Kalar timaha aad u qurux badan nafaqana timaha siinaayo | DIY Burgundy Hair color

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 254

  • @bobsmith-us6xj
    @bobsmith-us6xj 4 роки тому +10

    اختي انصحك بالكتابة بالعربي حتى يتوسع عندك المجال لمتابعين من جنسيات مختلفة. تقبلي رأي أختك ،متابعة جديدة من بريطانيا من طرف الأخت مريم

  • @زهرة_الاوركيد-و1ث
    @زهرة_الاوركيد-و1ث 4 роки тому +4

    ما شاء الله تسلمي اختي بحب كثير لون العنابي🍇

  • @Change4Life579
    @Change4Life579 4 роки тому +2

    Masha Allah walaal colour qurux badan Mahadsanid.♥️♥️♥️

  • @hodanabdirahman9297
    @hodanabdirahman9297 4 роки тому +16

    Lkn wllo afsomali nogusheg waxad nala wadagaysid

    • @fatmaqurux6432
      @fatmaqurux6432 3 роки тому

      As xbbti hadana ubax heysanin ma isticmali karaa inta kale mahdsanid

  • @zahrujamarkaawi170
    @zahrujamarkaawi170 4 роки тому +2

    Masha alaah tabarakalah xabiibti alaha ku barakeyo

  • @jawahirmuhudinabdi471
    @jawahirmuhudinabdi471 4 роки тому +2

    masha allaah xbbti karakadee la aantiis kalar mayeelaneyso miyaa abayo karakadee muhiim miyaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  4 роки тому +1

      maya abyo karakade muhiim ma aha inta kale aa kugu filan

  • @ladancookingandbeauty7617
    @ladancookingandbeauty7617 4 роки тому +3

    Mashallah xabibti cadi mahan keep going qurux 💞👈

  • @fathiyaahmed96
    @fathiyaahmed96 4 роки тому +1

    Masha Allah.. Jazakaallah kher walalo

  • @rodamoha208
    @rodamoha208 4 роки тому +1

    Masha allah ukhti wad noo faidaysay

  • @sagalujamusse8686
    @sagalujamusse8686 4 роки тому +1

    Wow i really like it thanks sis!👏👌💜😍

  • @zahranuur4237
    @zahranuur4237 4 роки тому +1

    Masha allah jazaakallahu kheer xabiibti

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 4 роки тому +6

    Masha Allah waan kahelay mahad sanid 💕💕

  • @umunawalnawal9615
    @umunawalnawal9615 4 роки тому +2

    Manshlllh illhy hakubarakeyo gacmahaga

  • @RAHMOCOOKINGBEAUTY
    @RAHMOCOOKINGBEAUTY 4 роки тому +2

    Mashallah tabarakallah i love it like 5 walal

  • @NimcoAhmedNalka
    @NimcoAhmedNalka 4 роки тому +2

    Masha Allah jzkllhu qeeyr qaali

  • @bushracookinghealthy5652
    @bushracookinghealthy5652 4 роки тому +2

    Mashallah habibty Qatar waye jazakallah ❤❤

  • @marwomed5378
    @marwomed5378 4 роки тому +1

    Mashaa allaah jazakallah kheyr wllo

  • @yaasmiinCali
    @yaasmiinCali 4 роки тому +1

    Masha allah xabibti shukran

    • @امينةاباحاجي
      @امينةاباحاجي 4 роки тому

      Mashaa allah jasaaakalaaah qeer xabiibti hore usoco macaanto yutobar soudi joogto aan ku faano keep going mcnto

    • @امينةاباحاجي
      @امينةاباحاجي 4 роки тому

      الله يحفطك من كل سو شد حيلك يا حلوه

  • @naxariisproduction3683
    @naxariisproduction3683 4 роки тому +1

    Masha Allah xbbti qali jazakallah 😍🙏

  • @saciidoabdulkadir2377
    @saciidoabdulkadir2377 Рік тому +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hananlifestly9823
    @hananlifestly9823 4 роки тому +1

    Masha Allah xa bti shukran

  • @maryamelmi8134
    @maryamelmi8134 4 роки тому +2

    Karakadey English waxaa lagu yiraah hibiscus ka faaiidaysi wacan

  • @misshonesty86
    @misshonesty86 4 роки тому +1

    Mashallah abayo thanks for sharing

  • @cumarcade8529
    @cumarcade8529 4 роки тому +1

    Karkadee muhiim miyaa somaliya jooga

  • @nalkahajiabdi2
    @nalkahajiabdi2 4 роки тому +1

    masha Allah Allah waka helay shukran xabiibtii ana iso boqo insha Allah shukran

  • @maryanruun1413
    @maryanruun1413 4 роки тому +1

    Mashaa allaah walashey qaali jasakallah qeer karakadey intelagahela xabiibti 🥰🥰🥰🤩🤩👍

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  4 роки тому

      abayo subermarketka

    • @maryanruun1413
      @maryanruun1413 4 роки тому

      Haaye qaali jasakallah qeer ❤️❤️

    • @luulyusuf2419
      @luulyusuf2419 4 роки тому

      @@Faizasworldbeauty
      Roselle
      (كركديه)
      Roselle ayaa ladhaha abaayo

  • @bintiahmed994
    @bintiahmed994 4 роки тому +2

    abayo xage lagahela kakedeyga... I never heard

  • @fatimasaed5325
    @fatimasaed5325 4 роки тому +1

    Mansha allaah ilahay ha ku dayo wllo

  • @warfa7512
    @warfa7512 4 роки тому +2

    Hadan heesan karakateey selayeelaa

  • @mishtiimaxamed4803
    @mishtiimaxamed4803 4 роки тому +2

    Abaayo faiza waaba lagu waayee miyaad xanuun saneed ama mashquul ayaa jiray mash Allah welcome back

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  4 роки тому

      mahadsanid abayo mashquul lee

    • @mishtiimaxamed4803
      @mishtiimaxamed4803 4 роки тому +1

      @@Faizasworldbeauty Alxamdulillah abaayo mashquulee hadeey eheed waa iska dhamaanaa insha Allah

  • @blogbymarriam4117
    @blogbymarriam4117 4 роки тому +2

    Awesome 👌👌keep it up

  • @intisaamheile7689
    @intisaamheile7689 4 роки тому +1

    Maasha Allah lkn abaayo زهرة الأوركيد magacan miyaa English waa Orchid markas sax

  • @eastafricankitchen
    @eastafricankitchen 4 роки тому +1

    Masha Allah

  • @hoorulain5527
    @hoorulain5527 4 роки тому

    Lovely.i will try it inshaallah

  • @user-nc3xn5nm9d
    @user-nc3xn5nm9d 7 місяців тому

    I love colour purple ❤❤❤❤

  • @zuruurismail4482
    @zuruurismail4482 4 роки тому +1

    ASC walal miyad karisay baytroutka mise waa bilaa karis Jezakallah khair

  • @munayasin3451
    @munayasin3451 4 роки тому

    Masha allah colorkan aad ban.ujeclay lakinse xabibti hadan.ubaxm wayo intakale.so ima qaabaneyso mise ubaxlanti mashaqeyneso

  • @duniyocuntoiyoqurxin2069
    @duniyocuntoiyoqurxin2069 4 роки тому +2

    Masha allah abaaydeey qayr alaha kusiiyo sida fiican aa nooga faaideesid

  • @xilkaschannel7829
    @xilkaschannel7829 4 роки тому +2

    Masha allh abyo

  • @fadumobeautysalon5894
    @fadumobeautysalon5894 4 роки тому +1

    Masha allaah

  • @saamiyacabdiraxmaan7007
    @saamiyacabdiraxmaan7007 7 місяців тому

    Wll kan flower ka u eeg xagee laga heliaa wlll isoo sheeg

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 4 роки тому +1

    MashaAllah abayo waka helay thanks

  • @fathiamohamedwais4288
    @fathiamohamedwais4288 4 роки тому +2

    asc abayo masha Allah

  • @raxmojamal5859
    @raxmojamal5859 4 роки тому +1

    Abyo mcn bedrud xageen ka helaa abyo adigo raali ah iiga soo jawaab plz😇

    • @sihaamyuusuf182
      @sihaamyuusuf182 3 роки тому +1

      Wll hadad somali joogtid waxad ka hele suqa bakaraha

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 3 роки тому

    ASC walaashey qaaliga maansha allah colorka madoow kasoo hadal

  • @kawtharalali6036
    @kawtharalali6036 4 роки тому +1

    Mashaa allah qali shugaran

  • @idilelham7161
    @idilelham7161 4 роки тому +4

    asc hbbti wad mahdsan tahay lkn ubaxas xageen ka heli karayna insha allah hadi la waayo se maxaa lagu badali karaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  4 роки тому +2

      hadii aa weysid betruutka iyo cilaanka xataa kalar wa ka heleesaa ama kafeega la cabo ku darso

    • @hiigsi11channel29
      @hiigsi11channel29 4 роки тому

      @@Faizasworldbeautythnkz wll

    • @fashiongirl0574
      @fashiongirl0574 4 роки тому

      @@Faizasworldbeauty betruutka mxa ka wadaa beetrafka cabitanka laga sameysto wllo jwb

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  4 роки тому

      Fashion Girl057 haa betraafka cabitanka laga sameesto waye

  • @RaaliyoCabdirisaaq
    @RaaliyoCabdirisaaq Місяць тому

    M.a waa barooweeye timahayga 😢purple waaye❤

  • @bintkismayokitchen34
    @bintkismayokitchen34 4 роки тому +1

    Masha allah abayo😍😍😍

  • @aminadacad8382
    @aminadacad8382 4 роки тому

    Masha alaah shuran faiza cadey horay usoco qali

  • @farhiyaabdullahi2100
    @farhiyaabdullahi2100 4 роки тому

    Abayo ruxan karkadee hesanin nh ..masha Allah ilahay haku xafido

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 4 роки тому +1

    Shukran wall

  • @amiratahlil6849
    @amiratahlil6849 4 роки тому +2

    Love it 💗💗💗💗

  • @rokaayoymin1414
    @rokaayoymin1414 2 роки тому +1

    Mashaa allaaah xabiibti

  • @bushramuuse4490
    @bushramuuse4490 4 роки тому +1

    Shukran hppti

  • @farxiyaaxmed8909
    @farxiyaaxmed8909 4 роки тому

    Shukran wlle alle hakubarakeYo hppty ma ka maarmi karaa ubaxa waayo mahelaYo tankale casayso timahyga mariyey miyey dhibaysa hada marsado

  • @aishashire5391
    @aishashire5391 4 роки тому

    Wax badan baan kaa faa iid nay alla yabarik cumrak wll

  • @ابوبكرالراجحي-ج1ب
    @ابوبكرالراجحي-ج1ب 4 роки тому +1

    Masha allah waaaaaw 🌺✨

  • @احلاماحمد-ج1ف
    @احلاماحمد-ج1ف 4 роки тому +1

    مكونات
    حناء
    ليمون
    شمندر
    كركدي

  • @najmayunis5351
    @najmayunis5351 4 роки тому +1

    Masha Allah ....Where can I get the hibiscus flower from

  • @demisjoshs1247
    @demisjoshs1247 3 роки тому +1

    Qli. Ale ha ku garab galo hore u soco ruun ahnti way i cajabiyen muqaladadu in kaston cusubay onan her kula socon jirin

  • @tahiramao
    @tahiramao 4 роки тому +4

    Sc madsanid macaan
    Karkadeyga waxaa luqada qalaada lagu dhahaa hibiscus

  • @aminamaxamuudsheikhmuuse6197
    @aminamaxamuudsheikhmuuse6197 4 роки тому +2

    Asc walal waxan kuwaydinaya karataynka baakuska uukujiro natus

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 4 роки тому

    Masha Allah ilahe ha kxifdeyo Aameen 👋👋👋💯💯👍🌹

  • @suhayracabdimohamed3073
    @suhayracabdimohamed3073 4 роки тому

    Mashallah shakran mcnto

  • @nimcohassnhassn3431
    @nimcohassnhassn3431 4 роки тому +1

    الف الف شكر لك

  • @ashawariya5128
    @ashawariya5128 4 роки тому +1

    Faiza xabibti mahadsaniid marka hore qer alllah haku siiyo abayo mcnto ado mahadsan telkeyka kuso qoraa watisabbka maad i kala so hadlii kartaa iso jwb hadey macquul tahaay 💘🙏👈❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 4 роки тому +1

    Maasha Allaah

  • @hanaahmed2552
    @hanaahmed2552 4 роки тому

    mashallah wllsh macan wu icajabiyey

  • @Sicido
    @Sicido 3 роки тому

    Asc abaayo qaali ah waxaa ku weydiinaa kalarka mudo intee camal ah uu ku jiraa tinta bimacnaa goorma ay madow ku Laabanee

  • @kalilisnino3073
    @kalilisnino3073 7 місяців тому

    Abayo aniga wan tijaabiye lakin way ii shaqen weyde timihi dan way iga go'en Said maxa xal ah

  • @somalimom1012
    @somalimom1012 4 роки тому

    Cilaanka timaha ayuu jejebiyaa ee oil in lagu daro aa fiican

  • @najmofashiyon2378
    @najmofashiyon2378 4 роки тому +1

    Masha allah xabbti

  • @farduuskhaliil9485
    @farduuskhaliil9485 4 роки тому

    Asc huno Faiz.a jakllahu kheira xbbti wax badan ayaan ka faaiday sua l miyaad la fiiqaaya badruulka

  • @amaalmuhammed5386
    @amaalmuhammed5386 4 роки тому +1

    Mansha alaah inaba caadi Mahin shugran abayo faiso😍😍😍😍😍

  • @basroabuubakar813
    @basroabuubakar813 4 роки тому +1

    Beyrood iyo karadeeda ma heli karo xbbti maxaa ku badal karaaa shrfeye isheega

  • @Mommy23620
    @Mommy23620 4 роки тому +3

    Mansha allah karkadee English waa hibiscus flower

  • @umumaxamed2471
    @umumaxamed2471 4 роки тому +2

    Abaayo Jilcisada Karaatiinka nosoo gali sida lo isticmaalo
    Plz

  • @kokobule13
    @kokobule13 4 роки тому +1

    Keep going abaayo

  • @aaminoabdulaahi-cd9ss
    @aaminoabdulaahi-cd9ss Рік тому

    Abaayo liinta ciree leesahaa maqlay ma iska dhaafi kara mise waxkale oonku badalan karo

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 4 роки тому +1

    سلامكم مشالله جازكله خار 👌

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 4 роки тому

    Mashaallah xbty karkadega mashiidi karaa asagoo ubax haystaa mise

  • @elizaeliza170
    @elizaeliza170 4 роки тому +1

    Jazaa ka Allah qeyra jazaa Maxa lagu badali kara ubaxa muqdisho joga mahelayi xabibti

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  4 роки тому

      waxa ku badalataa kafeega la cabo

    • @ayaanayaanle3928
      @ayaanayaanle3928 4 роки тому +1

      Wu yalaa abayo

    • @elizaeliza170
      @elizaeliza170 4 роки тому

      @@ayaanayaanle3928 abayo xage laga hela magacisne

    • @ayaanayaanle3928
      @ayaanayaanle3928 4 роки тому

      @@elizaeliza170 suqa bakaraha mesha cilanka iyo huruda lagu gado aa lagu gadaa abaayo

  • @samarahmed1093
    @samarahmed1093 4 роки тому +1

    Aada u mahad santahay abayo wan kugu cusbahay chanakaga aada ugu helay hada fene seed aan ka faiday so gatay shaley isticmal is dhahay abayo sokor maku darsan karaa shaah cml ma u isticamali karaa caadada ma ii saxa qof uur leh ma cabi kara iso jwb xabibti

  • @ayaanabdilaahi833
    @ayaanabdilaahi833 2 роки тому +1

    Mashalaah

  • @abootacommunitychannel9085
    @abootacommunitychannel9085 4 роки тому +1

    Mash aallh faaisa mahdsanid waa inaan qurxinaa timaha

  • @haniapdi7751
    @haniapdi7751 3 роки тому

    So Booqo wallsha Queen Hanuush thanks

  • @ifrahguled8578
    @ifrahguled8578 3 роки тому

    Asc ubaxa shiidan hadaan haysanin ma iska dhaafi karaa abayo

  • @technicball8856
    @technicball8856 3 роки тому

    ww machaallh love it

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 4 роки тому +1

    MashaAllah tabarakalaah walaasheyda JzkaAllah for sharing

  • @fahiimoo
    @fahiimoo 4 роки тому

    Karakadee maxaa la yidhaa ayaa kalamad kale u yaqaaan.. pls

  • @smileforlife6412
    @smileforlife6412 4 роки тому +2

    Abaayo waxaan kasucdaa dadka Adna Henan

  • @filsancadey1625
    @filsancadey1625 4 роки тому +1

    Kan ubaxa ah intee laga hela abayo hadii an waayo ma iska dhafi kara karakateyga

  • @halimohassan8413
    @halimohassan8413 4 роки тому +1

    asc walashey qaali wakahelay kalar kan wana is kudayaya inaan samesto lkn hal wax ayan kabaqaya inaan wayo wana ubaxa shidan waxan joga jabuti wll

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  4 роки тому +1

      Halimo Hassan wllo ubaxa hadii aa weyso inta kale isticmaal waa kuu shaqeynayaan

    • @halimohassan8413
      @halimohassan8413 4 роки тому

      asc mcnto shugran wan samensanaya wana kaga sojawbaya ishaa allaah 😚😚😚😚😚❤

  • @fardowsaderiye238
    @fardowsaderiye238 3 роки тому

    Asc walalo flower ka magaciisa ma soo qori karta waan waayey UK baan daganahay marka adi hadii aad magaca ii soo qortid waan raassan laha

  • @marwastarcooking
    @marwastarcooking 4 роки тому +1

    Thanks macaanto💕💕

  • @aminoaxmed6289
    @aminoaxmed6289 4 роки тому

    Masha allaah barkalaah wall

  • @geenyomudug7215
    @geenyomudug7215 4 роки тому +2

    Fizay wlle adiga erayda ad isticmalesa dhib naku ah wlhi waxyaabo badana isku si u aqoon ba jira maraka waxa no samesa sheyga magacyo badn o lo yaqaano noso raadi si an isku fahano badana erayo carabi ah ba isticmasha adiga somaligoda no so sheg ana magacyo kale o lo yaqan hada kan ad badruudka ledahay baytaraaf ban u aqan anigu mahadzanid wlshey

  • @ummuamiira4582
    @ummuamiira4582 4 роки тому

    Badrulka miyad karisay wll

  • @hibaaqismail5077
    @hibaaqismail5077 4 роки тому +1

    Asc wll gedkan ad shiday hadan wayo kawaran

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  4 роки тому

      Hibaaq Ismail hadii aa wayso laazim ma aha kuwa kale isticmal

    • @nasroali5582
      @nasroali5582 3 роки тому

      Karadega hadan wayo kwrn