Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Arrimo Xasaasi ,Siraha Safarka Waddani Somalia & Guusha Aqoonsiga JSL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Arrimo Xasaasi ,Siraha Safarka Waddani Somalia & Guusha Aqoonsiga JSL
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

КОМЕНТАРІ • 164

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 3 дні тому +27

    Nolow Abdishakuur. Nolow Ibrahim Caydiid.

  • @user-horo
    @user-horo 3 дні тому +18

    Mashalaa gudoomiye Ibraahim Caydiid aadbaan kuusalaamayaa

  • @abdiwahabDahir
    @abdiwahabDahir 3 дні тому +17

    soo warka muj.x.ibraahin caydiid guul iyo gobanimo waanu kaa qaadnay salaanta wll

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 3 дні тому +22

    Mujaahid Ibrahim caydiid cafi iyo caafimaad iyo cimri barakale khatumo suuban alle haku siiyo aamiin aamiin aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉somali land guul guul guul barwaaqo ❤❤❤🎉

    • @sumahwaagullweyn196
      @sumahwaagullweyn196 2 дні тому +1

      Subxanallah waar Heego miyaanu caqliba lahayn Tolow illahay kuwan duleeyay Markay iyagu isduleeyeen Waar hadmo Ibrahim Duufle Noqday mujahid shaw heegodo waa wada sheegato mujahid miidhan subxanak 😅😅😅😅

  • @kinzimahamoud3393
    @kinzimahamoud3393 3 дні тому +10

    Thank you ibrahim caydid

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 3 дні тому +8

    GUUL IYO GOBANIMO SOMALILAND ❤❤❤ ♥ ❤ 😍 💖 GUUL GUUL ❤ 🎉❤❤❤ ♥ 👌 Mahadsanid 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 дні тому +17

    Inshallah khair 😮

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 дні тому +7

    Somaliland guul. Allah ha ina gargaaro. Ibrahim Allah haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 дні тому +11

    Reer Somalilandow maanta doorasho maaha waa afti, Somaliland hajirto iyo jirimayso oo xisbiga huwanta Wadani wato, qofkii Somalilandow Wadani ha u codayn.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 дні тому +10

    Allow nagaqabo caddowga Somaliland waddani waa dabadiliif uaddega caddowga Somalilland Allow sharkodda wadanka kahaay

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 3 дні тому +9

    xaqiiqo weeyi taasi

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 3 дні тому +5

    Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin anagu Arabsiyo News uun baanu dhagaysana iyo Ibrahim caydiid ciid kaleh ma dhagaysano warbahinta beenta ah nama marayso

  • @maxamedwayrax6648
    @maxamedwayrax6648 3 дні тому +7

    Thanks m ibraahin

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 3 дні тому +5

    Salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤ ♥ ❤ 💖 ABDISHUKUUR IYO IBRAAHIM AYDIID MANSHALAH TABARAKALA ALAH HAYDIN XAFIDO HANA IDIN ILAALYO INSHA ALLAH AMIIN ♥ ❤ 🙏 💖 😢 💕

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 3 дні тому +6

    Waxaan ibraahim caydiid usoo jeedinaya inuu insha allah raaciyo waynu gulaysanaynaa wariye gaadhsii

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 3 дні тому +7

    Saxaafada.halookaco.waxhalagaqabtoo...guulguul..ibraahin.guuul.guul.

  • @Faisa-dr4df
    @Faisa-dr4df 3 дні тому +6

    Maashaa allaah
    Guuleeso❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 2 дні тому +3

    Ibrahim caydiid iyo Arabsiyo News guulaysta idam Allah

  • @user-horo
    @user-horo 3 дні тому +6

    Wariye sare c/Shakur iyo bahda Arabsiyo media aadbaan kuusalaamayaa

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 3 дні тому +6

    Guul JSL somaliland

  • @HassanWarsame-bk3sv
    @HassanWarsame-bk3sv 3 дні тому +5

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤gull somalillad

  • @user-horo
    @user-horo 3 дні тому +6

    Arabsiyo media waxaan u aqoonsanahay inay kaalinta 1aad kaga jirto warbaahinta somaliland oo ay kusifawday run sheega iyo dal jacaylka

  • @Xasan-maxamuudf1ib1pt8j
    @Xasan-maxamuudf1ib1pt8j 2 дні тому +3

    Mahadsanid mujahid ka aragtida dher❤

  • @khadijawarsame2126
    @khadijawarsame2126 3 дні тому +4

    Jzk Allah khayer Ibrahim

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 3 дні тому +4

    Guulguul.

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 2 дні тому

    Hambalyo. Ibrahim caydiid. Iyoarabsiyo news guulsomaliland❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 2 дні тому

    Mansha Allah Ibrahim Caydiid Allah ha ku daayo Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5l 2 дні тому

    Mujaahidka ilahay caafi maadka iyo cimriga hau dheereeyo soomaaliland guul guul guul

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 дні тому +7

    ❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 2 дні тому

    Ibraahim caydiid ilaahy cimri dheer iyo caafimad haku siiyo

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 дні тому +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 2 дні тому +2

    Absolute that's true

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 2 дні тому

    Masha alaah ibraahin caydiid geesi qaran guuleyso cadawga hajabo amiin

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 2 дні тому

    Ibraahim daljire caafimaadka cimriga iyo caqliga allaah ha kuu barakeeyo xayaakallaah

  • @MaxamedAbdi-w4n
    @MaxamedAbdi-w4n 2 дні тому

    Ibraahin cayidiid guulayiso marwalaba zxb Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 2 дні тому +1

    Sheekha kalee la yidhaa sheekh Idiris baa ugu daran weliba Sheekhyada Daaroodka

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 дні тому +4

    Wadani farmaajo ayaa leh oo fangareeya qarankuna wuu ogyahay WADANI FAQASH NO VOTE YUSRA FAQASH NO VOTE YUSRA FAQASH NO VOTE 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 дні тому

    Ibraahim alaha kuxafido adiga iyo intakula fikira ee reer soomaaliland

  • @gulaidismail4584
    @gulaidismail4584 2 дні тому

    Guul iyo gobanimo Somaliland 💪💪💪👏👏👏

  • @Xasan-maxamuudf1ib1pt8j
    @Xasan-maxamuudf1ib1pt8j 2 дні тому +1

    Mahadsanid mujahidka aragtida dher

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 2 дні тому +1

    Guul somaliland incha alh ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 2 дні тому

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-cp7zn6fd8b
    @user-cp7zn6fd8b 3 дні тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 День тому

    Mashallah mujahid Ibrahim caidid ❤❤❤

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b 2 дні тому

    Mansha. Allah. guuuuul. guuuul. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 дні тому

    ILAAHAY ha idin karaameeyo Ibrahim Caydiid iyo C/Shakuur.
    ILAAHAY Guul iyo Barwaaqo ha gaadhsiyo Somaliland.

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 День тому

    Mashallah mujahid cabdishakur❤❤❤

  • @keysedheereeye2857
    @keysedheereeye2857 2 дні тому +1

    Asc arabsiiyo news waan salaamaya muwaadin ibraahim caydiid waxaan u markhaati furayaa inaan soomaaliyi culimo.daacada lahayn inta badani munaafaqiin weeye

  • @nasircade7900
    @nasircade7900 2 дні тому

    Dil weeyaan ibraahim caydiid

  • @amiiramohemed495
    @amiiramohemed495 2 дні тому

    Masha allah guul somalind

  • @nimcoceelabe8873
    @nimcoceelabe8873 2 дні тому

    Masha Allah jazakallah kheyr

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 2 дні тому

    Masha allaah tabarakallaah waxaad tihiin gesiyaal qaran saxafada inoogu jira cabdi shakuur iyo ibrahim caydiid cadawgiin ha jabo noolaada inta ay nolooli jirto ❤❤

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 2 дні тому +1

    Mashaallah …💚

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 дні тому

    Cadawga slnd Allah ha jabiyo meel uujoogaba sokeeyo iyo shisheeyaba Allah ha guleyo qaranka slnd

  • @MustafeAbdiraxman-m2t
    @MustafeAbdiraxman-m2t 2 дні тому

    حياها الله جمهورية صومال لاند

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 3 дні тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 дні тому

    MUWAADIN U CODEE QARANKA ❤❤

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 3 дні тому +1

    Ibrahim cadaw ilaahay Ku daa waxa geesi geesi dhalay isaaq maray runi runi gaadho meel ayay Ka soo wada jeestaane ilaahayaw bogayaga ilaahayaw burcad isu mari Insha Allah guul guul soomaalilaan gobanimo

  • @nuralanur490
    @nuralanur490 2 дні тому +1

    Walahi it’s very painful to hear this,, why are they doing this to their own country and their people ,,,

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 3 дні тому +2

    Ibraahin caydiidaw shacabkii reer somaalilaan wax waynbaad fahansiisay waanu garabjoonaa

  • @MaxamedJibril-bc9gn
    @MaxamedJibril-bc9gn 2 дні тому

    Ilaahay JANADA HA KUGU CASUUMO AAMMIIN.

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 2 дні тому

    Masha ALLAH

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 2 дні тому

    Maashaa alaah ilaahay ha ku xafido muj Ibrahm Caydiid
    Somaliland Guul iyo gobonim

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 дні тому

    Maashaalah gudomiye ibraahin waa Nin waxbadan fahansan oo siyaasiyiin badan dhaama

  • @MustafeAbdiraxman-m2t
    @MustafeAbdiraxman-m2t 2 дні тому

    حياك الله وبركاته يا ابراهيم عيديد

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 2 дні тому

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanidin muwaadiniinta dhabta Ah ee reer somaliland way barteen cadawgooda iyo nasteexooda

  • @AbwaanMucaashaq-ig7sj
    @AbwaanMucaashaq-ig7sj 3 дні тому

    Insha Allah kudar markasta Ibrahim caydiid
    Ama waynu guulaysan oo libinta waan gaadhi ama geeri sharaflaynu dhiman gocasho waa ceebe viiva somalilndernimo

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 2 дні тому

    ASC INDRO ibrahin caydiid nolow🤲🏻🌹🌹🫶🫶

  • @C.raxmaanBulxan
    @C.raxmaanBulxan 22 хвилини тому

    Guul iyo gobanimo salind

  • @ukulm6841
    @ukulm6841 2 дні тому

    Abdishakuur iyo Ibrahim caydiid labada muwaadin ee u halgamaya wacyi galinta bulshada reer soomaaliland waanay mahadsanyihiin ....guul guul somaliland....

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 2 дні тому

    Guul guuul iyo gobanimo Somaliland guuul guuul

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 2 дні тому

    God bless Somaliland

  • @musamohamed5778
    @musamohamed5778 2 дні тому

    Salaan sare ibrahiim

  • @mohamedhistari7787
    @mohamedhistari7787 2 дні тому

    Ibraahim caydiidow reer somaliland wax weyn baad fahansiisey insha allahna wuu dhacayaa xiabiga wadani waayo waa huwanta iyo cadawga somaliland

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 17 годин тому

    وَلَا تَقْفُ مَا لَيْسَ لَكَ بِهِ عِلْمٌ ۚ إِنَّ السَّمْعَ وَالْبَصَرَ)
    Surat Israa (وَالْفُؤَادَ كُلُّ أُولَٰئِكَ كَانَ عَنْهُ مَسْئُولًا
    Ha samaynin hana ka hadlin waxaadan aqoon
    U lahayn , Maqalkaaga , Araggaaga iyo Qalbigaaga
    Mid walba adigaa masuul ka ah waxay sameeyan
    WAX WANAAGSAN AMA WAX XUN
    ADEER XUSEEN

  • @khafajeibro9825
    @khafajeibro9825 2 дні тому

    Arabsiyo idaxada Caruurta

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 2 дні тому

    Hargeysa somalia

  • @BarreXuseen-qr3fz
    @BarreXuseen-qr3fz 2 дні тому

    Guuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuuuuul somaliland 7:35

  • @XamseismaaciilGahwaji
    @XamseismaaciilGahwaji 3 дні тому +1

    Gool iyo gobonimo

  • @ismailgifta3352
    @ismailgifta3352 2 дні тому

    Masha alaah muwadinin dhab ah ina aydiid iyo arbsiyo news

  • @mouhoumedhassan3197
    @mouhoumedhassan3197 2 дні тому

    Vive

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 2 дні тому

    Wealeykumu selam werahmetulahi weberekatuhu

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 дні тому +1

    WAA RUUN INUU GARABKA SARYO SOMALIA MARAYKANKU LAKINE CIIDE DHEGYSTE MAA JEERTO

  • @mouhoumedhassan3197
    @mouhoumedhassan3197 2 дні тому

    Ibrahim noloow

  • @FamdumoCabdi
    @FamdumoCabdi 2 дні тому

    wadani Alla fashiliyayi oo ka dhawajiyayi eyaga

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 дні тому

    Cadowga. Somaliland Allah ha jabiyo idamka rabbi.Allow somaliland dhar

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 3 дні тому +1

    Dadkeena walaahi ninkaa ibraahim caydiid inkastoo ay tahay laashukru calal waajib waxa uu dalkiisa uqabtay nin uqabtay majiro
    Balan waa in marka alle xasadka inaga dhameeyo magaciisa kor uqaadnaa insha allah waxaanan ku ilaabin oo kaliya tabinta dagaalkii cadawgu inagu soo qaaday

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 2 дні тому

    Ilahay wadani inooma dhiibo sharkiisana ha,inaga qabto

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 3 дні тому +1

    Saxaafada.ururi.halahadlo..gurmad.

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪💪💪💪💪

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 3 дні тому +1

    Ninki.waxad.lamitahsy.4o.sano.shuuciiyada.waday.40.sano.ayuukugulaysatay..adnaa.wasdgulaysanaysasa.guuu.guul

  • @nastehoyacin1102
    @nastehoyacin1102 3 дні тому +1

    Ibrahim gessi somaliland

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 3 дні тому +1

    Waan ku raaxeystaa khiyaaliga reer abaarso 😮😮😮

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 дні тому +1

    Kkkkk kuwan Heego shaw waa wada sheegato mujahid Shaw wada Ibrahim Duufle miidhan óo mujahid sheegta I'llahay caqliga idinka maydh Caqli xuma kuwani 😅😅😅

  • @CasisaahmedAbiib-p2q
    @CasisaahmedAbiib-p2q 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikari2574
    @abdikari2574 2 дні тому

    Ibraahin Duufle wixii la waydiiyay ba kama jawaabin ee meelihii lagu lacag siiyay ayuunbuu u booday. Waa maqajaan kii uu Buurmadow sheegay uun.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 дні тому

    MARAYKANKU SOMALILAND WALIGIIBA WUU HORTAAGNAA WAAYO DANIHIISA KAMUU DHEX ARKIN MARKAA WAA IN SOMALILAND 🇨🇳 AMA RUSSIA 🇷🇺 KEENTAA MID WALIBA CHINE LAAKIIN SHIRUUDO LAGU XIDHO

  • @SaleebaanAbdi-md9gj
    @SaleebaanAbdi-md9gj 2 дні тому

    Heego hoyada

  • @Ahmednourmohamed737
    @Ahmednourmohamed737 2 дні тому

    ibraahin duufle wadani ayuu ku waashay waar wadani markuu wadanka qabsado waxaa balan ah inaad jeelka ka cawayso oo aad liinta ku cabto saqajaan yahaw

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 2 дні тому

    Ibrahim caydiid sunta huwanta