HABOON NUURA FT SALAX SANAAG DAGAALKEENA JACAYLAH OFFICAIAL VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2022
  • Ereyada : Abdiqadir Qalinle
    Laxanka : Abdikarin Ali Shaah
    Music : Maftuux Cadceed
    Directed and Edited By Abdiwasac Khadar
    / abdiwaasac_. .
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 541

  • @Qalinle11
    @Qalinle11 Рік тому +477

    Ereyada heesta oo qoran:
    Saalax:
    Maxaad ii debecsanaatay
    Maxaad ii noqotay daacad
    Dabaylaha xaasidiinta
    Maxaad iga dayrtay dayrtay
    Haboon:
    Maxaad qalbiyada dareentay
    Xusuus ugu deeqday laabta
    Maxaad ii daartay xiise
    Jawiyo kala duwan abuurtay
    Saalax:
    Maxaan rabbi kaa duraantay
    Adiga uun kugu ducaystay,
    Maxaan dumarkii adduunka
    Dartaa uga maarmay maarmay
    Habboon:
    Naftayda maxaad daryeeshay
    Maxaad kasha ii dawaysay
    Maxaad anigoo diyaara
    Dedaal igu sii labaysay
    Kooras:
    Danteennaa ina midaysa
    Dabuubteenaa xal keentaa
    Doodeenaa dhalisa caashaq
    Dagaalkeenaa jacayl ah.
    Qalinle.

  • @OZILGAMING17
    @OZILGAMING17 Рік тому +163

    WAXAN OO DHAAN WXA KA MUHIMSAN SALIGA NABIGENA MOHAMED NABI ALLOW NAGA RALI AHOW 😪😪😓

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +59

    Horta dadkan maxa ka qldan meesha heez laga dawanaya in aya like ku radiyan subanehena Muhammad (SCW)❤
    🤨

    • @alihosh8058
      @alihosh8058 Рік тому

      Sallalaaahu calyhi wasalam ❤ wlaal 🙏🏻👑

  • @hibocabdi4387
    @hibocabdi4387 Рік тому +180

    Waxkastoo mcn qur'aanka ka macaan🥰

  • @issirahmed4887
    @issirahmed4887 Рік тому +31

    Waxan joga🇩🇯waxan ahayna Orgine reer somaliland ah hesaha na aad ma udhageysto lkn habon is a phenomen realy allah codka ha u barakeyo iyo inabtigey salax sanag sido kale big love❤dadkeygi

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 Рік тому

      Hargeysa kasoo salaamaya walaal🥰🥰

  • @hawraarmusicproductionlyri978
    @hawraarmusicproductionlyri978 Рік тому +297

    Hees kasto macan waxa ka macan quraanka alle😊♥️✨

  • @kikiidoyoulove484
    @kikiidoyoulove484 Рік тому +33

    Dhal Darwsiiish iyo dhashii aqoonta Gar daro iyo gardaraba waa Idin wadanaa 💪❤❤❤

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 Рік тому +35

    Haboon nuura Ft Salaax Sanaag What a Golden Voice 💚⚪⛔
    Abdikariim Ali Shaah Bas Naga dheh Macalimuu waan Buubi rabnaa🐐Goatka Fanka✅

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 Рік тому +13

    Heestan Waxey Soo Baxday Xili Aan Is Dagaalsanayn Jaceylkeeyga Heestan Darteed Ayaana Ku Heshiinay Ilaa Haddana Waan Isla Joognaa Alhamdulilaah Mahadsanidiin Salah Sanaag Iyo Habboon Nuura ❤

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 Рік тому +70

    the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤

  • @cumarcaanka
    @cumarcaanka Рік тому +11

    Halmar igula saliya sauulkayna muxamed scw 1.2k subscribe insha allah nagaarsiya😭

  • @zaynuabdalla815
    @zaynuabdalla815 Рік тому +138

    The best person ever and the most knowledgeable and the most shy all created is our prophet muhamet SCW SCW❣🥰

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +12

    Soomliyeey dalkeena nabad alle ha inooga dhigo🥺😭🇸🇴❤

  • @zeatziciitxiin3243
    @zeatziciitxiin3243 Рік тому +16

    Saalax Fanka wuxu Kujiraa Xiligan Fanaanka ugu Codka Macaan Guulayso saalah sanaag iyo haboon fanaanad cod macaan🤞✅

  • @mohamoudismail3951
    @mohamoudismail3951 Рік тому +5

    Hees kastoo mcn waxa ka mcn quraanka alle 😘😘😘😘😘

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +268

    Songs point 👉 to your problem But the Qur'an solves your problem ❤🙏

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official Рік тому +15

    Layaaab layaaaaab
    Erayada: c qalinle
    Laxanka: c c shaah
    Music: cadceed
    Haboon ft salah
    Team howraar
    Sideee ina yeeesheeen😳🤞

  • @saaqoyare1728
    @saaqoyare1728 Рік тому +21

    Dabuubteena xal keenta doodena dhaliZa cashAQ
    Dagaal
    Keennaa jacaYla
    🙏💯hawraar music production Go

  • @csalaancali773
    @csalaancali773 Рік тому +14

    🔥 Nio Ina aLi zhaah Laxamada dareenka jaceylka xanbaarsan halkeedu dhigaa

  • @Mohamett_ilkacase
    @Mohamett_ilkacase Рік тому +7

    another level waxaan arka fanki somali oo sii hormarayaa musican maftuux cadceeed howraarkena waaa layabey mucjisadii laxanka abdikariin cali shaah 🔥 iyo codad aan kala dhici salax sanaag ft haboon nura keep gOin gacalyaaaL

  • @ibracosmetics
    @ibracosmetics Рік тому +36

    The best song of 2022 saalax sanag + haboon nura =🇮🇷🔥❤☑🙏

  • @muxiidinmaxamed1112
    @muxiidinmaxamed1112 Рік тому +3

    Inta laxanka ckriin cali shaah la dhacday like ta

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 Рік тому +6

    Codadka salaax sanaag iyo haboon nuura Waxa kasii daran laxanka cabdikarim cali shaah legends dhamaantiin🙋‍♀️🥰🥰

  • @Riij_vlogs
    @Riij_vlogs Рік тому +6

    100k views markay gaadho like dhac igusii

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 Рік тому +3

    Dayuusiinta like ta ku raadiya saliga nabigeena suuban(scw) io kalaamka alle 'ee xaqa ah (qur'aan ka kareem ka ah) maxa ka wxeysan miyanay caqli qabta lahayn doofaaradu!

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Рік тому +6

    Hit song 🎵
    Melody 💯💯🔥of father abdi
    kariim ali shaah another level way
    Iyrics💯🔥🔥
    Musician maftuux cadcèed 🎻🎹🎼🔥
    Duubista fantastic hawraar music📸💯🔥 🎶production iyo editing 👌🎞🎥🔥💯💯

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +9

    Hees wey dhaafatay wlhi salah sanag ft Haboon nuura❤️🥰

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 Рік тому +7

    GABADHEENA HAPOON NUURA WALEE WAXKALAATAHEY one fire 🔥

  • @asuumaabdirahman4867
    @asuumaabdirahman4867 Рік тому +25

    Quruxda habluhu Waa sanka dheer ❤️

  • @muhannetmahdi1444
    @muhannetmahdi1444 Рік тому +25

    Haadba haad kici🤯
    Inantu waa sawtu raxma yar❤
    Saalax Sanaag my guy. He will be never disappointed us guys💪🏾👑👏🏽👏🏽✌🏼

  • @craxiinhassanaadan32
    @craxiinhassanaadan32 Рік тому +4

    Guri BarwaaaqO HaLooo DaaayO Heeeestan 🥺❤️😂

  • @sadikmoha3993
    @sadikmoha3993 Рік тому +11

    Codkiina cajiib ah 😘🔥🔥

  • @nafizesaed9253
    @nafizesaed9253 Рік тому +11

    Another level hawraar wxba lagama qaban karoh🔥❤️🥰

  • @ABdillah.Artic123
    @ABdillah.Artic123 Рік тому +4

    Haboon nuura waa gabadh aad u qurux badan waaba ka helay waana ku haystaa

  • @shaaficicaqlizame5116
    @shaaficicaqlizame5116 Рік тому +6

    Maftuux best music Yaaab!

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 Рік тому +26

    I Swear Allah, my love, our war is love. Our jokes are funny. Our arguments are compassionate.🥰✌️

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Рік тому +5

    Hees iyo badh haboon nuura ft Saalax Sanaag heesti sannad ka ❤❤❤

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 Рік тому +4

    Two Lengd ba is helay🔥

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 Рік тому +4

    Rabbi ha idin dhowree heesaha qalbiga ha u furina waayo shaydaan ayaa ku leh way mac yihiin heesaha adna waa inaad khilaaftaa shaydaanka

  • @exquenbilan1260
    @exquenbilan1260 Рік тому +6

    ᴍᴜᴄᴊɪsᴀᴅɪ ʟᴀxᴀɴᴋɪ ᴇɴᴀ ᴀʟɪ sʜᴀʜ 🎹✌️💞

  • @updynajiib6732
    @updynajiib6732 Рік тому +20

    Woow two legends is helay layaab layaab and team hawraar another level good job🔥🔥🔥🔥

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Рік тому +17

    Woow layaab layaab two legends is helay and gold voice ft team hawraar another level good job allha ya cisak

  • @srp0628
    @srp0628 Рік тому +2

    Heestii sanadka dagaLkeena jecyl ah
    Wow😍
    SalaH sanaag
    Habbbon nuura
    Abaha laxanka abdikarin ali shaH
    2022 👑

  • @muwahipbintumuktar5194
    @muwahipbintumuktar5194 Рік тому +2

    Waa layaabay hawraar
    Salaan c/wasac faro dahablee

  • @engabaabala6843
    @engabaabala6843 Рік тому +3

    Erayayo, Laxan, Music iyo muqaal 🔥❤

  • @azharmoha8029
    @azharmoha8029 Рік тому +5

    Fantastic 💥💥
    Heat song 🎶
    A A shaah+salah sanag+habon nuura= another world 🌎 pey ina geyen‼️‼️

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Рік тому +2

    Heeskaga Haday Maftuux io ina ali shaah is heelan layaab layaab ayaa ka dhacaysah🦁❤️🥺

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Рік тому +6

    Naftayea maxaad daryeeshay
    Mxaad kasha ii dawaysey
    mxaa anigoo diyaara
    Dadaal igu labysey.💗🌹
    ah yaa hees Laxnkii mcaana E abdikareem Ali shaah Maskaxdii so maaxaty ereyadaa qurxoon qalinle musica ku faro yaraystey cadceedka eng. clipka duubay dhaaamntiin Peace and Love❤️🥰🙏

  • @ismailahmed2519
    @ismailahmed2519 Рік тому +3

    Waw salax sanag iyo habon nuura dad an ad uu jecelahy m.a ♤♤♤ marmay wah 💘🖤

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 Рік тому +7

    Haboon nuura and saalax sanaag wow another level best song

  • @umalkheirmohamed9563
    @umalkheirmohamed9563 Рік тому +1

    Heestan xaalad adag ayan dhagaysan jiray 14/08/2022 🥺✌️💔

  • @abdirahmanahmed2780
    @abdirahmanahmed2780 Рік тому +4

    𝗛𝗮𝘄𝗿𝗮𝗮𝗿👑 horumar waara I.a Saxibadey🙌

  • @sadakjakarta9677
    @sadakjakarta9677 Рік тому +5

    Waaaw azxan cod iga dheh erayo cajiib ah muqal soo jiidasho leh howrar music wa idin wataa guuleysta

  • @yashkeyow
    @yashkeyow Рік тому +22

    Queen 👸 of voice ❤ and king 🤴 of voice ❤

  • @Shuaip
    @Shuaip Рік тому +4

    nin ugaadh yahana ♥️

  • @mohamedmuuse7556
    @mohamedmuuse7556 Рік тому +1

    Qofki 1aad👀🖐

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 Рік тому +7

    Hestn waxy kuso begnty malintu meherkygu dhacy ninkyga dad badn aya lgu diry lkin hada wanu bidowny 🦁🧕🤰💃🤣👍

  • @user-sn2ih3ui5x
    @user-sn2ih3ui5x 10 місяців тому +4

    Haboon nuura gold voice ❤

  • @madadaalochannel8265
    @madadaalochannel8265 Рік тому +3

    Dee gabadhan heesaheeda
    Mooyee kuwii kale iima dhadhamayaane
    Maxaan samaynaa🥰

  • @xamzexadaari1703
    @xamzexadaari1703 Рік тому +1

    Horta Laxameeste an Ina Cali Shah Ahayn Hargaisa Ma Jogo MIYAAAA

  • @hamzikofficial3096
    @hamzikofficial3096 Рік тому +11

    Tw0 legand Saalax and Hpoon anather level🤴👸💯

  • @shaaficihaypesiciidali1279
    @shaaficihaypesiciidali1279 Рік тому +2

    Zalaah sanaag the laggend fankiiyo qofah

  • @apdikariinmoh880
    @apdikariinmoh880 Рік тому +1

    Wow saalax iyo Haboon Laba xidig iyo maclinkii Cabdikariin ShaaH Maftuux cadceed

  • @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326
    @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326 Рік тому +2

    Labo xidig oo calankooda cirka marayo haboon nura iyo salax sanaag keep going

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 Рік тому +4

    Xazuuz igu Deeqday 2017/2022♥Dagaalkeena Jacayl ah
    AM♥AM inaga ayaa laynugu tala galay Wehelkaygii♥🤴🫀✌

    • @socodmedia2242
      @socodmedia2242 Рік тому +1

      Really wehelkygii ❤nolosheena cashar inogu filan

    • @bilyandhaan7379
      @bilyandhaan7379 Рік тому

      @@socodmedia2242 Haa Noloshaydii Nolosheena ayaa cashar inoo ah waqtiyo xazuuz badan weyaan ilahay Riyooyinkeena haynu Rumeeyo insha allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🫀👨‍🍼♥✌

  • @xassanyarkarobla6512
    @xassanyarkarobla6512 Рік тому +8

    This is more than clip br, smooth camera motions with different angles and possible slow motions 👌👌

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 Рік тому +2

    Hawraar Media Horey Usocda dhamntiid
    @salax Sanaag Ft Habon Noura Good Voice ❤🥰🎧✌

  • @mohammed_kenadi
    @mohammed_kenadi Рік тому +6

    HAWRAARKA HALKAAGAD KUSLAMANTY BRO☘🖐

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Рік тому +9

    Two legend's saalax and Haboon
    Best song 🔥🔥🔥🔥🔥❤❤❤❤

  • @mogaax3161
    @mogaax3161 Рік тому +3

    Haboon is the future and she is gonna stick around for a while if she uses her talent probably mark my words she is the next big thing

  • @bashiirdaahir9221
    @bashiirdaahir9221 Рік тому +2

    Fanka danbe labadi fanaan ee aan ka tageryaay oo Hal hees ku midaysan❤️

  • @boqoradiiali5387
    @boqoradiiali5387 Рік тому +2

    Borama & Cerigaabo 🩸🔥😂

  • @boqorbayle2667
    @boqorbayle2667 Рік тому +3

    Cadkina Cajibah💥

  • @zuheyb_nur
    @zuheyb_nur Рік тому +2

    Hawraar production 🙌

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 Рік тому +2

    Laxanka
    xariir axmed
    music furinle
    Best song

  • @moyare2784
    @moyare2784 Рік тому +1

    Bast editing wllhi 🙏

  • @zaedhazzan3388
    @zaedhazzan3388 Рік тому +3

    Music cadceed waxkle 🥰

  • @zaadaqsami3198
    @zaadaqsami3198 Рік тому +28

    Good luck to these girls who love their voices

  • @bogaayeofficialtube4233
    @bogaayeofficialtube4233 Рік тому +2

    Hawraar music shirkada sanadahan ugu danbeyay ugu saamaynta badnayd ee aduunka qabsatay heesaha ugu muhiimsan ugu qaraxsan hawraar miyay miidhataa waa suaale

  • @Muhanadbunis7
    @Muhanadbunis7 Рік тому +1

    Salaxow hes way dafty tani 🔥🔥🔥 Spical Thanks Hawrar🤴

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Рік тому +4

    The Two Lagend’s Saalax and Haboon 🔥💚

  • @cabdiraxmanbooyo
    @cabdiraxmanbooyo Рік тому +1

    engineer abdiwasac khadar mahamed’ shaqo kuguma lihin wll 😍🎶

  • @azzaymoh3610
    @azzaymoh3610 Рік тому +4

    wow very nice somali song

  • @khadarmohamut2306
    @khadarmohamut2306 Рік тому +4

    mucjisada musica maftuux mohamud ducaale faro dahable💯🙏

  • @mohamethapdirashiid9831
    @mohamethapdirashiid9831 Рік тому +1

    First pin nagu qabtaaa

  • @zalmanyarechanal9922
    @zalmanyarechanal9922 Рік тому +2

    From galmudug horay uso da😍❤️👸

  • @m0stf33
    @m0stf33 Рік тому +2

    Falaysa minaa wa Rabi dacwatanaa😂🖐
    Saalaxa and haboontayda🖤
    Layaab❤️

  • @samattarrr
    @samattarrr Рік тому +5

    Hawraar on the beat 🔥✅

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 Рік тому +3

    Another level song lapa fanaan oo fanka shittay🥰🥰🥰

  • @sacdasubag3527
    @sacdasubag3527 Рік тому +2

    Axsan hees Darren leh rabiyow ii sahal adunka E aan jeclaadey😭🥺

  • @zir_naazir
    @zir_naazir Рік тому +11

    golden generation 🔥😀

  • @gudhuuqeys5659
    @gudhuuqeys5659 Рік тому +1

    Saaxirkii howraar ahaa guuleyso

  • @faraxsiciid9847
    @faraxsiciid9847 Рік тому +1

    Ayyy zalax sanaag iyo habon nuura Hees iyo badh🥰👏❤

  • @dayaxaxmd2028
    @dayaxaxmd2028 Рік тому +1

    Ragga iyo dumarka kuwa ka taageero we is keeneen axyaa song

  • @suhaybmaxamed1479
    @suhaybmaxamed1479 Рік тому

    Saalax fanaaniinta oodhan 1fanaan ayaa kaa codwacan waana cali zaki waalaashay hibaaq gobaad

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Рік тому +4

    2 of the best in this generation👏❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +46

    Her voice is phenomenon 🔥 😍

  • @zakariyeahmed8682
    @zakariyeahmed8682 Рік тому +2

    Apdi kariin is back laxankiisaa😘

  • @abdinasiraxmed2471
    @abdinasiraxmed2471 Рік тому +1

    Maftuux cadceeda an other level music

  • @yeswecan.8379
    @yeswecan.8379 Рік тому +1

    Beydkii labaad may illoobeen. Shidh heestii way iga xumaatay!🙆🏽‍♂️