Sheikh Abdi Xirsi Waraysi,imaaraadka, ismaaciil iyo Ethiopia wa Cadowga Soomaaliya, 4.5 waa Dulmi.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Sheikh Abdi xirsi, Madaxweyne Hassan sheikh, Jabuuti Ismaaciil Omar geelle' Imaaraadka iyo Ethopia, Arimaha Soomaaliya.

КОМЕНТАРІ • 29

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 2 місяці тому +2

    Mashaaa Allhaa shiq cabde xersi guuuul ❤❤❤Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 2 місяці тому +3

    Gelee shartiisa illahay somaliya haka qabto insha Allah

    • @user-hw6qc8ps4d
      @user-hw6qc8ps4d Місяць тому +1

      Aamiin aamiin aamiin yaa rabi
      Yaa raxmaan.

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 2 місяці тому +1

    Masha Allah Hodan cadceedeeey ❤❤ horay u soco qaali

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Місяць тому

    Mashallaha sheeq abdi hersi guuleyso

  • @mhdinero9658
    @mhdinero9658 2 місяці тому +2

    Sheikh Abdi Hersi waa nin aan qabiil aqoon jecelna in Dalku hagaago. Nin is badala maaha waa qof caqligiisa xor u ah.

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 2 місяці тому +3

    Waaaaaaa ruuuunthi shiq cabdi xersi guuuul ❤❤❤❤

  • @qadarfilqe
    @qadarfilqe Місяць тому

    The best advice for dhalinyarta.... Wax haqabsadan.....

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 Місяць тому

    Wale waa xaqiiq taasi, Allah hanaga qabto cadowga Somalia

  • @user-hw6qc8ps4d
    @user-hw6qc8ps4d Місяць тому

    Maa shaa allah
    Sheikh Abdi Hersy rabi swt
    Ha inoo kaa xafido si aad ah
    Ayaan kuu jecelnahay sida aynu
    U nahay shacabka Soomaaliyeed
    Maxayeelay waxaad tahay sheikha kaliya ee wadaniga ah ee
    Sida xaqa ah saxda ah uga hadla
    Arimaha murugsan ee kataagan
    Dalkeena soomaaliya sheikh allaha kugarabgalo halgankaada & baraarujintaada wanaagsan ee wadaniyadu hareysay halkaaga
    Inooga sii wad allah swt ayaa ajar
    Kaasiinaya ananas oo ah shacabka Soomaaliyeedna duco
    Ayaan kula garabtaagan nahay
    Cadowgana rabi swt hakaa qabto
    Madaxweynaheenii wadaniga ahaa madaxweyne farmaajo u
    Ducee in allah swt uu inoo soo celiyo sida ugu dhaqsiyaha badan
    Maxaayeelay isaga dowladi kama
    Danbayn!!!!!!

  • @Hayaannabadeed
    @Hayaannabadeed Місяць тому +2

    “ Ninkaad kabo ka tolonaayso kabihiisaa la fiiriyaa”
    Ismaaciil dan Soomaali uma wado.

  • @Ahmed-ds9qx
    @Ahmed-ds9qx 2 місяці тому +3

    Daalin'ismaaciil'digtitor'gacan'kudhiigla'ah'weeye'sheekhu'runbuu'sheegay'wuxuu'ladagaalamayaa'hagaaga'soomaalida'??

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 2 місяці тому +1

    MASHA ALLAH SHEEKH CABDI XIRSI

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Місяць тому

    Mw hasan sheikh doorasho qof iyo cod ma jabuuti buu ku qabanayaa?

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Місяць тому

    Ismaciil intuu joogo jabuuti Somali dhibaato ka dhaman mayso

  • @abdinaasir9315
    @abdinaasir9315 Місяць тому

    Adigaaa Qabiil Nin ku taageerayay wax aaan kaa Aqrisaneeno ma jirto dowlada Xasan Nabad ee keentay waa ku farax sanahay anaga hada Nahay Reer Muqdisho

  • @user-kt1or3pi3d
    @user-kt1or3pi3d 2 місяці тому

    Keep sneaky as jaale daarood does.😊😮

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Місяць тому

    Taasaa xaqiiqa shaqada yaan la yasin.
    Debedaba ragu badidoodu waa dada nadiifiye iyo waardiye
    Soomaaliyana xafiis bay wada rabaan inay ka shaqeeyaan

  • @sigad_j2111
    @sigad_j2111 Місяць тому +1

    Ismaciil waxan ka dodoneysin ba radinaya, dalkina ismaciil ma xakumey dhaasad oo la wareega xukunka, somaildi jahiliin ba ku so badanaya wallahi

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Місяць тому

    Soomaali ilaahay haw gargaaro
    AF waakoo may lagu aamee.
    Hadal kaliya no action.
    Ilaahay ka baqa

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Місяць тому

    Xasan jaah wareer ayuun baad ku biirinaysaa

  • @geediali437
    @geediali437 Місяць тому

    Waar sheekhu munaafaqada wuu ku dheereeyaa somali daarood waaye turfatoore waaye xaa beenta ku kalifay yaahuu

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Місяць тому

    Somali wallaahi bayna weligeed u haha again
    Ninkii wasay carruurtii quraanka ee Somaliyeed ee Canada baa hadlaya oo war laga guraya, wuxuu dibadda u joogaa waalidiintii Simaliyeed baa diiiday ceebta iyo maxkamadaha bal ka baadha google magaciisa geli

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 місяці тому

    mj oil saliid qumbe

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 місяці тому

    Sheekh TAATAABTE CBB xarmaajo faqash