DEG DEG; Boqor Buurmadow oo bahdilay wasiir Fiqi iyo Beesha Hawiye, muxu hadalka beesha Isaaq..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 12

  • @user-sv8ut3cb4i
    @user-sv8ut3cb4i 6 днів тому +2

    Buurmadow, miyuu iimaansaday s/land,❤

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 5 днів тому

    Waxa noocaan ah inta ay ka dhex hadlayaan Ummmadda Soomaaliyeed,waa masiibo weyn,waana meesha ay Soomaaliya ka soo noqonweydey.
    Bal qaymeeya waxa uu ku hadlaayo Qarnigii 21aad!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 днів тому

    waxaan caqli lahayn yaan lawareeysan

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 5 днів тому

    Kassaa lagu sheegayaa oday dhaqameed

  • @JamacCabdulahi-io6ou
    @JamacCabdulahi-io6ou 6 днів тому +1

    ar boowe boqorku waa ceebobay

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn 5 днів тому

    War kani waa nin innan gumeed waayo hadii uu maalin koob biyo ah kuu shubo hadii aad isku dhacdaan wuu kuugu manno sheegan sidaas awgeed boqor ama caaqil laguma tilmaami karo.

  • @mahadcumar9476
    @mahadcumar9476 5 днів тому +1

    Ceeb ayaad dhex fadhiisatay buur madow

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 5 днів тому

    Qan nimadada marwalbo kasheekee weligaa. Wan ognahay in aad aheyd jabhad dadka qalla.
    Mardanbe car wakaaye xamar imoow.labo afle

  • @mahadcumar9476
    @mahadcumar9476 5 днів тому

    Muuse biixi wuxuu kugu nacay ayaad qabtaa