SAAD UNASIIB BADAN TIHIIN WAA BOOS IIB AH LAAMIGA UDHOW LACAGNA YAR XAAFAD DHISAN NA KUYAALO CAJIIB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 гру 2023

КОМЕНТАРІ • 12

  • @ciisegalbeyte4131
    @ciisegalbeyte4131 6 місяців тому +2

    Walale marka kowaad ba cinwaanka ku qor boosku meesha uu ku yaalo..iyo qiimaha..si isla markiiba aad dadka usoo jiidato

  • @kamalali79
    @kamalali79 6 місяців тому +1

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 6 місяців тому +2

    Garasbaley iyo $23kun no way

  • @kamalali79
    @kamalali79 6 місяців тому +1

    السلام عليكم شكرا اختي على الفيديوهات الجميلة التي تشاركينا بها دائما جزاك الله خيرا وبارك فيك آمين آمين.

  • @user-sg8yj4hy8u
    @user-sg8yj4hy8u 6 місяців тому +1

    15malaogaliyshay ajmal

  • @calikhalif5574
    @calikhalif5574 6 місяців тому

    Garas baaley. Sabar loogadana waxaa ku qoran degmada hodan. Kkkkkk lacagtana 23 kun iyo abaf. Umada qiyaanada halaga daayo. Yaan LA,lug gooynin umada

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 6 місяців тому

    Masha allah.

  • @mohamedalifarah5142
    @mohamedalifarah5142 6 місяців тому

    Waa qaali 15 k ayuu ku wanaagsan yahay

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 6 місяців тому

    Mahadsanid

  • @mujahidaali1259
    @mujahidaali1259 6 місяців тому

    Meel jiingado isdaba tixan ku yalaan Hal Sar aan laheen ha yaay

  • @safiayusuf9431
    @safiayusuf9431 6 місяців тому

    Allow aanan gadan dhulalka boobka ah!!

  • @umu-muna6817
    @umu-muna6817 6 місяців тому

    ❤🎉