MM SOMALI TV GEBEDHII WAREEYSIGA KA BIXISAY ASMA ADEERKEED RUMAAD OO SOO HADLAY XAQIIQDANA SHEEGAY!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 12

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Рік тому +3

    ASC waan ku salaamey xabiibti shukran sida aad nola wadaagto aniga raali kama aheeren in arimo qoyes la keyeno social media in si hos loo dhameeyo tofiqada Allah ha na haleshiyo 🤲❤️🙏

  • @munoqali826
    @munoqali826 Рік тому +1

    Mahadsanid xabibti

  • @sadomohamud7007
    @sadomohamud7007 Рік тому +1

    Manshaa allah jazaakalaahu khayran abaayo Nacimo

  • @ifrahqaasimifrah3678
    @ifrahqaasimifrah3678 Рік тому +1

    Manshllah niciima toosiya tilmaama taxadara tusaale illahay haku barakeeyo

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 Рік тому +1

    Mashaallah walashen Naciimo .
    Walid iyo ubadkisa iyo adunkan aan kunolnahay isbedelkisu badan yahay ee ale ha inagu hadeyo dhanka wanaagsan dhamanten tubta toosan.
    Wacyigelinta bulshadena iyo uu sheegida cilmiga din iyo maadi iney si sax ah uu bartan uguna dhaqman waa waxa aan wada rabno. Hubsimo hal baa la sista
    Ina wada ahaano sida walashen oo kale.

  • @piixez7425
    @piixez7425 Рік тому +1

    Masha alaah walaal laken asma dhib why arkeysa hoyadeed iyogurigoode majogto alarm Djibouti wey arkee

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Рік тому

    Maasha Allaah Naciimo si fiican baad u waanisey gabadha kheyr Allaah ha ku siiyo walaal

  • @mariamabdi7041
    @mariamabdi7041 Рік тому

    ManshaAllah Allah ha ku xafido .runta ayaan kugu jeclahay. Mahadsanid sida quxda badan eed wanaaga iyo waanada bulshada ugu soo gudbiso. JazakaAllahu khayran

  • @Fatumasahraa
    @Fatumasahraa Рік тому

    Masha Allah well done ❤

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 Рік тому +1

    Mamo naciimo waxa u fiican Iney ilahey aga cabsoto walidkeeda

  • @koowsarcaliibraahim2029
    @koowsarcaliibraahim2029 Рік тому +1

    Asc

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier Рік тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂