Xamar way jabtayee sii tuqantuqiiyaye Alle Guusha Ha siiyo Allmujaahidiin.Allshabab iyo Guusha dhawan waxay la wareegayan dhamaanba gacan ku haynta inta yar ee uga hadhay wayo xamar inta badan gacantay ku hayan allmujaahidin Allshabab villada xarka dhawan ayaye gudaha u galayan inshallah
Kan Fiqi waa kii ugu nacasaysnaa Qadaadweyn ta ,Lama arag nin madax dal sheeganaya oo media lasoo taagan inu Jabhado ku abuuray kuna abuurayo Jabhado iyo Colaado
Dàwlada j.somaliland waa dal ay jaar yihiin oo ay xuduudna ka dhaxayso dawlada jabouti sidaa si lamida ayay dawlada j.somaliland iyo dawlada somalia ay u leeyihiin ama uga dhaxaysaa xad iyo xuduud uga dhaxaysaa dawlada somalia?hadaba waxan uu ka shaqaynayo wasiirka somalia ee fiqi ee ah wasiirka arimaha dibadu markuu ku fikirayo inuu dalka qaranaka j.somaliland inuu degmooyinka ka mida ee ka tirsan dawlada j.somaliland inuu dagaal ka rido ee uu u haysto maamul kamida ama hoostaga dawlada somalia waxaan u arkaa inaanu wasiirku kala garanayn dalkiisa iyo cida uu metalo oo jaahwareer siyaasadeed ku dhacay waayo maba garanayo wasiirkaa dhami halka ay xadka iyo xuduudka ay ka leeyihiin j.somaliland iyo dawlada somalia iyo inta ay leedahay xad ama xuduud dawlada somalia iyo inta dawladood ee ay xadka wadaagaan dawlada somalia ee bal hala waydiiyo wasiirka arimaha dibeda ee somalia wasiir fiqi su'aashaa?markaasaa lakala ogaan doonaa inuu yahay wasiir dal ama dawlad ay soo diratay oo metela inuu yahay iyo inuu yahay wasiir dalxiis inuu yahaye?
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤somalilan guuul ❤❤❤somalilan ❤❤❤❤❤❤❤
guul qrsrsnk soomaaliland
Arabsiyo mujahid dalkisa difaacaya guul ayn ku rajay naya
Dawlad ku sheegaa qadaad weyn waa al Shabaab
Xamar way jabtayee sii tuqantuqiiyaye Alle Guusha Ha siiyo Allmujaahidiin.Allshabab iyo Guusha dhawan waxay la wareegayan dhamaanba gacan ku haynta inta yar ee uga hadhay wayo xamar inta badan gacantay ku hayan allmujaahidin Allshabab villada xarka dhawan ayaye gudaha u galayan inshallah
VIVA SOMALILAND ❤😮
Ha pllddeVvv.
Geesi qaran ❤❤❤❤❤
Guul Guul iyo Gobonimo somaliland iyo Etiopia habalyo habalyo ❤❤❤
Guul somaliland ❤
Mamulka liita ee xaasan sheehk wuu guldaraystay waxan ka gulaysanaysah Mujaahidinta Allshabab inshallah waxa kaale ee baba aysah dhamaanba magaca layiidhahdo xamar ee hoygii Dulmiiga umada xamar iyo inta ku nooliba way.baba ayan dhuul ahan iyo bulsho ahanba dhawana halqof kama badbadaayo xamar iyo inta ku nool way baba ayan inshallah Guriigeedu wuu baa aay dhawan fiilo inshallah
Cudur laydiinkeen wixii calanka soomaalilaan kasoo horjeedoow
Amiin bii idmillah 🤲🏼🤲🏼
Maradiina haysta sida qabiil kastaba uu maro u toshay, lkn dalka cid kala goyn kartaa majirto.
@@mulkixoriyoSomaliland waa wadan madaxbanan goanki Snm qadatay Kuna dhawaqday ayaa
mar labad dhigayaa.
Amiin Amiin
@@mulkixoriyo wixii marada ba idiin bilaabay waa anaga markaanu Somaliland lasoo noonay ee midawgii kasoo noonay wanaga idinkal wada furfur nay ee idin qurubay nay ee boqol calan samaystay iyo boqol maamul kkkkkkkkk hay sugine salaama
Ilhy belaayada soomaalilian ay kawaan iyada oo laban laaban meelkalehaka siiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Amiin. Aamiin. Insha. Ala
Yamyam iyo qadad wayn ilaahay sharkooda haku mooso
Fiqiga la sheegaa waa xoolo
Waa Xoolo criminal ah.
Bal ka warran dadkuu la hortaagan yahay dhiig baan qubayaa ee sacabka u tumaya?
Lama dhuunto sharka madaxiisa ku jira...
insha allah wax u la raabo soomaalilnd soomaaliya dhex dee ayay ka qaarxi doonta
Madaxweyne Muse, Abiy iyo Oramo ha keenin xeebaheena. Hadday dagaan dib uga kicimaayaan. Abiy ha aaminin.
Fiqii maasibo ilahaye idinku riidenadiyonmajertwn bii idmillah yaa babaye dee waa dhulmahante somaliland waa laa ictirafaya waa deed basaasnimo Iyo xasaade Iyo isku dirka somaliland une uso tafo xaytey ilaahaayenidin dumintee Somalia Iyo darood baale markas haysata somalilabd nabada baa loo didan yahaaye 😢😢 Geelle naa allah kama soo kciyo allah Iyo awoowgey Abdiqadir Jiilaani baan idin baaryeeey ee waaumade xaqdaro Iyo dulumka kuu heshiyeeey from shacabka Djibouti 🥲🥲🇩🇯🇩🇯🥲🥲🇩🇯🥲🥲
Awoowga Abdiqadir ma Illaah baa marka aad baryeyso? Dalka cid kala goyn karto malaha.
ADIGU. GUDAAFAD YAHAY. MAXAAD. RABTAA. USKAG. BAADTAHAY. NACDALI. KORKIINA. HA. AHAATO. FAQASH. IYO. QADAADWAYN. WAXIGUMA. LIHIDIN. EEXAQDARAAD. KUSOCOTAAN. OODHUL. AYDAAN LAHAYN BAAD. UORDAYSAAN INTAAD. KIINII. GUBTEENE. SHARKIINA. ALAHAYDIN KU CELIYO. SOOMAALILANA. INDHIHIINA. OOSHANAA. LA. AQOONSANAYAAYE KAALAY. KA. HOR ISTAAG
Emaaraatku waa khatar.
Alahadawrodawdasucuudiga
𝐠𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐧𝐚❤❤❤❤❤❤❤𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐰𝐚
Maashallah
@@AshaAbdi-rd8fy 𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐮𝐮𝐝𝐚𝐧 𝐬𝐚𝐱𝐛
Belaayo lagugu kici Fiqiyow intaad Somaliland shar u maleegaysay ayaa
Wadan Kaagii laguu daba maray Cidla ayaad ka hadlaysaa 🤨😬😬 maxaad ka qaadi kartaa Somaliland??nothing ‼️
Cadawgii Somaliland dhabarka ayuu jabay Allah godkastba ay galaanba qaranka slnd meel uu kasaraya fiqi wa alshaab weeyi hadalkisa aduunka ayaaba layabay maryo calas ayaan kusmanyaa buukuleyhy dawladaha jaarkisa
Waa inay ka fogaato somaaliland wadahadlka farnsiiska iyo wax kasto oo dangaara lamoodo wayo faransiisku kumalaha maanta samayn afrika waayo waaba laga sii foganyaa
Kan Fiqi waa kii ugu nacasaysnaa Qadaadweyn ta ,Lama arag nin madax dal sheeganaya oo media lasoo taagan inu Jabhado ku abuuray kuna abuurayo Jabhado iyo Colaado
FIQI. wuxu ku calaacalay inay xaaladu ku adkaatay ,Anaguna waxan Eebe ka barinay inu wakhtiga iyo nolosha iyo duruuftaba idinku adkeeyo ..
NACAM. HABAA. BA. AAN. ILAAHAY. IDAMKII. WAY. KASHALAAYI. BALAAYADAY. MALEEGAYAAN
ameen ilahy idinkui isku madha
Dadkan maxaa na daba dhigay yaahuuuuu 😳 ilaahay baa idinku filan Sharkiina
Ninka warkiisa maxad u sii dayn wayday wl.
Hada waxa la moodayaa wanjalaad.
.
Dàwlada j.somaliland waa dal ay jaar yihiin oo ay xuduudna ka dhaxayso dawlada jabouti sidaa si lamida ayay dawlada j.somaliland iyo dawlada somalia ay u leeyihiin ama uga dhaxaysaa xad iyo xuduud uga dhaxaysaa dawlada somalia?hadaba waxan uu ka shaqaynayo wasiirka somalia ee fiqi ee ah wasiirka arimaha dibadu markuu ku fikirayo inuu dalka qaranaka j.somaliland inuu degmooyinka ka mida ee ka tirsan dawlada j.somaliland inuu dagaal ka rido ee uu u haysto maamul kamida ama hoostaga dawlada somalia waxaan u arkaa inaanu wasiirku kala garanayn dalkiisa iyo cida uu metalo oo jaahwareer siyaasadeed ku dhacay waayo maba garanayo wasiirkaa dhami halka ay xadka iyo xuduudka ay ka leeyihiin j.somaliland iyo dawlada somalia iyo inta ay leedahay xad ama xuduud dawlada somalia iyo inta dawladood ee ay xadka wadaagaan dawlada somalia ee bal hala waydiiyo wasiirka arimaha dibeda ee somalia wasiir fiqi su'aashaa?markaasaa lakala ogaan doonaa inuu yahay wasiir dal ama dawlad ay soo diratay oo metela inuu yahay iyo inuu yahay wasiir dalxiis inuu yahaye?
huush media Beentu waa qudkiina ethio waligeed idinma aqon sanayaa Xata hadii Ay imadan saylac
Hush. Qadaadwayn. Dhuuso. Mahooyadaa. Baale. Salacious. VIVA. ITOOBIYA. IYO. SOOMASLILAN. CADOWGOODU. HADHINTOO. ILAAHAY. IDAMKII. VIVA. ITOOBIYA
Walaahi anigoo shiciba ayaa ogaa in hasan shiikh iyo maamul goboleedadu kuwada socdaan dagaalka somalia sababta intii aanu dagaalku dhicin waxa soo duushay ilhan omar deni iyo hasan oo col ah iyo lafta green oo isbahaysi mucaarad ah oo oo hasan sheekh hubeeyay isdilayaan ayaa markaliya muqdisho isugu yimi ilhaana qayb katahay shir isugu yimaadeen deni sababta ugu wayn ee uu dagalka ugalay waxay ahayd in dakada barbara safarkeeda iska xidho si garacad somalida Ethiopia iyo somalida kale wax ugala soo dagaan
Way ku dashilmeen waxkasta ay sameeyern
All bad news nogood
War waxan inay beentu xaaraan tahay sow ma oga? Dowlada federalka iyo Jabutiba waxey gacansiinayen Muuse Bixi xiligi dagaalka Laascaanood.
Wasiir Fiqi dhegayso qudbaddiisa: Annaga (Somalia) ayaa ridnay dagaalkii Laascaanood, Annaga (Somalia) ayaa ka saarnay "Muuse" Laascaanood! Fiqi waa nin "shiikh" ah oo madaxda ictisaam ka mid ah sidee abbaayo ugu tuhmaysaa been. Ma ogid miyaa in beentu xaaraan tahay?
dee soo dhegayso fiqiintaanad ninkan maagin
Waar beenta ka dhaaf dadka. Waxani ma'aha war ee waa propaganda. Forza Somalia
Caac oydee somaliland guul
Jahil ,waxad la doonayso dadka iyo dalka somaliland, ilahay adiga kugu soo celi,xasidyohow ,guul somaliland, ilahay idamkii ,ilahay codowga jab
Guul somaliland ❤❤❤❤❤