ANIGA IYO SUNDUS AYAAN NAFTEENA HALIS GELINAY DABAQA UGU DHEER MALAYSIA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • Subscribe for more #cumeer #bigfan #sundus

КОМЕНТАРІ • 501

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 2 місяці тому +88

    Wlhi cumer marku dhahy Dadkan dalkoda san wye somaliyana ayaga qas isku wado 😢insha Allah ilahay dalkena sas noga dhig somalina Midey 😭🤲🏻❤

    • @FoosCabdi-t8i
      @FoosCabdi-t8i 2 місяці тому +3

      Aamiin aamiiin wll

    • @MulkiAlii
      @MulkiAlii 2 місяці тому +2

      Amiin 😢

    • @CaaishaKhalif
      @CaaishaKhalif 2 місяці тому +1

      Aamiin aamiin aamiin 😢

    • @MrmaxamedMrmaxamed
      @MrmaxamedMrmaxamed 2 місяці тому +1

      1962 ay qaatn anaga kga horeyny 1960 qaadany wllhi wn hognay

    • @user-gk6im6do3f
      @user-gk6im6do3f 2 місяці тому

      May ayaga naga horeyey 1958 qaten anagana 1960😢 wax hirmarna ma anan sameen ilahoy siyasinta xun wadanka noga qabo​@@MrmaxamedMrmaxamed

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 місяці тому +308

    Inta ila jcl sundus iyo cumer bigfan ismujiya 😂❤

  • @Sagaliitacadey
    @Sagaliitacadey 2 місяці тому +136

    Sundus ayaanle UA-cam la aanta waa abar😢❤❤🎉

  • @FarhanAbdulah-l4u
    @FarhanAbdulah-l4u 2 місяці тому +305

    Uma Maley Naayo Wilashaan iyo Gabdhahaan Quruxda Badan in aay dhafaan Saliga Nabigeena Muxamad Scw❤☀️👍

  • @HanaMoha-w8e
    @HanaMoha-w8e 2 місяці тому +103

    Sundus intey adi kuheesato update uma baahna meel kasto new saas sunmer❤

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 місяці тому +65

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️🫶🏻🥹

  • @FartunAxmedCali-z6h
    @FartunAxmedCali-z6h 2 місяці тому +119

    Ala sundus yaa ila jeccel gabadhan qalpiga wanagsan❤❤

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 2 місяці тому +166

    Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd 😭

  • @AmranCabdinuur-qy7uk
    @AmranCabdinuur-qy7uk 2 місяці тому +115

    Aan ku wada salino xabiibkeena Muhammad Scw ❤

  • @SalaadQaraf
    @SalaadQaraf 2 місяці тому +72

    Sunmeer hanaga dhimanina yaan dawanaynaa is ilaaliya❤❤❤❤❤

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 2 місяці тому +33

    Alla quruxbadana dad wadankoda caqli iyo aqoon cadaalad sharci kaladanbeen ku dhisteen masha allah anaganeh halkaan yurub qoxooti ku nahay iyo meel walbo insha allah saas wey noqondontaa Somalia hadi waxyabo badan oo jiro laga tanaasulo Cumeer iyo sundus wada jirkiina uxiisny keep going❤

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 2 місяці тому +82

    Inta wada jirkooda jecel sundus iyo cumeer ismuujiya❤

  • @Munitaqaali6755
    @Munitaqaali6755 2 місяці тому +45

    Ayy say ugu naxayso❤
    Cumeer tartiib ha dhicin😂

  • @Fayley-p6u
    @Fayley-p6u 2 місяці тому +38

    Wlhi sundus ani cml waye meel qurux badan oo an Somalia 🇸🇴 ahyn wan ka masera oo waxan irahda maxey Somalia u ahan weysey😂❤🎉

  • @ZaharaabdalaZahru
    @ZaharaabdalaZahru 2 місяці тому +29

    Queen of Malaysia sundus 😊❤

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 2 місяці тому +42

    Sundus qofki jcl anaguna wn jecel nhy❤❤❤

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 2 місяці тому +44

    Boqoradeena Sundus no sobadi cumeer❤❤❤❤🥰❤️💋🫂

  • @NasriinaAbdi12
    @NasriinaAbdi12 2 місяці тому +28

    Cumeer io sundus labada UA-cam ayaga kaliya ka dawadaa wa idin wataa ama lamana ahaada ama walalo wa idin wata horey usocda ❤👏

  • @BarwaqoFaysal-t7l
    @BarwaqoFaysal-t7l 2 місяці тому +52

    Aboweh naftiinaha kaa taxadarah labadiinabah madaxa noo saran tiihiineeh allow noo daha🎉😢

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 2 місяці тому +31

    Ku Saliya❤️Nabigeena Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @Mascudnaaz97
    @Mascudnaaz97 2 місяці тому +18

    Masha allh bro cumer mar walba illali sundus legend 🙌🏽

  • @FEYANOGAMER
    @FEYANOGAMER 2 місяці тому +18

    Gabda qalbi ficn wye ❤. Sundus ❤❤. Iyo cumeer

  • @NasraNasra-r1r
    @NasraNasra-r1r 2 місяці тому +38

    Yutubka kuwa kaliyeen ka jeclhy sunmeer ❤❤❤❤🎉🎉

  • @BileBaari-k1g
    @BileBaari-k1g 2 місяці тому +11

    Cumeerow sundus funny tihiin waligiin jira😂😂😂

  • @LeyloAhmednuur
    @LeyloAhmednuur 2 місяці тому +17

    Waaw labadeeda sundus ,,cumeer❤❤❤❤

  • @Fartuuneyyy
    @Fartuuneyyy 2 місяці тому +35

    Wllhi meeshaan naftaayda kuma aa mini lahaayn sundus ani camal waaye fulaynimo 😂😂

  • @SukaynaCabdixakin
    @SukaynaCabdixakin 2 місяці тому +14

    Sundus ayaanle love you xppt🎉❤❤

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 2 місяці тому +24

    Cuudi bilayso sundus kaso horeysa 😂 waan ku hysta ani sundus alle calaf hygu daro❤🎉

  • @Mimi-abdulahi
    @Mimi-abdulahi 2 місяці тому +10

    Labadan Allow hanoo waayin UA-cam la aantod caajis M...A funny and very respectful Sunmeer❤

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 2 місяці тому +8

    Cumeer gabadha sundus waa qaali ee noo ilaali

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 2 місяці тому +13

    Wn idin wataaaa Cumer and sundus❤🎉🎉

  • @CabdiqaniOsman-d7k
    @CabdiqaniOsman-d7k 24 дні тому

    Sundus wey cab saney sa cumer na wuu kadaran yahay dawasha wacan tin sundus iyo tim cumer ❤❤i love you too sundus iyo tim cumer 🎉🎉❤

  • @FaadumojaamacDhamac-eq6cc
    @FaadumojaamacDhamac-eq6cc 2 місяці тому +14

    Sunmeer so fanny wlhei ii nolada ❤❤❤🎉

  • @CabdulahiMaxamed-k5s
    @CabdulahiMaxamed-k5s 2 місяці тому +10

    Cumeer saasa kaa rabnaa🎉🎉

  • @NasteexoZsiyaad
    @NasteexoZsiyaad 2 місяці тому +8

    Ababayyyy boqoradenaa ahaa sundus❤💋

  • @abti_iisooceli
    @abti_iisooceli 2 місяці тому +11

    Cumeer sundus la,aanted waxmadubi karo maxa ladhihi kara xaalada❤😂

  • @Kikiafcad-r6g
    @Kikiafcad-r6g 2 місяці тому +13

    KU SALIYA NABIGENA MUHAMED SCW SCW ❤❤

    • @AdenAbdulle-z1t
      @AdenAbdulle-z1t 2 місяці тому

      Kik💖💖💖💖💝💝💝💋💋❤️❤️❤️💓💗💓💗💖

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 2 місяці тому +17

    Cumeer sundus haka fognin garbkeeda ahow ayantan socail media wxba ka socde

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 2 місяці тому +12

    Sundus deena caashaqa 🎉😂❤❤

  • @HelanzakariyaHelan
    @HelanzakariyaHelan 2 місяці тому +19

    Sundus faan hadhawna alle hoyoy kulahaa 😂😂😂😂😂

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 2 місяці тому +12

    Subxanallah anigo dawanaya ayaba warerey😊

  • @AbuukarCabdi-n4h
    @AbuukarCabdi-n4h 2 місяці тому +22

    TEM SUNDUS ONE LIKE 😂❤😂❤

  • @abdullahimahad447
    @abdullahimahad447 2 місяці тому +10

    Hhhhh noloshaa u kuftay kuma lahooo 😂 Sundus waa qosolkii oo qof ah

  • @Meymuunaadanmaxamed
    @Meymuunaadanmaxamed 2 місяці тому +3

    inta ila jecel amiiro iyo cay da iyo koko iyo asad iyo saamiyo❤❤❤❤ismuujiya

  • @CabduqaadirbareMaxamadqaasim
    @CabduqaadirbareMaxamadqaasim 2 місяці тому +5

    M.a sundus gabadha aankatageero tem 27❤❤❤❤❤❤❤

  • @leylomaxamed1429
    @leylomaxamed1429 2 місяці тому +1

    Ayyyy youtuberadyyda sunmeer🤴👸🙏

  • @AsiyaAbdinasir
    @AsiyaAbdinasir 2 місяці тому +14

    Cudu bileeyso ayba horayy ka bilowday sundus bee😂😂

  • @ishwaaqalihassan2147
    @ishwaaqalihassan2147 2 місяці тому +12

    sundus teyna caaasha❤❤❤

  • @Ifrax26ffvv
    @Ifrax26ffvv 2 місяці тому +14

    Alla sumeer la antod abar❤❤

  • @ShukraAbdrahman
    @ShukraAbdrahman 2 місяці тому +9

    Naftyda waa jeclhy horey ka bilawdaybee sundis😅😅

  • @FarxinoosAsad
    @FarxinoosAsad 2 місяці тому +20

    2daan sunmeer yaa idin dhalay horat😂😂😂😂😂

  • @NimcoRashiitt
    @NimcoRashiitt 2 місяці тому +14

    Anaku wada salina xabibkena muxamad zcw zcw❤🎉

  • @AsiyaAbdinasir
    @AsiyaAbdinasir 2 місяці тому +15

    Alla hoyoyy kulaha sundus mxa geeyay dhib leeyda wa iska so tuura ii hoyo hdan ka yeelo😅😅😅😂😂

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 місяці тому +8

    Aduunka heights kaa ugu necbahay waba matagi lahaa ani foobiya kaqabaa 😢😢😢😢😢

  • @MaxmedAli-o7e
    @MaxmedAli-o7e 2 місяці тому +9

    ala sudus taydiiii ❤ i ilaali😢

  • @sundusali8376
    @sundusali8376 2 місяці тому +20

    Wlhi anigag caloosha ixanuunty ax sundus waa runtey wxy ubaqi waa hoyo mascuud yare ka dambeya cumery ha waalin gbdha😂

  • @Rahmajama-mk6oq
    @Rahmajama-mk6oq 2 місяці тому +19

    Alaaa sundus dhibley Adunka kalay dawo kuteh😂😂😂

  • @AsmaAbdilaahi-fg5oh
    @AsmaAbdilaahi-fg5oh Місяць тому +1

    The most recent time the two men had been in ❤❤❤🎉🎉🎉teams

  • @SuleimanYassin-j9s
    @SuleimanYassin-j9s 2 місяці тому +2

    Ankuwala salino xabibkena Muhammad scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 місяці тому +2

    Labadan ilahaylee kala reebi kara waiswataan hadalin ree comment 900k acan't wait❤🎉

  • @NimcoDheman-e2k
    @NimcoDheman-e2k 2 місяці тому +1

    Lamaanaha 2aad ee ugu shidan malesiya🔥🔥🔥🔥

  • @rahimamahmoud7481
    @rahimamahmoud7481 2 місяці тому +7

    Sundus iyo cumeer❤❤

  • @IlyaasCumar-yy5zo
    @IlyaasCumar-yy5zo 2 місяці тому +5

    Anaa noqday qofkii ugu horeeyay oo daabaday😮🎉

    • @HafsaMoha-ef1lz
      @HafsaMoha-ef1lz 2 місяці тому

      Anixita lakin maogen sida cumr idhaha lugubrious wadahayo😂😂😂😂

  • @AhmedshalleFarole
    @AhmedshalleFarole 2 місяці тому +5

    I Hope inan Mar Tako Meshaan In sha Allah❤❤❤

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 2 місяці тому +5

    Allow somalia nonabad yeel 😭🤲🤲

  • @abdullahimahad447
    @abdullahimahad447 2 місяці тому +7

    Sumeer guulaysta

  • @manalhassanmohamed7697
    @manalhassanmohamed7697 Місяць тому

    Waha jeclahay team 27❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Jaao25
    @Jaao25 2 місяці тому +6

    Wadankeena 🇸🇴 saas wunoqoni laha balse qabil aya qerken nagarebey😢

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS 2 місяці тому +7

    Cumerow sundus inoo ilali lkn adne marka 1m garto gabada hayasin wxn arki haya mrki 1m garan islaweyni iyo gooni socod bey bilawen e

  • @NaimaDagan-q7k
    @NaimaDagan-q7k 2 місяці тому +6

    Team sundus ❤❤

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 2 місяці тому +4

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤

  • @Beru700
    @Beru700 2 місяці тому +2

    Sundus ayaanle iyo cumeer pig fun .
    Lovely couple ❤

  • @AishamohmedAli
    @AishamohmedAli 2 місяці тому +2

    Anakuda salin xabib keena mohamed scw ❤

  • @NastexoMaxamed-v4e
    @NastexoMaxamed-v4e 2 місяці тому

    SOOMALILAND 🎉inshalaah san iyo sika qurxoon way noqon donta 💚🤍❤️✨

  • @mohamudsuufi8540
    @mohamudsuufi8540 2 місяці тому +7

    Asc sundus and you 🎉

  • @HaniMaxamed-j1u
    @HaniMaxamed-j1u 2 місяці тому +7

    Sundus fuleysanaa Ani ma dhalay😂😂

  • @Siimooneey
    @Siimooneey 2 місяці тому +3

    Fast 🏃‍♀️ ⏩️ comant

  • @Jennie-w7x
    @Jennie-w7x 2 місяці тому +7

    Sunfus socod qurux ❤

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 2 місяці тому +8

    Sundus teena io cuumer guulesta

  • @RuunAbdi-pj2vv
    @RuunAbdi-pj2vv 2 місяці тому +5

    Sunmeer🎀💠

  • @MascuudDaahir-b4r
    @MascuudDaahir-b4r 23 дні тому

    Cumeer waa rer magaal ilbaxsan wllhi

  • @FardowsaMaxamed-jg5po
    @FardowsaMaxamed-jg5po 2 місяці тому +2

    Cumeer noo ilaali gabadha❤

  • @kadoali468
    @kadoali468 Місяць тому

    Ku saliya nabigeena muxamad scw❤

  • @SalmanMuhammud
    @SalmanMuhammud 2 місяці тому +1

    Sundus. Mahad. U. Absaney
    ❤ i❤you.

  • @FadumougasoMuxumed
    @FadumougasoMuxumed 5 днів тому

    Waw camera sundus❤🎉

  • @DHAGAXLAAWI
    @DHAGAXLAAWI 2 місяці тому +1

    Cumeerow kaalay Aduunyada Daawo😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 2 місяці тому +3

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @BarwaaqoSalah
    @BarwaaqoSalah 2 місяці тому +3

    First ❤🎉

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 2 місяці тому

    Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw ❤️❤️❤️❤️

  • @yussufdahir1749
    @yussufdahir1749 2 місяці тому +5

    Sundudeyyy❤

  • @ShugriQasin-y3x
    @ShugriQasin-y3x 2 місяці тому

    Waanjeclahay ❤sundus 🎉

  • @NasronalakaNasromaxamed
    @NasronalakaNasromaxamed 2 місяці тому +9

    Cumer kig faan saxibka macalimow inte ku kala haresan ❤

  • @MuscabMuscab-z3i
    @MuscabMuscab-z3i 2 місяці тому

    Sundus iyo cumeer may is guursadaan

  • @SadiyaMohamed-s2v
    @SadiyaMohamed-s2v 2 місяці тому

    My queen 👑 waan kuwataa qalbi

  • @bashiirxirsicali9366
    @bashiirxirsicali9366 2 місяці тому

    Team cumer Hambalyo 900k🎉

  • @AbdullahiAlso
    @AbdullahiAlso Місяць тому

    Sundus ❤❤❤

  • @ReineReine-o2i
    @ReineReine-o2i 2 місяці тому +1

    900k garsiya🎉🎉

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 2 місяці тому +1

    Cumeerow koko uxiisney noo keen please ❤

  • @XaawocusmaanXasan
    @XaawocusmaanXasan Місяць тому +1

    Team cumer funny 😂one like 🎉😂😂❤

  • @farxiyocabdulaahi8447
    @farxiyocabdulaahi8447 15 днів тому

    Nabad inaad oga baxdaan ban idiinrajaynayaa❤❤