Color Dahabi Qurux Badan ku Marso Gurigaga Adigo Salon Adin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 103

  • @hodanmohamed4001
    @hodanmohamed4001 3 роки тому +7

    Walal cirada colour u fiican oo natural ah.

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty  3 роки тому +4

    Asc asxabteyda qaliga oxygenta waxa waye biyaha colorka waxa laga hela dukamada alabta qurxinta ama farmashiyaha

    • @asmamohamoud4883
      @asmamohamoud4883 3 роки тому

      Ma biyaha farabalenta miyaa ama casaysada bad ka wada oxygenta

    • @asmamohamoud4883
      @asmamohamoud4883 3 роки тому

      Hppti waxa iishegta tintaydu way jajabta wayna halaysan tahay waxayna leyihiin aflaqo marka maxa u isticma iso jewab qli

  • @fahimaomar6471
    @fahimaomar6471 3 роки тому +2

    Masha alaah abaayo alaha kuxifdiyo waa mahad san tahay

  • @baadisocmedia7081
    @baadisocmedia7081 3 роки тому +2

    Faaizo macaney shukran wll lkn wax ahy aroosady 2 bil I hadhay marka macanto wax o si dhakhsi ah u bixinaya ila soo wadag qali hadu janalka ku jiro na link iso dhig qaali aad u mahadsanthy😘😘😘😘😘😘😘

  • @fadumorobie862
    @fadumorobie862 3 роки тому +2

    Masha alah wad mahadsantahay quruxda kugu jeclahay

  • @deeqashariif1439
    @deeqashariif1439 3 роки тому +1

    Msha allaah my abyo Faiza world
    Mar walbo sida aad nogu soo gudbiso wnga alle hakaa ajar siiyo
    Abyo inan yar baa timaheda wareega dhan ka gaagabanyihiin dhexdane wey ka dhaareertay mxaan ku sameyaa ila soo wadag abyo shukran

  • @cawomukhtar7590
    @cawomukhtar7590 3 роки тому +1

    Maansha allah tabarakallah raxmaan jasakallahu khayr hbbti

  • @aymanmohamed6473
    @aymanmohamed6473 3 роки тому +1

    Mahadsanid faiz

  • @rahmaapdirahman5566
    @rahmaapdirahman5566 3 роки тому

    Wllo huruudu wata nooce ah tan wajiga mise tan cunada

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 3 роки тому +1

    Mahadsanid abayo

  • @hawanor9456
    @hawanor9456 3 роки тому +1

    Maasha allah. nuur calaa nuur

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 3 роки тому +1

    Masha allaah waaba Ka sugayey abayo

  • @QISOOYIN353
    @QISOOYIN353 3 роки тому +1

    Good work keep up

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 3 роки тому +1

    Maasha Allah thanks

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 3 роки тому +1

    Mansha Allah wlashayo qaali markahore ilahay haku xafido marlabadka waan kugu Cusubahay lkn waxbadan ayaan kafaaiday weliba xaga Gacmaha ilahay haku barakeeyo

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому

      Amiin abyo sido kale sodhawow channelka channelkaga waye

  • @hodanmohamed4001
    @hodanmohamed4001 3 роки тому +1

    Me first faiza world salaam sare qaali jazakalh khayr

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 Рік тому

    Thank you faaisa❤

  • @ilhanibrahim3882
    @ilhanibrahim3882 3 роки тому

    Mashallah abyo faiza kheer Allah hakisiyo wankafaida video yashada shukran

  • @ikramabdi730
    @ikramabdi730 3 роки тому +1

    Faizay side istimcmala warangada marka timaha lo isticmalyo wayo mar walipa waxa dhahada warangada timaha way jilcisa iga so jwp apyo🥰

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому

      ua-cam.com/video/LBqQkoGl5GY/v-deo.html wakana abyo sida timaha warangada logu jilciyo videogan ka daawo

  • @sahroabshir8387
    @sahroabshir8387 3 роки тому +2

    asc abayo nucn malaga helo somaliya nucn helo ma semkara

  • @luulaluula2237
    @luulaluula2237 3 роки тому +1

    Masha allh

  • @farxiyooongooyeoongooye3362
    @farxiyooongooyeoongooye3362 3 роки тому +1

    masha alaah xabiiti

  • @biibinur1771
    @biibinur1771 3 роки тому +1

    Asc abaayo waxa timaha bixiyo so geli

  • @aymanmohamed6473
    @aymanmohamed6473 3 роки тому +1

    Walal maxaa la mariyaa cirada nagu caawi

  • @hoolyarali1854
    @hoolyarali1854 3 роки тому

    Faiza abayo tinta ayaa wxay iga baraty color ka active ka marwalpo uuka baxayo tinta way iga go'oda saaid walipa marka ina iska gooyo color kas a raba ee mxa sameya 🙏🙏abayo aada u mahdsan thy 🥰

  • @princessamira4542
    @princessamira4542 3 роки тому

    Abaayo hurudka saafiga ah oo cuntada mala isticmaali karaa

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 роки тому +1

    Masha.allah

  • @wedyaanchannel181
    @wedyaanchannel181 3 роки тому +1

    Masha alaah

  • @sucaadoabdulkadir2295
    @sucaadoabdulkadir2295 3 роки тому +1

    Masha al xbbiti ❤❤❤❤

  • @cqaadiraxmed9363
    @cqaadiraxmed9363 3 роки тому

    Masha Allah thanks xapiipti

  • @fatmahassan9102
    @fatmahassan9102 3 роки тому

    Asc, abaayo oxygen ta iyado sawir ah iso qor waayo biyaha kallarka waye lkn yurub magac kle inay u isticmalan laga yaabaa

  • @riyakmohamed5973
    @riyakmohamed5973 3 роки тому

    Mashallah abayo fosiyo huruda timaha ma lamariya waligey mamaqlin

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 3 роки тому +1

    Masha allaah swan kahelay gacanta alle haku barakeyo insha allaah yaarabi uqti qaali 🥰

  • @aishamohamed9997
    @aishamohamed9997 3 роки тому +1

    Oxygen ka hydrogen peroxide miyaa qaxwada caadiga maisticmaali karaa

  • @hodaniishainafaraxcigalle9239
    @hodaniishainafaraxcigalle9239 3 роки тому +2

    Apyo oksajinka mcnihiia i fahsii ma fhmin xppi ma biyo loogu talagay miyaa mise waa wax kale xppti inoo sheeg

  • @muniiramaxamed5533
    @muniiramaxamed5533 3 роки тому +1

    Abaayo faiza, kalarka timaha jilcisada marsan mala mariin karaa iso jwb ok

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому

      Jilcisada hadi ay ku cusub thy mala marin karo abyo

    • @muniiramaxamed5533
      @muniiramaxamed5533 3 роки тому

      Maya 1bilaa imarsan thy marka kalarka timaha ma bixiyaa timaheyga way iga daateen

  • @marwomed5378
    @marwomed5378 3 роки тому

    Mashaa allaah tabarakallah

  • @xaliimochannel2224
    @xaliimochannel2224 3 роки тому

    Maanshaa ALLAH xppti 👍👍👍❤❤❤

  • @ruqiawx2321
    @ruqiawx2321 3 роки тому

    Shukran walaal

  • @luulabuuni8645
    @luulabuuni8645 3 роки тому +1

    Magac kale maleeyahy ogsajiinku qaali se makahelayaa Somalia

    • @warda4257
      @warda4257 3 роки тому +1

      Wa biyaha kalarka

    • @luulabuuni8645
      @luulabuuni8645 3 роки тому

      @@warda4257 qaali markaa gaar maloo iibiyaa

  • @daaniyahali6295
    @daaniyahali6295 3 роки тому +1

    Asc first today

  • @muniiramaxamed5533
    @muniiramaxamed5533 3 роки тому +1

    Xabiibti midka caaga kujiro ma fahmin maxa waye iso sheeg magaciisa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому

      Hydrogen peroxide a la dhaha waxa ka hele farmashiyaha ama dukamada lagu gado alabta qurxinta

  • @muniiraahmed706
    @muniiraahmed706 3 роки тому +1

    Asc abayo waxan ahay gabar kucub chanelkada waxan karaba inad iga cawiso waxan isticmala jilciso marka waxan joga xiligey iga baxaysay marka marabo inaan marsado markale timahana xiligas Ad ayay udadata sideen wax yelaa plz

  • @hafsafaarah8909
    @hafsafaarah8909 3 роки тому

    Abaayo waan kusalaamye abaayo cirada kawaran

  • @nashadqurux3622
    @nashadqurux3622 3 роки тому +1

    Habo calar madaxa marsaday sided hore intee igu soo noqotaa rabaa wu iga haleyay tinta maxaa sameyaa jwb

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому

      Waxa sameyne color kale ha ku dhaqin maskadaha nafaqada leh ubadi asaga tartib tartib u baxaayo

  • @سميهمحمد-ط7ز
    @سميهمحمد-ط7ز 3 роки тому

    Asc abaayo waxaan ku weydiinaa tinta cirada leh ma qabaneysaa adiga ayaa jabaata kaa sugayaa

  • @umusu9328
    @umusu9328 3 роки тому +2

    Asc walal halke laga hela oxygen ta

  • @khadraqaaliqun4862
    @khadraqaaliqun4862 3 роки тому

    Asc wr wb xabbiti ado mahadsan maxa kawada ogsijin biyah kalarka miyaa ulajedaa

  • @amalmire6363
    @amalmire6363 3 роки тому

    Masha allah uqti qali

  • @nimcoadanisaag4963
    @nimcoadanisaag4963 3 роки тому +1

    Asc wrwb abyo oksijiinka mafahmin ee ii wadixi xagiise kahelaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому

      Waxa ka hele dukamada alabta qurxinta lagu gado

    • @cawocali8565
      @cawocali8565 3 роки тому

      @@Faizasworldbeautyogsashinta maxa ka wada abayo

  • @umumusbilbbe6131
    @umumusbilbbe6131 4 місяці тому

    Hadaan heesan kiimatado nuucan mida liinta makuqasikaraa

  • @maryamyusuf739
    @maryamyusuf739 3 роки тому

    Asc wll halkee laga hela ogsajiinta lagu darayo

  • @saidomohamud5749
    @saidomohamud5749 3 роки тому +1

    Ogsijiin la"aan mala isticmaali karaa?

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому

      Maya oksijiinka waye waxa kalarka so bixinayo

    • @meyzanmoha5349
      @meyzanmoha5349 3 роки тому

      @@Faizasworldbeauty oxygen mxa la dhaha i fahfahi wll faiza

  • @funnyforillumination
    @funnyforillumination 3 роки тому

    My mother 👌 knows what you do

  • @haniomar4884
    @haniomar4884 3 роки тому

    Asc wll faiza aniga codsigeeyga waad ii tixgali weeysay dhor mara kula soo xariiray jwabna kaama haayo sidee wax ujiraan qoraalka instagramka ma arkoosaa mise ma arkosid ii soosheeg

  • @sahrayusuf665
    @sahrayusuf665 3 роки тому +1

    Waxa tahay qofka kaliya ee aan ka hello faaiidooyin aan halkan lahisoo Kobe Karin aniga waxkasta matijaabiyo oo ay gabdhuhu soo galiyan lin adiga waanka hellaa waxyaabo amazing ah ayaad keenta wllo gacanta iyo caafimaadka rabi hakuu barakeeyo dad iyo duunyaba waxad hayso💕💞🤲

  • @faatimahassan1318
    @faatimahassan1318 3 роки тому +1

    Walll oxygen mahayo mxaaan ku hadaal halkaaa

  • @siimonahmed6828
    @siimonahmed6828 3 роки тому +1

    Oksijiinta biyaha kalarka miyaa

  • @umuumayma2379
    @umuumayma2379 3 роки тому +1

    Xbbt oxygen ta xagee kahelayaa

  • @hamdaabdilahi784
    @hamdaabdilahi784 3 роки тому

    Waxan aad ku qoshtay no sheeg qali

  • @yaasmiinmaxamuud9452
    @yaasmiinmaxamuud9452 3 роки тому

    Ogsajiin wamaxay wll

  • @basro811
    @basro811 3 роки тому +2

    Abaayo biyah kalrka miyaa

  • @yaasmiinxuseen36
    @yaasmiinxuseen36 3 роки тому

    Abaayo oxygen mxa ladhaha ma iska reebi kara xppti

  • @wedyaanchannel181
    @wedyaanchannel181 3 роки тому +1

    Abaayo mabarooweeyse

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому +1

      Haa wa isticmala tintada hadi ay madow dahay in a isbuuci hal mar marisid waye inta u colorka si fican uga so baxayo

    • @wedyaanchannel181
      @wedyaanchannel181 3 роки тому

      @@Faizasworldbeauty shukran abaayo

  • @layloyuusufcal4278
    @layloyuusufcal4278 3 роки тому

    Ogsajiinku ma biya caseysa mcnt

  • @Lxdm12
    @Lxdm12 3 роки тому

    Abyo inte jogta