''Sida Farmaajo oo kale waxaan Dalka Ła rabay Nn an Tuug ahayn Qabyaaladna Aqoon''Sheekh Abdi Xirsi.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лип 2024
  • waraysibsheekh Abdi xirsi. Farmaajo. Nabad Ivo Nolol. Hdmanshow
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 65

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 23 дні тому +4

    Maa shaaAllah shaaqaan waa taageeraa waxaan ku taageera qadiyada iyo wadani jaceelka qabyaalad la aantiiso

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 22 дні тому +3

    ASC maansha Allaahu Sheeq Cabdi xirsi illaahey Qayr ha illaahey ha ko caawiyo.❤❤❤❤❤

  • @biyodsaid1071
    @biyodsaid1071 23 дні тому +4

    Allaha haku xafido sheikh xaqa u hiili xaqiiqda ku dhimo alle haku danbi dhaafo and baarantigaaga

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 22 дні тому +3

    Farmaajo mooryaaaan alooow ha ku soo celin. Qofka sharafta leh alle baa Xafidaa. Sharkii Muqdisho dhex yaaleey halmar baa alle ka dhex saarey alle waa Xafideey. Ilaa ay is cuneeen mooryaantii 🎉Subxaanalaah 🎉 waa alle mahadiis 🎉 Farmaajo sharaf ku nooloow waligaa Maashaalaaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 21 день тому +1

      Yaab famajo hanati dawaladed muu idin sin jiray so laban mayo oo wad ska deyanesiin

  • @rocky4066
    @rocky4066 22 дні тому +1

    SHEEKH C/XERSI meeshaada ka sii wad baraarujintaada iyo toosinta hab nolol siyaasadeedka dalkaada inuu hagaago kutaageereeysid jazaka allaah kheyra wa xafiduka allaah wa ricaayatak

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 22 дні тому +2

    Sheikh cabdi Xirsi Allah yahfiduk.
    Wadani damiirkiisu nool yahay.🫡🙏.

  • @sagalabdal9387
    @sagalabdal9387 22 дні тому

    Sheikh Abdi Hersey waad barakaysan tahay siyaasaduna waa shaqo loo qabto bulsho xaq baad u leedahay inaad noo shaqayso anigoo ka mid ah bulshada aad ugu adeegto codkaada. Jazadada khayr badan Allah haka dhigo keep it up.

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 20 днів тому

    Mashallaha sheeq abdi hersi iyo xabiibul malaayiinka ummada soomaaliyed ee mohamed farmaajo guuleysta inshallaha

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 21 день тому

    Sheekha Allaha barakeeyo dad iyo ruunyaba
    Sheekh halkaa kasii was hawsha qaran ee aae u madan mankuubka oo icu kuwada jira ilaa kuwa Alle u naxariistay mooyee
    Kuwa caaytamaya meelwalba iyaga xaalkooda waa ( Weelba waxa kujira ayaa burqadaa). Marka wax intaa dhaafsiisan mahayaan waxaana leenahay Allaha nahanuuniyo dhamaanteen caqliga saliimkana ha usoo celiyo.

  • @user-yg4ln2xr3w
    @user-yg4ln2xr3w 22 дні тому +1

    Ascwwb. Allah SW ha idin xifdiyo adiga iyo qoyskaaga iyo dhamaan ummadda islaamka dalkeenana Allaha noo badbaadsho

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 22 дні тому

    MASHA ALLAH SHEEKH CABDI XIRSI

  • @hassanateye7152
    @hassanateye7152 21 день тому

    ASC sh cagliga iyo caafimaadka alaha barakeeyo

  • @user-ds5mk7zg9n
    @user-ds5mk7zg9n 22 дні тому

    Ducadada Al e hanoo aqbalo Adnan ilaahay haku xafido shiikh cabdi xirsi

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 22 дні тому +3

    FARMAAJO WAA SHAQSI DAACAD AH OON MUSUQ IYO QABYAALAD MIDNA LAHEYN WAAN KU TAAGEERAY ILAA LIX QODOB OON QAAR ISKAGA MID NAHAY

  • @hassanateye7152
    @hassanateye7152 21 день тому

    Mashaa Alaah

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 21 день тому

    Waa runtii abwaan caamaari ninkaa aan xumaanta iyo wanaaga aan kalagaranaaynin

  • @dalmaromar3854
    @dalmaromar3854 23 дні тому +6

    Well fare people Farmaajo iyo saleebaan both Columbus Ohio everyone knows who you are 😂

  • @yuusufsiidow7413
    @yuusufsiidow7413 20 днів тому

    Sheekh waad ku mahadsabtahay runta aad ka sheegtd qeeybi oo xukun

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 23 дні тому +2

    S/c aad ayaan u jeclahay shewkh c/xirsi meelha aad toosjöhka kunifiso ee aadka ugu baahan laakin way yar tahay bado raadi koox xaggga cimliga wadddaniyadda u hiiliya bulshada shacabka rayadka .
    Badi waybyarbtahay beyahn ka hadalka wadddankenna hooyo ee ooyaya ciillan
    (Dhallinyaroy dhammmaanteen dhulku wuxuunina leeyahay maxaad iigu dhalateen hadddiii cadow i dheefsady) ma oynaa
    Waxaan ahay wadddani waxaan waddani waxaan ahay waddani
    OSMAN JECLIYAA DALkeenna.
    Guul ilaahow soomaliya xassan dammmmin ka qabo.

  • @user-qi9ub5sd2r
    @user-qi9ub5sd2r 23 дні тому +1

    Vive'farmajo'nabad'iyo'nolol

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 22 дні тому

    Sheekh Abdulahi Hirse is a great person has a great knowledge god protect you Shekh god bless you

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 22 дні тому

    Sheekh cabadi Halkaa kaga hay,wax xaq ah ayaa ka hadashaa ilaaahay ha ku xafido,Runtii Barnaamijkaada waa Mid loo baahanyahay,Cadaw kalkaalkana wuka naxaa.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 21 день тому

    Hawiye dawladii dhamayd ee soomaaliya waa burburiyeen

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 23 дні тому

    Masha Allah guuleeysa sh

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 22 дні тому

    SHEEKH CABDI XIRSI ILAAHAY HAKU XAFIDO

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i 22 дні тому

    ❤❤❤

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 23 дні тому

    Waa mahadsantahay sh

  • @AbukarAbdi-vu4dl
    @AbukarAbdi-vu4dl 20 днів тому

    Culimo masidaan baad ku tahay,Allaah baa kula xisaabtami doona inshaa Allaah

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 23 дні тому +2

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @shukridaud5766
    @shukridaud5766 22 дні тому

    Sh Abdi ma hubtaa in uu Formaggio aheyn tuug?

  • @bashirali4887
    @bashirali4887 21 день тому

    Somaliyay gesi dorta dalka iyo dadkakab udacah

  • @dr.mohamedluu4907
    @dr.mohamedluu4907 22 дні тому

    Nin aan tuug ahayn laakin gumeesi raac ah kala dooro dalxureeye iyo xabashi raac

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 22 дні тому

    U s a waxaa lagaaga soo raacdeeye naag aad fara xumeyse youtube eeku jirtaa ilaa hada imaamyada calgary alberta waalagaa saaray waxaa tahay ee og yihiin qabyaladiiste aan diin laheyn weliba

  • @nimaanmohamed8035
    @nimaanmohamed8035 23 дні тому +1

    Farmaajo yaa yidhi tuug ma ahyn qof dhan oo somaliyeed ninkii Ethiopia u dhiibay maanu ahyn

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 23 дні тому

    Shiqa waxuu waqtiga kulumiyey shahadoyinkisa iyo colleges kiisii

  • @AbukarAbdi-vu4dl
    @AbukarAbdi-vu4dl 20 днів тому

    Kan maslaxad Somaliyeed waxba kama oga danna uma haayo waa qabiiliste
    Abdi hersi waa qabyaaladiiste

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 22 дні тому

    Alle u dhawow wadaad baad u ektahaye, Farmaajo Tuug dadka laayay oo qsraxyada in lasoo daayo raalli ka ah buu ahaa

  • @user-ns1gg8wl7t
    @user-ns1gg8wl7t 22 дні тому

    Farmaajo qaraax wade maad amaane reer muqdisha dhameeyey ilaahay. Masooceliyo. Farmaajo alshabaab baxdheh

  • @standarddichotomycontrol1279
    @standarddichotomycontrol1279 23 дні тому

    I should agree with almost everything that was mentioned here except that people of ‘NFD are still prone and proud to be Somalis’ which is not the case as well as absurd and misleading because they have given up that privilege long ago for the exchanges of currying the shoes of KIKUYU and they turned to be tribal-worshippers like any other Somali and proud gullible to Kikuyus. I don’t much about Djibouti peoples except that they never stand for anything other than the ruling family of that state. May Allah gives US those qualities possessed by FARMAJO!

  • @user-ho2dl2ph8t
    @user-ho2dl2ph8t 22 дні тому +1

    Biyo isma uusan Marin farmaajo Soo Kii abiye sida ilmo socod barad ah uu daadihin jiray sooma ahan Kii dharka kaniisada inta looxiro uu abiye oranjiray kaluun daray ah ayaad cunaysaan qabo Somali nin leh oo laabta ka quwad wayn ayaan meesha ku haboon ee kolba marjay madaxa biiqan hanoo anaanina

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 22 дні тому

      Anagu ma arag ma adiga kaliyaa arkay 😂

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 22 дні тому

      waar​@@alahayowarligeygukiiisraac4225waaruntiis farmaajo wax la aamaano muu aheen waakii dhagax dhigay daagaalkii 77kii ee maxuuku fiicnana qabyaalad mise waxkale

    • @user-ng7ct8hn7o
      @user-ng7ct8hn7o 22 дні тому

      Qalbi dhagax niinki sida xoolaha itoobiya siyaay farmaajo ayu aha

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o 22 дні тому

    Raga dumarka ama ciyaalka kufsada maxaad ka aminsatahay yaa shiikh bal noo yara sharax hadii niin ciyaal fara xumeeyo waliba niin guur soo maray yahay xukunkiisa Maxaa uu noqon kara

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 23 дні тому

    Abdi xirsi waa shaqada nin somalia dadka sharaf leh
    Wadni runta aqoon yahay

  • @yughesura
    @yughesura 22 дні тому

    xuukutaxususe inu kufsado dumarka😂😂😂😂

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 22 дні тому

    Madaxweyne Hassan Maxaa Ku Caayneyse Macnaha Isku Qabiil Ma Tihiin

  • @dalmaromar3854
    @dalmaromar3854 23 дні тому

    Odayaasha Xafaayada u xirantahay oo ceyrta qaata ee fadhiya Safari Coffee iyo caffe nazunale ha’ii soo wareeysan aniga maalin walba ee wax ka fiican raadi waa ku aqaan xaashi Columbus Ohio adigaa xitaa ku nool cayr

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 23 дні тому +2

      Kuwii sheekhu sheegayay ee low life ahaa baa tahay ee 500 Pound ahaa ee qolka ku uray...hadalkaagu wax micna ah oo uu sameenayo ma jirto...nin ayaa tariikhdiisa laga wareesanayay iyo fikradisa waxaad noola timi qashin uurkaaga ka buuxa....

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm 23 дні тому

    NSCW WUXUU DHAHAY.
    السَّبَّاب يأتي يوم القيامة مفلسا
    Ruuxa dadka caaya qiyaamada ajar la'aan buu imaan.
    سباب المسلم فسوق وقتاله كفر. متفق عليه
    Cayda qofka muslimka ah waa faasiqnimo dilkiisuna waa gaalnimo.
    السَّبَّاب يدخله الله النار
    Ruuxa dadka caaya naarta buugalayaa.
    Walaal Sida salaada nabiga uga raacno afkana uga raacno

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 21 день тому

    Nin.kan.guskii.farmaaja.kujira.ee.hawaray.san.

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o 21 день тому

    Daarood waddani lama arag farmaajo intii aqoonta laheyd oo xidhaan saraakiinl iyo labeentii dalka isagaa laayey.welina dad doqomo ah baa weli xayeysiinayo farmajo cad yaroo dhedhemaba ma laheyn.qabyaalad cid kaa aqbaleyso majirto

  • @dalmaromar3854
    @dalmaromar3854 23 дні тому +1

    Waa tuuggi ugu weeynaa Farmaajo ee waxba ha’ii buinbuunin nana kusoo noqon doono muqdisho weligiis inta Hawiyw jiro fuck Farmaajo

    • @ShukriHaashi-cn5yf
      @ShukriHaashi-cn5yf 23 дні тому

      Xasanaa katuugsan waatamaanta qabuurihii iyo dadkii noolaa labarakicinayo farmaajo maxuu xaday madaxweynaha hada taladahaaxo waa markii labaad ee uu shacabka barakicinayo askartii waa la laayeey magaaladii busaarad ayaa kataagan marka ninkii aan amaanlahay lama amaanaxo kii amaanana waa la amaanayaaa manta dhacabka reer muqdisho maanta shalaayteekujiraa dadk necev farmaajo waa shisheeye raba in soomaali lawaayo waa itoobiyaan raba in ay del iyo dadba xaraadhaan

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 22 дні тому

      Muxuu kaa xaday Farmaajo?

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 21 день тому

    Tuugi xaarmaajo haddii aad soo ceahetaan hawiye degelka uga guur. Qaraxii ayA idiin rasamaal noqon doona .nin dambe oo hawiye ahna madaxweyne ha sugina. Doqon xasan gurguurte waqtigiisi waxa uu ku lumiyey sidii somaliland loo burburin lahaam⁹