Hablo Dhibaato iyo rafaad ka marey burburka Qoyskooda.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 2,1 тис.

  • @sidra857
    @sidra857 2 роки тому +268

    Gabdha asma hooyadeed Qalbiga adkayd Intaas oo sano xata maysan la so hadline 💔 Alxmdulilah manta wad ka noshahy

    • @ruuneyhaaji924
      @ruuneyhaaji924 2 роки тому +13

      Sax dadka qaar waalid nimo ma uqalmaan

    • @sidra857
      @sidra857 2 роки тому +7

      @@ruuneyhaaji924 Haa walhi baris yar oo ilmaheda aysiyan mayna u wayin irsaqada ilahy bixsha Mida kle ugu daran waa ilmaheeda magalka dhinac ka joog bay kala jeclayn💔

    • @hassanmohamed6116
      @hassanmohamed6116 2 роки тому +13

      @@sidra857 hooyo iyo aabeba waxaa u dhaamey weriyaha wasaarada shaqada ka caawiyey iyo dowlada jaamacada kabixisa shaqadana siisey

    • @khadra27day12
      @khadra27day12 2 роки тому +2

      Damiir ada kaa sidee ilmaheeda cunto awgeed u silcisaa

    • @mohammadyareofficial4613
      @mohammadyareofficial4613 2 роки тому +4

      Aaabo iyo hooyo cid ad lasimi karto mlhn
      Hooyo hadey garan weyde in ilmaheyda sidney ola daqmeyso eysan wanagsaneyn koley dihi meyno hoooyonimo umaqalanto
      Asma cadowgeda ogu weyn wuxu noqde walalhed wayo hadi walidka sas yelen wAxey eheyd atleast garab inad kaheshid walalaha
      Tusale marki Xafada baxr kujirno waxa dacdo welasha mse wllka inu qado mse casho mse daaar u darishada kagaso diibo
      Asma adadeg bey mujise m.a
      Hada waxa wanagsan in ey radiso walidked ey asxaaan ufasho

  • @najmonuur1440
    @najmonuur1440 2 роки тому +316

    Aniga hooyaday iyo aabahay wey kala tageen anigoo 2sano jir ah gawadha iga yarna ay jirto bilooyin 😭😭😭😭💔💔💔ayada weyna raptay ineey ka xeeysato lkn nasiib xumo aabaheed ayaa udiiday gurigeyga igama keeni kartid💔💔😭😭😭 àyuu dhahay sida ayeey nooga tagtay hooyadeena abahayna markiiba Somalia 🇸🇴 wuukatagay wuxuuna aaday dalka sacuudi Arabia aderkey mcn allaha ii xafido wax walpo aan ubaahano xaga dhaqaalo ahaan daawo iyo dugsi ayaa nagu garab istaagay ayeeyo mcn iyo lawadeydada eedo mcn midna iga geeriyootay midna allaha iixafido ayagana koriinshaheena nagu garab istaagay Alx ugu danbeen hooyaday weey guursatay dibna neyma soo raadin waxayna nala daganeed hal gobol aad baana unacay xitaa hadii magaceeda leygu soo sheeko qaado aad baan uxanaaqi jiray gawadhi iga yaraydna eedadeey kaxeysatay waxbarashana weey geeysay nolol qurux badan weey ku nooleed alx ana ayeeyo ayaa lajoogay alx nolol qurux badana waanku noolaa kadib ana iskuulkii dugsi dhaxe baan ka marayay aabahay ayaa somali kusoo laabtay kadibna mudo isagoo joogo ayuu cadaadis wayn isaaray xitaa iskuulki anigoo dugsi dhexe kama rayo ayuu iga saaray nolasheyda waxay noqotay cariiri kadibna wan guursaday ninkii waankala tagnay kadib guriigii hooyo daganeed baan tagtay waxaana maqlay waalidku ha xumaado waa waalid un kadib dil unbaa ka dheefay kadibna familkii ayeeyo ayan dib ugu soo laabtay aabahayna hadana siduu kadaran buu ila dhaqmaayay alx mudo kadib anigoon qalpigeyga iyo maskaxdeyda latashan ban xanaaq laguur saday kadibna uur ayaan yeeshtay waankala tagnay hadana 1cunug ayaa iijogto alx waxaana rajaynaa inaa noqdaa hooyada dunida ugu wngsn inan noqdo

    • @amiirafamilyyoutube7494
      @amiirafamilyyoutube7494 2 роки тому

      Ilmaha haiska tuurin pease

    • @drssacdiyazuuzaana7929
      @drssacdiyazuuzaana7929 2 роки тому +13

      Alla huuno mcn🥺🥺wlalhi dhib waad soo aragtay balse qof adag ayaad tahay qof kusoo koray nolol bilaa caqabad ah kusoo korayna Runtii ma guuleysto ee ad adeyg uun baad ka dhaxashay , Be strong markasta qli🥺❤👸🦋

    • @amalali6951
      @amalali6951 2 роки тому +3

      😭😭😭😭

    • @abdisankushassan8148
      @abdisankushassan8148 2 роки тому +3

      Masha Allah walaashy xaqiiqdii dunidan maalin waa farxada maalina waa murug balse waalidka si waliba ay u qaldamaan marnaba kuma caasin karno gaar ahaan hooyo macaan Allah (swt) ha u naxariiste sida darteed walaashy hooyada la heshii

    • @najmonuur1440
      @najmonuur1440 2 роки тому

      @@abdisankushassan8148 haye apowe mcn

  • @nimcozagal6309
    @nimcozagal6309 2 роки тому +157

    Furitaanka waalid wan so marey xanuuno kala duwana wan kuso arkey laakin hooyo wngsan oo ad adag ayuu ilaahay nagu galadey alle apaalkeeda janada haka dhigo
    😭❤

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL 2 роки тому +195

    إِنَّمَآ أَشْكُواْ بَثِّى وَحُزْنِىٓ إِلَى ٱللَّهِ وَأَعْلَمُ مِنَ ٱللَّهِ مَا لَا تَعْلَمُونَ

    • @sabs3875
      @sabs3875 2 роки тому +2

      And what’s your point

    • @abdishakourmohamoudjama2326
      @abdishakourmohamoudjama2326 2 роки тому +2

      Macnee wll

    • @xiinoleo5068
      @xiinoleo5068 2 роки тому +4

      @@abdishakourmohamoudjama2326 ku shurki ilahay una noqo halkiisa ilahay marka baro ilahay kuma barayee yacni maha in aad fadhido aad aqoonta ama waxq aad rabto fadhiga kugu imanayan dadaal la imo❤

    • @abdishakourmohamoudjama2326
      @abdishakourmohamoudjama2326 2 роки тому

      @@xiinoleo5068 thnks wll jasaa kAllah

    • @xiinoleo5068
      @xiinoleo5068 2 роки тому

      @@abdishakourmohamoudjama2326 adaa mudan wll inta iyo in ka badan🙏🏽

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 роки тому +35

    ILAAHAY dunida dadka naxariista leh ee fiicaan ha ka dhamayn Amiin🤲🏽

  • @dekamoha3755
    @dekamoha3755 2 роки тому +49

    9hrs Mel wlpo wu qabsadey video ga from tiktok like saar hada mesha ka so aragtey😫🥺🤦‍♀️

  • @nimoabdikarem8719
    @nimoabdikarem8719 2 роки тому +258

    😢😢 Ladaa hablood qisooyinkoodu qalbigeyga ayey gilgileen😢 Ilaahay noloshooda haw qurxiyo dhibaatona matuso.
    Inanta hooyadeed raadineysana alle hala kulansiiyo.
    Dadkeenow halaysku naxariisto oo waalidow caruurtiina xaqooda dhowra oo dayaca ka ilaaliya.

  • @farxiyofaarax1457
    @farxiyofaarax1457 2 роки тому +402

    Asma Qisadeeeda wllhi mailaawi karo noloshayda anooo shaqo kujira ayan dhgaysanayaa o wllhi an kajeedsan la ahay
    Yaaan illintaada la arkin sidan isu lahaa o isu caburinaaayay madaxaa ixanuunaya
    Hdan guriga jooga oo hin maba jooojiyen cawa
    Wlaaalaha commentigayga akhrintisa macquul unoqotoow iga balan qaada inaad kataxadari doontan
    1. Inaad ku fara adkaan dontan qoysaskina iniiina furiiiin ku dagdagin iyo qoys bur bur
    2 . Hduuba furiiin dhaco in labada waalidba ay ilmaha garankooda taagnaadan oo ay labadooodaba midkood sibuuxda uhaysto midka klana uuu ahaaado qof ilmo kamaqanyhay o uu cafimdkisa wxbrashadisa iyo noloshisa please dhinaciisa haxagsado qofkasto idinkamida
    3. Haday dhacdo inaaad nolol lawadaagtaan nin ama islaan wadata ilmo uu horay usoo dhalay oo aad eedo unoqotid ama adeer unoqotid please is illaaaliya ilmaha yar ooo siiiya jcylka aad ilmihina uqabtan mid lambda ixtiraaam noloshooda xifdiya oo iska illaaaliya cuqubada ilmaha yar
    4. Hadaaad aragtan ilmo waalid la aaana ama ha ahaaado mid walidkiiis xumeeyeen, mid waalid la aana, mid idin sooomutay ba,
    ilmahaas unoqda waalid walaal wehel
    Kuwa xoga leh kushaqaynaya ayagoo daruuftu ugaysay please xaqooodana siiya xurmeeya oo walid unoqda oo cafimadkoda wxbarshadoda ku saacida iyado shaqale ku ah kusadaqayso inad malinti 4 sacadod janis siiso ad knasacidan siday wax ubran lahayen xata hdadan adigu u haynin cid kucaawisa la raadi wuxuu daremayo ladareema plz and plz
    Maalintan caqli yeshay gurigena gabdho ayan kubartay eedo ayan dhihi jirnay hablihi markan hoyaday dib uwaydiyay waxay igu tiri hablo aaan dadkoodu halkan jogin bay ahaaayen kolay anigu iyaga iyo hablo edoyinkay ah baan kucaqliyeystay iyagoo xfada joogo kadibna edooyinkaygi kle wan wada arkaa owayjogane markay hoyday waydiyay o ay saaas igu tiri waxba kma sooqaadin balse mardhow baan waxan dib ka ogaaday inay hooyaday ahayd qof uuu gurigeeedu pulshada udhaxeyo.
    Dhlinyaroooow inteeena uuu qalbiga xanujiyay qisoyinkan iyo into dhibkaaas somartay e kasooo baxayba aaan caawino walaaalaha maaaanta dayacan cunadi 2 qof ay karsato 4 qofooo walalnimo kuwada cuno kufilan kista aaad shopin bishi uisticmashna schoolka an uga jarno qofkiii shaqaystna kabasiii janis badan
    Anaga dhalinyarada ahna aaan guurka iyo ubadkaba xifdisano

    • @driraaqdaahir3071
      @driraaqdaahir3071 2 роки тому +2

      Oh sorry 🙏 walashey taladadane wa muhiim umadena meel walibe ka burbureen

    • @umalqueen1247
      @umalqueen1247 2 роки тому +6

      Wlhi waaan naxsanahay waanan ilmeeeyay waalod waaala wada yahaya lkn qaaaraba cadaw ah oon masuuliyadooda garanayn ilaaahow adaaaa mahadleh dhibtan naga badbaadiyay
      Naxdin dafteeed iyo fajac iyo amakaaaag ayuuu madaxi iixnuunay wlhi... asma iyo dhmn inta la midabah alle ha ugargaaaro
      Anigu halmid ayaaan odhan lahaa dadka shqeeeyh een sidayada shqo raadiska ahaynoow plz qabiiik iyo waxan macno lahayn haku daaalina
      Ilahayba og sbbta qofka inu shqo kuweydiisto keentay eee plz aan isxaaal ogaaano oon hooos isu fiiirino oon isu naxariisano oon is gacanqabano plz sidan waadhib wlhi
      Bal inanataas yar intee inleeg yaanay dhar haysan oonay bus haysan oonay lacag ay meelahas waxkaga cunto haysan
      Hdnh ay maakinwalba dad dharagsan xafiiskoda ugu gagaysy ooy shqqo weydiiisnysay xataaa may baryootamayn ee xoogeda inay ugu shqyso ayayay weydiistaya plz naxariista
      Balan ilaahay malinkan shqo helo inaan cidna qaliib iyo farasho ku eeegi doonan balse aaan dhamn siiin doono hdn awooodo cidii ilahay isoo hor jooojiyo

    • @suldanhamzehazzan4675
      @suldanhamzehazzan4675 2 роки тому

      Walalo waa hubaal in qof kasta oo damiir, Garasho iyo naxariis leh oo maqla Qisooyinka hablaha ku dhacay in uu Damqanaayo isla markaana ilmaynaayo.
      Walalo waxan ahay shakhsiga ugu horeeya ee aad qalbigiisa ka dhex hadashay markaad markaad dhahday (AYNU CAAWINO UBADKA NOOCAAS AH RUNTII WAXAAN MOODAYAY INA AAN ANIGU HADLAAYO SABABTOO AH WAA QORSHE AAN WADAY KA HOR DOODAN IYO HABLAHAN QISOOYINKOODA )
      WAXAAN CODSANAYAA IN AYNU U CAAWINO SI SHAKHSIYAN AH IYO SI GROUP AHBA.

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 2 роки тому +19

      wllo qoys saska burbura inta badan caruurta dheex doda ku babad aniga hooyo iyo abo waa kala tagen abo ayaa i qatay anigo hargaysa ku dhashay ayu miyi igeyay iyo hooyodi iyo naago edoyin i aa o abo laa dhashay abuunkay iyo cadaben anigo biila kabo aah oo qodox iyo bahal qondhoco laa dhaaho qof kii garanaya garanaye ayaa kaabo lahan 200 oo neef adhiya laay diiri jiray intaa waxa i dheera gaajo diil xataa caruur todu i diilan walahi ayeeyo abo cuha nitaay i qabato ayaay barmar markaan dhaqaq daayo i siidayn jiirtay ilaa 5 jiir markaan ahaa wllky oo yari silic ayu u dhintay siidi loolah maa buuke inu xoolah raco ayuu didanyahy joonis abaa cagar shaaw hadba kaad u taqan ayu u dhintay siidu meel ciidla u jifay aynaa ciidna dhakh taar gaayn 13 jiir ayaan kuso gadhay markan hooyo u imiid hooyo sidi qof anaay dhalin ayaay ilaa dhaqanty wllshy igaa yaar waax kasta ayaay igu samaysay madama hooyo iyada korsatay qof jariyad oo kaale ayaa laylaa dhaaqmay waxan is dhiihi jiray baal shaqe inaay ku dayan wllshy intaay bananka istagto ayaa caay shiid waax kasta igu saman jirtay waan iskaa ooyi jiray markan guursaday ninki waa i dhibateyay halkan kuma soo kobi karo siday i galeen ninka iyo reer kiisu isago ilaa waan ku foraya naa guriga miiyad ilaa ledahy ayaan iskaa amusi jiray wayo waxan ogahay caruur taydu dhiibkan somaray inaay marayan hadan kaa taago xataa isaga ganac sade aah ayuu ilmah iga xanunsan waadh yaha talefanka iga xiidhay markan u sheegay xuman hayska tagto markan tagi wayay isdhay baal tagi wayde waax kasta ku samee anigo uur lee xataa waxu i dhahay ilma maa dhalin wana kii 7 baad uurku marka wllyal waxas oo dhaan waxan u marayay carurta dartod wayo waxba maa baran lacag maan haysan aqoon malihi ciid i garab tagan maa jiirto hooyo watas aan i rabin abo waa dhintay inkasto dhibkan maray abo sabab u ahaa intu miiyi i gaynayay waax ibari lahaa maarkay haben kii sexano waan ooyaa markan xasuusto 35 sano dhiib ilaa malinkan 5 jiiray

    • @suldanhamzehazzan4675
      @suldanhamzehazzan4675 2 роки тому +6

      Sidoo kale waxan ka mid ahay maamulka sare ee kulliyada MIAMI COLLEGE WAXAN DOYAAR U AHAY IN AAN SIIYO WAXBARASHO BILAASH AH QOF KASTA OO KA MID AH CARUURTAAS WAALIDKOOD DAYECEEN OO LA II KEENO.
      WALALNIMADU WAA ISCAAWINTA IYO ISU NAXARIISASHADA

  • @shushushushu6822
    @shushushushu6822 2 роки тому +47

    Asma walasheey waxaad noqon nabi Yusuf walaahiis dililaayeen kadibna asagii soo hoose fadhiistey weyna ku soo hoose fadhiisan Insha Allah markaas dhan dhansii dhibaayada ku marsiiyeen ama ka roonow sadii nabi Yusuf maalinkaas wuu kuu imaaan Insha Allah ❤❤❤

  • @drssacdiyazuuzaana7929
    @drssacdiyazuuzaana7929 2 роки тому +50

    🥺Alla maxay dhib soo aragtay Runtii wa qof adag Asmo intii ay sheekaynaysay xitaa halmar ma aysan ilmayn🥺 Axeey ax ilaa xalay waan ilmaynayey mar walboo ay qisadaani igasoo hor baxdaba✋
    🥺Gabdhaas Asma ah Ninka ay u dhaxdo ama ay udhixi doonto waxan Rajayn inu u noqdo mid ilowsiiya dhibtas oo dhan oo qalbigas u dhaya Runti wa qof adag ,waxan ku rajayn intuba inay adiga ku mutan oo kaa marmi wayan One day way kuwada hoos iman doonaane, maalintay ku hoos yimaadaan, ha aarsane malab iyo caano sii huuno 😢alle haku siiyo sawj bariya oo ku jecel iyo bad ku garap istaga wlshy nolloshu waa sidas , Xaqiiqatan noloshaas adag ee aad kusoo kortay waxaad ka qaaday ad adeyg iyo karti dheeraad ah oo aad hablaha dheertahay🤗waan ku farxay maanta inaad isku filnaansho joogto Alxmdulilah
    BE STRONG ❤👸weligaa huunoooy

  • @meekaaseyr5047
    @meekaaseyr5047 2 роки тому +167

    Qof walboo dusha ka qurux badan qalbiguu ka dilanyahay wlhy %90 💔😭

    • @bushraomar2642
      @bushraomar2642 2 роки тому +5

      Wlhi taas ayaa been aheyn anigaba qisadaas mid u eg ayaa igu dhacday😢

    • @hanihuzzien
      @hanihuzzien 2 роки тому +2

      @@bushraomar2642 aX wllO Ma iGa ZheKayN KarTaaaa😢

    • @maryuuma2662
      @maryuuma2662 2 роки тому +4

      Aniga waanla noolhy hooyo iyo aabo lkin siday ilaa dhaqmaan mar mar kuma dhalin ayaan is dhahaa hdana dadkoo dhan leh gbdhaan saaid kgu egthy 😭😭😭18 kusoo gaarey qalpi jab

    • @Filsan406
      @Filsan406 2 роки тому

      @@maryuuma2662 subxanallah illahay walid fican naga dhigo

    • @nadamohamad7870
      @nadamohamad7870 2 роки тому

      Aad iyo aad

  • @qadroalinur3463
    @qadroalinur3463 2 роки тому +127

    Asma qisadaada waan la ilmeyaya wlh qalbi ayaa ixanuunay 😢😢 lkn Asma hooyadeeda waa hooyo caasi ah oo duli ah ninka qabo dartiisa ayeey gabadheeda u dayacdy 💔💔💔😭😭😭😭😭

    • @marwomandeq804
      @marwomandeq804 2 роки тому +6

      Walaalo waa qiso xanuun badan asama waa gabar adag iinsha alaah way ka bixi xaalad kasta oo ay soo martay laakiin hooyo ha caayin walaal u ducee hooyo waa hooyo 😢😢😢😢😢

    • @abdulabdihamiid9062
      @abdulabdihamiid9062 2 роки тому +3

      Hooyo maistaahisho waxy istaahishaa ina dhagax lagu dilo

    • @abdulabdihamiid9062
      @abdulabdihamiid9062 2 роки тому +4

      @@qoraxjoog1249 wlll labadoodaba wllhi in dhagax lagudilo ama waalid lagadhiganay istaahilaan Cuz wax bilaa naxariisa oo waalid sheeganaya caqli maahan

    • @muniracabud5271
      @muniracabud5271 2 роки тому +3

      Abaha qaladka ugu weyn iska leh

    • @abdulabdihamiid9062
      @abdulabdihamiid9062 2 роки тому +2

      @@muniracabud5271 weywadagaan 2dooduba wasaqda inlaxisaabsado xata maahan

  • @quenluza2832
    @quenluza2832 2 роки тому +65

    Asma qalbiga alaha kuu qaboojiyo abayo🥰👸🤲 wlhi qisada asma marka dhegeestay ilmada wey iga hobaneesay😭😭😭 noloshaada inta dhimna alaha kuu qurxiyo asmay abayo🤲😭 strong girl ayaa tahay abayo urur hablaha rafaadka soo martay soo mari doono ka shaqeeya ina asaastaa rajenaa💪❤️👸🧕

  • @maxamed3p778
    @maxamed3p778 2 роки тому +6

    Ilahay baa isiiyaay hooyo abbo ficany oo nolosha an waligay arag yagoo islahadaly ❤❤❤ illahay cimriga u dheere. Hooyo abbe waa ku madsantihiiin sida fican ee ad noo koriseen❤❤

  • @fadumosahraahmedrashid9223
    @fadumosahraahmedrashid9223 2 роки тому +38

    AM PROUD THAT THE GOVERNMENT OF SOMALILAND GIVE THAT BEAUTIFUL GIRL OPPORTUNITY TO STUDY AND MAKE HER OWN LIFE ❤

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 2 роки тому +44

    Qalbiga iyo indhahba waan ka ooyay ala noloshasi adkaydan ax asma 😭😭😭😭sheekada bilowgeda ila imika waan ooyay
    Allow qalbiga ku deji 😭😭
    Qof adag bad tahay ha is dhiibin waligaa 😭

  • @saidamohamed2322
    @saidamohamed2322 2 роки тому +216

    Very Emotional 😭.Asma she is very strong and beautiful wlhi MashaAllah, her parents they lost a gold .

  • @saidabdi4439
    @saidabdi4439 2 роки тому +310

    every child deserves a parent but not every parent deserves a child😭😭😭

  • @nagaadmohamed5180
    @nagaadmohamed5180 2 роки тому +73

    Tan yar ee danbe Ayaaan waxan aaad uga codsanayaa in la siiyo shaqo dhaanta midan xafadaha ay ushaqaynyso
    ilaahyban idinku dhaarshee MM TV tan yar shaqo wangsan oo mishaar fiican ay ka hesho si ay gaar ùgu noolaato siiya fadlan fadlan fadlan maanta hdaan isku naxariisan weyno oon isku diirñixi wayno berri waxba isku qabn mayno markaan xabaal galno 😢 😭

    • @mssburay8428
      @mssburay8428 2 роки тому +2

      inantan wlhi wxa hysan jirtay islaan jarkayaga ah oo wx u ahayd siday ugu shaqaysan jirtay wlhi hdad arki lhyd wn ilmyn lhyd 5kiilo oo basal ama baradho ah ayay ilaa sacaadadiin agteeda gayn jirtay dhabarkeeda ayYna ku qaadi jirtay😭😭

    • @nagaadmohamed5180
      @nagaadmohamed5180 2 роки тому +3

      @@mssburay8428 wllo manta waxa ugu horeeya ey ubaahantahy waa dhaqaale kufilan si ay waxbarsho ubilabato waayo wali way yartHy waxayna kGa gudbi krtaa inay waxbarto waayo hday wX brn waydo shaqale xfaded kma bxyso
      ilaahy ha caawiyo umdana haw Sikhro

    • @hawoahmed9279
      @hawoahmed9279 2 роки тому

      @@mssburay8428walalo inanta hadad aqoon uledahay numberkeda isii walal aniga ka cawinaya inay wxbarato wayo wa gabadh yar inay xafad ushaqayso ma anfacayso marka an cawino inanta insha allah. If you know any where that I can contact you can transfer to me. Thank you walal.

    • @mssburay8428
      @mssburay8428 2 роки тому +1

      @@hawoahmed9279 wll wlhi wx lmbr may sidan mrka oga islaanba hysan jirtay oo ku shaqaysan jirtay mar qudhaata ayuunba xaafadi ka waayay lkn wxn maqlay inay family abtigeed heshay imika

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 Рік тому

      ​@@mssburay8428 ka waran lanbarkeeda hadaad I soo raadiso ha caawisee, adna intaa aad raadisay ajar ha kuu noqotee

  • @CaashaFaarax-kw1kh
    @CaashaFaarax-kw1kh 18 днів тому +1

    Wllahi wiilkan wariyihii dad tiro badan oo dhibataysan ayuu caawiyey illahay ka sokowna dad badan ayuu sabab u noqday inay noloshooda badalaan😢❤

  • @kingkoosaar7141
    @kingkoosaar7141 2 роки тому +125

    Painful story, can't stop crying, Allaah bless you sister.

    • @sirabdullahi7089
      @sirabdullahi7089 2 роки тому +1

      Afsomaali si loo qoro mataqaanid miyaa wlaal

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 2 роки тому +1

      @@sirabdullahi7089mafahmin miyaa ,somaali soo kuwaan ilmahooda cunaya

    • @drssacdiyazuuzaana7929
      @drssacdiyazuuzaana7929 2 роки тому +2

      Really waan kula ilmeeyey anba🥺🥺

    • @abubakarabdi7570
      @abubakarabdi7570 2 роки тому

      @@sirabdullahi7089 painful story 💔 😢 😪

    • @kingkoosaar7141
      @kingkoosaar7141 2 роки тому +1

      @@sirabdullahi7089 plz call someone who translate me this!!!!

  • @najaxbaashe8546
    @najaxbaashe8546 2 роки тому +40

    Walidka noocasi akhiro xgey aadi asma aaad ban ulaqiiiroday nolosha inta kudhiman farxad kudhameyso😭❤

    • @mohammadyareofficial4613
      @mohammadyareofficial4613 2 роки тому

      Nop waliid waxa xaq ad kulehed oo ey guten wa in kukenen adunkan
      Intas ayaba abalkoda gudi kariiin

    • @maryancabdirizaaq7509
      @maryancabdirizaaq7509 2 роки тому +1

      @@mohammadyareofficial4613 maya wll hadadn ilmaha yar aadn kafaalo qaadi karin maxa u dhaleysay ilen iyagu aduunka na keen kuma oran adaa qooq u dhalay ilaahey ka baq noocaso kla tahy ilmaha dayaca

    • @sabs3875
      @sabs3875 2 роки тому +1

      @@mohammadyareofficial4613it’s easy for u to say that💀but what goes around comes around

    • @runtasheeg3347
      @runtasheeg3347 2 роки тому +1

      @@mohammadyareofficial4613 saa hadaad U fakareyo ubad ha dhalin

    • @mohammadyareofficial4613
      @mohammadyareofficial4613 2 роки тому

      @@runtasheeg3347 am not campaigning or spearheading negligence of children but try to make you understand how we should treat people who wrong us
      Imagine if a stranger wrong you today it is good to treat him in a good way what about your parents who carried you 9 months in your stomach

  • @hamdashiine7145
    @hamdashiine7145 2 роки тому +73

    aad baan u ilmeeyay ku xumeynta ay ku xumeynesa ninka dartiis ayay inantaas u dayacdy😭😭 anbe waxaan ka mid ahy kuwa ah agoon abahood noolyahy balse hooyady mcn ayaa dhaxda ii xiraty oo heerkan isoo gaarsiisy❤😪

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 2 роки тому +1

      Sorry hbti muhiimada waa hooyada aniga hoyo na so korisay 😢

    • @sacdasubag3527
      @sacdasubag3527 2 роки тому +2

      Alla Aya Mahad leh abahey Wu dhintay balse hooyade Aya dhabarka ii xerate

    • @samiramohamed6756
      @samiramohamed6756 2 роки тому +1

      Dumarkii bilaaa Micnay noqoden mXaa taa tiktoka tidhi lacag baan ka samynaya eeg ee ubadkeedi farxadooda ka dooratay meel dadka walani ku kulmaan allow social media xumantiisa iyo fitnadiisa naga ahay.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 роки тому +6

    Thanks mohamed for this important topic 👏 🙌 🙏 jizaaka Allah kheyr. Love you brother ❤️. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤️

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 роки тому +2

    Gabadhaan shaarka buluuga xiran, waxaan u malaynayaa in ay tahay Asma. Asma yar way iga ilmaysiisay laakiin Alle ayaa mahad leh wadada saxda ku hanuuniyay, ilaaliyay oo horumar gaarsiiyay Alxamdulillaah. Inta dhibana ilaahow dhibka ka qaad. Ilaahay ha waafajiyo inay wanaaga ku socoto dadka kalana caawiso. Waalidkeeda iyo ehelkeedana iska cafiso maadaama Rabbi u gargaaray. Ilaahay inta dhalinta, ubadka iyo qof kastoo dhiban caawiyo u naxariiso.

  • @muniraabdi3874
    @muniraabdi3874 2 роки тому +30

    Waxaan rabaa inan hab siiyo aan walshey ka dhigtoh😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @shukri6263
      @shukri6263 2 роки тому +2

      Qalbileyda xitaa waaa qalaley wlhi xitaa ma ilmeyneyso😩😩😩💔💔💔

    • @drsbushraibrahimali2293
      @drsbushraibrahimali2293 2 роки тому

      @@shukri6263 ilmo way dhamasty indhaha ingagay 😢😢

    • @abdullahiahmed-f2n
      @abdullahiahmed-f2n 19 днів тому

      Aniga hab isii si walalo.aan u noqono

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 2 роки тому +9

    Gbdha u horeysa muqalka way iga ilmaysisey
    She is a hero.
    Legend neve giver up

  • @sagalilyaas8814
    @sagalilyaas8814 2 роки тому +37

    Labada gabdhood waan kanaxay runtii way iga ilmay siiyeen 🥺
    ❤ALLAH❤ wax idin dhiba idinma tuso farxad ku nolada inta noloshiina ka dhiman Amiin YARABI 🤲😭

  • @casiisonuur
    @casiisonuur 2 роки тому +13

    Anigana wa soo maray Dhibaatooyinka an OO kale iyo kuwo kadarn 🥺
    Aabahay anoo sadex sano jira bu dhintay Alaha unaxaristo hoyaday xabad ba ku dhacday eedaday ba lii geeyey si aan biniaadanka loola dhaqmi ayey ila dhaqmi jirtay
    Ayada iyo caruurteeda ba way idili jireen
    Ugu danbayn wa kasoo gudbay alx🥰

    • @abdiwalihassen
      @abdiwalihassen 2 роки тому +1

      Guuleyso hno mar hadadka gudubtey alx

    • @rakiabarre7732
      @rakiabarre7732 2 роки тому

      Alx abyo hadad ka gudubtey

    • @casiisonuur
      @casiisonuur 2 роки тому +1

      @@rakiabarre7732 alx 🥰 maanta Cid aa wax uga baahanahay Iska yar Ilaahay mooyee

    • @mohammadyareofficial4613
      @mohammadyareofficial4613 2 роки тому

      Abayo hadey noshahy edadas abal bey kugu ledahy wayo wa walidka labad hadey caqli yaran iyo xasidnimo ugeyse sas adiga karonow eee xariiiri
      Marna wa qarabo marna Walid kuyihin isma daftan

    • @casiisonuur
      @casiisonuur 2 роки тому

      @@mohammadyareofficial4613 aboowe maxiriiriyo walaahi lkn ninkeeda adeerkay ah baa isku fiicannahay igu salaan Lee dhahaa asaga dartiina noloshaas ugasoo baxay walaahay aabahay labaad waaye🥰🥺

  • @nicimamustafe9710
    @nicimamustafe9710 2 роки тому +3

    anigu waalidkay way kale tageen aabahaynah wuu guursaday lkn hooyaday naga ayay na korisay man ay guursan sadex caruur oo ka ug weyn uu yahay afar jir baan ahayna aaabahay biil nam siin lkn waxa nadhashay hooyo qaaliya maalin maan dareemi dhib iyo war war
    hooyaday dhib kaste way noo soo martay sidii ay no korin lahayda
    aabahay maalin noga may sheekeen waxa uu ku sameeyay iyo in aan biil na siin toon iyo in aan daryeel toonah na siin
    aabaahay waan ixtiraama waan jecelay u lama dhaqmo sidii uu no la dhaqmay waayo waxa na dhashay hooyo wanaagsan oo adag oo karti badan oo no buuxisay kaalintii aabo iyo tii hooyo ba
    illahay ha no bareekeeyo hooyaday mcn 🥰🥰🥰🥰💯💯

  • @opmsomalia
    @opmsomalia 2 роки тому +26

    Asma fadlan dadaalkaaga halkaas ka hay, you are strong, book ayaad ka qori kartaa noloshaada

  • @girlhoneyc
    @girlhoneyc 2 роки тому +8

    Sometimes divorce is the best option. It is more damaging when a child witnesses one parent physically, emotionally, mentally abusing the other parent. It is better for parents to divorce and be happy then to be miserable and stay married. A toxic household has negative effects on children’s mental health as well.

  • @Gn_171
    @Gn_171 2 роки тому +68

    Sidey iliinta u ceshatay oo ay adeega ka qaday adban uga helay😢hoyo lama dhihi karo taas lkn manta iyada dhib qabto dhan wlba marwalba neh miidki loo darnado aya hadhow loo bahda karti iyo muqal qurux badn aya ka muqdo ee hore usoco❤❤

  • @xayaatxaaji1703
    @xayaatxaaji1703 2 роки тому +9

    Allah waxaan uga baryey Asma Yar nolosheeda ku dhamaato bash bash iyo barwaaqo dhibkii soo maray ay ku ilowdo Waa inan yar oo caqli iyo karti badan cissi iyo sharaf ku noolow Abid Habo mcn Aamiiin yaa Alllah ❤

  • @mahdielmi1798
    @mahdielmi1798 2 роки тому +3

    ILLAAHAY idankii guulayso noolow adeer Aameen Yaa Raabi
    Waa Weriye Xawaadle Bristol Radio 📻 UK 🇬🇧

  • @nacimaaden7376
    @nacimaaden7376 2 роки тому +165

    Ka hadla Tacadiya Ilmaha loo gaysanayo 😭💔
    Walhi nafsad Ahaan waan u dhimanay

  • @raul.faraul4134
    @raul.faraul4134 2 роки тому +44

    Am a Doctor by professional and I have never came across such a touching story

  • @nimcozagal7230
    @nimcozagal7230 2 роки тому +8

    Waa qiso aaad u xanun badan wallaHi isma lahayn dad Noocasa adunka weli ku nool masha Alla asmi waa ka so gudubtay ilahay Nolol qurux badan ha ku siiyo wll insha Alla wnn ku ducayn doona😭😭😭🥺💔

  • @amira1438
    @amira1438 2 роки тому +1

    😭😭😭😭 hoyada gabarta asma ladhaho dhashay taasi hooyo ma ahan wayo naxaristi hooyo maleh subxanalah.
    Hooyadasi alle haka baqdo gabarteda cafis ha weydisato wayo walidka xaqa ayu leyahy ilmahaneh xaq aye leyihin

  • @amouabdala
    @amouabdala 2 роки тому +32

    Ax xnun badana qisadu😢noloshi adkayd wxay ka dhigtay qof adag oo wax baratay mansha allah
    Hooyaday iyo abhay way kala tageen Inta aysan kala tagin Hooyo wxay aday dhakhtar Eitopia aday isla wkhtigay baxday Aabe wuxu Guursaday xaas kale Anaga oo Ayeeyo nalo ka tagay Aaabana korkaas un bu nala ka socday Markii danbe oo cudurka dacun bilowmay ayuu na watay asga ayan la noolen kadib hooya way timi Hooyan u nimi Hooyo way ku qanacday qadarta ilahay ba u baneyay 1 iyo 4ba sidi banu ku joognay Aabe wu bxay hargysa bu aday islan kle bu guursaday xoga marki ay is qben bay ku tiri labadada xas mid fur hooyo ayu furay madama xaskas kle cusbed Hoyaday way no dadashay ilahay hno daye waxa garab taagna family keda Aabe mrkas hooyo iska bax bu yiri Ana haysanaya ciyalkan hooyana waxy tiri ano nool naag kle curutyda mdaxa ka qaraci mayso sidi anu u wada joognay
    hadana dhakhtar bay aday Asagay noga tagtay oo laba sano la jognay kadib hooyo markay so labatay wn kaso guurnay meshi an daganen magalo kale ban nimi xoga kadib wnu so xaga bxnay sidi Hooyaday wxa garab taagna
    ayeeyo mcn alle how naxariite iyo habar yar o ila hada na garab taagan abahay hooyday say u kala tageen abahen kun shilin manu nagu siin hooyday
    alx ilahy ba Hooyo dad jecel ka dhaliyay manta herkan maso gaarnen anu joogno Hooyo xnuuno bdan bay kala kulantay furista neerve ine suuxdo
    madama ay uso suburtay abahay una abaalkeda u gudin
    ilahy hooyo hno daayo Aabana ma nabci ilahy hydayo

    • @maryammukhtar5207
      @maryammukhtar5207 2 роки тому

      😭ax wax lga ooyo weeye

    • @rayanhassan6389
      @rayanhassan6389 2 роки тому

      Ax wlh waaa xanuun abayaasha soomaliyeed in yar mooye waaa saaas kuli inkaar qabaan hooyoyinka ayay dayacaan 😭😭😭😭😭😭

    • @hanimohamoud7594
      @hanimohamoud7594 2 роки тому

      Allah ha ku cafiiyo hooyo Masha Allah wa hooyo qaliya

    • @munadahir1839
      @munadahir1839 2 роки тому

      Hooyo ilaahay haku xafido wll
      Aduunka intad joogtan farxad ku noo Lada wlhi waan iga ooysiiyey nolol qurux bdn idin rajeynayaa🥲❤️

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 роки тому +4

    Barakumu Allah jamiican. Thanks for sharing with us. Very important topic 👏 👌 👍. Love you all.

  • @karimaaomar
    @karimaaomar 2 роки тому +14

    Ayaan walalo ilaahay waxan kaga baryaya nolol quruxbadan oo ku qalanta in ilaahay kugu arsaqo, Hooyo ama familykeda mid uun ilaahay hakula kulan siiyo. Wallahi ayn arinkeeda waa emotional 😭 lkn inanta yar hoos halo eego please cidna kamay daba hadal!!

  • @dhhol77
    @dhhol77 2 роки тому +27

    😭😭Labada waalid ee asma waa kheyra masuliyiil wlhi gabdha yarna qalbi jab iyo xaalad adag ayey galiyeen wlhi qisadeda wn la ilmeeyay abayo illehy Haku siiyo nolol tan ugu qurux bdn😍

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 2 роки тому +1

    MM tv nolada intaya nololi jirto 🤲🤲🤲❤❤❤💯💯💯🙏🙏🙏

  • @ismailmohammed354
    @ismailmohammed354 2 роки тому +26

    Very touching and emotional story strong lady Asma.. may Allah ease for everyone facing what Asma has gone through....

  • @Khayr120
    @Khayr120 2 роки тому +50

    Hooyaday intaa inkabadan ayaa lasoomarsiiyay yadoo xanuusanaysa ayaa hooyadeed iyo walaalaheedaba xanuun kunaceen waliba dhibaado iyo inay kuwiirsadaan oo kuqoslaan ayay ugu dareen maanta hooyaday yadaa kagacansaraysaa ilaahay wuu uga hiiliyay xanuunkii way kaladnaatay hanti ayuu ilaahay siiyay yagiina maanta cagaheeda ayay joogaan waanay cafiday alxamdulilaah ilaahay ayaa xaaladah Kala badbadala

  • @farahabdiaziz8276
    @farahabdiaziz8276 2 роки тому +9

    Alla qlbiga 😢qisadan waa qiso Murugo badan wlhi labada habloodna midkasta dhibaato ayey Martay ilhay nasri khayr qaba hau furo inshallah 🤲 asma hooyaded hooyo Lama odhan karo biniadam xitaa Laguma shegi Karo waayo ilmahaaga nin iyo biil midna Loma dayaco ninka waxan ula jeda hadad carurtada Kala tagtan nin klena aad guursato markasta number one Ka dhigo carurtada ta labad waxay thy hadad Kala tagtan carurtada abahod o u biil iyo Ka war qab u samayn waayo carurta dhexda u xidho u dedaal Isku day inad iyaga garab u noqoto waayo beri Ka maalin awlaadada wax Ku dhama ma Jiran 🥺 inanta kle waxan leyhy wll rabbi adna hooyo haku so dhaweyo inshallah dadaal shaqayso inshallah beri Ka maalin Ada dadka ugu wacnan doono ❤️

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 2 роки тому +38

    Afkiba juuqda gabay wlhi 😭😭😭
    Ilhow ada mahad leh hooyadey mcney ilhow ku janee😭😭ilhey waxu naga haayo badana ya allah ❤ilhow rabiyow ana hoooyo wanagsan iga dhig qof wanagsan wax igu dar oo ilhow ubadkayga xaqooda igaran si hada isiso abayayal alle qalbiga haidin qaboojiyo waxa ogade cawa waxa 20 sano fahmi waysana.Ya rabi 😭😭😭

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 роки тому +2

    Mar walba waxan aminsanahay hooyo inay ceeb lahayn Abaalkeda Jano Alle Haka Dhigo Hooyo Mcn❤️❤️🤲🤲

  • @yasirjimali8546
    @yasirjimali8546 2 роки тому +4

    Somali dhinac walba wayka Dhimatay Alla Rabiyow Noo gargaar😢😢😢😢😢😢

  • @sahrohajihussein4403
    @sahrohajihussein4403 2 роки тому +16

    Inta tiktok ka imaday✋

  • @bintuismail6148
    @bintuismail6148 2 роки тому +5

    ayaan's story touched my heart i really melted inside Ilahy hakusahlo hooyadaa abyo 🥺😭😭

  • @hibaahmedmohanud3700
    @hibaahmedmohanud3700 2 роки тому +4

    Wlhi hooyadeey farxada iyo sideey mustaqbalkeeyga iigudhiseeyso cid isiineyso ama iidhiseeyso majirto ilaahoow hooyadeey iidaay wan kubaryayaaye🥺🤲🤲🤲🤲

  • @ummbeela8122
    @ummbeela8122 2 роки тому +2

    anigaa ku soo koray hooyo iyo aabo la'aan xanuunka ay leedahayne anigaa og subhanallah. aniga hada hooyo ayaan ahay alhamdulillah ilmaheyga uma rabo dhibki aan soo maray waana ku dadaalaa wax kasto oo aniga aan u maro in ay heystaan labada waarid. aniga oo hada 30 jir ah hadane hatii aat iwaydiiso hooyadaa iyo aabahaa hatii ay isku soo noqdaan ma rabi laheed haa ayaan dhihi lahaa wlhi subhanallah.

  • @marwonur5325
    @marwonur5325 2 роки тому +24

    Very heart touching story...not evry parent deserves to be parent...

  • @sanaahmad3599
    @sanaahmad3599 2 роки тому +21

    Asma waa qof adag allah haku garab galo walal nolol qurux badan baa ku danbaysa bi'idinlaah
    Inanta yar ee hooyaded raadinaysa allah hakusoo dhaweeyo walal samirkana haku adkeeyo

  • @ruuneyhaaji924
    @ruuneyhaaji924 2 роки тому +43

    Please qofkasto qofka kale dhibateeysan ha caawiyo 😢😢😢

  • @derejoart1602
    @derejoart1602 2 роки тому +47

    Asma way ka gudubtee inanta yarban Ka naxay illahay haw gargaaro umadisana haw sakhir😭😭

    • @msshayena446
      @msshayena446 2 роки тому +1

      Lkn gabadha weyn ba ha ahate lkn midan wey kasii yared hablaha somhn ine hesate aheed lkn sorry

    • @sabaaxyaasin5333
      @sabaaxyaasin5333 2 роки тому

      Amiin yaa rabi

    • @sabaaxyaasin5333
      @sabaaxyaasin5333 2 роки тому

      Amiin yaarabi

  • @nimcomohd4659
    @nimcomohd4659 2 роки тому +1

    Masha alaah alle hooyo fican alle cimir dher cafimd tama siyaaayo

  • @fadumojama6935
    @fadumojama6935 2 роки тому +1

    Walahi waa xanun aniga ba bila family ban sokoray inta yara edaday ba ihaystay marka soyara korayna abahay lakiin abahay wuwacna mansha allah waxbu ibaray lakiin guriga laygama jeclayn abahay moye laygama rabin

  • @hellopea7742
    @hellopea7742 2 роки тому +36

    Asmo🥺nolol qurux bdn baan kurajenaya abayo❤️

  • @guuleedbaashe1250
    @guuleedbaashe1250 2 роки тому +13

    It’s a sad story Indeed, any intelligent person can feel the pain of this story People who are in this situation right now, may Allah protect him and try to reduce the problem
    Walashena Nolosha adaG ee soo martay BadaL khayr qaba Alle hawGu badalO ❤️ runtii dhaman waalidkana waxan Ku boorinaya ubadka KorintooDu inaanaY saamayn dhibaatO iyaga KU timaaDa

  • @awoali2130
    @awoali2130 2 роки тому +5

    wx kasta hakugu xumaden dhibato ma leh lkin hooyo hkugu cumato dhabatadeday ledhy😭 zorry wll azma🥺 ilaahy xnuunki iyo dhibatadi kuso gartayna hku boogo dhayo🤲🤲🤲 strong woman💪❤️ wliga jiro joog wllo❤️

  • @nuraali6972
    @nuraali6972 2 роки тому +2

    mansha allah inanka suudhka madow, waa cabqari wax akhriyay soona gudbin kara

  • @ridwaanelmi9857
    @ridwaanelmi9857 2 роки тому +1

    Ax wlhi wa xalad adey
    Lkn wxn ku farax sanahy ineyna nolosheda. Ka. SAMRIN HOO HOREY U II SOCOTO MACHA ALLAH

  • @hayatmohamed3137
    @hayatmohamed3137 2 роки тому +24

    I am crying walahi subhanallah 😭, may Allah bless her ,I can't imagine parents can do such thing to their kids both stories are sad walahi 💔💔

  • @amalcirbad5135
    @amalcirbad5135 2 роки тому +4

    Wlhi qisadii asmaa wey xanuun badneed uma maleyneen hooyo iney sidas u calol adag tahay mida keliya ka xumadey ayaa aheed markii habeenkii guriga laga saray oo waliba walashed wadey ax wlhi waa bilaa naxariis asmaa horey u soco abayo maanta wad ka gudubtey

  • @umuqalbi3897
    @umuqalbi3897 2 роки тому +27

    Anigu waan so maray xaladan waxna mana baran lkn wan gursaday igu duceeya farxadan Hooyo iyo Aabo kawayay inaan ninkayga kahelo insha allah 😢😢😢😢😢😢

    • @dhiirigeliyechannel4840
      @dhiirigeliyechannel4840 2 роки тому +4

      Wllo imsha Allah Alle hakaa siiyo lkn mid baan kugu kordhinayaa ha tusin meeshaad ka jilicsantahay wllo qof Alle sakhiray mooye looma ooyàn buu kuu arki adna waxaad ka baadhbaadhi jacaylkii hooyo iyo aabo kaa maqna ogow wllo cidna ma buuxin karto kalgacalkii waalidnimo wankusoo ducaynayaa wllo

    • @anisaqorox9848
      @anisaqorox9848 2 роки тому +1

      I.a apyo mcn adigqa degnn muuji

    • @saciidotahliil8533
      @saciidotahliil8533 2 роки тому +1

      Abyo mcn allh kaga dhigo mid wanag moye xuman kugula dhaqamin insh allh farxd moye murugo marna kuma bado😢🤲🥺

    • @abdirahmanhashiabdi2118
      @abdirahmanhashiabdi2118 2 роки тому +2

      Illaahay xaajigaaga hakaaga dhigo wll midkuu gala kaalintii labada waalid

    • @umuqalbi3897
      @umuqalbi3897 2 роки тому

      @@xamaaliboy aaamin wll

  • @khadijamuse2429
    @khadijamuse2429 2 роки тому +1

    Waalidku haddii ay kala tagaan ma ahan in ay ilmohooda ku ficil timaan runtii Asma qisada ay sheekaysay waa mid xanuun badan

  • @Aamiin_dhammac
    @Aamiin_dhammac 2 роки тому +1

    Ala adaka inantu wlhi waan qiirooday alle hamiga aduunyo Haku rumeyo iyo mid aakhira wll

  • @samirahussein1500
    @samirahussein1500 2 роки тому +7

    Ayaans story touched my heart 😭😭😭😭😭😭😭alle hakusoo dhaweeeyo hooyada nolol qurux badanbaan kuu rajynyaa asmana waa guulaystay xaalad badan oo adag kadib alhamdulilaah intaas inkbadan kuu rajynyaa 😭😭😭

  • @kadra825
    @kadra825 2 роки тому +8

    سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @amishaaminaabdirahman3729
    @amishaaminaabdirahman3729 2 роки тому +15

    Soomalidu dhal bay yaqaanin ma yaqaanin ilmaha ka war hay la soco mrkay ilmaha hooyadii furaana naag Klay u geeyan markaasay beerka ka garaacda walee anoo nool ilma dhalay inaysan naag Hal saac la joogayn 🙌🙌🙌gabadha asmana wlhi nolol adag oo xun bay Soo martay aabayaashu badanaa wayba xumaadan lkn hooyo hooyadan la mida naxariis darada ma arag wlee nlol qurrux bdan iyo horumar ban ku rajayn wll 🥰🥺

  • @carfooney
    @carfooney 2 роки тому +2

    Qalbiga iyo ishaba wan ka ilmeeyey wlhi illhaw garab gal oo dhibaato ha tusin😭

  • @abdillahimedrobleh5213
    @abdillahimedrobleh5213 2 роки тому

    ‏ما شاء الله ما شاء الله 1000 1000 مبروك ‏تلك الأيام انه حبيبها بين الناس sistre
    Go back horeye oo soco sistre dieu te protège ma sœur ta une courage et bon cœur ❤ mash Allah

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 2 роки тому +5

    Inanta qamaark cas fadlan caawiya oo hooyadeed la raadiya 😭😭🙏🙏🏃

  • @ruun14
    @ruun14 2 роки тому +14

    aniba abahey ano 6 bil jiro ayu iga tagay ano 20 jira is araknay alhamdulillah hoyadeey aya aabo iyo hooyo ii noqotay 🥺❤❤❤

    • @amaanimoha8997
      @amaanimoha8997 2 роки тому

      🥰🥰🥰🥰🥰hoooyo baaari unoqo

    • @ruun14
      @ruun14 2 роки тому

      @@amaanimoha8997 waan u ahay wll thanks ❤❤

  • @wardamohamoud8475
    @wardamohamoud8475 2 роки тому +44

    Mararka qaar wxaaan dareema in wali aadunka ay jogaan dad iga si daran ilahy hayno gar gaaro 😭💔

    • @dhowrzankaztaro4735
      @dhowrzankaztaro4735 2 роки тому

      Alle hakuu sahlo Walalo waakula dareemaynaa😢😢

    • @xusnibintuxussein5745
      @xusnibintuxussein5745 2 роки тому +2

      Waĺlahi mar kan diib u firiro noloshi wan oga because hoyo la aandu xuma lkn adugu ubadkan dhalay ano nol rajo noqon mayan because aniga so argay hoyo la aan

    • @fatixgesi2737
      @fatixgesi2737 2 роки тому

      Sorry ❤❤❤

    • @asmaabdirashiid5053
      @asmaabdirashiid5053 2 роки тому

      @wardamohamoud8475 Ax Zoory Sabir

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 2 роки тому +1

    Sidani Waa Ceeb Wallaahi.... Waalidka waa bani aadan, wuu xumaan karaa, balse dhalmadii ee na dhaleen ayaa abaalkeeda gudi kareenin... xumaantooda inaan sheegno xaq uma lihin... ceeb caleyk

  • @sagalsulaiman2684
    @sagalsulaiman2684 2 роки тому

    Hore u soco walal nolosha adiga sameystay asma iyo inanta kala alle haydin garab galo iyo qofkasta xaaladan ku jira somalidu wa dadka ugu badan ee caruurohooda dayaca

  • @sabs3875
    @sabs3875 2 роки тому +3

    Aniga xitaa waan kula dareemayaa asmay way isoo martay wallahi 😭😭

  • @princess_naduu
    @princess_naduu 2 роки тому +15

    Family Problem wax kaxanuun badan malahan wllhi illahow ugargaar🥺💔

  • @Hibajamaa1122
    @Hibajamaa1122 2 роки тому +35

    Hooyaday faraxad ay isiisay qofna iima siin wlhy 😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️

    • @beerlula598
      @beerlula598 2 роки тому

      Alxm dhe wll arageedi 7 sanna igu danbeysay😪😪

    • @awomohammed8867
      @awomohammed8867 2 роки тому +1

      Meeshaa ku faani lahayd mahaaa

  • @shikaamayeey7431
    @shikaamayeey7431 2 роки тому +3

    😭😭qisadan waxa ugu badan ka baran karna ah ina ilmaha xaqoda la dayacin hada kala tagtan xita isla korsada somalia wa dad kaliya daneyo inta isla jogan qoyska qofkasta oo dhib qoys hesta ilahay haka sarao
    hoyo mahadsanid 13 sano aabe heen dugan yahay waxe no korisay si lamid kuwa aabe hesta hoyo waku jecalahay🥰😍🌏❤️

  • @shukrimohamed1191
    @shukrimohamed1191 2 роки тому +1

    Adban uga naxay arinkan ku dhacay asma yar wana la ilmeyay aniga hoyadey io abahey wey kala tagen anigo yar waxanan ahayn laba hablod abahay wuxu samaystay nolol cusub anagana wa una dayacay ohayna naguma bili jirin xita wu na jaray onama so shegan jirin balse ma ba anan daremin ohoyadey aya dhaxda no xiratay walow ay iyadu nolol adag nagu so korisay anagu manan dhibtod ma na anan tawin abe hoyadey mcn abalkeda allah unba gudi kara rabi haigu naxaristo janoyinkisana haku manaysto hoyo mcn nolosheda korintena ayay ku so kobtay qabriga allah hau nuriyo hoyo qali🤲🤲

  • @hipanour743
    @hipanour743 2 роки тому +52

    Wllhi oohinta waan jojiyin waye Waxa isaameeyey un ANIGU HADDA XAAFAD AYAAN U SHAQEEYAAH 😢😢😢😢😢wllhi haddalka Wuu isaameeye 😢

  • @hanynor1696
    @hanynor1696 2 роки тому +32

    Allh aniga qisa igu dhacy oo family ah Alhmdullh hooyady io aabahyga wey is qaban lkn gobol bn ka imady wax barasho muqdisho la i keny eedo la joogey dhib i marsiiyey illaha wn iloobi la,ahy😢

    • @samiirasheeke9031
      @samiirasheeke9031 2 роки тому +1

      Abyo nafiz Lawadaag Hooyo io aabo hadey noolyihiin abyo

    • @widhwidho5655
      @widhwidho5655 2 роки тому +1

      Aniqa habryartay ba dhibkaas imarsiisay wana sheegay ladib cafis iweydiisata ilaa hada markn arko se wn ooya ciil darti

  • @akramjama8698
    @akramjama8698 2 роки тому +5

    MashaAllah, Rabi Haydiin gargaaro , dhamantiin. Aaamin 🤲🏾

  • @MsFarax
    @MsFarax 2 роки тому

    Walahi ma fahmi karo inay dad sidaasi jiraan... Walahi am so speechless!!!!!!! Debeday u tuureen ilmahoodi yareed😭😭😭😭 "xageen tagayna walalo" ooo my days walahi this is so sick sick sick sick. Mafahmi karo hooyadasi walahi she does not deserv to have a child😪😪😪 walahi inantani yar quruxda badan I wish I was there. Walahi I want huge this gorgeous young lady ax ax ax.!!!!

  • @barwaqobahjacooking3263
    @barwaqobahjacooking3263 2 роки тому +3

    Subaxsn Allah

  • @ruuneyhaaji924
    @ruuneyhaaji924 2 роки тому +25

    🥲🥲🥲walahi🥲🥲🥲🥲🥲waa xanun lakis wilkan wariyah ah waa wiil wanaahsan thanks 🎉kun iyo kow yeer wiil wanaagsan ayaa tahy

  • @shukrigaradmire7982
    @shukrigaradmire7982 2 роки тому +11

    Gabadhan Yar waxaku dhacay wanka xumahay lkn hooyo naxariis yeelo ilmahaada iyo nin aad gadaalka guursatay ha Isla Barbara dhigin ilmahaada haku ahaadan lanbar koow 😭😭😭

    • @kalsanfamaliy4168
      @kalsanfamaliy4168 2 роки тому

      Aniga la kulmay dhibtas hooyo ano la noleen baan boqosho iyo xiso u qabo u ku imn jiray sas taahay nin qaba is ku dhacnay oo wa is fahmi wenay wax ii tire adiga fuduud ii ka bax guriga hooydey naxris kuma araga balsa aqira war jiiraa

  • @Kowserkeyf
    @Kowserkeyf 2 роки тому +13

    Qisadan 2hablood wllhi siad bey itahy aniGa ahntay mantadaad waxan ku suganahy ilhy un badana ug waan haysata 2walid waan lanolahy saa aytahy waxba ma barTo 4sano ayaa fikir ku dhamaystay ilaahyow rabiyow sanadkan suu sucada iga dhig kaan fikirka kaga baxilahaa heer waxan garey hadii lay dhaho aroos aaad aan diido aan aad bandhigyada buugta so dhaween dadka cilmiga leh CID wax lamadhan InshLL dhibta lagu wari mayo lkn waxan tusale usoqatay qisedey waalidka kalataga kalita dhibto mahystee xitaa iyado lawada joogo ayaan laysafahmeeno midba midkle iska dhagitiraa😭😭😭😭😭الحمد على كل حال يا ربي🤲🤲🤲🤲🤲

    • @fihiimayuusuf8652
      @fihiimayuusuf8652 2 роки тому

      wllo noloshaa iska adag oo wada caqabada waalidkuna isku mid maahe Ilaahay ayaa ku caawin kara samir wllo

  • @dekahussein3315
    @dekahussein3315 2 роки тому +1

    Ax😭😭 wlhy asma she is so strong Masha Allah may Allah protect you sister, wlhy her parents lost a diamond 💎

  • @mohamedceero1957
    @mohamedceero1957 2 роки тому

    You Don’t have mother and father you just have allah who made you successful god bless you sister

  • @zahracleaxmed9711
    @zahracleaxmed9711 2 роки тому +15

    Alxmdllh
    Hooyadeey io Aabaheey weey wada noolyihiin curadkeenu waa 30 jir, qilaafna sooma dhex gelin ogaalkeeyga🥰❤

  • @Shafie_Barawaani
    @Shafie_Barawaani 2 роки тому +6

    Dhab ahaan waa qisooyin murugo leh.
    Labadaa hablood ee dareen hadlay allah haw boogo dhayo. Noloshooda inta hadhayna allah ha u fududeeyo hana u dhayo qalbiyadooda ameen ameen

  • @Zapna-mo_lobetah7.
    @Zapna-mo_lobetah7. 2 роки тому +10

    Asma noloshda intey hda ku quruxsantahay Allaha kaaga siyaadiyo.
    Ayaan ayaa hda xaladii kujirto io kumanaan aanan garaneyn Qisadooda Adinka Allaha idinka samato bixiyo Qofwalbana Waalid io walaal idiinka dhigo Rabbi quluubta ha idiin qabojoyo dhib walba samirkeda idin siiyo insha Allah wa guleysaneysaan abaayo🥺🤲
    Wlhi ilmada Ayaa ceshan waaye problem family badankena wu inna haystaa lkn waa loo kala xanuun badanyahay Rabbi mustaqbalkena haino hagaajiyo.

  • @hindahashi7018
    @hindahashi7018 2 роки тому

    Ax wlhi aad baan ugaxumahay gabdhahaa dhibaataday soo mareen allaha qalbiga u qaboojiyo 2doodaba walow asma ay ka gudubtay alx haddana way adagtahay say ku ilowdo gabadha kalana allaha usoo dhaweeyo hooyadeed aamiin sabirka badiya wllayaal aduunkannaaba iska imtaxaanee

  • @maxamadxasan3529
    @maxamadxasan3529 2 роки тому +2

    in Sha allah Waad guulaysan huuno waxaa Imaan Doona si maalin aykubahanyihiin waalidkaasi