Omar Ishar, anaa Bangladesh tagey wax ka soo bartay kana soo noqdey, Visa ayaa loo qaataa One Year ah, laga yaabaa in aanan ku eegin bilaa visa thanks.
InshaALLAH mar ayuu noqon doonaa 5 passport ee aduunka ugu sareysa la iskagan gooshi karo aduunka oo dhan waa hadii aan dadaalno oo aan dhabar iyo maskaxba ka dhididno Somalia ha noolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪
maxa buufis ku gilinyo lacg la iska raba safar wa lacg. ani pasport Europe hyesta adunka dhan ku adi kara sas tahy waligey kuma safrin hhh marka 2 jer laga reebo
xog aan u baahna weeye ku mahadsanid ustaad turkey ga ayaan kaa soo salaamayaa. arimaha ganacsiga qurbaha lagu bilaabo karo karo qiyaastii $1000 iyo lamida ayaan jeclaan la lahaa inaad muuqaal ka soo samayso goor kale. ramadan mubarak.
@@omarhassan2826 sida aan kuu sheegay safaarada hadii ka dalbato waa $60 laakiin hadii musuq iyo dad wax isdaba mariya aad ka dalbato waa intaas aad sheegtay. khadka ayaad ka ogaan kartaa qiimaha visa visaha booqo website ka safaarada ama cagahaaga ku tag safaarada nairobi ee turkeyga form online ah oo la buuxiyo ayaa jira kadib la daabaco oo safaarada loola tago $60 na la bixiyo kadib wakhti ayaad sugaysaa.
Walaalo waa ku mahadsan tahay. Waana dareemin inaa tahay qof arkaya waxa maanta aan aduunyada ka nahay. Dad baa ba ay hadaad aragto. Waa dad basaboorkooga xaquuqdiisi dulmiyay. Kana jecleystay reer Hebel. Caalamka oo dhan si xora baan ugu tagi laheyn lakiin somaali qalbi madow qabiil aduunyada ha kula tartansiiyo. Mahadsanidin
Bangladesh aniga ayaa tagay viza adigon wadan ma tagi kartid Qatar iska daa bal aad ayey u adag tahay sido kalana Maleysia marka aad aadeyso viza ayaad soo apply gareenee website kani been ayuu sheegayaa si fiican u baara hdt i aamineynin somali mohamed😍😍👍
Somali wa dad aad u xun inaa macluumaadkan o kle usoo gudbisid wa qalad wayo wxa laga yaabaa in wadamadas inta tagan ey dhib u geystaan sida wadankoda ey dhibka ugu hayaan o kle. Passport kanah ey sii ceebeeyaan.
sixitaan ma ahan lesotho wadanka baasaboorkiisa ugu xooganyahay waa kan 5aad
ua-cam.com/video/8Fmkd16gunw/v-deo.html
Shukran
Omar Ishar, anaa Bangladesh tagey wax ka soo bartay kana soo noqdey, Visa ayaa loo qaataa One Year ah, laga yaabaa in aanan ku eegin bilaa visa thanks.
Asc passport koowaad ee ugu qiimaha badan wadankee waye
Asc: Omar Inshar sxb waxaa inoo diyaarisaa mandiqadda kareebiyaanka la dhaho MAHADSANID!!!!
Sxp adoo rali ah passportka ethiopia iyo kenya halmar nogaaoo wran
Hadii hooyo MCN jeceshhy like Isar
Tnx o.inshar😍😍😍😍😍😍😍
Masha allllah hooyo qli
Kaaly Hooyo Iyo Maxa iska quseeya video gan.
@@lifewithhappinessandfun3914 😂😂😂😂😂😂
Alle dalkeena haynoo xasiliyo🇸🇴💐💐
Aamin
Aaamiiin
Gumaysidiid Tube amiin amiin
Allahuma Aamiin
Madacikarto
Asc Ramadan mubaarak
Mahadsanid oomaar inshaar
Nabiga ku sali scw
S.C.W
Faadumo Xaaji yusuf S.C.W. S.C.W❤️❤️❤️❤️💖💖💖
Scw
Scw
SCW scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Haa san idheh bal saka ilaa hada waa yabana يارب لك الحمد والك شكر i love you me country 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Muslim mataahy fadlan like isar
Yees cawa ana ugu horeyay waligay uguma horayn fadlan inta igu xigta like
Turkey
Qatar
Malesia
Our brother's
Time will come I.a we will never forgot yoy
Beenta jooji.
Turkey, Qatar ma lagu tagi karo fiiso la'aan
Thanks wlal cumar inshar Inta vedio gan dawanesa like isara ❤
Congratulations Somalia 🇸🇴 people 😮 peace and life 😍👏
Waxaas dhan waxaan ka doortey
Dalkeega hooyo🇸🇴
Sidee layeela leskaga dulqadana
InshaALLAH mar ayuu noqon doonaa 5 passport ee aduunka ugu sareysa la iskagan gooshi karo aduunka oo dhan waa hadii aan dadaalno oo aan dhabar iyo maskaxba ka dhididno
Somalia ha noolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Waad riyoonoosa Zahra
Waa runtaa walahi hanolaato Somalia
Aaamiin
@@theclicks7134 Adoo heli kara inaad tiraaahdo Aaamiin
Maxaa murankaas ku gashey wll
Amin jazakalahu kheyraa
Shukran ustaad fadlan noo sii badi mawducyadi kaga hatli jirtey wadamada caalamka ogaansho
Buufis aaba igalay markan ogaaday inta lugutagi karo
🤣🤣🤣🤣🚶♀️
maxa buufis ku gilinyo lacg la iska raba safar wa lacg. ani pasport Europe hyesta adunka dhan ku adi kara sas tahy waligey kuma safrin hhh marka 2 jer laga reebo
Shaacira Official shukran
Naa xishoot shib ala kaa dhig.
Waaaw juzor maldiiv wa lagu tagi kara اهم شي جزر مالديف😍يعطيك العافيه اخوي على المعلومات الحلوه
Maldives maxaa laga qabanaa?
😅
@@MohammedAhmed-py4rk waa meesha ugu xeebta iyo dalxiiska qurxoon 30 milyan booqatay 1 sano gudaheed
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته احييك بتحية الإسلام رمضان مبارك يا اخي
Asc all walalaha Somali 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Ramadan kariim
Somalia 🇸🇴 ya noolaato I love my country ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
Thanks 🙏 So much Shp omer
Shp Xalqada danbe Wxaad Ka soo hadaahaa Burburka Dalka Ciraaq
Mhdsanid ustaad omar inshaar
War bixin muhim ah lana wadaagty
Love somali From somaliland
Halihii sooman like isaara fadlan wlley
Mahadsanid sxb Omar dadaalkaaga waan ku raaxesanaa ka faa'ideysigiisa
Shukran Omar 🇸🇴👍🌐🌏🌎🌍✈🛩🛫🛬👌
جزاك الله خير اخي 😘
WLL PLz zriLanka war pixinteda Maka helayna
Dalalka (visa free'ga ama on arrival'ka) ah badankoodu waa dalal dalxiis, soomaalida badankooduna basaboor waxayba u qaataan 2 arrimood middood
1) inay xajka ku taagan 🕋
2)inay Maleesiya,Suudaan, bagistaan, hindiya,Bangladesh, Turkiga.... waxbarasho u tagaan,
Maba u haystaan in basaboor soomaali lagu dalxiisi karo.😁😁
ına Samaale you got it wlah bro ahahahahah
Waalhai waa WA runta aanu waan haysaa aduunkoo dhan baan Ku marayaa inchaa allah
Bangladesh Tabliiqa besaa loo ogolyahy inta kale from kenya kasoo saartan
passeportka Djibouti 🇩🇯🇩🇯noo sheeg ustad
Mahad sanit cumar
hamzeh robleh
Djibouti passport keeda waa qaali kisto Somalia wuu dhamaa dad bdno heesta aqanaa wll
xog aan u baahna weeye ku mahadsanid ustaad turkey ga ayaan kaa soo salaamayaa. arimaha ganacsiga qurbaha lagu bilaabo
karo karo qiyaastii $1000 iyo lamida ayaan jeclaan la lahaa inaad muuqaal ka soo samayso goor kale. ramadan mubarak.
Turkiga wll viisahisa maqa malinba laguhela meqasawaye waxan joga kenya
@@omarhassan2826 safaarada ama qunsuliyada hadaad ka codsatid waa $60
@@huseenabdirashiid8386 lexkun o dolar
@@huseenabdirashiid8386 miya wll
@@omarhassan2826 sida aan kuu sheegay safaarada hadii ka dalbato waa $60 laakiin hadii musuq iyo dad wax isdaba mariya aad ka dalbato waa intaas aad sheegtay. khadka ayaad ka ogaan kartaa qiimaha visa visaha booqo website ka safaarada ama cagahaaga ku tag safaarada nairobi ee turkeyga form online ah oo la buuxiyo ayaa jira kadib la daabaco oo safaarada loola tago $60 na la bixiyo kadib wakhti ayaad sugaysaa.
Asc Ramadan kariim dhamaan walaalaha mahadsanid OGAANSHO war bixinaha Iyo xogaha wax ku oolka ah ee aad noosoo gudbiso siiwad waxaa tahay nin wax tar u ah bulshada kana shaqeeyo baraaruga Iyo dhiiri galinta horay usoco jazakalaahu khayran.
Masha Allah jazakalahu qeera 🇸🇴
Shukran Cumar waan kaaga mahadcelinayaa dadaalkaaaga
Mhadsanid zxp cumar
Waa sax Malaysia ixtiram ayan ku heesanaa Alhamdulillah. Arday wax kabarta ayan ahay
Mahadsanid walaal. ❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤
Thnks my dear brother and friend (Omar Inshaar) wanku jecelahay sxb waxan ajay mid kamid ah dadka aad kula socdo so give me heart love❤❤😘😘❤❤🖐👋👋👋
Wall muqaalkaan waaan kaaga mahad celineena waxad sii badisaa inaa sameeso muuqaalo kale oo sidaan cml aad kaga hadleeso taariikhda dalka soomalia waayo waxaa jiro dad qurbaha kushay oo chanelkaaga kuxiran mahadsanid omar👌
Anaa ugu horeeya maanta walalke omar baraka laaah
wad mahd santahy wll omar inshaar
SOMALIA❣
Salaan sare from Germany 🇩🇪
wll maad wadankiin uso labatan. Strss baa nii ediilay yurub cayrle qaadatani gur yahad iskajogtani. Plz wadanka uso labtaa
Sxb waxaan jiraa 16 wax dib ah magabo. Waad maxadsanthay
Walalkeey ayaa ku tagay lantiin America wuu ka shaqestaa
شكرًا يا اخي انا أحب الصومال
Hadaad Passbort Somali hey sato like saar
Waaa wadama yar yar marka laga reebo maleysiya masha allah aad baan ugu farxay in bossaporkiino oo dhaamo saan u muudayey
Ustaad sax wye bangaladesh ana joogo
السلام عليكم ورحمة الله رمضان كريم .
Waad kumahad santahay walle cumar inshar sida aad had iyo jeerba aad ugu hagar baxdid dadkaga say uhelan xog anfacda MAHDSANID
Inti farxad iyo khayr ku afuray like 👍
Mahad sanid walal Allaha Ku barakeeyo
Mashallah
Wankuusary wil
Masha allah, waad Mahadsanid walal.
mansha llh wll ogaansho.
Mahadsanid wll omer inshar ha lays taagero oo ha lays dhiiri galiyo siba ahaan dadka somlida ah ee wax ino so gudbiyo runti dad badan waynu gaadhi hadaynu is garab qabsano sida darteed chanalkaygan waxan so dhiga vidoes qiimo badan insha allh wada socod wacan walalyaal
Waxa ii Farxad aH in aan wax pdn ka Vaaiido ChanneLkan Ramadan mupaarak dhaman inta argta QoraLkyga🇸🇴🖤
Horumar wacan Somali gul
Adoow uwanaagsanaay mawduucaan walaahi waa muwduuc wanaagsan waana sugeynay
First commenter Like haleeygu sharfo asxaapeY
Ogaansho waan idin salaamay
Thank you ustaad omar wllhi wn sugaayey thanks
Barakallah fik brother, can we also have a video of the Djiboutian passport please.
📺📺👍👍📺📺 Somali guuuuul
Teacher waan ka helanay noo soo baday
Masha allh wll waxaan kaa codsanaya bagastaan inaad ka hadasho
Ramadaan mubaarak dhamaantiin umada islaamka ahaw
mahadsanid ustaad cumar
Aad iyo aad ayaan kuugu mahadcelinayya sxp
Thanks
Thank you wll mcn🥰😍❤💥💯
Mahadsanid o
Mahadsanid sxbky Omar
Kii ugu horeeyey baan ahay
Masha allaah wadamo ayaba naga hoseyo wan kufaraxsany inta dhimim wey iska imane bassoprka belguime ayan haysta hada sidas eytahy iskuma arko qofku qanacsan 🇸🇴🇸🇴
Qofki kowad Ramadan kareem all ❤️❤️
Ogansho Malaysia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mhdznid omar inshar sida wngzn aad noga ajiBtay dalabkayaGa aniga iyo intii kale danaynaysaba sido kale zhp mcn wad kumahadsantahay Waqtiga aad usoo Hurtay iskusoo dubaridkii barnamijkan omar inshar zhp mcn wxn dalbanaya inad sii labaLabto dedaalada ogaanshaHa dunida aan Hore kaaga badaranay AdiGoo soo xiganaya ilo lagu kalzoonyahay
Mhdznid wll
Walaalo waa ku mahadsan tahay.
Waana dareemin inaa tahay qof arkaya waxa maanta aan aduunyada ka nahay. Dad baa ba ay hadaad aragto.
Waa dad basaboorkooga xaquuqdiisi dulmiyay.
Kana jecleystay reer Hebel.
Caalamka oo dhan si xora baan ugu tagi laheyn lakiin somaali qalbi madow qabiil aduunyada ha kula tartansiiyo.
Mahadsanidin
Inshaa allh waan noqondoonaa
Shukran wll omer inshar
Lkn Wll hadalka soogaabi, kuna koob mawduuca adoon qalad ii fahmin.
Hadalkiisa waa mid uu wax nagu fahmsiiyo jooji dacayadadda adigoo raali ah
War sxb mcn waaad mahad santahay dominica aaan ka dega sanadkan haddu dhamado insha.allaaah
Matagtay pro
mahadsanid ogansho
Waa arin wn gzn zxp omar inshar wxaan jclan lahaa inaad ka hadashid wax barashada malaysia sidaad uga hadashy bangaladish io turkey
Madamo ay malyasia visaheda free yahy tankz
Ogansho aadbaad ugu mahadsantahay macalumadka
Asc ustd cumar ad ayd umahadsan thy wxn ka codsan in aad barnaamijada dhiira galinta badiso oo taxano ah mahadsanid
Msha allah tabaaraka allah allah nagaarsiiyo meel kasareysa
Mahadsanid aad baan waxbadan kaaga bartay
waa wax fiican inaan lasocono passporkeena Thanks Wlll cumar inshaa
Jazakallahu qairaa akhi
Walal mahadsanid wa maclumaad iga maqnaa
Asc ramadan kariim soomaaliyeey intaa kadib wllo Omar inshar waxaad kasoo hadashaaa itoobiya sababta ay ciidamada badda u samaysanayso iyo maraakiibta iyadoo lahayn wax bad ah ilaahay haku xifdiyo wlkeyga qaaliga ah noolow in badan mahadsanid
masha allah bro hore u soco waxad so dhigta video aad iyo aad u fiican
zxb waxa kale oo dhan waa sax
lkn bangaladesh visa ayaa loo baahanyahay
anaa arkay
intaadan tegin kahor weliba
Mahadsanid ugaas wuu anfici warbaxintani dad badan insha allah
Niyahaw kan shangahai wax nooga sheeg insha allah
Waa qof ka haysta passport jineefa
Passport ka soomaalia waxaa meshaan dhigay waa dadkiisa oo ka faanayo inay qaataan passport kooda iyo jinsiyadooda
Soomalidu waa dad socod badan oo meelkasto oo dunida ka mida way tagaan haday passport kooda ku sabri lahaayeen oo ku faani lahaayeen manta meel wanagsan ayuu gaari lahaa
badalka aad passport Kenya Ethiopia Emirates etc aad qaada lahayd maa kaada qaadatid oo dhulka ka qaadid
Anu waan qaatay
Bangladesh aniga ayaa tagay viza adigon wadan ma tagi kartid Qatar iska daa bal aad ayey u adag tahay sido kalana Maleysia marka aad aadeyso viza ayaad soo apply gareenee website kani been ayuu sheegayaa si fiican u baara hdt i aamineynin somali mohamed😍😍👍
Masha allah Malaysia hanoolatoo
Cumar ishaar aad ayaad umahadsantahay , waxaan Jeclaan lahayn in xog ka ogaano sababta wadamada qaar fiisa LA aan loogu tagi karo baasaboorka Somaliya macnaha xidhiidhka Caynkaasi ah ma Abaal ay Somaliya hore ugu gashay wadamadan miyay noqon kartaa fadlan mowduucee
Mahadsanid Aquuuya
Somali wa dad aad u xun inaa macluumaadkan o kle usoo gudbisid wa qalad wayo wxa laga yaabaa in wadamadas inta tagan ey dhib u geystaan sida wadankoda ey dhibka ugu hayaan o kle. Passport kanah ey sii ceebeeyaan.
Hadii aad jeceshahay in hesho passport somalia ah Aniga Cml Plzzzz Like Isaaar👌👌👌👌
asc ustaad su,aal visa alectronic wabsite kee lagaa dalbanayaa
Tnx you
SOMALIA👉💪👈🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Thnksa
Malaysia rabaaa bln inan aado rabaa illhow ii rumeè hamigyga yaa rabbi waa ramdne