الىم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم فيل العالمين انك حميد مجيد وصلي اللة عل نبينا محمد وعلى آله وأصحابه اجمعين
اللهم صل على مُحمد وعلى آل مُحمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على مُحمد وعلى آل مُحمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد❤️
اللّهمّ صلّ على محمّد وعلي ال محمّد كما صلّيت على إبراهيم وعلي ال إبراهيم اللّهم وبارك علي ال محمّد وعلي محمّد كما باركت علي إبراهيم وعلي ال ابراهيم في العالمين إنك حميد مجيد
Masha ALLAH Tabaarakallah.. Kannaalkan Ogaansho wuxuu ka dhabeeyay magaciisa wuxuuna kasoo dhalaalay ujeeddadii loo aasaasay. Hore u soco walaal, hubaashii waan bogaadinayaa hawsha aad inoo haysid ee ah kor u qaadidda wacyiga bulshada islaamka gaar ahaan bulshada soomaaliyeed. 👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤✅
Ogaansho 😂 maxaad dadka canka ah kaliya love u siisaa anaga ayaad wax nagu tahay oo subscribe iyo like kulma dhaafno anaga love ayaan u bahanahay because mar wlaba waan ku dawanaa😂😂😂
Waruntiisa wallka 💯sax maha cusurida Muslimiinta side udacifen manta walaga yabanyahay dulmiga is iskamadhihikaran Allaha umada Muslinka nasri ukeno aaamiiiiin
Ramadankii dhamady(allah naga aqbalo ) waxaan imaam ka ahaa masjid xafadayda u dhow o an aniga ka codsady inay i ogoladan ina tujiyo tarawiixda m.a si fcn ayay i so dhaweyen adna way igu farxeen
Walaal OGAANSHO waan kula socona 🤍
Ali salaam aleykum
Fadlan channelka Abdala Vlogs so boqoda insha alaha wad ka heelin
Ali khadaab subscribe igu caawi walal mahadsanid
@@hassanjelle6525 subscribe igu caawi walal mahadsanid
@AR_Said subscribe igu caawi walal mahadsanid
الىم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم فيل العالمين انك حميد مجيد وصلي اللة عل نبينا محمد وعلى آله وأصحابه اجمعين
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
Amin subscribe igu caawi walal mahadsanid
صل الله عليه وسلم
Salallaahu calayhi wa salaam❤❤
صلي الله عليه وسلم
Muslimiinta meel walboo ay joogaan allaha ugargaaro dad tayo lehna allaha kadhigo
Gaaladana allaha jabiyo
لا تحزن إن الله معنا
اللهم صل على مُحمد وعلى آل مُحمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
اللهم بارك على مُحمد وعلى آل مُحمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد❤️
Wacyi gayga iyo wacyiga somalida waxbadan ayaad ka badashay ❤️💯🙌
Fadlan channelka Abdala Vlogs so boqoda insha alaha wad ka heelin
Manshalah.
@@midnimomedia198 channelka Abdala Vlog muqaalo xiiso badan ayad ka heelays so boqo ma
قال ابن القيم -رحمه الله-:
"وكم من شهوة كسرت جاهًا، ونكست رأسًا، وقبحت ذكرًا، وأورثت ذمًا، وأعقبت ذلًا، وألزمت عارًا لا يغسله الماء، غير أن عين صاحب الهوى عمياء"
- روضة المحبين ١/٤٧٣.
AL-IMAAM IBNUL QAYIM:
*"Badannaa inta Macsi Naftu jeceshahay ay baabiisay Jaah iyo Maamuus, Madaxii sarreeyayna ay foorarisay, ay Qofkiina ka xumaysay Xuskiisii, ayna dhaxashiisay Ceeb, Cidhibdambeedkiina ay ka dhigtay Dulli, ayna Qofkii dabadhigtay Ceeb iyo dhalleecayn aanay maydhi karayn Biyuhu, Hase ahaatee Qofka hawa-raaca ah Ishiisu waxba ma aragto"*
Team ogaansho iyo somali wayn guulaysta🙏❤
Fadlan channelka Abdala Vlogs so boqoda insha alaha wad ka heelin
Axmad ✅ Suldhaan ✅
Koox = team
Soomaali weeyn
Guuleeysta
@@abdalavlogs2610
Cabdalla vlogs
igaraalinoqo ✅
Kannaalka ✅
InShaaAllaah ✅
in Shaa Allaah ✅
Waad kaheleeysaan
Waxaa tahay wiil wadani ah islaam xur ah aqli saliim leh aragti fog leh somali ah aan hausana 2022 alxmd llh walaalkay ilaah haku xafida
اللّهمّ صلّ على محمّد وعلي ال محمّد كما صلّيت على إبراهيم وعلي ال إبراهيم اللّهم وبارك علي ال محمّد وعلي
محمّد
كما باركت علي إبراهيم وعلي ال ابراهيم في العالمين إنك حميد مجيد
Nacalad baa ku dhacday ayaga iyo qofkii kadaba carara oo aaminsan maxa yelay illaheyba ucaroday yahud iyo nasro wixii racana waa lamid illahey jidka tosan hanagu hanoniyo aamiin yaa rabi 🤲 sido kale waad mahadsan tahay wllky illahey haku xifdiyo ☝
Illaahay cimrigaaga hakudheere runtii waywacan tahay in dadka islaamka ah latuso labawajiilaynta reer galbeedka
Keep going forward OGAANSHO
Dastuur waa kan rabi soo dijiyey. Jecloow oo uololeey kitaabka rabi Inuu xukumo dalkeena asageey kujirtaa cadaalad iyo badbaado aduunyo iyo aakhiro ..
أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ
Fadlan channelka Abdala Vlogs so boqoda insha alaha wad ka heelin
inta ila jecel ogaansho❣️😘😘
Waa hadal muhim ah maash allaah Guul islaam wa muslimin caama
Cumar inshaar Madaxweynaha mustaqbalka somaliyeed
GAAL yah wayo cida kasugaysa laba wajiil la.aan laba wajiilnimo io khayaano waba diintooda marka muslimiinta ilaahay xaqa io runta hatuso insha.Allah ❤🕋❤🕋❤
Hafsa subscribe igu caawi walashey mahadsanid
Xafsa Xabiib
iyo ✅
io waa Aftalyaani
شكرا لك اخي
Mashaa-Allaah,Allaha Xafido Barnaamij qiimo Badan,Allaha Inoo Badiyo Mufakariinta Islaamka Ah Ee Aragtidooda Sidan U soo gudbiya.
Waan kugu xirnaa mudo 5 sano kabadan waana kugu sii xirnaan dona intaan noolahay wll qaaliya cumar inshaar cimriga iyo caqliga alle haku barakeeyo
اللهم ألف بين قلوبنا وأصلح حالنا الي احسن الحال
Ogaansho la'aanteed waa abaar
Keep going🙌❤
ENNA subscribe igu caawi Walalo mahadsanid
Enna
Sii soco ✅
Sii soco = keep going
@@TIMIRQOLOFMALEH2024
Rukumo = Subscribe
Maashaa ALLAAH Waa Wacyo galin waxtar badan leh .
Baraarugii islaamka 💯arinkani waxa uu si toos ah u khuseeya umada muslimka ah ,maha bani adamka oo dhan ✅dhibka iyo cunsuriyada diinta waxa ay Ku dhacdaa umada islaamka ah 💯👍🏽
Fadlan channelka Abdala Vlogs so boqoda insha alaha wad ka heelin
illahow ugar gaar muslimiinta mel walba ay joogan
Mowduuc muhiim ah jasaakallaah ustaad Cumar runti waan ladhacay waqti uu iga dhamaaday baan garan waayay waxaan tamanniyay inuu saacado noqdo guulayso labada daarood
Masha ALLAH Tabaarakallah..
Kannaalkan Ogaansho wuxuu ka dhabeeyay magaciisa wuxuuna kasoo dhalaalay ujeeddadii loo aasaasay.
Hore u soco walaal, hubaashii waan bogaadinayaa hawsha aad inoo haysid ee ah kor u qaadidda wacyiga bulshada islaamka gaar ahaan bulshada soomaaliyeed.
👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤✅
Ma sha Allah Tabaraka Allah,
Mowduuc aad loogu baahna,
Ilahay haku barakeeyo wll, Ummadana hakugu anfaco dhamaantood,
Jazakumu Allahu kheyra
Sxp cumar inshar waad ku mahad santahay talooyinka muhiimka ah ee aad na siiso
Ogaansho 😂 maxaad dadka canka ah kaliya love u siisaa anaga ayaad wax nagu tahay oo subscribe iyo like kulma dhaafno anaga love ayaan u bahanahay because mar wlaba waan ku dawanaa😂😂😂
الأهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ☺️🕊️❤️
Fadlan channelka Abdala Vlogs so boqoda insha alaha wad ka heelin
Scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰
Sln sare legend ❤ balanteno wa 1million subscribe insha Allah 🤲❤ keep going ♥ Chanelka ogansho ❤❤💯💯✔❤
Fadlan channelka Abdala Vlogs so boqoda insha alaha wad ka heelin
Cumar inshaar wll qaliya nolow
Omar inshaar gulayso ustaad an wax badan ka bartay runtii abaal baan ku haya ilaahy haku barakeyo wll.🙏🏾
Fadlan channelka Abdala Vlogs so boqoda insha alaha wad ka heelin
Ok sxb waan ka helay runtii vlogs kaga waxan ku rajayna Horumar brother
الهم غونا علي دينك
Waa sida aanka rabo warbahinada calamka inay uga hadlaaan xaqiiqada tusale cumar iyo jamaal camal . Masha allah
Subxanalah Walal jizaakalahu khayr kalimada aad bay i dhibtay aad bayna bulshada afkooda ugu badatay wiilkas Iyo adiba ilahay abalkina jano ha ka dhigo Aamiin
Jazakallah khair
Jazakallah Khair Cumar
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙
Allah ku xifdiyo addun iyo aakhiro masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr wll
Mahadsanid
Walaalkay omer
M.A NIN AAN WAX BADAN KA FAA,IDNO USTAAD OMAR INSHAR KEEP GOING
Fadlan channelka Abdala Vlogs so boqoda insha alaha wad ka heelin
Masha allah madsanid ogaansho
Wlhi waa sax dhamaan islaamka dunida kunool mid Allaha ka,dhigo Allahuma Aamiin🤲🤲🤲🤲
Abdullahi subscribe igu caawi walal mahadsanid
Omar inshaar thanks my dear teacher
والله كلامه صحيح الله يعطيه العافية
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
Fadlan channelka Abdala Vlogs so boqoda insha alaha wad ka heelin
االهم صل وسلم على نبينا محمد❤💯☝🤲🇸🇴
Thanks wlle cumar inshaar 💞👍
C/risaq subscribe igu caawi walal mahadsanid
Masha Allah illaahay haku xafido aduun iyo aaqiraba guuleyso waxaa tahay shaqsi aad u wanagsan waan ku xirnahay barnamishka Ogaansho waana mid faa iidado badan leh
Islaamka kor allah uqaada
Cumar Waad mahasantahhay allow Aa naan kaqadin cuduru cilka nahayo Insha Allah Waan kabaxeenaa
AL-IMAAM IBNUL QAYIM:
*"Badannaa inta Macsi Naftu jeceshahay ay baabiisay Jaah iyo Maamuus, Madaxii sarreeyayna ay foorarisay, ay Qofkiina ka xumaysay Xuskiisii, ayna dhaxashiisay Ceeb, Cidhibdambeedkiina ay ka dhigtay Dulli, ayna Qofkii dabadhigtay Ceeb iyo dhalleecayn aanay maydhi karayn Biyuhu, Hase ahaatee Qofka hawa-raaca ah Ishiisu waxba ma aragto"*
قال ابن القيم -رحمه الله-:
"وكم من شهوة كسرت جاهًا، ونكست رأسًا، وقبحت ذكرًا، وأورثت ذمًا، وأعقبت ذلًا، وألزمت عارًا لا يغسله الماء، غير أن عين صاحب الهوى عمياء"
- روضة المحبين ١/٤٧٣.
Waan ku salaamay cumar inshaar
Mahadsanid wll cumar inshar
Please keep going our Muslim people need so many more like you. My Allah bless you.
Waruntiisa wallka 💯sax maha cusurida
Muslimiinta side udacifen manta walaga yabanyahay dulmiga is iskamadhihikaran Allaha umada Muslinka nasri ukeno aaamiiiiin
الله اكبر 🥰🥰
Masha ALLAAH yaasheq waxaad kamid tahay (Indhaha sojedo walaalaha islamka ah jasaa kal ALLAAH ) waxaan kufarax sanahay in aad umujiso walalaha aanba warka haynin {cadow toyada aymaleegayyan gaaladu} mafadhiyan runtii gaaladu (insha ALLAH dhammaan musliminta in aynoqonayan 1 far gaaladu weyjabeysaa dhagartoda)
Masha allah wll hore u soco
Ilaahay umadena islaamka ha mideyo awoododina hasoo celiyo aaamiin🤲🤲🤲
Allaw ku xifdi. Wall qali. Qof qiimo badan baatahay. Aad. Baan. Kuula socda. Wax yaalaha aad soo galiso. Allah ku sharfo oo ku cizeeyo.
Masha allaah
Khadar subscribe igu caawi walal mahadsanid
Sidii SYL oo kale ayaad bulshadeena Wac yigeeda kor uqaaadaysa cumarow thanks 🙏
Reer galbeed wax naga dhaxayn kara maba jiri karo
Ilaahay hakubarakeeyo. Umada muslimiinta ah ee jiifta waadsookicisay. Gumeeysiga nah maskaxdooda waad kaxorayneesa. Guul baa kuuguduceeye aduun iyo aakhiro ba.
Umada sharaf mixii leedahay intii cadowgeeda ay ogtahay oo ay umideesantahay.
Al walaa wal baraa waa muhiim.
Masha allah allaha kuxafido walaal cumar
Qofkii ugu fiicna abid, uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna naxariista badna, uguna udgoona,uguna dulqaadka badnaa, uguna Gesisana Rabbi inta uu abuureyy wa Nabi Muhammad ﷺ❤
Alle ha idinka raali noqodo adiga iyo asigaba
Doctor kani Allaha barakeeyo hno
Horta aniga qodobka farnsiinka iyo turki waa isoo jiite .
OGAANSHO WAA IDINSALAAME🖐️🖐️🖐️🖐️SOOJEEDINTIITA CAADIMAAHA👌👌👌
OGAANSHO ❤♥️🇸🇴🇸🇴
Mashaa allah wll omerbinshar alaha ku xifdiyo
Towfiiqda allaha Ina wafajiyo
Wllkei omar inshaar guuleyzo marwalbo ❤️❤️🥰👏👏🙏
اللهم صلي عليه وسلم
عمر انشار حفظك الله
Ilaahay ku dhawr walaal Cumar.Maasha Alaah waa geesi aan gabanayn.
Mahadsanid, Cumar Inshaar
Ramadankii dhamady(allah naga aqbalo ) waxaan imaam ka ahaa masjid xafadayda u dhow o an aniga ka codsady inay i ogoladan ina tujiyo tarawiixda m.a si fcn ayay i so dhaweyen adna way igu farxeen
Marka wa wadanke
Allah ha ku xafido wl
mhdsnid
@@Kamalkamal12347 france
@@rahimaali5762 mhdsnid wll
ماشاء الله تبارك
Waa mahadsan tahay walaal cumar, shaqo weyn ayaad noo haysaa , aad ayaan annaguna kuula soconaw
Firdowsa subscribe igu caawi walashey mahadsanid
Mahadsnid ustaad Omar
OGAANSHO the sleeping PRINCE of Sacudiga kahadal bo
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
xafida ka allaha
Aad baad umahadsantahay wll wax badan oo dahsoonaa ayaad noo iftiimisa mar walba
Allah khayr haku abaal mariyo
MASHA ALLAH WAXAA TAHAY RAG RAG DHALAY NOO SOO BASI
Masha allah wll aan ka faiday in badan
Fadlan channelka Abdala Vlogs so boqoda insha alaha wad ka heelin
masha allaah wll mahadsanid
Thank U bro
We love ❤ U
Carabi waxa ku dhacay caalamu muslim iyagaa kadanbeyey dhaqalo badana kubixiyey kufarina hubka iyo xogay lahayid. Rabbiyoow caalamu muslim awodaada ugugargar Aamiin yaa Rabbi. 🤲🇸🇴☪️💯💙🤲💚☪️💯☪️
جزاك الله خيرا
Mashaa allah allaha ku xafido 🥰wacyiga soomaalida
Sakiya subscribe igu caawi walashey mahadsanid
Cumarow Aad baad ugu mahadsantahay wacyigelinta iyo bararujinta waxuushta reer galbeedka
Maashaa allah chanelkiina horuMar fiican ayuu gaadhey hore u soco wllo adiga iyo akhyaartuba
Walalkey subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 👍 💯 🙏.
Thank you ogaansho
Barnamishyada da and uga helaa o.mar inshaar hormar wacan
Allaha ku barakeeyo walalkeey
Mashaalallah allah ku barakeeyo
Mashaa allah alaah hkubarakeyo
wlal Omar inshaar ogansho rabi raali haka noqdo Garissa Ayan kasoo salamayaa
Ustaad maad kasoo hadashid dilkii wariyadii katirsanayd aljazeera ee aydileen gumaysiga yuhuuda waad mahadsantahay 🙏
Wuu ka hadlay sxp