Inad soo dhiigto sawiro naaqo Timo qaawan iyo Rag surwaalo gaagaaban xidhan Waxay Ku tusaysay inad xiisaynayso waxaa Adanow. "Indhaagu ha furnaado Mar walba";
Haddii aad akhrido comments 'yada ay dadku muuqaalkan ka dhiibtaan ama ku kale ee ka duwan ba, kama hadlaan wixii aragtidooda la xidhiidha, lakiin wax aan faaido lahayn baad ku arkaysaa, waxaana qurux badan inaad wixii kaga baxay muuqaalka inaad ka hadasho ayaa fiican, si dadkuna kaga sii shidaal qaadaatan.
Asc
Waa kan Linkiga Iqra Books laanteeda dibedda oo buugteenna haysaa, gaar ahaan dadka ku dhaqan Maraykanka, Yurub iyo Turkiga ayay gaadhsiin kartaa, ee qofkii u baahani halkan ha kala xidhiidho.
Message Iqra Books on WhatsApp. wa.me/message/56XT3I62JZ6YN1
Sxp codka kor u qaad
Number Yaa Sita sxp
macalin horta ma turky ayaad aaday bishi 7 '2021 iigu kaa dambaysee kolay mashqulkaga baan ber yahane 👲
Ninkan yaa ila taby rag io dumarba wan idinsalmay
Legend is back
Me
Aadan sahan runti magacaga ayaad ka run sheegtay umadda soomliyeed ee muslimiinta ah waxa u tahay qof wax tar u leh "dhiirigliye" waa ku salaamy sxb
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
Inta daawata muuqalkan waxaan urajaynyaa caafimad qab iyo nolol farxad leh 🌹💗❤
Mawduuc xog badan daaran alle miisaanka wanaagyada ha kuugu daro akhuna Aadan.
dadalkada alaha kulagarabgalo aad iyo aad aya kaaga mahadcelinaya mowduucyadaada qaaligaa masha Allah guuleyso adun iyo aankhiro
Alle ha ku sharfo waano baraarujin. Xikmad iyo xaqiiqda dhabta ah ee nolasha .ayaad ka hadashay. Alle ha kaa raali noqdo macalin aadan
Alxmdulilah calaa nicmatil islaam ilaahow adaa ku mahadsan ind iga dhigtay qof muslim ah 🤲🤲😇
Sahanka xogaha inta tageerta 💯 guulban u rajaynaya dhamantood
Runtii buug aad u fiican waayay, aqriskiisa ayaan ku jiraa. Aad waxaa looga faa'iidaa xakamaynta nafta iyo in badan oo kale
Jazaka allah Khayr..
Thanks from baydhabo
Samayn buu hadal kagu igu yesha shukran
Adanow waad ku mahadsantahay warbixintaada.
Waan ka helay muuqaalka 👍
قل لا إله إلا الله ثم إستقم) من لا تنهى صلاته عن الفحشاء والمنكر فلا صلاة له
Go forward
Waa runtaa wll. Illahay ajar haka siyo lawadaga nalawadagtay ereyadas.
Adan sahaan my brother brave🦁
Ustaad Adan Khadar Cali Aadan Sahan Alle Haku daaye
نقاوم مانحب" ونتحمل ما نکره
Isku soo laabasho wanagsan aadan
Ilaahay hakugu abaal mariyo wanaag
mahadsanid ustaad
Masha Allah waad Ku mahadsan tahay wacyi galinta bulshada
Barnaamij aaan aaayamahan trends ka UA-cam waydiiyaya
Waanku salamy ustaaad 🤝
Illahay sabarka hanagu sugo amiin..
Wa wareey wa macalin aadan o lawaayay wanu kutabnay wlhi greeting u Alberto Canada gabadh somaliyeed Ayan iso codeeyay
Mansha Alaah mahadsanid adan madax sare
M alh xufdulaha wll adan khadar
Soo tarjum wll buugii cumar binu khadaab
Mashala
Wallal Aadan aad ayaad u mahadsantahay mudo ayaan ku sogayay
Aadamow barnaamijyada waad nagala soo raagtaa dee baryahan Saaxiib eeh noo soo dadaal Saaxiib.
Masha allah
Mashaallaah jisaka allah wll, wll Adan beryahan waad yaraysay marmamijka fadlan aad baan uga faidnay inaga inta ila baahda aqooned ahi e no so dadaal
Libaaax labo maha wan ku taageeraa Sahanka xogaha guulayso sxb
Mahadsanid sxb qaali
Maashaa Allaah yutuubar kaafiican ma arag
Manshalah runtii kanalka sahanka xogaha waa kanaal u qalma in maamus, qadarin iyo in laga faa iidaysto waana kanalka markastoo aan dhagaysto ugu sameeya raadayn muuqata Allah haku garabgalo wll khadar Aadan
Wll Aadanow Muqaalada Soo bada
نقاوم ما نحب ونتحمل ما نكره waa qaacidada kaliye e nolosha lagu hago
Thanks ustaad aaadan
Thanks abti hore u soco
Nin Yahoo ilaahey hakaa cabal Mariyo
Mashaa Allah shukran wax bdn baa iiga baxay hadalkaaga 💯💯 you inspired me
Mahadsanid walaalkay
6:48 ma fahmin😇😇
Ilaa 2 Sano kabdn ku xirnhy lkin codkga iguma cusba Mar walbo qof kuu malayn thanks muqaldda aad noo soo gudbisid.🌸💜
Sxp mhadsanid 😌😌💯
Wllhi waaa lagutabay indhaweydba meelad maraysaba laguma arag sonoqod wanaagsan muqala badano qurux badana waan kasugayna. Insha Allah
Aadanow nio meel aan kaala soo xiriiro ayaan wayay waana tebay axp
Ka soo hadal qoraal soomaaliyeedka loo yaqaano ""ciismaniya"".
Inad soo dhiigto sawiro naaqo Timo qaawan iyo Rag surwaalo gaagaaban xidhan Waxay Ku tusaysay inad xiisaynayso waxaa Adanow. "Indhaagu ha furnaado Mar walba";
Msha allh wll
Horay usoco
Aqoonyahanka qarniga guushaadu ha israacdo
Mahadsnid
Masha Allh wll Adan Alleh ku xiftiyo if iyo akhiraba
Thnks aadan
Masha allah jasakumulah
Haddaadan naftaada la dagaalamin horumar ma gaareysid .
waan jeclahay dagaalka aan nafteyda kula jiro.
Zhp aadan waanu ku tabnay
Adan Sahan nin aan waxbadan ka faaiideY👍
Ustaad aadan keep going 😊
Qofkasto qoralkaygan arkay Alle hku jeclado walaal
Aaamiin boqortooyo
amiin yarabi dhamantinba wlo
Haddii aad akhrido comments 'yada ay dadku muuqaalkan ka dhiibtaan ama ku kale ee ka duwan ba, kama hadlaan wixii aragtidooda la xidhiidha, lakiin wax aan faaido lahayn baad ku arkaysaa, waxaana qurux badan inaad wixii kaga baxay muuqaalka inaad ka hadasho ayaa fiican, si dadkuna kaga sii shidaal qaadaatan.
Sax wlal qofka soo gudbiyey xitaa dhiirigalin ayey unoqoneysaa wuxu oganayaa in la fahmay mowduuca uu kahadlay
Inte ka dhacday malmahan waan ku xiisnay
Sxb qli waa Arin aad iyo aad u fudud arinta oo dad badan ay awoodaan waad mahadsan tahay sxb qli
Thanks
جزاك الله خيرا جزاء
Gali naftada sidiii aad alle u rali galin lahayd io zomali o dhan wax ku zo kordhin lahayd hadda ayaan u tababu zhaysanaya 🏃♀️🏃♂️🚶♂️🚶♀️
Keep going zex tnks
Wllkey adan wax badan ayan ka faa,idey inta ku dawanyy🥰🥰
Sxb adan illahy ha ku siiyo cimri darar iyo cafimad wxn ahy dadka ku xidhan youtube channelkaga wanan ku xiseya
War beryahan xagaan aaday waanu ciisnay
Safi sana
Im first comment
Hore usoco my teacher
Downloading👍🏼
Thanks maclin qali
Macalin adan baryahan waa lagu waayey waan kuu xiisnaye video noo soo badi please 😭
Mahad sanid wll aadan
Aadan sahan kuu xiisnay
Good man
Diinta islaamka waa nasteexo
Keep going 💪
aadanow wll steve harvey waa muslimy
Xagaad ka dhacday sxb aadan baryaha laguma arage
keep going 💪brother 🙏
Wll aadan khyr Alle haku siiye maad Ka soo hadashid aritaan social media haysta ee dadkii bulshada caanka Ka ahaa Ku washen waa game tiktok Ka socde 🤔
Isoo sheeg halka aan k heli karo buugan
Horay usoco adan khadar
Gacanta iyo guskaba haku barkeyo
Aden Sahahanow sxip ma xanuunsatay wayahan kuma arage
Aadanow steve hatvey wuu muslimay zxp malaha
M ns
Kenya ma ku jirtaa
Asc
Walalkey sidee thy? Ma la soo daabacay buugii la DAGAALABKA NUURKA?
Hadaan wlhi egayey muqaldaada bal inaad wax cusub sodhigatu😅😅😅
same 😌
Buugaag pdf ah aan akhristo i soo dir 🤔
Asc asxaapta sahanka xogaha
So kle so booqda chnlkyga inshalah