ASIM MID DOORO HOOYO AMA HABARYAR MAFILEENIN SIDAAN ASIM OO DOORTAY..?😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 622

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u 2 місяці тому +436

    Hooyo wanagsn ina tahay ewel waa oga hadana waku qiray amiira sbbto ah habaryar yashiis inuu jeclaado waxa sababay inadan cuqdad iyo xumaan ku korin oo walidkisa aad jeclesisay masha allah

    • @hibaali4666
      @hibaali4666 2 місяці тому +14

      Mashallah ❤❤❤ Farxada kuwaara

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 2 місяці тому +1

      Masha allaah amiir cadeey sabapr wallaasha hapduu doortay waa wax fiican

    • @Riyaanabdiali-wx5nh
      @Riyaanabdiali-wx5nh 2 місяці тому

      YYY💞💞😅🤤

    • @UkHj-n8h
      @UkHj-n8h Місяць тому +1

      Amira Amira

  • @mulkihappy
    @mulkihappy 2 місяці тому +207

    Fariida markii ugu horeysay si toos usoo muuqata m.a asturan❤

    • @BishaaroCadey-fv6od
      @BishaaroCadey-fv6od 2 місяці тому

      Efjrornowbejvr
      Vfid🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤phm

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k 2 місяці тому +247

    Ani waxan isdha haaye biri fiirso lakin Asim markan arkay wansoo orday ilaahey hakuxafido abaayo😊😊😊❤horay usoco abaayo❤😊😊

    • @yusra6707
      @yusra6707 2 місяці тому +2

      Ani xataa asiim faatalnimadiisa iskejeclahay😂😂😂❤

    • @sundusali8340
      @sundusali8340 2 місяці тому

      @@yusra6707acudubillh ilmaha miya fataal ledahy abayo

    • @SalmoOmar-vo4wq
      @SalmoOmar-vo4wq 2 місяці тому

      😂😂😂😂 naya cunig yariska maxaa ka rabta​@@yusra6707

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 2 місяці тому +149

    Faadima waa qofka u badan la joogta Wiilka yar , Ilamaha hadba qofka u badan oo la joogo buu jeclaan, Amira wakhtigaga inta badan inaa siisid isku day❤

    • @Najuush
      @Najuush 2 місяці тому +28

      Fatma xita waa hooyadi labaad hdu doorto inty ka maqn thyna asagy usoo shaqeysaa oo bariiskisey raadisaa👍

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      @@fatimaabdrizakali4784 yaab naa sidaa maaha 10 ka daqiiqo ay video duubayso maahe inta kale way la joogtaa lkn faatma markay timid ilaa hada waan arkay saaid bay u jeceshay Asiim iyo naahida sxb ayay la tahay

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому +5

      @@Najuush u sheeg dadka qaar caqligaa ku yar meel kale bay la aadaan hadalka

    • @Zalmaaaaaaa-s97
      @Zalmaaaaaaa-s97 2 місяці тому +8

      Way siisa waxay uroorasaba soo inay cadka usoo dhiciso maha ala nagaha qaarbaa meel yar bay wax ka dayayn toos ufakar qofyey😊

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 2 місяці тому +4

      Fatma wa hoyadisa 2baad dhib yaraan ayey dhashey...gurigaa quruxda badan iyo gaadidka schoolka ku aado Alleh SWT iyo Amira Qurux aya mahadaa iskale. Boskii Aabo iyo ki hooyo wey buxisey Allaha sharfo wa hoyo karti badan. ❤❤❤

  • @King-cayda10
    @King-cayda10 2 місяці тому +197

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 2 місяці тому +139

    Asiim m.a Habaryartiisa Faadma Kama kaftamo Allah Ubad baari iyo mid diintisa anfaco kaaga dhigo❤

  • @naseemseed6459
    @naseemseed6459 2 місяці тому +171

    Amira adiga asiim abihisa tahay fatma wa hoyadis ayda guriga ayey ku haysa adigna bariskisa u doonta bananka😂😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому +18

      Asiim iyo naahida faatma saaid bay u jecel yihiin waana sxb lkn Amira hooyo aabo sxb intaba way u tahay Asiim ❤

    • @Wasacabdi-v7k
      @Wasacabdi-v7k 2 місяці тому

      Hjhbbbnbbbbbb​@@adoontiallesiman262

  • @FarxiyoMacalin-gh9hs
    @FarxiyoMacalin-gh9hs 2 місяці тому +37

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @asmashjaamac
    @asmashjaamac 2 місяці тому +3

    Mashaalaah ilahy kama qado oo nolosha wada dhmysta amiir iyo wilked❤

  • @نوني-ز7ذ
    @نوني-ز7ذ 2 місяці тому +18

    masha allah wlhi oohina iQabatey inta heysan allah siiyo amiin inta heysatana allah udhaafo amiiro hooyo wanagsan baathy😢❤

  • @Nashaadmaxamed-d6p
    @Nashaadmaxamed-d6p 2 місяці тому +41

    M.a amiiradeena ilaahay haku dhaafo baby asiim hooyo karti badan noloshu kuma xumayso ❤❤

  • @Fathiyahmedsheik
    @Fathiyahmedsheik 2 місяці тому +61

    Ya ila arky amiirada videoga ay familka la duubto inu ka saameyn bdnyhy kan azxptaa vidoeyashn cml nose badi ❤❤❤🎉

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 2 місяці тому +2

      MashAllah views Quruxdeeda ugu filan...lkn anaa kula arkey❤

  • @sundusali8340
    @sundusali8340 2 місяці тому +30

    Amira waa farxad inu habryartiis jecelyahy waayo niyada ayaa ku dagaysa oo marka ka maqnthy ma walwalyso sabbto hooyo 2aad u hystaa masha alah❤❤❤

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan 2 місяці тому +41

    Hooyo wngsn inaad tahay shaki kuma jiro Amiiradeyda ilaahey haku xifdiyo Azim yare 😢

  • @nimcoxuseen338
    @nimcoxuseen338 2 місяці тому +29

    Amiiroy iskuday inaad waqtiga ugu badan aad siisid asiim cade abaayo illaahay hakuu koriyo insha allaa

    • @Xawoqurux-m4l
      @Xawoqurux-m4l 2 місяці тому +5

      Waxpa kama halabayan pyo hoyoyinkisa 2bad baa ujoogo iyo ayeeyadis iyadana way usoo shaqeyn❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      Asiim Schoolka ayuu saacado badan kusoo qaata lkn Amiira wakhti badan way siisa inta ay wax soo duubayso maahane inta kale way la joogtaa

  • @Zalmaaaaaaa-s97
    @Zalmaaaaaaa-s97 2 місяці тому +101

    Amiiro sababta waa faatma oo marksta la joga dee dalxiska ayada uwado io iskulka 😢😂❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому +4

      Dalxiiska schoolka intaba iyadaa u wada Amira markay wax soo duubayso iyadaa schoolka kasoo wada Asiim un maahe Naahida xataa ay jeceshay faatma

    • @Sumayosiman-m8t
      @Sumayosiman-m8t 2 місяці тому

      ​@@adoontiallesiman262 ilmaha qofka daryeelo oo mar walba la jogo bay rabaan😢😂

  • @Beru700
    @Beru700 2 місяці тому +21

    Amiira qurux ❤❤.
    2 million subscribers coming soon sister ❤

  • @CeeniYuusuf-p5h
    @CeeniYuusuf-p5h 19 днів тому +1

    MashaaIaah iIahy kama qado oo noIosha wadai dhmysts amiir iyo wiIked❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 місяці тому +30

    Masha Allah Asiim wuu waynaaday dhalashadiisiina 15 ama 16 bari camal aa ka harsan soo barbaar habo mcn Quruxeey Alle wiilkaga haku xafido mcnto ❤❤❤❤❤❤

    • @taliso1898
      @taliso1898 2 місяці тому

      17 December waaye abaayo dhalashadii aniga iyo ayada labo maalin iga horeeysay 19 December waaye wiilkeyga dhalashadiisa

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому +1

      @taliso1898 sax Abaayo labada wiilba waxan leeyahay dhalasho wacan ❤

  • @aishahussein5253
    @aishahussein5253 2 місяці тому +16

    Isku filan karti badan family kada wiilkada ilahay Isku kin dayo 🤲❤❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 2 місяці тому +29

    Masha allah boqoradeena amiira qalbi 🎉🎉❤❤❤😊😊🎉🎉❤❤

  • @fardowsaahmed4978
    @fardowsaahmed4978 2 місяці тому +19

    Mansha Allah hoyo mcanto cadi ma ahan Amiro wilka fatima u jacelyahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @isninowager3049
    @isninowager3049 2 місяці тому +13

    Wallahi amiira wa qof qalbi wanagsan illahey xakudayo asim ALLAH xakudayo mcnto 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 місяці тому +6

    Amiira wiilka AfSomali kula sheekeyso si uu barto afkiisa Hooyo Allaha xafido Asim yare❤❤

  • @Samia-b2u
    @Samia-b2u 2 місяці тому +29

    Happy birthday 🎂 🥳 Asiim Cade Habaryar❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Degeneey
    @Degeneey 2 місяці тому +10

    Amiira qaali waad nasiib badan tahay wallahi mashallah❤ waxaad haysataa Walalo ku jecel oo ilmahaagana jecel, bal eeg siduu cunaga yari Habar yartii u jecel yahay taasna waxay cadayn u tahay jacaylka ay siisay Inta uu leeg yahay mashallah😢 ❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 місяці тому +34

    Taas waxay cadayn u tahay barbaarintiisa fiican iyo inu hooyadii maahe hooyooyinkiisa 2aad lagu barbaariyay inuu jeclaado m.a Adna iyo susu na wuxu dooran lahaa Adna yacni qiyaastayda ❤

    • @DeeqoMahad-nt7cm
      @DeeqoMahad-nt7cm 2 місяці тому +1

      Fatima wilka wy haysa wxbarsho ee gesa guriga ee kuhesa amiiro malintii dhan way shaqesa sas wye

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      @DeeqoMahad-nt7cm maya school ka sida subixii loo geeyo galabtii baa laga keena oo guriga maba joogo Amiira na maalintii oo dhan ma maqnee ugu badnaan 1 saac bay maqan tahay inta kale way joogtaa lkn waxa jira ilmo.habaryartood saaid u jecel o sxb la ah anaaba arkay mid wllsheey dhashay saan cml waye

    • @DeeqoMahad-nt7cm
      @DeeqoMahad-nt7cm 2 місяці тому

      @@adoontiallesiman262 Haa lkn amiro bariskiisa ee radina 1saac ma maqnato oo kliged video madubto chanalo badn eekaso muqata asxab bdan ee wx isla duban mrka shqadaas ee ku mashqulsantahy m aahe hoyo waa hooyo

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 2 місяці тому +19

    :اللهمَﷺ🕋صَلِّﷺ🕋وسَـــلِّمْﷺ🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــ-🕋 مۣۗـُۙحۣۗـۙمۣۗـۙ ﷺ🕋

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 місяці тому +12

    Ilmaha marwalba qofka wakhtiga badan laqata bay jecelyihin saas darteed habayartii udoortay ❤❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому +1

      Naa hooyo aan ilmaheeda wakhti la qaadan miyaa jirta daqiiqadaha ay video duubayso maahane inta kale guriga ayay joogtaa lkn Asiim cimraan iyo Faatma saaid u jecel yahay sidoo kale Adna gabadheeda yar oo Naahida la dhaho aad bay Faatma u jeceshay lkn Asiim baa ka sii jecel waayo guri bay isku la nool yihiin

  • @HiboMuxumad-x3k
    @HiboMuxumad-x3k 2 місяці тому +10

    Mashalaah tabarakalaah Amiira qurux keep going sister ❤

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 2 місяці тому +18

    Wiil iyo habarti oo is fahmay mnzhl allah❤

  • @Ina_cabdulaahi
    @Ina_cabdulaahi 2 місяці тому +9

    Wallhi asiim waa jeclahy anoo hurdo iheyso xitaa dartis aa vediowga uforsana amira mac iisii 😍🙏🙏

  • @shqarBoy
    @shqarBoy 2 місяці тому +37

    KAWARAN HADA HALMAR KUWADA SALINO MABIGEENA MAHAMETH CSW ❤

  • @alisalat4363
    @alisalat4363 2 місяці тому +25

    Asiimkeena wuu nosolaab tay baryahaan waan uxiisnay m.a hooyo waanaag san aatahay💯🥰🫂

  • @bahjamahamad3006
    @bahjamahamad3006 2 місяці тому +12

    Hooyo fiican ayaatahay m.a illahy hakuu xidiyo abayo

  • @QamarAbdiabdullahi
    @QamarAbdiabdullahi 2 місяці тому +8

    Ilahey haku dayo amiroyy asimkena ❤🤴🥰

  • @tawakalmxasan1978
    @tawakalmxasan1978 2 місяці тому +13

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @AsmaCabdi-f1y
    @AsmaCabdi-f1y 2 місяці тому +17

    M.a hooyo wnagasna oo karti leh thyy amiiro keep going asim allah ku dayo m.a ❤🎉 amiira waa jecelahyy fidhyawyada asim aa kula so duupo Mar walpa noos duup ❤🎉 so barbar habar yar ❤👑

  • @taakul_media_
    @taakul_media_ 2 місяці тому +4

    Alle ha kuu daayo Amiiro❤

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 2 місяці тому +2

    Maashaa alaaah alaha kuudaayo wiilkaaga famil kaaga fiiican habar yarta fiiican 🎉🎉

  • @AsiMohamed-h3f
    @AsiMohamed-h3f 2 місяці тому +5

    Mansha allh aziim cade koroo waynow hpo❤❤❤

  • @SahroGure
    @SahroGure 2 місяці тому +10

    Masha Allah ❤❤❤hoyoo mcn ❤❤❤🎉

  • @sundusabdi5136
    @sundusabdi5136 2 місяці тому +21

    Wiilkeenna🥹💚🤍❤️ilaahay hakuu daayo wll ❤❤

  • @FahmaMohamed-yb4ch
    @FahmaMohamed-yb4ch 2 місяці тому +6

    Masha Allah hooyo wanagsan Ilhy hakuu daysto asim yare ❤🫶💋

  • @user-tl4on3kw5g
    @user-tl4on3kw5g 2 місяці тому +9

    Mnsha allah abyo Amiira
    Soo barbaar habo mcn ❤😊

  • @KawsarJama-l5v
    @KawsarJama-l5v 2 місяці тому +4

    Masha allah waa babay jacayl badan lagu soo koriyey mar haduu habaryartii iyo hooyadi habaryartii doortey ❤❤

  • @MaxamadShariif-j2q
    @MaxamadShariif-j2q 2 місяці тому +19

    War ninka af somali bar yuusa cadaan isku maleyne asiim aboowe alle haku dhawro 🎉🎉

  • @EblaSheikh-k5s
    @EblaSheikh-k5s 2 місяці тому +12

    Mashaaalaah

  • @Asmahh-r2l
    @Asmahh-r2l 2 місяці тому

    M.a wiilkaada allaaahkuudaayo adiga aabahiisbaathy faadmana hooyo m.a jaceelbuukukorey allaahkuudaaayo❤❤❤❤

  • @Najuush
    @Najuush 2 місяці тому +16

    Asiim mrksta fatma la joogto saas uu ujecel yhy wana hooyadis labad❤😂

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fy 2 місяці тому +2

    Hooyo miil walbo aaa jogto cimre dheer iyo caafimad hooyo 🤲🤲🤲🤲

  • @abshirobashiir1456
    @abshirobashiir1456 2 місяці тому +6

    M.a ilaahay ha ku daayo wiilkaaga abaayo

  • @XafsaUpdulqaadir
    @XafsaUpdulqaadir 2 місяці тому

    Amiiro wuux u duuran waay waa qof maarwaalba iska soconay iskaan raaxasanay 😢😢 wuux gabdha kalee udurray wuux ka heel naxriis badan iyo dareel😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 2 місяці тому +5

    Masha Allah ❤

  • @AbdirahmanAli-n9j
    @AbdirahmanAli-n9j 2 місяці тому +28

    Amira walhi waxatahy nagta kaliya ee an kuhamiyo in an guursado😂😂😂😂😂

  • @Xamdixassanshiiq
    @Xamdixassanshiiq 2 місяці тому +6

    Amira❤hooyo ❤mcn ❤mashAlla ❤

  • @HalimaMohamed-u2e
    @HalimaMohamed-u2e 2 місяці тому +5

    Masha allah amiiradeyna❤❤

  • @EblaShyussuf-m8h
    @EblaShyussuf-m8h 2 місяці тому

    Mashaaallah

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 2 місяці тому

    Masha allha ❤❤❤❤❤

  • @hadiya605
    @hadiya605 2 місяці тому +1

    Wlhi xayati asim yarantiisa ilaa hada waa ku firsada guushada ku faraxsanay waxa tahay hoyo kartii badan in lagu deydo mudan heerka aad manta tagan tahay alle ka sokow adiga is garsiye quruxdeydii halkas kasii waad i.a kalay aqwaan haab kusiye ❤❤❤😢

  • @Shamis-ic6dk
    @Shamis-ic6dk 2 місяці тому

    Maashaa allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zeynabadam6173
    @zeynabadam6173 2 місяці тому +9

    Hoyo karti leh Amiira qurux❤💯💯

    • @makiyamakiya3762
      @makiyamakiya3762 2 місяці тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 2 місяці тому +4

    Amira please xumaan ha ii qadanin, asim speech therapy gee. Sida ilmo 18-24 month uhadlaa waana 4 years this month. ❤

  • @MaryamaAbdirashid-xd4si
    @MaryamaAbdirashid-xd4si 2 місяці тому

    Masha allah ilahay ha ku daysto asiim yare❤❤❤❤❤

  • @ShukriHuseinHassan
    @ShukriHuseinHassan 2 місяці тому +2

    M.a ilhy hakuu daayo xppti❤ dharkan ey fadma wadato wn ka helay xgen ka heli karaaa😩💋

  • @HiboHilowle-x1o
    @HiboHilowle-x1o 2 місяці тому +4

    M.a❤Allah ku dayo❤

  • @Maryanibrahim-p5d
    @Maryanibrahim-p5d 2 місяці тому +3

    Amiirey mnshllha wll wlhy inanki waad korstey ilhy haku daayo mid ku anfacna hakagag dhigo😢❤

  • @XananBashir-w8t
    @XananBashir-w8t 2 місяці тому +1

    Maasha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 місяці тому

    Mnsha allah ilaahay haku barkeeyo❤❤

  • @leyloomar2577
    @leyloomar2577 2 місяці тому

    Mashallaah Amiira abaayo fiican aatahay walashaa jecelkaa uqabtow uqabaa❤🎉

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 2 місяці тому +1

    Masha aliha ❤

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 місяці тому +90

    TEAM AMIRA QURUX ONE LIKE 👍 ❤

  • @AimanWarsame-hn1xg
    @AimanWarsame-hn1xg 2 місяці тому +22

    Amira qurux masha Allah ❤

  • @Monacreates2
    @Monacreates2 2 місяці тому +11

    Amira ilmaha qof ka wayn bax dheh lama dhaho ama wax kudhufo hadhow wax caadi eh bay la noqon in loo gacan qaado habayartaa😮😮😮 adi lkn dheel dheel ka tahay balse ilmaha markay yaryihiin wixi loo sheego way qaataan

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      maya kaftan waye hal mar o si kaftan ah loo dhahay waxa ka badan mararka badane loo sheego inay qalad tahay yacni si foodo cml eh mar mar ilmaha sowta la dhaho qofkaas dharbaaxsho ku dhufo

  • @SumayaOmar1
    @SumayaOmar1 2 місяці тому +1

    M.a illaahey ku dhowro aasiim yare hooyo wngsn inaa thy way cadahay horey u soco 🫶🥺

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 2 місяці тому +17

    Amiiro qurux asiim cwa wuu kugu baaaa shaaaa lay😂
    Asim yare. Wey now. Abti ❤❤❤

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 2 місяці тому

    Masha Aallah Masha Aallah Masha Aallah ❤❤❤❤ asima❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ClraxmnMaxamed
    @ClraxmnMaxamed 2 місяці тому

    Masha Allh

  • @HodanCismaan-k2s
    @HodanCismaan-k2s 2 місяці тому +2

    Maashaa Allah hooyo mcn iyo Habo mcn ❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤

  • @NadhifaCdy
    @NadhifaCdy 2 місяці тому +1

    Always say Alhamdulilah to have children's 🫶

  • @qamarabdullahi4418
    @qamarabdullahi4418 2 місяці тому +1

    Mash Allah Amiira 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 2 місяці тому +1

    Mash allah quruxey horay usoco

  • @Rumaannuuro
    @Rumaannuuro 2 місяці тому +3

    Ilaahay ha kuu daayo cunugaaga🥰

  • @iqraAxmed-b1o
    @iqraAxmed-b1o 2 місяці тому +2

    Masha allh mcnto alaha kudeysto wiilkaaga❤❤

  • @DolDubat
    @DolDubat 2 місяці тому

    Amiiro qurxa wll kake allhakulakoriyo abayo mcn♥️

  • @AMIINLuqmaan
    @AMIINLuqmaan 2 місяці тому +2

    Kusali nabiga scw

  • @MmMm-k9j
    @MmMm-k9j 2 місяці тому

    Masha allah habo mcn isobara bar Asim yare ❤❤❤

  • @safiyoB
    @safiyoB 2 місяці тому

    Masha allah ❤🎉🎉

  • @zamzamhassanfarah1508
    @zamzamhassanfarah1508 Місяць тому

    Masha Allah uu waynada asim markuu dhashay ayaa dhaweed masha allah so barbaar Habo ❤

  • @amalmuminabdi2263
    @amalmuminabdi2263 2 місяці тому +4

    Aww Aziiim mamii kor oo kalin kal❤ m.a ani wxa Sas ijecl Wlshey gabadheda oo aan ani korsaday ❤

  • @SaabirinXasan-g2f
    @SaabirinXasan-g2f 2 місяці тому

    Masha Allah

  • @fathiaosman2294
    @fathiaosman2294 2 місяці тому +1

    Masha Allah asim uwaynaday cimridher allé hasiyo ilahay haskukindayo dhamantinba❤❤❤👋

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 2 місяці тому +5

    Asim Yare mashaalah wiilkena yara❤🎉😊

  • @FarduzBashir
    @FarduzBashir 2 місяці тому +3

    Walaashay miraa horay usoco❤❤❤❤❤❤❤😂 wax kudhiba alla kumatuso❤🎉

  • @IlhaanYusuf-d2q
    @IlhaanYusuf-d2q 2 місяці тому

    M.allah wllo ❤❤❤❤❤

  • @SuweisSuley
    @SuweisSuley 2 місяці тому +5

    First coment 🎉❤wankusalame amiro

  • @NimcoCabdi-h4z
    @NimcoCabdi-h4z 2 місяці тому +4

    Amiira allow ku daa ciltire ❤❤

  • @XaawocusmaanXasan
    @XaawocusmaanXasan 2 місяці тому +1

    Team aasim one love🎉❤❤

  • @mumtii___moh2819
    @mumtii___moh2819 2 місяці тому +6

    Asiim dhalashadiisi baa dhow 🎉 18 December boy waaye dhalasho wcn mommy ❤

  • @IstaahilNuur-vf8lh
    @IstaahilNuur-vf8lh 2 місяці тому +3

    Asim markii la dhalayey ilaa hda dawanooya maba ka ahaan karo video uu ku jiro mashallah camera da ha kusoo badinin hppti ❤❤❤