SAALAX SANAAG NEW SONG WAAD ILEEDAHAY 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • SAALAX SANAAG
    WAAD ILEEDAHAY
    EREYADA IYO LAXANKA CUMAR DAB JACEYL MUSIC MAFTUUX CADCEED

КОМЕНТАРІ • 2,2 тис.

  • @Salah_sanaag
    @Salah_sanaag  2 роки тому +2500

    Idinka La,aantin waxba ma ihi mid mid idinkuma Mahad celin karo si guud wan idin wada jecelahay guulaysta ❤️💯

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 роки тому +1194

    Heesah waxaa ka macaan Qur.aan ka Aleh yaa igu raacsan🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @zeatziciitxiin3243
      @zeatziciitxiin3243 2 роки тому +24

      kalaamka alle meel music kabaxaYo maxa kala soo doontay meel ku munaasiba kuqor intaad ileedahay like ku raadi waad aragta mesha waxa ka socda munaasib kuma ah magaca quraan haku hoos qorin hees mar dambe waa aniga Fikirkayga

    • @mohamedjelle4105
      @mohamedjelle4105 2 роки тому +1

      Itaqulah

    • @fiihimbashir6986
      @fiihimbashir6986 2 роки тому +5

      Dufow ee mxad hees kalamka alle ula simaysa

    • @ikrayarey464
      @ikrayarey464 2 роки тому +3

      Waarunta wll mcn m.a allah haa noo gargaro

    • @fatimaosman2349
      @fatimaosman2349 2 роки тому +5

      Xoolo nool, nio malaa caqligaa kugu yar quraanka ilaahay mxd kla soo doonty halkn, waar iimaanka lagaa qaadye hadaad like u baahnty orodoo tik tok furo

  • @muscabbishaar3376
    @muscabbishaar3376 Рік тому +135

    ʜᴇᴇsᴀʜᴀ ᴡᴀxᴀᴀ ᴋᴀ ᴍᴀᴄɴ ǫᴜʀᴀᴀɴᴋᴀ ᴀʟʟᴇ ʏᴀᴀ ɪɢᴜ ʀᴀᴀᴄsᴀɴ 😭

  • @user-fm9qj1gm8b
    @user-fm9qj1gm8b Рік тому +9

    Siduu ugu luqaynayo muu quranka ale sidaaso kale ugu luqeyo😢😊

  • @haykaloos8903
    @haykaloos8903 2 роки тому +487

    Heesaha Waan iska dhageysanaa Anoo og iney danbi tahay Allaha kuligeen qalbiyadeena ka madoobeyo heesaha😊

  • @dj.rockets
    @dj.rockets 2 роки тому +157

    Legend Saalah Abdirisaak Mohamed Faarah
    💪

  • @user-vm4db5mk8i
    @user-vm4db5mk8i 8 місяців тому +25

    Dhalinyaro aynu iska deyno dhegeysiga heesaha,aynu u weecano dhanka Dhegeysiga Qur,aanka Xafiidka ah,Alxm haddaan weli caafimaad qabo 🤲🤲

    • @DeeqaAxmed-ts8bb
      @DeeqaAxmed-ts8bb 7 місяців тому +1

      Walaal aan kugu daydee iwaani😂😂😂

  • @abderahmanqaalib1056
    @abderahmanqaalib1056 2 роки тому +38

    waad i leedahay waa libintayda♥️
    waad i leedahay waa lis dareena♥️
    waad i leedahay waa i ladnaane♥️
    markastee igu labbe lubigaagaa♥️
    Best calaacal inthe world 🌎
    Salax sanag 🎶🙏👈🏼

    • @sucdimaxamed7546
      @sucdimaxamed7546 Рік тому

      wailedahaymakaheshay

    • @fahadyasin4573
      @fahadyasin4573 Рік тому

      Churches and churches and your pain 💔 😢

    • @yacinmohamed1176
      @yacinmohamed1176 8 місяців тому

      ❤waad ileedahay waa libintayda❤
      Waad i leedahay waa lis dareena❤
      Waad i leedahay waa ladnaane❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +646

    Songs point to your problem But the Qur'an solves your problem ❤🙏

    • @najmaanalka37
      @najmaanalka37 2 роки тому +6

      Nd here ur commenting every song lol

    • @shukriabdi4378
      @shukriabdi4378 2 роки тому +5

      Aduu hees intaas kuso qorta iska daa horta adu nacasyahow

    • @quenzaamxarir7819
      @quenzaamxarir7819 2 роки тому +1

      Waad ileedahay
      Waa libintayda
      ❤️🥰🥰🥰

    • @maryanabdilahimuhumed1152
      @maryanabdilahimuhumed1152 2 роки тому

      salax sabab codka ilahay haku daayo amiin amiin amiin

    • @yahyeabdinor4200
      @yahyeabdinor4200 2 роки тому +3

      marka adiga heesaha ayad dooratay sow ma aha?? waaayo meeshan ayaad timaadeee !!!!!!!!!!!!!

  • @electronicparacticsengshek6488
    @electronicparacticsengshek6488 2 роки тому +372

    The best person ever the most knowledgeable and prophet Muhammad 😍😍😍😍

  • @cawaalecaydaruus3455
    @cawaalecaydaruus3455 Рік тому +11

    Cumar Dabjacayl, ninkaas heeso badan baan arkay isaga oo laxan iyo ereyo cajiib ah isku darsaday. Bravo 👏 🙏✌
    Saalax will never disappointed 🙏✌

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 роки тому +157

    What makes me feel happy and proud is the mark (sujuud) on his face walhi. No matter what he is doing but as long as he is a good and practicing Muslim. I'm humbled❤️❤️

    • @user-km4cu7fk9u
      @user-km4cu7fk9u Рік тому

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 11 місяців тому +1

      😂😅😂😅😅😂😂😅🎉😅😂😅😅🎉😅😅🎉😅🎉

    • @Ortega03
      @Ortega03 2 місяці тому

      Don't you think your point would've been more understood if you'd written it in your language🤷‍♂️

  • @MohamedIsmail-hh5to
    @MohamedIsmail-hh5to 2 роки тому +184

    Quraanka ka macaan heesaha 💌❤💙

    • @Gaashan1
      @Gaashan1 2 роки тому +2

      MXAA INTA KU KEENAY MRKA WLLOW? 😂 WAR CAYAARTA NAGA DHAAF NIO WAX WALBA WAA OGNAHAYEE!

    • @anabhassan9801
      @anabhassan9801 2 роки тому +2

      Hhhhhhhh

    • @saidsuleiman7365
      @saidsuleiman7365 Рік тому +1

      Maxaa udageysanee marka 😂😭

    • @mohammedadow3360
      @mohammedadow3360 Рік тому +1

      Aad iyo aad

    • @asadmahad
      @asadmahad 8 місяців тому

      Dhegeesidisa badi wll mcan ❤

  • @cilaahimohamed5304
    @cilaahimohamed5304 Рік тому +10

    codkaga aad u depecsan qur aan Karim ka inoo akhriga wllo rapi Tabaraka watacala hydin xifdiyo dhamanten

  • @abdirizakgaafuun709
    @abdirizakgaafuun709 Рік тому +4

    Gaaladu maxay ilbaxnimo la'aaan inooku tilmaamaan soow kuwa camerda ka dhaqaaqi la' hhhhh any way saalax sanaag waaan ku wataa brother

  • @Qani_10
    @Qani_10 2 роки тому +87

    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Stylka 100%
    Codka 100%
    Muqaalka 100%
    Iga dhowr labacoo
    Laxaw baaji😱
    Salah Sanaag Lagend 🙏

  • @SOMALIMIX512
    @SOMALIMIX512 2 роки тому +135

    The best person ever And the most knowledgable person,
    And the most shy person of ALLAH
    Created was our prophet Mohamed scw 💕💕💕💕

    • @fatimaosman2349
      @fatimaosman2349 2 роки тому +1

      Caqliga fuud lagaaga shub nio meel ku munaasaba kaga hadl, intaad like ta ku raadinaysid

    • @hoodocali7902
      @hoodocali7902 2 роки тому

      Maha

    • @zakariyecabdi7347
      @zakariyecabdi7347 2 роки тому

      SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM

    • @zakariyecabdi7347
      @zakariyecabdi7347 2 роки тому

      Wll SALIGA NEBIGA HADAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @bintiiftiin
      @bintiiftiin 4 місяці тому

      😂😂😂

  • @princessdrama7017
    @princessdrama7017 Рік тому +21

    Haben jimce ah 2023/2/3
    time 12:3 minutes habeenimo
    jcylkaygii oo iga safrey ayaan heestan wada dhageysaneynaa anago kala maqan jcylku cajiibsanaa
    waana markii ugu horeysay ee uu safar iga galay intaan maciiza ahaa
    ilahy haikaa nabad geeyo Boqorkaygii comfortable travel insha allah
    no matter distance Between us you will always be in mia heart ♥
    Waad iledahay waa libintayda
    Waad iledahay way ladnaane markazta igu labe lubigaga Boqorkaygii (C)
    thnk you inader salah abdirisaq mohamed sanaag 🥰

  • @mxamuttismaciil690
    @mxamuttismaciil690 Рік тому +10

    Hees waxaa kamacaan Quraanka kariimka ah illahay🤗🤗🤗🤗🤗

  • @apdilahiinashire3830
    @apdilahiinashire3830 2 роки тому +27

    Nabiga kusali scw💜❤

  • @mohahapip7833
    @mohahapip7833 2 роки тому +41

    Waa fanaan da'yara zidoo kale waxaan meesha ka maqneyn taalantiga uu leeyahay keep going my pro saalah zanaag( yaa zalaam ) [ waad ileedahay waa libinteyda ]🔥🎻🎤🎵🥰💯

  • @abdulrahmanhassankafi6312
    @abdulrahmanhassankafi6312 Рік тому +3

    waalaal qaaaali. sajuuud. qurux. badan. iyo. salaaada. ayaaa. kaaa muuuqa ta. ee heesah. is ka daaa.

  • @ibramohamed756
    @ibramohamed756 Рік тому +8

    Waad i leedahay waa libintayda❤
    Waad i ledahay waa lis darena ❤
    Waad i ledahay waa lubigaaga❤
    Only gabar marexan ah 😢

  • @abdirashidahmed3109
    @abdirashidahmed3109 2 роки тому +9

    Saalax sanaag legend of the legends
    Heestan inta ila og inay million is xidhi doonta like 👍

  • @suhaypmaxamed3426
    @suhaypmaxamed3426 2 роки тому +14

    Saalax sanaag protherkeygii waan zugi lahaney all bamak cusub 🇩🇪 from Germany 💯

  • @xasankaafi5495
    @xasankaafi5495 Рік тому +7

    Soow jaceyl libinti maladaaba
    laqan yada darta kama leexan
    dhiga so tirana kama laaban.
    Laabta so xumigeen kuma laabin
    waxn leeyahy laxmin guur ah
    Labo laabo u adke sirta love
    kuma quuro ludo kuma liido
    oo laciif galgacal kuma laabto
    waad illeedahy walibinteyda
    wad illeedahy walis darema
    wad illeedahy wey ladnane
    mar kasta igu labeey lubigaaga

    • @ismahaaan8945
      @ismahaaan8945 4 місяці тому

      Makusaxa anaba kudhame 😂😂😂.
      Sow jacayl libintii maladaaban. Laqanyada darta kama leexan. Lugo so tirada kama laabin. Labta sow xubigeen kuma laliyin. Waxan leeyahay lac hami guula Laba labo adke sirta loveta.
      Kuma qudho lurmo kuma liido
      Wa laciif kalgacal kuma labto.
      Wad ileedahay wa libintayda
      Wad I ledahay wa lis dareen ah
      Wad iledahay way ladnaane
      Markasta igu labe lubigaaaga ❤❤

  • @mustafafakada3128
    @mustafafakada3128 Рік тому +6

    Henshaw waxaa kaqurxoon quraan ka Lakin waa inaad iska daysid Henshaw salad sanaagoo wll waan kubaryaya

  • @baxnanoproduction
    @baxnanoproduction 2 роки тому +16

    Omer Dabjacayl+S.Sanaag+Cadceed+Mo Adam= Dunni Kale
    Heestii Qarniga Saalax sanaag on the beat ( Calankaagu Ma Damo proh) 🔥🔥❤❤

  • @jamiilmubaarikjamac
    @jamiilmubaarikjamac 2 роки тому +93

    The one and only salah sanaag 💕 big fan pro
    Waxba lagaama qaban karo
    Voice 🎤💯
    Style top 💯
    Music 🎶 💯
    Top 💯🤴

  • @SagalGalad
    @SagalGalad 10 місяців тому +4

    salaada wey kaa muuqataa walaal iska daa fanka 🥺🥺🥺

  • @DjFarxanMideya
    @DjFarxanMideya 4 місяці тому +2

    Waileedahayay xawo Pea farxada iguunolawa meel walpa joogta qali farxada igunolaw❤❤❤❤

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 2 роки тому +10

    Heestu waa heesii dadka waa weyn🥺😆
    Wlhi codka muqaalka musiga erayda laxanka All way iga gadantay heestu kaygiiyow waad ileedahay😥❤

  • @cabdirashiidsulub711
    @cabdirashiidsulub711 2 роки тому +19

    "Wad i ledahay
    Waa libintayda
    Waa i ledahay
    Waa lis dareera
    Waad i ledahay
    Way ladnaane
    Markasta igu
    Labee lubigaag
    💯💖

    • @user-fq9km1fg9w
      @user-fq9km1fg9w 2 місяці тому

      Saalax sanaag ❤❤❤❤😊😅😅😅

  • @faradiidfaradiid
    @faradiidfaradiid Рік тому +3

    Adiguna waxaan ku leenahay nooloow illaah codka hakuu barakeeyo saalah sanaag waligaa nooloow guuleyso mar walba🖤🤍💖🌴🌴🥀💓🇸🇴🇸🇴❤️💚😃🤍💖

  • @ahmedaamiin8669
    @ahmedaamiin8669 2 роки тому +2

    Dab jaceyl iyo maftuux markan arkey ban arkey in heestan waaweynkii isugu tageen🖖 axyaa fanaaan zalax sanaag👏

  • @aminahmed7376
    @aminahmed7376 2 роки тому +17

    Ereyada iyo laxanka iyo codka inama caadi maha iyo Etopiya 🇪🇹 keep going bro
    1 month 1M

  • @bishaarshide8536
    @bishaarshide8536 2 роки тому +4

    Tani hees waydhaaftay walahi hees saalax sanaag horay usoco pro fanaan jira

  • @safaoumeyma2740
    @safaoumeyma2740 Рік тому +2

    Wllhi
    Thise my first lover somali song
    A 100%ya xabuub from Djibouti

  • @craxmaanaadan1994
    @craxmaanaadan1994 Рік тому +2

    Saalax sanaag wll kayga muslinka ahaw kabax fanka faa ifdo mooye danbi waxa malaha

  • @Abdishakour_Tube
    @Abdishakour_Tube 2 роки тому +7

    Woow hees dad waa wayn ka shaqeeeyen legend ugaaska fanka saalah sanaaag 🥰

  • @xasanadan282
    @xasanadan282 2 роки тому +17

    Laxanka 100
    Music100
    Stely 100
    The best heesta
    Keep going salax sanag😇🥰

  • @najmamaxamednajma7485
    @najmamaxamednajma7485 2 роки тому +1

    Marks too is idhahdo ilow ahadana waan ku sii jaceylanaya macan sameya habe iyo dharar ada qalbi kayga ku jira maxan ku kulahadalabada was lugu ayesha

  • @aaminahmed8976
    @aaminahmed8976 2 роки тому +1

    Best fanaan run ahaantii waanku taageeraa

  • @cumarmohamuthmohameth3954
    @cumarmohamuthmohameth3954 2 роки тому +13

    Erayada 100%
    Laxanka 100%
    Codka 100%
    Camera 100%
    Editing 100%
    Stayle 100%
    The One And Only Saalax sanaag

  • @saabiriincabduqaadir5762
    @saabiriincabduqaadir5762 2 роки тому +13

    Ax Ax Hees Dareen leh Wad ileedahay Libinteyda Wad ileedahay Jah Markasto Igu labee Lubigaaga🥺😭Ax Jecelaa😢

  • @carabociisemaxamuud
    @carabociisemaxamuud 11 місяців тому +1

    Waa sax walaahi heesah waxa kamacaan quraanka😢

  • @nimcoahmedabdinimcohani4164
    @nimcoahmedabdinimcohani4164 Рік тому +3

    Laban-laab u adkee sirta love ka
    Kuuma quudho luroo kuma liido

  • @apdipazid______3665
    @apdipazid______3665 2 роки тому +12

    MaFtuux MoHamouD Du'ale AptiH MxaD SamenaYsa 😊✊👌👍

  • @bahjobilan3784
    @bahjobilan3784 2 роки тому +6

    Saalah sanaag fanankeyg aan jclhy cimrigaagu haraago fanaanka qudha aan jclhy tahay 💯🤴❤🥰

  • @bulzhaawihofficial789
    @bulzhaawihofficial789 Рік тому +1

    ayyyyyyy markasta igu labee lubigaagah 😍😍😍

  • @hanaancabdiyuusufhanacabdi8258

    Saalax sanag ani hees isoo qaad waba kahelay heesahagee

  • @shabcanmuxamed2388
    @shabcanmuxamed2388 2 роки тому +2

    wooow❤❤way hesti dhafty taani salax Abdirisaaq maxamed salax sanag❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MAHAD304
    @MAHAD304 2 роки тому +4

    Best song wllHi pro horey uzoco ❤️✋️

  • @najiipzaki1969
    @najiipzaki1969 2 роки тому +1

    My Yng brorther salaaH zanaG poqorka Fanka waqtiGan hora Usovo Apti mcn 🤪

  • @kaydee9766
    @kaydee9766 2 роки тому +4

    Classic! Masha’allah. Tii ugu dambaysay heesahaaga ayaa weli ka dhergi la’ahay. Isaar doontii xubiga! Tanna waa eeshcalaa.

  • @abdikafiarusha83
    @abdikafiarusha83 2 роки тому +6

    Ereyada 100
    Laxanka 100
    Music. 100
    Codka. 100
    Isteyl. 100
    Duubista 100
    The best song
    Salax abdi risaaq salax sanaaag

    • @nafisamuse-fk9ci
      @nafisamuse-fk9ci Рік тому

      𝑡𝑠 𝑠ℎ𝑎𝑞𝑎𝑑𝑎 𝑚ℎ𝑎👈😂

  • @zeatziciitxiin3243
    @zeatziciitxiin3243 2 роки тому +6

    fanaan dagaanaan iyo cod ba ku shafran heestan way socotay wllhi🤞🔥💯

  • @drabdirisakali1253
    @drabdirisakali1253 2 роки тому +3

    Salma l love you 100/

  • @user-xm1xh5sq6v
    @user-xm1xh5sq6v Рік тому +1

    Woow ,salax sanag ad ayan heestan ujeclahay

  • @ijaaboabdirashid1343
    @ijaaboabdirashid1343 2 роки тому +5

    waa i leedahayoo waa libintayda yaa salaam❤

  • @zhaakiryoung5696
    @zhaakiryoung5696 2 роки тому +3

    Salah nin tagey hore u soco@

  • @engabdifatahjamajoseph6843
    @engabdifatahjamajoseph6843 7 місяців тому +1

    Axyaa hees
    Axsan fanaan salax sanag
    Abwaan omer dabjacayl
    Maftuux cadceed farodahable

  • @zihaammohamut6231
    @zihaammohamut6231 Рік тому +90

    Wad iledahy_M❤__

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 2 роки тому +42

    Saalax the one and only singer big fan prother🙌💯💪

  • @jaaleofficial910
    @jaaleofficial910 2 роки тому +18

    Aww Salah Sanag another Level keep going bro

  • @zahramq2544
    @zahramq2544 Рік тому +12

    Mashaallah ❤brother walaahi I love ❤️ listening to your songs yet at the same time I can’t help to feel that you should be sheikh am so sorry 😢 to say this because you voice is so beautiful that it belongs to Allah only and not this Dunya and I only say this because after being in Australia 🇦🇺 for 31 years I cry inside everyday to go home 🏡 and one day see Somali safe and I see something especial in you that is so loving and Somalian 🇸🇴
    May Allah bless you ❤❤❤❤

    • @cattleyaali9766
      @cattleyaali9766 Рік тому

      Masha Allah I hope he will consider your beautiful advice one.

  • @ilac____cali
    @ilac____cali 2 роки тому +2147

    My name is ilac_cali 😅😂

  • @user-nv4if3dd6x
    @user-nv4if3dd6x Рік тому +4

    Wad ileedahy c❤❤❤❤

  • @mohamedrajo9891
    @mohamedrajo9891 2 роки тому +3

    Wah jah ar tan aa maxan ku tilmaamaa best songs of year somali kal iyo laap walahi 🥺👸💘

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 роки тому +8

    my yng brother Saalah Sanag Boqorka Fanka Waqtigan Horay Usoco Abti mcn💯🔥❤️

  • @SadraXuseen-un2vm
    @SadraXuseen-un2vm Рік тому +1

    thank your saalah sanaag😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @costofweightlosing2636
    @costofweightlosing2636 2 роки тому +6

    Wooooow the best song and music saalah sanaag keep going I am with you always brother 👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @caalamiinyareofficial1671
    @caalamiinyareofficial1671 2 роки тому +7

    Tha one and only saalax cabdirsaaq mxamed 🎇🎇🎆🎆🎇🎇

  • @suhaibabdikadir
    @suhaibabdikadir 2 роки тому +15

    Heestan sidii aan filayey looma duubin, laga yaabaa inaad ila dareemaysid si kastaba Keep forward Akhii

  • @KhadraAadan-bk3cy
    @KhadraAadan-bk3cy Рік тому +2

    🎉waaw❤❤❤😂

  • @mumtazabdi119
    @mumtazabdi119 Рік тому +1

    Salax sanag pro wan kuwata salax wad iledahay mudane madaxa isaran tahay,👑💕👌

  • @zoyamukhtaar6399
    @zoyamukhtaar6399 2 роки тому +2

    Ninka kaliyee heesihisu jacaylkygi hore ixsuusiyan cod baan ku dhan wl mansha allah

  • @nuuramohamed2790
    @nuuramohamed2790 2 роки тому +3

    Laban laabo adkee sirta love,ka 👑♥️

  • @AyaanQurxan-jw4kh
    @AyaanQurxan-jw4kh Рік тому +2

    Heestan qofa jeclaa ban kusoxasuustaa

  • @yaxye2
    @yaxye2 Рік тому +1

    Heeska macan wli ma araG intaan Fanaaniinta klE dhagysanaYaY

  • @khadijamustaf3029
    @khadijamustaf3029 2 роки тому +6

    Waad i leedahay waaa libintayda❤️😫
    Waad i leedahay waa lis dareeena🔐🥺,
    Waad ileedahay wey ladnaane👑🔑,
    Markasta igu labeey lubbigaaga😰🥰

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 роки тому +8

    The legend SALAAX SANAAG hees dareen leh ❤🔥

  • @amalcirroofficial3539
    @amalcirroofficial3539 2 роки тому +1

    Walahi jacayl
    Aanan garanayn qofka aan jecelay aya igu dhaca markan dhagaysto
    Salax sanag . Daren pa yabay heskan wllo wan ka haynah🙊🙈

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal Рік тому +12

    The poet who made the words as he put them together was amazed, I saw the melody and I have never seen the legend Salah Sanaag. 🤗

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 2 роки тому +6

    Fanaaan aan iska Jecelay Guulayso Bro saalax sanaag ❤️👑

  • @osmangelle34
    @osmangelle34 2 роки тому +15

    The king is back with outstanding song Hore U Soco My Brother Saalah SanaaG

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 Рік тому +1

    Saalax sanaag axyaa hees big legend

  • @sameralucky7064
    @sameralucky7064 2 роки тому +1

    Darwishka sanaag🐎💖⚔

  • @ybootaan4890
    @ybootaan4890 2 роки тому +6

    Maasha ALAAH inanku Cod macaanaa 💯💯👌🏿👌🏿

  • @abdyfatahfarahcasemero3899
    @abdyfatahfarahcasemero3899 2 роки тому +23

    Absolutely🦁 Keeeep Up The Good work!👑💕💯

  • @sundusclaahi8574
    @sundusclaahi8574 Рік тому +1

    Ish calaa hees❤🥺

  • @cabdiraxmaansalww1598
    @cabdiraxmaansalww1598 Рік тому +1

    Heesahaaga waa tii ugu macaaneed

  • @amiiraamiira1771
    @amiiraamiira1771 2 роки тому +3

    Keep going my pro salah sanag

  • @abdirizak1043
    @abdirizak1043 2 роки тому +3

    the king is back cabsi cabsi weye 💯💯🤟💥💥👋👋🥰🥰😍

  • @ugbaadinaadanbarre9412
    @ugbaadinaadanbarre9412 Рік тому +2

    Markasta igu labeee lubigaaga😇❤

  • @juweeriya8794
    @juweeriya8794 Рік тому +1

    Inaadeerkay qali hore usoco❤️❤️❤️❤️

  • @nimcaanofficial
    @nimcaanofficial 2 роки тому +4

    saalah sanaag in the building 🥰😍

  • @aarowjimale4648
    @aarowjimale4648 2 роки тому +14

    One of the greatest singers in somali history salh

  • @robelmukur8982
    @robelmukur8982 11 місяців тому +1

    am from eritrea🇪🇷🇸🇴🇸🇴🇪🇷

  • @suhaybmaxamed8939
    @suhaybmaxamed8939 2 роки тому +1

    Wllky salax hore usoco zxp qali 💋💋💕💓