سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم سبحان الله الخالق وهو على كل شيء قدير لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 1:29
Wllkyow waad gaftay ibnu aadam waxba kuma tari karo ee masajidka aad joogto rabbi ayaa lagu caabudaa ee alle la xidhiidh isaga ayaa adiga iyo anigaba iyo dadkoo dhan maal iyo maamusba siiya.
Suxsbana allah marka hore inuu sheekhu isaga sheegayo ayaan u maleey
Masha'allaah Masha'allaah sheekha alle ha barakeeyo ❤❤❤
الله
سبحآن الله والحمدلله ولا إله إلا الله والله اكبر ولا حول ولا قوة الا بالله العلى العظيم❤ 0:57
Subaxana Allah
☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐
Jeedan mXeey wllo
سبحان الله سبحان اله سبحانالله
يا الله😢
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم سبحان الله الخالق وهو على كل شيء قدير لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 1:29
Shiikhu fallen Angles ayuu soo qaatay Islaamka meelna kagama soo aroorin
🥺🥺 🥺🥺🥺 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Allah dhibta haka qaado marwalbana illahy ogsoonow
Wllkyow waad gaftay ibnu aadam waxba kuma tari karo ee masajidka aad joogto rabbi ayaa lagu caabudaa ee alle la xidhiidh isaga ayaa adiga iyo anigaba iyo dadkoo dhan maal iyo maamusba siiya.
Qiso cajiib😢
Sheekha haku fududaanina e sheekada dhameeysta ama iska aamusa👉 8:00
Adiguna sheikha haku fududaan kuwa wax kaduuba ayaa qaladkan dhan iska leh iyagaa wax jarjara
Sheekhu sheeka isarali buu wada subaxNLah
Horta muqalka dhamayso coment hlasoo ordinee
Jawaab fiican bad siisay
Sheeko isreal waa maxay walal ban noo sharax
@@SuldaanMedia khuraafaad ay yuhuudu samaysatay ayu shekhu ka digayey somaha anagu soomali hda nhy wax mahubsanee waan iska hadaaqnaa!!!!
Jeekaanta maxa la yiraahdaa walaalayaal😢
Qaanso roobaad
☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIM ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIM 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID 🤍 ALLAHU 💐 MABAARIK ☝️ CALLAA 🤍 MUHAMADIN 💐 WA ☝️ CALLAA 🤍 AALLIHII 💐 MUHAMMAD ☝️ KAMAA 🤍 BAARAKTA 💐 CALLAA ☝️ IBRAHIIM 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 IBRAHIM 💐 INAKA ☝️ HAMIIDUL 🤍 MAJIID ☝️🤍💐
❤
Bahashii fogaatay🕸️🐒🤏
9:40
Waxaanoo kale diintay foolxumaynayaan hadduusan hadal rasuul oo sugan ahayn
Wadaadada qaar waxaa ka soo haray BAL WAX DADKA KA Y!BSHA KEENA
Quraafaadka in dadka loo sheego si anay u rumaysan ma diintay xumaynaysaa mise way wanaajineysaa?
Gabadha magaceedu sukhra ayuu ahaa
كلامك صحيح يا شيخ، ولكن علماءنا اخذوا وصدقوا بحكايات الخرافية اليهودية.
Seekha tii babylon kana wuu diiday tii dunido ilko jajabana wuu qatay oo guursatay waliba war anaga xageen is geynaa
Dadka quraafadkan lagu maaweelina ka waran. Waa sheekooyinki caruurta looga sheekeyn jiray oo kale waxa dhan waa kutiri-kuteen
Walhi waa run shekadan ano uar bay iso gadhey wan iswedin jirey mar walba alh ilahygi ibaray dinteyda
Sheekhu wuxu ka booday isago raali ah malaaiktu shahawaad male ilaahay kuma abuurin shahawaad shahawaaddku yacni wa baahida . malaaiktu maseexato malulooto cuno iyo cabitaan uma baahato illa digriga ilaahay iyo amarkiisa mooye markaas labada malag bani aadam ayu ilaahay ka dhigay shahawaadna u ku abuuray waxay naftu jeceshay oo dhan xalaal iyo xaaraanba hanoqoto
Maadfahmine soobilabo sheekada
🐒
Xadiis saxiix ah miya
Dageeyso wll dameeyso
Waa israa iiliyaaat been abuur ah sheekhu waaka gadaall ku sheegay
Sheekadhan wax kajiro majiro...been abuur lee...sabaabtoo ah malaaiktu illah ma'caasiyaan😢 sheekadha oo damaystiran sheekh umar faruq kadagaysta. ...suratul baqarah cashaarkii6 wattaba cuu maatatlu shayaadiina kabilaw😂
Muxaadirada mad fahmin miyaa? Sheekhu hadalkiisa si fiican u fahan ma run buu ku sheegay mise khuraafaad