NAJMA NASHAAD FT SAALAX SANAAG [JAWI] OFFICAL MUSIC 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • EREYADA:DAAHA GAAS
    LAXANKA:DABJACAYL
    MUSIC BY: FURINLE
    CAMERA BY:MUSTAFE SALEEBAAN
    RAAGE
    EDITING BY MUSTAFE SALEEBAAN
    PRODUCTION BY:AFRO,WAQAL,FURINLE

КОМЕНТАРІ • 861

  • @xafsoaxmed3054
    @xafsoaxmed3054 Рік тому +209

    hesaha waxa kamacn quranka🥺❤️

  • @lyricssongindia
    @lyricssongindia Рік тому +232

    Nasiib uma Yeelan Nabiga Scw duniida inaan ku Arko Allah Waxaan kabariina 🤲🤲 inaan ku Arko janada Nabiga Scw 🥺🥺🥺🥺

    • @nimcanmohamed2226
      @nimcanmohamed2226 Рік тому +1

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @yusracabdinasri8084
      @yusracabdinasri8084 Рік тому +1

      Scw scw

    • @hodanabdiaziz1695
      @hodanabdiaziz1695 Рік тому

      Scw

    • @cabdiqanicali3747
      @cabdiqanicali3747 Рік тому

      Scw scw scw

    • @cabiirjama8924
      @cabiirjama8924 Рік тому +3

      So why you bringing the prophet Mohammed in this place heesahaa you not fearing allah subxanallah this ummah

  • @shadiyasaleban7489
    @shadiyasaleban7489 Рік тому +25

    Duriyadii iyo darawiizhti is heshay 🥺❤️

  • @Maahir397
    @Maahir397 Рік тому +24

    Ilahay haynaga dhigo kuu fadliga eebe SWT janada 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +292

    haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaam
    Hadaa heesaha necebtahay oo Qur'an ka jeceshahay like

  • @phartuunupdy5829
    @phartuunupdy5829 Рік тому +7

    Deyniiile meesha heesta lagu duupey tropical vilage❤❤❤❤❤Ⓜ️Ⓜ️Ⓜ️Ⓜ️💪💪💪🙈

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 Рік тому +28

    Jimce bil u danbeeye sandna u danbeeya 30/12/20/22 qof wlba oo fariintayda arka ilaahay riyadiisa haw rumeeyo sanadka cusub 💜

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Рік тому +14

    Waqal jawiga adigaa naga sameystay .. ❤️ waqal always wax kale

  • @Hibaakabdirashied
    @Hibaakabdirashied 9 місяців тому +6

    Mustafe saleebaan ilaahay ha unaxariisto😭😭😭😭

  • @khalidali4780
    @khalidali4780 Рік тому +4

    Wow, Furinle wuxuu u awood sheegtay muusiishanadii soomaalida wuxuu tumayo waa la yaabay.

  • @1xbethacker997
    @1xbethacker997 Рік тому +288

    Hadi aad nabiga jeceshahay scw love ii saar

  • @saarmaxmed
    @saarmaxmed 8 місяців тому +4

    Alle ha unaxariisto mustafe saleeban😢

  • @asmodaahir3550
    @asmodaahir3550 Рік тому +40

    ii ducee hada qoralkayga aragtid wll😭😭

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +29

    Ilhay sandkan sanadkiisa cafimat io cibaado suban hanagu garsio alhuma amiin

  • @ridwaanYareofficial2019
    @ridwaanYareofficial2019 Рік тому +8

    Amazing saalax sanaag ft Najma nashaad dad caana oo walina lajaniina masu karno Naga so daaya waxa wqal studio raggba iskugu tagay runtii wlhy ❤️🙌

  • @madoobe8147
    @madoobe8147 Рік тому +35

    Woow best song of 2023 the melody is hit fire❣️💪

  • @saynabyalmaas
    @saynabyalmaas Рік тому +10

    Udhibo jeceyl qof nool ❤
    Janoy waa adokle 😥
    Jawigaad isameysey baa cidkle ilajili karen👑🥺
    😥jirkena daren isqaatey 💑
    Ninki jamashada yaqaana😇
    Jawiga wacan kasameysta ❣💋yaa idaara jaaska 😊😇👑
    Hey anaa kula jiracey yarta 🥰
    Dhaxdena jogta kamasax🌏💑
    Sidaan ugu jito dawo jicibto 🙈
    Nacabka qaado jes jes hadaan
    Kubaaso jeceyl an kudhali layabi🥰🙈
    Natijada aan lajaarno
    Halo tumo sacab jawaab ah
    Anagane jibta aan garaacno
    Gushaan lajeceylen garonka🥰🌏
    Inti jogto aroska kegiyo hajaraan sabibta 🥰😇💑
    Hey anaa kula jiracey yarta
    Dhaxdena jogta kamasax 🌏🩸🙏
    Sidaan ugu jito dawo jicibto
    Nacabka qaado jes jes hadaan Kubaaso jeceyl an kudhali layaabo 🙈🥰❣💋🙏
    Ereyadi 100%
    Laxanka100%
    Music100
    Waqal studio100%
    Waa waxkle dhamaantina hormar wacan heesta in ay qaraxdaan rajeynaa insha allah dhamaantina cimri dheeer iyo ciwaado suban insha allah asc❤️🥰❤️💯🩸👑🖤

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 Рік тому +7

    Legend Saalax Sanaag 🎉Sanadka 2023 waa Sanadku Fanka Somalida Qabsaday suu udhanyahay😘✅🦁

  • @MohamedAhmed-im7cx
    @MohamedAhmed-im7cx Рік тому +3

    mustafe saleban
    furinle
    dabjacayl
    daaha gaas
    najma vs salah
    heesta waa la isku arkay layaab layaab

  • @rahmacadey1107
    @rahmacadey1107 Рік тому +7

    Dadkii fanka lahaa baa is helay
    Najma iyo salax🔥🔥🥰

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +131

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️

  • @abdirahinabdi3355
    @abdirahinabdi3355 Рік тому +21

    Lyrics..
    Ku dhiibay jaceyl qof nool
    Janooy waa ado kaloo
    Jawiga ii samesay ban
    Cida kale ila jili kareyn
    Jinkeena dareen is qaatay
    Ninki jamashada yaqaana
    Jawiga wacan ka sameesta
    Ayaa ii daara jaaska
    Hehee..Anaa kula jira ciyaarta
    Dhexdeeda joogta ka baaso
    Xasidka u jarayaan u taaban
    Jaceyl dhali dunidu yaabtu
    Sidaa ugu jiito daawo
    Jiciirtu nacabku qaado
    Jeesjees xirfidaan ku baasto
    Jaceyl hidh ku dhali la yaabo
    #2
    Natiijada aan la jaarno
    Haloo tumo sacab jawaaba
    Inana jiibta aan garaacno
    Guushan la jeclayn garoonka
    Inta ay joogtu arooska
    Keegiyo ha jaraan sabiibta
    Hehee..Anaa kula jira ciyaarta
    Dhexdeeda joogta ka baaso
    Xasidka u jarayaan u taaban
    Jaceyl dhali dunidu yaabtu
    Sidaa ugu jiito daawo
    Jiciirtu nacabku qaado
    Jeesjees xirfidaan ku baasto
    Jaceyl hidh ku dhali la yaabo

  • @Abdihakeindhaye
    @Abdihakeindhaye Рік тому +6

    Yaasalaam abwaan mosishan iyo fanaaniin baa is helay shaqo wacana wey qabteen ❤️👏

  • @ahmedgeymale365
    @ahmedgeymale365 Рік тому +8

    Janooy waa adoo kaloon
    Jawigaad ii sameysay ban
    Cidkale ila jileen ❤❤
    Codka 💯
    music 💯
    Laxanka 💯
    Dubista 💯
    Waqal 🔥
    Waqal 🔥
    Waqal 🔥
    La antaa fanku nuur maleh ❤

  • @shuaybyare9955
    @shuaybyare9955 Рік тому +8

    Anther level

  • @maazimcadde1239
    @maazimcadde1239 Рік тому +50

    Najma Nashaad iyo Saalax Sanaag Another level ❤💥

  • @mowlidmohamed40
    @mowlidmohamed40 Рік тому +88

    I'm from Morocco I love somali song🎵
    I can't understand the meaning but I enjoy it
    I have Amazing somali friends ❤ 🥰

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 Рік тому +6

    reer ceergaabo
    waa.idin.sidee like ha leydinku garto inaad joogtaan 👍👍👍👍

  • @cumarjuba1787
    @cumarjuba1787 Рік тому +8

    Wall macan heesaha quranka ale ayaa ka macan ilove sar

  • @SalaxDaahir
    @SalaxDaahir Рік тому +5

    Waa shidan tihiin ❤❤❤

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 Рік тому +17

    earphone ama sameecad qofkaan ku daawan ma dareemi karo heestan another level song & best song 2022 good lucky 2023 💣💥💯💫

  • @abdelrahimhussiin3299
    @abdelrahimhussiin3299 Рік тому +2

    الصومال ي اخت بلادي 🇸🇴🇸🇩🥰

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +3

    wow erayo macqul ah daaha gaas abwaan tagey iyo dabjaceyl fara dahable furinle Team Wstudio sanad cusub❤

  • @user-gu3zf5ie2o
    @user-gu3zf5ie2o 10 місяців тому +2

    you make my day

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 Рік тому +68

    Wow amazing voice my favorite singers👏💯
    Salah vs najma🙌🤴👸
    Waa idin wataa niyow🙏💚🤍❤

  • @baxnanoproduction
    @baxnanoproduction Рік тому +19

    Heestani World cupka ayay la socotay inta igu raacsan 👍👍

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818

    Cajiibeey cajiib🥰
    Xirfad lajecelyahay⚽️
    Dhalinyaro lajecelyahay
    Duubis lajecelyahay
    Waqal stadio🎻🎶

  • @mukhtarfidhiidhe18
    @mukhtarfidhiidhe18 Рік тому +32

    Jees jees xirfadaan ku baasto....
    Another level Najma Nashaad ft Saalax Sanaag ❤

  • @fuadducaysane5903
    @fuadducaysane5903 Рік тому +1

    Video 📹 🔥 💯
    MUSIC 🎶 HIT OF THE YEAR🦋🚀
    Daaha Gaas 🦁🤟
    History would remember You.

  • @mustafimaska5947
    @mustafimaska5947 Рік тому +2

    Anaa kula jira ciyaarta farxad joogta ah ka baaso nacabka u jar yaanu taaban jacayl dhali dunidu yaabto
    Ninkii fahmayaa fahmaya what a words

  • @farxaanboy7915
    @farxaanboy7915 Рік тому +3

    salaax Sanaag Ft Najma nashaad..
    Dadki Fanka Iska Laha pa is HelaYy💋❤

  • @shukricumar5278
    @shukricumar5278 Рік тому +1

    Maasha alaah qoftaan taageero waankutaageeraa walaahi walaashee iyo walaal keey saalah❤❤❤❤

  • @mursalxaashi3378
    @mursalxaashi3378 Рік тому +1

    Lapa fanaan oo sanada doodi qaadanaya iyo WAQAL OO JAWI KALE AH♥️✊🏻AN OTHER LEVEL 🔥

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Рік тому +15

    oh my favorite singers❤️🌹🥰👏

  • @kamaldiin1249
    @kamaldiin1249 Рік тому +10

    Laxanka waxkle 🙈🔥

  • @iam.legendar
    @iam.legendar Рік тому +1

    done✅👑

  • @suusihassan
    @suusihassan Рік тому +3

    I'm British ilove you somali song😍🤗

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +3

    Wow saalax sanaag ft najma nashaad❤️🥰🔥🔥

  • @ubahdahaboh2807
    @ubahdahaboh2807 Рік тому +2

    Weeee Wayyyyy😜 Jacaayl igu dhali LaYaabo😋

  • @boojadheere
    @boojadheere Рік тому +2

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Рік тому +7

    Wow amazing nice song keep going waqal studio

  • @mohaiproahim17
    @mohaiproahim17 Рік тому +30

    Wow 😲 melodies voice Najma Nashad and SS 💯🔥

  • @shavici4380
    @shavici4380 Рік тому +4

    I am from Spain 🇪🇸 I love somali song 🎵 😍 ❤️ 💕

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Рік тому +10

    Best song 🎵 of year
    Duubista fantastic fire 🔥 📸
    Editing 🎥 🎞 💯
    Melody 💯 🔥 Lyrics fantastic fire 💯 🔥
    Music furinle faro dahab Hit 🎹🎻🎼🔥💯 inta ka heesya like 👍 saar
    Best camera 🤳 ever Best of year ever seen 🔥💯📸🎞 voice 💯 🔥 🎤 🎙 👊

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 Рік тому +8

    Salaaxii Sanadadaan mglka Shitey🔥🔥

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 Рік тому +4

    Hit song 🎵
    Ereyada 💯
    Laxanka💯
    Music 💯

  • @cilmigiire31gmailgiire25
    @cilmigiire31gmailgiire25 Рік тому +1

    Amazing 👏 tan oo Kala waxay yidhihaan an other level marakay ka yaabaaan gaaladu

  • @maxameddeeq1875
    @maxameddeeq1875 Рік тому +5

    Fanaaniintii hargeysa oo caasimadii dalka shitey inaba caadi ma ahan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @abdihamudofficiall8922
    @abdihamudofficiall8922 Рік тому +24

    Heestii jawi
    Codadka salax vs najma 100%
    Eryadii daaha gaas 100%
    Laxankii omar dabjacayl 100%
    Music furinle 100%
    Camera mustafe saleban 100%
    Studio waqal walaayaabay
    Iike and dhacsiiya faro dahab layaasha

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 11 місяців тому +1

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم نسألك حسن الخاتمة

  • @captainmastana1691
    @captainmastana1691 Рік тому +1

    Fire 🔥 najma nasheed ft salax pangaa

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Рік тому +2

    ❤💋axyaa heesta sanadka❤🎵🎶🎶👏👏

  • @pahjaapdirahmaankaligeettaliso
    @pahjaapdirahmaankaligeettaliso 10 місяців тому +1

    Najma nashaad❤❤❤❤❤❤❤ Qurux badan iyo saalax is

  • @zeamanofficial86
    @zeamanofficial86 Рік тому +24

    I'm from BraziL🇧🇷 I can't understand the meaning of words, but I enjoy the listening of somali songs❤it seems so beautifuL song I love somali people and I wish somaliland become recognized💪

  • @UpdyKani
    @UpdyKani Рік тому +2

    Wow Amazing Hd new song very nice
    Habby new year 2023 welcome

  • @apdiqaniuthman
    @apdiqaniuthman Рік тому +10

    Best Song ❤️💯

  • @sir__cmc
    @sir__cmc Рік тому +2

    I'm from ISRAEL and I like Somali songs.

  • @user-iq4gg6vb2s
    @user-iq4gg6vb2s 11 місяців тому

    Waaw ciyaar yahano is helay stadium hargaysa ayey ka ciyaari jirtay Axmed dhagax.. Sidaan uga jiito daawo, ciyaarta ugu jaro bal daawo, baasskiyo kuugu dhiibo jaanta,.. Shabaqa uga jaro bal eeg.. Muxuu yiri annaa kula jira waa6ciyasrtooy weyn ❤love. Ereyo Abwaan waar daahe ❤meel walba ❤waa ka hadlaa.. Jacayl kubad lagu ciystaayo ❤waa ii kow. Dabaal baa inoo hadhay iyo orod ❤sax..

  • @shuceybsomaliofficial692
    @shuceybsomaliofficial692 Рік тому +1

    Www other level 👏

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому +19

    I PLAY THIS SONG DURING THE WINTER MONTHS TO KEEP MY HOME HEATED 🩱🩲🧥🧦👙👚👛 . CAN'T WAIT UNTIL . .WAQAL WSTUDIOS THANKS FOR YOUR SHARING WITH US

    • @abdikanilaaska7445
      @abdikanilaaska7445 Рік тому +3

      Shaly bayba soo baxdee😭😭☠️

    • @fqaran8302
      @fqaran8302 Рік тому

      @@abdikanilaaska7445 😁😁

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Рік тому +1

      @@abdikanilaaska7445 markaan comments KA qorayey 3 jeer baan dhageystay xasuus bay I galisay jaceylkii iigu horeyey MAGAALADDA GABILEY MAROODI JEEX LAKIIN HADDA HAWADA KU MAQNAHAY 🤣😅😆😁😄😃

    • @prinzhishaam750
      @prinzhishaam750 Рік тому

      Re read the comment please 😭😭🙊☠"Months to come " and also "can't wait until " That means in fute Not past🤗👋🥰😝😝😝😝

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Рік тому

      @@prinzhishaam750 that's good one 🤣😅😆😁

  • @ApdyOmar53
    @ApdyOmar53 Рік тому +1

    Dadkii fanka iska lahaaa
    Saaalah iyo najma 👊

  • @imqarazto_bm8590
    @imqarazto_bm8590 Рік тому +3

    Naagtan dabo macan ayay qabtaa 😭

  • @suhaybcali8686
    @suhaybcali8686 Рік тому

    Cumar Dabjacayl laxanka iska leh ninkaa heesta u laxameeya way qaraxdaa legend furinle and daha gaas written meesha dadbaa isku helay

  • @captaindirie4604
    @captaindirie4604 Рік тому +1

    3 legends najma iyo salah iyo waqal meshaa waxa laga filaa si waali ah in jaantu isku raacdo

  • @MOSTAFEKANTE341
    @MOSTAFEKANTE341 Рік тому

    Yaa ila arkay 2017 iyo imika codkedu waxba is kana beedeliyn😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @caishaoglecaishaogle39
    @caishaoglecaishaogle39 Рік тому +2

    Waaw Wa Antherlevel heestan🥰

  • @amiiraadan664
    @amiiraadan664 Рік тому +5

    Jah heesta 🥺♥️

  • @herrochannel2670
    @herrochannel2670 Рік тому +1

    Waxan hees waa dhaafty ee magac kale u bixiya 2023 best song aan arko weye

  • @abdiasiiskaliifahmed9399
    @abdiasiiskaliifahmed9399 Рік тому +1

    waqal studio waxkale waleee😲💯

  • @abdikadirlyrics
    @abdikadirlyrics Рік тому

    Best Of The Best Waqal Wstudio , Saturation ka Ku Yara Badan Mooye

  • @hazaanixiish4803
    @hazaanixiish4803 Рік тому +5

    Away dadkii jeclaa nabiga scw ♥️

  • @saciidaanimohainji7023
    @saciidaanimohainji7023 Рік тому +1

    Najma nashaad vs saalax sanaag plo geep going 🗣💯

  • @hamdacadeeyhamda3629
    @hamdacadeeyhamda3629 Рік тому +1

    In ta og inee heestaan kala kaceeso 1m gareso loveta😘🥰

  • @ahmeddheere7270
    @ahmeddheere7270 Рік тому

    Saalah sanaag and najma nashaaad
    Wooow woow Anaa kula jira ciirta

  • @malikij4514
    @malikij4514 Рік тому +1

    Najmo sidey Ilkaha Dabarka u marsateyba way foolxumaatay!

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 Рік тому

    Codadka /100/100
    Stalka/100/100
    Duubiska waqal ka duula / 100/ 100
    Keep giong zxpayaal

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Рік тому

    Layaap🙌 🔥🔥🔥
    Laxanka wax kale💯❤🔥🔥

  • @nksbsj
    @nksbsj Рік тому +7

    amazing song ✌

  • @ayanleibrahim1675
    @ayanleibrahim1675 Рік тому +4

    You’re the best and I love your music so much!

  • @ruwaydaxussen5321
    @ruwaydaxussen5321 Рік тому +2

    Waaw ❤🙈

  • @muusemuuse1067
    @muusemuuse1067 Рік тому +1

    ilaahay kabaqa wllo aduun yadu wa maal mokooban

  • @c-rxmnalmania
    @c-rxmnalmania Рік тому +2

    waa waa ❤️❤️

  • @transcriptofficial8530
    @transcriptofficial8530 Рік тому

    waqal studio in the building fav singers sanaag ft nashaad bbe

  • @yasminhassan5651
    @yasminhassan5651 Рік тому

    Codka 💯
    Laxanka 💯
    Plus waqal studio another lever 🫡🔥🔥🔥🔥🔥

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Рік тому +1

    Masha allah beautiful best quxux salax sanaag iyo najma ❤❤👌👏

  • @Geyre02
    @Geyre02 Рік тому +2

    Qiimeynta Heesta.
    Codka 100%
    Jaaska 98%
    Music 100%
    Muuqaalka 100%
    Stellka 75%
    Dhanka stellka Dharka Najma Isma bedelin Salax Baa Labo Color Kusoo galay
    asna Halmidbaan badi Daawanay.

  • @officialabdikariimalishaah2625

    BEST SONG OF THE YEAR
    HAPPY NEW YEAR MY PPLE
    ILAAHAY SANADKAN SANADKIISA BASH BASH IYO BARWAAQO HA INAGU GAADHSIIYO
    WAQALKA DA,AYA ❤❤🎧🎸🎻🎹🎤🙏

  • @maxamednasir616
    @maxamednasir616 Рік тому +1

    Pro

  • @ibracosmetics
    @ibracosmetics Рік тому +3

    Dab io holac 1 week 1m 🔥❤️🙏

  • @caashoabdulle7333
    @caashoabdulle7333 Рік тому +1

    Wow mashallah 😍 👏 ❤ ♥ 💖 🙌 😍