Sida 3% looga fiicnaado qofkii horeed ahayd - DISCIPLINE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • Sida 3% looga fiicnaado qofkii horeed ahayd - DISCIPLINE.
    inaad nafta wax ku tarbiyeysaa ma sahlana, waxa macnaha nolosha u yeelaa ma fududa waana sababta qof kastaa u heli karin waayo dadku badi ma rabaan inay inay hawsha ka xigta qabtaan.
    CONNECT WITH ME ON MY OTHER SOCIAL MEDIA.
    Snapchat: @ayubaxmed1
    Instagram: @ayubaxmed
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    SOUND
    videohive.com

КОМЕНТАРІ • 136

  • @Guuleedagaabeeye
    @Guuleedagaabeeye 2 місяці тому +37

    Xilligii saxda ahaa ayuu isoo gaadhay muuqaalkani.
    Boqranid wll.🙏

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 місяці тому +16

    Dhalinyaro waanada iyo wax sheega halaga Faa'iidaysto ❤❤❤ wax hala Barto waqtigana halaga Faa'iidaysto ❤❤❤

  • @ayaanlehassan4290
    @ayaanlehassan4290 2 місяці тому +38

    Ayuub aad ayaa ku Salamay wll magacaygu waa ayaanle jooga Somaliland HARGEISA dhab ahaantii aale haka abaalmariyo wanadaada wll aroortii inta aan joogo GYM ka ayaad dhagaysta video dadaada wllhi waxay I noqdeenba pre-work out ama energy booster thanks wll alle haku sharfo ❤🙏🏼👑

  • @Zuhuurnuur8888
    @Zuhuurnuur8888 2 місяці тому +36

    500k coming soon🎉

  • @Aruus101
    @Aruus101 2 місяці тому +41

    Nabad gelyo korkiina ha ahaato inta nafahooda ka adkaaday ee hogaanka u qabtayow❤️🫵

  • @Raxmasaleban-12
    @Raxmasaleban-12 2 місяці тому +2

    Qofka kaliyee shaqo kasta oo aan wado aan dhagaysigiisa walhti ku qaato❤mahadsanid walaalkayow marar badan oo aan quustay niyadaad iidhistay, marar badan oo aan murugaysnaa niyaddaad iidhistay, sidoo kalena marar badan oo aan daallanaa ama caajis la dhibbanaa energy ayaad isiusay. Thankz wllkyow abaalkaagu janno😢❤

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 2 місяці тому +2

    Shurkaran jzakalahu khyrul jazaa ustaad allh haku xafido waqtiga nasiisay allh haku barakeyo 🤲

  • @NafaxaadabdikareemHuseen
    @NafaxaadabdikareemHuseen 2 місяці тому +14

    ❤😮𝐧𝐢𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐫𝐰𝐚𝐥𝐩𝐚 𝐰𝐚𝐧 𝐮𝐝𝐮𝐜𝐞𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐬𝐚𝐩𝐚𝐩𝐭𝐨 𝐚𝐡 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐢𝐟𝐚𝐢𝐝𝐞𝐲𝐚𝐲

  • @ShucaybABDIRISAKADAM
    @ShucaybABDIRISAKADAM 2 місяці тому +12

    Took this advice
    "Don't compare your self to who same one else ,compare your self who you are yesterday 💯

  • @Dateman-r4b
    @Dateman-r4b 2 місяці тому +5

    Ayuub wll waad mahad santahy waad nawaanisey inta nolosha ey ku adagtahay xariirka alle hawanaajiyo

  • @IfraaxIfka-mq7sj
    @IfraaxIfka-mq7sj 2 місяці тому

    Masha allh wad ku mahadsanthy sida quruxda iyo qiimaha badan eed noo dhiiri galiso markasta ilhy khayr ha kusiiyo theacher

  • @sundusabdiomar3041
    @sundusabdiomar3041 2 місяці тому +5

    Walal ani naf ikadaba yuusto oo idhahdo waadaalanthy iska seexo ayaa iku jirta waxan ahaa qof caajis ah alx lkn 2023 bishii udanbeysay ayaa nolosheyda badalay maanta oo sanadka qariib yahy anika ayaa shaqeysto alx lcg fcn ma sameyn lkn waa rajeyna inaa gacan bil aadan ka maarmo ayaa rajeynayaa

  • @umumustaqiimbintuibrahim9484
    @umumustaqiimbintuibrahim9484 2 місяці тому +3

    shukran ustaad ayuub sidaan noo canaano malin walbo oo hurdada naga kici kheyr alah kusiiyee

  • @Dowza93
    @Dowza93 2 місяці тому

    Jazaakallah wll qalbiyan ayaad noola hadashay waliba xaqiiqada ayaad abaartay🙏👑

  • @ahmedshariifsomali8569
    @ahmedshariifsomali8569 2 місяці тому +3

    Rabbow naga yeel kuwa xiriirkaada wanaajiya ❤🤲

  • @JeylaniQulleDuale-is5gx
    @JeylaniQulleDuale-is5gx 2 місяці тому +9

    Ayuub waliigay maa araag qoof kaa dhiriigelin ficaan walal allha ku xiifdoyo

  • @mohamettubdyrashed9485
    @mohamettubdyrashed9485 2 місяці тому +6

    Waqtigii igu haboonaa uu videogaan i soo gaaray thanks prother million jeer❤

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 2 місяці тому

    Mahadsanid Ustaadii Baryahaan waxan kaa mashquulay badan faraska jeedalka kusii dhufanayaa
    ❤👍🙏🇸🇴♥️

  • @ramloraali1358
    @ramloraali1358 2 місяці тому +2

    Allhee ikabar mahd usoogantay ayuuboow waxyaabo bdn nolsheed kabadshaye mahdsnid ustaad ❤❤❤🫶🏻✅❤️❤️

  • @fatimaomarabdi6774
    @fatimaomarabdi6774 Місяць тому

    Aad iyo aad baa u mahadsanthy kheer Allah ku siiyo 😢😢😢😢

  • @YacoubAwaleh
    @YacoubAwaleh Місяць тому +1

    1M coming soon inchallah

  • @shukrishacni-w2m
    @shukrishacni-w2m 2 місяці тому

    Ayuub alle hakaa abaalmariyo waxaa thy aan dhiiranaan ka helo hadaladiisa muuqaal kasta aad so dhigto waa mid aan dajisto si aan ugu celceshto waayo kama dhargo waxyaabo badana waa kaa faaiday shukran ayuub Ahmed dhiiragaliyaha nafteyda❤❤

  • @Manaalfaarah-i6w
    @Manaalfaarah-i6w 2 місяці тому

    Thanks ustaad wan kugu xirnahay wax badana wan ka faaiday alle ha ka abaal mariyo ❤

  • @Shariifada
    @Shariifada 2 місяці тому +3

    Jazakallahu khair wll qali ayuub Axmed❤❤

  • @XayaatAbdinasir
    @XayaatAbdinasir 2 місяці тому +2

    Abaalkaga ilhay jaano haka dhigo ustaad ilhay kimatuuso caadab ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 2 місяці тому +2

    Shukran ustaad Ayub . Tabakarallah❤

  • @Ahmednoorcismankaad2315
    @Ahmednoorcismankaad2315 2 місяці тому +2

    Ustaad Ayub Ahmed Nabadgalyo korkaada ha ahaato ❤❤

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 2 місяці тому +1

    Waa xaqiiq wlhi jazakallahu kheyran ustaad ayuub❤❤❤❤❤

  • @nimcomaxamed7986
    @nimcomaxamed7986 2 місяці тому +1

    Alle hakaa abaal mariyo sidaad no dhiiri galiso wllo 🤲😍

  • @jamillamohamed6145
    @jamillamohamed6145 Місяць тому

    Thank you walalo,amazing speech

  • @ceelqooxlemedia110
    @ceelqooxlemedia110 2 місяці тому

    Jazaakalaah kheyr walaal ayuub allah hakaa abaalmariyo runtii waano xiligii aan ubaahnaa isoo gaartay waaye 23/11/2024

  • @hassanrama8
    @hassanrama8 2 місяці тому

    Waa hadal xaqiqoo ahaa walhii Allo khiraa iyoo dintaa quranka noo macanee 😭😭

  • @AmiinAdan-uq5ll
    @AmiinAdan-uq5ll 2 місяці тому +4

    شكرا لك يا صديقي ❤

  • @Biyodhaams
    @Biyodhaams 2 місяці тому +1

    Jazak allahu khayr al jaza wa'axsanallahu ilayk

  • @saalax12axmed19
    @saalax12axmed19 2 місяці тому +2

    waa runta wlhi wllky Illahay haku xifdiyo 😢❤

  • @NaimaMohamed-n7n
    @NaimaMohamed-n7n 2 місяці тому +3

    500k Coming soon🎉 teacher

  • @MunaHussein-v3q
    @MunaHussein-v3q 2 місяці тому +3

    Alah ha ku barakeeyo wll macalinkayga thy wlhi

  • @MomahedAhmed
    @MomahedAhmed 2 місяці тому

    Ayuup wllo allah haku xiftiyo dad badan ayaad baraarujisee

  • @MutaAkid
    @MutaAkid Місяць тому

    Mahadsanid wll.moducan aad ayu i tabte i.a ilahey ha naga dhago kuwa hamigoda garo

  • @aaminamahdimahamed7000
    @aaminamahdimahamed7000 Місяць тому

    Mahadsanid Brother Allah hakubarakeyo

  • @FartunAhmed-yb4lx
    @FartunAhmed-yb4lx 2 місяці тому +2

    Mahadsanid wll ayuub ayuub ❤🥰

  • @FayAxmed
    @FayAxmed 2 місяці тому +2

    Wlhi wxba ka faidey wll mhdsnid🙏

  • @cabdiraxmanmaxamed1718
    @cabdiraxmanmaxamed1718 2 місяці тому

    Masha allaha waa waanadii iigu wanaagsaneyd❤ee aan dhageysto🎉

  • @fadumohassen1856
    @fadumohassen1856 2 місяці тому +2

    Jasakalahu kheiran ustaadi

  • @HamdaCabdisamad-i1z
    @HamdaCabdisamad-i1z Місяць тому

    Asc wll ayuub sharaaf korkaga alle haka abaalmariyo ❤

  • @SuwaydoMohmud
    @SuwaydoMohmud 2 місяці тому

    Asc wllo ayuub seithy xaladada kawaran waxanku rajaynayaa inaa nabad qabtid walky alle haku xifdiyo ❤

  • @suldaanburcaawi
    @suldaanburcaawi 2 місяці тому +2

    Mahadsan ustada ❤😊 ayuub

  • @Itsoknp1
    @Itsoknp1 2 місяці тому +1

    Thanks legend ayub ahmed

  • @MurzalhassanYuusuf
    @MurzalhassanYuusuf 2 місяці тому +1

    I.a walaLkeY qeyr bey ku dhammaanee.😢

  • @MohameddeeqKhaliif
    @MohameddeeqKhaliif 2 місяці тому +3

    Zxp keep going ayuub ❤❤

  • @CabdiWahaab-u5v
    @CabdiWahaab-u5v 2 місяці тому +3

    aaad ayaa umahadsantahy wllkey guuleyso

  • @SayidMuhammad-l9m
    @SayidMuhammad-l9m 2 місяці тому

    Ayuub aad baan kaagh majdcelinayaa walaal ❤🎉

  • @xamdaabdirahman2707
    @xamdaabdirahman2707 2 місяці тому

    Wllhi waqtigsa ayuu Manta daawanaya ❤❤alle ha ku xifdiyo wllo

  • @haniabdihakiin2670
    @haniabdihakiin2670 2 місяці тому

    Dhiirgaliyaheega qof badalay dabeecadeeda ❤

  • @SacdiyaDayax
    @SacdiyaDayax 2 місяці тому +1

    Thank you brother

  • @hafiif
    @hafiif Місяць тому

    Kusaliya xabiibkeenii Mohammed NNKH ❤

  • @sackali1464
    @sackali1464 2 місяці тому +3

    First ustaad ayoub❤

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 2 місяці тому +2

    Jazakallahu khair brother

  • @ahmedjaamac809
    @ahmedjaamac809 2 місяці тому

    xiili aan ubaahnabuu isoo gaadhay alleh hakaa abaal mariyo dhiiri galintaas

  • @MohamedNuur-zh5ky
    @MohamedNuur-zh5ky 2 місяці тому +1

    Insha alaah waan guule saneynaa😮

  • @FadmaBashiir
    @FadmaBashiir 2 місяці тому +1

    Thanks ❤❤

  • @mumtaaz-k5f
    @mumtaaz-k5f 2 місяці тому +1

    Mahadsanid wll qali❤❤❤❤❤🎉

  • @Aayahanoloshmedia
    @Aayahanoloshmedia 2 місяці тому +2

    Thanks ayuub axma👍

  • @gorodxeey9701
    @gorodxeey9701 Місяць тому

    Mahadsanid pro waan kaa soo daahay lkn already i gave you the subscribe ❤

  • @KHADAR-p8
    @KHADAR-p8 2 місяці тому +1

    M.a dhalinyaro dulqataa oo NAFTAn xaqa ku mashquuliya

  • @Anasmarmahamud
    @Anasmarmahamud 2 місяці тому +1

    Macalin ayuup mahadzanid

  • @Sumaya-b5u
    @Sumaya-b5u 2 місяці тому

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @MrsorryCiise
    @MrsorryCiise 2 місяці тому

    Xaqiiq dhabtii muuqaal ku celcelis mudan allow noo dami dhaaf
    Hanuunkaaga nasii

  • @maryammohamed7265
    @maryammohamed7265 2 місяці тому +4

    Mhdsanid ustad

  • @kedirindhoyare2044
    @kedirindhoyare2044 22 дні тому

    Jazakalah, anigaba dhanka afka ah

  • @maryanc9013
    @maryanc9013 2 місяці тому

    Thanks abwe wlhy fadhiga kacaya ❤️

  • @boroodo2
    @boroodo2 2 місяці тому +2

    shukran

  • @maahironline
    @maahironline 2 місяці тому +1

    guulayso mcln❤

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool 2 місяці тому +2

    Mahadansanid ustaad

  • @JamacMahamud-e8p
    @JamacMahamud-e8p 2 місяці тому

    Mahadsanid teachar

  • @suhuurmahamed3109
    @suhuurmahamed3109 2 місяці тому

    Asc walal ayuub videogan xiligii iigu haboonayd buu ii soo gaadhay xili aan rabo inaan dib udhiso noloshayda oo goaamo iyo xalado adag aan rabo inaan ka dabaasho.
    Mahadsanid❤

  • @CaliCadawe786
    @CaliCadawe786 2 місяці тому +1

    Jazaakallah ❤

  • @Maryan.cabduule
    @Maryan.cabduule 2 місяці тому

    mahadsanid walalkey❤

  • @FartuunXirsi-xf5ud
    @FartuunXirsi-xf5ud 2 місяці тому

    Thanks bowe ❤

  • @AbdinajiibMahamud
    @AbdinajiibMahamud 2 місяці тому

    Ilaahaw hamigayga iiirumee❤😢

  • @Hudassalah
    @Hudassalah 2 місяці тому

    Thank you walaalo❤

  • @suleikhaabdulahi1774
    @suleikhaabdulahi1774 2 місяці тому +2

    Asc wll ayuub wd ku mhdsnty dhiiri gelintaada video yaduud ima dhaafan si fiican ayaan kugu xidhanahy salada subax waan dukadaa igama tagto alx lkn dhibaatada i haystaa wax weeye salada zubax markaan tukado dib ayaan u seexdaaa sidee isaga joojiya caadad

  • @ayaanmohamed4606
    @ayaanmohamed4606 2 місяці тому +2

    500 c son i.n wll Ayuub slma🖐

  • @abdiaziizcasaawe2127
    @abdiaziizcasaawe2127 2 місяці тому

    teacher ayuub

  • @HamdahusseinHamda
    @HamdahusseinHamda 2 місяці тому +1

    MashaAllah ❤

  • @IsmahanMohamed-qv3zg
    @IsmahanMohamed-qv3zg 2 місяці тому +3

    Madsanid ayub

  • @ayaanlehassan4290
    @ayaanlehassan4290 2 місяці тому +2

    Wllky Guulayso ❤🧠🙏🏼

  • @abdijibaarjaamac
    @abdijibaarjaamac 2 місяці тому

    Ustaad zharfyo karaamo

  • @WarsameAbuuanas
    @WarsameAbuuanas 2 місяці тому +2

    Allaah Akbar mucalim ayuuboow nio nambarkaaga maad isiisid

  • @sumayomohamett6341
    @sumayomohamett6341 2 місяці тому

    Mahadsanid wll❤

  • @xamdaabdirahman2707
    @xamdaabdirahman2707 2 місяці тому

    Ayuub Wllo alle janada ha kugu casuumo

  • @Iqrayariy
    @Iqrayariy 2 місяці тому +1

    Thank you

  • @MohamedDahir-d6o
    @MohamedDahir-d6o 2 місяці тому +2

    Asc ayuub wllkey❤🎉

  • @AishaSheikh78
    @AishaSheikh78 2 місяці тому

    Mahadsanid walaal

  • @hawaahmed4215
    @hawaahmed4215 2 місяці тому

    Mahad sanid ustad❤😊

  • @CrahiimXasan
    @CrahiimXasan 2 місяці тому

    Mahadsanid sxp sare ❤

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy Місяць тому

    Wll qaali ah❤❤❤❤

  • @maxamadCabdicasiis-g5c
    @maxamadCabdicasiis-g5c 2 місяці тому

    Mahadsanid Boowe

  • @RIYOKAABTEC666
    @RIYOKAABTEC666 2 місяці тому

    Mhdsanid ustaad

  • @aminaaliyassin3530
    @aminaaliyassin3530 2 місяці тому

    Mahadsanid🥰