DAAWO; Hayaay Hayaay Ishaa Nalaku Hayaa, Muuse Waa La Sixray Aby Axmed Baa Siduu Doono Naga Yeelay..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 31

  • @Axmed-ds7lv
    @Axmed-ds7lv 22 дні тому +1

    Xamar waa hooyada somali oo dhan❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yh7lh3wg6d
    @user-yh7lh3wg6d 22 дні тому +2

    Naagtaan ayaa Muuse Ka xigmad Badan 😂😂😂

  • @KadarIbrahim-t7m
    @KadarIbrahim-t7m 22 дні тому +1

    Waa geesiyad

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 21 день тому

    Xoyo.fatumo.muse.wacaskariwashe.hakudaliin.mamo

  • @user-tk1qh1fx7x
    @user-tk1qh1fx7x 22 дні тому

    Maanlaawee

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w 22 дні тому +1

    Fadumo hargeysa ha loo doorto waayo ma hayno qof lacaqli dhama ee halkaa jooga

  • @bardacad
    @bardacad 22 дні тому

    WAA IDIN JECELNAHAY IDINKOO XOR AH MADAX BANANIDIINA DHIB NAGUMA HAYSO.
    LAAKIIN AMXAARBAAN DHUL IYO BAD SIINAYA WAXAA KA HORAYSA IN QOF SOOMAALI AH AMA KENYA HA JOOGO AMA ETOOBIYA AMA JABUUTI IN KOONKA LAGA WAAYO DHINBILO NAAR AH YAAN LAGU CAYAARIN

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 22 дні тому

    Horta.anugu.yaabaye.dowladaada.magaceed

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x 22 дні тому

    Naanagatag warkaagu masaxna fargalo blue ahna way isku taxday marba dhinacbay usocotaa Maa loo soo hanjabay

  • @user-mf8hn2md8l
    @user-mf8hn2md8l 22 дні тому

    Jilica nagalatag niyawu somaliland waa dawulada weeye

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 22 дні тому

    Muxu ku gaystay fidhiye fadumoy gurigaga muu imane ma dawlado kalad o casuntay bad ka dhimanaya subxan allah

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 22 дні тому

    😂😂Alxmdulilh mantagerin nijaasta xabashi xaarle faadumooy somalida aad sheegayso ETHIOPIA hal baynoo aragtaa hadegdegin hadan burburayo somali ban ahay diid ama yeel

  • @zuhurali5477
    @zuhurali5477 22 дні тому

    A/c haday arintaasi jirto sanadii hore wax ku lahaa maasha wax mayalaan ee soomaali ha ilaaliso dalka somaliland dalkan buuq iyo dagal ma karayo alle hana xafido

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 22 дні тому

    Islaantii faadumo fudud waxay ka cadhootay in furdhiye jabuuti tegey lkn waa iska indha turtay in muuse irsaaqadii jabuuti uu rabay in uu is hortaago qofba meel baa u cad meelina ka madow ....is waal waal haye!!!!!😅

  • @Mideye157
    @Mideye157 22 дні тому

    Siyasad xumada, cayda somali iyo qaylada jojiya oo Somali weyn wax idiin dhama ma jirto ee jojiya Xabishi jacaylka. Xabashi dan idinka ma leh

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 22 дні тому

    AQLIGA MALAHA RAGA IYO DUMARKA
    WAA SIDUU ILAAH U BAXSHO
    WALAAHI GABADHANI KUMANAAN SNM TA OO MUJAAHIDIIN SHEEGANAYA UGU WEEYN MUUSE BIIXI INA KAAHIN IYO XULUFADOODI
    WALAAHI GABADHAN BAA KA WAX GARAD SAN KSNA AQLI BADAN
    GABADHAN WAA OK
    MAANTA HADALKEEDI WUU IGU SOCDEY

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 22 дні тому

    Faadumaa caqli dhaanta ku doonaya ineey utaliyan somallan

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 22 дні тому

    Magaca.somalland.waa.dhulkii.soomaliye.
    Dowladan.idindawikhisay.magaceeda.maxaaladhahaa.

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 22 дні тому

    Fordhoye hadi la casumay miyad ka dhimanaysa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 22 дні тому +1

    Islaantan waalan haday somaliya iyadu rabto ha iska tagto lkn hargaysa kama ololayn karto

  • @CaliCismaan-zy3om
    @CaliCismaan-zy3om 21 день тому

    Nin lacag qaatay ayaad ileedahay waa la sirxay muusaa dalbaday gusdubaar maraya

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 22 дні тому +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa atto abbii ahmed ali maaha nin waxbaba lagu aamini karayo.
    2.0. Berriga iyo badda lughaya iyo saylac marnaba ma soo degi karaan xabashidu.
    3.0. Haddaba madaxweyne muuse biixi xaq uma laha kumana dhici karo inuu bixiyo dhulka somaliland.
    4.0. Shirkadda dayuuradaha yaan share kaga qaadanaya ciddina kama aqbaleyso.
    5.0. Haddaba madaxweyne muuse biixi cabdi berriga iyo badda lughaya iyo saylac isagu malaha. 6.0. Waxa habboon oo qasab ku ah inuu is casilo oo ku wareejiyo madaxweyne ku xiggeenka mudane saylici meeshana ha dhaafo hana tego.
    7.0. Madaxweyne muuse biixi cabdi wuxuu shaqo ka dhigtey addisababa u qado teg maalinta kalena djibouti u casho teg oo kolba meel u carrar oo dayuurad uun sii raac oo soo raac sii orod oo soo orod.
    8.0. Haddaba madaxweyne muuse biixi somaliland dhabarka kuma qaadan karayo mana bixin karayo berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    9.0. Madaxweyne muuse biixi cabdi wuxuu noqday kellidii taliye wuxuu noqday kellidii noole wuxuu noqday kellidii wax garad wuxuu noqday kellidii mujaahid.
    10.0.Waxan dhahayaa somaliland shacabkeedu aqoonsiga been beenta ee khayaaliga ah kumay waydiisanin.
    11.0. Aqoonsiga amxaarku amaba xabashigu hayo somaliland loogama baahna.
    12.0. Waxan ku dhahayaa dawladda ethiopia meesha kuma jirto dhaqaale ay haysataa amaba ay deked ku dhisan kartaa ma haysato.
    13.0. Waxa dabada kaa wadda dawladda dayuusadda ah ee tuugada ee UAE/DP World ood kuugu ballan qaadday 100.0 million oo doolars inay xaqul qallamka kuu siiso.
    14.0. Haddaba mafaxweybe somaliland waxba kumaad soo kordhin waxana habboon fidmo iyo dagaal iyo dhibaato haka shaqaynin meesha ka teg oo iscasil.
    15.0. Dhaqaalihii somaliland aad xaabsaday 7 sanno ood sida dhagaxa meesha fadhiday.
    16.0. Waxan ku dhahayaa cid kaa xumi somaliland may soo marrin aqoonsigan khuraafaadka ah kala teg dadka isna casil.
    17.0. Waxa kaa dhintey damiirkii xoolahana waxba ma dhaantid berriga iyo badda asd sheegeysana malaha guuleed qadiye oo gaajo iyo darxumo ku soo korey oo caydh ahaan jirrey.
    18.0. Fadlan somaliland waad burburisay meesha dhaaf isna casil haddii kalleeto waxa laguugu soo gelli doonaa guriga aad deggantahay iyo bakhaarka moorgan ee falka iyo sixirku dhexyaallo.

    • @Fays2010
      @Fays2010 22 дні тому

      Sxb abagadho miyaa Isaaq sixray mise koodii baa kusoo noqday, Morgan sixirba illeyn muu aqoone.
      Tan kale intaas xumaan ah oo aad sheegtay haddii sixir keenay may ina Cigaal, Craxman Tuur, Silanyo & Odaygii Gadobiirsay sameeyaan waxan ninkan Muuse ee Amxaarka ahi samaynayo. Sxb runtii waa nasiib darro in maanta aad aaminto sixir Soomaali ku sixirtay oo aad aaminin sixirka Amxaarka. Suaal sinaga Isaaq ma qaadaan 30 milyan oo Amxaaro ah & 40 milyan oo Orom ah. Waar hooy wllnimada aad itoobiya ka jiriseen waa waalli. Nin walaalkii oo la siman tiro, tayo, dhalasho, diin, dhaqan, dhul iyo dhawaq ah ka tagay wallee isna balaa cuni walaalkiina garab & gaashaan la'. Soomaali waa qoys, dadna waxaa ugu shisheeya Amxaar & Israaiil, Isaaqna labadaba sheegaye waar xaggee walaalahay looga yeeray. Xanuun badanaa walaalkaa oo kaa cararaya cuqdadna kaa qaaday adna aad wayday caqli aad ku maarayso.
      Allahayow dariiqa saxan Soomaali ku hanuuni, barna inay iyaku dhiig wadaag yihiin kana dhaxayso noloshu.

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 22 дні тому

      Wakhtigii itoobiyaanka ATTO loogu yeeri jiray lama joogo huuno tigre tagtay oo dhulkii waa nabad😮😊

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x 22 дні тому

    Shacabku naagtan jirjiroolaha ah gacan halasaaro shacabaw

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 22 дні тому

    Xamar kuma rabto

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 22 дні тому

    Hamar kuma rabto

    • @Axmed-ds7lv
      @Axmed-ds7lv 22 дні тому +1

      Iska daa cuqdada somali waa somali