Barnamijka siyasiga e Xasan Wa in Darood laga Adkaado dadkediina wahely

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 131

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 10 годин тому +1

    🥺. . .🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

    • @Shakir-y2m
      @Shakir-y2m 9 годин тому

      Fasjud waqtarib... Ilaahey sirta quranka ayuu ku qorey Soo aan ka faaideysano
      Tuko labo rakacadood markii aa sujuudid na Ilaahey lahadal usheego dhibkaaga .. Ilaahey balantiisa kama boxo Soo weydiiso waayo Ilaahey subxana watacaalaa ayaa yiri iweydii wax walbo waayo aniga malikul mulk ehe Soo walaalkeey fasjud waqtarib please

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 9 годин тому +1

    Xasan shiiq waa kufsaday daarood maanta taariiq cusub

  • @Drum-d8n
    @Drum-d8n 12 годин тому +2

    Jaamac xawaadle hawiye miyaa maha ogoow

  • @mohamedyusuf1770
    @mohamedyusuf1770 12 годин тому +6

    Mooryaanta hawiye ee Hassan gurguurte hogaaminayo daarood waa inuu ka hortagaa waxan taageesanahay xafidulaahi Alsayid Ahmed Mohamed islaam ❤❤❤❤❤❤

    • @seed3966
      @seed3966 10 годин тому +2

      Yaan carabka lamarin hawiyo oo dhan ee waa kooxda ubd weeye mooryaanimadu 😮😮😮

    • @HassanHassan-zg9nk
      @HassanHassan-zg9nk 10 годин тому

      @@mohamedyusuf1770 qabiil waa dhamaday qabqable sheekadiisa waa dhamatay qabiilku doono ha noqdo waliga taageer qaranimada somaliyeed Si dalka uu guul ugaaro

    • @Michealfot
      @Michealfot 9 годин тому

      Caano boorihiii qaxootiyadii lagaa xireeyey ayaad u xiisteen, doqomo yahay Oromadi jigjiga iyo Dhulkiina idinka xoogtey ma aragti In miyaa,

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 9 годин тому +1

    😂Tuubooyinka kaa dambeeya ( shiinow) is ilaali😅 waa khatare😅 .

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 9 годин тому +1

    😂 Saacaddii uu wareejinlahaa baa la gaadhey ahmed ha wareejiyo xilka jubaland😅.

  • @user-mo2mg5io8q
    @user-mo2mg5io8q 11 годин тому

    UPD

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 12 годин тому +1

    MW Hassan Sheikh Mohamud darood baa udhisey qaab bilaa heshiis ah lkn Hargeysa iyo mogdisho heshiis dhames tir ah oo qarsoon baajirey oo marka uu yimadey wuxuu ahaan qorshahiisa in digil aw mirifle Dhuldurug si lagu sameyo oo shabela da hose iyo Baydhabo 2badas gobel midna toos looga jero Medina dharkiis laqato sidaas na ay Hawiye kuhelan mogdisho iyo Kismayo inta udhaxeyso Hawiye yeesho halka ssc Isaaq wataan dhamaan hartiga na Garowe xaduud noqoto kadibna Mudug iyo Galgaduud la iskugu yimaado qorshaha dowlad fadaralka somaliya aa mw HSM talaboyinkedu sidaas bey aheed Dibad iyo gudahaba wey isku dayeen taas dagaal ka xaga shuruuc qalin iyo werarba wey isku dayeen lkn wey kuguul dareesteen taas cadeen teda waan kutusikaraa waana waxqabadkii talaboyinkii ay qadeen CC Shakur waa kii lahaa gabdhaha Caabudwaaq maxay tahey lacagta ay aruriyeen aa Laascaanood la geynayo haye

  • @Faarax-y4v
    @Faarax-y4v 12 годин тому +1

    D5 cabaad ma daayaan 😂 wixii ku dhaca wax ba kama bartaan😢 ilaa 1991 kii ilaa maanta waa la dulmayaa wax na kama bartaan 😢 si dhaba uma midoobaan😢 isma caawiyaan😢 ayagaa laysu adeegsadaa🤔 xamar oo kun jeer ka badan lagu xumeeyey beey ku dul meehanaabayaan😢 waa na dad ka somali ugu caqliga yar uguna doqonsan baa tihiin. hawiye iyo isaaq warkooda waa cad yahay ma rabaan somali nimada aad ka shee sheekaysaan😢 idinka oo ah D5 cida kaliya ee somali ah oo idinka liitaa waa raxanweyn bes. 😢🤮

  • @silverloola726
    @silverloola726 12 годин тому +2

    Isaaqii iyo Hawiyihii siyaasintooda baa isku kaashanaya si darood looga saaro saaxada siyaasads Somaaliya. Sedex beri ka hor Mahad Guuleed baa yiri markii qof iyo cod la qabto, qabiil isla weeyn baa noqon doona qabiil yer.

    • @Faarax-y4v
      @Faarax-y4v 11 годин тому +4

      Hawiye waxay maxaabiis iyo adoomo u yihiin isaaq 100% ,😂 marna waa caayaan Hawiye oo Qadaadwayn iyo Hawiye futo madoobe ay dhahaan 😂 mar na waa adeegsadaan kkkkk mar na waa qarxiyaan ,😢

    • @Amiir013
      @Amiir013 10 годин тому

      @@Faarax-y4vwaasax sida isaaq isga celiyay hala isaga qabto intooda xun

  • @kamalliban4484
    @kamalliban4484 13 годин тому +3

    abiiliiste waa lagu yaqaan tuugyahow

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 10 годин тому

    Dawladnimo dhimatay marba haday wax kastaa reer taagan yahay 😊

  • @Yasin-hp1xm
    @Yasin-hp1xm 12 годин тому

    Mohamed shiino warbixinta intuu dhamaynayo jamac inaad su’aal kadhexgaliso maysan ahayn lakiiin cashir ka qaado khaladaadka suxufiga mahadsanidiin mudanayaa

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 13 годин тому +1

    Ex kuxigeenka really wsr Mahdi gulled muxuu yiri qolyo belaha waaween ah oo hada xilibaano badan qaata ayaa isku geen Toda kacod badan donaa oo uarko Cod iyo qof dhibato marka somaliyey besha watee

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 9 годин тому

    Sirdoonka qaranka oo shaqsi darood xukumo ma'aragteen from burburkii kabacdi??
    Waxa socdo waa qabyaalad cad..somalia wexey u baahan tahay genuine reconciliation waayo cuqdadii wali mey dhamaanin

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 11 годин тому

    Ahmed madobe hadu xasan sh daayo Rw xmse aya ku dhaartay ino ka saaro meesha 😂😂😂😂😂

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 11 годин тому +1

    Xasan najaaso waxa ka daran sheydaan adan madoobe wa khaniiska u kireysan xasan najaaso ee wax kasta oo xun ugu ansixinayo baarlamaanka isma dhaaman hada Itoobiya ayuu raba inuu haddii isku deyo inuu kala xaajodo arinta axmed madoobe awged

    • @Michealfot
      @Michealfot 9 годин тому

      Jigjiga iyo Somali galbeed fuley Nimo ayaa idinka keentey ogaden doqomo, caano boorihi baad u xiisteen

  • @MrGalayr
    @MrGalayr 13 годин тому +4

    Asc dhamaantiin soomaliyeey meelkasta oo aad joogtaanba, Jaamac Galad sidaad horey ugu socotay ayaad 360 degree kala wareegtay, hadii aan sidaad rabto u dhigno waxaa Xukunka Somaliya inoo haayay Mudane Madaxweyne Mohamed Abdulahi Farmaajo, Miyuusan Nin Daarooda ahayn? Yaase riday Shalay Sow DANI iyo AXMED MADOOBE ma ahayn, Mawaxaad doonaysaa waxii Farmaajo lagu Sameeyay in Xasan Shiikh ay ku Sameeyaan Dani iyo Axmed Madoobe? Ninyahow Xarig jiidka Siyaasada ma aadan Fahmine Nagadaa Calaacalka iyo Qabyaalada iyo waxaan Shaqeyn, Hana Ceebeyn Jaamacow ee wax iskula har, Waxaad leedahay Farmaajo Daarood ma aheyn oo ka weynaa oo Somali buu ahaa, Axmed Madoobana waa Daaroodee yaan la iga taabane , Awalaana horey loo yiri Rag iska dhici iyo Rabbi kayaab isku meel ma galaan, wabilaahi towfiikh Towfiikh.

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 11 годин тому

      @MrGalayr munaafaqad iyo qabyaalad baad meesha la fadhidaa xasanka qabyaaladiisu cadahay ee puntland markuu meesha yimidba ku qaaday oo jubbaland hada sii marayaa khatumo iyo firdhiye si kasta oo isugu nabeen war taga wax jira ma tihin dhahay iyo idinma aqoonsani iyagaa khaladka lahaa nin taangi amisom kujira aqoonsiga anoo dhulkeyga haysta ka baryayo baan fahmi waayey, ninka wax alla wixii darood la dhihi jirey loo joojin maayo dhahay oo qabyaalad meesha la fadhiya waa xasan neef'e ayaad cid kale qabiil ku sheegeysaa.
      Deni iyo madoobe farmaajo ayey la dagaalameen kuye farmaajo ayaaba dagaalka ku horeeyey oo labadaa nin la dagaalamay lakin labada maamul midna ciidamo inta ka dejiyey soo burburiya ma dhihin.
      Puntland hebel diyaano iyo cali xoosh isago istjcmaalaya dagaal ehli in ka rido buu isku dayey doorashadii u danbeysay ee deni walaaqday maantana jubbaland waata la leeyahay kolba diyaarad ciidan buu ka dejinayaa markaa soo duulaan toos ah maaha iyo dagaal sokeeye 1991 baa loo laabanaya hawiye kooxdan damjadiid hadaaney iska qaban waxay wadaan damjadiid waa in 1991 in loo noqdo.
      slogan-kooda ayaa ahaa 1991 ayaa loo noqonayaa doorashadii mise xulashadii xasan la dhahay madaxweyne baad tahay waakuwaa ilaa hada sidey 1991 in lagu noqdo u hirgelin lahaayeen ka shaqeynaya ee kolba deegaan daarood marka mid ka soo jeestaan mid kale isku qaadaya

    • @Michealfot
      @Michealfot 9 годин тому

      ​@@Khaliil0yt12 hooyadaa baa munafaqad ah, faroole oo ogaden raafi jirey ayaa Xamar ku heyney iyagoo qaxooti caano booro siin jirney ma hadaa rabtaa adoo Doofaar amxaar u shaqeeyo calan qabiil wato noola imaaneysaa Daarood, why onlf wiilashooda Ethiopia ugi dhiibi jirtey hadey run kaa tahau MJ oil

  • @SafiyoMaxamud-o5e
    @SafiyoMaxamud-o5e 11 годин тому

    alkuliste inad warsata waa qalad inaad warbahita inaad lashir timad war allkulisite maha bono

  • @MohamedM-yz2iy
    @MohamedM-yz2iy 12 годин тому +3

    Jaamac oo isku xaaray barararararq

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 10 годин тому

    Fikirkaan waxaa u soo dhisay ismaaciil cumar geele oo ay qaateen kuna socdaan

  • @mohamedomar5333
    @mohamedomar5333 10 годин тому

    JAAMACAW JOOJI EEDEYNTA HAWIYE & XITAA ABGAAL. WEERARKAAGU HA KU EKAADO XASSAN XUMOW, XASSAN XARAASH, XASSAN QUBUURA QOTE ...... & INTA DAGAALKA & XUMAANTA LA WADA. ISKA ILAALI IN SHEEKADU KAA NOQOTO DAROOD & HAWIYE AMA HADAL LOO QAADAN KARO.

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 9 годин тому

    Wadanka waa federal hawiye waa dhul raadis hawiyow dhulkiina haidin deeqo

  • @Tayib-c1v
    @Tayib-c1v 11 годин тому +1

    Dani iyoaxmed kaarkoodii wuu dhamaadayee saxiibJaamac halaquraan saaro

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 10 годин тому

      KARKE DHAMADEY HADEYBA CUSUBYIHIN, KARKA XASAN MUNAFUQ AYA OGA HOREYA INU DHACO WAKHTIGISI AMA KA HOR.
      MW DANI IYO MW SEYD AXMED
      MADOOWE WAA DEGAMO AMA REERO MADAXDOOD DADKU FILLENA WEY HEYSTAN

  • @user-mo2mg5io8q
    @user-mo2mg5io8q 11 годин тому +1

    Hawiye alshabab mooryaan damaljadiid waxaas dhan ayaga waaye

    • @Michealfot
      @Michealfot 9 годин тому

      Daarood munafiq duli gaajo qaxooti caano booro, sharmuutooyin

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 13 годин тому

    dee xasan bilcagsi

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 9 годин тому

    Hawiye wali waxay u ciilqabaan daarood

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 12 годин тому

    War daarood ileeyn waxa kabuuxa dadbadan oo dabaalo ah oo Dabadhilif ah oo ay gaalada u adeega Allah hanna hanuuniyo kuligeen Aamiin Wabillahi Tawfiiq

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 11 годин тому +1

      Marka ma xasan baa malaa'ig u adeega oo imarat Itoobiya uganda iyo Amisom oo dhan dusha kuwata oo taangigooda kujira 😂

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 12 годин тому

    Sxb anaga daarood ah xamza iyo xasan taageersan qabyaaladi idin qaado idin ma dhigto naga xishooda inta ka badan dhalinyarada dowlad aan qabyaladeysneen ban rabnaa waana hanza xafidahu laah

  • @yussufhhish9320
    @yussufhhish9320 9 годин тому

    Hhh
    Laba iskuxaafad ah oo iskujiibineyso
    Ma weriyayaalbaa mise ciyaal qabali

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 12 годин тому

    Waxaan ka xumahay wiilasha Soomaaliyeed ee caawi isku horfadhiyo dhul bahgooya ah oo ay kaneecadu ku cunayso oo kii wax yer dhinac u bayro cadow Afka ooga galayo.

  • @cadnaan4455sheeq
    @cadnaan4455sheeq 13 годин тому

    Asc

  • @farisfaris7500
    @farisfaris7500 13 годин тому +1

    Cayduna waa ceeb xaq kahadal wixii uu qabtey sheeg wixii xumaan ahaa waad noo sheegtey

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 10 годин тому

      Bal sxb Adiga Inoo Sheeg Wuxuu Qabtay Xassan Sheikh Hal iyo labo oo lagu Farxo shacabka Wax Tar u Ah?

  • @abdiqadirbulale9426
    @abdiqadirbulale9426 11 годин тому

    SAXIB KUDARSOO DAMUJADOD WAXAKASIXIUN HERITAGE URURKAS AMA HEYADAS WAS IRIRISAM LASOGABIYEY SA ULASOCO

  • @FartunK
    @FartunK 12 годин тому +2

    war ma nagu qasbeysaa dhuxuleyste waa tuug darood abaal Uma uusan galin inagumeedka hadaan darood nahay xabsi Baan soo dhigaynaa cidiinkii iyo shacabkii iyo ciidankii baa nacay jaajuus dhuxuleyste ale Ku soo qabay

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 11 годин тому +1

      Afka reerkaaga hawiye waad ku hadli kartaa. magaca madoobe ii daa adigu ma lihide

    • @FartunK
      @FartunK 10 годин тому

      ​@@Khaliil0yt12walaahi bilaahi darood AAN AHAY dhuxuleystana abaal Uma galin darood Dani iyo farmaajana isagaa xiniin6aua qabtay oo xasan kala saftay ma stupid baanu nahay sabata aan inagumeedka u tageernaa maxeey tahay khatuma xitaa wuuka faanay inuu u hambalyeeyo Marka redo ciyaal baa tahee yaan kugu oor kacsan

  • @silverloola726
    @silverloola726 12 годин тому

    Kuwii loo adeegsanayey Puntlant midkood baa dhintey maanta. Ninka uga weeyn oo Puntland loo adeegsanayo waa Boqor Burhaan iyo ina Adeerkii Diyaano.

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 10 годин тому

    Koox qawlaysato ah oo damal jadiid la yidhaa ayaa qabsatay muqdisho oo magaca soomali ku qadhabsanaya una baahan in laga hor tago oo dawlad kale la samaysto

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 12 годин тому +1

    😂😂😂BAL NINKAN WAX MIYUU SAXAA MISE QABIIL AYUU USACAB TUMAA HADABA HAWIYOOW SHEIKH SHARIIF IYO C C SHAKUUR MADAXA KA JARA HADII CIDANKAN MORYAN YIHIIN HAWIYE IYO OGADEN HALEES BARTO AMA DAROOD IYO HAWIYE CAYARTA HA BILABATO????WALAAHI

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 12 годин тому +1

    Xasan dhiiqo wuu fashilmay

    • @Michealfot
      @Michealfot 9 годин тому

      Ogaden qaxooti caano booro,

  • @seed3966
    @seed3966 11 годин тому +1

    Ader shalay asgoo saas ah yaa taagereysey xasan jaama narka tani khalad bey kugu tahay 🫵🫵🫵

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 10 годин тому

      Ma Qasab Baa In Xassan Xumow la Taageera bal Inoo Sheeg Wax lagu Taagero uu leeyahay

    • @seed3966
      @seed3966 10 годин тому +1

      @@abdikadirhaji6852
      Anigu jamac yaan khalad u arka shalay markuu taageraayey xasan sidaas hada uu yahay buu ahaa af iyo adinba marka hada muxuu laqeylin 🫵🫵🫵

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 13 годин тому

    Hadalkii abtigey sanka iyo kii Ex mw cosoble beshii sodhiibi jirtey baa hada ubareer Yey oo Mahdi gulled baa fagaro kayimadey

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 13 годин тому +3

    Masha allah Jaamac Galad Geesi halgama ah Sidookale Shine xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto

    • @ClaahiBare
      @ClaahiBare 12 годин тому

      @@maanshaallah8752galadwabenalekunacwacunsuri

    • @ClaahiBare
      @ClaahiBare 12 годин тому

      Xasanwusaxanyahagaladwaxagjir

    • @ClaahiBare
      @ClaahiBare 12 годин тому

      Axmadmadobewaxaraninwaxlawydiyosorac

    • @ClaahiBare
      @ClaahiBare 12 годин тому

      Qabridaharehatagotuggalad

    • @ClaahiBare
      @ClaahiBare 12 годин тому

      Axmadmadobewalshabaabhadhinto

  • @Michealfot
    @Michealfot 9 годин тому

    Puntland idinkoo la idinka raafi jirey ayaa Dowlad kaa dhigey, cagdheer awalbo faaiido ma. Leheen Jaamac Duli ayaa tahay, jigjiga In laguugu celiyo waaye ama qaxooti gii balad weyne caano boorihii

  • @AbdullahiAbukar-uo7jg
    @AbdullahiAbukar-uo7jg 9 годин тому

    Amiga shilaabo iyo jigjiga Ka hadal tan waxba kama quseeyso

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 9 годин тому

    XASAN AYAX WUXUU IS YIRI DALKA JAARKA AH EE 50 KA SANO NINI HAYSTO, ADIGUNA KU DAYO😂. WUURIYOOD1Y😂. SOMAALIYA WAA DAL AAD U WEYN OO INTAAS OO BELOOD KU NOOL YIHIIN.😊

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 11 годин тому

    Xasan sheekh hawiye dadkiss hogamiya waalaqaban waana kuqanacsanyihin shiikh sharif iyo isagana asagay watan waxba yaan khiyaali laysu sheegin wanaag ilitka hawiye hadayraban shiikh sharif ayau dooranlahayen xasan waxas uu xamar kasanynayo nin darood hadu samaynlaha wadanka waalagu kala guuri lahaa somali qabil bay udabrantahay wanaagana ka jeceshahay darood isaga lugaha ishaysta jubaland dagalka laguqaday qorshihisu jabuuti buukadhacay shirki 3gesodkaha baalagusodajiyay inlaysku jabiyo Laascaanood ila garoowe lakeno Somaliland puntland na ilaa buurtinle lagaqado oo galmudug lagu daro wadankana layirahdo wasiirka arimahadibadan idin ogolnahay xogtas puntland markay heshay waa sheegtay shirki xogtisi wahayna lakin kala qaybsananta iyo raysalwasaraha oo ogaadeen lawaynaday ayaa halka garsiiyay kursiga laysinku haysta haa asaga nalakuhaysta war rubadena loosocda qofkan kufdhiyana waa doqonti dareenla ee yaanlayna kujabin maanta jubaland waxa gaara malintasay kahalaben inadeer jaamac darood cidna xaasidkumahan isaga laguyahay lagumana faaiido layskamana dayo cadawga darood cagta hoosteeda dagalkan waa wajiyo badanyahya absame midooma ama kuumade midnimo ayad ugabaxaysan waxkasta gafkii 3sano aad kuhaysen walalhin harti gar ahan majeerten na waa inaad katoobadkentan waayo nabsi weeye tani nin qalalaki geed ugu jira geesi noqonwaa kursi xuna micno malahan jubaland lalamasimikaro oo dawlada taa maanka kuhaya xasan jubaland madaxwayne kuxigen xubno barlaman buukaraba xamse dhoohano inta muxu ka ogyahay 😢

  • @Aargooste10
    @Aargooste10 12 годин тому +3

    Viva ahmed madobe

  • @Faarax-y4v
    @Faarax-y4v 12 годин тому +1

    maxaad maanta la cabaadeysaan Farmaajoo miskiin ahaa sowtaa eyan jirteen idinkoo hawiye iska dhaadhicinaya???😂

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 10 годин тому +1

      Daarood power Capsi Capsi Waaye hayeey❤❤❤

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 11 годин тому

    Qabyaalada meel Lagu gaadhimaayo

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 11 годин тому

    Daaroodka kuwa sheegta. intee somali ah intee baa amxaaro iyo oromo ah intee baanu xasan madaxweyneba u ahayn oo aan khusaynba intee arrimaha somaliyeed ee aan khusayn edeb daro iyo faragelin ku haaysa ...wallee jamhuuriyadii somaliyeed geeri iyo inaan dib loo sheegin wadadeedi baay cagta saartay ilaa waxas oo sheegato ah baa ku waashaye oo intooda badani oromo iyo amxaaro asalkoodu yahay

  • @cadnaan4455sheeq
    @cadnaan4455sheeq 13 годин тому

    Jamac wan kusalaama

  • @shafiyusuf3919
    @shafiyusuf3919 13 годин тому

    Asc galad iyo shiinow

  • @ibrahim.haajihusse
    @ibrahim.haajihusse 12 годин тому +2

    Axmad madowe boqortoyo MO rabah mesha ma dhaxal abihii ba jamacow axmad kursiga amo wadag ku ficanyahay

    • @seed3966
      @seed3966 11 годин тому +2

      Soomaali sharci kama jiro fadaraal iyo maamul goboleyba xasan baana u aaba ah laaluush wax dhac xoolo dadweyne sharci bedelis cid latashi la'aan koox jecleysi nin jecleysi maan kaabnimo qof ka liitaa soomaali madaxweyne kama noqon runtii😮😮😮

  • @muqtarmohamed1179
    @muqtarmohamed1179 10 годин тому

    Ala maxaa dad. badan. la moda inay cafimaad. qabaa jooga ilahow qalbiga ino wanaaji ninkaan gafuurka wayn bal eg daarood iyo hawiye la so taagan hadaa nahay soomali wwyn warkaaga name quseeya

  • @maxamadofficial3467
    @maxamadofficial3467 11 годин тому +2

    Waad xabeebata jamac qudhunaw saad u difaacaysay axmad dhuxul adiga oo shilimaad ka qaadanaya lkn waxaaan kugu bisharaynayaaa in beesha ogaaden iyo tan kumadaba ay axmad go'aan kooda u sheegen una xaqiijiyeen in ayna jubaland ahayn meel nin kursi boqornimo ah raba lagu difaaco
    No more sanad kasta in kaar victam nima ah dadkana lagu qalbi jabinayo
    Waa la inagu soo dulay in dhulka lala wareega la rabaa sanad kasta kuma jiri karno

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 10 годин тому

    Darodow dalkaga
    Utasho Hasan baa Hasan baa
    Hasan baa iska
    Daaya qashinbad
    Tihin somali baan
    Rabnaa maxad ku
    Fali somalida
    Hawiye, Isaq
    Midna marabo
    Adaa kadal
    Wacan goso

  • @ER-qw6fh
    @ER-qw6fh 12 годин тому

    ninkaan waa washay wuxuu ku leeyahay shakhsi wax kama sheegaayo hadana xasan shiikh iyo sanbalooshe ayuu magacaabayaa asaga ayaa markii hore ayaga dabada u dhaqaaye hadana Darood uu rabaa in uu ku awr kacsado

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 11 годин тому

      Adeeradaa hadaadan rabin in wax laga sheego maxay federalka xilalka ugu qabteen mey guriga hooyadood tagaan mise oday dhaqameedkaaga ayuu jaamac galad wax ka sheegay. Xil magaca somaliya ah oo heer federal baan qabanayaa in laga i hadlona ma rabo hadaad leedahay adeeraday yaan wax laga sheegin anaguna adeeraday deni iyo madoobe intaad aflagaado dhaafteen baad hada rabtaan in maamulada burburisaan marka waxba isuguma keen jiraan somaliya waxa la dhahoba aan iska duuduubno nin walba deegankiisa dawlad madax banaan hakaga dhowaaqo. Dad is raba baa dawlad wada yeesha, marka 34 sano oo kale inta inaga lumi lahayd dantaada raaco anoo daarood ahna danteyda baan raacan

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 11 годин тому

    Sida ad sheegtay galladow iyado ay runta tahay oo uu xasan najaaso ciil qabe hore inuu ahaa ayna u Dheer tahay wixii uu haraga Jabuuti ku so shubay ilahey xasan najaaso dalka iyo dadka haka qabto xabbad wiifto ah haku dhacdo ilahey idinkiis

  • @farisfaris7500
    @farisfaris7500 13 годин тому

    Galadoow caadifad ayaa ku qaadey

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud 11 годин тому

    Jaamac waxaad mooda. In aadan xogogaal ahayn Oo aadan la jaan qaadi karin. Waaqica maanta lagu jiro. Shalayna waad talo xumayd maantana waad orod xuntahay. Anigo daaroda ku leh xasan sheekh cay waxba kama tarayse. Maanta xafiiska isagaa fadhiya. Garasho iyo siyaasad intaa ka balaadhan. La kaalay.

  • @shukrisharaf9771
    @shukrisharaf9771 12 годин тому

    U B D , waxay la micno tahay , { URURKA BADBAADADA DIREED } AMA { URURKA BAABI'INTA DAAROOD } Ifafaalaheediina waa kaa Durba Muuqda..................

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 10 годин тому

      Isbehesiga Irirsamaale Waa Cabsi Laga Qabo Daarood lasocda isaaq iyo Hawiye Koox Magaca Hawiye Ku Shaqeesta Ayaa Cabsi Ka Qabo Daarood sidaa isku beheesteen

  • @AbdiAbiib-x2w
    @AbdiAbiib-x2w 12 годин тому

    😂😂

  • @seed3966
    @seed3966 10 годин тому +1

    Asc kkkkkkkk 😎🌎😎
    Jaamacow qeylada iskadaa shalay markaad taageereysey xasan sidaas hadda uu yahay buu ahaa hadaan beeyn lasheegeyn how oo hoow 🌎✅✅✅

  • @hashiali689
    @hashiali689 9 годин тому

    Waxuu so wado ayaa ka daran war la.aan aya somali rogay

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 11 годин тому

    HALAYS DAAYO QOLOWALBA GOBOLADEEDA HA IIMAANSATO

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 10 годин тому

    Galladoow shalay Faramaajo waad ka soo horjeeday adigoo garab siinayay Dani iyo Madoobe, ee adiga dhankee kuu fiican?

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 10 годин тому

    Darood waa may jurati hawiye waa may norati guul iyo gobanimo daarood

    • @Michealfot
      @Michealfot 9 годин тому

      Oromo ogaden ka aad nagu soo dir teen naga ceshta

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 13 годин тому +2

    Muqdisho dawlad ka ma jirto ee Daaroodoow caqli isu yeel oo isaga tag meesha.

    • @hasandiriyeabdifarah6379
      @hasandiriyeabdifarah6379 11 годин тому

      Xayawaan gaalo ushaqeya hanoqon ee Doorashada soosocotah oo Qof iyo Codkiis aan kudoorannee isisoosharah oo Samalida awoowga dir oo dombira dhalay uukuugu duceeyay inaad inaad noqotid weliga Asharaaftii ka daaficijiray gaalada kulli intta Samali wada degto anaga oo hawiyena ah waa ku dooranay ee sultanow waa duceeysantahayye ee meelcidla ah yeeysan gaaladu kugu cunin. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo kuligeen Aamiin Wabillahi Tawfiiq

  • @nasirjama8686
    @nasirjama8686 12 годин тому +2

    Baster nacnac leh

  • @baxsan698
    @baxsan698 9 годин тому

    Hadalkagu waa dac ee ummada ha iskudirin allaahaga ka camso damerbatahe

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 12 годин тому

    Galan sharka labax tiibiida an kadaweyno cimrigas ayaa somali iskudireysaa dadka adkadhalatayse waxmaiska dhicin karaan dagaalka wuu furanyahay hadii aad wax iskadhicineyso

  • @Mofamisa77
    @Mofamisa77 12 годин тому

    Allah maxa baadil isu sheegteen,war.xassan iyo ahmed labaduba waa labo baadil,mid walbana dan dal iyo dad ma wadaane sidii kursiga isaga sii joogi lahaayeen ayaa ay isku hayaan xassana waa xoolo mooda dalka inuu kaligii yeelannkaro oo waxaa ka dhunsan waaqiga dhabta ah ee dadka iyo dalku marayaan,ahmed wa ognahay inuu is doorto malin walba isagoo kenya protection ka haysta maxaa marka beenta idinku wata oo qabyaald u galinaydaan labo calooshood u shaqaystayaal?ma dadku inuu camoole iyo dhagoole yihiin baa u haysataan waa aduun gadoon wallee.

  • @shafiyusuf3919
    @shafiyusuf3919 13 годин тому +1

    Labawariye oon sahlanayn baais helay

  • @Dfurehutvuye1234
    @Dfurehutvuye1234 13 годин тому +1

    Ssoodhawaw jamac galad sxb sida gaylan noogu waran wan kujecelnahaye

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 10 годин тому

    DANI iyo MADOOBE ayaa inoo keenay Xasan Dhiiqo , ridayna Xabiibul malaayiin mudane FARAMAAJO.

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 12 годин тому

    Guul iyo Gobanimo Jubaland ❤❤❤

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 12 годин тому

    XASAN SHEEKH MA SUMCAD IYO WANAAG AYUU LEEYAHAY WAA TUUG MOORYAAN AH

  • @AadanMaxamad-x4z
    @AadanMaxamad-x4z 12 годин тому

    Waruntaa

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 13 годин тому

    Hassan sheikh waa Nin Mooriyaan ah.

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 12 годин тому

    ALLAH MAANTANA KII AQLI BU LEEYAHAY AN LAHAYN BAA SHEKADA UDUWAY QABIIL WAR DAAROOD WAAKAASE MEY JIGJIGA XOREEYAAN GABDHAHA LAGU JIRDILAYO WAARYAAHEE JAAHIL QARAXOOW AQAS BAAD NOQOTAY DOQON AH MANA DOONEYSID MIDNIMADA SOMALIYA TUUG BEENALE BAA TAHAYE MA DAD BAA LAHEYSTAA MISE SHAQSI WELIBA MID ISLA REERKAAGA AH SOO DOORO LAGU LEEYAHAY WAA MAXA QABIILKAN AAD SHEEGEYSO ADEER SOMALI WEY NACDAY DAGAL SOKEYE NABAD BAANA NA DEEQDA EE KA DAA UMADA AQLIGU FADHIYO BEENTAA RAQIISKA AH😮

  • @ahmedesabgdswqq6547
    @ahmedesabgdswqq6547 13 годин тому

    Wax layiraahdo oo shaqaynayo majiraan jamac beenta inaga daa

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 13 годин тому

      Maxaa been ah oo uusheegey sooqodobee beenta aad kuheysato

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 13 годин тому

    ,,ninyahow howshu daarood iyo hawiye majirte wadankan doowlo aya kajirto balayo iyo uqdad idin heso magaranayo madaxda dalka kadhamada

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 13 годин тому

      Dawlada aad sheegeyso waatee ma dawlada hasan munaafaq hawiye ka wada dhigay qabiil soocan wardhiigleey xukun dheh. Dagaalka wuxuu gaarayaa ganacsatada hawiye ee degan kenya ma inla wasaad rabtaa, kenya waa dhul daarood.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 13 годин тому

      Dawlada xagay joogta Xassanka xanuunsan maalinba Madax gidaar Ku dhufanaayo oo Diyaarado bilaa micnaha Saaran
      Sharaftii Dalka Baabi,iyey

    • @CcasiisAadan-wq4mp
      @CcasiisAadan-wq4mp 11 годин тому

      Dawladu xiligii badbaado qaran majirin miyaa

    • @CcasiisAadan-wq4mp
      @CcasiisAadan-wq4mp 11 годин тому

      Waa wax saxa lkn maxaa diidey in lagu dhoho xamar waxaa la imaanayaa markii isaaq lakeeno

    • @CcasiisAadan-wq4mp
      @CcasiisAadan-wq4mp 11 годин тому

      Hadeer baa la arkayaa daarood wax ladhisanaya oo dan shakhsi doonaya oo axmed iyo deni ugu horeeyaan

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 10 годин тому

    🥺. .🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 9 годин тому +1

    Xasan dhiiqo wuu iska dhabaqasaday