Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Shalay Waxaan Jiray 20 | Hadii aad 25 ka Hoosayso Waa Qasab in Aad Daawato .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2022
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @hanaismail9571
    @hanaismail9571 2 роки тому +745

    Qofkasto commenti gan arka waxan ura jaynayaa cafimad iyo cimri dheer 🤲like SAR 👍🕊️🤍🤍

  • @salmaishcayush3063
    @salmaishcayush3063 2 роки тому +176

    17 ayaan jiraa waxan sifcn ugu tadaala wax barashadayda noloshana hadaf baan ka leeyahay Allah iirumeeyo riyooyinkay mustaqbalka 🥰🥰❤️

  • @hanuuznuur1211
    @hanuuznuur1211 2 роки тому +133

    horto aniga waxan aminsanahy da'da udhexayso 18-25yr aytahy xiliga qufka uu go aamin lahaa noloshiisa danbe slqaabka uu unoolaan lahaa waxaa laga rabaa qofka inuu sameeyo self improving dhan walbo ah haday ahaan leheed aqoon iyo haday ahaan leheed qaabka dhaqaale aad ku samayn leheed 😊still wan aamin sanahy
    DADAALAA WUU GAARAA ,MANA JIRTO WAX BILAASH LAGU HELI KARO.
    NOLOSHANA ISDHIIBKAA UGU LIITO❤
    THANKS WLL INSHAAR

    • @shortsRecap4321
      @shortsRecap4321 2 роки тому +5

      ma xuma wll lkin in laga waalo aya ladiidan yhy o naftada waxany garin lagu gusi mashquuliyo 👍

    • @zakariyeisxaq3268
      @zakariyeisxaq3268 2 роки тому +4

      Waan kugu raacsanahay.
      Maahmaah somali waxay ledahaya
      Geedka yaraana lagu beerta lixdan jir la harsadaa. Marka yaraantaada wa in aad dadaasha

    • @zack-newton
      @zack-newton 2 роки тому +2

      With you

    • @dramaqueen9455
      @dramaqueen9455 2 роки тому +2

      Waan kugu raacsanahy 18_25 intaaz hadaa mustaqbalkayga kafikiri waayo dhaho waan yarahay deee anaaa god izku riday gulaha qaar qofka xitaa 20s waa lagu gaadhi kara

    • @hanuuznuur1211
      @hanuuznuur1211 2 роки тому +2

      @@zakariyeisxaq3268 sax waaye waa inaad udadaashaa si blance ah tankale bini aadamkaba waxaa loo abuuray inuu sameeyo caml. Noloshana dhadhanka waxa uyeelo waa chalangeska .
      Aqbal caqabadaha kadibna bilaa walwal ayaad ku gaaraysaa riyooyinkaaga😇😊

  • @suhaybclaahi9081
    @suhaybclaahi9081 2 роки тому +109

    Wa runta ustaad...si fiican ayad ula socotaa arimaha jiilkan cusub wxanad u wanisaa sida walidintod ookale..thank ustaad.🙏🙏🙏

  • @baskarproduction213
    @baskarproduction213 2 роки тому +182

    Anoo 18 Jir Ayaan Mar Waliba Kafikiraa Sida Aan Guul Ugaari Lahaay Iyo Qaabka Aan Marwliba Lacag Kusameyn Lahaa Marwliba Walwal Ayaan Ku Noolahay Balse Maanta Laga Bilaabo Waan Is Dajinaa Waqtigeyga Ayaan Qaadaana Waad Mahadsan Tahay Ustaad 🥺🥰

    • @abdirashidmohamedhassan1693
      @abdirashidmohamedhassan1693 2 роки тому +20

      War heedhe maahan in aad fikradadi ka suusho 20 jir Millionaire waad ku noqon kartaa balse waxa lagu leeyahay waa in ay waajib aheyn in aad millionaire noqata hadaad leedahay fikrad aad isleedahay hanti ku yeelan kartaa haka suulin

    • @mahadahmed1730
      @mahadahmed1730 2 роки тому +3

      Sxb aniga xitaa adiga cml ayaan ahaa maanta kadib waa in aan waxbarashadeyda aan ku dadaalo,,dadka kaawaalaayo hadhegeysan sxb Guul wacan maanta kadib

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 2 роки тому +6

      18 jir hada tahay weli wa yartahay Abti,
      Waxaad kujirtaa waqtigaa naftaada maal gashan leheyd,
      Kudadaal inaan kororsato aqoon nooc kasto oo ay tahay.
      Xirfad, luuqad iwm.
      Guuleyso.

    • @axmeddaakir6191
      @axmeddaakir6191 2 роки тому

      3jir

    • @buukebuuke168
      @buukebuuke168 2 роки тому +4

      @@mahadahmed1730 war nio hdaa awodo ama hada haysato fursad aan Ku noqon karto qof lacag leh ma,ahan video uu qof Ku dhahay iska dhaaf ina iskaka dhaafto ee waa inaa caqligada Ka socota muhimada videogan ma,ahan ina Ka tanasusho fikradada ee waa ina strees Ka aad isasa sarayso iska dhaaf

  • @sophy20233
    @sophy20233 2 роки тому +61

    Problem ka jira waxa weye dadka da' da jira inaysan wax akhrin wax akhriska waxy u qabaan in casharada iskulka ama jamacda kaliya ku koobantahy sida awal fikrikaygu aha.WAA IGA TALO WAX AKHRI MASKAX IYO GARAAD BA KU SIYAADAYA

  • @fadumoabdullahi7269
    @fadumoabdullahi7269 2 роки тому +23

    17 sano jirkeygii oo ahaaw xiligii aan jmcda bilaabay ilaa hada oo aan 22 sano jiro OGAANSHO Waa meesha aan kahelay khibrad badan xaga nolosha oo aan kahelin cidkale ❤️💯Mahadsanid Ustd OMAR INSHAR 🙏🏾💕

  • @yaasmiincabdullahi3724
    @yaasmiincabdullahi3724 2 роки тому +71

    Waxaan kujiray laab lakac😫 iyo niyad jab😢 lakiin muqaalkaan wuxuu sawabay in aan dago thank you macalin 😓😓

    • @cabdi.nasirali3392
      @cabdi.nasirali3392 2 роки тому +1

      Abayo is adkey Nolosha Qof adag ayey rabtaa waana Laga Baxaa malmaha Qalafsan 🙋‍♂️👏

  • @suhairamustaphe9848
    @suhairamustaphe9848 2 роки тому +40

    Intii jecel xabiibkeena scm love iisara

    • @abdallayuusuf2754
      @abdallayuusuf2754 2 роки тому +1

      Allah Ha Ku BarakeeyO Qof Aad Ka Hadleyso Waa Aniga UmaleyaabO Mowduuca Ciwaan kiisa Aniga iga Dhigi Laheed

  • @DREAMER__10
    @DREAMER__10 2 роки тому +22

    Aduunyadu waa warside 💫
    Insaankuna waa warqaad 💫
    Hadaad wacantahay adigu💫
    Ninbuu haystaa walaac💫
    Ninba weheshada xanuun💫
    Ninbaa waalane ogaw💫
    Waxyeeladu waa duruus💫
    Waxay ku badhaa dulqaad ❣

  • @zahramuqtaar3299
    @zahramuqtaar3299 2 роки тому +17

    19sano ayaan jiraa riyadeyda ugu weena waxaa waaaye inaa nolasheyda iyo midka waalidkeygaba wax uqabto insha allah dadaalkeeda waan haaya ilaahey haigu guuleyo 🥺❤️

  • @ogowmacluumo888
    @ogowmacluumo888 2 роки тому +173

    Mucjiso nio🤭. Maalin dhaweyd is iri abti stress Ka iskada. Hadda meel aad wx kabilowdid malaha. Waxa aad sameyn kartid kudadal sida(wx cusub ina Barto, caafimadkeyga ina Ku dadalo).wakhtiga ana inu soconayo uuna isbadalayo. Mantana adaba kahadley🤭. Mahadsanid sxb.(AGE KEYGA 20).

    • @SaciidNuurCadde24
      @SaciidNuurCadde24 2 роки тому +6

      Sxip waa sidaasi runtii looma baahna ama uma baahni in aan ka fikirno wax aannan anaga shukul kulehyeyn waa inana waqtigeenan iyo iyo maskaxdeenan is xakameynaa

  • @maryanaxmed6900
    @maryanaxmed6900 2 роки тому +54

    M.a macalin cumar ishaar waa kusalaamay Macalin Qibrad dheer Ayaan kaafaa idey iyo Aqoon dheeri Ah Allaha cimrigaaga dheereeyo ustaad i.a

  • @barwaani___poi7447
    @barwaani___poi7447 2 роки тому +62

    Yaa Allaah shaqo aan baahida uga baxo ii sahal 😣💔

  • @trustme1302
    @trustme1302 2 роки тому +68

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم ❤❤

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +187

    قال الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين رحمه الله:
    فالعمل الصالح في أيام عشر ذي الحجة ومن ذلك الصوم أحب إلى الله من العمل الصالح في العشر الأواخر من رمضان، ومع ذلك فالأيام العشر من ذي الحجة، الناس في غفلة عنها، تَمُرُّ والناس على عاداتهم لا تجد زيادة في قراءة القرآن، ولا العبادات الأخرى بل حتى التكبير بعضهم يشح به
    الشرح الممتع على زاد المستقنع ٦/٤٧٠ | الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين رحمه الله
    Shaykh Muhammad bin Sālih al-‘Uthaymeen [may Allāh have mercy on him]
    “Righteous actions, and from them fasting, in the [first] ten days of Dhul-Hijjah are more beloved to Allāh than righteous actions in the last ten days of [the blessed month of] Ramadān. *Yet people are heedless of the ten days of Dhul-Hijjah;* the days lapse and the people continue with their normals ways. You find no increase in recitation of the Qur’ān or other acts of worship, rather some of them are even stingy with the _takbeer_ [uttering Allāhu Akbar (rememberance and commemoration [of Allāh].”
    Ash-Sharh al-Mumti’ alā Zād al-Mustaqni’, 6/470 | Shaykh Muhammad bin Sālih al-‘Uthaymeen [may Allāh have mercy on him]📓

    • @khaludizuldaan6893
      @khaludizuldaan6893 2 роки тому +3

      Adeer ma carab ayaad la ahadlaysa mise somali

    • @sacdiyaxasan3149
      @sacdiyaxasan3149 2 роки тому

      جزاك الله خيرا وبارك 🥰🥰

    • @walaalsomaliyed2680
      @walaalsomaliyed2680 2 роки тому

      @@khaludizuldaan6893 khalad baa ku hadashay dib is ku sax

    • @otobayto2645
      @otobayto2645 2 роки тому +2

      @@walaalsomaliyed2680 khalad maaha ee diinta dadka say ufahmaan luu qadooda baa loogu sheegaa (وماارسانا من رسول الا بلسان قومه)

    • @xasannuuribraahim7053
      @xasannuuribraahim7053 2 роки тому

      جزاك الله خير..
      الدال على الخير كفاعله..

  • @bachirabdillahi5712
    @bachirabdillahi5712 2 роки тому +19

    افضل قناه على اليوتيوب شكرا لك على نصيحتك الله يحفظك🙏

  • @cuud5134
    @cuud5134 2 роки тому +23

    25 dadka ka weyn xitaa wey anfacayaan hadalladaani.
    Inaanan si fudud guul lagu gaarin, dhaqsana la quusanin
    Mahadsanid walal cumar.

    • @warkale6569
      @warkale6569 2 роки тому +2

      Hadalkaga inta hore kuguma raacsani, oo 25 waa waqtiga qofku bilaabi lahaa wixi uu bartay in uu ka dhabeeyo, lkn inta dambe wan kugu raacsanahay, in qofku si dhaqso ah u quusan, wax walba oo qiima lehna si fudud lagu helin

    • @cuud5134
      @cuud5134 2 роки тому +2

      Yacni dadka 25 ka jiraba iney quustaan maaha ayaan u la jeedaa walaal
      Kaliya maahan maadaama uu qof ku 25 gaaray in uu dhaho waan fashilmay

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 роки тому +33

    «اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @Ahmed_Sigane58
    @Ahmed_Sigane58 2 роки тому +27

    Ustaad Qaladkii Ugu Weynaa Ee Nolosheena Laga Galo Wuxuu Ahaa Waalid Iyo Macalimiinta Ayaa Kugu Dhiirigelinaya Adoo 25Sano Gaariin Inaa Dadka Wax Kusoo Kordhisid Xaqiiqda Adigaa Tilmaamay Ruux Markuu Is Dhameystiro Ayuu Dad Wax Ku Kordhin Karaa Oo Naftiisa Hormar Lataaban Karo Gaarsiiyo.
    Allaah Ku Barakeyo Ustaad Omar Inshaar ❤️🥰💯🙏🏾

    • @mohanjr
      @mohanjr 2 роки тому +1

      wadku kuso kordhin karta hdad yarantada biladay inad wax barato lkn adigon wax baran waxba kuma so kordhin kartid

  • @wlljaja1286
    @wlljaja1286 2 роки тому +28

    DHIIRA GELIYAHA DHALINTA SOMALIYED KEEB GOING OGAANSHO🙏🙏

  • @Lander6656
    @Lander6656 2 роки тому +6

    Hadda ayan 18 jir galy wlhi xalay ila subixi ban fikirayay sidan guul ku gadhi laha, waxn ku fikirayy sanadkan markad f4 dhamayzo halked tagi iyo sidan lacg ku samyn laha blze waxn barty ina aan gusha si fudud lagu gadhayn oo ay qadanayzo sannado. 😌thanks Omar ❤️💯

  • @hanakhadar8042
    @hanakhadar8042 2 роки тому +13

    Waxaa bad moodaa inaad anniga iga Hadlaysid🥺🤦‍♀️Alle haku barakeeyo walaalo.

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 роки тому +5

    Tobanka maalmood ee Dunida ugu Fadliga badan.
    Ilaahay (ﷻ) raxmadiisa iyo galladiisa waxa ka mid ah inuu inoo yeelay xilliyo fadli badan oo Camalada la sameeyaa ay ka fadli badanyihiin Camalada xilliyada kale la sameeyo.
    Waxaa ka mid ah xilliyadaas Tobanka maalmood ee ugu horreeya bisha Dul-Xijjah (عشر ذي الحجة) oo ah tobanka cisho ee Adduunka ugu fadliga badan.
    Waxa fadli ugu filan tobankaa maalmood ee bisha Dul-Xijjah ugu horreeya inuu ilaahay (ﷻ) ku dhaartay, ilaahayna waxa uu ku dhaartay ee khalqigiisa ka mid ahi waa wax weyn.
    Ilaahay (ﷻ) waxa uu yidhi:
    {وَٱلۡفَجۡرِ} {وَلَیَالٍ عَشۡرࣲ}
    {Waagaan ku dhaartay. Iyo Habeeno (ayaan ku dhaartay) toban ah.}
    Waxa lagu fasiray tobanka habeen ee aayadaasi ku jira in looga jeedo tobanka maalmood bisha Dul-Xijjah ugu horreeya.
    Rasuulkuna (ﷺ) wuxuu yidhi:«Maalmaha adduunka waxa ugu fadli badan maalmaha tobanka ah.»
    -Wuxuu u jeedaa tobanka maalmood ee bisha Dul-Xijjah u horreeya.
    Maalmahaa fadliga badan aynu ka faa'idaysanno oo Camalada wanaagsan aynu farabadino ma ogin inay mar dambe ina soo mari doonaan oo goor aynu dhiman kama war qabno markaa waxa inala gudboon inaynaan dayicin maalmahaas fadliga badan.
    اللهم بلغنا هذه الأيام المباركة ووفقنا فيها لعمل ما يرضيك🤲
    @XadiiskaMaanta sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.

  • @mohamedsalaadmohamed1355
    @mohamedsalaadmohamed1355 2 роки тому +7

    Thank you so much brother runti wax badan Ka faiday 23 baan jira 1 year and 8 month kahor jamacad dhameyay sida shaqo uradinayay wadalay runti waxana niyada kishtay wa qasartay hantina mahesatid waxad baratayna madan kushaqeesa. Lkn 👋🏻❤️ waka faiday muqalkaan wax kaste waa tartiib ❤️

  • @salmamustapheali
    @salmamustapheali 2 роки тому +16

    16 jirbaan ahaa markii aan go'aan saday inaan qoro buug , wakhtigaa waxa ay iila muuqatay wax fudud oo aan qaban karo, buugaygaasina uu noqon doono mid wax badan badala, 5sano kadib ilaa hada wali maan dhamaystirin bugii sababtoo ah waxaan xaqiiqsaday inaysan taasi macquul ahayn oo aanan qorin karin buuga aan rabay bilaa khibrad iyo bilaa aqoon toona waayo waxa aan qorayaa waxa uu ku xidhanayhay hadba intaan wax akhriyay ee aan wax baadhay.
    5sano ka hor waxa aan ahaa qof aaminsan inuu wax walba qaban karo si fudud lkn maanta waxa aan aaminsahay in aanan waxba qaban karin ilaayo aan aqoon iyo khibrad badan aan helo taas macnaheeduna waa in aan naftayda wakhti galiyo taasoo qaadanaysa sanado.
    imika waan isku qoslaa markii aan arko waxyaalaha qaar 5sano ka hor ii qorshaysnayd sababtoo ah waxa ay hada iila muuqataa funny waxaan macquul ahayn. Xataa 5sano ka hor waxa aan qorshaysan jiray inaan shaqaysto oon lacag badan sameeyo, lkn maanta 3sano ee u dambeeyay noloshayda waxan ku shaqeeya voluntary waayo waxa aan rabaa inaan khibrad helo .
    imika waxa aan ahay ardayad jaamacadeed oo sii gabo gabaybaysa heerkii jamacadeed ee 1d , si dabiici ah ayaan isaga noolahay isma saaro wax cadaadis ah .

    • @moomame8781
      @moomame8781 2 роки тому +2

      Walalo hadaladada markan aqristay waxa tiri buug oo siwayn hami ugalahad inaad damastirto valse wali adan qaban kadibna ad garowsatay inadan wadi karin.waxakale oshegtay sheyga umuhimsan inay tahay naftada oo waqti galiso iyo cilmiga ooo lokobciyo dab ahanti isku si bad umooda inu fikirkenu aha inkasto hadana waxyar kukala duwanahay balse allle cid waliba hagarsiso hadafkoda iyo gushoda run ahanti ad baynu jahil unahay waxaynu somalidenu ubahanahay aya cilmi taso manta somalida badankoda kamarinhabobday

  • @sakariyejama1505
    @sakariyejama1505 2 роки тому +5

    (..إحرص على ما ينفعك واستعن بالله ..)

  • @ikranfarah6086
    @ikranfarah6086 2 роки тому +60

    Cumarow walaal waad mahadsantahay walaal wax badan aan ka faa'iidana waad tahay, lkn barnaamijkaan waan kaaga aragti duwanahay.
    Qofku markuu qaadanayo waqtigiisa caruurnimo waa marka uu 15 ka hoseeyo, lkn waa dhibaato weyn hadii la dhaho si caadiya oo bilaa buuq ah oo waqtigaa qaado.
    25 sano jir waa marka ay dhalinteenu soo afmeraan jaamacada sabankaana dhalin yaro wax is barta wey yartahay ee wax barashada dhalanteedka ah uunbey isku ekeyaan hodhow ayagoo labaatan iyo dhowr jir ahna markey wax barashada heerkii kowaad soo afmeraanbey soo baraarugaan oo shaleyto iyo maxaan bartay lasoo fadhiistan iyo mar hore maxaan u fikiri waayey.
    Cumarow walaal waad ogtahay oo dhalinteenuna nolosha dhabta ah maku noola oo dabiici nimadii waxaa dhumiyey social mediahan aan dhamadka laheyn.
    Iska dhaaf iney guulo kale xaqiijiyaana qaarkood naftoodaba kuma filna oo salaadaba ineysan ooginbaa laga yabaa.
    Marka isku soo duboo ayagoo awalba nolosha nuucaas ah ku nolaa haku sii dhiira galinin iney waqtigooda qataan waayo hadaaba badankeen sidii xayawaamka u noolnahay waan cunaa waan cabnaa deetana mopelkaas anago hayna ayey qoraxdu nosoo baxdaa noona dhacdaa, buuga schoolka ama jaamacada sidii fasalka looga soo qaaday asagoo ahbaa laga yabaa inan celino kadibna waxaan soo baraarugnaa markaan da'da 30ka gaarno ama u dhawaano waa saa u badanahay hadaan dhalin yaro nahay
    Marka anigu waxaan dhihi lahaa qofka dhalinyarada ah ee maskaxdiisa shiilaya ee sabankaan nool intii la dhihi lahaa fikir kaa weynbaa wadaa hala dhiiro galiyo laga yabee shansano kadib inuu guushaas xaqiijiyo laga yabee iney toban sano ku qaadato marka yaan la dhihin fikir kaa weynbaa wadaa oon maskaxdiisa la cuuryaaminin
    25 ilaa30 waa in qofkaa noloshiisa ku filnadaa dhan waliba ee markaa maaha inuu ku fikiro halken wax ka bilabaa asagoo intaas kusoo nolaa waxbarasho dhalanteet ah iyo nolol ha yaacdo ah.
    Fg: waan kugu raacsanahay in dhiira galinta hada jirtaa ay tahay wax aan caqliga galeyn ama xamaasad beena ku galinaya, lkn dhiira galinta aan anigu ka hadlayo waa tan caqli galka ah ee talada, tusaalaha, iyo toosinta wadata.
    Waad mahadsantahay ustaad cumar

    • @cabdi.nasirali3392
      @cabdi.nasirali3392 2 роки тому +2

      Qoraal Mudnaa in Pine lagu Qabto

    • @Talinaaye12
      @Talinaaye12 2 роки тому +2

      Fikirkaaga ayaan kugu raacsanahayaan 100%

    • @Abdirasaq01
      @Abdirasaq01 2 роки тому +2

      Cajiib Waa kugu raacsanahy wll
      Anigu anoo 20 jir ah ayaan wadaa buug taariikhdeenii la ilaaway ah oo aan dhawaan boodhka ka jafayaa.

    • @cawilyassin797
      @cawilyassin797 2 роки тому +1

      Mahadsansanid walaal ikraan waxbadan Ayaan ka faa'iidey qoraalkaagan wlahy 🙏

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 роки тому +14

    Mashaa Allaah waa talo wanaagsa Lataliyaha dayarteen OGAANSHO❤️

  • @amcofficialchannel9126
    @amcofficialchannel9126 2 роки тому +11

    Shukran laka yaa ustaad omar
    Aad iyo aad videogan igu muhimsanay wx bdn iga qaldanye
    Ka fahmy allah ku barakeyo ustaad.👏👏

  • @captianxuux8590
    @captianxuux8590 2 роки тому +8

    DA Deydu wa 20 jir waxa ahay Arday HaDDa jaamacd BiLaaBi RaBo, iLaa muddo 2 sanno aH waxaan ku masHQuL sanaa SiDee Lacag kusameesta Hada waa anigo scHooLka Sare dhiganaYo Wax barashadeydiiba Hamigaas xuN ayaa iga Qal Qaliyey , Lkn se Hadda ayaan XaQiiqda ogaade.
    MaHadsanid MacaliN , Dhiirigeliyaha dhalinta wlaHy xaqiiqoyin badan ayaan kaa bartay qaarkood markan TijaaBiyey aan ku Guuleystay, i.a Tanna waan TijaaBinya . Waana Huba 100% .

  • @maxamedaamiin8149
    @maxamedaamiin8149 2 роки тому +6

    Waa cashi dhalinyarada badankoda u baahn m.a waa waano iyo dardaarn oo qof walbo laga doo nayo axamdu lilaah waxaan kaa barany cashir aad umuhiim ah Allah hakuu dhaafoy

  • @calicabdi682
    @calicabdi682 2 роки тому +3

    جزاك الله خيرا اخ العمر حقيقة كنت محتاج مثل هذا الكلام جدا جداجدا وقد را ءيت نفسى تهوى ذالك فعزمت ان ادرب نفسى مهارة الانصات الفعال. شكراررررررر.

  • @fardowsohassan408
    @fardowsohassan408 2 роки тому +16

    thank you for this advanced information always i feel you are like my big brother♥️💯 run aahanta waadnaga so gartay I am 19 years markasta waxa leyahy waa in lacagaa shaqeystaa manata waxan ogaday lacag mahan waxan ubaahy ee waa cilmi iyo xirfad xiligaan thank you so much wllo

  • @farascade5971
    @farascade5971 2 роки тому +1

    Wax akhri📖 dhowr jer bad ka dhawajisay ustad;
    muqaal manoga so samen karta fadlan ustad abu faysal🤝😔

  • @sara_cadey__mzfc2582
    @sara_cadey__mzfc2582 2 роки тому +5

    Masha Allah Ustaad Cumar wllhi wax ayaa ii faideysay wllhi waxaan ku mashquulin jiray sidee wax ugu soo kordhisaaa nolosha Thanks wllhi

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 2 роки тому +7

    ومن يتق الله يجعل له مخرجا

  • @user-fo3uy1fo4d
    @user-fo3uy1fo4d 3 місяці тому +3

    Waligay kuma qasarin macalinkena waxbada kfaiiday mhd sanid❤❤❤❤❤

  • @captainhamzaaideed7276
    @captainhamzaaideed7276 2 роки тому +1

    Mowduuc aad muhiim u ah walaalkay omer alle hakaa jasaa'i siiyo intaad dhallinta mar waliba la garab taagan tahay waanooyinka dhaxal galka ah.

  • @koobe1
    @koobe1 2 роки тому +4

    Masha allah Allaha Nagu Anfaco mawduucan Muhiimka ah eed sida quruxda badan usoo diyaarisay.... jazaka laah ustaad

  • @noloshaalhayaa3246
    @noloshaalhayaa3246 2 роки тому +3

    Shukran nasiixo wllhi aan isleeyahy way kafaa idayaan dad aaad ubdn oo is aamin siiyay khayaali aan jirn shukrn 🤍🤍

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 2 роки тому +15

    Waan ka faaidnay wll cumar inshaar alle haku xiftiyo🤲

  • @hodohodosaadgouden4533
    @hodohodosaadgouden4533 2 роки тому

    Wallahi waxan darameya inad aniga igaxadlaysid. Vidéos yasha nocasa stresse iyo depression ayay ikenen lakine alhmd mafashilman 🥰🥰🥰 wan kugulaystay waxan rabay.

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 2 роки тому +4

    الله يحفظك يا استاذ عمر انشار ❤❤

  • @Fariiha12
    @Fariiha12 2 роки тому +11

    Anigoo 17 jir ah ayaan ku fikiraa saan wadankaan ugu tagilahaa oona kashaqeeyo football bacdena magac sharaf iyo hanti intaba aan usameen lahaa wlhi 1kaan sano ee school ka iidhiman ayaa sugoyaa iisoduceya sidaan hamigeyga ugaari lahaa

    • @bashiirmaxamed684
      @bashiirmaxamed684 2 роки тому +1

      saxb noloshada banoni hku xirin wlhi meeqo yurub jogta aya hwerka Gari lha waa nasiib lkn waxa aad barato weliga waad kushaqeysan hanti magac iyo sharaf ba wad kuhelysa mnta kubada ragi dheli jiray qarkood ayaa darbiyada wada fadhiya qarna tugo ayey noqden waxa tussle kugu filan lacibki hore ee Brazil ka ahaa ee Adriano intermilan mnta waa tuga da ugu weyn Brazil iyo kuwo badn sxb banoni wxba kugu ma sokordinyo ee nolosha runta ah usojedso hoyo iyo aabo wxy lacagta kga bixiyan waa waxkubaran inaad noqotid nin cilmi leh naftisa iyo bulashada kuxern wx fcn kuso kordhiya ee sxb Dib ufakir ozil tusale Haku noqdo mesha uu kudambeyey inad isbadasho kurajena

    • @Fariiha12
      @Fariiha12 2 роки тому +1

      @@bashiirmaxamed684 mahadsanid sxp kuma xiraayo nolosheyda banooni oo kaliya lkn waa hamigeyga waxwaa bartaa waana shaqeysana adigana aad ayaa umahsantahy intaa aad iwaanise allah ku sharfo wllke

    • @bashiirmaxamed684
      @bashiirmaxamed684 2 роки тому +1

      @@Fariiha12 mhdsanid sxb guul iyo hormar bn kurajeyna

  • @hafsaabdullahiduale2686
    @hafsaabdullahiduale2686 2 роки тому +3

    18 markaan ahaa oo jamcadana sandkii 1aad ahaa waxaan kufikrayay jmcdda waxaad dhamnysaa adigoo hantilaa
    Wax walba aan iskudayo way iisurtagali waayen murug ayey iigaga dhamatay 4 year iyo fikir 😪 manta oon 22 jiro jmcddana 1bil iiga dhimanthy waxaan ogaaday in aan aniga iswaalayay oomaskaxda iskadalinayay
    Lkn alx niyadeyda way wangsanthy hdda ilhy ayaan iskatala saartay dadaalna waan wadaa sidaan xirfadda aan bartay ugu shaqyn lahaa oo aan uga aruursan lahaa lcgta aan ganacsi kubalaabi lahaa insha allh garab waxaan kadhigtay oo latashtaa allaah malin un waan xaqiijin donoo riyadayda ilhy idankiisa🤲🥰

  • @cabdalaburhaan7372
    @cabdalaburhaan7372 2 роки тому +3

    Xaqiiq... Waa Mawduuc muhiimad aad ah uleh dhalinyarada maanta... BARAKALAH 🙏🏾

  • @Maskaxkoriye
    @Maskaxkoriye 2 роки тому +11

    @ogaansho kawaran 20jir booskii aabihii buxinaayo oo caruur agoon ah lawalaala lagana rabo waxbarashadoodii iyo nolol malmedkoodii cid kadanbaysa aan illahay iyo saga ahayn aysan jirin
    Makula thy Hadaladaan aad ku hadlayso inay niyada u dajinayaan amaba kusoconayaan
    Qofkaasna waa aniga

    • @c.caziizaxmed9570
      @c.caziizaxmed9570 2 роки тому +1

      Saaxib dada laha ku la garab galo waxaa lag yaab ayag in ay noqdaa kuwii aada ku gaari laheed hormar

    • @mali-sqaud2005
      @mali-sqaud2005 2 роки тому

      ❤️wlaal illahay haku sharfo

    • @Ciyaalka
      @Ciyaalka 2 роки тому

      Wll anba 19 jir ayaan ahay naftiisa kafaalo qaaday, cumar keliya aragtidiisa ayuu ka hadlay, wixii aabahaa qaban jiray laga yaabee inaad wax ka weyn qabato hadaad dedaasho waana suurta gala

  • @cabdalecabdi1147
    @cabdalecabdi1147 2 роки тому +33

    Waxad Arkaysa 18jir Siyaasad Ka Hadlaya 👋🏻😅 Waa Aniga Wllhi Markan Cumarow Hadalkaga Maqlay iminka Waxan Go’aansaday inaan Waxa iska Dhafo 🥰

  • @mohanjr
    @mohanjr 2 роки тому +35

    Distress is bad, eustress is good. Distress refers to harmful stress that makes you weaker. Eustress refers to the type of stress that helps you grow. The New Rich seek out eustress and reject distress.stresska hdu kahor istagayo inad wax barato wax qabsato ma ahn midka lo bahnaa stress wakan aad hurdada kaga kecesid fadhiga ka kicinayo inad wax qabsato waxna barto waqti xadirka lajogo majiro wax hal malin lagu helo adunkan waxksto waqti bey qatan

  • @B-0922
    @B-0922 2 роки тому +4

    جزاك الله خيرا اخي الفاضل على هذه المعلومات المفيده والنصائح المهمة ♡♡♡

  • @rahmaibraahin1213
    @rahmaibraahin1213 2 роки тому +4

    جزاك الله خير اخي ❤

  • @user-wq9nj2be3g
    @user-wq9nj2be3g 2 роки тому +6

    maaasha allaah ustaad kusoodar mooqaalada soosocda 25 30 33 ayagana wey ubaahan yihiin dhiira galin noocaan

  • @macquul9743
    @macquul9743 2 роки тому +16

    Jazakalah macalin

  • @aminaabdurahman3056
    @aminaabdurahman3056 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad cumar

  • @fatmamohommed8279
    @fatmamohommed8279 2 роки тому +3

    Chanel aan wax badan kafaaiiday thanks adeero masha Allah horay usuco ilaaaheey Haku xifdiyo adeer 🤲🤲🤲😊🤩🤩

  • @saramoha5305
    @saramoha5305 2 роки тому +7

    waxan ahay hooyo cunug one year jir ah iyo uur leh
    guriga laga soo saray iyado gurbo nacaseed walid la joogin
    da'deyda ay tahay 21 jir ah
    manta waxa rajeyna
    in oolladeyda wax uqabsado
    waliba anigo aqoon wadadi aa u mari laha lkn hamiga igu jiro uu yahay
    noqo hooyo xaqa saran ka Soo baxdo 😢😢😢

    • @somalia80
      @somalia80 2 роки тому +2

      Alle haku sahlo wll adiga iyo caruurtada

  • @sallahahmed778
    @sallahahmed778 2 роки тому +33

    Waa qoofki
    UGO horeyee
    E dawada
    Like igo shafra

  • @ahmeygedi1187
    @ahmeygedi1187 2 роки тому +3

    Am 19yrs old am student in highschool my mission is only to get money and married but I know the reality where am going to yet this is not my time mine to think that is 5,6,7 later to come brother thanks ustad cumar inshar

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 2 роки тому

    Shukran walal cumar .
    You are right 100 % .

  • @mustafeabdi2928
    @mustafeabdi2928 2 роки тому +5

    Mahadsanid ustaad umar
    Inbadan baan saan ufikirey laakiin maantaad noo iftiimisay waxaa aanu nahay thanks millions

  • @thirtyun0
    @thirtyun0 2 роки тому +9

    What a beautiful Message it is Thank you Brother 😊🤜🏽🤛🏽

  • @abdinursaid4241
    @abdinursaid4241 2 роки тому +2

    Ajar iyo xasanaad alle hakaasiiyo waanada iyo hagida wax ku ool ka,ah iyo aqoonta aad dadka markasta lawadaageysid. Aad Buu iitaabtay mowduucani waana ku raaxeysanaayay.
    Mahadsanid walal.

  • @DAACAD383
    @DAACAD383 Рік тому +1

    Waxaan jiraa 17 sano waxaa leeyahay xirfadda forex waxaan khibrad leeyahay muddo 7 bilood ah haddana waxaan ku shaqeeya acount 20k ❤ anigoo 14 year ah bilaabay kafikirka saan lacag kusameyn lahaa maantana Alhamdullilah

  • @dahirhassanadan8834
    @dahirhassanadan8834 2 роки тому +29

    Mudane horta waa ku mahadsnthy muuqalkaan, horta asaxaabta halkaan comment ga ka dhiibatay waan aqriyay intoodada badan waxaan ogaaday in dhalinta Somaliyed haddi qof isaga sheego wax ay horey ka kaleeyihiin yes yes yes oo aysan laheyn waxa lagu magacaabo analysis ka .
    Ogaansho horta wuu ku mahadsanyahy muuqaalkaan . lkn ani ahaan waxaan muuqaalkaan u arkaa in uu yahay mid hoos udhigaya hamigii dhalinta Somaliyed oo waliba markii hore hooseeyay . Sababtoo ah islaam ahaan qofku markuu qaan gaaro asaga ayaa laga rabaa in uu noloshiisa ka fekero , marka sidee ku dhacee caadi iska noqo .
    Sidoo kale asaxaabihii waxaa ka mid ahay dhalin yaro ayadoo jihaad loo socdo suubanuhu uu u arkay in aysan jihaadka geli karin sababtoo ah way yarayeen , hadana weydiideen oo rag ayaa lagdan ugalay sida aad siirada ku aragteen .
    Aduunka kale dhin yaro labaatan jiro ah ayaa guulo xaqiijiyeen .ustaad omar insharna maanta wuxuu nagu wacdaa caadi iska noqda oo adoo 20 jir ah bulshadaada wax hakuu soo kordhin .
    Facebook ninka iska leh meeqa ayuu jirey xiligii uu Facebook iqtiraacay.
    Mida kale hadii aad 20 jir caadi noqotid oo Adan fekirin oo tiraahdo nolol caadi ah ayaan ku noolanayaa sidee 30 jir noqonee.
    Haddiba aad mar dhalin yaro tahay waxaa lagaa rabaa in aad guuxaga ka dhareerayso.
    Aduunka waxaa arkee 25 jir shirkad ganacsi leh marka ninkaas markuu fekaraayay ayaa isleedihiin .
    Majirto nolol caadi ah ee waxaa jirta nolol xaqiiqo ah .
    Somalia waxaa ku arkee 17 jir family kiisa oo dhan asi biila marka ninkaas haduu dhaho nolol cadi ah ayaan rabaa sidee family kaas ahaa lahay.

    • @aaminaabukar8714
      @aaminaabukar8714 2 роки тому +2

      Of Course waan kugu raacsanahy Fikradaas waayo hadaadan Fikirin oo aadan dadaal badan sameynin Sidee ki hormari karaa waa may dunida kale Cunuga 12 jirka ah maanta waxuu ka fikiryaa inuuu 18 jir ku noqon lhaaa Bilyaneer Mahadsanid

    • @susu-tl2fy
      @susu-tl2fy 2 роки тому

      Wan kugu racsanhy lakin wilkan woxow ka wada adon waxba awodin said hesku murin hana isdhihin wax ma qaban kartit

    • @shaficimohamed6481
      @shaficimohamed6481 2 роки тому +4

      muuqaalkani sida uu iila muuqdo maaha niyad jabin ee dhalinyaro badan oo daluun ka sii hoobanaysa ayuu soo celin nolosha qof kasta deegaan buu ku noolyahay waxyaabo waaqiciisu sababaan baa jira waxa kastana sabab bay ku yimaadaan hadda tusaalaha aad so qaadatay ee ah labo dhalin yaro ah wakhtigii nabiga scw waaqica ay joogeen iyo ka dhalinyarada somaliyed jogen ma isku mid baa waa may dhalinta wakhtigaa joogtay umad dhisan bay ahaayeen oo nabigi ilahay dhexjoogo sido kale waxay haysten hogamiye inagana xaaladena waa ka warhaysaa marka kale ee aad leedahay ninka facebok sameeyay isago labaatan jira ayuu facebook ikhtiraacay dee waaqica uu kunoolaa iyo keenu ma isku midbaa nin dalkiisii udhisan yahay manjah waxbarasho oo fiican haysta oo wakhti fiican soo qaatay oo isagoo lix jir ah bilaabay coding-ka ama cilmiga dhisada websityada ma jiraa qof somali ah oo wakhtigaas programmig bilaabay hadaad dhahdo sida ninkaasbaan guulihiisa xaqiijin soo waali maaha iyo qar iska tuurnimo marka uuleeyahay cumar inshaar qof caadiya noqona maaha micnaheedu ciyaal iska noqo oo iska bood bood ee waa hawlaha marka ku horyaala xooga saar lama diidana inaad yool yeelato balse yoolkaasi wuxuu ubaahanyahay aqoon iyo khibrad aqoontuna wakhti ayay ubaahantahay intaad yartahay waxbarasho khibrad kasbasho ku mashquul cilmi kasta inaad xarif ku noqoto waxay ubaahantahay ugu yaraan todoba sano ganacsi hadaad bilaabayso tobonaan sano inuusan guulaysan baa dhici karta waxaasoo dhan intaad kaboodo oo aad film iska sawirato soo waali maaha

    • @Ciyaalka
      @Ciyaalka 2 роки тому +1

      Really xaqiiqada aan arko ayaad ila aragtaa wll aniga reerka yaga waxa biila wllky oo 21 jir ah. Qofku markuu 20 ilaa 25 khaladaad sameeyo ee khibrad korodhsado 30 jirka ayaan wakhti kaga lumayn inuu tijaabooyin cusub bilaabo

    • @shamoshalka2051
      @shamoshalka2051 2 роки тому +1

      Zhp waxan kugu tix galinaya qoraalka dheer ee ad zo xariiqday.lkn wll mid ayaan ku odhan lahaa maad dareemin wuxuu omar inshaar dareemaY,manaad izku daYin inad fahanto bal waakan kaba hadle.
      Omar inshaar wuxu daremaY da'daYdi odhan in war war wayn iskaga furan yahay ay baqayan iyagon dhaqaaq zamaynayn da'dii inaga horaYzaY ama inta nolozha zaxda ku nool social media ad umay gali jirin kadib waxa ay qabtaan shaqooYin macquula oo lagu noolan karo bila war war.
      LaakiiN anaku waxanu ku fikirna sida ninka gaalka ah eed jeedo inan wax ikhtiraacno mana dhaqaaqno .
      Kadib waxanu ka qaadna sida uu wllkeen sheeqay qof iska fashilmaY isagoon farba qaadiN iyo isago is dhiibaba
      Hadapa hal talo aan idinziiYo ani ahaan wx qapzo wax qabadna abuur lkn haka fikirin inaad guul daraYzanaYzo ilhY aYa ku jaceL meel anad ka filaYn ayad ka heli karta hamigaga.wsc

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna 2 роки тому +3

    Da'deyda waa 17 lawada bilood fasaxa ee school ka intaa galin wxaa dagsaday qorshooyin oo tankeyga ka weyn markee ii bilaabate fasaxa aan is dhahay samey wee igu adgaatay saan har io habeyn ugu fakiraaye caafimaadkeyga waayay oo lawo maalin sariirta oolay Xalay bee aheyd markaa go aan gaaraye go aankaas oo ah inaa caafimaad keyga aan diiradda saaro nolol maalmeedkeygana aan maalin walpo aqrisado buugag maanta go aanka qaatay xalay qal qal baa iga galay hadane video gaan markaa daawade inaa saxsanaa ogaaday ☺❤relax jawi dagan mahadsanid wll omar
    Teeda kle been ma ahan dhalinyarada hammi ugu horeeyo ee yeeshtaan waa sidee lacag ku heli kartaa ayadoo online ama free aniga sanad kahor waa markii igu horeyse aan hammi yeelanaaye maalin dhan baa qadka kadaawanaaye sidee lacag online ugu sameyn kartaa, shaqooyinka ugu lacagta bdn waa kuwee, game yaasha lacagtu lagu helo 😂😂xasbunulaah markaa soo xasuusta waan qoslaa

  • @cabdixusen5718
    @cabdixusen5718 2 роки тому +1

    Walal cumar mahsanid, adunyada xitaa hadii aad malaayin hesho wad katagi,
    Walal cumar ilah hakaa rali noqdo sida aad dhalinta runta utuseysid

  • @fatmahassan9500
    @fatmahassan9500 2 роки тому

    Jazaka Allah khair
    منك نستفيد دائما

  • @abdirisaaqahmed575
    @abdirisaaqahmed575 2 роки тому +5

    Xaqiiqada ayaad kahadashay Allah haku xafido

  • @asmaaxmed1988
    @asmaaxmed1988 2 роки тому +10

    Inaan si dabeeci ah u nolaano oo ciyaal nimadeena ku raaxeeysano 💔12 jir ayaan shaqo ku bilaabeynaa somalia ama Africa waa ay yar thy ciyaalka in aya Ciyla nimafooda qaatan waa dhif io nadir 17 anagoo ah ayaan ku fikirenaa sidaan hormar ku gaari leheen waana wax laga xumaado waa ay buuxan ciyaal fara bdn oo ku fikiraya aygoo juhdi ka bixin in ay maliyaner noqaad insha Allah waxan rajenaa ciyalkeena musqbalka ineen sideena oo kle noqonin 💛

  • @lightuptolight
    @lightuptolight 2 роки тому +1

    Im 18 years alx ustt dadkas inan ku jirin 🥰bararujin aad i baraburijisay aadban kga mhdcelinaya more energy ayn hely runti

  • @John-st8fk
    @John-st8fk 2 роки тому +2

    Ma zha allh runtiii waa mawdooc aad u Muhim ah alle cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo wllkay Cumar inshar

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 роки тому +7

    Sax waye legend 👍keep going ❤ channelka ogansho ❤

  • @DHOOYO
    @DHOOYO 2 роки тому +24

    MaaHan been wlHi 17jir aHaa wxan islahaa 20sano mrkaad gaarto wxad yeelan doontaa maal adduun oo kuu gaar ah lkin maanta oon galay 25 Sano wxas gacanta Kuma hayo balse ma niyad jabin ee ordayaa 🤣🖐
    FashilBa Ha aqbalin sxB fursadna Haqasaarin 💯🙏

    • @khadarcaafi0708
      @khadarcaafi0708 2 роки тому

      Ana 17 waxaa is lahaa 19 sano ku guursan eega 20kii ii buxsantay

    • @mohanjr
      @mohanjr 2 роки тому

      🤣🤣🤣

    • @deeqyare8773
      @deeqyare8773 2 роки тому

      @@khadarcaafi0708
      Waaa xaal aduunyo wll

  • @SaphiaAbdi
    @SaphiaAbdi 6 місяців тому

    Thankz macalin wllhi Qalbiga iqabojisay Alle Haka jaza,id marsho 😢

  • @maxamedgeedi8623
    @maxamedgeedi8623 2 роки тому +1

    You are my motivation really Omar inshaar wax kale ma raadiyo markan youtube soo galo hormar wacan inshaa Allah

  • @EngmohamedAli-2001
    @EngmohamedAli-2001 2 роки тому +12

    Insha allah walaal waan qaatay waanadaada
    Waana ku mahadsantahay lasocodka waxa dadku ku fikiraan si aad uga waaniso
    Dhalinta waad kasbatay

  • @armaantachannel
    @armaantachannel 2 роки тому +22

    Waxa ku fudun karo inad billionare noqoto ado 15-25 u dhexeyo wa un inad isticmasha xirfadada ado ka faideysanaya aalada internet ka thanks sxp cumar OGAANSHO i liked your videos🤍

    • @idirisak7134
      @idirisak7134 2 роки тому

      Xirfada kufilan 15 waa qofkee bro 👊

    • @jonnydeep8058
      @jonnydeep8058 2 роки тому +1

      billion dollar wax yar oo afka si fudud laga sheego maad h hastya Somaliga ugu taajirsan 1 billion inysan lacagtiis ka badneen baa lagga yaaba!

  • @shukrinuur8500
    @shukrinuur8500 2 роки тому

    Masha Allah cumar jazaklllhu khyran

  • @cabdiasiisapdilaahi3328
    @cabdiasiisapdilaahi3328 2 роки тому

    Thank you walala Cumar Ishaar guul ifa iyo Akhiro baaa

  • @cixamiidcilaahi6209
    @cixamiidcilaahi6209 2 роки тому +4

    Aniga 18 jir ah nolasha guul gaadhayaa inzha Allah 🙏.

  • @cabdiqanirookey7336
    @cabdiqanirookey7336 2 роки тому +51

    Walal Waxaa Tahay Dhiiri Galiyaheyga Dhabta Ah Maxa Yeelay Video Aad Soo Duubtay Oon Cilmi
    Iga Siyaadin Majirto Insha allah Alle Ayaan Ka Baryaa In Aan Kula Kulmo Insha allah

  • @hafsamohamed5738
    @hafsamohamed5738 2 роки тому +1

    thank you wll , xiligaan la joogo aad beeey u adag tahay in aad u noolaa sida xaqiiqigaa waxaana kasoo bixi kara qofkii aaminsan wax waliba oo qadarta alle ah sugtana maalintiisa uu ku haminayo

  • @abdiasiisbidixoofficial7809
    @abdiasiisbidixoofficial7809 2 роки тому +1

    Mahadsanid wll cumar

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +18

    قال الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين رحمه الله:
    فالعمل الصالح في أيام عشر ذي الحجة ومن ذلك الصوم أحب إلى الله من العمل الصالح في العشر الأواخر من رمضان، ومع ذلك فالأيام العشر من ذي الحجة، الناس في غفلة عنها، تَمُرُّ والناس على عاداتهم لا تجد زيادة في قراءة القرآن، ولا العبادات الأخرى بل حتى التكبير بعضهم يشح به
    الشرح الممتع على زاد المستقنع ٦/٤٧٠ | الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين رحمه الله

  • @Dayr12
    @Dayr12 2 роки тому +9

    Masha.allah keep going Omer inshaar 👍

  • @mhmouabdulhi2888
    @mhmouabdulhi2888 2 роки тому

    OMAR INSHAR saxiib mowduuca taagan aa ka hadashaa جزاك الله

  • @bishaarcadaawe1954
    @bishaarcadaawe1954 2 роки тому +2

    Ma. Wall cumar inshar ALLAH Ha ku Xafido my teacher🖐️✋🖐️🙏🙏

  • @mohakhayo2502
    @mohakhayo2502 2 роки тому +3

    جزاكم الله خيرا و احسن الجزء😍😍😍

  • @abodabod9338
    @abodabod9338 2 роки тому +3

    ان شاء الله من اليوم بعد مشاهدة هذا الفيديو الرائع والمشجع سأجتهد في حياتي الدراسية،، شكرا اخي عمر مما تقدم لنا من نصائح وجزاك الله خيرا

  • @NATRE23
    @NATRE23 2 роки тому +2

    CAJIIB CAJIIB CAJIIB!!! waliga ma aragaty waliga qof kaa caawinaayo markasta caqabada markaas ku heysata Al,ustaad inshaar aad ayaad u mahadsantahay waxa tahay macalinka dhalaiyarada waqtigan lkn waa inta fahamtay in aad tahay macalinkooda

  • @mustafemaxmed2452
    @mustafemaxmed2452 2 роки тому +1

    خزاك الله خيرا أخي

  • @sidiiqmawliid7214
    @sidiiqmawliid7214 2 роки тому +6

    The BesT legend in the world 🌎 ❤ 🥰💯🙌

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 2 роки тому +3

    Insha Allah dheh walal Omar aniga ayaa kuu dhahay siniyada ah Canugaaga Allah kuu barakeeyo😇🥰😍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zakariyeiraad2212
    @zakariyeiraad2212 2 роки тому +2

    20 baan jiraa mrkaan 16 jiray aan u amaleena inaa zoo bilaabay inaan mustaqbal dheer ka fikiro riyadaydu waxay ahayd 20 mrkaa jiro inaa noqdo qof wuxuu u abaahan yahay oo dhan hysta balse xaqiiqadaa ah hdda waxaa aamin zanahay inaan fashilmay oo aanan wax guula xaqiijin🥺 lkn muqaalkada mrkaan arkay hdda waxaa zoo xazuuztay in aanan 40 jir ahayn ama 60 jir oo aan 20 jir ahay wlina wakhti hayzto🥺 hdda 25 jir aaba wakhti fog ila noqotay✌ thankz uztaad🙏

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 роки тому

    Abowe cumar inshaar saan dhan maad u qurxantahay ma u maleyn karo qofkaan inaad adiga tahay msha allh tabaarakalaah

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 2 роки тому +33

    2Reality 💯 Waxaan Layabaa Dalinyaro Rabo in eey udaqmaan Si Qof billionaire oo eey dawdeen ,lagana yabaa Qofkaas eey dawanaan Inuu 40-60 yrs jiro
    2-Dhalinyarow Ha is dadajinina Qunyar Socda Waqtigaada Wuu Imanaya

  • @mssmonday7902
    @mssmonday7902 2 роки тому +8

    Vediogan wllhi werwerbuu iga dajiyey
    Wayo 15Ayan kubilaaby in aan isku dayo in aan masuliyad Isa saro ooaan kafakaro xalka reerka yaga wxn bilaby in aan casharada isku hawlo ooaan cashar walba ubadho sifog ooaan xita inta laiiga Rabin ano leh wa in aan Mcalin noqdo 18 mlinkan ahy ee aan secondary dhameyo wyna dhacdy inaan badho lkn lay qadsn wayey wixii aan hadh yo habeen akhriyayey note garynayey wxn ogady in aany aqon buxdana ahyn anigun werwer isku dilay waiba xifaltan bdn iyo cadawad bdn oon lakulmy kala kulmy dad iga waaweyn oo wax iladhign jiry stress iyo xelad daro badn igu sababy oo still maskaxdayda raad xun ku sameyay maaha in aan casharadydz ku daalay dhibtu ee waa in aan noloshyda qoys wxyalaha kadhimn isku kucanaanty hada oo 20 kii isocdo ahyna arday jamacadedd wxn lanoolahy stress iyo xata mudada in aanan brn ladhaqanka bulshada ee qolkii aan isku xidhy iyo bugii bas aqaan alx mudada luqado bdn wabrty lkn stress ayaa idily ma aqaan dhalinyarada kale iny saathy lkn anigu hada maskxdaydu xata hafn sexdo Quran akhristo sidii inay dalntahy Aya lamoda in buuq ku furry Aya lamoda

  • @maahirag4701
    @maahirag4701 2 роки тому +1

    Masha allah Al ustaad wanku wata.
    Samey inta aad awodo noloshadane ku hormari qalinka
    Wa 22 jir ku leh waqti ba ku haray👏👏

  • @cookies4264
    @cookies4264 2 роки тому

    Waxa aa kahadashe oo dhan waa wax runa aniga xitaa iheysato
    Thanks runti social media ah waa qayaali iyo wali