Maxaa Kala Qabsaday Xildhibaan Maxamd Abiib Iyo Gudoomiye Khaalid Qodax?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 103

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 місяці тому +16

    Ooyaaye baarlamaanka halaga saaro baastarkaa wuu ka badbadiye

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 місяці тому +14

    Waa bilaa xishood

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 3 місяці тому +10

    Aamus ayuu ku leeyahay what hell you are waar waxan anshaxa xun ee gudoomiye aabihii leeg sidaa ula hadlaaya xasaanada ka qaada ama gudoomiye anshax mari ee hada iska baxaaya kan wuu xanuusanayaa

  • @HamzeAbdilahi-q3j
    @HamzeAbdilahi-q3j 3 місяці тому +8

    Waxu waa bill dhaqan kuwi so dortay keeney ay qaladka laaha

  • @YudufAl
    @YudufAl 3 місяці тому +5

    Kani sharaftii cildhibaanimo ayuu dilay, muran iyo buuq iyo istusnimo ayuu mooday inay cildhibaannimo tahay

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 місяці тому +7

    Qof waalan bay dhegeysanayaan...waa jaqaaq..waar waxani miyaanu dad lahayn.

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому

      beentaad jecedhihiin

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 3 місяці тому

      ​@@ShaaficiMaxamed-q3wyaad thy aduu markaa umadii wadigan been ku lifaaqay qof walpa raygiisa u diiday kitaab muqadasa maha xildhibaankuye

  • @engab001
    @engab001 3 місяці тому +5

    Kan yari waa qaswade

  • @abdirahmanabdillahi2884
    @abdirahmanabdillahi2884 3 місяці тому +12

    Waar saw kan baarlamankii isku badalay meel bahaluhu galaan
    Yarkaa in layska qabto weeye runtii

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman 3 місяці тому +14

    Waa bilaa.ixtiraam xildhabaanku

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому +3

      ka runta sheegasd aduunka ugu neceb tihiin waana wxaad heer ugaadbi waydee waa beenta nacalad allaa idinku socota waayo illaahay ba yidhi naclattulaa calal kaafiriin

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 3 місяці тому +1

      ​umada raygooda u daa qasab maha inay ka istaagan hlkaad thy aduu ma qadad weyntiiipa thy mrkaa yaabnay anaguye kitaab muqadasa maha ninkaniye😅😅

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 3 місяці тому +1

      ​@@ShaaficiMaxamed-q3w aduu ilahay kamaad imane umada been haka sheegin hadii laga ray duwan yhy

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 3 місяці тому +1

      Meel walpa wad dhex tagan thy adiga ku nacdali Mayne is muuji

  • @Hanbal-f7w
    @Hanbal-f7w 3 місяці тому +4

    Warya dhilay fudadayd badanida adiguba 4 ku o dolarbad qadatye maxad uqabaty dadki kusodorty iyo kuwa cashurta adkaqadaty waxba umad qaban aduunba guri kadhisty labtana waynasty wasirada ka hoseyan way ka aman layihin

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 місяці тому +2

    Ma faratoonbuu ku leeyahay u yeedh makaan u yeedh ku idhaa
    Iyo aamus? Waar Ooyaaye halka uu ka xadhig haystaa waa halkee anshax xumadiisa awoodahan kibirka xaguu ka keenay wadani kii safaaradii Somalia ee Djibouti intuu tagay lacag soo qaatay safarkiisii iyo homeless-yadii north america ee awdal state isku sheega maxaa iskusoo Begay.

  • @queency7943
    @queency7943 3 місяці тому +3

    Golaha cid aan ahayn ciil qabahaasi shoobaro kama samayso xataa si Dagan uma hadlo walee Isha waa lagugu hayaa

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 3 місяці тому +3

    Miyaanu isagoo degan oo aan qaylinba suaalihiisa waydiin karin?

  • @mudiali719
    @mudiali719 3 місяці тому +2

    Meshan Hal qabiil kaliya kusoo harey ameey cunaan wiilka

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

      tadhya gudiimuyha waa dhulbahntey mida kale hal qabiil ma fadhiyo waa gole qaran caloosha ku tagan

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 3 місяці тому

      Odayga uu caayayo ee shut up kuleeyahay maanu Faratoon oo dhulbahante ah ahayn…. Asqo cuqdad iyo qabyaladi dhagaha iyo indhahaba tirtay aya tahay….

  • @Carabhassan-u5o
    @Carabhassan-u5o 3 місяці тому +3

    waa xildhibaanka ku jira ee shaqadiisa garanya, war aduunka waa la xisaabtamaa
    wax kasta ayaa lagu waydinayaa gar bax dee, wlh maxamed abiib wa libaax daacad ah ,
    waxan layaabaa kuwan commentiga iska so qora, waa waa la xisaabtamaa caalamka

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 3 місяці тому +1

      Waa dad raba tuug dhacda. Ina abiib wa ninka keliya ee shaqadisa yaqaana ee daacad ah hadana waa kuwaa cayaya.... dadkii way waasheen

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 3 місяці тому

      Tuugii lacagtii dadka aids-ka qabay dhacay buu ahaa sababtuu shaqadiisii ku waayay miyaanay taa ahayn? Muuse biixi wuxuu magacaabo groupkii ugu horeeyay buu ku jiraa Tuuga bilaa dhaqankii

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 3 місяці тому

      Tuugii lacagtii dadkii bukay ee aidska qaba dhacay Ooyaaye basaas futada kala qaaday waxba uma hadhin mandheera ayuu ku uri dhawaan

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 3 місяці тому

      La caqli baad tahay waliba waad ka sii jaahilsan tahay waayo waabad la dhacsan tahsy kkkkkkk

  • @hibaqkayse2132
    @hibaqkayse2132 3 місяці тому +2

    Cajiib waxan yaa noo keenay

  • @IdrisOsmam-u1w
    @IdrisOsmam-u1w 3 місяці тому +1

    Xildhibaan Mahamed Abiib oo ka farxiyey dad weynaha reer awdal state marku suaalo IYO dood adag sidii roobka ugu miisay .gole wakiilada oo si weyne ugu farxey Maku si xigmadeysan gole dhexdisa ugu doodey ?

  • @AAYA23
    @AAYA23 3 місяці тому +6

    Waa bilaa akhlaaq Yarku.

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 3 місяці тому +1

    Ooyaaye wax soo qas ba lagu yidhi
    Mushaharkasu ka tagi layahaye waxqabad uma joogo inu rabsho moyane

  • @IdrisOsmam-u1w
    @IdrisOsmam-u1w 3 місяці тому +1

    Somaliland waataasi diidan doodad reer awdal. Fadlan si fiican dhagah ugu fur waxa dhex marey dad weyne u doodaha reer Somaliland marki jawaab lo waayey hadalada xildhibaan Mahamed Abiib ?

  • @libanbile9818
    @libanbile9818 3 місяці тому +1

    waa nin xalay dhan qayilayay oo qaadireesan Mr. ooyaaye waa jiri

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 місяці тому +1

    Muxuu kibray tollow yaa koriyey not xishood war ceeb waa ceeb sidan

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому +1

    walee samaroon waa gun cidna wax uma ogola wartashada idinku oo dhulkiina utashada ama niicdaa haya uun isaaq isagiibaan waxb isu ogolaayn

  • @mohamedhassen7979
    @mohamedhassen7979 3 місяці тому

    Ilmaha Dugsiga Hoose Dhexe Sidan uma Hadalno ee fadlan sharafta Qaranka hala dhawaro oo Xildhibanka hala AnshaxMariyo Fadlan.

  • @KhadarCabdiawjaamac
    @KhadarCabdiawjaamac 3 місяці тому +1

    Laguma dhaamee dhaqaaq war ilayn dad madido

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 3 місяці тому +1

    Yaab

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 місяці тому

    Maba garanayo Pitbull ooyasye wuxuu ka hadlayo showcase tiktok iyo cadaw istus ah buu wadaa xeerkay ansixiyeen buu wajiga ka saaray

  • @mohamedhassen7979
    @mohamedhassen7979 3 місяці тому

    Ilaa Goorma ayuu Xildhiban Maxamed Abiib sida dib jir suuqa jooga uu uga dhex hadalayaa Golaha barlamanka dhexdiisa.

  • @Dophill260
    @Dophill260 3 місяці тому

    Waar waxan qabiilka kuyimi parliament mahee meesha halaga eryo. Waar doladeey waxan umada ka qabta.

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 3 місяці тому

    Wax sax isleeyahy lkn wixiisu wa dhqn xumo wadaaaa xildhibn dib hainoguso celinana qof aqooon leh oo edaab leh halasooooo dioooorto

  • @Hodan-d9y
    @Hodan-d9y 3 місяці тому

    Somalida waxa ku badad dad haysta conditions oo hadii la cawin lahaa waynu ka faaidi lahayn ninkan Mohamed Abiib ADHD ayuu qabaa isagoo kaliya maahee dad kale ayaa jiraa oo aan is ogayn oo cawimo u baahan.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 місяці тому +1

    Maasha Allah Mohammed Abiib

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

    Golha ciyaala suuqa waxan lama idhan karo waa gole huwan sharft wadanka ooyaayey sideed shut up ugu odhan kartaa wasiir huwan sharfta dawladnimo yarkan Ooyey Gudoomiyhii buu leeyahey amus wasiirkna shut up yarkan edeb dardaa ku badan

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 3 місяці тому

    Xildhiban ina Abiib waa garac xalal aan kudhalan gudomiyihii golaha wakilada ayuu AAmus leyahey

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 3 місяці тому

    Ninkani ooyaaye fadhi kasta muran iyo buuq ayuu geliyaa golaha wakiilada sidaa darteed waa in la anshax mariyaa waayo wuu dhaqan xunyahay.

  • @MohamedSuleman-f3s
    @MohamedSuleman-f3s 3 місяці тому

    Abiib waa run sheeg laakin wadanka lagama jela cida runta sheegta waliba iidooku

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 3 місяці тому

    Ooyaaye Waa kibrey
    Waxuu unaahan yahay in xasanaadka laga qaado. Sharciga
    La mariyo. Waa huwan
    Qaran dumisa

  • @muniirno.1youtube24
    @muniirno.1youtube24 3 місяці тому

    Nin superior ah sidu sida ula hadla oo walipa bila amar u baxa wxn xayawanka ah rerki so doorta loogu xeerinaya

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 3 місяці тому

    Kani waa bilaa xishood naxli iyo xumaan ayaa ka buuxda.
    Wuxuu u hadlayaa sidii nin calool xumo hayso oo ciyaalnimadiisii la dili jiray oo is difaac ku jira waa ciilane ku ciil baxaya xilka uu hayo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

    Oayey wasiirka suaal baad waydiisey edebta anshaxaa kugu yar marka qofka suaalaha aad waaydiisey jawaabtood dhamseysto suaalo kale keen ama suaaliihor ka daba tag

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

    Oyaaye wa ku dherad somaliland beenta suuqa iyo suaala cadawgan waa soo urusdaa hada waxuu ydhi 5% baa lacagta dhan shaqaalaha laga jaa beentaa uu fidinyo waa in laga dbaa taga oo tvyada ka qiraa in dacayd iyo been abuur ahaa oo kursga golha baneeyaa maadmaa been faafinyo iyo isku dir

  • @ayusuf7185
    @ayusuf7185 2 місяці тому

    Makan Anshaxa xun ee dhaqanka xun ayaa xildhibaanimo sheegan

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 3 місяці тому

    Ax ax haye hargeisa maa siida aye kuu daanbaysaye waar niin kaan siijeedka dhumar kaa leh haa laa iska qaabto

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 3 місяці тому

    Odayga weyn ayuu ku leeyahay aamu hal ansha mriyo akhlaaq xumadii oo qof ah muran

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 місяці тому

    Aamus what the hell you are???????? waa faratoon oo 1960yafii Jaamacadihii aduunka ka baxay ninka af ingiriisi jajaban lagu caayayaa Way u gaadhay Ooyaaye car cid anshax marin u soo dhigta oo sharafta gudoomiyaha ka hadasha ha laga helo golahan cadawga gudaha ah ee cadawga Somaliland u shaqeeya

    • @hamz233
      @hamz233 3 місяці тому

      Well said. Ma yaabtay wll English jajaban baa wax lagu caayaya markaasa balaayo la iska dhigayaa weliba… ooyaaye aad buu degdegayaa. xildhbaan ismood (wannabe) maydhan baa golaha inoo fadhiya oo cadow u shaqeeya..waa in lakala diro.

  • @KhadarCabdiawjaamac
    @KhadarCabdiawjaamac 3 місяці тому +1

    Gafur dibi

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 3 місяці тому

    Xildhibaan bilaa akhlaaq ah kani,gudoomiye ayuu caayayaa

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe5473 3 місяці тому

    Soo digii u tagay adoo xill dhibaan ah. Ma kii kale ayawd tahay.

  • @aliadam4810
    @aliadam4810 3 місяці тому +1

    waar waxanu suaalo badanaa oo suaalo xuma

  • @mehiden
    @mehiden 2 місяці тому

    Why is he wearing jeans in parliament?

  • @trikabdi7554
    @trikabdi7554 3 місяці тому

    Yarku waa gofane dhargay oo garaad kuma jiro

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 3 місяці тому

    Barlamaanku wuxuu u ekaadey suuqa qaadka

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 3 місяці тому

    Waar kani waa mooryaan maaha xildhibaan

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 3 місяці тому

    Waxan bilaa dhaqanka ah

  • @SAHAL.SAID.YONIS_1977
    @SAHAL.SAID.YONIS_1977 2 місяці тому

    Mohamed🌍❤️

  • @SiciidCabdi-m3q
    @SiciidCabdi-m3q 3 місяці тому

    Qaylo madhan

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 місяці тому

    Qof waalan bay dhegeysanayaan...waa jaqaaq..waar waxani miyaanu dad lahayn.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 місяці тому

    Qof waalan bay dhegeysanayaan...waa jaqaaq..waar waxani miyaanu dad lahayn.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 місяці тому

    Qof waalan bay dhegeysanayaan...waa jaqaaq..waar waxani miyaanu dad lahayn.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 місяці тому

    Qof waalan bay dhegeysanayaan...waa jaqaaq..waar waxani miyaanu dad lahayn.

  • @2023faaliye-sv4xr
    @2023faaliye-sv4xr 3 місяці тому

    weli dhahar manoolyahay madhaxjoogay halihii jareer maxamed abiib

  • @AbdisalanRaygal
    @AbdisalanRaygal 3 місяці тому

    Adke weyaan ader lama kala xishoodo ee xeerbaa wax kala wada

  • @Nasrirgb
    @Nasrirgb 3 місяці тому +1

    😂way iska qoslasaa su,aalaadkii loovaahnaa inuu kajwaabo kama jawaabin

    • @lutfi9892
      @lutfi9892 3 місяці тому +1

      Wuu ka jawaaabee ma waxaad rabtaa inuu caytamo oo qeyl qeyliyo sida ooyaaye

    • @hassanihassani8467
      @hassanihassani8467 3 місяці тому

      Gudoomiyuhu suuaalaha si faah faahsan ugama jawaabin waa ka meer meeray. Hayada shaqaaluhu sharmarke Geele kamay dambayn allaw sahal.

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 3 місяці тому

    Waxani kibir badana wlhi wuu dheerenayaa

  • @RoobleAbsiiye-fv6wq
    @RoobleAbsiiye-fv6wq 3 місяці тому

    Waar kanyar ee aygaah golaha iyo dalkaba halga qabto

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 3 місяці тому

    Carur yaa wax u dhiban jiray

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 3 місяці тому

    Waaba makhaayadii cabdi abiib

  • @XamasNasri
    @XamasNasri 3 місяці тому

    Maxamed abiib la xisaab tankiisa dawladda ma xuma balse wuu yar dag dagaa taasaa keenta is fahan xumada isaga iyo masuuliyiinta

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 3 місяці тому

      Mabuu soo akhriyin xitaa haduu ilaaway in waxa uu ku haystaa yihiin xeer au iyagu ansixiyeen ooyaaye usgag

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

      waa beenaale waxuu soo urusdaa warka beenta ee cadawga qaranka barkeysan hada shaqalaha musharkodaa 5% baa laga jara bu yahdi wasiirku waxuu ku yadhi iska soo sax intaa lagama jaree kolkaa sow sualahihisa ma ah kuwa been abuur isku dir iska hor keen ah

  • @yoyogi52
    @yoyogi52 3 місяці тому +1

    La xisaabtan raga xildhibaan
    Ina abiib nin rageed

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 3 місяці тому

    Inankan yar wuu kibray wax wasa ayuu rabaa

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 3 місяці тому

      Xisaabtanka ayad diideen oo tuug bad rabtaan. Idinkaa jecel in tuugtani idin wasto

  • @yamays
    @yamays 3 місяці тому +1

    Wiil hoog maxamed abiib

  • @mac-hirsi8569
    @mac-hirsi8569 3 місяці тому

    Very fany UA-camr

    • @Elmibarkadleh
      @Elmibarkadleh 3 місяці тому +1

      S land waa maxamed Abbiib kaligii buu ushqeeyaa ❤❤❤

  • @anrinaalinoor4083
    @anrinaalinoor4083 3 місяці тому +1

    M abab waa geesi
    Wad xafad heego

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 3 місяці тому +1

    Abib is a conman and a dispot❤ you from Kenya 🎉

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 3 місяці тому +2

    XIL ABIIB 😂 . Wiil hoog , kii yaraa ee qoyska meesha haysta (. Sacad muse ) uga wakiilka ahaa shaqalaysiinta caruurtooda naqaskii ayuu ku xidhay. Madaxtoiyadii
    Maaliyadii
    Maxkamadii
    Janankii milatariga
    Gudomiyihii shaqaalaha
    Agaasimiihii banka dhexe
    Intaasiba reerkooga ayuu muuse ka dhigtay 😂 . Waa lacagtii , shaqaalaysiintii , iyo waliba difaacii 😂😂

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 3 місяці тому

      Jaahil buka Jananka ciidamada iyo maxkamada sare dawladii ka horeeyaa magacaabay wuu ugu yimid waanay gutaan shaqadooda wax baro ina xinato meel kasta waa laguu magacaabiye ogowna reer weerarkaasi waa waxa xisbiga iyo Cirro ku dhacayaan in comment nacaskaagaa akhrida ood ka sii eridaa badan doonta lax yay u ololee Muuse oo tolkiisa iyo ummada SOMALILAND ee Cirro codka ka baryayo ku sii dir bravo 👏 i👏👏👏👏👏👏👏

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

      Oayey golha waa laga saarey Anshix xumo odega weyn Fartoon buu leeyhey shut up meesha sacad muuse ma maryo wasiiro maryaa bukaan sacad muuse ku hayaa lakin sacad muuse waa qabiil adna qof baad tahey ha ku daba daalin reerkaa illhey barkeeyey ee uga yar dada sheekh isxaaq

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 місяці тому

    Qof waalan bay dhegeysanayaan...waa jaqaaq..waar waxani miyaanu dad lahayn.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 місяці тому

    Qof waalan bay dhegeysanayaan...waa jaqaaq..waar waxani miyaanu dad lahayn.