Seddexdiina gabdho is weheshada is walaalsada aad isku jeceshihiin wa isfahanteen funny a tihiin.waa fuureey saan u qoslayey walahi 😂😂😂😂 ladan cidi caadi maahin OMG
Alla caawa qosol iguma harin😂😂 gabdhaheyga plz team sameesta hal magac leh coz wa isku soo baxeysan muqal walba idinka la aantiin team27 nuur malahan runti xapipiyal❤🥺🥰🥰
Alaa bal ha jabino hablo meelahaas waa idinka baqaa waa khatar walhi lki bal wiilasha ku same qosolka inaga maada marka meelahas tagtan samia hore usoco camsoon 500k🎉🎉
Samia meelahanoo kle imow o noo soo duuub ❤io meelaha dreams kaga ah
Samiya brt2 sosamee Sundus Na haka imaan blz codsiiwaaye waaqoslay😂😂😂😂 nogusoceli sundus😢😢😭💋
❤❤❤❤❤
Sundus iyo koko kiki
Murad Baan Leeyahay Iiso duceeya Wllyal🙏🤲
Allx ku sahlo wllshy
Alle Haa kuu sahlo abayo
Ilahay haku sahlo❤
Ilahay muradkaga oo macsi lahayna hakusiiyo
Macanto waxad jeceshahy oo khayra ilhy hakusiyo
Seddexdiina gabdho is weheshada is walaalsada aad isku jeceshihiin wa isfahanteen funny a tihiin.waa fuureey saan u qoslayey walahi 😂😂😂😂 ladan cidi caadi maahin OMG
Kusali nabigeena muxamad scw ❤
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw
Scw
Saamiya part 2 noo sameeya sundus nooo keeena waa xaraabe ❤😂
Stamina part600😢😢😢
Samia please willisha keen wlalo❤qosol iguma harin fariid yarba thy oo aqli badan habenadan muqaldadu wy fadhiyan yariisteydii hore usoco ma. Coming soon 500k wn ku jeclhy la jecleydeydii❤❤❤
Kiki❤ladan❤samiyo❤😂😂😂
😂😂😂😂😂❤❤ samiya
Kiki landan samia 😅😢😂😂😂
Wlh gabdhahan Kiki Ladan Samia waa kuwa kor uhaaya team27 xiligan la'antooda micna maleh i liked it keep up Wlasheyda Samia yar❤🙏😎🥰
3 gabdhood ee shidan waa idin wadanaaa horey u socdaa
Saamia abaa heesta naga dhaaf pleas iyo musicda wA iga codsi❤❤
Sax🎉
Saamia miskiin iyo dhibley isku jirta ayad tahay masha allah wllshy from hargeisa ❤❤❤
Ladan robodka meheradaha cutoyinka dadka u gegeyaa moda sey u soconeso walhi qosol bey igu dishey😂😂😂😂😂
Samia barti 2 soo samey sundus waat bayo 😂 please 🙏 😂😂😂😂😂
Wlhi sidaan u qoslayay feerah ii xanuuneen😂😂😂😂
Anaakaadaran wallhi burkiitaa igu dg😊acdey
seeem😅😅😅
Same wllhi 😂
Ku saliyaa xabiibkeen moha❤med c.s.w❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalahuu caleyhi wasalam ♥️
Samia xaflada 500k waxan kuu rajaynaya inay kuwi horee ayy kassi ficnan donan😊❤
Samia xaflad madigani dahdhe aqliley waye m.a
@@RaqiaAdan😂😂😂😂
Waxa maxa ka galay adiga🫵🤨
Samiya waad ku mahadsantahay wan kaa heyna video ga wan ku raaxestay horey usoco wlasheyda 500k waxyar kuu dhiman🎉😊😊
What game love ❤ keep going 🩷my 👯♀️ sisters 👯♀️
Manoooli qosol la suuuxi gaaare😭😂😭😭😭 idhaafa 3 dexdaan hadey isku imadan waa bas😂😂
Alla caawa qosol iguma harin😂😂 gabdhaheyga plz team sameesta hal magac leh coz wa isku soo baxeysan muqal walba idinka la aantiin team27 nuur malahan runti xapipiyal❤🥺🥰🥰
Team walalaha la dhahaaa
Samiya plss rounite gurigaga cod sigaa kadalmaday ahop inad aqbsho❤waxana ku jeclahy si qalmiyan ah ❤samiya socod
Abaayo please halmar wiilasha keenoh peza marwan alpha deeqow part two ku soo samee noh😂😂😂
Meeshan waa in sundus la keeno 😂
Ina ahmmmeeeeed muhumed waa ku salaamay❤😊
So funny weeye wallhi.videogu😂😂😂san u qosley lee😅😅
Sedaxda laacib ee ayaamahan dambe hogaanka uhaaya amaba xureystey asad hajio yaa ila arky gabdhahaan xurystey team 27 ayaantaan
Haaaa aad iyo aaad
Waa ruuxda dhaqaajineysa Team ka 27 .
Sababtu waa iyaga oo aad isu fahmay
Iyo asad oo fursad 100% siiyey oo mar walba ay kasoo muuqdaan Chanal kiisa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Haa wlhi ayaka le firsada igu baxda hadawayo masogalo UA-cam
Istaqfuru Allah Samia waan ku salaama walashay magacayku wa faduma-zahra waan jeclahay video yadaada walaalo balse caawa qosol igumu hadhin 😂😂 hargab ayaan la jiifay qandhadiisa balse hal mar ayaad moodhgayka badasheen adiga iyo ladan iyo kiki qosol ayaan xabeebtay 😂😂😂😂
Fadumo Zahra aa samiday baa tahay 😮
Ayyy saama barnmjiayadaad too waaye wlhi qosol ❤️🔥
Comig soon 500k🎉🎉❤❤
Ala saamiyaay wlhi kii dambiga ahaa baan qoslay cawa 😂xafadi oo huruda igu so kacdey macal😂😂fadlan inamadana kuso samee
Samiya wlhy adiga iyo kiki iyo ladan waan islaa kiin jeclahay farxaad ku noolada❤
Gabadheeni boorama
Gabadh fariid ah
Caqli badan m.a❤❤❤
Qosol kii baad iga dhamayseen Muuqaaladaan oo kale noso badi 500K coming soon 🎉🎉
Way cawa sidana uqoslay waligay Uma qoslina funny waye kuwani walhi😂😂😂Love you queen's ❤
Murad Baan leeyahay list duceeya wllyal❤❤
Samia geamka 1aad luqaa TikTok aa kigu soo dire darad inaa arakty mo,ogi inaa maskaxdada kakenty waa laga yaabaa xitaa lakin waa kufarxay 😂😂❤
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
Fadlan walaalaha soomaaliyeed waxaan idinka codsanayaa in aan 500k si dhaqsi ku gaarsiino si aan iskoorkeeda u ilaalino (Arkaa milkiile)
Team samiya one like ❤❤🎉🎉
Alaa bal ha jabino hablo meelahaas waa idinka baqaa waa khatar walhi lki bal wiilasha ku same qosolka inaga maada marka meelahas tagtan samia hore usoco camsoon 500k🎉🎉
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Ani naftaa igadhicigaarty haqanodhahayo banisarkay axlm hadabanolahy🤲
Gabdhahaan hada on fire 🎉🎉🎉🎉🎉
Waa top level Team of 27 ❤❤❤❤
full respect
Samia Ahmed wan ku jeclahy macnto ❤
Ak
Samia part2 soosamee wllhi qosol miiran waaye horay usoco my sister😂❤❤❤
Wlhi qosolka iga dhameyseen😅 samiya cadey
Allaaa qosol lasuuxi garay plz part2 noosamee sundusne kusoo dar waku jeclahay pyoi😂😂😂❤❤❤❤
Samiyo part 2 soo samey sundusna kusoo dar plz🙏
Coming soon 500k🎉🎉 samiyadeena
Muuqaalkaan waan kahelay
Hadda kadib markaa boodeysaan lug laaba kdb bootintiina wey dheraneysaa insha allaah tijaabiya 🎉🎉🎉 keep going sisters 🎉🎉
500k coming soon 🎉🎉❤
Samiya abayooyy macnto Sundus Ayaanle soo qawo iyo Amira Kiki adiga soo samiyaa prt2 Insha_Allah
Sami kiki ladan saxibo👯♂️👯♂️❤ isjacel❤
English hada rabto ina barto UA-cam keey casharo so galiya ❤
صلي الله عليه وسلم ❤
Samia mar kle nooku soo celi plz sudusey soo wad
Coming soon 500k🎉❤
Samia axmed salan sare❤💋
Samia saa uqoslaayey burkiitaaa igudhacdey daawoiisoodhii 😊
I can’t wait your 500k celebration 🎉🎉🎉
Samia part 2 noso same walhi aan u qoslaayey dadki guriga ila joogy iga yaaban😂😂😂😂
Ana uhoreyo samia ❤
Alla qosolka iga dhameyseen qosolkeyga iiso celiyaa😂😂😂😂😂😂😂❤
I am first quen samia guuleyso wlshy
pleas samiya again so sameeya adi iyo kiki ladan sundus😂😂🙏
First Comment ❤Samia
Masha Allah guulaysta wlllayaal dhamaan tiin ba❤❤❤
Caawa si xad-dhaafan Uqoslay wlhi 😂😂😂
Saamiya part2 soosamee sundusna hakasoo tagin😂😂 plz codsi waye
Samiyayyyy❤
Maanshallaah habbllo waaad ku fiiicantihiiiin game waa uuu fiicanyhy❤❤❤❤
Samiya❤
Wlh san uqoslayey ilinaa iga imaatay markii udanbeesay adi iyo ladan saa iskaga kordhacdeen kayaabay wlh waan ooyey san uqoslayey waa Funny lkn kiki waa xaasidad mey iskudaydo xataa idinkuba waa isku dayeysiine ma idinkaa aqaaney midkale idinku meel fiican oo malaha Roog yaalo tagteen barafka maxad i aadin weeseen 😅😅😅😅😅😅😅
Asxabey iisoo doceya muraad ayaa leyhu😢❤
Ladan iyo samia wixiina ijiid an ku jidee lkn wa gacmo daalis ladhaha😂😂😂
Hello samia❤❤❤
Wlhei Berka IxanunaY Zaa U qos LayeY Ar Kuwanaa 😂😂😂😅
Saamiya plz ragga kusoo samee
Samia please 🙏 part 2❤❤wa qosley walahi
kiki ladan samia lankawi isku raco
Alaa waan Seexan waayey caawa qosol darteet saamiyooy❤❤❤
Samia Ahmed ane like
Qeyb wiilasha nosoo samey cumer iyo ceyda macalimow iyo asxaabta kale pls kasoo samey samia 🎉🎉🎉🎉
38 sec kuso garay😂❤
Samiya plz part 2 iyo sundus walahi saaid baan u qoslay 😂😂
samia waa dadalaysaaa kusoco
Alla wlhy wan rafteyy part 2 sundus so kaxeeee😂😂😂👍
Ala waa rafateen maanta 😂😂😂😂😂
Part2 sundus kusoodar please please ❤😊
5:55 Kiki side udhacde mxa wye wllhi qosolka igadhamade 😅😅
Saamiya abaayo brt2 nosoduub sundus haka ilaabin iyo amiira😊❤
Tem samia dhibley is muujiya 500k kmn.zom🙏👊
Alla beerka samiA wllshey dhiib ki o dad ah ma tihin horay u socda gabdhahygii❤😂
Heestaan gorgor ma gorgoryahow cadnaan igaarsii maalaga wadaa
Mayaa 500k igarsii😂 seen kuyeele
@@axmeyzeysmile4109waa ku sugtay😂
@@axmeyzeysmile4109 🤣 saaslee iskadheh
Saamiya part2 adi io sundus soo sameeya plz😭😂😂
saamiya somaliland goorme iman qalbi 💚🤍❤
Samia waxaan la Soo daahday. Edit adkaa omg 😮❤
Qatr wye dhesha oo bacda u eg 😂😂😂
Samiya qurux wlshey keep going love you so much ❤❤❤❤