    Marinka nolosheeda
    Mudada lama baajo
    Mowlaha amarkiisa
    waxaad mudan doonto (2Xs)
    Madhaafo madhaafo
    Muqdisho kama dhoofo
    Dareen miray laabta
    Midaan arkay maanta
    Ayaan ma,ilaawo mid kale uma quuro (2xs).........
    ISKALAAJI my fav Fanaan

  • @kinghargeysaawi2457
    @kinghargeysaawi2457 6 років тому +50

    Masha allaah mugdishy my walaladey we love my blood
    From Hargeiza

    • @mohameddahir6151
      @mohameddahir6151 6 років тому +1

      King Hargeysaawi allah yacizak we love you

  • @abdiwaduuddhaanto1171
    @abdiwaduuddhaanto1171 6 років тому +21

    inte iskalaji iyo puntland iyo muqdisho jecel like ta saara he

    • @abdihalimabdirahman5629
      @abdihalimabdirahman5629 6 років тому

      maansh allh iskaalji waa ninjira allhyo dhawro xajigayg ayaan Ku xasuusta

  • @ugaaz
    @ugaaz 6 років тому +122

    Jaceylkii Midooba
    Cidii Ku Mashquusha
    Maxkamad Hala Saaro
    Oo Muungaab Haloo geeyo 😂
    Walee Mogadishu Kama dhoofo Best Song Iskalaaji 👌🏽🙌🏽❤️

    • @queennihaal6034
      @queennihaal6034 6 років тому

      Ugaaz Arafat ileen mungab halo geeyo ada ku darsaday manta dhan inu dhaha sugaye ugaz arafat Nagadaa dhibtada fb kaga nagu so dhibateyse wlle

    • @ugaaz
      @ugaaz 6 років тому

      Queen nihaal kkkkk Ma maqlin miyas si fcn u dhageeso 😂😂🙏🏽

    • @queennihaal6034
      @queennihaal6034 6 років тому

      Ugaaz Arafat heedhe ina adeerow naga daaa dhibatada dhihi maaaye 10 jeer ka badan ban kuso celiye

    • @queennihaal6034
      @queennihaal6034 6 років тому

      Ugaaz Arafat hhhhhhhhhhhhhh

    • @wojj92
      @wojj92 6 років тому

      Hhh ugaaz inaa Muungaab mentiOn maa Rbtaa 😁

  • @mustafabdi9121
    @mustafabdi9121 6 років тому +378

    Muqdisho inta u xiistey liketa ha ila dhafina

    • @qaaliahmed331
      @qaaliahmed331 6 років тому +2

      Mustaf Abdi aniga ayaa ka kow ah I miss you so muqdisho cadey

    • @wacyigaliye157
      @wacyigaliye157 6 років тому +1

      muqdisho waa walalaheen
      from somaliland

    • @wacyigaliye157
      @wacyigaliye157 6 років тому

      muqdisho waa walalaheen
      from somaliland

    • @ahmedhassan6412
      @ahmedhassan6412 6 років тому

      Ahmed tani

  • @hajitalabo6157
    @hajitalabo6157 6 років тому +14

    we love walaalahen Mugdisho somalia from #Hargeisa_Somaliland

  • @caynitv365
    @caynitv365 6 років тому +35

    Muqdisho ❤️😘from somaliland

    • @mohameddahir6151
      @mohameddahir6151 6 років тому

      Cayni Tv love you too wlaalo nooloow ❤️

    • @Fagaase2017
      @Fagaase2017 3 роки тому

      Somaliland means= dhulka somaliyed lewaye 🥴

  • @cawocabdiyusuf2047
    @cawocabdiyusuf2047 6 років тому +40

    We love muqdisho big love from Somaliland

    • @mowlidsamadon9618
      @mowlidsamadon9618 6 років тому

      We love hargesa too

    • @mohameddahir6151
      @mohameddahir6151 6 років тому

      cawo cabdi yusuf we love Hargeisa Noolaada walaalaha

    • @fitahkassim
      @fitahkassim 2 роки тому

      Aad ayaad u mahadsantihiin walaalaheena aan aadka u jecelnahay yaraanka somalia hargeisa

  • @Somaliprotv
    @Somaliprotv 6 років тому +35

    Lagend Iska kalaaji nice song suudhkii maanta maa soo hilmaantay
    Inta tageerta fadlan subscribe

    • @ilyaasmedia24k
      @ilyaasmedia24k 6 років тому

      Somali Qurbe News
      Lkn murayada ma himaamin

  • @safwaanyuusuf2333
    @safwaanyuusuf2333 6 років тому +12

    I love moqdisho
    Ur brother from burco somaliland

  • @anjaliitervedii817
    @anjaliitervedii817 6 років тому +2

    Ma dhaafo ma dhaafo
    Muqdisho kama dhoofo😍
    Dareen mily laabta
    midan arki maanta
    Ayan ilawen midkle uma quuro😍😍😍 *Iskalaaji* Nin majerteenian aH😍😍

  • @barotech4015
    @barotech4015 6 років тому +53

    My Legend Iskalaaji Mazuul Maal Mahan Adiga iyo Suldaan Seerar Wixiina Heeso Maha Fananinti Kale Ben Bad Dhahden Subax walba Oo aanSo Tooso Hees Cusub iyo Muuqal Shidan Halkaaz kasii Wad

    • @amaalahmed4059
      @amaalahmed4059 6 років тому

      wooow masha alllah hees an ka helay weye nolow iskalaji

    • @barotech4015
      @barotech4015 6 років тому

      +Amaal Ahmed Aad iyo Aad Queen

    • @princessamina9363
      @princessamina9363 6 років тому

      Moha hukun labada fanan labadan bil ishidan

    • @barotech4015
      @barotech4015 6 років тому

      +Qurux Dhowrzan su Maha

  • @ar15somali3
    @ar15somali3 6 років тому +6

    Muqdisho waa in Aan u dhoofaa viva Xamer cadey my fathers favorite City ###### muqdhisho the capital City of Somalia !!!!!!

  • @somalishort8959
    @somalishort8959 6 років тому +12

    Iskalaaji tageero buxdo wlhi lihaya Keep Rocking tnx tusmofilms🖒📺👌

  • @malmo4235
    @malmo4235 6 років тому +30

    Ninkan Fanka Meel Buu Saaaray Bravo #Legend Iskalaaji

  • @khalidismail6424
    @khalidismail6424 6 років тому +6

    I'm form Sanag Somaliland I Love Mogadisho Somalia

  • @TheArrivederci2009
    @TheArrivederci2009 6 років тому +11

    Eeboowgeey Iskilaaji beriga waa la taageeraa minoow Muqdisho u heesye

  • @funnykids5667
    @funnykids5667 6 років тому +6

    I love mogdisho from hargeisa ❤

  • @axmedyusuf3013
    @axmedyusuf3013 6 років тому +13

    Waxaan la yaabay dadka muqdisho ceynaayo iyo dadka dagan
    Muqdisho waa magalada ay ku noshahay bulsho sharaf badan
    Asaaska soomaalida waa. Hooyada soomalida
    Dada ceynaayo oo haddana dhumasho ku imaanaayo yaaab

  • @muna8384
    @muna8384 6 років тому +3

    Jacaylka midooba midooba cidi ku mashqusha maxkamad hala saaro ma joogo ma chiifo asal walle waa hees. Cameramanaada iyo Tusmo Films guul noolaada​ 🎉♥️

  • @hoostakaawashelikeisaar670
    @hoostakaawashelikeisaar670 6 років тому +26

    Iskalaji beer miya uu qodaan hees baa hess buu kuu xigsinaya inta ila figiir aa like isara fartu idin maa xanunte

    • @deeqcalas644
      @deeqcalas644 6 років тому

      Radwan salman wa sx

    • @hudawarsame5881
      @hudawarsame5881 6 років тому

      Radwan salman codkiisa aad u mcn mid kle laxankaxasagaa sameysta oo abwaanada heesa iyaga la,doonta codkiisa lee

  • @yefacadplaaf390
    @yefacadplaaf390 4 роки тому +3

    Love from south Africa I love all somali where ever you're in the world one love

  • @Mediamidnimo
    @Mediamidnimo 4 роки тому +1

    I love muqdisho wlhi from jigjiga ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @wiilkadhiigaushubasomalida2483
    @wiilkadhiigaushubasomalida2483 6 років тому +8

    Mugdisho is capital city of 5ta soomaali❤️

  • @deeqmaxamed3311
    @deeqmaxamed3311 6 років тому +323

    Muqdisho inta jecel like iisaara

    • @ardofarah2405
      @ardofarah2405 6 років тому +2

      A to Z waana jacalahaya Somalia Allah nabada hangar dhigo dholkana hooyo insha Allah.

    • @ardofarah2405
      @ardofarah2405 6 років тому +1

      A to Z waana jacalahaya Somalia Allah nabada ha ka dhigo insha Allah

    • @deeqmaxamed3311
      @deeqmaxamed3311 6 років тому

      Ardo Farah aamin wllo

    • @ardofarah2405
      @ardofarah2405 6 років тому

      +Omari Hassan one Somalia one love insha Allah lol 💙👌👈✌🎤🎤🎸🎷🎺🎹

    • @ardofarah2405
      @ardofarah2405 6 років тому

      respect Iskalaaja lvu

  • @aichadarar1216
    @aichadarar1216 5 років тому +3

    love mogadisho walahi am still watching december 2018,my second lovely country ❤️❤️❤️ from jabuuti

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 5 років тому +1

      we love hiil walal qalbigaan idinka jclhy wlhi malin un wan iman jabuuti from xamar

  • @CismaanYare
    @CismaanYare 6 років тому +81

    Wwowowowowwoowowow Nice video esh cala camera man wwowowo inolada Tusmo films

  • @hanadmohamud9763
    @hanadmohamud9763 5 років тому +2

    Muqdisho casumadii dalkayga ini jeclahay Deeqa dahir ma ilaawo mid kale...sln from Bosaso Somalia

  • @hamdayuusuf6884
    @hamdayuusuf6884 6 років тому +38

    Muqdisho waan jecly somali❤❤ mar tagi doonaa inshllh marky nawad noqoto alow nabad ka dhig

    • @drqootoqooto4359
      @drqootoqooto4359 6 років тому +1

      Hamda Yuusuf anaa hada u socdee maku sii wadaa hee

    • @hamdayuusuf6884
      @hamdayuusuf6884 6 років тому +1

      Dr qooto Qooto haa ee nabad ha noqoto yara sugynaa

    • @wojj92
      @wojj92 6 років тому

      Hamda Yuusuf Nabad Wye Hddbe mhOo wlSheey

  • @aboubakermahamad4892
    @aboubakermahamad4892 4 роки тому +2

    I love muqdisho from Djibouti.walaalo ayaan ahay.waan idin jecelahay

  • @zhakurdahir4668
    @zhakurdahir4668 6 років тому +6

    madhaafo madhaafo muqdisho kama dhoofo Darren milayn laabta midaan arkay maanta ayaan ma iloobo midkale uma quudho nice song iskalaaji fanaan jira

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 6 років тому +10

    It is great. Everything is great except the 2018 thing hh😍😙😙

  • @naemamubaarak2768
    @naemamubaarak2768 5 років тому +4

    Muqdisho idin jecelahy walaalahy 😍 big love from hargaisa💋💜

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 5 років тому

      thanks walal anguna love u❤💋

  • @asmaruun9514
    @asmaruun9514 6 років тому +2

    I swear I listen this song from Garissa to meru Hess igadeeh almost 6hrs Legend Kutageraa Ruuntii

  • @pabloyacoub5943
    @pabloyacoub5943 6 років тому +11

    Nice song Respect Iskilaaji & Arido best musician 😎

  • @tashadoni7018
    @tashadoni7018 6 років тому +5

    I live this song very much Waana magaceygi #Ayaaan❤❤❤❤❤❤ thanks so much my fanankyga qaliga ,you have an amazing voice wow maha Allah caleyk❤❤big love iskalaaji❤💋

  • @ayanaligood2013
    @ayanaligood2013 5 років тому +1

    Muqdisho cadey kuxiisay magaladeyda🇸🇴🇸🇴❤

  • @Taayofficial
    @Taayofficial 6 років тому +3

    Hebel from somaliland kulaha
    Qarmuu /qarmuuunad wraada taas wxa ma idiiin noqoto
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴 clnkas blue dad badan wa dishay oo naqas wad ku xirtay
    I'm from jabuuti iyo kenya inta udhaxeyso

  • @GALAYDH
    @GALAYDH 6 років тому +9

    Wow
    heestan wAban ku dhagsanahy
    nolow fanaan #izkalaaji
    *tusmo films thanks bro*

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 6 років тому +28

    I love muqdisho from Somaliland

    • @xamdajunior5880
      @xamdajunior5880 6 років тому

      Ayni Mukhtar 💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @fariihaismail7101
      @fariihaismail7101 4 роки тому

      Heesta in mqdisho laga saaro ayeey ahayd 🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨

  • @deekaali7673
    @deekaali7673 4 роки тому +2

    2019.5:16 oct 19 muqdisho kuu xiisay meshi leygu dhalayey😭❤❤❤❤

  • @sabariindalmarsabariindalm7449
    @sabariindalmarsabariindalm7449 4 роки тому +2

    Love you mugdisho form Kenya🇰🇪

  • @fardusahmed7583
    @fardusahmed7583 4 роки тому +7

    This man is living icon wallah he has an amazing vocal.

  • @qarwaye6262
    @qarwaye6262 6 років тому +1

    Tuzmo jir oo joog waad ku mahadzanTihiiiN shaqada aad u heYzaaaN shacapka👍👍👍👍👍

  • @Norawarsame
    @Norawarsame 4 роки тому

    Mugadishu waa casimadda umada somaliyeed waan jeclahy wallahi. I'm from burco we are one country wll❤️🇸🇴.

  • @ogfideo5589
    @ogfideo5589 6 років тому +1

    Bigup 👍 legend.. I wish he was a politician. We need this kinda heros for the country. He's singing from the heart (I can read it through his happy face). One Love ❤

  • @Amalindhodeeq
    @Amalindhodeeq 6 років тому +8

    Iskilaaji my legend ilahay cimriga haku dheereyo inaabti

    • @salmaahmed6227
      @salmaahmed6227 6 років тому +1

      Ammelina ina’ali aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin My sister

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 5 років тому +1

    Ilove my name and city muqdisho cadey wlhi banan meel oga dhaafin iyadan ku dhimanayaa❣❣❣

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 10 місяців тому

    Ma dhaafo madhaafo Muqdisho kama dhoofo dareen milay laabta midaan arkay maanta ayaan ma ilaabo mid kale uma quuro 🇸🇴❤maanta ayaa xamar joogtaa jeceylkeyga iskalaaji ilaahey ha ikaa tusiyo😭 iskalaajigeygi❤maanta oo taariikhdu tahay 2023/10/16

  • @ahmedosokobar7155
    @ahmedosokobar7155 6 років тому +6

    damn wht a fantastic song❤ love this singer

  • @queenmalabo5500
    @queenmalabo5500 4 роки тому +1

    Jacaylka midoba cidi ku mashqusha maxkamad hala saaro♥️one love reer muqdisho from somaliland 🌹

  • @vmgeek7931
    @vmgeek7931 3 роки тому +1

    VIVA muqdishu waa maagalada aan kaa danbeyo LOVE from Magaalada Madaxweynasha ummada Soomaliyed Hiiiraan Beledweyne

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 6 років тому +20

    Nolow iskalajii muqdisho waa xaruunta iyo calamada lagu ogado inee somali dhaan oo laa ogyahay inee tahay casimada wadanka adunka ugu qurxon muqdisho

  • @MohamedAli-gl9ip
    @MohamedAli-gl9ip 6 років тому +2

    Ma dhaafo madhaafo muqdisho kama dhoofo caadi maahan heestu waa markii iigu horey say ee aan sidhaba u dhageyto hees uu qaado al fanaan iskalaaji

  • @lookmansadikihodan6485
    @lookmansadikihodan6485 5 років тому +2

    Muqdisho my motherland big love for somalia

  • @ninismood123
    @ninismood123 6 років тому

    Ninkii iskilaaji ahaa fankii meel ku xirxirtay fanantii kale way ka furfuri la yihiin abti nolow hibo eebe ku siyay haben lagama qaadi karo 😍👏

  • @youngdj3684
    @youngdj3684 6 років тому +1

    #Muqdisho my hometown
    #Muqdisho allw dhowr
    #Muqdisho😍😍😍
    #BackToHomeCity
    Inta u xiisty muqdisho like ku sharfa.....
    ✈✈✈✈✈✈✈

  • @maikaali1790
    @maikaali1790 5 років тому +9

    Mogadishu the capital city of Somalia, a beautiful city by the sea and we love Mogadishu.

  • @xarfo
    @xarfo 6 років тому +18

    Ninka ay Fananti hore ka Dardaarme Iskilaaaji

  • @hoodofilsannafisa8344
    @hoodofilsannafisa8344 6 років тому

    Jacaylka midooba cidii ku mashquusha maxkamad halasaaro
    Woooow Aadban uga mabsuuday waa Fanan buuxa Hore u soco

  • @asmasaha2084
    @asmasaha2084 6 років тому +2

    i love muqdisho❤ from somaliland

  • @fartun_osman3209
    @fartun_osman3209 6 років тому +1

    💞muqdisha kama dhoofo 💕 jclka midoowa cidii kumashquusha maxkamad hala saaro 👌

  • @diamonupdy695
    @diamonupdy695 6 років тому +1

    Muqdishaba kama dhoofi
    Like inta muqdisho ila joogto😍😍
    Iskalaaji nolow🤗👏👏👍👍👍👌

  • @smokerby4921
    @smokerby4921 6 років тому +2

    Masiirka masiirka jacaylka 😍
    Riyaan kumaq naye miyey ila jogtey🤔
    10000 full recpact 😍

  • @updizamedpogba2217
    @updizamedpogba2217 6 років тому +3

    MuqdishO CadeY From Hargaysah One LoVe Somali Wayn 😍😍

  • @raphaelledachargims6626
    @raphaelledachargims6626 6 років тому +4

    Hanolato Somalia ❤
    From Djibouti

  • @mohamedjordan3232
    @mohamedjordan3232 5 років тому +1

    Muqdisho allow sida hargaisa oo kale ee nabada ku dhex joogno Allow ka dhig ✋

  • @ramlaali1148
    @ramlaali1148 6 років тому +5

    wwww wale muqdisho kama dhoofo like inta iskilaaji stylekiisa ka heshay

    • @Rama____1
      @Rama____1 6 років тому

      ramla ali waa inaa liketa ku saaro waxaa thy my samidey

  • @africanqueen924
    @africanqueen924 6 років тому

    aar iskalaayi jacayl buu igu ridi rabaa codkiisa waa igu socdaa walhi isaga iyo bk taageeran u ahay 💟 muqdisho kama dhoofo 💟

  • @DJALOK-zf3fl
    @DJALOK-zf3fl 5 років тому +4

    Intii dalkeena hooyo jecel like Izaara
    SOMALIND

  • @sahrakahiye111
    @sahrakahiye111 6 років тому +1

    Mugdisha caday walee kama dhoofo magaala madaxdeena allow barakee oo kuwa dhibka wada naga qabo Mugdisha waa maskiin koris ninkii garanayaa yaqaanee💖💖💖💖💖💖💖💖💖 I love 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @ukhtiinislaam7451
    @ukhtiinislaam7451 6 років тому +2

    I love this man wallahi love Aboowe iskilaaaji

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 6 років тому +1

    Ilaahaw quruxdi muqdisho iyo stability kusoo celi waad awooda
    Muqdisho will come back 💪💪💪

  • @abdourazakali7642
    @abdourazakali7642 5 років тому +3

    I love this song 😘 love from Djibouti

  • @DJWAGONEOFFICIAL
    @DJWAGONEOFFICIAL 6 років тому +1

    legend iskalaji one love ❤❤ all Somali rer MoqDiSHo like ta

  • @ridwanaidid0206
    @ridwanaidid0206 6 років тому +1

    Wow iskalaji music 2017 aad ban uga helay ARIIDO full xushmad bro

  • @farhansomali1091
    @farhansomali1091 6 років тому +7

    madhaafo madhaafo
    muqdisho kama dhoofo
    dareen miray laabta
    midaan arkay maanta
    ayaan mailaabo
    mid kale uma quuro
    waaaw ishcaala heys iskalaaji afkaga malab laqu qabay. tusmofilms aad iyoaad howl qurux badan baad qabateen vedio qurux badan miro qurux bdn codki halaasiga boqorki codka iskalaaji maba kaxiiiso dhaco heestan muqdisho miyaan ilaabi kara.

  • @muhayas6568
    @muhayas6568 6 років тому +9

    2:36 jaceylka midooba cidii il ku eegta maxkamad hala saaro
    ❤️😘❤️😍
    Like iisaara inta jaceyl hayo❤️

  • @xayaadmahamed5719
    @xayaadmahamed5719 6 років тому +1

    Iam from awdal borame ilove mogdisho thanks tusmo films

  • @rihannaruhii1641
    @rihannaruhii1641 6 років тому +1

    Illahey cadowga hakahaayo❤muqdisho ilove ❤👄from puntland😥guul waarta urajeynaa caasimdadeena qurxoon

  • @axmedabdulahikabsool5454
    @axmedabdulahikabsool5454 6 років тому +3

    Waa ruuxii ugu horeeyey ee soo nolaada intuu dhinto ninkani wakii loo tacsiyadeyayey mar hore

    • @deeqmaxamed3311
      @deeqmaxamed3311 6 років тому

      Axmed Abdulahi kabsool asoo loo tacsiyeey miyuu soo nolaaday miyaad naga dhaa dhicin rabtaa doqonow