Muuuqalkagaag adigoo si video ah u sharaxdo ahyd waayo waan ka daalaya dadakan aadanow motivation kii buu eekanayaa noo soo fadhiiso wixii danbe hadii alle yidhaadhdo
Nuxurka mawducu waa in kalmada isbadel aad loo adeegsadey oo qof aan naftiisaba ka warheyn iyo midkalaba ka hadley dadka intii kalena kalmadani kubadatay maqalkedu, sida daraded si anay micnihi wanagsan ee ay laheyd kalmadani aanad uwayin wa muhiim inad isweydiso intan uu ka hadley ustadku haddii kale qofwalbo isbadel ka hadlaba inu ka wacanyahay bad uqabeysa ugu dambeyna adigaba iswayaya ama qof bila fa'ida ah isu arkaya👍🏼
Saxbyaal motivation ku wuxuu leeyahy denbi ina dareento kalsooni darro iyo in aad aaminto in wax kaa qaldanyihiin oo is eedeyso Marka idiinma wanaagsana just ficil sameey
Waanku salamay ustaad. Dhibaato ayaan isku arkay ah dadku waxay iga aaminsanyihin ama aya ileeyihiin ayaan wakhti ku bixiya siden uga Hortagi karaa caqbadaa?
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle: 1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad. 2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta. 3- الإسلام بين الشرق والغرب 4- بروتوكولات حكماء الصهيون 5- الشيطان يحكم 6- إسرائيل البداية والنهاية Macalin intaan yaa diyaar ah pdf ahaaan ?
www.aadansahan.com
Aadanow Arimaha taarikhiga ah iyo Arumaha siyaasada noo soo badi
Qasab ma ahanee wa cidsi si aan anagana cilmi iyo aqoon u kororsano
Wasaamu caleykum
Fiidyowyada noocadan noga so dhig
Awßßa
🎉
إن الله لا يغير ما بقوم حتى يغير ما بأنفسهم ❤
Muuqaalkan wa muhiim inad so muuqato buu ku wanagsanan lahaa ❤😂
WLAHY NINKAN SIDUU DHALINYARADA ULA TALINAAYO UGANA FIKIRAAYO IO SIDU WAX WADA MACQUULA UGU FAA IIDAYNAYO WXA GARANKARA QOFKIII INDHO WAAYEEEL KU EEEGA MAASHA ALLAH GUUULAYSO WLL ADAN SAHAN MARWALBA❤❤❤❤❤
❤❤.
Ilaahey haynawada dareen siyo
Aan kusalino xabiibka (scw)❤
Salalaahu calayhi. Wasalam ❤
Scw
Muuuqalkagaag adigoo si video ah u sharaxdo ahyd waayo waan ka daalaya dadakan aadanow motivation kii buu eekanayaa noo soo fadhiiso wixii danbe hadii alle yidhaadhdo
"✍️✍️Oranmayno sidee nafta u bedelnaa, ee waxaanu oranaynaa sidee nafta wax uga bedelnaa"" . Laga soo dhiraandhiriyay muqaalkan 👋🖋✍️✍️
Msha Allah fahmku wa muhim wll jasaklaah qodobkd ka hadlaysad diirada saarta
Mashaalah ina garad baad tahay macalin ilaahay hakaa ajar siiyo
Ustaad aadbaad u mahadsan tahay.
Mahadsanid macalin❤
Ustaad aadan inaa kula soo xariira rabay xagee kaa soo xariiraa
Peace ✌️ & love 😘
mhdsanid aadan
Thanks Aadanow zxp
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid wll Adan
Aadanow wax badan baa hadshay, adiga inaadan fahansanayn ayaan kaa dareemay. Diin ku dhaqankaaga xooji Aden!
Hoos u dhac baa kugu jimid, sidii aad hawadaada u raacday.
Nuxurka mawducu waa in kalmada isbadel aad loo adeegsadey oo qof aan naftiisaba ka warheyn iyo midkalaba ka hadley dadka intii kalena kalmadani kubadatay maqalkedu, sida daraded si anay micnihi wanagsan ee ay laheyd kalmadani aanad uwayin wa muhiim inad isweydiso intan uu ka hadley ustadku haddii kale qofwalbo isbadel ka hadlaba inu ka wacanyahay bad uqabeysa ugu dambeyna adigaba iswayaya ama qof bila fa'ida ah isu arkaya👍🏼
Aadan khadar Cali Aadan sahan aad u mahadsantahay ilaahay ha kaa abaaliyo waana qodob mihiima oo aad dhan kale fahamkiisa iga tustay
Aadan icon Aad ayaad u mahadsan tahey ustaad
Mr Aadan khadar ali. Sethy.
Ustaadh ❤
Ustaad kaygii shukran caawa anigoo wal bahaarsan ayaan yuutuubka furay waxaba iga soo hor baxay muuqaalkan oo niyad dhisa hada waxaan ku xidhanay chanalkan 4 sano markastoon furana wax garaad kayga kordhiya unbaan ka helaa ustaad aadan sahan saad noola jeclaatay waanaaga ayaan kuu jeclahay ❤❤❤
Sxb aad ayad u mahadsantahay
Aadban wax kaga faidna xogaha noso gudbiso ,shurkan wll❤
Thnks 🎉
M.a aadanow aniga kumadhahayo sida dadka qaar ||keep going ||
Balse waxaan kuleeyahay hanaga caajisin maxaa yeelay sidaan kuu rukuntay waxaan dareemay isbadel ween
Hore u soco sxzp
Sheekadi xalay miyaad mawduuc kakeentay geesi❤❤❤❤
Guuleyso wll mar walba🎉
Adam Sahan soo laaabo ustaaad waad maqnayd
Ustaad wlhy xogaha aad noosogudbiso waxaanu kugudno garanmayno ee sare oo jir abti
Tan 2023 bilowgisi unbaan laha is badal lkn barneemijkan ayay wax badan iigaso baxeen wakhti igu haboon ayad soo daysay
mahad sanid 🎋🚬😢
Zxp waad isbadali karta amba 6 bilood ma cunin alle haka madoobeyo
Aaden wllo podcast tiga Yasser alhuzaimi oo relationship ka hadlayo video noga so samey mahatsanit
wlhi waa su’aal igu taagneeed
Aadan khadar cali roble ❤💯
Heeee hppi ❤😢
muuse naa iska see wax uwadaa @@Kingofcity-we4gp
Wlhi intan aadan ka sugaya igu tiri qalbiga i dajisay wlhi❤️🩹🥺
@@nimcoabdikariin 🤣
Daawade Isbelka adiga sidee u aragtaa?❤❤
Environment effect us negative and negative people
Saxbyaal motivation ku wuxuu leeyahy denbi ina dareento kalsooni darro iyo in aad aaminto in wax kaa qaldanyihiin oo is eedeyso Marka idiinma wanaagsana just ficil sameey
Qofku inuu is eedeeyo oo naftiisa xaqiro danbigeeda waa wax diintu na farayso❤
Changed 10:47
Sannado ka hor kefred kasta oo aad soo jeediso waan aqbali jiray waxayna iila muuqdeen sax lkn iminka waxbadan ayaanan kugu raacayn sababtu ma anigaa wax iska ka6 bedeleen mise adiga❤
Koleey in laysbadilo waa inoo wada muhiim dhamaanten ileen dhagax manihine ina adeer anagu hadaan isbadaliwaynana wakhtigaaba nabadali oo ciro nooyeeli wajiga nashubshubmi dhabarkaa nasoo godan lkn qofki perfect raadiyo isaga is wareeershey oo baadi noqdey
Inteed aaday wll adan sahanoow muuqaaladii aaway dee
Muuqaal soodiyaarinaysaa miyaa
Hawo nimay la durugtey dan baa hoos usoo celin
Hawo nimay fogeysaba danbaa hoos usoo celine
Fiidyowyada nocadaan noga so dhig wll
Waanku salamay ustaad. Dhibaato ayaan isku arkay ah dadku waxay iga aaminsanyihin ama aya ileeyihiin ayaan wakhti ku bixiya siden uga Hortagi karaa caqbadaa?
Old sahan san kuso labo nio
Nio sigaar-hadan cabo-asxapteyda-lacabo
Hadaan-go'aansado inajojiyo majoojinkarin-miya wa siiwadana-miya
War waxs badalatag
Aadan sahan sidaan usugo barnaamijyada tolw Qof somali ah uusaa xamaasad ugu Qaba dhagaysi muujiraa 🤔
Wax wangsan
Isbadal kasta wuxuu leeyahay wado lamaro wadadee banaan sawnagii dooranay dawladii isbadalka maanta doorasho dambe gali mayno ilaa aan helo waxan isu badalo
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- الإسلام بين الشرق والغرب
4- بروتوكولات حكماء الصهيون
5- الشيطان يحكم
6- إسرائيل البداية والنهاية
Macalin intaan yaa diyaar ah pdf ahaaan ?
www.youtube.com/@labeentaumada
Kl scd
Bartii yaqaan bili oma dhalato
Wadani
Mahadsanid walaal.
mahadsanid coach ⭐⭐⭐
Mahadsanid my brother
Mahadsanid adan.