Ibrahim caydiid waa mujahid Somaliland please wake up shacabka Somaliland oo aan iska qabano wadani iyo kaah iyo odayash ixtisaam please wake up my people guul Somaliland ❤❤
Oo goor roon ayaabay wax inoo cadeeyeene ibraahim muusena wuu ka ag dhawyahaye yaan hub lagu wareejin imika intan wuu inoo sheegay ibraahim bal muuse ma la wadaagay maxaana uga meel yaal in aan halgan dheer oo mudo badan iyo nafo badan qaata waxa ka dhow inta imika gacanta wax lagu hayo in la dabo qabto wll
MAHAMOUD YAASIIN WAA BEENAALE MUUSE CABDALE AH ANIGU WAAN AQAAN WELIGII FAQASH MAY XIDHIN DIPLOMATIC NA MABUU NOQON REALLY SAW KA LONDON QAXOOTI BILAA CAMAL KU AH 😂🤣🤣🤣🤣
الأفضل والصح كمسلمين عدم الأخذ بالجنه والتأكد من مصادركم ووزن الكلام قبل قوله . فالكلام الذى سمعنا من المشاركين من ارض الصومال لم يكن فيه بأس ونتفق مع السيد ياسين لصراحته مع السيد الفقى واما النائب فالكلام الذى قدمه كلام طيب وصريح فيما بارض الصومال الحتة الوحيدة التى استصعبت فى كلامه مل قاله عن الرئيس موسى بيحى . كان يكفيه ان يقول "ما كان بيننا هو اختلاف الرأي فى بعض القضايا" . نسأل الله التوفيق للجميع وان يحفظ شعب ارض الصومال من الفتن وان يحفظ لهم دينهم ويختار لهم اهل الخير والخيار منهم
Geesi qaran Ibraahin Caydiid . Diyaar ayaanu unahay in aanu difaacno Qaranka Somaliland . Inananka Cas iyo Rag badan ookale Walee bilee in ay ka naas naasin,doonaan .
IBRAAHIM indr Calaacalka inaga Daa . Anigu From Balidhiig ban ahay. Waxan Xoraynayey kuwo Caarkooda lagu Hur fuulayo oo HJ shegta, adunka aniga iigu neceb yihiin.. * Hadal wax tari maaye ama sida QURJILE DHULMAHANTE aynu Af ku u Duubano oo Ethiopia 🇪🇹 la safano. kuwan wllhi YUHUUD aya Sokeysa iska Daa Ethiopia 🇪🇹 . Marka ama aynu wax Layno. Ama aan iska dayno nac nacda .
Ibrahim caydid sidad u arkayso adigu lagu lama arkayo qayrki lo xiryow so qoyso adiguna wxaan baryayna inay gul somaliland ku dambahso adiguna gesi garabwayey ina thy wa ognhy guul guul
Basaas Faqash Yaasiin wuu riyoonayaa ! "Jiil cusub ayaa Somalilaand u kacay oo midow Somaali doonaya" waa hadal uu Illaahay iyo Somaali been u sheegay ! Waa mujrim taariikhdii madoobayd ee uu ka galay jiilka cusub ee uu aabayaashood iyo awowyaashood basaasay ee aakhiro u diray daniirkiisu ka seexan waayo markasta oo uu arko kumaankunka dhalinyaro ee farxada iyo raynraynta ku debedbaxaya, ku dabaaldegaya iyakoo Calanka Dooga ah ee Towxiidka lulaya oo ku faanaya in ay calankaa ku hoos dhasheen oo 34 iyo 25 20 jir ku gaadheen ! Iyakoo ku faraxsan in calankaa hoostiisa nabad Qur'aanka ku dhameeyeen oo jaamacad ku dhameeyeey oo hoostiisa ku shaqaystaan oo ku ganacsadaan, iyakoo xor ah oo nabad ku seexda oo ku soo toosa oo 11 habeenimo haday shaqo hayaan ama jaamacad ka yimaadeen aan tuug baadha iyo mooryaan dila aan ka baqanayn. Jiilkan cusub ee Faqash Yaasiin yidhi midnimo dhimatay ayay doonayaan waa jiilka Calanka dooga iyo casaanka shaadhadh, saraawiil, toobab, koofiyado iyo dalaayad ka samaystay. Jiilka uu beenta ka sheegaya khaa'in Yaasiin waa jiilka dalkooda Somalilaand ugu jecel, waa jiilka Caalamka ugu wadanisan ee dunidu la tacajebtey! Wuxu dalkiisa ku jeclaaday in uu yahay dal ay maamulaan Bari ilaa Galbeed, Woqooyi ilaa Koonfur walaaladii, ilmaadeeradii, adeeradii, abtiyaashii iyo ilmaabtiyaashi oo xafiis kasta iyo dukaan kasta iyo jaamacad kasta iyo wasaarad kasta uu ugu gelayo qof uu garanayo oo ay wax isu yihiin, qof ay saaxiib yihiin oo la soo dhoweenayo oo markiiba xaq muwaadin waxa uu u socdo loo dhamaynayo. Waxa uu dalkiisa ku jeclaaday, maaha dal u xaqiisa u doonanayo qof qalaad oo aanu garanayn oo jidh neceb oo isir neceb oo xaqiisa ishortaagaya oo qallbada ka jebinaya, xaqiisana ishortaagaya ! Xaqiisa ma maamulayo nin dalkiisa xaqdaro ku haysta oo cadaw soojireen ah oo aanu af iyo dhaqan garanayn oo ka yimid Kismaayo, Gedo, Muuqaadisho, Wenleweyn, Gaalkacayo, Caabudwaaq iyo Garoowe. Jiilka cusub ee Somalilaand waa mid aan Somaalia, iyo Jabuuti aqoon oo ku dhashay, ku barbaaray, wax ku bartay, kacsaqeeya Somalilaand ! Somalilaand oo nabad, xuriyad, dimuqraadiyad iyo horumar iyo mustaqbal iftiimaya uu ku haysto ! Jiilka cusub wuu ogyahay, kama qarsoona, dunidan Internett ayaa macallin u ah, wuu ogyahay in Somaalia ay tahay jiritaan fashilay oo guuldaraystay oo aan ismaamuli karin oo gaalo madaw iyo gaalo cadi maamulaan oo quudiyaan oo dadkoodo aanay xor ahayn oo aanay hadli karin oo aanay aayahooda iyo dalkooda ra'ayi ka dhiiban karin oo aanay madaxdooda dooran karin. Jiilka cusub ee Somalilaand wuu ogyahay in meeshaa Somaalia ay joogaan Khawaariij argagixiso ah oo diinta ku maxafsada oo dadka takfiiriya oo meydkooda iyakoo kumaankun ah laamiyada, xeebaha iyo hudheelada wadha. Jiilka cusubi wuu ogyahay in Muuqaadisho ay tahay kawaanka dadka ee aanay Caasimad iyo magaalo ahayn. Wuu ogyahay in Somaalia ay tahay meel dalal Carbeed iyo dalal gaalo oo Isirka Somaali dhaqan, af iyo jiritaan doonaya in ay tirtiraan ay remote control ku maamulaan, hawshana ay u fuliyaan calooshood u shaqaystayaal, Somaali sheegta, madax sheegta, dhaqan sheegta oo wakiilo u ah shisheeyaha Carbeed iyo Gaaleed oo hawshoodu tahay in ay dadka laayaan, isku diraan, qarxiyaan, dhacaan oo boobaan oo gaajo iyo saxariir wehel uga dhigaan; yacni in ay Somaalia cadaab jaxiima ah ka dhigaan oo murugo iyo rajo la'aan ka dhigaan oo dadka quusiyaan oo nitadjebiyaan oo ku khasbaan in ay dalkooda ka haajiraan oo iyakoo dulaysan ay magangelyo waydiistaan gumaystihii Carbeed iyo Saancad ee dalkoodii ka soo saaray. Jiilka Cusub ee Somalilaand joogaa wuu ogyahay in shacabkii Somaalia uu u kala qaxay Carabiya, Europe, America iyo Africa oo ay qaxooti aan adoon dhaamin oo aan dal iyo xaq ku lahayn yihiin. Jiilka cusub ee Somalilaand mid la khaldi karo maaha ! Wuu ogyahay Somaalia in nabad, nolol iyo dawladi aanay ka jirin Somaalia oo warkeedu qarax, dil iyo dhac iyo fashil uu yahay. Wuu ogyahay meesha 40 sanadood ka hor dalkiisa lagaga soo duuley ee shan boqol oo kun Somalilander lagu xasuuqay ay tahay, Wuu ogyahay lagaga soo duuley ee laga burburiyey Hargeisa, Burco, Gabiiley iyo Berbera ay tahay ! Jiilka cusub wuu ogyahay in Jabuuti ay tahay jaalaha Somaalia ee cadaawad kasta, xassidnimo kasta iyo shirqool kasta iyo duulaan kasta oo lid ku ah Somalilaand in Somaalia tahay !
Dhamaan inta comment ga soo qortay wax is dhaamo ma ayjiraan same comment aaqira iyo aduun kala weyne nabada waa nanuuro umada oo dhan somaliyeed deeqda kalmad walboo qalbiyada kala fogaynayo hadaad ku hadasho Allah ayaa kugu cadaabayo ee umada yanan colaad dhexdooda laga abuurin
I am not surprised by what my brother Ibrahim just said and I will ask him and other as well as Arabsiyo news and all true defenders of Somaliland to organize a huge protest against Wadani agenda and should be done peacefully, there is no time to wait ,so mobilization is urgent Or else Somaliland will be maamul gobaleed controlled by Mogadishu mafia. Organize and mobilize very soon from west to east of Somaliland. Biggest ever protest in Somaliland against the enemies and should happen soon. Somaliland forever
KAACDOON KACDOON KACDOON, Ka kaca ma waxa sugaysaan in waalidiintiina aan socon karayn la qixiyo inta aanay gaadhay waa in kilaabta Wadani ee Somaliweyn ayaanu u furmaynaa leh naaraha laga waraabiyaa.
Ibrahim Caydiid waa runtii wax la eegtaa maleh, SNM waxay ahayd Somali National Movement, wuxuu nbaa loo bedeli Somaliland National Movementm dhalinyarooy Ooyaaye, Nijaaska kale ee la socday ee Jibouti ka hadlayey kuwaa waa in dhakhso aakhiro loo diraa oo lasii maca salaameeyaa, waa in lagu daraa ka mid kalmad ah Somaliweyn iyo wadahadal iyo MOUga ayaanu baabiinaynaa waar Itoobiya bulaacadeedu dariiqa dadkii mari kariwaayey maxaynu ka heli halka ay inaga xaasidayso in ilaa 2 billion dollar sanadkii aynu ka samayno Itoobiya, waa in la kacaa arintu waa KACDOONM.
Waaxad ku mahadsantahy sida fiican ee aad u iftiimisay xaalku sida uu socdo waanan kugu raacsanahay xogo badan on hayo in aan kula sowadaagi doono dhawaan waa in shicibkayga somaliland xaqiiqda agaada oo fiira gaar ah uyeesha waxa socda. Qadiyada 34 sano aad usosamrayseen shaqsiyaad gaara in ay leexiyaan dhimasho ayaynu kaxignaa insha Allah way guulaysan somaliland
caano daatay dabadeed la qabay baa la yidhi shicibka ree somaliland 75% waa dhallinyaro markaa haka dhiidhiyaan ayaahooda ay rabaan dad dan gaara lihi inay gumaystayaal u gacan geshaan neceb iritaankaaga horu markaaga iyo caalamkaad ka soo iftiintay guul iyo gobonimo reer somalilan insha allah xaqay tegi kuwa leef leefaya cadawgana ilaahay ka baqo oo yaanaydaan feedhaha ka dillaacin masaakiinta dan yarta ah nabaddaa ilaahay ugu galaday ee ay carruurtooda masruufkooda iyo waxbarshadooda ku maaraynayaan ganacsigaa yar ay suuqa la joogaan yuu habaarkoodu idin qaban allahayow nin daalina allahayow nin daacada deeqdaada how simin wa billahi tawfiiq
Asc ibrahinow talo wata illaah. Waxase la yidhi beribaa waxa jiray nin in uu candhuuf masaajid ku dhex tufo, dadkii baa yidhi alla subxaanallaah. Markaa Suu yidhi dhacdee miyan leefaa. Hadaba bal haatan dhacdee aynu horta 5tan sano eegno waxay falaan.
IBRAHIN. CEYDIID. WAA XAQLAHA. SOMALILAN Guuleyso
Mujaahid alle haku xiftiyo bidmilahi karim
##Qaraanimadi oo Qoif Ah Ibrahim Caydiid## Guuleyso Walal
Ilaahay waxanu kabaryaynaa inuu naga qabto kooxdaa dhuuni qaataha ah ee iibsaday calankeenii ciideenii iyo cududeeniiba😮😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢
Muj.Caydiid Gobanimo ❤Qarankaa Somaliland ❤
Ibraahin caydiid waanu ku wadanaa
Geesi qaran guuuuuuuul
Ibrahim caydiid runsheeg
Alloow ku xafido inaadeer.
Ibrahim caydiid waa mujahid Somaliland please wake up shacabka Somaliland oo aan iska qabano wadani iyo kaah iyo odayash ixtisaam please wake up my people guul Somaliland ❤❤
Yes Wake up Ibraahin we ready.
Mujaahid alle haku barakeeyo 💚🤍❤️
Ibrahim you told the truth "Wataciyaha waciyah"
MUJAHID IBRAHIM. WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤THANKS FOR SPEAKING THE TRUTH
Mujahid Ibrahim Aydid
Gobanimo hore usoco 🎉🎉🎉
Waad mahadsantahy geei halgamaa ibraahim caydiid noolaw wadankeena waan difaacanaynaa
""Kacdoon aya ka Dawo Ah Ariintani""
ibraa jim caydiid waan ku salaamay❤❤
Ciro haduu qaranka daacad ka noqon waayo kursiga wallaahi shacabka ka tuuraya
Somali land waala xaraashay waxaana xaraashay habarjeclo iyo garxajis markaa calaacal inoomayaale e udiyaar garoba reer sheekh isaxaaqow haaf milaynkii hore inogagadhintay xorayntii hore ee rajiimkii afweyne milyan labaad oo maanta kasodhiciya udhinta xaraashkaa maanta ciro iyo kooxdiisu xaraasheen dawladnimadenii qaranimadeni iyo horumarkeenii dhaqandhaqaaleba waa inaynu kushahiidnaa cadawgaa inogu sodhuntay xisbinimada ee magac baxay wadani ciro waa inaynu ugudaadanaa madaxtoyada iyo kuwa aqalka golaha dhexfadhiyaba oo etiopia na inagu garabsiindonto isha Allah
DADKANI. MAISTAAHILAZN. INLOODHINTO. EE. IYAGAA. KEENAYE. XAMAR. FUTADA. HAW. DHIGTAAN. DULIGU
Kuwaad leedya wxabay xarashayeen kuwii kadidooda usuucabay mayna hayn dadka khayaliga kalatag
Hhhhhhhhhh ma reer sheikh isaxaaq kalaa jira oon ahayn labadaas reer eed sheegtay
HOOY. YARKA. FAANAYOOW. LABADA. REER. KUWASE E. HOOS. UEEG. MAAD. INDHOLAADAY. KOMANTIGA. MGACA. KU. QORAN. MAXAD. RIBALAAY IIGU SOOGASHAY. YAAQORAY. INTAAD FAANAYSAAD. INDHO. BEESHAY. FAAN. MAALAAYACNIYA. UF
Oo goor roon ayaabay wax inoo cadeeyeene ibraahim muusena wuu ka ag dhawyahaye yaan hub lagu wareejin imika intan wuu inoo sheegay ibraahim bal muuse ma la wadaagay maxaana uga meel yaal in aan halgan dheer oo mudo badan iyo nafo badan qaata waxa ka dhow inta imika gacanta wax lagu hayo in la dabo qabto wll
walaalo waxaan ahay muwaadin reer
soomaalilaand taageer sana xisbiga
kulmiyeiyo kooxda siti gaashaan
❤❤❤❤
❤❤❤ ciil ayaa nahayee hadaba ayaanu ka xoraynaa
Faqash oo qaybo inaga mida soo dhexmartay
Walee Ciil qabayaasha iyo inta Faqashta,ah ee inagu dhex milatay way qooma,mayn Qaladka ay ay wadaan .
Guul Somaliland .
Ibrahim caydiid guulayso inaga qabo huwanta rageenana baraaruji fadhiga kakaca
OO. HUWANTAY. INTAASOO. SHACABAHI. ISKA. QABAN. WAAYEEN. MACAYDIID. OO. SHAKHSIYAA. KAAQABAN. WAAD. HAYSAA. NATIIJADII. DURBA. SHACAB. HUNGURIYOOW. KAXAAXAABIHEE
😢😢😢😢😢 guunimo uu diyare garooba snm Iyo dhashoodi kaac mudahara xukun mirateri kuu qaabsada somaliland tolaaye guuni Iyo yasiide😢😢😢
Masha allah sharif ibrahim waad saxsantahi nolo❤❤❤❤❤
Waa in lahelay aslm cusub
Ha dhaartaan Wadani oo dhana gacmahaa wada go'i doona, waan hubaa.
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤
Wasiirkii hore Kalunku waligi ma noqon shaqaale wasaarada arr.dibedda ee SOMALIA
MAHAMOUD YAASIIN WAA BEENAALE MUUSE CABDALE AH ANIGU WAAN AQAAN WELIGII FAQASH MAY XIDHIN DIPLOMATIC NA MABUU NOQON REALLY SAW KA LONDON QAXOOTI BILAA CAMAL KU AH 😂🤣🤣🤣🤣
Ibrahim cuqdad baa ka buuxda ...Allah ha daaweeyo
MUJAAHID ALLAAYA XIFDIIKUM🙏
الأفضل والصح كمسلمين عدم الأخذ بالجنه والتأكد من مصادركم ووزن الكلام قبل قوله . فالكلام الذى سمعنا من المشاركين من ارض الصومال لم يكن فيه بأس ونتفق مع السيد ياسين لصراحته مع السيد الفقى واما النائب فالكلام الذى قدمه كلام طيب وصريح فيما بارض الصومال الحتة الوحيدة التى استصعبت فى كلامه مل قاله عن الرئيس موسى بيحى . كان يكفيه ان يقول "ما كان بيننا هو اختلاف الرأي فى بعض القضايا" .
نسأل الله التوفيق للجميع وان يحفظ شعب ارض الصومال من الفتن وان يحفظ لهم دينهم ويختار لهم اهل الخير والخيار منهم
نحن معصبين من كيف راحو هناك وش السبب اللي خالهم يروحون هناك تعرف السبب التأسيس التجمع الجبوتي هم يجتمعون علشان تدمير قضيت صومالاند
Ooyay Allah afka ha ka xiido
❤❤❤❤❤❤❤true that
Mujaahidiintii wey joogaan yusray
Shicibku haku gadoodo nimakaa wavana ugu xun ka snm baa daashayle
SOMALILAND WAA MUQADAS
Dadku waa diyaar maanta mujaahid
Waxaan filayaa imukuun bay ciyaartu inoo bilaabantay
Ninka calankaa Tawxiidka leh soo faragaliyaa was mootanyahay
Geesi qaran Ibraahin Caydiid .
Diyaar ayaanu unahay in aanu difaacno Qaranka Somaliland .
Inananka Cas iyo Rag badan ookale Walee bilee in ay ka naas naasin,doonaan .
CAR CAR REER WADANI WAX SOMALIYA LAYIRAAH AAN KA MAQALNO
HALASII. DHACEEDAA. ANAA. JABLA MAAGANE HHHHHHH
Well done Ibrahim
Waar waan dagaalameynaa
Dadka cadowga iska dhaadhicinaya ujoodadoow? Kuwan Allah ayaa fashiliyey isaga ayaa inaga qaban insha Allah. Jazakaallahu Kheyr Ibrahim Caydiid 💚🤍❤️
IBRAAHIM indr Calaacalka inaga Daa . Anigu From Balidhiig ban ahay. Waxan Xoraynayey kuwo Caarkooda lagu Hur fuulayo oo HJ shegta, adunka aniga iigu neceb yihiin.. * Hadal wax tari maaye ama sida QURJILE DHULMAHANTE aynu Af ku u Duubano oo Ethiopia 🇪🇹 la safano. kuwan wllhi YUHUUD aya Sokeysa iska Daa Ethiopia 🇪🇹 . Marka ama aynu wax Layno. Ama aan iska dayno nac nacda .
Haloo diyar garoobo kacdon dalka lagu bad badinayo 😢
wadan ku inoodu may waan arkayaa🤯🙈👤👏👋
❤❤❤
Sorry Somaliland. Yaa Allah Baad baadi S.LAND AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲
Wali dadku ma ibrahim duufle ayay dhagaystaam
Labada nin midna yuudalkasoo galin hadii kale halagukaltago
Ibrahim caydid sidad u arkayso adigu lagu lama arkayo qayrki lo xiryow so qoyso adiguna wxaan baryayna inay gul somaliland ku dambahso adiguna gesi garabwayey ina thy wa ognhy guul guul
MAROORA DILAAC WEEYE KANI MABA MIYIR QABO LAAKIIN. RUNTA AYAA HOR IMAAN SHAQO HALAGA QABTO
Qof waaalan waaa kan oo kale
Waxaasi waxba kasucun maayaan wadani
Diyaar banunahay abti dayran cadawgagu
Basaas Faqash Yaasiin wuu riyoonayaa ! "Jiil cusub ayaa Somalilaand u kacay oo midow Somaali doonaya" waa hadal uu Illaahay iyo Somaali been u sheegay ! Waa mujrim taariikhdii madoobayd ee uu ka galay jiilka cusub ee uu aabayaashood iyo awowyaashood basaasay ee aakhiro u diray daniirkiisu ka seexan waayo markasta oo uu arko kumaankunka dhalinyaro ee farxada iyo raynraynta ku debedbaxaya, ku dabaaldegaya iyakoo Calanka Dooga ah ee Towxiidka lulaya oo ku faanaya in ay calankaa ku hoos dhasheen oo 34 iyo 25 20 jir ku gaadheen ! Iyakoo ku faraxsan in calankaa hoostiisa nabad Qur'aanka ku dhameeyeen oo jaamacad ku dhameeyeey oo hoostiisa ku shaqaystaan oo ku ganacsadaan, iyakoo xor ah oo nabad ku seexda oo ku soo toosa oo 11 habeenimo haday shaqo hayaan ama jaamacad ka yimaadeen aan tuug baadha iyo mooryaan dila aan ka baqanayn. Jiilkan cusub ee Faqash Yaasiin yidhi midnimo dhimatay ayay doonayaan waa jiilka Calanka dooga iyo casaanka shaadhadh, saraawiil, toobab, koofiyado iyo dalaayad ka samaystay. Jiilka uu beenta ka sheegaya khaa'in Yaasiin waa jiilka dalkooda Somalilaand ugu jecel, waa jiilka Caalamka ugu wadanisan ee dunidu la tacajebtey! Wuxu dalkiisa ku jeclaaday in uu yahay dal ay maamulaan Bari ilaa Galbeed, Woqooyi ilaa Koonfur walaaladii, ilmaadeeradii, adeeradii, abtiyaashii iyo ilmaabtiyaashi oo xafiis kasta iyo dukaan kasta iyo jaamacad kasta iyo wasaarad kasta uu ugu gelayo qof uu garanayo oo ay wax isu yihiin, qof ay saaxiib yihiin oo la soo dhoweenayo oo markiiba xaq muwaadin waxa uu u socdo loo dhamaynayo. Waxa uu dalkiisa ku jeclaaday, maaha dal u xaqiisa u doonanayo qof qalaad oo aanu garanayn oo jidh neceb oo isir neceb oo xaqiisa ishortaagaya oo qallbada ka jebinaya, xaqiisana ishortaagaya ! Xaqiisa ma maamulayo nin dalkiisa xaqdaro ku haysta oo cadaw soojireen ah oo aanu af iyo dhaqan garanayn oo ka yimid Kismaayo, Gedo, Muuqaadisho, Wenleweyn, Gaalkacayo, Caabudwaaq iyo Garoowe. Jiilka cusub ee Somalilaand waa mid aan Somaalia, iyo Jabuuti aqoon oo ku dhashay, ku barbaaray, wax ku bartay, kacsaqeeya Somalilaand ! Somalilaand oo nabad, xuriyad, dimuqraadiyad iyo horumar iyo mustaqbal iftiimaya uu ku haysto ! Jiilka cusub wuu ogyahay, kama qarsoona, dunidan Internett ayaa macallin u ah, wuu ogyahay in Somaalia ay tahay jiritaan fashilay oo guuldaraystay oo aan ismaamuli karin oo gaalo madaw iyo gaalo cadi maamulaan oo quudiyaan oo dadkoodo aanay xor ahayn oo aanay hadli karin oo aanay aayahooda iyo dalkooda ra'ayi ka dhiiban karin oo aanay madaxdooda dooran karin. Jiilka cusub ee Somalilaand wuu ogyahay in meeshaa Somaalia ay joogaan Khawaariij argagixiso ah oo diinta ku maxafsada oo dadka takfiiriya oo meydkooda iyakoo kumaankun ah laamiyada, xeebaha iyo hudheelada wadha. Jiilka cusubi wuu ogyahay in Muuqaadisho ay tahay kawaanka dadka ee aanay Caasimad iyo magaalo ahayn. Wuu ogyahay in Somaalia ay tahay meel dalal Carbeed iyo dalal gaalo oo Isirka Somaali dhaqan, af iyo jiritaan doonaya in ay tirtiraan ay remote control ku maamulaan, hawshana ay u fuliyaan calooshood u shaqaystayaal, Somaali sheegta, madax sheegta, dhaqan sheegta oo wakiilo u ah shisheeyaha Carbeed iyo Gaaleed oo hawshoodu tahay in ay dadka laayaan, isku diraan, qarxiyaan, dhacaan oo boobaan oo gaajo iyo saxariir wehel uga dhigaan; yacni in ay Somaalia cadaab jaxiima ah ka dhigaan oo murugo iyo rajo la'aan ka dhigaan oo dadka quusiyaan oo nitadjebiyaan oo ku khasbaan in ay dalkooda ka haajiraan oo iyakoo dulaysan ay magangelyo waydiistaan gumaystihii Carbeed iyo Saancad ee dalkoodii ka soo saaray. Jiilka Cusub ee Somalilaand joogaa wuu ogyahay in shacabkii Somaalia uu u kala qaxay Carabiya, Europe, America iyo Africa oo ay qaxooti aan adoon dhaamin oo aan dal iyo xaq ku lahayn yihiin. Jiilka cusub ee Somalilaand mid la khaldi karo maaha ! Wuu ogyahay Somaalia in nabad, nolol iyo dawladi aanay ka jirin Somaalia oo warkeedu qarax, dil iyo dhac iyo fashil uu yahay. Wuu ogyahay meesha 40 sanadood ka hor dalkiisa lagaga soo duuley ee shan boqol oo kun Somalilander lagu xasuuqay ay tahay, Wuu ogyahay lagaga soo duuley ee laga burburiyey Hargeisa, Burco, Gabiiley iyo Berbera ay tahay ! Jiilka cusub wuu ogyahay in Jabuuti ay tahay jaalaha Somaalia ee cadaawad kasta, xassidnimo kasta iyo shirqool kasta iyo duulaan kasta oo lid ku ah Somalilaand in Somaalia tahay !
Dhamaan inta comment ga soo qortay wax is dhaamo ma ayjiraan same comment aaqira iyo aduun kala weyne nabada waa nanuuro umada oo dhan somaliyeed deeqda kalmad walboo qalbiyada kala fogaynayo hadaad ku hadasho Allah ayaa kugu cadaabayo ee umada yanan colaad dhexdooda laga abuurin
Yan.lagu.wareejin.dalka
Mileteriga somaliland wadanka ha qabsadaan
Hada ku darso ina abiib waana wadani dhinacna waa kaah
Hunguri
الله المستعان صبرا جميلا
Isaaqii awalba dabadhilifka ahaa ayaa madaxa la so kacay oo xoog isbiday
wad aragtan af ay ku hadlayaan qofwalowba dhagahaga ayad ku maqlaysawa waxa ay ku hadlayan
Bul shada somalilan wainay kajawaban ficilka khaldan
Marka horebaa waan ogin somalia somaliland loo kalacodayey
Xassan sheekh miyu isku soo dhameeya
hasa yeeshee madax dqii kulmiye
furintay ina gu banee yaeentacab koodii aydalka usoo galeenacqdaw bay u gacan gashay☠️hal gan kiina
👑👑 maantaayoo bilaw inooyahay💎💂♀️💂♂️👊👊🤛🤜filimaayo GOOL SNM ✋👃👀👀 jiilkiinuxoreeyay
noocooda dib uhalimaayo
😉😉😎😍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Faraha ka qaada Hjlo iyo Grjis reer waa aragtaa halkay fureen
Asc intajecel sland waxaan leeyahey waa inoo mudaharaad
Salmiya waar faqashad halalaayo😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Xabadoy miyaad baxsatay
MEEL XUN JOOG
Muusow dalku waa xaalad degdega xilka ma dhiibi kartid Ethiopia ayaynu yeedhaynaa 40 000 ciidana
I am not surprised by what my brother Ibrahim just said and I will ask him and other as well as Arabsiyo news and all true defenders of Somaliland to organize a huge protest against Wadani agenda and should be done peacefully, there is no time to wait ,so mobilization is urgent
Or else Somaliland will be maamul gobaleed controlled by Mogadishu mafia.
Organize and mobilize very soon from west to east of Somaliland.
Biggest ever protest in Somaliland against the enemies and should happen soon.
Somaliland forever
Xalkale hadii la waayo ciidan qarranka ha wa reego dalka shicibkuna ha ku raaco.
Sideed uga yeesheen abiib wuxuu u shaqeeyaa huwanta iyo dowlada soomaliya
❤
Ibraahin duufle
mujaahid waa runtaa hoombaro libaax Bay soo wadaa amarkaaga ayaanu sugaynaa soo hadal diyaar baanu kuu nahay
KAACDOON KACDOON KACDOON, Ka kaca ma waxa sugaysaan in waalidiintiina aan socon karayn la qixiyo inta aanay gaadhay waa in kilaabta Wadani ee Somaliweyn ayaanu u furmaynaa leh naaraha laga waraabiyaa.
Waado cusuub baa laa inaagu bilaabaaye waaye tolaaaye 33 saano oo qasaro ah
Ibrahim Caydiid waa runtii wax la eegtaa maleh, SNM waxay ahayd Somali National Movement, wuxuu nbaa loo bedeli Somaliland National Movementm dhalinyarooy Ooyaaye, Nijaaska kale ee la socday ee Jibouti ka hadlayey kuwaa waa in dhakhso aakhiro loo diraa oo lasii maca salaameeyaa, waa in lagu daraa ka mid kalmad ah Somaliweyn iyo wadahadal iyo MOUga ayaanu baabiinaynaa waar Itoobiya bulaacadeedu dariiqa dadkii mari kariwaayey maxaynu ka heli halka ay inaga xaasidayso in ilaa 2 billion dollar sanadkii aynu ka samayno Itoobiya, waa in la kacaa arintu waa KACDOONM.
Yaaa doortay waxan yaa keenay Hanagu wareerin dal aan dad lahayn dib ugu dhiman mayno tan cirka ha geeyaan
Waa xaqiiq wadani huwan waa cadawga somaalilnd ee hala kaco intey goori goor tahay
Ma caddee ha caddaato wallee wallee hoonbaro libaax bay soo waddaa !Ajashii dhammaatee Israaiil la tegay iyo Ifka ruuxa joogeen Aduunkaba la soconiyo
Shacabku habilabaan mudaaraax dawlada cadadis lagu saaro in ay iscadsydo
Usbuur halaga takhaluso
Ala hasahlo waxasocda
Isla yaaba xoolayahow
Waaxad ku mahadsantahy sida fiican ee aad u iftiimisay xaalku sida uu socdo waanan kugu raacsanahay xogo badan on hayo in aan kula sowadaagi doono dhawaan waa in shicibkayga somaliland xaqiiqda agaada oo fiira gaar ah uyeesha waxa socda. Qadiyada 34 sano aad usosamrayseen shaqsiyaad gaara in ay leexiyaan dhimasho ayaynu kaxignaa insha Allah way guulaysan somaliland
Fari fool ma dhaqdee ibraahim waa kalidii e dadki kale maye meeshu ma rag laanbaa
Ibrahim caydiid halgankii qaranimadeenu maantuu bilaabmay
Ha du biin ku daaro ciro Illahi ha halla go
Mohamed wa hadhagii faqashta
Waxan haa laa eryada shacaabkoow kaaca
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa ninkan waa muuse cabdalle waxana laga eryey xukuumaddii siiraanyo.
2.0. Waxa uu sheegay inuu xilka wasiirka u shukaamiyey mudane suleyman maxamuud adan.
3.0. Markii danbana waxa la ogaadey inaanu waxbaba ahayn waana laga eryey shaqadii wasiirka ee lagula khaldamay.
4.0. Haddaba kani hadlayaa horaba waa looga eryey shaqadii wasiirka.😊
Asc Ibrahim waad mahad Santahay walaal laakiin hadal wax ma taro hadii maanta intaan ciro lagu wareejinayaa shicibku kaco wayo sanadkan doorasho may ahayn hafti ayay ahayd shucibkuna iyagaa halkaa is geeyey oo hunguri qaaday lacag ayay somaliland ku iibsadeen intii u codaysey
Shicibku waa kee abaal laawayaasha cadawgu ha gumaysto
caano daatay dabadeed la qabay baa la yidhi shicibka ree somaliland 75% waa dhallinyaro markaa haka dhiidhiyaan ayaahooda ay rabaan dad dan gaara lihi inay gumaystayaal u gacan geshaan neceb iritaankaaga horu markaaga iyo caalamkaad ka soo iftiintay guul iyo gobonimo reer somalilan insha allah xaqay tegi kuwa leef leefaya cadawgana ilaahay ka baqo oo yaanaydaan feedhaha ka dillaacin masaakiinta dan yarta ah nabaddaa ilaahay ugu galaday ee ay carruurtooda masruufkooda iyo waxbarshadooda ku maaraynayaan ganacsigaa yar ay suuqa la joogaan yuu habaarkoodu idin qaban allahayow nin daalina allahayow nin daacada deeqdaada how simin wa billahi tawfiiq
Codka wasn’t dhagaysanay kin in baad ka jartay Ilaahay Ka baqa
Oo dr bulxan baaa wuu kaqaybgalay.
AWOODA SHACABKU WAA DIFAACA QARANKA
HURAALAYAASHA HURUN COLAADEED HILITAGE GEESKU WUU OGYAHAY GOAAN SHACAB
KANI WAA DOQON AMNIGIISA KHATAR GELINAYA,WAXA UU KU HADLAYANA GARAN MAAYO. MAAHA NIN FAHMAYA HALKA RAG ISLA MARAYO..
WAA DOQON CUQDAD QABA OO REERKIISA LOO SAMAYSTAY..
Asc ibrahinow talo wata illaah.
Waxase la yidhi beribaa waxa jiray nin in uu candhuuf masaajid ku dhex tufo, dadkii baa yidhi alla subxaanallaah. Markaa Suu yidhi dhacdee miyan leefaa.
Hadaba bal haatan dhacdee aynu horta 5tan sano eegno waxay falaan.