Deg Deg Ibrahin Caydiid Oo Fashiliyey Xaqiiqada Shirka Turkiyga & Shirqoolka Geelle

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Deg Deg Ibrahin Caydiid Oo Fashiliyey Xaqiiqada Shirka Turkiyga & Shirqoolka Geelle
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

КОМЕНТАРІ • 73

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 3 місяці тому +18

    Ibrahim Caydiid ilaahay ha xafido isaga iyo Somaliland inta jecel oo dhan .

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 3 місяці тому +6

    Xirsi. Ta. Uu. Wado. Waa. In. Lala. Xisabtamo. Weeye

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 3 місяці тому +6

    Xirsi. Hadii. Laga. Qaban. Waayo. Ama. Laga. Hortagi. Waayo. Markale. Ayaa. Lays. Weydiin

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 3 місяці тому +11

    wax kasta waxa ka wen waa ilaahey allah ayan talo saranay soomalilnd wey guleysan doontaa cadow gaanu ha jabo aamiin aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 3 місяці тому +5

    The only good way to destroy his Party is for Somaliland people not to vote for the Wadan party and its leadership. Hersi and his Party must be stopped by any means.

    • @Sam-t4p4r
      @Sam-t4p4r 3 місяці тому

      Absolutely 💯

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 3 місяці тому +5

    Xirsi waa khaayimal Wadan ee ilaahay ha ka qabto isaga iyo kuwa la macak ah oo dhan .

  • @abdirashid9652
    @abdirashid9652 3 місяці тому +4

    Xirsi wa faqash alshabaaba

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 3 місяці тому +4

    waa ayan daro ween oo dadkenu watan wana mid laga xumado

  • @abdirashid9652
    @abdirashid9652 3 місяці тому +8

    Caydiid wa muwaadin saxa

    • @AHMEDIbrahim-jb5yw
      @AHMEDIbrahim-jb5yw 3 місяці тому

      Gudomiya Xisbiga Wadani XIRSI XUMANTU UU HAYO MUSE BIXI CABDI AYU DALKA CADOW UGA NOQDAY MARKA WAXAN UU ARAGNA NIN AN HADAF LAHAYN OO HUNGURI KA DORSADAY WADANKISA KANA XUUN CADOWGA ARINTIKISA MEEL LASKA DHIGO MALINTA AQOONSIGA LA HEELO SHARCIGA LALA TIGSADO ISAGA IYO ASAAXABTISA DALKA JOGTA IN CADALADA LA MARIYO WAYO QAYIN QARAN WAXA KU WAJIB AH WAQTIGA INU LINTA KU CABAN JEELKA MANDHEERA ILA INTA WAQTIGA UGA HADHAY AYA HABON

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 3 місяці тому +3

    Wll aad iyo aad yaad u mahadsantahay sida tafaatiran ee ad xaqaaiqa uga hadashay. Thank you so much for your in-depth analysis Abt the prevailing situation.

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 3 місяці тому +5

    𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐧𝐨𝐨𝐪𝐨𝐭𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐠𝐚𝐠𝐚𝐝 𝐱𝐚𝐟𝐚𝐬𝐡𝐭𝐚𝐲

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 3 місяці тому +3

    𝐢𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐲𝐝𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐦𝐚𝐲 𝐧𝐚𝐚

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 місяці тому +2

    Heshisku wa mid hirgalaya
    Turkiguna ma joojin karo
    Jabutina jsl xidhidhka ha
    U jarto dagdag sland gul

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 3 місяці тому +2

    Aslcaleykum xirsi ciro wadani maxamuud xaashi waa cadawga umada Reer Soomaaliland cadawgeenu adeegsado sida ina guled . Intaba waa in jeelka la dhigo soomaaliland cadawgeena ilaahow jebi aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi guuleysta inshalaah umada Reer soomaaliland guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah guuleysta alaahu akber alaahu akber alaahu akber alaahu akber aamiin yaarabi guuleysta inshalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed9022
    @cabdiraxmaanmaxamed9022 3 місяці тому +3

    Ibraahin waa siyaasi weyn waxbadan gara aya

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 3 місяці тому +1

    Ilaheyow jeebi cadowga SOMALILAND 🤲🤲🤲

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 3 місяці тому +3

    Illahayow adaa awood lehe naga qabo cadawga gudaha iyo ka dibada ba cidhibtoda allah hagooyo

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 3 місяці тому +1

    Allah hajabiyo cadowga Somaliland Melkasta ooy Joganba. Aamiin Aamiin.

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 3 місяці тому +1

    Guuuul somaliland guuuul inshallah amiin amiin amiin 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Qorsho
    @Qorsho 3 місяці тому +2

    Ilaahow xifdi qaran ka somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 місяці тому +1

    waa markii labaad ee cawil somaliland meeshay joogtay ka raro uu barwaaqo u raro mashallah !!!!!!!!!! from saylac waanu jecelnahay in dagmadu ku birto magaloyinka dakhliga sameeya kana faayido 10% of the somaliland budjet lana target gareeyo ethiopia electricity and DDS oil exportations in saylac

  • @suadasmar6821
    @suadasmar6821 3 місяці тому +1

    We support Somaliland all the way God bless Somaliland ❤❤❤

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 3 місяці тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐛𝐚𝐛 𝐱𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐭𝐨 𝐦𝐚𝐲𝐧𝐮 𝐤𝐚 𝐧𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐧𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚 𝐧𝐚𝐱𝐚𝐲𝐧𝐨😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 3 місяці тому +1

    Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha xafiido guul iyo goobanimo somaliland iyo inta jeecel wadankooda somaliland

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 3 місяці тому

    Somaliland' 🇭🇺🇭🇺 Ethiopia 🇪🇹 guuu lyo gobanlmo 🎉🎉🎉🎉 hanbalyo ✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️👌👌👌👌👌👌👌 music 🎶🎶🎶 viva Somaliland 🎇🎇🎇🎇🎇👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @warss11
    @warss11 3 місяці тому +3

    ❤️🌺❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 3 місяці тому +1

    Ina Cumar geele waa nin 6 dii sacadood faashada oo labadii todobaad ba ilmo yar oo saqiir ah dhigooda loogu maydho. Anigu ma odhan lakiin waxaa arinkaa hore u shaaciyay nin jibutian ah oo dalka masaafur uga maqan. Ta kale waxaan doonaya in umadda reer Somaliland khaasatan reer Sheekh Isaxaaq waa inay hurdada ka kacaan oo gamcaha isqabsaan oo cadawgeena meel looga Soo wada jeestaa.

  • @abdihassan6932
    @abdihassan6932 3 місяці тому +1

    Xirsi ma afhayenbu u yahay Geele mise xisbi somaliland ah ayuu maul u yahay

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 3 місяці тому +1

    Xiirsi waa adeerkay waana baastar waa in haabar jeecelo haabata

  • @XY-kx6cy
    @XY-kx6cy 3 місяці тому +1

    Maaha dawlad iyo madax lagu kalsoonaan karo Somalia. Sidaa darteed ayaanay dawladaha caalamku u aaminikarin.

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid 3 місяці тому +1

    Guuuuuul soomaliland masha allah Ibrahim ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AwaleAbdilahi-c1x
    @AwaleAbdilahi-c1x 3 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 3 місяці тому +1

    Ibrahim Caydiid Geesi qaran difaca Qaranka usoo jeeda aad iyo aad bay umahadsanyahay

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 3 місяці тому +1

    Thanks wadan nimadu wa qalii ❤❤❤

  • @kinzimahamoud3393
    @kinzimahamoud3393 3 місяці тому +2

    Jazakullah ibraahim Caydiid

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 3 місяці тому +1

    Ilahooow cadowgaa naga qabooo inshallah ada razaqaaa ❤

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 3 місяці тому

    Somalia 😈 faqaasha 😭😭😭🏃🏃🏽🏃🏃🏃🏃🏃😭😭😭😭🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽😭😭😭😭

  • @MaliikaWarsame
    @MaliikaWarsame 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 3 місяці тому

    Mr Ismail Omar Geele iyo Adeerkii Hassan Guleed waxay madax ka ahayeen ilaa maalinti dalkaasi xorobeey, (47 Sanno). Kaligii Taliye waa kaligii Taliye.

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z 3 місяці тому

    Qofkasta may farax galin inta garad ka leh uunbay farax galisay
    Hore usoco high elite

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo 3 місяці тому

    Asc walaal runta guulayso ..JSL.wa qaran..❤❤❤

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq 3 місяці тому +1

    Yaa usheegay.

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 місяці тому

    Waar kaani saqranka ah uxu ogyahay majirto musse beenta dhaqale kagagurta aqonba malekani hadaledisa markad dhegeysato waa gof nolasha kadhaac musse tolki haskaqabtan xisbiga kulmiye naceebka gof kan taagerayal badan bukalumiye ee musse haxidho

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac 3 місяці тому

    JABHADA JABUUTI MA SNM AYEY IS MOODEEN OO GEESIYIIN AHAA OO AY KA SOO JEEDEEN RAGII U XOREEYEY JABUUTI. JABUUTI WAA TEE? MATII CIDAMADOODA GABADH GACANLA OO HOGAAMINAYSEY CIDAMADA ELETERIYA SOO ERYATAY.😂😂😂😂😂😂

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 місяці тому +1

    Geesi qaran

  • @omarabdi4179
    @omarabdi4179 3 місяці тому

    kulaha Etopiya mesha ayeyrabta
    yaab Etopiya ma ayadorankarta anaga wax aragnay war iskuxesho
    waxad u ololeynesa Xabashi anay nasodhexgasha

  • @cabdiazizosmanmudanesanka777mu
    @cabdiazizosmanmudanesanka777mu 3 місяці тому

    Bal daanyerkan wax laweydinayo arka qado looqaadey subxaan

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 місяці тому

    Wasirka war fafinta wa af wax cunay xisho dhalinyarada saxafinta aya uu labtay marka wa Niin sir laga hayo sida Bushaaro Bandée iyo Sagal Mustafe

  • @sharfmow9277
    @sharfmow9277 3 місяці тому

    Shacabka Soomaaliyeed haka xishoodo Xildhibaan C.C. warsame waa nacas kii Badda iibsaday ee hadda iskadhigaya wadani waxaa la ogyahay in aad Jaansuus u tahay wadamo badan, Guulo badan oo ay gaartay Dowladaan masheegtid bal waad ku dhaliishaa ogoow in aadan wax khiima ah aadan kuleheen Ummadda Soomaaliyeed dhexdeeda waxaa tahay dibir kama quuste. guud guul inshaa Allaah

  • @DhikiLeey
    @DhikiLeey 3 місяці тому

    Side etopiya loola hishiya waxa xasuuqayana waa soamli dhunl somada uma xanunsenaya xasan sheq xilka hamse udhib

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 3 місяці тому

    Ibraahim muxuu ogyahey waa curi dhargaye

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 місяці тому

    Dawlada jsl sharciga dalka
    U yalla haku dhaqdo dadka
    Qofkasta oo cadawga guda
    ha ah oo jiritanta jsl kasohor
    Xasanad kasta hashegtee o
    Dawladdu ha qabato o ha
    Maxkamadayso ka gudaha
    Jooga ka dalka kamaqana
    Isagoo maqan lamxkmdyo

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 3 місяці тому

    Ma beentii ayaad weli gadaysaan bal daciifnnimadiisa itoopia waynayn iyo liidid somalinnimada waar qayrimuulnnimadaas ma gadmayso

  • @hkayir916
    @hkayir916 3 місяці тому +1

    Arabsiyo news ... waar ninkan umada somaliland kala qaybinaya ha waraysina ... isaga ayaa Australian passport haysta waar Arabsiyo news maanta loo ma baahna nin qabiil caaya nin kan isku reer ayaan nahay ... lakiiin nin kan waa bulaacad😢

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 3 місяці тому +2

      Faqash foqal faqash Cirro baa wu haysta passport ajanabi ah

    • @hkayir916
      @hkayir916 3 місяці тому

      @@maryamdirie6842 hooyada ayaa faqash hy waa dadkii wadanka xoreeyey ...

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 3 місяці тому

      Ninkan waa mawadin

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 3 місяці тому +1

    𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚𝐰 𝐠𝐞𝐞𝐧𝐚

  • @queency7943
    @queency7943 3 місяці тому

    Ma sir uun baynu fashilinteeda ku jirin miyaanay ahayn in Somaliland wax ka qabato itoobiya haday rabto ha tagto ma marbay bada Somaliland qaadanayaan faqash iyo cid walba oo isqaaadqaada abadan

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 3 місяці тому

    Xirsi Tooriile .

  • @dalmaralidhagjar9530
    @dalmaralidhagjar9530 3 місяці тому

    Vous etes touts paraile

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 3 місяці тому

    😢😢😢

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 3 місяці тому

    9:53

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 3 місяці тому +1

    BEENAALE BEENAALE DHALAY IBRAHIN CAYDIID😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 місяці тому

    Cuqdadland ama isaaq Oromo waa iska hadlayaan 😅😅😅😅😅