Intuba waa soomali Ku darso Dooxa somaliga waa marka la tilmaamayo meel biyo mareen ah Barkaa u dhaadhac wax badan baan wadaagnaa oo ah carabigii hore Af ani jud naf kuf qamaam soor Beyaan waan ku salaamay cumar inshaar guulayso shaqo fiican baad u haysaa dhaqanka iyo afka somaliga ee wanaagsan waanu kuu ognahay waa faarax murtiile
Mudaha aduunka ee horumara waxa ugu horeeya ee ay horumariyan waa afka umadaas,hadii afkaasi aasmo bulshada asiya way la aasmi. Noolakasta hadii afka laqabto masii noolaankaro.100%wana xikmad alle 💯✅✅✅🙏
@@إبراهيمتجي hhh aad iyo aad yacni somalida dhexdeeda lahjado ama ereyo looga kala duwanyahay so ma lahan erey aad si kle u taqaan ayaan anna si kle u aqaan ama u naqaan waa intaas uun.
Masha walal arinkan wa arin loo bahna in la iftiimiyo sababto ah waxa fahmaysa asalka dadka somalidu meesha u ka so jeedo iyo xata afka somaliga laatiin lugu qoro inuu ahaa shirqool la rabay in diinta iyo nalaka fogeeyo iyo xata asalkeenii marka mawduucan intaan wa ka balaaran yahay waxa jeclaan lahaa inaad aad iyo baritaan qoto dheer ku so sameeyso mahadsanid
Masha Allah aniga Xarfaha af Soomaaliga iyo Kan Af Carabiga waxaan horbartay Kan Carabiga Ka dib iskuulka markaan Ka tagay ima dhibin Aqrinta iyo barashada Luqadeena Soomaaliga Markaas ayaan ogaaday inuu xiriirka dhaxeeyo Labada Luuqadood 💯
Mahadsanid Walalo muqalkaan qurxoon aaad nosooo duubtay.tan xishta insha Allah hambalyo 500k ilahaya idinkiisa ka badan gaaar. Hada ka hor baan maqlay sheikh cabdirashid Ali sufi ooo dhahaya waxaaa jiray dad baadiyaha daganaa xiliga nabigeena suuban .scw. afkay ku hadli jireeen wuxuu u dhawaaa in badan oooo badan afkeena somaligaa. Ilahayoow I cafi hadan khalday hadalkayga. Mahadsanid Walalo mar kale
We can’t wait for 500k 😍❤️
Sthy
Thx
So
Of course ❤️👏
I.a
فإن أردت حسن الخاتمه فإلزم الإستقامة واعلم أنها أعطم الكرامه
❤️❤️❤️❤️انشاء الله 500k
XIKMAD IN AD LEEDAHAY ANAA KU QIRAY WLL CID KALE MIYAD U BAHAN TAHAY IN AY KU QIRTO O BINU AADAM AH
Masha Allah
Intuba waa soomali
Ku darso Dooxa somaliga waa marka la tilmaamayo meel biyo mareen ah
Barkaa u dhaadhac wax badan baan wadaagnaa oo ah carabigii hore
Af ani jud naf kuf qamaam soor
Beyaan waan ku salaamay cumar inshaar guulayso shaqo fiican baad u haysaa dhaqanka iyo afka somaliga ee wanaagsan waanu kuu ognahay waa faarax murtiile
500K Congratulations 👏
كلكم راع ومسؤل عن رعيته
Allaah xilka hakugu Ustad Omar Inshar
Finally we got it 500K
Ogaansho team go head❤🎉🎆💖✌
Haa
@@musdhafxasan5324 ❤✌💖🎉🎇🎁
Hmblyo 😍😍
I.a
@@ubeymohamed6119 done
ماشاءالله تبارك الرحمن شكرًا waan ka faa’iidnay noo soo badi barnaamijkaan oo kale mahasanid
Qof aan waxbadan oo nolosha ah ka faaidey oo iga iftiimiyey nolosha ilaahay ha nagu kulmiyo janada amiin
والله رائع يا اخي العزيز الله يجزيك
Mahadsanid cumar mawduuc faaido wacan
Baaldi iyo dalow af soomaali baan u heeystay..xafiis...dariishad..batari..qarsho..dhaqtar..ereyadaas oo dhan waan adeegsadaa maa shaa Allaah lahjadooda waa fududahay.
Masha Allah brother. Keep up the good videos and congratulations! Almost closing on 500k!
First one coment
Afsomalia iyo Kiswahili
Derewal - dereva
Xafis - Ofisi
Dariishad - derisha
Daqtar - Daktari
D iyo R isma raacdo afsoomaaliga mrka malaha “Darawal” ayaad jeeda😆😆
Gaarigana gaari bay dhahaan
Dhaqtar weeye mahan Daqtar.
Xafiis weeye sidokale double “ii”
Saxan saxani
Xafiis* Dhakhtar*
Congratulations bro omar ishaar 500k subscribe ❤❤❤❤
1 dariishad
2 baaldi
3 darawal
4 xafiis
5 batari
6 qarsho
7 dhaqtar
intaaas waan fahmay ogaansho nin wax bdn noo faaideyo like saar qoraalkaan
Qarsho Waligey Ma Maqlin lkn Ereyada Kale Dhamaan Waa Kasaayaa Ustad Omar si kal Iyo Laab ah Aya Ku Salamey ustad
Masha Allah dhamaantood waa wax aan adeegsido laakiin maxaa sababey tallow ma xariirba no dhexeeye mahadsanid Ustaad hore usoco
Waxaa gaarnay 500K subscribers congratulations wll ❤❤💯💯
Congratulations wll
ماشاء الله يا اخي عمر ♥️♥️♥️
M.a m.c cumar inshar inta aa shegtay dhamntoda sas aa ukasaa alx isku mid nahay
Wll qlli dhanka kubada cagta nooga soohadal ee dalka qatar akadamiyadaha kubada cagta ee kuyaala dalkaa🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
1)Baaldi=Baaldi✅
2)Dareewal=Dareewal✅
3)xafiis= xafiis✅
4) Dariishad=Daaqad
5)Bqytari= baydari
6)qarsho=caagad
7)dhakhtar=dhakhtar
From: burco
WALAL MAD KASOO HADALSHID "DR AAFIA SIDIQUE"
FADLAN
Qadar and somali 💪
Ma isku dhawo dhaimon 💎 iyo 💩 saan aya klanhney😕😕
@@lolboychannel8028 yaa ula jeeda 💩 ?
Topic aad soo galiso ima dhaafo lkn ashtako ayaan ka ahay kan waayo wax saa uwen oo laga faaiido malahan hore uso akhi omar guul
Mudaha aduunka ee horumara waxa ugu horeeya ee ay horumariyan waa afka umadaas,hadii afkaasi aasmo bulshada asiya way la aasmi. Noolakasta hadii afka laqabto masii noolaankaro.100%wana xikmad alle 💯✅✅✅🙏
Cumarow waxaad mowduuc kasoo sameysaa garomada lagu qabanayo kobka adunka ee qadar🙏🙏
masha Allah nus million waad gartay Hambalyo wll Omer inshaar ❤️🎂🤍
Omar walaalkeey hambalyo ألف الف مبروك 🎉 hadaa nahay walaalaha kugu xiran waxaan kuula farxaynaa guusha aad gaartay inaan inaga gaarnay oo kale horay u soco oo hankaaga gaar mar labaad iyo mar sedexaad ba hambalyo ربنا يبارك فيك ❤️🎉❤️🎉❤️🌺🌸🌺🌷🌹💐🎉😍🎉🌸🌹❤️
Hanpalyo wall cumar ishaad 3samo iyo googa ayan muuqalad ku xidhnaa man sha Allah 500k
Hormar wcn sxb 🇸🇴🚀
Wan sii hormarsady hambalydyda wll cumR inshaar👏👏👏👏
Maasha allah sh cumar inshaar
Alle ha ku barakeeyo akhi kariim
Dariishada ,baaldi musbaax xafiiska 👍
Ku Sali Xabiibka 😍Scw
Soon 500k congrats 💖🎉🎈🎊
499K subscribers hambalyo horumaris ah welcoming of 500K mi pro Omar inshaar💯💯
Haaaaa hanbalyo wl Omar inshar
COMING SOON 500K SUBSCIBERS insha allah🎂🍨🎆🎉
Doha Qatar waxan ku so nolaa ku ilaah kuda aad iyo aad utira badan adonkama waxan kugu jeclahb doha🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦❤️💐💐
Mu,alim Omar insher Qof inbdan dhalinyarda aad ufahansan Fahmaayana mowduca Ey Aad Ujecelyihiin mahdsnid Wll!!!
Mahadsanid wll Omar. ❤
I can't wait 500 k subscribers 😍❤
Ma ada klya 😂😂wr Somalidn dya
Ustad inshaaraw wll dhanka kubada cagta nooyar saar dhankeeda wll
لو سمحت waxa aad nooga soo warantaa akadamiyadaha kubada cagta ee dalka qatar
inaa ku biirto miyaa rabta akdeemiyada kubada cagta khadar
omar inshaar waan rajeyna in aad mar uun soo gaari doonto kenya nairobi insha allh maadaama aan ahay dadka sida dhabta ah ugu xiran chanellka i hope insha allh waad imaan doontaa insha allh
Walallaaliin🤣🤣🤣. waa run. Walallaaliinta soomaalida way ku badantahay.
CONGRATULATIONS 500K ustaad omar
Hambalyo uga danbeyn waxn garny 500k insha allh ka bdn alle nagaarsiyo
Man sha allaah walal omar inshaar⚘❣✅
Wow walaal omar 👏👏👏👏👏
lhanks
Inashaar zxp waan ku slmy 🙏
Ya farax 😂😂😂😭😭😭dariisha dariisha hhhh waan usoo xiisa ogaansho
Walhy waa mawwduuc layaable ogaansho legend one love😍❤
𝚑𝚊𝚖𝚙𝚊𝚕𝚢𝚘 500𝙺 𝙱𝚛𝚘💎
First view 😍 ✨ ♥
Congratulations 500k 👏 ogaansho family 👪 ❤💙💖♥
Guul Omar inshaar 500k
شكرا لك
Puntland dareewal ban uga naqaan ustaad
ma moodaa dal gara
@@إبراهيمتجي hhh aad iyo aad yacni somalida dhexdeeda lahjado ama ereyo looga kala duwanyahay so ma lahan erey aad si kle u taqaan ayaan anna si kle u aqaan ama u naqaan waa intaas uun.
Puntland mudug darawal baa u naqaan
Ereyaadaasi asalkoodu waa ingiriis tusaale: Xafiis wuxuu ka yimid Office, Darawal wuxuu ka yimid Driver. Dhakhtar wuxuu ka yimid Doctor waa aragtidayda
waad qummantahay.
Hambalyo 500k walal omar inshar👏🏾🙏✌️
Masha walal arinkan wa arin loo bahna in la iftiimiyo sababto ah waxa fahmaysa asalka dadka somalidu meesha u ka so jeedo iyo xata afka somaliga laatiin lugu qoro inuu ahaa shirqool la rabay in diinta iyo nalaka fogeeyo iyo xata asalkeenii marka mawduucan intaan wa ka balaaran yahay waxa jeclaan lahaa inaad aad iyo baritaan qoto dheer ku so sameeyso mahadsanid
macalin omer inshar
Hambalyo 500k
Intaas iyo kabadanba waad uqalantaa wll omar inshaar 😍
Waa Carabi Qadiim, kelmadaLibaax baa ka mid ah!
Masha Allah aniga Xarfaha af Soomaaliga iyo Kan Af Carabiga waxaan horbartay Kan Carabiga Ka dib iskuulka markaan Ka tagay ima dhibin Aqrinta iyo barashada Luqadeena Soomaaliga Markaas ayaan ogaaday inuu xiriirka dhaxeeyo Labada Luuqadood 💯
Masha allah brother 🙏❤
500K Hambalyo hormaris ah wll OGAANSHO
Hada 1million
OMG .M.alh 500k ogaansho walal gorusocd aya kurajeyna
I.alh 1million
Msh Allah mahadsanid wllo Omar waxaana kugu halbayeynayaa half million
Omar mohamed inshar Guushu Marnaba Ma dhammaato 500k Inshalaa Inkabadan kuu rajaynayaa
Wsc WaLaL Cumar Mufakir Somaliyed 🙏
Wan meeshan ka salamayaa team ogaansho iyo cumar inshaar Asc
wcs wllo
Dariishad
Baaldi
Dareewal(annagu dareewal ayaanba dhahnaa)
Xafiis
Baytari.
QARSHAD waxaan u aqaanna dhalo uun
TAKHTAR
Keep going zhp ogaansho legend
Asc astaan movie waa idiin salamay salan ka dib intee idinkala xiriira waa idiin baahna walal
Yay soon halfa million ye cmmn omar 🥳🥳wanban kusi hambalyeeyay iga haysa
Haa Baaldi sifican iyo darishad sifican ayan uaqana baaldi xolaha ayan ku warabi jirnay Somalia 🇸🇴runta kuligod wan aqana erayadas odan cumar inshaar mahasanid carabta wx badan Aya wadagna wliba yamant sida muufo tinaar bagal iy wx yaabo badan 💯👍🌹
Yes waa run waxaad sheegtay oo dhan
Yaa cumar mash alh 500k
Mahadsanid Walalo muqalkaan qurxoon aaad nosooo duubtay.tan xishta insha Allah hambalyo 500k ilahaya idinkiisa ka badan gaaar.
Hada ka hor baan maqlay sheikh cabdirashid Ali sufi ooo dhahaya waxaaa jiray dad baadiyaha daganaa xiliga nabigeena suuban .scw. afkay ku hadli jireeen wuxuu u dhawaaa in badan oooo badan afkeena somaligaa. Ilahayoow I cafi hadan khalday hadalkayga. Mahadsanid Walalo mar kale
Congra 100% 500K
Thanks ustaad Legend
Soo badi موضوعان
Wac Walla nosarasabistigarab😥🙏
Anigaa xita oganshow derewal uaqanab😁sidey uaqanan
Dariishad waaxay🤔
From jamhuriyadda barakaysan
hambalyo wll 500k ❤❤❤❤❤✔✔✔
waan dhegesta casharadaada, LUQADDA HINDIGA WAXAA LAGA HELA EREYO BADAN OO AF SOMALI AH,, fadlan wax ka ogoow no so bandhig.
شكرا لك اخي الكريم
Uni hoo rahaweyn eni ,qarsho,may ikasaane ,aag bii, eh . Cumarow
Waa fcnaa
Hanbalyo ustaad omar inshaar half million subscribers
Congratulation legend 500k
استمر يا بطل وايضا كلمة بنجر gaadhi banjaray
Ma sha allah wa sax walalo 👍👍👍❤❤🥰
CONGRATULATIONS SIR FOR HALF OVER MILLION 👏 🙌 👍
Qatar 🇶🇦 20 ayaan ku noolaa ciyaal qatari ah ayaan iskuul lasoo dhigtay waana sax hadalkaaga
Wcz omer inshar
Omar congratulations 🎊 half million
Concoratilons wll omar inshaar 500👏👏🙏❤
500k iyo wax ka badan waad u qalanta ugaas ✊🏼
HambalYo ogaansho 500k Hormar wanagsan BroTher