DAAWO: Farmaajow Laamiga Ayaan Kuu Taaganhay ee Soo Noqo, Xasan Sheekh Guryaheena Ayuu iibasaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • Farmaajow Laamiga Ayaan Kuu Taaganhay ee Soo Noqo, Xasan Sheekh Guryaheena Ayuu iibasaday
    farmaajow, farmaajo, farmaajo garowe, farmaajo hees, farmaajo 2024, farmaajo muqdisho, farmaajo dastuurka, farmaajo ii geeya, farmaajo speaking english, farmaajo puntland, farmaajo iyo xasan sheekh, farmaajo iyo garowe, farmaajo oo ka hadlay somaliland, farmaajo iyo abiy ahmed, farmaajo 2023, sheeko, somalia, fiska, somali, farmaajo, soomaaliya
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "DEG DEG Somaliland oo Weerar Ku Qaadi Rabto Gobalka Awdal Hub & Ciidan"
    • DEG DEG Somaliland oo ...
    ~-~~-~~~-~~-~

КОМЕНТАРІ • 156

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 2 місяці тому +16

    Walalo dhibka allaha kaa qaado risiq waasac ah allaha ku siiyo

  • @saynabali9801
    @saynabali9801 2 місяці тому +6

    Farmajo naxariis haka barine illahy naxariis waydiiso

  • @Mumtaaz-b8g
    @Mumtaaz-b8g 2 місяці тому +14

    Masha allaah fariid

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 2 місяці тому +14

    Ilaheyo umadan u naxariso 🤲🤲🤲

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 2 місяці тому +1

      Allahuma Aamiin 🤲

    • @AhmedMohammed-k8n
      @AhmedMohammed-k8n 2 місяці тому

      ​@@maryammb7064walhi waa dhibaato dalkaan waxan uga tegaa saas amxaarka iyo umada somaliyeed kii madaxdaa amxaarkaa uqiimobadan

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 2 місяці тому +26

    Insha allaah hooyo wuu I noosoo noqonayaa

  • @deqa868
    @deqa868 2 місяці тому +14

    Hada ayaaba baxar ku jirtaa ee alaha kaa vad badiyo eeyahan😢

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 місяці тому +6

    Tani waa. Geesiyad runta ilaahay ayaa kugujecel guul walaashay

  • @MaxamedXaaji-f5q
    @MaxamedXaaji-f5q 2 місяці тому +33

    Wawadani dhab ah maxamed cabdulahi farmajo

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 2 місяці тому +1

      Farmajo Abaalkiinu idin mariyey CC Shakuur Rag iyo Haween isla aasey Mudanayaashiina iyo Maalqabenadiina meey? meeqa meydkoodi la waayey

  • @KingAbgalCaliGaaf
    @KingAbgalCaliGaaf 2 місяці тому +12

    HABARGIDIR IYAGA DOORTAY XASAN SHIIKH SOO MAAHAN, , AAWAY BIRAMADII XASAN SHIIKH, faanka ma FIICNO

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 місяці тому +6

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 2 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 2 місяці тому +5

    Roonaa Rabi Ayaa Og ,Allaha Ediin Gargaaro Bi Raxmate Allaah

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 2 місяці тому +9

    BAL WAA.WALASHAA .WAA HOOYADAAA.WAA GABADHAAADA OO KALE. DHIBTA DUMARKAAN BAL FIIRI. WAX LAGU DHIGAY. XANUUN. INTEE LA EG.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому +3

    Walaahay ilmaa igusoo istaagtay.
    Ilaahay hakuu kaalmeeyo hooyo.

  • @WELOVEFANANIINTA
    @WELOVEFANANIINTA 2 місяці тому +6

    DHIBKA IDIN GAARAAY ILLAAHAY HA iDINKA DHAYO, INSHA ALLAAH MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA IMAAN DOONA AYAA HANTIDA SHACABKA LAGA DHACAY SOO CELIN DOONA.

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 2 місяці тому +14

    Abo farmaajow noo soolaabo please ❤❤❤❤

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 2 місяці тому +15

    Gabar daacad ah ,allah kadulqaado dhibka haysata dadka masaakiinta ah.

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 2 місяці тому +6

    Abyo mcn allah ku xafido

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 місяці тому +13

    gabar xaqataqan weeye alle haku saacido cadow duumo jinina allaha kaabad baadsho sharkooda iyo sharkalaba❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @JamacCali-o4x
    @JamacCali-o4x 2 місяці тому +16

    Gabadhaan boos haloo iibiyo somaliyey

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 місяці тому +1

      00 maxaa dhul boliya dejiya waa hanati dowaladeed dowalada doneso

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 2 місяці тому

      ​@@fadumahasan1080 waa gaf iyo gunnimo inaad sidaas ugu digato dadkan naceyb dartiis lkn waxaa laga yaaba in ilaahey ku tusiyo mid la mid ah ama ka daran. Dadkan 35 years ayey meesha degenaayeen oo hanti badan baa kaga baxdey guryahan. Markaa adiga ma waxaad taageereysa dulmiga?? Waxay aheyd in dib u dejin loo sameeyo ama mag dhaw la siiyo si ay uga guuraan. Dadkani waa dad masaakin ah oo shacab ah oo Somali ah oo waxba haysan lkn in sidaas loola dhaqmo marna ma aheyn. Xitaa qabuurihi ayaa baxsan waayey oo meel kasta waa xaraash waayo waxaa la dhammeys tiraayaa qabyadi Xassan u soo noqdey.

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 2 місяці тому +6

    Asc ax ax ax wallahi waa calool xuma

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 2 місяці тому +8

    ilaahow u kaalmee masaakiintan.

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l 2 місяці тому +14

    Waa u xisnay mudane madaxwayne farmajo Markuu jooyay dalka bareaaqo oo ahay rajo aan qabnay dagaal ka mucaaradka mahee mid kale dalka kamp jirin😢😢😢alow noo soo celi💔💔💔

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 місяці тому

      Weligees soo laban mayo dhul ninkisaba isakale hasan Lee jogayo

    • @BbbCcc-uj6mo
      @BbbCcc-uj6mo 2 місяці тому

      ​@@fadumahasan1080cidi wax kaa waydiin maysee hakaraamo seegin

    • @abdikariimahmed9479
      @abdikariimahmed9479 2 місяці тому

      ​@@fadumahasan1080dhul ninkiisa leh markad leedahay farmaajo muwaadin soomaaliyeed Ma.ahan miyaa naa waad isku dhex yaacday ee orod Soo qabeyso

    • @AboweAdo
      @AboweAdo 2 місяці тому

      @@fadumahasan1080 أعوذ بالله أن أكون من الجاهلين

    • @AboweAdo
      @AboweAdo 2 місяці тому

      @@fadumahasan1080 إنما المؤمنون إخوة

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 2 місяці тому +6

    War masiaakiinta ha loo gargaaro ilaahey ka baqa 😢😢😢

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 місяці тому +8

    Guul farmaajo waxaad ahay halyay soomaali from awdal

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 2 місяці тому +11

    Waa ka xumahay gabadha dhibka gaarey dhibka allaha kaqaad

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 2 місяці тому

    Xabiib shacab Farmaajo wadani xalaal ah 2026 for villa Somalia insh Allah ❤️🇸🇴👏🏾

  • @MohamedAliyusuf-y5d
    @MohamedAliyusuf-y5d 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ Masha alaah guul gabadhooy❤❤❤ runbaa sheegtay❤ ee❤ aamus

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 2 місяці тому

    Ilaheey ka albo naxarise ALLAHA UNBA BIXIYO

  • @RahmaDDoni-uh9bl
    @RahmaDDoni-uh9bl 2 місяці тому +21

    Farmaajow vilada
    Kasoobax maxaa
    Farmaajo waa Mareexan. Maxaa
    Kadambeeyey😂😂😂😂

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 2 місяці тому

      Aduunku waahooska labdiisa galin dadkaan dhibka allaha kasaaro

  • @ilkacasehasan9949
    @ilkacasehasan9949 2 місяці тому +3

    Mansha alah

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 2 місяці тому

    Subxana laah alahu akbar Alow ku dhor 😢

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 2 місяці тому +4

    Farmaajo wuxuu kaaga saari waayay hantida dowlada isaga ayaa rabay inay soomaaliya dowlad ka dhalan oo ay ku jirta bur bur iyo halaag

    • @Seynab-c9h
      @Seynab-c9h 2 місяці тому

      Run baad shegtay sixiroolaha ALLAH naguma so celiyo, tuuga

    • @NimcoSiciid-te8ey
      @NimcoSiciid-te8ey 2 місяці тому

      Qo​@@Seynab-c9hyaahuu xaasid meseyr baa ku haya

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 місяці тому

    Allahu Akbar Mucjiso ayaa ku habsatay
    Umad somaliyed Illaheyow umad somaliyed ugargaar

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 2 місяці тому +1

    Ilaahay naxarista weydsio

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 2 місяці тому +2

    Sorry Sorry abaayo mcn ilahey ha idin badbaadiyo dulmiiilyaasha

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 2 місяці тому +5

    Gabadha maxay kaa haleysay aad ucaaneysaa waa ujeedaa gabar dhibaateysan waaye isku xishoow gabdhaha lama caayo qabiilkee rabto ha ka soo jeedo

  • @umsaad9390
    @umsaad9390 2 місяці тому +1

    Ilaahay ban ka dalbanayaa dheh

  • @SharefiballySss
    @SharefiballySss 2 місяці тому +4

    Xabiibtii alaa kariim

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +6

    ilaahayow farmaajo soo celi wadan iyo shacab iyo ciidanba wa loo darsadaye

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 місяці тому +2

    Askartuu tababartey waxaa ay soocuneen qaansiir booliska kan xukuma waa axmaar lakore. Illaahay nasri khayrqaba allaha idiinkeeno

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 місяці тому +5

    Farmajo soobax thuma wallaahi wixii lahaa idinkeey ahaayeen idinkusoo noqonmaayo beri baad caayeysaan allaylehe saaxigaad keenteen xamarna idinkaa laydinka tegayaa mafaalo madax manoqonkarto goormaad dadkaad nolosha ku gubeysaan deyneysaan

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 2 місяці тому

    Dad shacab ah oo dowladdoda barakicinaysa adduunka xaggee laga arkay xataa wax naxariis ah aan lahayn.

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 2 місяці тому +3

    Riwaayaddaas ma shaqeyso. Xasan dalxoreeye isagaa soo noqon

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 2 місяці тому +2

    Shacabka soomaaliyeedow meel kasta oo aynu joogno waynu ku dhibanahaye aynu dalkeena umidowno waxna uqabsano madaxweynaha aynu dooranaynana aynu u,eegno wax qabdkiisa iyo daacad nimadiisa iyo wadaniyadiisa cadaaladu aysan kamadhnayn intaa kiileh baa ina anfacayah iska ilaawa oo kakora qabyaalad waynu eednaye

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 2 місяці тому +2

    Waan ku mahy ilaahy hadin dulqaado

  • @MahamadgabsoGabso379
    @MahamadgabsoGabso379 2 місяці тому

    hooyo ale dibatada kaa qaado hooyo insah allah farmaajo wuu sonoqon insah allah 😭😭🤲🤲

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 2 місяці тому +1

    Yaa rabi

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 2 місяці тому +1

    Illahayow ku ilaali gabadhaneey

  • @Kaligiisduul5
    @Kaligiisduul5 2 місяці тому

    Hooyo somaaliyed xasan bahane

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 2 місяці тому

    Allaah Ku xafido allaah kuu gargaaro

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 2 місяці тому

    Farmajo guuuul so noqo adiga oo Mahad ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 2 місяці тому

    Walee Gabadhaan qalbigeey ka hadashay

  • @SafiyoClahi-c3r
    @SafiyoClahi-c3r 2 місяці тому

    Gulbadan. Ayankurajeyna. Abaayo. Waxatahay. Gawar. Jee el. Nawat. Iyo. Nolol. Wallahi

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 2 місяці тому

    That’s right socoqo markale farmaajo

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 місяці тому

    nabad iyo nolol waa leydin darsaday soo noqo adoo nabad farmaajo

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 2 місяці тому +1

    Farmaajo hala gaadhsiiiyo codsiga maamadan
    Team nabad iyo nolol gabadhan fadlan caawiya

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING1 2 місяці тому +4

    Runta wuu
    farmaajo wuu soo laabtay shaki ku ma jiro

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 2 місяці тому

    😳😳subxaana llaah

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 2 місяці тому +1

    Farmajo adinkuu idinka joogiwaayey filada adinkoo xasan garabsinayo marka xasan cadhada hadinka qaraac adinkaa u alalaasayee

  • @hassanmohamud7556
    @hassanmohamud7556 2 місяці тому

    Runtii aad baan u ooyayaa markaan daawado muuqaalkan😢😢

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 2 місяці тому +4

    war xasanow ilaahay kabaq.

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 2 місяці тому

    Haa hoyada ooyaysa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 2 місяці тому

    Walllhi gabadhan wa gobe dantu ciishay caloosha ayay ka hadashay
    Somaliyay gabadhan hala caawiyo

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 2 місяці тому

    Aadbaan uga xumahay hooyooyin soomaaliyeed oo wadankeedii joogta in saas loola dhaqmay

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 місяці тому

    Farmaajo shabaab soomanoqonaayee 10sano oo soosocota dalxoreeye ayaa idiintalin .

  • @Khadib-l2b
    @Khadib-l2b 2 місяці тому

    Walaahi waa runtaa abayo

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 місяці тому

    Guryihi sida xaraanta u farmaajo ku siiyay baad moodday inaad iska leedahay

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 місяці тому

    barlamanka doortay xasan dhiiqo io koox Diisa Allah cadabo

  • @goulledabdi6248
    @goulledabdi6248 2 місяці тому +1

    Farmajo sawki shalay lagu laha Xamar unuka leeh Farmajo Saw villadi ad hawiyo dhan Hal nin u midawden unashiraysan saw maha Alxamdulilah waxan ilahay ka barya hawiye darti insha allah Hasan sheek Mar kale Haa so labto hawiye idinka Rabigin ka baryay rasas ee ku raxaysta Dulmiga Hassan shak

  • @anshurAden
    @anshurAden 2 місяці тому +1

    Yaahuu qaraxii iyo leeyntii reer banaadir ayeey uxiiseen miyaa bal maqla waxa eey u yeereeyso

  • @IsmaciilshuceybCilmi
    @IsmaciilshuceybCilmi 2 місяці тому

    Gabadhan somaliyed tiiranya kamuqato iyo godob aytirsaneyso dowlad hidii ay wadan kajirto weydabosha bahyaha bulshada dowlada somaliya waxa lagaraba iney dabosho bahyaha dadweynaha ayna cabashadooda si dag dag ah wax ugu qabato

  • @muhumedosman6884
    @muhumedosman6884 2 місяці тому

    Gurmad haloofidiyo gabadha

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 2 місяці тому

    Gabadhaan calooshay kahadashay allaha ugargaaro iyo dhamaan inta dhiban madax irritation dalkaan iyo dadkaan allaha keeno

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 2 місяці тому +2

    Farmaajow vilada kasoo bax sidaan Soo kuma xigin

  • @adderashka
    @adderashka 2 місяці тому

    Saan aan rabnaa dowlad aan qabiilkeey eheen ma rabno waa lays boobaa maama raali noqo 😂

  • @safiashiekhabdullahi5579
    @safiashiekhabdullahi5579 2 місяці тому

    hhhhh Farmaajow soo noqo ee kaalay kabaha nagu duug adigaa naga adage 😮

  • @AminMaqbuli
    @AminMaqbuli 2 місяці тому

    Ader farmajo layne dhulka dawlad baa lahayd hadaad intaa soo dhan waqti u heshay inaad kusoo noolaatey dawladii lahayd haday maanta u baahatey ader adoon caytamin oon nina waxba ka sheegin madaxwaynahaad sheegaysaba hduu iman laha manta oo way dawladu u baahato waa lagaa rari lahaa marka dhul umada dhan ka dhaxeeya oo askar qaran leedahay baad inaad sikali ah ugu noolaato u caadeysaa wll wax isku fala waa run waa dhib in guri aad ju nooshahay lagaa raro lkn waa la idin sheegay mar hore dawlad baa leh ee iskaga baxa baa la idin yidhi marka fadlan danta qaranku ha idinla way naato wll hdii kle isjiijiidkaan iyo TV ka habaarankaan uun an kuwada jiro maalinba madaxwaynaha jooga aan jarjarano

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 2 місяці тому

    Ma xola adna laheen baat u oyneesa yaa

  • @Axmed-ds7lv
    @Axmed-ds7lv 2 місяці тому

    Waxaaba dhibaayo in dowladda dhulkeedii loo baneeyo

  • @xalimonaaji3507
    @xalimonaaji3507 2 місяці тому

    xaqa hadii afka laga xiro feeruhuu ka dilaacaa xaqaad farmaajo ka gasheen ayaa idin haystee waxba calaacal iyo yey idin diving.

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l 2 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢

  • @KingAbgalCaliGaaf
    @KingAbgalCaliGaaf 2 місяці тому

    Xasan shiikh waa waceesle aan cabsan

    • @amranosman1102
      @amranosman1102 2 місяці тому

      Mxa qabil meesha keenay.dadkan oo dhan asaga ka masuul ah oo ALLAH kala xisabtamaya

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому

    Warhooy dadka sidan haloo dhaamo waarhooy sidan loo xoog weynaan maayo. Warhooy xisaabtii Allah waa dambaysaa.
    Warhooy shacabkaan idinkaa udhaartay’ Warhooy kitaabkii aad kudhaarateen yuusan idin qaban.

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 2 місяці тому

    Sassan shiekh la taliye malaha miyaa dhinac walba waa laga ceebeeyey misse waxa dhacaya ma oga miyaa wlhi baalaha ayaa laga rifay farmaajow noo soo nogo ayey maraysaa war xassanoow is dabo gaboo duf ku bax ceeb looma dhinto!

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 2 місяці тому +1

    Farmaajo kuwan hakusoo noqon maaro umahayside stress bey kuguridiyaan.Xamar iyo habargidir waa wada mooryaan iyo tuugo o wax bilaash ah iyo guryo bilaash ah oo bililiqo ah un bey ubartaan .Xassan sheikh ayaa edebtooda baraaya udhaaf ha karbaashe😂😂😂😂😂😂kkkkkkk

    • @NasteexoAxmed-p1f
      @NasteexoAxmed-p1f 2 місяці тому

      Ilaahey Ka cabso qabiil dhan wax haka shegin qabiil kasto dad xun iyo dad fcn weeku jiran

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 2 місяці тому

    Waalagu sugey xayawankas foshoxun hadhibkas hawiye folxuma nacaladas dilla kujihada moryantas

  • @malyunkhadar8168
    @malyunkhadar8168 2 місяці тому +2

    Kkkkkkk filada kasoo bax masaasa ka danbaysay

  • @sadiyagabow
    @sadiyagabow 2 місяці тому

    Mar ki hore habar jini ayu ka joogi waaye xukunka ,mar kasta oo downlad dhalaato waa ka hoos dhalaneysiin,Marka umada la mid noqda oo dagaalka IYO bootada iska dhaafa.

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 місяці тому +3

    Kkkkk Waxa Yaab ah in Haawiyen,Marka Daroodku,Dowladnimo kala Danbeyn Sharci keeno, Caasimadana Qurxiyaan Dhisaan,qof walba Oo Somaali ah Xornimadisa ku Meelmaro,Ina Haawiyen, Dhahaan Yaatoleey yaa Irirsamaale Aheey, Darooda, nagu Xukuma Caasimada, Dhulkeney nagu gumaysayan, waxa Xataa Ka Maqan Haawiyen,In Caasimada Dalka Somaali , Ku Heshiisay in Xamar laga Dhigo Caasimada Somalaiya, Sida Aduunka kale hal meel layskugu Raaco inay Caasimad noqoto,Marka lays Haayo laysma garto, Marka Xeero iyo Fandhaal kala Dhacan Aa Somalidu Orordaan,Haawiyen, Intee La'idiin Raaca Shalay Farmaajo, kasoo bax Villada hadadan kasoo bixin waa laga soo Saara,Waxan Jognay Duq 80 Jir ah Oo Meediyaha latagan,5 Shanboqol Oo wiilan Haysta hadow Filada kasoo bixi waayo waa ugu Geleyna,Haawiyen, Oo dhan waa Qabeen,waa isku Racsanayeeyn Siiba in Farmaajo, loogu Dhaco Filada, Wayeel iyo Dhalaanba Siiba H G,Nabsigi Farmaajo, laga galay baa hadlaayo, In Dulmigu yahay waxan Fiicneyn Somali weyn ha'ogadaan, Haawiyan, kuwo Wadaniyiin ah Oo Dalka Diinta iyo Dadka u Naxa Allaha kayeelo, Siiba H G, Dowlad walba iyaga ku'taagan,Oo Dunshs tuseele, Cali Mahdi,Cabdi qaasim Salad,,Sh Sharriif,Xasan Sh,Farmaajo, Hadow Joogo Xasan Sh, waxa Raba inay Lugaha ulaaban Dowlada iyo Madax weyne Xasan Shiikh, Waa H G, Hashu iyada Cabaade Hadana wax Cune, H G waa Hashaas,Qabiil kasta iyo Darisba Dagaalay kulla Jiraan Waay?????, Maxa iyaga ka Maqan Oo Aan Somalida kale ka Maqnay Somaalay??H G wali may Helin Cid Kursigoda Fadhiisisa,In Qabiil Oo Ay Daris yihiin Darood iyo Haawiyen, kale Maalin walba waa inay Qabiil ku Duulaan Maxa Qaldan Somalay????H G Xaqa Allaha tuso Xalaal iyo Xaraan waa isugu mid💯😏Allayahadiga H G.

    • @NasteexoAxmed-p1f
      @NasteexoAxmed-p1f 2 місяці тому +1

      Walaal ilaahey Ku abuurtay Ka baq qabiil dhan wax haka shegin qabiil kasto dad xun iyo dad wanagsan wuu Ku jirtaa qabiilka wax Ka shege madax Kuma noqon cidna god kulama galeeso

    • @ciiseileeye4989
      @ciiseileeye4989 2 місяці тому

      @@NasteexoAxmed-p1f waa Sax,Qabiil dhan mawada Xuma lakiin H G, Umada inteeda kalle Ka dhib badan,waay???.

    • @NasteexoAxmed-p1f
      @NasteexoAxmed-p1f 2 місяці тому

      @@ciiseileeye4989 kama dhib badno adiga naftaada Ka adkaaw Somaliya qabiil ana fcn dhihi Karo majiro mid mid dhaamo malahan naftaada iyo rerkaada Ka adkaaw aaqiro naftaada iyo wixi masuul kataha lagu weydiina

  • @munawarsame5038
    @munawarsame5038 2 місяці тому +2

    Hawiye dulmigii ay ku heshiiyeen aa ka soo baxay markay arkaan nin daarood ah jiniyo iyo cudur daarood aa ku dhaco iyo shirar mudulood aa ka shiray.markuu nin hawiye kursigii ku fadhisto waa musuqmaasuq dhul xaraash iyo yaa muslim ahay Somali maxamed way idin baratay daawasho aan ku jirnaa war kaydin goormuu hawiye ilbixi dowladnimo baranaa .

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 2 місяці тому

    Ilaahey kaalmo weydiista been waaye taas idinkaa eryey

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 2 місяці тому

    naagtaan halaxiro

  • @ShugriCismaanabdirahman
    @ShugriCismaanabdirahman 2 місяці тому

    😢😢

  • @AnCmaj
    @AnCmaj 2 місяці тому

    NSCW WUXUU DHAHAY.
    السَّبَّاب يأتي يوم القيامة مفلسا
    Ruuxa dadka caaya qiyaamada ajar la'aan buu imaan.
    سباب المسلم فسوق وقتاله كفر. متفق عليه
    Cayda qofka muslimka ah waa faasiqnimo dilkiisuna waa gaalnimo.
    السَّبَّاب يدخله الله النار
    Ruuxa dadka caaya naarta buugalayaa.
    Sida salaada nabiga uga raacno afkana uga raacno
    .

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 2 місяці тому

    Somalia 🇸🇴 ilahey naga dhigay aa mahad umad ma ahan miya somslida ayaga war dadkan wax kudhacay wey kugu sosocdan walahi melkasto faris magal ah dawlada kugu qabsa donto ushi walalka kudhacdo gumudkisa ku danbeyo war somaliyed dhiwatada mel kaga sojezta tan waa bilow

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 місяці тому

    So sad sorry adinka farmajo abgaal o ciil idinqaba.qadki cagarna ka samri la kursiga sarey sidana idinkugu diganaya ama iska dhacsha ama iska.amusa priod

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l 2 місяці тому

    Ax
    😢 ar away islaaminimadii ?.ar away ixtiraamkii dumarka? Ar maydaan ka xishoon haynin in ay awoowyaasheen qiyaamaha idiin istaagaan ? Ar waa maxay dhaqan dooriskan.? أليس منكم رجل الرشيد

  • @NafisaIbrahim-tm4cy
    @NafisaIbrahim-tm4cy 2 місяці тому

    axaxaxa

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 місяці тому +2

    😂😂 FARMAJO KU WAS ADEER XASSAN SHEIKH WAA ABGAAL FARMAJO WAA MAREXAN BAHANE ROOBLE USHEEG😂😂😂 DAMEER HAWIYE 😂😂

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 2 місяці тому

      Waa beentood tuug weeye farmaajo ma habaar buu qabaa
      Marku hawiye danbe dawlad u dhisayo
      Beray odhan lahayen waa mareexan
      Nabsigiisi waa kaa haya
      Sidaa ku abaada hawiyoow iska lusha ilaa qiyaamaha cid idiin bedekaysaa ma jirto ragiina idin huran

    • @AhmedMohammed-k8n
      @AhmedMohammed-k8n 2 місяці тому

      Salebanomar76 raga dumarka lacaaytama waxbaa sika ah gabadhan maxaad kasheegee sida raga iyo sida qof muslima uhadal ragana lacaaytam waxaad kahadleeyso wan dareemayaa

    • @AhmedMohammed-k8n
      @AhmedMohammed-k8n 2 місяці тому

      Salebanomar76 raga dumarka lacaaytama waxbaa sika ah gabadhan maxaad kasheegee sida raga iyo sida qof muslima uhadal ragana lacaaytam waxaad kahadleeyso wan dareemayaa

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 місяці тому

    In lagu yiri gurigaa aad ma danbi baa oo ka wareeg meesha danta guud.