SIRDOONKA IIRAAN OO QEYB KA AHAA DILKII HOGGAAMIYAHII XM IYO XOG KALE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • SIRDOONKA IIRAAN OO QEYB KA AHAA DILKII ISMAEL HANIYEH IYO QAABKA LOO QORSHEEYAY

КОМЕНТАРІ • 89

  • @seed3966
    @seed3966 Місяць тому +4

    Allaah ha u naxariisto asagaa waaxidee Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima Місяць тому +6

    SaaCadiisa dhamaatay. Kufaar. Wax ma yaqaan. Alle ha. Unahariisto❤😢😢

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Місяць тому +1

    Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda kuwii qorsheeyey dilka cismaaciil haniya iyo suhadii falastiin aamiin waa mid ay soo wada maleegayaan iiraan, yuhuud iyo mareykanka ee Allah ayaga ha isku dhameeyo hana isku salido dhexdooda aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha u naxariisto ismaaciil haniya iyo suhadii falastiin aamiin Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha mujaahidiinta xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha falastiin aamiin

    • @calicabditokiyo9692
      @calicabditokiyo9692 Місяць тому

      Wllo aamain aamin ,, lkn waa balan ilaahay unoo qaaday way imanaysaa

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed Місяць тому +10

    gusha yahuda ay gartey wa sabab u ah fashilka sirdonka Iran oo gudaheda yahudu kawado ugaadhsi dawlad leysku haleyo bariga dhexe wa turkiga sirdonka kaliya ay israel kabagdo bariga dhexe wa turkiga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilahayow unaxariso haniya

    • @calicabditokiyo9692
      @calicabditokiyo9692 Місяць тому +1

      Maaha iraan waa yuhuud dah soon ayagaa dilay ,,, conspiracy theory waligaa ma maqashay

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 Місяць тому +3

    Waa geesi garab waayey Allah ha u naxariisto Aamiin aamiin yaa rabi ❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 Місяць тому

    WAA GALDANTIHII HADAAD ISLAMKA IYO MUSLIMIINTA WAX UTAREYNIN WAX HA'UDHIMIN ANAGU SIYAASADAHA GURACAN OO MUNAAFUQIINTA LASOODHAX MARSINAAYO WAAKAWEENAANEY EE AFKIINA XIRTA IMAANKA ALLAH HA'IDINKAQAADE

  • @AhmedMohamed-in3hv
    @AhmedMohamed-in3hv Місяць тому +2

    C'siis Barrow you are the best Guuleeyso

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Місяць тому +1

    Ilaahey baa qadaray inuu dhinto yahuud qofna ma disho qofna ma dayso gaalo iyo munaafiqna ayagaa shalaynaayo

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud8165 Місяць тому

    Iran ayaa dishey waxba cid kale yey ku Sheehan Alle ha u naxariisto ismaciil

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 Місяць тому +2

    Dilka haniya waxaa qeyb weyn ku lahaa sirdoonka iiraan sirdoonka iiraan hadii ay ku jirin ismacil haniya lama dili lahayn waa xaqiiqda

  • @Somali-One
    @Somali-One Місяць тому

    Allaha u naxariisto. Waxaanu joognaa waqtigii nebigu inoo sheegey. Carab ilahay way ka furteen intooda badan.

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Місяць тому +2

    Iran iyadaa kadambaysay nijaastu sababo badan bajirra in hania nin adayg ahaa aan kushaqaynayn mabda Shiccada sidaanalarabo meesha cid mabda ashiicada qaada oo ilaa bulshada badasha iyadoo loogusoodhumanaayo cadawga anagaa hub iyo hiilba naga helaysaane talo ankuyeellano hogaaminta Xamaas sida Lubnaan iraq yammen sunnida gacantooda laga saarro markaa sunni iyo shiico arlogaddinbaa laysku hayaa in badana waa kuguulaysatay IRAAN

  • @ZeylacIbrahim-cc8nm
    @ZeylacIbrahim-cc8nm Місяць тому

    Aniga waan ogaa Israa'iil iyo Iiraan inay walaalo yihiin

  • @user-wy5id7jy5y
    @user-wy5id7jy5y Місяць тому

    Abdul Aziiz borrow im your fans always some years so please I need to become reporter like can u be my teacher of reporter like u plse if u see it my comments please re Answer me

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 Місяць тому +1

    😢😢😢😢😢😢markii la dilay o
    Lugu dilay qolkisa koxda caafimaad o u so gala may badvaadiine way is raciyen susan
    Dhawaca uga kiciin

  • @soomaal3622
    @soomaal3622 Місяць тому +1

    Walaal waa ku ixtiraamaa ee NY Times warkeeda waxaa looga kalsoon yahay Raysal Wasaaraha Israel, waa wargeys yuhuudi leedahay fidiyana war inta badan marin habaabin ah

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 Місяць тому

    Adiha iyo inta kulamidka ah kuraaxesta waxba kaamagalinee Iran 🇮🇷 sidey ugajawabi lahed

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Місяць тому +3

    Waxaas dadka hala hor Imaan Fadlan

  • @hasansalad9058
    @hasansalad9058 Місяць тому

    asc dhamaan somalia

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Місяць тому

    Inna lilaahi wa inna ilayhi rajucun

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 Місяць тому

    ❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 Місяць тому +1

    Hawshaan waa hawl laga wada shaqeeyay iran Israel iyo mareykanka kuligood weey kawada shaqeeyeen

    • @fartuunmohamed1062
      @fartuunmohamed1062 Місяць тому

      Taas waa run laakiin waxay moogyihiin in mar walba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin

    • @seed3966
      @seed3966 Місяць тому +1

      Asc 😎😎😎waxa lashego lamo hubo balse israeel iyo mareykan yaa diley labadooduna waa isku mid weeye

  • @aminarabiile7394
    @aminarabiile7394 Місяць тому

    Asc kolayi waudhimanlaha sacadana halkakagekeadi alahunaxaristo dhamatod shadabayiahaye Takala iira madaxadeadaba haliskujirto malibamidaba laugadhasanaya mahamasoliah badhahada Nin Inikisudilayo qaylomale dadka IiRaniyintah hadibaladegsanayo madaxdodaba haliskujira alaha karansiyo xaqa

  • @SouleimanHassan-mf3sr
    @SouleimanHassan-mf3sr Місяць тому

    Asc noi jss djibouti jss desole hier soir il morte le chef hannas ismaeil hamiya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому

    I think that is right

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Місяць тому

    Waxadan hubin ha sheegin wararka aad soo xigtay waa yuhuuda shaqadeeda saaka warbixinta ka soo baxday baaritaanka Iraan

  • @MukhtarIsakDeerow
    @MukhtarIsakDeerow Місяць тому

    Thanks

  • @niyasan5241
    @niyasan5241 Місяць тому

    Jaajuus lacag kaa carartay ayaa meel kasta jooga. Waa tay Israel kal hore qarxiis Nuclear Iran, mar kalana diishay nuclear scientist. Israel dadka ama lacag ama blackmail ayeey uu isticmaash.

  • @AbdirokiMohamedMoussa
    @AbdirokiMohamedMoussa Місяць тому

    Iran way udhamaaday hal sirdoonkekana muusaad aya ka adeegato marwalba talaabana maqadikarto sobobto ah Israaiil USA aya lajirto

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому

    Absolutely

  • @jaamachaaji4903
    @jaamachaaji4903 Місяць тому

    Eeraan qayb kama ahayn lakiin marakaykan ayaa qayb ka ahaa ismaaciil haniyi telephone kiisa ayaa seterlaat loogu soo hogaamiyey murxuumkii
    Mar hadii la haysto lumber kaga signalka ayaa lagugu soo hogaamin.

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 Місяць тому

    Qadar ayaa Israel uga dhaw maraykanka waa war nagu cusub oo u eg ogaansho la,aan

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 Місяць тому +1

    Sawir ka ega ayatollah sida lo yareeyey

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Місяць тому

    Horta iiraaniyiiintu waa ummad ba'day haday sidan yihiin! Haday dagaal qaadaan oo israa'iil dhib u gaystaan marka arinta daacad bay ka ahaayeen,hadiise siday iminkaba bilaabeen oo baala xooftada sii wadaan far baa ku godan! Aniga iiraan shiki wayn baa igaga jira.

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Місяць тому

    Hadalad gaallada iyo carabta waa waxba kama jiraan marykan ayaa dilay carbtun waa ku farxa san yihiin yaman ,lubnaa , siriya mahee carbata kale xataa qasa waxka dhacay macambaaryn warka marykanku waa been waxba kama jiro waa jahwareerin

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d Місяць тому

    Imaantiga maraykanka iyo Dilka shaahidka waxa u dhexeya hal isbuuc

  • @Madina-mg6qm
    @Madina-mg6qm Місяць тому +1

    Kolay shiico suni ma jecla

  • @xabiboilkaboqol1732
    @xabiboilkaboqol1732 Місяць тому

    Shecada iyo dhagarta eyuhayso suniga kama duwana tanu sacadisuna weydhamatay raxamallahi gesigi xaqa ku dhintay iran yahu kama sokeyso wsc

  • @gullamgullam7442
    @gullamgullam7442 Місяць тому

    Shekhoow ninka geriyooday waxa la heestay lambarka telefonkiisa.

  • @Abdibiter
    @Abdibiter Місяць тому

    Beenta iska dhaaf hadalada yuhuuda iyo Maraykanka ka xishoo inaad nooga sherkayso Haniya yuhuud iyo maraykan ayaa dilay

  • @user-eg5po7xp1j
    @user-eg5po7xp1j Місяць тому

    Ruwaayad badanaa, waxaas waa been miino aya qolka loogusiidiyariyay sirdoonka iiraana shirqoolka ayey kujireen, kuwa cafimadka meesha lagusiidiyaariyayna ayagaaba siidhsmeystiraya, gantaal talaviiv lagasootuuray aa?? Macquul maaha.

  • @ahmedharuun7366
    @ahmedharuun7366 Місяць тому

    New York times been weeye waxa ay qortay tafatirahu waa muusaat sirta ayey qarinayaan isku dirna wey wadaan toosa

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz Місяць тому

    know one thing, u.s was behind, but also they use shii

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 Місяць тому

    Horaan usheegay xaruunta Kharijiska waa iran

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Місяць тому

    Aqliga dameeraha ayaa kaasareeya waxaad afka Ku balaadhineysaa jaraaid ka soobaxa maraykan oo layidhaa niyuu taynis illaahay aqliga kaaqaad

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 Місяць тому

    Eran miyaa sheegtey warkaan ad faafisey mise Newyork times?.

  • @ShanyArtan
    @ShanyArtan Місяць тому

    Saxib side ayaa. Logu qarace just qoolki uu daakna kaali ah ee waa iran daaxdeda ayaa laga sodure ee maxan madfac balanka kii imaade maxin saxib

  • @user-rz8zv1wu7f
    @user-rz8zv1wu7f Місяць тому

    ilahey ka cabsada ninkaan sab iskaraabka iyo falloga kala laabta ninkaan waa afayeenka yahuuda

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому +1

    Iiraan ayaa shirqooshay

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому

    Factsw

  • @hawaiman7485
    @hawaiman7485 Місяць тому

    Unbelievable

  • @akhalif579
    @akhalif579 Місяць тому

    Warkiiba adiga dhameeyey, dhowr iraani yihin ahna wey daldali doonta cirbadna wey xadi doonta.😮

  • @sayidcali1079
    @sayidcali1079 Місяць тому

    Fariintaa gaadh siiya wadamada islaaamka waxa laga sooduqeeyay ama jira saldhig hawada sare oy isriil kuleedahay gudaha iiraan

  • @maxamedakid6008
    @maxamedakid6008 Місяць тому

    Xageed ka soo xigatay ? baroow Wararka Israil iska ilaali Yaase baadhay new york warkiisa iska ilaali

  • @MahamudAli-pk9ur
    @MahamudAli-pk9ur Місяць тому

    Mahamed dayf yaxye sinwaar ismaaciil haniya Abu cubayda sh ahmed yaasiin Khalid mashcal iyo shaqsiyaad ka madaxda ah oo kaliya miyey yuhuudu calo latahay mise ayaga bes ah ayaa yuhuuda col la ah oo dagaalka kula jira 150000 Kun EE dhimasho iyo dhaawac ah iyo 10 bilood dagaalka socda EE %85 Gaza lagu burburiyey miyey ka duwan yihiin shaqsiyadka talaviv waanu dilay ay leyihiin ??

  • @user-rz8zv1wu7f
    @user-rz8zv1wu7f Місяць тому

    Sawirkada shaashada usaaran sifiican ufiirsha dadka oow lajiro asi cabdi casiis barow waa oo weyneeyay ayatullahi oo mislin ahne waa oow yareeyay maxaa kafahantay sawirka

  • @Abdibiter
    @Abdibiter Місяць тому

    Jooji Beenta yuhuuda

  • @Mahdicalidabshid
    @Mahdicalidabshid Місяць тому

    Yahuud yahud dhalay

  • @user-nl2qw5sb9i
    @user-nl2qw5sb9i Місяць тому

    Washeeka Iran iyo mukamada liskudiraayo

  • @nawalhersi4983
    @nawalhersi4983 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdi6617
    @maxamedcabdi6617 Місяць тому

    Asc

  • @inajadeermedia8922
    @inajadeermedia8922 Місяць тому

    😢😢😢😢😢

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Місяць тому

    Qoloyinkiinan warbaahanta ha so qaadanin wararka gaalada e munafaqadeysan, ma dhici karto in Iran lug lahayd dilka Haniya, wa war gaaleed o isku dhufashada ah ha no so sheegina wararka gaalada

  • @kaysehasansaleban4762
    @kaysehasansaleban4762 Місяць тому +1

    BEENALE WAR WAX AANAD AQOON U LAHAYN DADKA HA UGA SHEEKAYN. DADKU SIDAADA CAAMO MA AHA

  • @tasliimmaxamood4458
    @tasliimmaxamood4458 Місяць тому

    Waxaanad ogayn waxhaka sheegin

  • @AhmedFidhin-px4kb
    @AhmedFidhin-px4kb Місяць тому

    Waxaad yahay jaajuus ushaqeeya yuhuuda kolkii Saad u hadleyso la eega

  • @apdurehmaanbaadow2099
    @apdurehmaanbaadow2099 Місяць тому

    Cabdicasis.barow.iran..majela.suni

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Місяць тому

    Janaasadii Iiraan loogu dhigay haniyeh ee uu khamenei tujinayey caadi ayuu unaxnaxsanaa cirka ayuu kolba eegayay oo wuxuu is lahaa goorma ayaa adna lagu shirqooli 😂

  • @sadam1318
    @sadam1318 Місяць тому

    walee waa la kala shakiyey

  • @geesabadane7415
    @geesabadane7415 Місяць тому

    propogaanadii carabta ee xitaa ka cabsaday in aay ninka dhintay tacsi udiraanbaab wada

  • @mahadabdi3195
    @mahadabdi3195 Місяць тому

    Iraan baa dishay

  • @user-mo1gr6wy7h
    @user-mo1gr6wy7h Місяць тому

    Aniga.markii.aan.maqley.jawaabta.dhab.dheh.gaaladan.sunayiinta.waxay.u.adeegsadaan.shiicada.waxba.warkooda.ha.dhageysan.shiicada.waligned.laguma.xirin.guantanamo..marka.isreal.ka.hor.waxaa.ka.dambeya.shirqolka..haniya.iran.waliba.suniyiinta.islamka.aad.bey.neceb.yihiin.in.ka.badan.cTristan ka.marka.beentowda.iran.throughtout.goodluck

  • @SouleimanHassan-mf3sr
    @SouleimanHassan-mf3sr Місяць тому

    Noi jss muisilimen le peuple palistin et noi je suporte objectif hannas islanne on devemir force inhallah palistin on trouve liberte inhallah aujouihui vendredi noi jss dire ismaeil hamiya cette un geurriye pollitique noi jss desole mais ismaeil hamiya il vivre tout mouslinons son coe😂😂urs et noi aussi mouslinons ismaeil hamiya il vivre mon coeurs😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HooyoMacaan-xe2et
    @HooyoMacaan-xe2et Місяць тому

    Sdhujo❤😂😂🎉😢😢😮

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Місяць тому

    Warkaas mala aminikaraa

  • @shaafimaxamed576
    @shaafimaxamed576 Місяць тому

    Way fashilan yihiin

  • @FarhiaAden-bd5go
    @FarhiaAden-bd5go Місяць тому

    Stop warxuma tashilka

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019 Місяць тому

    H

  • @Cali-tu8fg
    @Cali-tu8fg Місяць тому

    Waa. Been,waxaa,soo,dhan

  • @user-ss9zf3jd7j
    @user-ss9zf3jd7j Місяць тому

    Warkan marunbaa

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 Місяць тому

    Wariye ma tihid gaalo ayaad u ceeb qarineeysaa

  • @abdihaaji
    @abdihaaji Місяць тому

    Beenlow baatahay