Qurac ad u macan pancake ka faideyso 😍😍😘

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Shukri masala

КОМЕНТАРІ • 261

  • @nakaxaaji6550
    @nakaxaaji6550 7 років тому +4

    wlhi shukri waa qof ad iyo ad uufiican abyo mcn shukraan daanbikaga ii danbika walidkaga alle dhafo abyo mcn qeer bdan allha kusiyo iyo janado farwos wlhi waxan jclhey sida dadka wax ufahansineysiid shukran cadey

  • @fatimamohamed8458
    @fatimamohamed8458 7 років тому +1

    Thank you abayo waanka faiday pancake saka ayaa dubayo xafada dhan waa lagu soyacay Shukri sharafey Ilahay hakubarakeyo

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 7 років тому +7

    abaayo pancakes waa shaqo dheer oo raga siiba kuwa dhalinyarta ah ee dalkooda iyo reerkooda uga maqan waxbarasho dalka dibadiisa siday quraac aan hawl badan laheyn uu samaysan karaan fadlan kusoo dhakhso jawaabta walaalo intaan markaan noqono lana odhan ma tiinbisho ayaa ku dhacday!

  • @sahorrubaccomgaxwoqaraar6924
    @sahorrubaccomgaxwoqaraar6924 5 років тому

    Masha allah

  • @ayeshamalikadam8492
    @ayeshamalikadam8492 7 років тому +3

    Shukran xbbtiii shukri sharaf allaha ku jeclaado

  • @kumanriyaqinebalkaadzo7042
    @kumanriyaqinebalkaadzo7042 7 років тому

    😍😍😍😍😍😍

  • @weaadan461
    @weaadan461 5 років тому +1

    Wow

  • @umuahmed6201
    @umuahmed6201 7 років тому +1

    ماشاء الله

  • @asmaali8527
    @asmaali8527 7 років тому +2

    Masha Allah

  • @safiyamohiddin6308
    @safiyamohiddin6308 6 років тому

    Mash allah I like pancakes 🥞 send

  • @leilamohamed3414
    @leilamohamed3414 7 років тому +2

    Wow that’s nice sis maashalah

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 6 років тому

    Masha Allah aad bad u mahadsanthy waan ka helay

  • @fadumiinamaxamad9587
    @fadumiinamaxamad9587 7 років тому +3

    masha allah wan kahelay

  • @maryanjibril50mashaalah83
    @maryanjibril50mashaalah83 6 років тому

    Masha allah qali sidat wax u sharaxdit ayan kugu jeclady mahadsanid

  • @medoaljohni1008
    @medoaljohni1008 6 років тому

    Masha allh hbo mcn illhey haku dhowro wlhi aad ayan ugu faiday wax walbo aad sameyso waxana ubahanaa inan helo ciwankaga fecebook wayo waxan jeclhy inan goni kugula hdlo plz jasakallh

  • @bashirabdi9559
    @bashirabdi9559 5 років тому

    Masha aleh aad buu macanyahay jesakaleh kher

  • @afaafferesane3119
    @afaafferesane3119 7 років тому +1

    Mash Allah sugar cadey mahadsaniid😍😍😍

  • @qadroqali6021
    @qadroqali6021 7 років тому +2

    Masha allah shugri sharaf illaah qeeyr haku siiyo

  • @naimaabdi5442
    @naimaabdi5442 6 років тому +1

    maansha allah walaalo shukri mahadsanid waa cuno fudud oo macaan

  • @aminaabdi5053
    @aminaabdi5053 7 років тому +2

    Masha allah ilaahey Haku dhooro

  • @maaidobeautychennal9819
    @maaidobeautychennal9819 7 років тому +1

    masha Allah shukri qurux ilaah Hanoo kaadaayo mcnto

  • @hooyomaamo3146
    @hooyomaamo3146 7 років тому +2

    Qurux maashaa alaaah 😍😍😍👍🏼🌸

  • @farxiyobilew5934
    @farxiyobilew5934 6 років тому

    abayo warkaaga noo dheerey walh warkaga waba uxiiisa waxba hayareynin hadalka sifiiican noogu shara macalmadeena

  • @deymanmohammed9277
    @deymanmohammed9277 6 років тому +1

    Masha Allah abyo shukri wan ka helay cunto kariskaga

  • @maandeeqbarre5095
    @maandeeqbarre5095 6 років тому

    Walasheey qeyr allaha kusiiyo waadku mahadsantahay sida quruxda badan aad noo caawoso lkn hadeey macquul tahay mintka soo gaabi 10daqiiqo haka badinin mahadsanid

  • @sagalcdey1145
    @sagalcdey1145 7 років тому +2

    Masha allah abyo waa ka helay bancake

  • @hoodorached7279
    @hoodorached7279 6 років тому

    Malab maku badali karata sonkorta dadka macanka leh awgeed
    AMA sonkorta macanka?

  • @cismanaxmed
    @cismanaxmed 7 років тому +3

    Asc abayo wax yar adkee kadib markaad ka,qaadana islamakii badar mari ama bluban subaga asagoo kulul korka ka mari inyarna akee in la shiduuna kusii ficanyahay wuu kacayaa hada inuu yara hurdaad modaaa

  • @umusuhuur8154
    @umusuhuur8154 7 років тому

    Masha alah Shugri qalbi wangsan Abyo wa Ku mahdsanthy hawshan ad no wado jazakalah xabibtiii adun iyo aqiraba haku naxaristo

  • @ruqiyocabdibarre1985
    @ruqiyocabdibarre1985 6 років тому

    Masha allaah illaahay haku xafido abaayo

  • @mamafatima9092
    @mamafatima9092 7 років тому

    masha allaah aniga marqaati ah inaad hagar aqoonsanahay thanks shukri caday

  • @RidwaanYaasin
    @RidwaanYaasin 7 років тому

    ani saan udawanaye aan isku lahaa cake caadi maalaga dhigaa waaba alab kle Shukri thanks abyo

  • @hibaaqcajab7343
    @hibaaqcajab7343 6 років тому

    Nooloow Shukri cdy Lkn abaayo cijiyaha daawa madoobaysada kadayso salaada daraadeet mahadsanid

  • @princessnasriina3883
    @princessnasriina3883 7 років тому +2

    mash Allah best pancake waye sis wlhi its easy inshaallah INA sameyo isku dhaya markasto because I love pancake qer Allah haku siyo macaan bathane

  • @anisadqahmed1419
    @anisadqahmed1419 7 років тому +3

    Mahadsanid wallo

  • @ayanhussein1546
    @ayanhussein1546 6 років тому

    shukriyeey mahadsanid quraac kadhignaaa canjeero duboow idhibtay

  • @indhaauroonquruxeeydadaadm692
    @indhaauroonquruxeeydadaadm692 6 років тому

    Hhhhh all abayo wan juqjuqbyba
    Mnsha allh wlhi All e gacmaa haku barakeeyo
    Please casharka markad sharxayso afreer xamarka nagadaa inta badan mafahmaynee reer waqooyi galbed nahaye kkkk

  • @hamdichannel6769
    @hamdichannel6769 7 років тому +3

    Maasha allah abaayo waxan kahelay cilaanka kuu marsan

  • @mariyamaqsud7648
    @mariyamaqsud7648 7 років тому +1

    jasaakalla khyr wlshy shukri waan kaa faa idaysana

  • @leylomaxamudsahal1486
    @leylomaxamudsahal1486 6 років тому

    Mash allh allha kubarakeeyo qali

  • @aminafarah8457
    @aminafarah8457 7 років тому

    Yummy yummy yummy masha Allah sis 😍

  • @farxiyobilew5934
    @farxiyobilew5934 6 років тому

    masha allh shugri

  • @sacdiyaa1
    @sacdiyaa1 7 років тому

    Maansha allah. Jazakalah walaley. Ilaahay hakaa baal mariyo cilmigan free ga ah ee aad marwalba noogu deeqdo. Walahi wax aan kuugu abaal gudo garan maayo. I learned a lot of things from you. Waxaad jeceshahay oo khayrku kuugu jiro allaha kusiiyo.❤❤❤❤.

  • @ruwedohassan5567
    @ruwedohassan5567 7 років тому

    Masha. alaah

  • @abdidaauud714
    @abdidaauud714 7 років тому +1

    Dadkaan oo kale hadii ay badan lahaayeen oo soomaalida wax kusoo kordhiyo hormar ayAa lagaarilahaa

  • @rabbaaniyahxasan8580
    @rabbaaniyahxasan8580 7 років тому

    maasha allaah walaashey qeer allaha kusiiyo waa tijaabiyey waanoo faaiidaysay

  • @hamdaabdow331
    @hamdaabdow331 7 років тому +2

    Wllhi waan kaahelay abaayo sidad usaacidayso dadka

  • @umurayaan7937
    @umurayaan7937 7 років тому +1

    Mahadsanid qaaliyeey ilaahey hka jasaai siiyo lkn abaayooy quraacdii xaajiga soobadi

  • @caynaasheabdirisaaq4447
    @caynaasheabdirisaaq4447 5 років тому

    Maanshalaa ilaahay haku xafido wllshy

  • @ibraahimshmuxumed2085
    @ibraahimshmuxumed2085 6 років тому

    Walalo bariis fudud oo huuris ah ban raba soogali pls

  • @umuaisha4756
    @umuaisha4756 7 років тому +2

    ma shaa Allaah abaayo Allaah kubarakeeyo

  • @sacdiyohassan479
    @sacdiyohassan479 7 років тому +3

    Masha allah walasheey qurx illheey haku xifdiyo 👏👏👏👎👍👍💞💝💘💗💔💋

  • @somaliaidagencyfunds108
    @somaliaidagencyfunds108 7 років тому +2

    Belo qaali shukran

  • @shankaroonxusein4666
    @shankaroonxusein4666 7 років тому +1

    masha alah shukri sharaf qeer badan ilahaya kasiiyo

  • @ikraanbintiali2764
    @ikraanbintiali2764 7 років тому

    Masha Allah waan kaa faidne jizaakaAllah

  • @ruuxibeauty7983
    @ruuxibeauty7983 6 років тому

    allaha kaa ajarsiyo shukri

  • @maryamaosoble8459
    @maryamaosoble8459 5 років тому

    Jasakalah quruxey alh yaxfadag

  • @nadiamohamed6107
    @nadiamohamed6107 7 років тому

    masha allah walasheey gacantadad nuurk allah ku saro

  • @farxiyamohamed1301
    @farxiyamohamed1301 7 років тому

    Masha alh mhdsanid qaaali alle haku barakeyo gacanta

  • @umuyahya3819
    @umuyahya3819 7 років тому

    👌

  • @dr_najmamuse9839
    @dr_najmamuse9839 7 років тому

    I like wlh wan tijaabinaa insha allh xbbti ajar allaha kaa siyo

  • @khdrakeyse1087
    @khdrakeyse1087 7 років тому

    Ma sha allah qaali khayr allah ha ku siiyo

  • @fariyaosman3146
    @fariyaosman3146 7 років тому

    asc abayo mcn ciyalkeyga elarji ey ku qaban ukunta maxan ugu badalaa

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  7 років тому

      asago ukunla aan aan ku sosameyna qaali

  • @ruuxibeauty7983
    @ruuxibeauty7983 6 років тому

    masha allh abyo

  • @hanaanmohamud6000
    @hanaanmohamud6000 7 років тому +7

    shukri ilove you xabiibty

  • @faizaissackanshur3914
    @faizaissackanshur3914 7 років тому +2

    Masha allah abaayo jazakalah

  • @anisacadey2258
    @anisacadey2258 6 років тому

    Abayo mizanka xasanaadka alle hakugu daro

  • @muhaymachannel7820
    @muhaymachannel7820 5 років тому

    Shugri plz lamabkaga hoso igu reb inan kula soxidhidhan rabaa

  • @maxamedcali1579
    @maxamedcali1579 6 років тому

    caday qeyr alaha kusiiyo caafimaad adiga iyo xaajiga iyo caruur taada iyo walaashaa janada alaha idin geeyo

  • @ilwaadhashi1781
    @ilwaadhashi1781 7 років тому +5

    Mahad sanid xbbti ilahay ha ka abaal mariyo

  • @hodomusse906
    @hodomusse906 7 років тому

    Wllo waxa weye ban keeg waa waxa laxoox ama canjelo ka duwan oo dabadah laga cuno ee eego oo sas usamee IN Sha ALLAH

  • @faadumocabdishakur304
    @faadumocabdishakur304 7 років тому

    abaayo shuri Allaha kubarakeeyo maasha Allah waan kahelay ban keega

  • @mihiim7951
    @mihiim7951 2 роки тому

    Qurrux manshalh wy qurux badntahy

  • @najmamurjan2963
    @najmamurjan2963 7 років тому +1

    Shukri abaayo waad mahad santahay

  • @Nuuna_1
    @Nuuna_1 7 років тому +1

    mSha allaH

  • @قويةبمعيةالله
    @قويةبمعيةالله 7 років тому

    Mahadsanid shukri cdey jzklh khyra

  • @nomashquulAhmed
    @nomashquulAhmed 7 років тому

    www mashallh jizakallwh qeer waa kugu heestaa shugri qurux😍

  • @hafsamohamed9370
    @hafsamohamed9370 7 років тому

    Shukri caawo ayaa dubooya wlh laga ma sheekeyn karo sidii doolshada uu u carfaa hadaa ogahay meela kugu soo diro waso sawiri lahaa spenach aa usameye laga ma sheekeyn karo duco horay oyo gadaal😚😚😚

  • @umukhayr.9251
    @umukhayr.9251 7 років тому +1

    xabibitii
    Quraacdii
    xaajiga markuu shaqada aadayo
    cubaxdii

  • @hawahubi4014
    @hawahubi4014 7 років тому

    😍😍😍

  • @ayaancali7293
    @ayaancali7293 6 років тому

    Kadisoy cilanka lagudrijiray buskudkne malagudara

  • @haretsugow3757
    @haretsugow3757 7 років тому

    Shukran abyo mcn barakaAllah.

  • @canabhappy4160
    @canabhappy4160 6 років тому

    Maxa lagu cunaa mashaah

  • @xabiibomaxamedfrmjguul
    @xabiibomaxamedfrmjguul 7 років тому

    iimo malee dahay sacuudiga aanjogaa lkn soomali an rabaa inaan ado insha allaah nosogeli asagoo burjugo lagu duwaayo

  • @hamdafaarah5091
    @hamdafaarah5091 6 років тому

    Shukran

  • @asiyaabdirahman1348
    @asiyaabdirahman1348 7 років тому

    Mashaa allah

  • @hayataden6499
    @hayataden6499 7 років тому

    Waawo jazakumullah khayr ukhtii

  • @safiyaadan3929
    @safiyaadan3929 6 років тому

    Walal somaliya joga faniila inte kahelaa

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 7 років тому

    Masha Allaah walaal qaali

    • @fadumabarre8839
      @fadumabarre8839 6 років тому

      Masha alaah qali waad mahad santhy macnto

  • @fatimafilsan8881
    @fatimafilsan8881 7 років тому +1

    Vanile la.an ma la sameykara pancake

  • @hodanfarah5099
    @hodanfarah5099 5 років тому

    Mashinka mashike waye Kan dolshada miyaa abaayo mida kale side is kugu dardarah Markey Mashinka tahy qali pls iga sojawab

  • @maryamaosoble8459
    @maryamaosoble8459 5 років тому

    Mahadsanid malayinjer xppt

  • @canabhappy4160
    @canabhappy4160 6 років тому

    Ukun aakuqastay hadane malagucunaa wayabe

  • @sumayasaciid3344
    @sumayasaciid3344 7 років тому

    Haba Mcn Macalimad qiima badan ayaa tahay runtii Illaahey haku xafido.

  • @najmamurjan2963
    @najmamurjan2963 7 років тому +1

    Abaayo shukri adigu mahad san vanilla magahela kara Galmart super market iso jawab waxan raba ina ukariyo ilmahega

    • @qaliqalanjo2680
      @qaliqalanjo2680 6 років тому

      najma murjan Haa wad kahele apyo anakasogatay

  • @abdidaauud714
    @abdidaauud714 7 років тому +1

    Dadka soomaaliyeed mabo yaqaanaan mahadsanid

  • @zamzamaxmed6531
    @zamzamaxmed6531 7 років тому

    maansha allaah shukri masala allaa yaxfidki

  • @mahadahmed4588
    @mahadahmed4588 7 років тому

    waxa fican ayad nofayidesa lkin qaylada badan naga jare Pilz

  • @argsandadkaroon6122
    @argsandadkaroon6122 7 років тому

    Masha allah jaska llah qeyr. Abaayo

  • @umodiinianddeeqsan7008
    @umodiinianddeeqsan7008 7 років тому

    Masha allah xbbti jasakallah qer