WAJIGA KA GUBTAY NAXDIN KOKO CUMER LADAN OO SIXUN IGA NAXAY🥺

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @aminamohammed5875
    @aminamohammed5875 Місяць тому +264

    An kuwada salino xabibkena muhamad naxaris iyo nabad galiya korkisa haahate scw scw scw❤❤❤

    • @RIJKAJR-yd9jd
      @RIJKAJR-yd9jd Місяць тому +2

      Scw❤

    • @AsmaIsmsciil
      @AsmaIsmsciil Місяць тому +2

      scw scw❤

    • @NimcoDahir-u8i
      @NimcoDahir-u8i Місяць тому +2

      Scw

    • @Tanyaali-w2h
      @Tanyaali-w2h Місяць тому +1

      الهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤

    • @NastysaidAhmed
      @NastysaidAhmed Місяць тому +1

      Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @Baariyee45
    @Baariyee45 Місяць тому +230

    Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed Місяць тому +179

    ku sali nabi maxamed scw scw ❤❤

  • @ShariifMuxamadxuseen
    @ShariifMuxamadxuseen Місяць тому +35

    Walaal haddii aad fursad haysatid kusali Nabiga salalaahu caleyhi wasalam 📿🕋🕋📿

  • @Tushleey
    @Tushleey Місяць тому +415

    Sundus iyo Amiiro inta Uxiistay Wadajirkooda only one likE 🥲💔🥰

  • @MuhiimMaxamud-z5y
    @MuhiimMaxamud-z5y Місяць тому +45

    Ladan cidi naxariis deganan isku darsatahy mashalah😢🎉 iyo quruxiyo cumerko mashalh

  • @Princessdeeqsan-l1z
    @Princessdeeqsan-l1z Місяць тому +686

    Ax sorry 😢 sundus walhi waan naxay inta ka naxday only one like 😢😢

  • @SalmaMohamed-i3u
    @SalmaMohamed-i3u Місяць тому +29

    Ladan maan shaa allah waa naxariis. Waawalaala is jecel m n sh. ❤🎉

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz Місяць тому +112

    Wlh sundus ila fiiriya markee dhahdey jaakad so xiro😢 ayy naag adag oo hadana jecel qofka kle wax xun la jecleen😢❤

  • @CanabMohamed-q1j
    @CanabMohamed-q1j Місяць тому +6

    Waan ku farxi lahaa hadii aad love isaari lahayd❤❤❤

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Місяць тому +279

    Caawa ladan iyo sundus way isku dhar egyihin ladan naxariis miidhan manshalah ❤🎉

  • @marwomukhtaar
    @marwomukhtaar Місяць тому +19

    Allleh kuma gubo sundusteena wlhi markaan arky ciwaanka iyo tusida run moodey😢😢

  • @MusaibaAdam-py3ri
    @MusaibaAdam-py3ri Місяць тому +34

    Ladan wa naxaris midhan mashaallah

  • @FaatuushCabdi
    @FaatuushCabdi Місяць тому +26

    Ladan iyo cumber wlhi waa naxariisti oo dad ah m.a guuleysta ilma adeer yaal❤❤❤

  • @zainabmohamudjama-bu3nm
    @zainabmohamudjama-bu3nm Місяць тому +83

    Ladan cumar ilaasho sundus 2 marki dhaqtar ku geeynaynaa ku dhehen wlhi dad naxaniis badan

  • @DeeqocabdullahiSamaan
    @DeeqocabdullahiSamaan Місяць тому +6

    Ladan wa naxariisti qof ah walhi ❤👍

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Місяць тому +114

    Igatag wanba naxee anoo og inay prak tahe wlhiye
    Ar sundus dhib badnaa
    Acant wait 600k❤🎉😂

  • @MushtakKhader
    @MushtakKhader Місяць тому +4

    Ladan iyo koko waa laba fariido wlhi ❤

  • @FaizaFaiza-sw2ix
    @FaizaFaiza-sw2ix Місяць тому +40

    Kusali nabiga scw scw ❤❤❤❤

  • @Wllzaki119
    @Wllzaki119 Місяць тому +21

    Ladan waxeeda naxariis wey dhaafeen m.a❤

  • @umuzain698
    @umuzain698 Місяць тому +105

    Yarey Ina Ayaanle belaayo hasaadsan ilaahay ha ku badbaadiyo jooji waxan laguma kaftamee wah

  • @Shamso-x2g
    @Shamso-x2g Місяць тому +14

    Walahi ladan iyo cumeer wa saxiib yaal qali eh mansha allah ❤❤❤

  • @luleey381
    @luleey381 Місяць тому +87

    Wllhi koko waa runteed please please no more waxyaabaha qaarkood Ilaah ha ka bariyin please please astagfirullah badaso please please no more please please ❤❤❤❤❤

  • @CabduqaadirbareMaxamadqaasim
    @CabduqaadirbareMaxamadqaasim Місяць тому +14

    M.a sundus waxatahay qoftakaliya ee tiim27 igaqosolsiisay wankutageraa❤❤❤nooloow walaasheey

  • @Jennie-w7x
    @Jennie-w7x Місяць тому +53

    Aniga sundus labiskeeeda i shidin waxkle uma jeeedo qurux wlhi ❤

  • @FatumoAbdullahi-w9t
    @FatumoAbdullahi-w9t Місяць тому +3

    Ladan wa farid yar m.a❤

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban Місяць тому +63

    Sunduseyyyy wanaga nixisay kawaran😢❤❤❤❤❤

  • @xaawoluushaxaawoluusha3797
    @xaawoluushaxaawoluusha3797 Місяць тому +17

    masha Alah cumer waa gob So kor garigan o kudhahay dhaqtar ku geyna hadalka ino isku dardaray abti so kor gariga xita wu ku dhahay ladana cunto ma cunene sobax dhaqtar ku geyna ay ku dhahday m.a

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse Місяць тому +1

      @@xaawoluushaxaawoluusha3797 haaa masha allaah care kooda waa kahely wlhi💕

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 Місяць тому +1

      Haaa iygaa kdis ku arkeeen wajiga umadhawwo lkn koooko wlhi aadbay unaxday mrki dnbo way udhaweed wy fhanty ❤

  • @Hadiil0_9
    @Hadiil0_9 Місяць тому +67

    Ladan wa fariid ❤

  • @FatumaAbdi-r9h
    @FatumaAbdi-r9h Місяць тому +5

    Sandustena inta Ila jecel 600k 🎉 Wan sugi layex❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Monacreates2
    @Monacreates2 Місяць тому +83

    Sundusey sadaqa labax oo ilaahow gafkayga ha ii qaban dheh 😢😢😢 prank ina sameyso waa caadi lkn meeqa mar baa tiri ilaahay baa ii qoray? Ilaahay kuuma qoro abayo

    • @Baxsooxaar
      @Baxsooxaar Місяць тому +3

      Haa xamaasadi prankiga qaaday istaqfurulah anaba naxay walahi 😢

    • @CaliYare-d7j
      @CaliYare-d7j Місяць тому

      😢😢😢😢😢😱😱

    • @NasroRooble-b8s
      @NasroRooble-b8s Місяць тому

      😢😢

  • @MawahibSurka
    @MawahibSurka Місяць тому +14

    Walhi markaan arkay sidaan unaxay qalbiga ixanuunay walhi waa ooyay 😭😭😭 lkn alxmdulilaah hadaad caafimaad qabto 😔🥺

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому +24

    ladan cidi waa naxariisi miidhan ❤️❤️👍

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k Місяць тому +2

    Alla sundus wajiga baranki magalo walaahi inad guwatay ayaaloomaleenaa qofka kuusameeyay haliswaaye ha iskusaadinin abaayo horay usoco abaayo😮😊😊❤🥺🤔😔

  • @Tushleey
    @Tushleey Місяць тому +42

    Inta samia iyo sundus muqalkoda uu harlmar uso wada dhacay 🤣😭👏🏻

  • @adnahassa9616
    @adnahassa9616 Місяць тому +2

    Ladan cidi has a big heart ❤️ ma sha allah

  • @muniiramohamud8702
    @muniiramohamud8702 Місяць тому +48

    Only 9k coming soon 600k queentena👸❤️

    • @FadumoDdd
      @FadumoDdd Місяць тому

      ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Bogoradainaamiin
    @Bogoradainaamiin Місяць тому +2

    Sundus isn't easy hore u soco abayo wan ku jecelahay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +28

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤🎉

  • @shamsocayuuni5805
    @shamsocayuuni5805 Місяць тому

    Ani xitaa waan uxiisay wadajirkooda amiira qurux iyo sundus ayaanle❤❤❤❤

  • @Riyaaadiom
    @Riyaaadiom Місяць тому +17

    Alla. Waa nxay. Mrkii Hore. Sundus. Wxn hakuciyaarin illahy kuuma kaso. Abayo

  • @FahmoHussein-w9g
    @FahmoHussein-w9g Місяць тому +3

    Naa sundusey wlhi sidaa unaxay marka hore bisnka inaa kujeclhy cawa ayaa ugaday😢😢Alx hadaa ficnthy❤❤

  • @hassannuur-g4q
    @hassannuur-g4q Місяць тому +18

    Koko nasab waye wlhi ❤ salan iga garsii 💪🏽😘🤲🏼

  • @HafsaMuhumed-pw6hk
    @HafsaMuhumed-pw6hk Місяць тому +2

    Can't wait 600k 🎉 omg😭

  • @FoosYare
    @FoosYare Місяць тому +30

    Sundus asda 😢😢😢cumeer koko Ladna cidi kiki samiya 🎉🎉🎉🎉😱🥹☝️🥹☝️

  • @AyaanMaxamed-j4u
    @AyaanMaxamed-j4u Місяць тому +2

    Waa sax sundus iyo ladan iyo koko naxdin 😢😢

  • @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
    @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py Місяць тому +20

    Cumeeer and ladan is the best friend

  • @MaryamoCumar-h7u
    @MaryamoCumar-h7u Місяць тому +1

    Allah ha ku caafiyo❤❤

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Місяць тому +23

    Cumeerrkoo qurx wlhi dharka waykuso sareen ala sundusey mid matihid wlhiiiii wan oyaay naxdin angaaaa wdnaha naridee 😢😢😂

    • @Barafuuni
      @Barafuuni 19 днів тому +1

      Oo maxad ku oyday😂😢😂

  • @crahmanshardi520
    @crahmanshardi520 Місяць тому +3

    Ladan waa wada naxariis❤❤❤❤❤

  • @nimconalka-g4m
    @nimconalka-g4m Місяць тому +23

    suntustenaa farxad ku nooloow abaayo mcn wana ku jeclahy❤

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 Місяць тому +3

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤

  • @Fartuuneyyy
    @Fartuuneyyy Місяць тому +25

    Waxaani naxdin waaye wllhi
    Prank in uu yahay lama aaminayo wllhi waa naxeen wllhi sundus waxaani naxdin waaye iska dhaaf Abaayo
    Come soon 600k subscribers insha Allaah 🎊🎊🥳🥳❤❤❤

  • @Adkahaji
    @Adkahaji Місяць тому +28

    Kusali Nabigena MOHAMAD(ﷺﷺ) The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad(ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 Місяць тому +16

    Inta run mooday markuu title uso dhacay 😢😂

  • @FaizaHoney-s4n
    @FaizaHoney-s4n Місяць тому

    Subhanalah. Was lagu iyaro ayabadha

  • @ilhansharif9374
    @ilhansharif9374 Місяць тому +12

    Omgg wlh waa naxay😭😭💔omgg it looks real

  • @NafissasouleimanNafissasouleim
    @NafissasouleimanNafissasouleim Місяць тому +2

    Ladan wa mikin walahi❤❤

  • @FartunOsman-cz6ew
    @FartunOsman-cz6ew Місяць тому +20

    Abyo waa kubarya waxan martanbo hasamenin wayo waxjirka kusabsan hasamenin wllhi waa kanaxay please waxan mardanbe hasamenin 👏👏👏👏👏👏

  • @MohamedAbdi-d2f
    @MohamedAbdi-d2f Місяць тому +1

    Wakuwata wllhi sundus ❤ nolow intay nolol jirta quuen

  • @sabariinsalaad4944
    @sabariinsalaad4944 Місяць тому +58

    Asc team Sundus ii soo duceya muraad baan leeyhy 🤲🏻

    • @Munahass-g1q
      @Munahass-g1q Місяць тому +6

      Allah kusahlo walal qali 🤲🤲🤲

    • @luleey381
      @luleey381 Місяць тому +4

      Abaayo mcn Alaah ku sahalo muraadkaga Ilaah ha ku sahalo bi Sahal Alaah kaga dhigo allaahumma amiin amiin Yaa Alaah xabiibtay inshalaah kheyr xabiibtay ❤❤❤

    • @sabariinsalaad4944
      @sabariinsalaad4944 Місяць тому +1

      @@Munahass-g1qAmiin abyo🤲🏻

    • @sabariinsalaad4944
      @sabariinsalaad4944 Місяць тому

      @@luleey381Amiin abyo 🤲🏻

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +1

      Allaha Kuu Sahllo Wlal🤲Muradkaada Oo Macsi Laheeyn 🤲 Adi & Intiii Islaam Ah Allaha U Sahllo🤲 Dhamanteen Muraad Ayaan Leenahayeee Allaha Noo Wada Sahlo Ya'rabb 🤲 Yakuum Kheyr Bi"idnillaahi Kariim 🤲🤲🤲🤲☝️

  • @BarwaqoFaysal-t7l
    @BarwaqoFaysal-t7l Місяць тому +2

    Wllhi ladan say uu naxariis badan tahay oh my waw🎉❤😢

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Місяць тому +11

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team 27❤

  • @NasibaXasan
    @NasibaXasan Місяць тому

    Soomadi team 27 waan jeclahay🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @Munahass-g1q
    @Munahass-g1q Місяць тому +13

    Ala waiskunaxay Sundusey ❤❤

  • @WallkaWeyn-x3e
    @WallkaWeyn-x3e Місяць тому +1

    Cumeer he's legend wlhy full respect ❤❤

  • @SacdiyoMumin-d4v
    @SacdiyoMumin-d4v Місяць тому +19

    Ala sunduseey walhi waa iga nixisay ma o,gid miyaa in aad leedahay dad ku jecel oo dhibtaada dhibeyso abaayo hal sac ayaa naxsanaa mardanbo sidaa hana yeelin abaayo anaga waan ku jecel nahay qalbi❤🫶❤

    • @majkaabas6352
      @majkaabas6352 Місяць тому

      😂😂😂 qoraalka miYaa Aqrin miYaa kow hhhh walee sundus sundus Ayaa kugu dhacay 😢😂😂😂😂

    • @SacdiyoMumin-d4v
      @SacdiyoMumin-d4v Місяць тому

      Taaas walall shaqadaada maha sundus waxaas waaa wax aay naga keensatay cil miyaa kahaayo walll😂​@@majkaabas6352

  • @SafiyoMaxamed-qe5lf
    @SafiyoMaxamed-qe5lf Місяць тому

    Wllhi waan naxay xaax wllhi sundus ayaanle ❤❤❤

  • @HodanUpdirizakHodanniitah
    @HodanUpdirizakHodanniitah Місяць тому +10

    Wlhi wan naxy quruxeey ❤😢

  • @Jennie-w7x
    @Jennie-w7x Місяць тому +1

    1 day 300k congratulations 🎊 sunfus kuwad prank dadkuba wey ka qadeeyan ka qadey adna nafta uga qaad prank sxb

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому +4

    Mashaa Allaah sundus sxb ku jecela hayasata ilaasho❤️❤️❤️❤️👍

  • @haajihussein1097
    @haajihussein1097 Місяць тому +1

    wlh ladan qof fiicn waye m.a 👑👑👑👑👑👈👈👈👈❤️❤️❤️

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd Місяць тому +20

    Naaa igatag wadnaha I istagay wlhy illahay kuma Gubo Balyo hays Kusaa din Bal Bisinka😢

  • @CashaSeid
    @CashaSeid Місяць тому +3

    Ladaanwafariid😢😢❤❤❤

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse Місяць тому +14

    Alla ladan care keeda waa ka hely iyo cumeer sookor gaariga suu u yri😢😂

  • @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
    @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py Місяць тому +24

    Sundusey huuno alle haku xafido
    Waxybahaas oo kle lguma ciyaaro
    Abyo iska daa

  • @SafaMohamed-t9w
    @SafaMohamed-t9w Місяць тому +12

    Sundus amiiro maxaa ugu samayn wayaday😂amiiro parnk kusamee😂

  • @SafaMaxamud-qx7bw
    @SafaMaxamud-qx7bw Місяць тому +11

    Run umaleeyay wlhi😢😢

  • @ayaanahmed3472
    @ayaanahmed3472 Місяць тому

    Hanbalyo 600k Sundus ayaanle🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AxmedCumar-n7u
    @AxmedCumar-n7u Місяць тому +16

    SUNDUS MARKII UGU HOREYSAY WALHI RUN AYAAN MOODAYEY WAAN NAXAY WLLO LAAKIIN WAXANOO KALE PRANK MA GALO 😭🥺🙏

  • @FawsiyoOmar
    @FawsiyoOmar 26 днів тому

    xanuun😟😨😱😩😫bismillaah🤧😱

  • @xafsakiin1096
    @xafsakiin1096 Місяць тому +17

    Prank waaye dheh shikaa gubtaa ayaa noqday dheh😂

  • @AmaalJamaal
    @AmaalJamaal Місяць тому

    Congratulations 600k❤🎉
    SundusTeenAH🎉❤😊

  • @RayanHaji-t1w
    @RayanHaji-t1w Місяць тому +161

    Ana uhorryyy❤

  • @ZahraMaxamed-w2f
    @ZahraMaxamed-w2f Місяць тому

    Waanaxay walaahi abaayo❤❤❤❤

  • @Cristiano_ronaldo1295
    @Cristiano_ronaldo1295 Місяць тому +8

    😢😢😢😢😢sundusey wad naga nixisey😢😢😢

  • @SafiyaBarud
    @SafiyaBarud Місяць тому

    Wllhi saan unxey sundus wax walbaH ha ku dhaqmin hadey hoyda uyo abaH arkan maxad aameyn allH saan unxdy😢😢😢❤naa iga tag parnki wayeH

  • @ShugriIbraahim-u4t
    @ShugriIbraahim-u4t Місяць тому +4

    Ala sundusay maxad saan ugu sameesay subxaana laah waalhi saaid baan unaxay😢😢😢

  • @maancishqi2137
    @maancishqi2137 Місяць тому +1

    Ax walaanimo ladan m.a 🎉🎉❤🎉❤Ken dhakhtar kugeye dhahdey 😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +4

    اللَّهُمَّ إِنَّا نَجْعَلُكَ فِي نُحُورِهِمْ وَنَعُوذُ بِكَ مِنْ شُرُورِهِمْ❤❤❤اللَّهُمَّ أَنْتَ عَضُدي، وَأَنْتَ نَصِيرِي، بِكَ أَحُولُ وَبِكَ أَصُولُ وَبِكَ أُقَاتِلُ❤❤❤حَسْبُنَا اللَّهُ وَنِعْمَ الوَكِيلُ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @yussufdahir1749
    @yussufdahir1749 Місяць тому

    Whi san ku jeclahay in aad hormar gaaro Alla og sunduseyyy❤❤❤❤❤😢

  • @AmiinMuxuyadin
    @AmiinMuxuyadin Місяць тому +6

    Subxanalaah 😢 parnk lee miya

  • @XuseenxasanIsaaq
    @XuseenxasanIsaaq Місяць тому

    Ladan wey.qurxunatee ma quursatey❤❤❤

  • @NasteexoAbdinasir-n3c
    @NasteexoAbdinasir-n3c Місяць тому +20

    SUNDUS WLLHI WAAN NAXNAY MAXAA KAA QALDAN ILLAHAY KUMA GUBEEEEEEE😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @HamdaHaaji-g2o
    @HamdaHaaji-g2o Місяць тому +1

    Alla cumeer waa saxiib wagsan dhaqsiba dhaqrat ayaa ku geynaya ayuu dhahay sundusey ilaasho

  • @DeekoAbdiwali
    @DeekoAbdiwali Місяць тому +5

    Alaa abayo wanka naxay 😂.ilmaha ayaa iga soodhicgaray😂😂😂

  • @FardowsoAhmed-o1t
    @FardowsoAhmed-o1t Місяць тому

    Ala sundusay mx fani iyo cabsi cabsi tahy❤😂😂😂😂😂😂

  • @hibadomer8108
    @hibadomer8108 Місяць тому +8

    Bisinka walhi waa naxey marka prank dhahdey waa ayaa Farxey alleh kuma tuso damka walhi waa xanun 😢😢😢😂

  • @FadumoFarah-z8z
    @FadumoFarah-z8z Місяць тому

    Walashay Sundus wallahi qof funny tahay lkn waxa laguma kaftamo waa halis ee Iska da walashay ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +10

    XASBUN"ALLAH WA NI3MAL WAKIIL☝️ SUNDUSEEY WAAN KAA NAXAY 😱😱😱WALAAHI BSINKA😱❤❤❤ YAAA ILLA OOYEY MARKAAN ARKAY SUNDUS ❤❤❤😰 WALAAHI DHAAWAC XUN AAA KU SOO GAARAY❤ INTAAN ALLAHA KUUGU SIMO❤❤❤ ISHA XUN ALLAHA KAA XIJAABO❤ DHAMAANTEEN YA'RABB 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲