Q 2aad || xukunka latacaamulka Bitcoin |: Sh Maxamed Cabdi Umal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

КОМЕНТАРІ • 109

  • @nasramaxamed9606
    @nasramaxamed9606 3 місяці тому +6

    Sheikh muxaadaro cusub halaga soo qabto

  • @abdighafarabdi1072
    @abdighafarabdi1072 6 років тому +6

    الله يجزيك خير الجزاء ويدخلك الجنة الفردوس الاعلي

  • @fardows44
    @fardows44 3 роки тому +8

    Sheikh says Haram because my hoyo sent me 😅 We going in Sheikh. Dawladaha wexe udiidanyihiin wxa waye waa free market. They want to control everything. Listen to any other sheikh its Halal

    • @abdalehussein268
      @abdalehussein268 4 місяці тому

      asc wll muxadrada ma dhamaysan sheikhu muxu ku jawabay ma xalaalba mise wa xaram .?

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 6 років тому +4

    جزاك الله خير الجزاء شيخنا الفاضل

  • @Keway603
    @Keway603 3 місяці тому +1

    Shakii iyo aqon mayesimen🕛 YAARABII ALLAH NOGARGA🌎🕛 AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM 💚AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM 💚

    • @Keway603
      @Keway603 3 місяці тому

      Dua waa e SEFTI MUMININTA FATLAN XALA DUUCEYO AMIIM 💚🙏 AMIIM AMIIM AMIIM YAARABII ALLAHUMASALIM CALAA MOHAMED SCW SCW

  • @ismanzakaria8217
    @ismanzakaria8217 3 місяці тому

    Jazzakallahu khayran sheikh

  • @muhiadinmatan4686
    @muhiadinmatan4686 6 років тому +1

    Masha Allah
    Jazaaka Allah khayran
    Shiikh markasta ka hadla waaqica

  • @naajhf1032
    @naajhf1032 6 років тому +1

    Jazakallahu kheeyr,,walaha sualaha intee lagu dirikara

  • @abdullahabdinur9302
    @abdullahabdinur9302 6 років тому +1

    Mashallah jazakallah sh mohd umal.

  • @muslimoshuceyb4123
    @muslimoshuceyb4123 6 років тому +2

    Jasaaklaahu qeeyran sheeqoow

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 6 років тому +1

    حزاك اللہ خیرالحرآء شخان الفا ضل

  • @king_suleiman
    @king_suleiman 6 років тому +2

    جزاك الله

  • @abdi9528
    @abdi9528 6 років тому +2

    Baraka lahu fika

  • @salaahfiqi
    @salaahfiqi 6 років тому

    Masha Allah sheikh umal ilahy hakuxafido shayadinta nah ilahy hakaqabto

  • @esraahmat7815
    @esraahmat7815 6 років тому +1

    Masha allah jaskumlah khyr sheekh

  • @ahmedabdille431
    @ahmedabdille431 6 років тому

    Ma sha Allah... Jaza ka Allahu kheyran

  • @cabdirisaaqaadan3523
    @cabdirisaaqaadan3523 Рік тому

    Maa sha allaha sheeq uml jazaakalaah

  • @munamohamed4410
    @munamohamed4410 5 років тому

    Jazakallah qayr Sheikh

  • @layladiriye27diriye54
    @layladiriye27diriye54 6 років тому +2

    jisakalaah kheer yaashekhuna ilaahay ajarhakasiyo barakalaah

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 6 років тому

    Asc wr wb.
    Baarakalaahu fiika sh.
    Wax badan ayaan sugayay arintaan in culumadu ka hadlaan, waayo dadkii waa la wareeriyay, weliba dad ahlu diin ah ayaa dadka barnaamijkan ku qalqaalianaya si ay faaiido badan u helaan.

  • @intelligenceprimecapital9265
    @intelligenceprimecapital9265 6 років тому +1

    wararkii ugu dabeyay dunida nagu so biir fadlan

  • @sundushirsi56
    @sundushirsi56 6 років тому

    الله يجزيك خير الجزا

  • @user-qt8fh8wv2o
    @user-qt8fh8wv2o 2 місяці тому

    Umal awal.caqli lahaa

  • @ahmedmohamad4029
    @ahmedmohamad4029 6 років тому

    Sheikh asc. Mahadsanid ilaahay hakaa ajarsiyo. Lkn sida ad lacagta ad ufasirtay mugdi ayaa iga jiro. lkn muran badan ayaa kajiro shayga lacagta loo isticmalikaro iyo kan looo isticmali karin. Xagee an kalasoxariri karaa

  • @adamyusufadam6634
    @adamyusufadam6634 5 років тому +1

    44:20 waxaa looga hadlayaa shirkada TEINS

  • @asadlionish
    @asadlionish 6 років тому +1

    Sheekh Khayr Alle ha siiyee marka uu leeyahay Bitcoin baa wax go'an ama lacag go'an bishii dadka wax ku darsada siisa arrinkaas bitcoin maaha wax kale ayuu sheegayaa sheekhu bitcoin ama dhammaan cryptocurrency wax go'an kuma siinayaan markaad saham ka iibsato waadna faa'iidi kartaa waadna khasaari kartaaa.

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 8 місяців тому +1

    Sheikh bitcoin wax adi aad maamulan karto waaye. Cidna kuma maamuleso waxaada . Ribada waa iska xiri kartaa bitcoin ayaa ibsani . Markii u qaali noqdana waa iska iibin waa un intaas.

    • @Natureunsee
      @Natureunsee 7 місяців тому

      Brnamijka tbt tradebot maku so garey sxb xlaal mise xaran

    • @abdifatahalfa
      @abdifatahalfa 7 місяців тому

      @@Natureunsee maxaa laga wadaa tbt

    • @Uztadabdi1011
      @Uztadabdi1011 4 місяці тому

      Asc wllo

  • @user-bl7my5wj5n
    @user-bl7my5wj5n 4 місяці тому

    Sheekha wax go'an muxuu ka wadaa

  • @ahmedadeer9176
    @ahmedadeer9176 5 років тому

    Sh umal alah khyr kusiiyo waxaad nooga warantaa onelife one coin

  • @vsagre
    @vsagre 6 років тому +1

    Kalmada riba si yar oo fudud buu sheekha hadalkiisa ku soo daray,
    ee maxaa ka jira?

  • @Dirir571
    @Dirir571 3 роки тому +2

    Culimadu waa indhaha Bulshada Muslimka ah Illahay ha inoo daayo

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 6 років тому

    mashallah shaqayka

  • @ahmedmohamad4029
    @ahmedmohamad4029 6 років тому

    Sheikh ilahay hakaa ajarsiyo

  • @abdinourmohamoudyusuf840
    @abdinourmohamoudyusuf840 5 місяців тому

    Shekh hada meel walba waxba laga iibsada aduunka wa is badalay

  • @hassanhassan-ks6le
    @hassanhassan-ks6le 9 місяців тому

    Xukunka latacaamulka bitcoin?

  • @mahadabdi3195
    @mahadabdi3195 7 місяців тому

    Shaqa si qaldan baa logu waramay wax badan baa ka qaldan manayhayo

  • @ShirwaOsman
    @ShirwaOsman 6 років тому +1

    Is it haram or halal thats it tell me

    • @vsagre
      @vsagre 6 років тому +4

      Shirwac Abdulkadir Sheekh Umal says it haram. Others sheeks say it's halal.

    • @mahdidarwiish509
      @mahdidarwiish509 9 місяців тому +2

      So it is good to stop because there is doubt about halal and creat dispute between scholars

    • @mahadabdi3195
      @mahadabdi3195 7 місяців тому

      Is halal

    • @2daysago_
      @2daysago_ 5 місяців тому +1

      ​@@mahdidarwiish509 Yes bro...if there's a DOUBT in something just run away from it to be on the safer side.

    • @Iftiinkaislaamka1
      @Iftiinkaislaamka1 4 місяці тому +1

      He says it's haram

  • @umurazan7881
    @umurazan7881 3 місяці тому

    H

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 роки тому

    Maraykan ma dad khamaar ciyaaraya ayuu shaqo ku leeyahay . Maxaa Bitcoin iyo Maraykan isku xidhay sheekhow wax dhuumanaya oo khamaar ciyaaraya Maraykan iyo dawladkale midina shaqo kuma laha waayo adigaaba sheegaya inay arrintu tahay khamaar

  • @muhsinmohamed7715
    @muhsinmohamed7715 6 років тому +1

    Asc waryaadhaheen waar bal eega kan murtadka ah ee gaalka ah ee quraanka samaystay tug gaal commentiga bal kaeega wuxuy soo qorqoray.

    • @guleddhiirane3918
      @guleddhiirane3918 6 років тому

      Muhsin Mohamed
      Maxamedba quraan buu sameystay ma quraan baa la sameyn karin waa wax sahlan habeen walba suurad baa igu soo dagta 😂😂

    • @rukiamohamed8141
      @rukiamohamed8141 6 років тому

      Guled Dhiirane tuug isku kaajo qur aan kuma soodayso kaal urayana hafisho cadaab alaah nabi muxamad scw wuu ka hufan yahay xumaan

    • @justinbeiber2763
      @justinbeiber2763 6 років тому

      +Guled Dhiirane yaaaap ilahy ku cadaap misana kansar kugu rid akhii akhirana si xun udhimo

  • @Somalicartoon
    @Somalicartoon 6 років тому

    ma xuma shiikhu fikirkiisa ayuu hadlay, mana ahan wax cilmi ku salaysan.

    • @abdullahabdinur9302
      @abdullahabdinur9302 6 років тому +1

      Abdirizak Hassan Abdalle war niyow athiga cilmi maheysa markad shekha mageysid naceyb ayaa kamuqtho athiga kudibeysaa.

  • @guleddhiirane3918
    @guleddhiirane3918 6 років тому +2

    سورة العقل
    بسم الواق العظيم
    العقل* ماالعقل *وما أدراك ماالعقل * الذين أغفلو عقولهم واتبعوا المجرمين لفي ضلال مبين * يقدمون النقل على العقل وهم عن الحق معرضون * إن عذاب جهلك لواقع * ماله من مانع * وإن رسولك لكاذب * ماأتاه الوحي وماكلمه الله إن هو إلا مدع ماكر * أحسب الجاهلون أن الله سينزل عليهم كتابا من السماء* يأمرهم فيه القتل و سبي النساء * ماكان محمد رسول * يحسب السماء سقفا مقفول * وأن الله يمسكها أن تقع على الأرض فتزول * وظن أن الشمس حول الأرض تنور* ولقد غزه في نفسه الغرور * إن الذين كفروا بالقرآن لعلى الحق المبين * وما كذبوا لما قالوا أساطيروا الأولين* أحسب محمد أن لن نجعل للقرآن مثيلاً * بلى إنا قادرون على أنسوي مثله وأعقل تفصيلا * ياأيها الذين كفروا بالأديان أنشروا فكركم ولاتدعوا للجهل سبيلاً * وانشروا العلم ولاتجعلوا للعقل بديلاً *
    صدق العقل وكذب المتدينون *

    • @muhsinmohamed7715
      @muhsinmohamed7715 6 років тому +1

      Guled Dhiirane waar adigu gaal murtad ah ayaad tahay islaam ma tihid murtadyow .

    • @ilaahmajiro9140
      @ilaahmajiro9140 6 років тому

      Muhsin Mohamed ilaah ma jiro muxamadna waa beenaale 😂

    • @muhsinmohamed7715
      @muhsinmohamed7715 6 років тому

      *Gaalo illaahay ha idin soo hadeeyo*

    • @ilaahmajiro9140
      @ilaahmajiro9140 6 років тому

      Muhsin Mohamed muxuu inoo lumiyay markii hore ??

    • @ilaahmajiro9140
      @ilaahmajiro9140 6 років тому

      Muhsin Mohamed afkii miyaa juuqda gabay 😂😂😂

  • @guleddhiirane3918
    @guleddhiirane3918 6 років тому +2

    Sheydaan umula beeneele beenaale wajigaa gubay

    • @jamalabdinasir8592
      @jamalabdinasir8592 6 років тому +1

      Guuleed dameer aan xishoon oo jaahil ah baad tahay e maxad sheikha u caayin hooyadaa goblantay e

    • @aminaaliweheliye5788
      @aminaaliweheliye5788 6 років тому

      subaxnallah 😅😅😅😅😅

    • @muslimoshuceyb4123
      @muslimoshuceyb4123 6 років тому +4

      Guled allah kabaq wallal. Wax wanaagsan sheeg amah iska aamus

    • @mkhalif47
      @mkhalif47 6 років тому

      Guled Dhiirane
      Wajigaaga ha gubto adiga koley mid diinta islamka kabaxay ayaa iila muuqataaye comments kale ood qortay ayaan arkay

    • @fadumomohamed1608
      @fadumomohamed1608 6 років тому

      Guled Dhiirane kummmm