Runtii asma runbay ka hadlaysay waayo ilmaha aabe ama hooyo ama ayeeyo baa koriya waxa u dhaxeeya ma jiraan waxa kale wa qaraabo iyo waxa aan jirin marka intii ay sheegtay buu sheegay dadakaan gabar qurux badan aan 20 sano aan gaarin booyaaso reero u ah nolal ka xun ma jirto hooyadeed nooshahay ilahayow hooyo xiftiyo Aamin aamin aamin
Walaal lakiin xadaa gabdhu inay run sheegayso ma ogin xaqiiq da ilaahay baa og caanimo raadis baa nagu soo baday wayahan ani maba run sado wax kasdoo aan midiyaha ku arko
سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Nin Jaahil u muuqda oo walaalkiis u hiilinaya oo gabadh yar oo adeer uu u yahay la tirsanaya uun baan aragnaa, gabadhaasi kuwa dhalay iyo kuwa waalidka u ahba way ka karti badantahay sida muuqata, wayna guulaysan doontaa insha'allah hadday intaas horaba ka soo gudubtay inta u dhimanna u daahi mayso.
@@mohamedomat4028 walaalle Jaahilnimadiisu way ka muuqaataayoo hadduusan Jaahil ahayn gabadh yar oo uu adeer u yahay iyo Hooyadeed isagoo nin raga ilaahay ka dhigay tirsigeeda iyo inuu iyaga wax ka sheego TV umuusan soo fadhiisteen walaalkiisna difaaco, haddii uu nin wax saxaya yahay waxa khaldamay oo dhamiba maysan qaldameene mar horuu sixi lahaa, midda kale garanba maayo sabab aad ugu hiilinaysid ood isaga indho tiraysid khaladaadkiisa malaha waa adeerkaa ama isagoo kalaad tahay shimbirba shimbirkuu la duulaaye, ugu dambayntii ma Jecli cidna inaan caayo meelahanoo kalena aan kula murmo dadka so this is the last ever message aad iga hesho insha'allah, haddii aad Jaahil ahayna I'm proud of it maba diidayo, just adigu dib isugu noqo caqligaagana si wanaagsan u isticmaal insha'allah. Guulayso Jannagale.
Haaji wixii Asmo sheegtay oo ahayd in iyadoo waalidkeed labaduba nool yihiin ay cidla ku soodacday uun baad xoojisey. Mida kale Tv MM barmaamuj ka hadlaya sida caruurta waalidkood kala tagaan ay u dayacmaan uun baa laga hadlayey ee propaganda muu ahayn.
Waxaan intii hore kudarayaa in aabe iyo hooyo keliya Asmo aan lagu eegin ee adiga adeerka ahi aad arinta ogaa aadan wax ba ka qaban oo aadan Asma cidna aadan ugeyn(gabadh yar) shames on you yaa shiikh. Not only you but all of your family. Illah baan waalid iga kiin dhigin. Alxamdulila
ASAMA RUN BAY SHEEGAYSA DAREENKEDANA WAY CABIRTAY DAYACA AY SO MARTAYNA WAA MID WALIDKU SABAB U YAHAY ILMAHA HADII WALIDKU SO DHAWAYSAN WAYO DARYEEL SIIN WAYO WUU DAYACMAYA ARINTA AY MEDIAHA KA SHEEGTAY WAY JIRTA MANTA HADAY SOO DHAWAYSN LAHAYEN ARINTA KAMAY HADASHEEN
Haddey Aabaheed maqli laheyd oo ay sharaftiisa kor u qaadi laheyd! Intaa maba dhacdeen! Caruurtii oo caasinimo ku dhacay ayaa gar ka siinayaa. Odeygaana waa akhiyaar👁️ dumar ka garab hadleysa buuna canaanan😂 Caruurta hala baro. Iney waalidkood maqlaan.
Kolay waxa ku kaliifay hooya lix dhashay inay ka dhaqaado ubadkeeda waa wax lagu kaliifay ka adigu qof ee iska dhalay caruurta sidaa umay hadin ee ilaaxay ayaa xaal og
Waxkasta waxaa iigu daran tan wareysiga qaadaysa ma weriyaa mise waa video recorder Suaalaha waa qabo 1. Hooyadeed maxay ku diiday in asma lanoolaato Haddiiba kuwa kale lajoogaan 2. Marka ay soo noqnoqonaysay xagee ku ogeed 3. Asma waxa ay noosheegtay in aabeheed biilka diiday Ninka gabarta dumaashidiisa ku dhagan
Jaariyad ma noqoto gabar waalid garab taagan haysata Ee ha is daalin adeer silic inay aragtay adaaba cadaynayah saa ilaa jabuuti haday u gaartay heer ay jaaliyad noqoto
Odeyguu wa benalee waxba isleyahey qariii subxanallah
Dadku waa wada qiso ee wan la wareyseen 😢😢😢😢😢😢
Adeerkeed baa xaqiiqadii sheegay, mashaa Allah
Xaqiqada illahay ba oga wll inan hooyo la aan kuso kortayna dhib ma waydo
Waruun waxan lahaubsaan bay dakau soo Bahiyaan Adeer allh hakuxifdiyo
Oo adaaba shir kaqaybgalay ma ayadaabad lacag ka qaadatay inaalilaahi wa inaa Ilaahay raajucuun
Marshall Allah guulayso illah ku xifdiyo waa adeer wanaagsan
Runtii asma runbay ka hadlaysay waayo ilmaha aabe ama hooyo ama ayeeyo baa koriya waxa u dhaxeeya ma jiraan waxa kale wa qaraabo iyo waxa aan jirin marka intii ay sheegtay buu sheegay dadakaan gabar qurux badan aan 20 sano aan gaarin booyaaso reero u ah nolal ka xun ma jirto hooyadeed nooshahay ilahayow hooyo xiftiyo Aamin aamin aamin
Booyayso Waa maxay
Jaariyad baa laga wadaa
@@motech2022 shaqalaha guriga ka shaqesa laa dhaha.
@@motech2022 shaqalo
@@fariaomar1986 shaqaale
Maashaa allah guulayso illah ku xifdiyo waa adeer wanaagsan
Subxaana allaah ilaahay ayaa og ilmo yar oo hooyo waayay aabe waxba ka ma oga kolay dhibi way jartaa meesha ilaahay umadan haysku sakhiro
Sax waaye hadalkaaga waa xaqiiq
Walaal lakiin xadaa gabdhu inay run sheegayso ma ogin xaqiiq da ilaahay baa og caanimo raadis baa nagu soo baday wayahan ani maba run sado wax kasdoo aan midiyaha ku arko
@@ayaanabdulkadir5363 hoyadeed 3 kamid ah wlladeed ayay hysaa, abaheedna labo ayuu hyaa, mrkaa dhibaatada ku gaarka ah ee iyda bananka loogu tuuray maxay thy? Wrkeedu haduu jiro xaggay ka keenta dhiirranaanta intaa leeg ee ay waalidkeed ku fadeexaynayso.
Waalid waa waalid uun hadduu ku xumeeyo adigu wanaaji.
@@SPM123 aduun kii baa washay mudiyahii baa noqday wax been iyo runba lala yimoodo oo waa xoolo shaydaan caan bixid iyo halagu wad wado waali baa socoda
Asma tadaabay ilmo yar tahay marka xiliyadaas aad sheegteena biyo ayay ahayd marka maxaad adigu u dayac tiri wayday hadii aad adeer fiican tahay markay silcaysay mida kale hada laftigeeda waxaad difaacaysa walalkaa ee Ilahay ka cabso wadaaadaw aduunka Waa laga tegayaa e
Waxaa xaqiiq ah in Asma waalid keed oo aad adiguna ka mid tahay aad dayacdeen ee Ilahay cafis waydiista ismaydun lahay qof nool ayay noqon
Waxaan leeyahay u waydiinaya nolol wanaagsan Asma yar quruxlayda fariida ah ee aduunkamarkay yarayd Ku cidlootay
Mashallh gadhaha waa naxariis badan yihiin ayadoon waxbo haysan 100 beey isiisay ayuu dhahay waxi qaldan allaa naga og
SUUBHANALLAH GABADHAN ASMA UUMA EEKA QOOF DAYACAN IILAHAY HALAGA CABSADO ADEER KEEDNA MASHA AALLAH
Walalo imika ma dayacna laakiin horan u dayacmay bay yidhi. Anaka hayna caruur hooyadood iyo aabahoodba aanay ogayn. Oo iyago dayacan soo kaxaysanay
Walalo waa markeey yareyd ee imika maaha
Mansha alah wa nin diini kamuuqato hadalku sheegayana wa hadal xaqiiqa Marka ilahay haku xafiido
Shaydaan baa shaadh diin usoo gashan kara
سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Ninkani wallki buu difaacaya wax macquula noomu sheegin asma wax yar bay ahayd umay qalmayn adoo adeerkeeda inaad uso fadhiisato jawaabteda hadaad naf leedahay waad kaso kaxayn lahayd jabuuti lkn mushaharkedi bay ku siisay adna waad ilowday inaad gacanta qabato tidhaaho adeer iraac aniga iga amu wax ku hadli mayside
Naa kaxishoo sheekha
😢😢😢
Asma cidna may eedaynin ee taariikhdeedi ayay nooga warantay si ay cibro noogu noqoto. Illaahay ha xafiso inantaas yar ee caqliga illaahay ku galaday
Nin Jaahil u muuqda oo walaalkiis u hiilinaya oo gabadh yar oo adeer uu u yahay la tirsanaya uun baan aragnaa, gabadhaasi kuwa dhalay iyo kuwa waalidka u ahba way ka karti badantahay sida muuqata, wayna guulaysan doontaa insha'allah hadday intaas horaba ka soo gudubtay inta u dhimanna u daahi mayso.
Marka aad leedahay jahil sideed ku ogaatay, adiga ayaa jaahil kale ah.
@@mohamedomat4028 walaalle Jaahilnimadiisu way ka muuqaataayoo hadduusan Jaahil ahayn gabadh yar oo uu adeer u yahay iyo Hooyadeed isagoo nin raga ilaahay ka dhigay tirsigeeda iyo inuu iyaga wax ka sheego TV umuusan soo fadhiisteen walaalkiisna difaaco, haddii uu nin wax saxaya yahay waxa khaldamay oo dhamiba maysan qaldameene mar horuu sixi lahaa, midda kale garanba maayo sabab aad ugu hiilinaysid ood isaga indho tiraysid khaladaadkiisa malaha waa adeerkaa ama isagoo kalaad tahay shimbirba shimbirkuu la duulaaye, ugu dambayntii ma Jecli cidna inaan caayo meelahanoo kalena aan kula murmo dadka so this is the last ever message aad iga hesho insha'allah, haddii aad Jaahil ahayna I'm proud of it maba diidayo, just adigu dib isugu noqo caqligaagana si wanaagsan u isticmaal insha'allah.
Guulayso Jannagale.
Gabadha inuu kawar hayo bay ahayd maahayn inay dayacanto
Adigu maxaad la caytamaysaa
Miyaad wax jira ogtahay gabadhuse aday wacan tahay iyo haday xuntahayba soo gabadhoodii maaha maxaa ku dhex galiyay
Adeerked miyd uga war roontahy adigu iyaga iskaaya og haku dambabin adigu
Intii gabadhu sheegtay ayuu inoo sheegay kolba meel aado oo waalidkeed kolb isku tuur tuuraan
Walahi wakaa adeerkeed ruma asma alle haka dhaafo waa inan wacan
Waa nin run sheeg u eg. Masha allaah
Question b4 she work as maid where she growth up , that's point 👉, both parents are irresponsible ,
Odayaashaan waa kuwa wadanki qaribay lama aamino shayaadiin waaye
Muhiimada wa inu reerka adeerka difaacay, hoyadeedna weeraray
Haaji wixii Asmo sheegtay oo ahayd in iyadoo waalidkeed labaduba nool yihiin ay cidla ku soodacday uun baad xoojisey. Mida kale Tv MM barmaamuj ka hadlaya sida caruurta waalidkood kala tagaan ay u dayacmaan uun baa laga hadlayey ee propaganda muu ahayn.
Odayga wax badan ayuu sheegay run ayuu hadalkiisa u eegyahay
Burburka qoyska dhibtuu keeno oo iyadana ku dhacay ayey sheegtay caruurbadan ayaa sidaasi ku dhacday lamana dafiri karo Tabliiq intaa wuu socdaa reerkiisaba lama yaalaa joogo. Cidkalana waxba uma tari karo
Asma inay run sheegaysay maantay ii cadaatay
Very good
ilaahay ayaa awoodale ogna waxaa jiraa cidna ma rumeesankaran
Asma intay sheegtay uun baad u markhaanti furtay iyadana way qalbi jabtay ee ilAAhay hawgargaaro
Sax waye
Hooyadeed inay dayacday saw adba maad qirin ?.
Inantu inay saldhigto waxaa u diidey hooyo la,aan haday hooyo weyday in cid kale kafaalo qaado ayay ahayd.
Jabouti dalxiis umay tegin balse nolol raadis ayay ahayd.
Waalid keed ayaa diiday iney la noolaato iyo dhib may arkin..illahy ayaa xaal ogg
Masha Allah runta waa muhiim
Allah Akbar
Masha alaah alaha kuxafido amen
Oo hada muxuu sheegay intii gabadhu sheegtay buu ku raacay
Waa run TV 📺 wax walba ayagoo aan hubsan bay soo gudbinaayaan
Somaalidu ceebay ka baqaan biilka caruurtii masiin jiray?
ilaahoow owlaada noocabiidi ilaahow owlaada noocabiidi ilaahoow owlaada noocabiidi yaarabi
Gabar yar oo hooyo &aabo wayday ayaa ka dhibdan
Horta caqliyan markay ilmaha ahayd gaadhina may raaci karayn,
Xiligan ay kolba dhinac u socotay waxay ahayd naag wayn oo caqliyeysatay oo goaansatay inay hooyadeed la noolaato hadii maamadii ay diiday siday sheegtay waxay noqotay naag adag oo shaqo tagtay siduu sheegayo sheekhu ilaa Djibouti 🇩🇯 boqol doller bay kasoo siisay waa runtiisa MMTV inuu sameeyo baadhid baa fiicnayd
From Djibouti niinkan runbu sheegaaya. Wayoo beenaluhu waxaa lagu yaaqaanaa ( Yaa iyoo magaraatay) .
Xaqiiqda bay sheegtay
Shame on you Adeer
Mx hooyo aabo
Waxaan intii hore kudarayaa in aabe iyo hooyo keliya Asmo aan lagu eegin ee adiga adeerka ahi aad arinta ogaa aadan wax ba ka qaban oo aadan Asma cidna aadan ugeyn(gabadh yar) shames on you yaa shiikh. Not only you but all of your family. Illah baan waalid iga kiin dhigin. Alxamdulila
Waa runtaa haduu iska hadlayaa
Oo iska dhigayaa mid xaq sheegaya
Ceebtooday maryo saarayaan intay ilmaha dayacaan
Hooyooyinkii hadda ayagaaba bahalo noqdey war ilmaha Maxaa udhalaysaan haddii aydaan baahidooda dabooli karin hadaa baashaal usocoteen awal iska xira oo haba dhalina intii aad dhali lahayd ilmo dayacan
Aaway damiirki hooyo anigu aabbe eedeyn maayo waayo aabbe dareen maleh lkn qofka la raga rabo xanaanada dhabta ahi waa hooyada si walba iyo meel walbaba u gal ilmahaaga oo haku dayacin nin aanba dareemayn
@@Abshaw6 Aniga waxaan layaabay gabadheedu iyadoo wayn markay utimi maxay ucayrisay yaaab
@@kayfmohamed565 subxaanalaah walahi waa yaab😭😭😭😭😭😭
Benaleh illahay kabaaq runta sheeg 😭
sax sh. waa sida saxda ah.
No sheekada sheekh uma EGA tusaxa malaha waa sidii laguyidhi laakiin I,iimmmm👎
Xaqiiqda Alla og anaga wax ma ogin
حسبي الله ونعم الوكيل
Silac may arag kulaha gabar hooyo iyo aabe midna una korin
Dee so digan sheegy waxy sheegty oo dhan… wax aad beenisay maban arko
Waalid waa walid mafiicna inay Gabadhu inay Waalid keed waxka sheegto mafiicna
"Walidka xaq umalahan inu kasamesto ilmihiisa wxurabo,, ayadana wx xun kameshegin kaliyah wxe shegtay qaladke sameyeen taasna ceeb i danbi Maha.
Kuwaan Allah Waalid Iigama Dhigo
Maxaad kawadaa wll arintaan
🤣🤣🤣 gacan ayaa ka taagtay, anigana lug ayaan kuuku daray.
@@hawomohamed507 gabadhaan waalidkeed yaysan fadeexadayin nasabkeedana yaysan waxudhimin
@@daahircabdikorme490 waa run walaal. Gabadha waxay sheegtay in ay jeclayd inay hooyadeed la noolaato oo fursadaas lasiinin. Taariikh dhaxday waaye inay ka sheekayso waalid kale go'aan kaasoo kale qaadan lahaa inay wax ka bedesho ayaa laga yaabaa.
Hooyo xaqeeda Ilaahay ayaa siiyay cidii kasoo horjeesada wax wanaagsan ma aha. Inay hooyada xaqeeda gudato Ilaah uga baryaynaa waxay soo martay inay Ilowdo.
@@hawomohamed507 wll waalidkaa xumaan tiisa shooshal midhiya inaad keento waa qalad
Qof aan waxba isku ogayn tv gabar yar hadaleeda kama dabaaqtameen. Ee beeta Allah uga baq.
Subxaanallah maxaa silic u waayay inan yar oo aanay hooyo iyo aabo korin ood leeday intaas oo guri ayay la joogtay oo xitaa ilaa jabuuti ayay jaariyad ka so noqotay oo wadan kalay u talawda. Subxaanallah ilmaa yar ee hilibka qaydhin ah. Subxaanallah. Dayac iyo silic inay martaay adaa noo xaqiijiyay
Gabadha iyo sheekhan warkoodu isma seegana...hadalka qofba si udheh.. gabar yar oo waalidkeeda kala tageen oo dhaxda kurafaaday ayaa kahadashay, sheekhuna warkas mabeenin. Hada isxaal marsada sheekhow.
yaa ma saaasaa
Sheekhan ayaa run sheegaya
ASAMA RUN BAY SHEEGAYSA DAREENKEDANA WAY CABIRTAY DAYACA AY SO MARTAYNA WAA MID WALIDKU SABAB U YAHAY ILMAHA HADII WALIDKU SO DHAWAYSAN WAYO DARYEEL SIIN WAYO WUU DAYACMAYA ARINTA AY MEDIAHA KA SHEEGTAY WAY JIRTA MANTA HADAY SOO DHAWAYSN LAHAYEN ARINTA KAMAY HADASHEEN
Lkn aabaheed sidaa ma dhihine wuxuu yidhi waxan ku halleynayay hooyadeed
Ninkaan waxoo sheegaa inay waxbarasho haysatay gabdhuna waxay sheegaysaa inay waxbrashao aysan haysanin
Adeerku wuxuu khaqiijiyay dhibka ay gabadhu sheegtay
Run indhihiis malahan. Ee halagu laabto
Waa run aababeheed waxba kama sheegin ayadana kasoo tageysy
Haddey Aabaheed maqli laheyd oo ay sharaftiisa kor u qaadi laheyd! Intaa maba dhacdeen!
Caruurtii oo caasinimo ku dhacay ayaa gar ka siinayaa.
Odeygaana waa akhiyaar👁️ dumar ka garab hadleysa buuna canaanan😂
Caruurta hala baro. Iney waalidkood maqlaan.
Wixii Run ah Allah ayaa Og
Lakin Aderka Walaalkii ayuu Difaacayaa Adiga Maxaad Gabadha Aad aderka u eheed u Caawin Wayday?
Cajiib naag shido badan baareerka ale wax ugu darey alow sahal amuuraha amen
Allaah haku barakeeyo wll kurbo ayaad naga qaaday adeer wacan ayaad ahayd.....
War hehe aderka Qaar waxbey dulmiyaan
Xisaabta kudarso asmaa hooyadeed ayaa xumeeysay taana hooyo maahan
Sidaan ku soo kornay haddaan uga sheekayno, way xishoon lahayd wllhi.
Aaad iyo aad
Do not normalize abuse
Asma Xaafidul Qur'aan ayay ahayd.
Waalidkuu ha dacweeyo cidaacada xayraanka ah ee wareysaneysa hablaha yaryar ee waxay doonaan Ku sheekeynaaya
Ninkaan waxa uu sheegayo aabeheedba ma sheegin subxaanallaah
Warbaahinta iyo ciyaalka ka shaqeeya wa in sharci adag lagaso saaro
sababta kalifaysa inanta yar ee mustaqbalkedu ku dhawacmayo arimahan oo kale
Adigu ader keed baa tahe kii dhalay aaway ma been nay walidkeed ka sheegaysa ilahay kabaq 😢
Gawadhaas sey wax ubaratay markaan eegay koley
Dhiwaatada hooyadeed ugeysatay uunbaa ciilkeda haaayaay
soomali maryoolay qabyaalad baa wareerisay subxanalah ninkas asma dhalay iyo hooyadeed waxay isu dhalen lix caruura hadii furidtimadana ilmuhu waa dayacmaa waa maragmadoon marka maxaa la difacayaa
Kolay waxa ku kaliifay hooya lix dhashay inay ka dhaqaado ubadkeeda waa wax lagu kaliifay ka adigu qof ee iska dhalay caruurta sidaa umay hadin ee ilaaxay ayaa xaal og
Masaajid maxaynutareysa ahadii masuuliyadii dayacay allean waa weydiin doona
Ceeb badnaa maxaa ku giliyay warkaa adi ceeb badnaa
Waan aaminay ninkaa. Muuqaalliisa ma qarinin.
yaa been shegaya yaase run sheegaya.
Allahu yaclam
Waxkasta waxaa iigu daran tan wareysiga qaadaysa ma weriyaa mise waa video recorder
Suaalaha waa qabo
1. Hooyadeed maxay ku diiday in asma lanoolaato
Haddiiba kuwa kale lajoogaan
2. Marka ay soo noqnoqonaysay xagee ku ogeed
3. Asma waxa ay noosheegtay in aabeheed biilka diiday
Ninka gabarta dumaashidiisa ku dhagan
Sheeko walba laba dhinac ayey leedahay
Gabadha dhibkii ku dhacay ayey sheegtay,aabaheedna waxba kama sheegin hooyadeedna waxba kama sheegin in ay dayacantey unbeey sheegtay
Gabadha hooyadeed inay hayso hddii ay diidday inay silicday yuu shaki kaga jiraa
Muxuu ka ogyahay inay silicday ama gaajootay dadbayba lanoolayd buu leeyahayr caajiib dad aan kudhalin oo lana noolaado wax kadhib badan maleh
Asmi may odhan dooxbaan seexday lkn waalidkii dayacay bay sheegtay
Ninka TV ga ayaa ka dhamaystay inanta yar oo program kan ka FAA'iidey ilaahya halaga baqo oo hala dhaafo waxaasoo kale
calaa kuli iyo xaal gabadhu waxay sheegtay in gurigii aabeed iyadu diiday kii hoyadeedna loodaiday xilna an la iska saarin sidii loo xalin lahaa intiiba waad qirteen adi iyo aabeeheed
Waa saan mooday maxaa yeelay gabadha uma akeen qof runsheegeeysay.
Jaariyad ma noqoto gabar waalid garab taagan haysata
Ee ha is daalin adeer silic inay aragtay adaaba cadaynayah saa ilaa jabuuti haday u gaartay heer ay jaaliyad noqoto
Asma aabeheed anaa lahadlay wuxuuna yidhi anuu wax dhiba uma gaysan mana eryin lkn. Hooyadeed waa run wayna eriday. Iyadoo. Macal dafirtay inay dhashay si uuna ninkeedu u ogaan
Subxaanalaah
Ok
Mmtv wariyihii waraystay ayaa akhiro u qoolan tv ha laga cayriyo maaha wariye kaasi
Munoo shegay ninkan wayn wa inti gabadhu shergtoo la qurxiyee
Awolaa yaabaye gabdhaha xoogay warked waa ka shakiye sbbto ah familyga dhan wxe kuso koobta aabahed iyo hooyaded aaway dadki qarabada ahay adeer mesa so qaadan teeda kle hal waalid hdu xumaado midka kle ma xumanaayo
Subxaanalah gabadha dad xun dhly bal odaygaa wayn wuxu ku hadlayo eega🤮
Ogasoodaraayaan waana waxa aan faceen ogaharnay. Iyo ciilka. Hada aan lajiriqsanayno
War kaan. Sax maaha sabab too aytahay