Marabta kalar ka timaha aad ku samesan karto sidi aad u hesho kalar qurxoon kafaideyso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Shukri masala

КОМЕНТАРІ • 379

  • @duniaali5334
    @duniaali5334 7 років тому +4

    Masha Allah mahadsanid abaayo

  • @faadumayusuffaadumayusuf2062
    @faadumayusuffaadumayusuf2062 7 років тому +3

    Mash Allah jasakllhu khyr uqti qaali 😍😍😍 walow reer kalar aanan aheen

  • @taqwadaganmuse6036
    @taqwadaganmuse6036 7 років тому +1

    masha Alaah wall aad baan uga helay wallhi jazakumullaah khayr waana ku fahanaa si fiican waayo waad noo hagar baxdaa Alle hakaa abaal marsho aduun iyo Aakhiraba

  • @maryanjibril50mashaalah83
    @maryanjibril50mashaalah83 3 роки тому +1

    Masha allah shukran mcnto

  • @fatmaindho2105
    @fatmaindho2105 7 років тому

    walshey shukri wan kaheley alabtan wad mahad santahy aniga waxan kula joga nerobi wan dawada abaayo barnamijkada hada kahor maley ad so galisey sameskisa ayan aad oga fa idestay masha aĺllh cido dhan wey ku duceyan macankisa shukran abaayo mcn

  • @shukrionline4891
    @shukrionline4891 6 років тому +2

    Shukri Abayo JazakaAllah kheir

  • @daganaadanbeautytips3761
    @daganaadanbeautytips3761 7 років тому +2

    M.a waaa waxaan mudo raadinayay si fudud Ku helay shukran wlaashey qli

  • @nasiimamaxamud4812
    @nasiimamaxamud4812 4 роки тому +6

    Oll Musliminta waligey ma dhafiin 29 subscribe illah dartiis igu sar 😭😭😭

  • @salmakhadar8830
    @salmakhadar8830 6 років тому +1

    Mashallah walal Allah ku barkeyo tintayda wa yartayhy mxn ku basin kara inshallah wan tijabinya alabtana

  • @fatumamohamed5420
    @fatumamohamed5420 7 років тому +1

    Masha allah Si fican aa u fahanay wana ka faidaysanayna insha allah jizakalla khayr xabibti

  • @ayaanxasan5966
    @ayaanxasan5966 7 років тому +3

    Abaayo
    Mahadsanid
    Waa fahmnay
    Waa Ku weydiyey markaa LA marsado kadib madaxa ma ladaboolaa
    Mise asago furan ba LA jogaa

  • @ashawariya6861
    @ashawariya6861 5 років тому +1

    Mahadsanid shukriina my abayo qaliya allah ha ku xafido

  • @safiyamahamud9893
    @safiyamahamud9893 6 років тому +2

    Shukran xbbti allha kudhowro mcnto😍

  • @deeqaismail772
    @deeqaismail772 7 років тому +2

    Mahadsanid sister

  • @hanimohamed2400
    @hanimohamed2400 7 років тому +1

    Masha allaah abaay abahana allaaha hanaxaristo adigana allaa yabarik

  • @f.n.9630
    @f.n.9630 7 років тому

    MAshaAllah Jazakallah kheyr sister

  • @khadiijayahye6184
    @khadiijayahye6184 5 років тому +1

    Thanks xbbti

  • @amunadan8684
    @amunadan8684 7 років тому +4

    masha alla abaayo

  • @zunduscadey746
    @zunduscadey746 7 років тому

    Maasha ALAAH jasaaka Laah xabiibtii ukunta hdii aan kudarsado qeybt jaalaha kalarka maqabanaa jawaab wacan

  • @اممحمد-ل6ج8ل
    @اممحمد-ل6ج8ل 7 років тому +1

    Jazakalaah shukri qaali

  • @zahrahalane2281
    @zahrahalane2281 7 років тому

    Walaahi waa runtaa aabayaasheena wey jeclaayeen aniga waan ka heli jiray abahey AUN marka uu marsanaayo. Nasiibka anigoo weyn aan uGu mariyo ma yeelan alxamdulillah

  • @gabadhariyadh2911
    @gabadhariyadh2911 5 років тому +2

    My queen shugri masala neirobi usoo soda mar dhaw wnkula kulma insha allah

  • @aishaahmed4600
    @aishaahmed4600 7 років тому +10

    Maasha allah shukran mcnto lkin baytaruudka hadaanan haysan maxaan ku badalan karaa shukri sharafeey.

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  7 років тому +2

      Aisha Ahmed radi wahelesa inte jogta

    • @aishaahmed4600
      @aishaahmed4600 7 років тому +1

      shukri masala soomaliya mcnto

    • @nagadcabdi
      @nagadcabdi 7 років тому +1

      shukri masala walal clour cas ayan raba anna

    • @umubahja5717
      @umubahja5717 7 років тому

      masha allh

    • @umubahja5717
      @umubahja5717 7 років тому

      abaayo gududle munoqona

  • @warsanmohamed9008
    @warsanmohamed9008 7 років тому +3

    jazakalah ukhtii

  • @aminasiman3645
    @aminasiman3645 7 років тому +1

    Asc Shukri abayo markan marsodo bac miyaan kuxiranaa madax(tinta) igajaahil bixi abayo I like your videos thanks macanto

  • @naciimofarax8115
    @naciimofarax8115 7 років тому +6

    maasha alaah ilaah hakuu barakeeyo fikirkaada wanaagsan mcnto

  • @rodaahmed9051
    @rodaahmed9051 7 років тому

    masha allah waa heersaare iyo nuus lakiin in uu naa anfaci doono Allah oog lakiin baytaraafga miyaanu dhakhso u goayn taoow Allah aclaam Thanks walaa

  • @sadiakhaliif6007
    @sadiakhaliif6007 7 років тому +1

    جزاك الف خير حبيبت شكر

  • @fadumosayid6001
    @fadumosayid6001 7 років тому

    Asc macan aad iyo aadan kaga ma hadcelinayaa sida aad iskaga keena xilsaartey maasha allah jazakalahu kheer aadna waa u xiiseeya video yadada

  • @umuaadan8332
    @umuaadan8332 7 років тому +2

    Mashaa allah abaayo waad mahadsantahy

  • @cabdiraxmaancabdiraxmaan722
    @cabdiraxmaancabdiraxmaan722 6 років тому +1

    Mansha allah abayo waxakaliga ankugu jeclahy wa sidaa ad wax nofahansisi

  • @katraabdullahi1023
    @katraabdullahi1023 7 років тому +1

    Mashaalah Shukri ,ilahy haku barakeeyo lkn mcnto ukun laan ma sameen karaa?

  • @ijaabomahamed2284
    @ijaabomahamed2284 7 років тому +2

    Mansha Allah walal

  • @ibaadonoor5088
    @ibaadonoor5088 7 років тому

    Masha allah jazakallah qeyr abaayo waa arin aad u fiican wantijabina i.sha allah

  • @hudahasan7459
    @hudahasan7459 7 років тому

    Maasha Allah shukri Shan Ka roon waan Ka helay aad iyo aad waanan marsanayaa insha'Allah xabiibti jzk Allah kheyr .

  • @naftiinaxisaabakahorintaaa2624
    @naftiinaxisaabakahorintaaa2624 3 роки тому

    Jasaakalaah abaayo macan ani caawan qadnaa adaa umahadsantahay xabiibti

  • @naciimahappy482
    @naciimahappy482 7 років тому

    Masha allaah jazakallaah Khyr Xbbt quruxey

  • @aminelking4138
    @aminelking4138 7 років тому +1

    mashalah

  • @umurandaali7341
    @umurandaali7341 7 років тому +2

    Asc masha allah magaadudina abaayo waxaan raba gudut

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 7 років тому

    Jazaka allallah abaayo caanaha iyo malabkan ka faaidaystay

  • @saidahussein3049
    @saidahussein3049 7 років тому +1

    Shukran ukhti jakallah

  • @haucaronwaqtigaiyocalafwax5604
    @haucaronwaqtigaiyocalafwax5604 5 років тому

    Abayo jasakalah qeer bacmankuxiira markanmarsado

  • @aminafarah8457
    @aminafarah8457 7 років тому +4

    Masha Allah thank sis for sharing 😊

  • @sumayamaxamed8754
    @sumayamaxamed8754 7 років тому +1

    maasha allah shukran

  • @khadijasalim4593
    @khadijasalim4593 7 років тому +1

    Masha allah

  • @jannah6711
    @jannah6711 7 років тому

    Masha allah shukri jlahey ha ku xifdiyo aamiin.

  • @ilwadbire5054
    @ilwadbire5054 7 років тому +8

    Shukran xbb jasakalah khayr

  • @nasrocali1581
    @nasrocali1581 7 років тому +1

    Shukran sharaf badaney wad mahadsan tahay

  • @hindasaciidharti463
    @hindasaciidharti463 7 років тому +4

    Masha allah jazakallah abaayo cilankaan yemeniga inteen ka heli kara islii

    • @saafiibraahimstyle2470
      @saafiibraahimstyle2470 6 років тому

      Waxaa ka helee oo aan Ku aqaanaa suuqan Hongkok dukaan Ku yaala oo lagu qado cilaanka iyo waxyaabaha guryaha lagu carfiyo

  • @BisharoHakarMursal-lu4uz
    @BisharoHakarMursal-lu4uz 4 місяці тому

    qali qofki cilaanba aan helaynin mu ka samaysan karaa betruud & linta kafega wadan aan quruxba laga aqanin baan jognaye

  • @kiinful
    @kiinful 7 років тому +1

    Maansha alaah walaasheen shukri jisaakumulaah barnaamijka

  • @hooyomacan9271
    @hooyomacan9271 7 років тому

    Qofka tintiiso saaid umadoowdahay magudiidineeh tankale sida kalarkii mal hadanka boodo meela mariyo ma igu soobaxaa tinta ama kuligood wan marinaa thank you qali wankusugaa

  • @umucabdullaahi2386
    @umucabdullaahi2386 4 роки тому

    Maasha thanks abaayo .

  • @maidomussebassar7433
    @maidomussebassar7433 7 років тому +2

    Abyo aniga cadar aya dinta u isticmala wana ika jaraa marka wax aan ku badalan karo aya ka cadsana oo cadar ahan

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 7 років тому

    Masha allaah abayo mahadsanid lakiin ma isticmalikara khofkii elerji khabo shrafeey 🙋🙋

  • @batulamursal4069
    @batulamursal4069 7 років тому

    Shukri Masala Alllaha ku xifdiyo macalimad rasmi ah baa tahay, waxaad iaku daydaa in aad laguu fahmo, ajar Allaha kaa siiyo, aad baan ugu baahnaa wax timaha ii xoojiya, malabka iyo caanaha iyo colorkaba waan u baahnahay

  • @filsanwarsame2342
    @filsanwarsame2342 7 років тому

    Masha Allah thanks sis
    Plz like and share every where Facebook etc

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 7 років тому

    Jisaalallah Kheir Abaayo Meeqa saacadood ayaa lagu heynaa .bacda malagu xiri karaa qofkìi wadan qaboow jooga Mahadsanid Sharafeey

  • @madinocabdule7220
    @madinocabdule7220 7 років тому

    Abaayo markaan marsado bac miyaa kuxeraa misa cadi aan ahaanaa adoo mahadsan xbbti

  • @iftinahmed8477
    @iftinahmed8477 7 років тому

    Masha Allah thanks abaayo

  • @fahmoabdiahmed4249
    @fahmoabdiahmed4249 7 років тому +3

    Thanks abaayo

  • @nimcoaden9010
    @nimcoaden9010 5 років тому

    Mnsha Allah tabarakallah xbbti alle haku barakeeyo sidad nogu so dadalayso

  • @ayaha653
    @ayaha653 7 років тому +4

    Asc apyo shukriyay numberkada iso qor

  • @farxiyabarre6542
    @farxiyabarre6542 6 років тому

    Shugri quruxey inta kale waa haysta geedka intee ka helaya somalia joogayee mcnto

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 6 років тому

    Mashallah wan kahelay mahadsanid abayo jazakallahu kheyr, I have a question cilanka marka marsado kadib bacmalaku xira

  • @halawiabdullahi1465
    @halawiabdullahi1465 7 років тому

    Mahadsanid cadey Beytarud ka cuntada malgu darsadaaa sida sugada sideena lo isticmaala

  • @ruunqaali5119
    @ruunqaali5119 7 років тому +1

    Masha Allah abaayo

  • @zahrahalane2281
    @zahrahalane2281 7 років тому

    Asc shukri suaal Ayaan kugu dilnay. Walaal timaha qafiifka ah ama xabad yarta ah malabka nooc gooni ah miyaa mise any malab waaye. Gabar meel tima sameys leh oo xamar degan mar aan xamar tagay way la yaabtay qafiifkoodda marka waxii at ii sheegtay waan hilmaamay ileen safar aan ahaa miir ma laheyne. JazakaAllah. Su'aashana wey soconee inshaaAllah. Qeyr aan dhamaan Allah subxaanahu wa tacaalaa ha ku siiyo.

  • @idilali2217
    @idilali2217 7 років тому

    Jizakalah qaali ilaahey ducadaada hano aqbalo adigana haku xifdiyo

  • @farhiyamohamed6559
    @farhiyamohamed6559 7 років тому +4

    Caqligii ka maqan walalkaa ayuu ku jiraa mashaallah wa balan waan tijabinaa natijadana waan soshegaa inshaallah

  • @deeqamahamud7435
    @deeqamahamud7435 7 років тому +1

    Mashaa allaah qaali illaah hakuxifdiyo

  • @dhalintamediagroup4901
    @dhalintamediagroup4901 7 років тому +6

    Ala shukri masala maxeey ila dhalan weysay😅😅😅

  • @shamsoabdullahi9129
    @shamsoabdullahi9129 7 років тому

    mashaalah walal alaha ku xifdiyo waxan ku waydinaa meqa bil uu iigu jiraa tinta

  • @hamidascookinganddecoratio4864
    @hamidascookinganddecoratio4864 7 років тому

    Masha Allah abyo jazakallahu kheyr abyo

  • @nadarahmedmohamed4624
    @nadarahmedmohamed4624 5 років тому

    Shukri masala walaasheey waxaan u baahanahanahay jilciso ayaan timaheyga mariyey waxaan rabaa inaan iska dhaafo marka timaheyga saameen miyey kuyeelanee

  • @qaliladan467
    @qaliladan467 7 років тому

    Shukran abayo jazakaAllaaaaaah

  • @muslimo5201
    @muslimo5201 7 років тому +1

    Asc walashey waxan kaa codsanaa hadaa igu kalmenkarto agoolka ama qolfaha madaxa kasodadanayo oo hadana madaxa aad uu uxanunayo hadaa mesha qolofta xoqdid plz

  • @qadroumueyman7205
    @qadroumueyman7205 7 років тому

    Masha allah macaanto ilaaheey qeer hakusiyo aamin aamin aamin

  • @sabrinsabrin5309
    @sabrinsabrin5309 7 років тому +3

    Wcs shukri sharaf. Thanx inbadhan aan jecla kan kimiko wan kabaqay. Abyo noso badhi cartinta guryaha plz plz

    • @sabrinsabrin5309
      @sabrinsabrin5309 7 років тому +1

      Carfiis

    • @cabdiahmed5192
      @cabdiahmed5192 7 років тому +1

      Man shaalah abaayo ilahay ha kuxafido wax badan ayan kafaiday

    • @cabdiahmed5192
      @cabdiahmed5192 7 років тому

      Abayo biriyan no so gali hada janis hesho ado mahadsan shugri

  • @mohamedabdiqadir3406
    @mohamedabdiqadir3406 6 років тому +1

    mashaallah
    abayo
    sida
    laiskafa babiiyo
    xagtimaha

  • @safiacali5386
    @safiacali5386 7 років тому

    A s c abaayo shukri madax isaga oo nadifa oo an dhaqey miyaa marinayaa mise madax isago ustaga oo la rabo in la nadifyo plz noga so jwb markee lamarinayaa abaayo

  • @halimoabdullahi6783
    @halimoabdullahi6783 7 років тому

    Jazzaka Allahu khayra wallashay mcn

  • @katraadan6377
    @katraadan6377 7 років тому +1

    asc abayo adaa nootijaweye kawaran tinta brown mayku noqote

  • @anannaas829
    @anannaas829 7 років тому +2

    mhdsnid xbbti ❤️😍❤️

  • @ishqiahmed5441
    @ishqiahmed5441 7 років тому

    mahadsanid walasheen kheyr alaha ku siyo

  • @rahmajamac9027
    @rahmajamac9027 7 років тому

    Abaayo shukri adoo mahadsan waxaan rabaa waxbi iyo garaafougarday ama cidi sada aad utaqaano

  • @boss-ilham2121
    @boss-ilham2121 3 роки тому

    Shukri qeer allha kusiyo Tinta maxaa dherdheroyo ila sowadaag

  • @anisaosman6192
    @anisaosman6192 6 років тому +1

    Abaayo timaha kalarka leh ma marin karàa Alaabtaan jwb plz

  • @nice.songs.ilove.xadigaham9137
    @nice.songs.ilove.xadigaham9137 7 років тому +1

    Masha allah mcnto shukri

  • @zaharamohamed5638
    @zaharamohamed5638 7 років тому

    Mashallah walashey kher Allah kusiyo

  • @Miira-15
    @Miira-15 5 років тому +4

    Abyo wan izticmale mudada idhahde timahegana waxba iskamabadlin colorka shegesana imanoqonin wlhi ee wxkle nosogali

  • @user-tp1mq5zh7p
    @user-tp1mq5zh7p 7 років тому

    kaduud miyuu kadhigaa mase wuu kadhaqmaa abaayo

  • @aliizaintisaam270
    @aliizaintisaam270 7 років тому

    Msha allh mhdsanid wlshey

  • @mulkiabdi8639
    @mulkiabdi8639 7 років тому

    Shukran sharafay waa tijaabiye waana ka faa iiday

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 7 років тому

    MashaAllah Waan Ubaahnaa Alaabtaan lkn Masaleey Su.aal Kaama Dhaafayee Macalimadeenaa Tahayee kkkkk markaan timaha Afaarahaan mariyo Bac Maanku Xiraa Mase Waa iifeednaanee Haqalashona waad Tiriyee iga hubi?

  • @hayataden6499
    @hayataden6499 7 років тому +2

    Asc xbbti marka hore jazakumullah khayr waxan rabaa iney sidaa beytarafka oo kaleh inooqdoo sidu igu noqnkara man kadaya ceffega

  • @munamohamed7085
    @munamohamed7085 7 років тому

    Maasha allaah abaayo wan fahmay alaha ku barakeeyo

  • @hanaaalimohamed537
    @hanaaalimohamed537 7 років тому

    Mansha Allah mahadsanid xabibti

  • @eymanlucky7465
    @eymanlucky7465 7 років тому +8

    Mcn ma inoqonaa dahabi ama kafeey hada tinteyda madow waye

  • @hiboladan4212
    @hiboladan4212 7 років тому +1

    ASC Shukri abaayo hadee tinteyda kalar Lee dahay wax miyuu ii dhimaa