Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Boqor Buurmadoow oo aan waxba U Reeban Madaxweyne Hassan Sh Mohamud Iyo Reerkiisa.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 січ 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

КОМЕНТАРІ • 292

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse 6 місяців тому +5

    Boqor cismaan passport Ethiopia 🇪🇹 Oo ku safraa aniga aa sii fiican u aqaano boqorka Ethiopia 🇪🇹 wax maka sheege karo

    • @faisalmohamed7125
      @faisalmohamed7125 5 місяців тому

      Buur madow Waa nin British ah ee beenta iska dhaaf.

  • @user-js5xz4ng8s
    @user-js5xz4ng8s 6 місяців тому +5

    Nin walba oo rab Daarood inuu leefleefo raba HAWIYE soo magac qata

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 5 місяців тому +2

    Super Mooryaan Culusoow iyo mooryaantiisa Hawiye Auction Group nacalatullah maxay dawladnimada ka yaqaan wixii oo dhan waxay ka dhigeen xaan cunaa xaan liqaa.

  • @NasraJohor-zd1wk
    @NasraJohor-zd1wk 6 місяців тому +4

    boqorr sheeydan madow wali waxx muuqda oo uu soomalilan uqabtey lama sheegin

  • @fadminaabdi3163
    @fadminaabdi3163 6 місяців тому +4

    Ninkaan afkiisa iyo dhagahiisa isma maqlaan wuxuu ka xunyahay in soomaalia horay usocoto waana calooshiis ushaqayte

  • @BSK24TV
    @BSK24TV 6 місяців тому +3

    Daarood iyo hawiye ilaahay ma simin hawiye waa dad sharaf le boqor ha u gafin❤

    • @ikramabdirizak6087
      @ikramabdirizak6087 6 місяців тому +4

      Ilaahay haku been abuuran cidnah mala saraysine

    • @Selma-Jamal_.
      @Selma-Jamal_. 6 місяців тому +1

      Waa qiyaamihi meel hawiye sarayn ku faanayo

    • @abdullahihurre9843
      @abdullahihurre9843 6 місяців тому +1

      ASC, walaal dadka ha ugefin Darood iyo Hawiyaba waa labo qabiil oo Soomaliyeed oo ehlu sharafa iskada walaal kala xigsashada aniga kula hadlay ayaa ah Darood oo aaminsan Hawiye inuu yahay dad wanaagsan... See wax kaa yihiin caqligu hakuu shaqeeyo isagoo caafimaad qaba. Hadii qaar ka mida ay ku dhibeena anigaa kaa raali geliyey wlaal iska cafi Insha Allah..

    • @DoPeMaN60
      @DoPeMaN60 5 місяців тому

      @@abdullahihurre9843waar haa so deesin moryaanka tuuga aah 😂

    • @user-pr9gk2ye1b
      @user-pr9gk2ye1b 5 місяців тому

      Yab badanaa 😢

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 6 місяців тому +3

    ALLAH ka'sakow badda SAYLAC kutaala SAMAROON baa leh. Mida LOWYACADA kutaalana waxaa leh SAMAROON iyo CIISE.

  • @abdulqadirali5419
    @abdulqadirali5419 6 місяців тому +1

    Buutmadow waa siyaasi ee maaha daqan soomaali waxuuna donayaa inuu iskudiro darod iyo hawiye nuur ninkaan siduu u hadlay caruurta uma hadasho adiga si fiican ayaad u taabatay mahadsanid nuur

  • @sultancabdala1405
    @sultancabdala1405 6 місяців тому +2

    Warkiisa waxbuu ku iibsanayaa, malaha dantiisa gaarka ah ayaa ka fuli weysay xamar , sida aan is leeyahay

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 6 місяців тому +7

    Tobon wajiille

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb 6 місяців тому

      @Xasanaliaxmed3722 : WAA LABAWAJIILE WALIBA KAASOO KALE BAA NA HORBOODA OO LOOGU HIILIYAA KHALADKIISA IYO QABYAALAD AAN HOOYO LAHAYN NIN MADAX AH AMA ODEY DHAQAMEED IYO KAABO QABIILO AAN KHALADKOODA SAX LOOGA DHIGO ,, HADA XITAA XASSAN CULUSOOW GURGUURTE WAXAAN KHALAD AHAYN KUMA HADLO MARKAASAA INTA BADANI KA AAMUSTAA KUWO ISAGA KHALADKIISA RAALI KU AHNA WAY U SACBIYAAN MARKAASUU SAX IS MOODAA HADII AFAR QOF XITAA U SACBISO .

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 6 місяців тому +2

    Boqor ku waa yaabey
    Waa na xaqiiqa warka uu ka sheegaayo dowlada hada jirto

  • @abdirahmanmk1641
    @abdirahmanmk1641 6 місяців тому

    Wow

  • @MohamedXusen-fo7hs
    @MohamedXusen-fo7hs 6 місяців тому +3

    Daarood u kaba qaad

  • @hawoabdulle8339
    @hawoabdulle8339 6 місяців тому +3

    Kan waa maskiin tuugsan jirey maaha oo hada ka hor Xamar yimid maaha Hassan lacag ma bixiyo cay ama iska daa'a adey ku jirtaan.Suuq ayaa kuu furmey oo tuugsi ah ,magan Allasy.

    • @user-fc6mu3xv9d
      @user-fc6mu3xv9d 5 місяців тому

      Ana hoooyada was ninkan wa qaani 😂😂😂😂😂

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg 5 місяців тому

      Boqorka Africa ugu hantida badan mataqaanid, buur madow, 7000 oo halaad geel dhalay ayaa loolisaa laxeey

    • @hawoabdulle8339
      @hawoabdulle8339 5 місяців тому

      Ragan hadalka aad igu cayseen miyaad weydeen hadal kale oo ka roon ood igu caydaan,waxa tahiin kuwo caqligooda liita

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 6 місяців тому +2

    Bur madow Hinas aya haya Madaxwayne Xasan shekh maxamud waxu ka wayay inu lalush siyo dadka la so magacabayo e isaq isaga lagala tashado miyada aya ka hadlinaysa

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 6 місяців тому +1

    Ilaahoow soomaLiya may ubixi ilaahoow soomaLiya Israeli oodantooda fahansii barwaaqo ayaa haysanaayee rageen kuwa iimaakii karaacay kazoo celi dalka diinta dadka ilaahoow ragka naxaya usoosaar ilaHoo cadawgeen jabi aamiin aamiin

  • @c.qaadirmaxamad4567
    @c.qaadirmaxamad4567 6 місяців тому +1

    Alle hakubarakeyo boqobuur madow anaga haweye ahaan kumaraac sanin ragbadan ayaa kasoo hur jeedo sida tala loo toosiyo ilaahay wuukubaray maanta uistaag sidii loobad baadin lahaa

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 6 місяців тому +1

    Boormadow fidna wade , waaku fahamnay dhaqan matihid ee waxaa tahay Siyaasi Ethiopian ah.

  • @ahmedfirato4247
    @ahmedfirato4247 6 місяців тому +3

    Mahadsanid boqor burhan ow maxamud buurmadow

  • @cabdinuurallaale6249
    @cabdinuurallaale6249 6 місяців тому

    Walahay waa qof cilmiga u saaxiiva

  • @hassan-a-mohamed7202
    @hassan-a-mohamed7202 6 місяців тому +1

    Waa shaydaan balaayo iyo. Umaan la waeegaya oo iimaan ka laga qaaday

  • @medao815
    @medao815 6 місяців тому

    allaaha sahlo sidan dowlad ma aha ee waa rer

  • @user-tf5hi7yn8b
    @user-tf5hi7yn8b 6 місяців тому +1

    President Hassan, waar ninkan hunguriga buka ee wax u yara tuura waa odey policy broker noqdee

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 5 місяців тому

    Odaygaan wuxuu sheegaayo waa run dantuu doonaba haka ahaadee. Xasan reerbuu ka dhigay. Hawiye dowladnimo ma yaqaano xasan ha ahaado ama xaawo ha imaado. Tankale caasimada waxay ku haboontahay BAYDHABO oo labadaan reer oo Soomali la degay ay ku bad baadi karaan.❤

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 6 місяців тому

    Subxaan
    BEEY BARI MADAW BEENAALEY GABIIR WAAL KHASAAREY AKBAR

  • @user-db4qe2uz7j
    @user-db4qe2uz7j 5 місяців тому

    Waa xaqiiq

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 6 місяців тому +2

    HAWIYOW daawada af-miinshaarkan iidoor.

  • @user-dq7qg5rq2e
    @user-dq7qg5rq2e 6 місяців тому +2

    Maxa kutusay xasan badana ad usiisay cadawga boqorna ma astahishid

  • @user-vs2ku8mi1f
    @user-vs2ku8mi1f 6 місяців тому +4

    Wlhi Boqorka geesku waa Nin Rageed.

  • @alimohamedahmed4813
    @alimohamedahmed4813 6 місяців тому +1

    Kani kuwa Dhageysanaaya ayaa ka liita, Dadki uu dhashayba ayaan Rabin!, waa Qaain Beeen Madan Dadkana isku Namiina!😅

  • @cabdiqadirxassan3988
    @cabdiqadirxassan3988 6 місяців тому +2

    Boqorku sifiican ayuu ucaaytamay personal attack na wuu sameeyey waxaanse layaabay isaawu markey hawiyaha ladagaalsanyihiin daaroodkey amaanaan

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 5 місяців тому

      Haa in eey Darood iyo Hawiye iska horkeenan beey jecel yihiin laakin wuxuu ilaabay in dadkaas dal iyo calanba ka dheexeeyo ee isaga maxaa naga dheexeeyo uu noo dhax boodayaa waa yaabnee.

  • @fe8445
    @fe8445 6 місяців тому +1

    Ninkan sirdoonka Ethiopia buu u shaqeeyaa. Shalay Farmaajo maantana Xasan buu hayaa. Muuse oo badii iibshay ka hadli mayo. Waa gooni u goosad.

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 3 місяці тому

    Xilalkaa xasan dadkiisa aya haysta wa run qofkii neceb isagaa jirta

  • @abdirahmanmk1641
    @abdirahmanmk1641 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daadirali6134
    @daadirali6134 6 місяців тому +1

    Lafta nagaa walaalkius buurmadpw

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 6 місяців тому

    I hope this respectful site shouldn't publicises insults and unwarranted offensives certain communities.

    • @WorshipGodAlone
      @WorshipGodAlone 5 місяців тому +1

      Xaqiiqda in laguu sheego miyaa cay ah?

  • @ahmedfarah8013
    @ahmedfarah8013 6 місяців тому +1

    Haa

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 6 місяців тому +2

    Timirta shiicadu soo wado waa in aanu qaybtayada helaa hadii kale cirkaanu iibinaynaa lacagtii badu way naga dhamaatee

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 6 місяців тому

      Sxb Sahankaa Horaan ugu maqnaaa , Shiicada isaaq ictiraafku Raadsanaya😮😮😮😮😮

  • @user-vy7od2zz8k
    @user-vy7od2zz8k 6 місяців тому

    Guuleyso boqor run sheeg baa tahay

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu 6 місяців тому +2

    Ar isaaq umada yaa ka qabto

  • @abdirahmanmk1641
    @abdirahmanmk1641 6 місяців тому

    Waa.friid

  • @gorgorabgaal2548
    @gorgorabgaal2548 6 місяців тому +3

    Waxaan 100% Taageersanahay in caasimada soomaalida xamar laga badalo

  • @kaysecumar1167
    @kaysecumar1167 6 місяців тому +2

    Beenaale tuug soomaaliland guulguul

  • @maxamedcabdihakim
    @maxamedcabdihakim 6 місяців тому +1

    Benalad tahayba adu khamiska iskadhid dhandhanbatahe farax yohown

  • @daadirali6134
    @daadirali6134 6 місяців тому

    Buur madow qaxweyste, shaxaadeyste

  • @Maria28832
    @Maria28832 6 місяців тому

    BOQOR BUURMADOOW REER MIYI LONDON MUQULAHA KA DHAQO OO JAAHIL AH HAWIYEH WAA SUPER POWER NACAS MAXA KU DARSATEY QABYAALADA ISAAQ SNM LA BAREY EE MAXAAD QAADI KARTAA NACASYAHOW MUQDISHO WAA GURI HAWIYEH ADIGOO KALE MADAX JABIS BAA KU DIYARA WANTED FUTE DHIIBTE

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 5 місяців тому

    Buur madow waa dameer caada qaate ah

  • @user-js5xz4ng8s
    @user-js5xz4ng8s 6 місяців тому +1

    Buurmadow HAWIYE MIYUU U DHAARTAY IMIKA MA DAAROOD BU LA SAFANAYAA ...WEGER

  • @hodanabdiramanfarah1458
    @hodanabdiramanfarah1458 6 місяців тому

    Waa abaalkii majeerteen iyo isaaqoow

  • @Sirad47
    @Sirad47 6 місяців тому +1

    Odaygan sir intee leeg ayaa daarood ka hayaa....?...maŕ wuu baryootamaa ; abti, abti. ,abt..mar Isaaq buu u caaya raalligelin daarood.

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 6 місяців тому +1

    Mukulaal madoow Adigoo muqdisho taagan waa lagu arki insha Allaah

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 6 місяців тому +3

    Dibad wareegan yuu matalaa?

  • @murtireeb6806
    @murtireeb6806 5 місяців тому

    Boqor nin sheeganaya oo nuucaan u hadlaya walle Somalia ma soo dhowa

    • @suadabdi5
      @suadabdi5 3 місяці тому

      Xasan wuxu kasheegayo miyaa ka xanaaqday askayso

  • @24Sevendays
    @24Sevendays 6 місяців тому +1

    This guy waa kolba cida lacag siisa. Tomorrow you will see hadii u xasan lacag siiyo wax kale ayuu ku hadli.

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 6 місяців тому +1

    Nuuroow waxad caawa noqotay ninkii rikoodhka shidan oo cumardhuule ku jiro xaday bal yaa kaa aamusiin waakaase

  • @ahmedfarah8013
    @ahmedfarah8013 6 місяців тому +1

    Xasan waasaxanyahay

  • @user-js5xz4ng8s
    @user-js5xz4ng8s 6 місяців тому

    JAB IYO XAGXAGASHO HAWIYE ... HAYEEY HAWIYOOW DAAROOD dhaqan kas ku shaqaysan jiray

  • @qaranmediainc5513
    @qaranmediainc5513 6 місяців тому

    Darood iyo hawiye calan ka iyo wadanka baa ka dhaxeya no leef leef from darood

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 6 місяців тому +2

    Muuuse markale

  • @hassanyare2298
    @hassanyare2298 6 місяців тому

    Boqorka waxaan weydiinayaan,Dalalka Jabuti Saldhigya ku leh,Waa Dalal Bad leh Markii heshii u dhamaado Badooda ayay ku noqon,lkn Ciidanka Badda Ethiopia marka ay 50(kontanka Sano)Xagey ku laaban ileen Dalkooda Bad ma lahee.

  • @prettygamer7669
    @prettygamer7669 6 місяців тому +2

    Odaygaan meeshan hargeyso muu umaleyaa kkkk

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 6 місяців тому +1

    Waalida dhaqanta 😅
    Wax kasta waxaa kaa haleynaaya
    Fudeeyd

  • @ahmedfarah8013
    @ahmedfarah8013 6 місяців тому +1

    Suldaan cunaayaa kusheegay waxaatahay

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 6 місяців тому

    Nin Suqa Ariga Jogi Jiray Aa Manta Madaxweynaha & Hawiye & Abgal Caynayo 😢😢😢 Xamar Marka Tolkis Wax Ku Helo Waa Casimada Umada Somaliyed Marka Uu Wax Waye Waa Dhul Abgal Isma Qadato

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 6 місяців тому

      Ha ilaawin XASAN QOSLAAYE in dameer dhaaniye ah 1990 ka hor.

    • @abdulkadiryousuf7395
      @abdulkadiryousuf7395 6 місяців тому

      @@MIDNIMOJANAQOOW 😁😁😁😁😁 Dabal Xanaqay

  • @user-xf1ve8fj9m
    @user-xf1ve8fj9m 6 місяців тому +1

    War Ninku Been Badanaa. RWKu Xigeenka Saalax ee Marwalba Shirarka Caalamiga Ka Qeybgala Asaga oo Xukuumada Matalaya Buu Leeyahay Awood Malaha. Kii Mahdi Guuleed Ee Kacaanka Farmaajo U Ololeyn Jiray Waqti Walbaa Buu Leeyahay Awood Buu Lahaa. Buur Madow Beenaale. Lacag Xaaraan Baa Kaa Hadalsiineysa.

  • @free-thinker1046
    @free-thinker1046 5 місяців тому +1

    He is 100% correct Hassan munafaq don’t qualify to be a president he is dirty qabileyste reer dameer.

  • @abdullahimohamoud2483
    @abdullahimohamoud2483 5 місяців тому

    Boqorku waa nin wax badan og

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 6 місяців тому +2

    Badda aad gadeysaan ma'iidoor baa leh?

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 6 місяців тому

    Lama xidhidhi jorin hadaan xidhixidhayna sirdoonku reer masha tuuuuuuuug

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 6 місяців тому

    Horta ISAAQ, xaa laga siiyaa WALAWEEYN?

  • @Cirguje1
    @Cirguje1 6 місяців тому

    Qabyaaladayste la hayste ah baa waraysanaya Buur Madow

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 6 місяців тому +1

    Qashinkan caytamaya xabsi halagu tuuro.

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 6 місяців тому

    maantaa Runtii timid xaqii baa soo daahirey Runsheeg badanaa Taatuurkaan wuxuu ku danbeynayaa lacagtii Nada ahayd😂

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 5 місяців тому

    Nuurow wariye ma ahid nin dhaqan ah ayaa siyaasad ka Warsan Ey Saa-muxuu isyaasad waa dufanle ah

  • @sunnibarre33
    @sunnibarre33 6 місяців тому +1

    Dulli waaye yaa yiri daarood cadowgaaga waaye annagu Hadi aan hawiye nahay Somali waa inoo simantahay

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 6 місяців тому +1

    Daanyeer buurmadow adiga sow shabaab maaheyn.

  • @user-js5xz4ng8s
    @user-js5xz4ng8s 6 місяців тому

    True face buu banaanka keenay ...qabiilada buu caynayaa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 6 місяців тому +1

    Soomali wax layidhaa majirto

  • @abdibirre4281
    @abdibirre4281 6 місяців тому

    AYAANTAAN AYUU ILOOBAY XASAN NINKAAN MARKA MADAXWAYNE XASAN WAA INUU 200 IYO WAX U TUURAA MAANTAY

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 5 місяців тому

    Dameer mameer madow waa dugaag wuxuu cuna yaqaan

  • @aliwaryaaa8090
    @aliwaryaaa8090 6 місяців тому

    weligay nimankan jaarka aan nahay ee isaaq marna maan Laheyn dhul iyo bad somaliyeed bay itoobiya siinayaan waa dulinimo waa gef ummadda somaliyeed ay ka galayaan man dhacayso taasi hasan sh baa ka masuul bada somaliyeed isagaa lagala xisaabtamidoonaa ilaa Hadan si geesinimo ah buu u difaaacayaaa ilaahay ha la garab qabtee

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 6 місяців тому

    Waa runtii

  • @fadumaabdi9765
    @fadumaabdi9765 6 місяців тому

    Munaafaq baqr madow soomaalimo waad ka dheertahay ee xabashinimadaada qiro

  • @warrior_566
    @warrior_566 6 місяців тому

    Waa toban wajiile 😂😂
    Wadani majiro dadkaan inshaallah waa guuleysan dhowaan shacab wadaniga ah doona cadowga islaamka ilaahey wuu jebi

  • @madarcali122
    @madarcali122 6 місяців тому

    Burmadow waxa ku wareeysanay darood qadhmuun tv ay leeyihin Akhaas ayad tahay

  • @meymunahmedsheekh9510
    @meymunahmedsheekh9510 6 місяців тому

    Asc waxaan ahay hooyo soomaaliyaad oo qurbaha ku nool adeer waxbo hacalaal cali farmaajo dadkoo kadhafi waayay wahiya mahan waa isaaq iyo darood kajajafa

  • @user-js5xz4ng8s
    @user-js5xz4ng8s 6 місяців тому

    SOWTAD SHABAAB TAGERI JIRTAY,,, WA MAXAY DOWLADNIMADUU KA HADLAY

  • @user-kf8ym4er5d
    @user-kf8ym4er5d 6 місяців тому

    Waa oday neef ah oo axmaq ah hadena caqli kuyaryhy markaas kuleeyhy O'Day daamaada Somaliland ba ahy

  • @bashirosman3386
    @bashirosman3386 6 місяців тому

    Asc hada

  • @ahmedfarah8013
    @ahmedfarah8013 6 місяців тому

    Xaqbuu uyeeshay kashaqee goofkaaga tageer walaalkaa muuse

  • @RashidWabari
    @RashidWabari 6 місяців тому

    Waa nin halis ah

  • @ismailhusseineid2400
    @ismailhusseineid2400 6 місяців тому

    Boqorku waa afmaal xaajo aqoon ah ,marka wuxuu ka hadlayo xaqiiq weeye siday uga garaabaan xasan shiikh iyo beeshiisaa looga fadhiyaa

  • @maganiyodiini4146
    @maganiyodiini4146 6 місяців тому

    Somali kale maba jirtaaa oo La aaminikaro dhulka iyo badey xarasheen yaa aaminikaro HAWIYE Kkaliya aya qeylinaayo oo dadkisa hadlayan weyne ogtahay Ethopia in hawiye kaliya Somalia sax ah yahy 😅

  • @user-nb7gr9md5o
    @user-nb7gr9md5o 6 місяців тому

    Buurmadow berigii siilaanyo garxajiska wuu ku adkeyn jirey wadankana reerkoodaa meel walba heystey!lsakiin srinkan uu xamar ka gheegayaa waa run indhihii baa arkaya dad isu heysta wadanka iney keligood leeyihiin xamarna xaj uheysta aryaa yaa yaa xamar cadde waaye beledkaan!

  • @banaadironline1786
    @banaadironline1786 5 місяців тому

    Waxaan ayaan daro ah in dadka youtuberyada furtay qaarkood waa dad aan xirfad saxafinimo aan laheen sida Nur kann soo fadhiisiyey Tuuk Madoow aan wax aqlaaq laheen ,wariyaha sharafta leh waxii ceeb ama isku dir ah wuu ka fogaada laakin Ninkaan waalan inuu soo fariiisiyo ma aheen oo xitaa Reer Somaliland xita sharaf kuma laha.

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 6 місяців тому

    Buurmadow habo Caro baabisay kamala daa kkkkk

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs 6 місяців тому

    BoQorka waa yaabay yaaabyaaab kiiis

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 5 місяців тому

    Ader hadad maxabiista rabto in lagusoo daayoha aflagadeen hawiye tos ubarya tag

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 6 місяців тому

    Heedhe Ka Xishod Madax Waynahaaga

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 5 місяців тому

    Magacisa moge muxu kashegu kara.mudane xassan shekh maxabisti mel ku sheg feysal cali botan mel ku sheg matatac loma bahne mwshan waxad katiri wa lagu ogaday wana lobahna inad san uhadashid