Wariyihii Tooska U soo tabinayay Dagaalkii Goojacade Somaliland looga Saaray Oo waraysi Bixiyey ……

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 84

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Рік тому +10

    Maashaa allaah wariyaha iyo taliyaha waad mahadsantihiin

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Рік тому +9

    Maa shaallaah Mowliid galwaaq Allah kubarakeeyo good job guul Ssc 🐎🇸🇴🇸🇴
    Iyo dhamaan umada soomaaliyeed

  • @AdoontiAlle2023
    @AdoontiAlle2023 Рік тому +17

    Taliya jaqaaq walee jaqaaq buukaga yeedhsiiyey snm 😂😂😂😂😂

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Рік тому +21

    Ninkan wuxuu mudanyahay in abaalmarin lagu siiyo geesinimada iyo wadaninimada uu leeyahay. Guuleyso❤❤❤❤❤

    • @nasro7666
      @nasro7666 Рік тому

      Kkk 4diyarodo

    • @Somfox1
      @Somfox1 7 місяців тому +1

      Aad iyo Aad in la siiyo bay ahayd Bilada Daraawiishta Harti SSC ee Qarniga walee ... Wuxu soo bandhigay Sidii Kommandosta Harti SSC wadanka uga sifeeyeen Somalidiidkii walee

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 Рік тому +15

    Maansha Allah
    Taliye Jaqaq
    Waxaad tahay qof cajiib ah,waxaad samaynaysaa Documentary-gii ugu fiicnaa Soomaaliya, weligii ma duugoobayo barnaamijkii aad duubtay maalintaas.

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y Рік тому +8

    Mashalah tabarakallah illahay haku x ifdiyo dhamantin guulaysata Jamahiirta Harti dhigu biyo ma ah waa qalas qala dhalay geeseya
    Guul iyo gubanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🫡🫡🫡🫡🙏🙏🙏🙏🎊🎉❤️🎈

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad Рік тому +12

    Jaqaaq waa geesi waa laandheere harti ah waliba mj

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 4 місяці тому

      Adeer gacaliye naga daa qabiilka😂

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 Рік тому +11

    Taliye Jaqaaq waa nin culus, Qardho media. Mahadsanidin labadiinuba

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 Рік тому +11

    Maansha Allah
    Waxaad tahay qof cajiib ah,waxaad samaynaysaa Documentary-gii ugu fiicnaa Soomaaliya, weligii ma duugoobayo barnaamijkii aad duubtay maalintaas.

  • @ibrahimmohamed-vh7nx
    @ibrahimmohamed-vh7nx Рік тому +11

    Halyay halyay dhalay sharaf ku noolow waa inaad Laascaanood degto oo qayb ka noqoto is dhexgalka bulsho ee Harti land ama Harti power

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 4 місяці тому +3

    Mansha Allah inadeer halyey ina harti ❤❤🎉

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Рік тому +8

    Waxbaa baalaha iga yaacay waxbaa bidhiq igu yidhi ma bacbaa ii sanqadhay. Waa lala helay fulaygii Habar jilicsan iyo Habar Awal. Dunidaa yaabtay.

  • @kaalintawaddaniga5114
    @kaalintawaddaniga5114 Рік тому +2

    We are proud of you Taliye Jaqaaq!

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel Рік тому +4

    Mash allah❤👏👏👏gesi💪

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 Рік тому +3

    Maansha Allah waxaad tahay qof cajiib ah,waxaad samaynaysaa Documentary-gii ugu fiicnaa Soomaaliya, weligii ma duugoobayo barnaamijkii aad duubtay maalintaas.

  • @Raho339
    @Raho339 Рік тому +3

    Taliye Jaqaaq🇸🇴❤️🔥💪

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys Місяць тому

    Wariye jaqiiq waa geesi oo si wanaagsan warka u footabin jiray

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 4 місяці тому

    Masha Allah 🙏 Eedo WOW jiir oo joog myAllah bless you 💯💯🇸🇴

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Рік тому +2

    Mashaa geesi 🏇🏿🥰🇸🇴👮🏼‍♀️👩‍✈️🇸🇴🥰🏇🏿

  • @fatimahassanahmed8131
    @fatimahassanahmed8131 Рік тому +4

    War waa ninkii aan raadinaayey oo aan iri iisoo raadiya waakan

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 Рік тому +3

    GUUL SSC GOBONIMO ❤❤

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 Рік тому +4

    GUUL HARTI GOBONIMO ❤❤

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 4 місяці тому

    Waa geesi geesidhalaay GuuuLayso markasta iyo marwalbaa ninkas taliye jaqaaq waxaan kuleyahay go up to keep going ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉✅✅😍😍💪💪✅✅✅💪💪💪💪💪💪💪💪💪😍✅✅😍💪💪💪💪💪💕💕💕💕😘😘😘😘😘

  • @MaxamudFarah-wh8ww
    @MaxamudFarah-wh8ww 4 місяці тому

    TALIYE. XaQ. UU Diiriirkii. 25. 8 2023. MAASHA. ALLAAHA ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jazmeenhassan5943
    @jazmeenhassan5943 Рік тому +1

    Indr 🥰🥰🥰🥰ma Sha Allah

  • @teacheramin6886
    @teacheramin6886 Рік тому +2

    Geesi geesi dhalay❤❤ noolow

  • @AbdulazizAli-d7k
    @AbdulazizAli-d7k 3 місяці тому

    midhaha dawladnimadii aynu u dhimanay ayey ugu soo horraysaa. Beryihii hore ee waddanka SNM ku amarkutaaglayn jirtey reeraha way isku diri jireen ee ma ay kala celin jirin dadkuna waa inay intaa fahmaan. Dhallinyaradan iyo janankooda dadka iyo dalka lexejeclo ayaa ka haysa.

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Рік тому +2

    Alla wariyayaasha maanta jiraa su'aalo xumaa!! Nin mujaahid ah oo ciidanka dhax jooga oo yiri.hiil iyo hooba ciidankaan lamid ahaa ayuu weydiiyey in uu lacag kuqaato? Badaw yaa weriye!

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Рік тому +2

      Kan wareersan Gedo buukatagay. Hartigu Nafteey Iskuhuraan lakiin Daaroood ka kale in lacag la iskaqaateey umaleeyaan. Lol! War la islumahaayo.

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 Рік тому

      ​@@Cici_mimi
      Naga aamus qof yahy harti iyo gado wiilka yami maxay kala yahiin asagyba waa ogyahy inaan meesha lacag laga qaadanayne asaguu sharaftiisa kumuu jinayaa waxuu leeyhy adoon waxba kubadalaynayn baa saas u difaacday dalkaaga afsomaliga barta

  • @abshir2010
    @abshir2010 11 місяців тому +1

    Waa GENERAL ninkaan waa geesi Aarlibaax ah. Xishmad Qiimo iyo Qadirin ayuu agteena ka leeyahay goob walbo iyo goor walbo salaan sare General Aarlibaax.

  • @LatrineSpray
    @LatrineSpray Рік тому +4

    Sacad Muuse kabaha gacmaha kuqaatay 😂😂😂😂

  • @familytraditionalfoods
    @familytraditionalfoods 4 місяці тому

    Harti guul waxabaa balahkayaacay🎉🎉🎉

  • @almisdalalchannel211
    @almisdalalchannel211 Рік тому +1

    Hooyadiin afsomaliga xun ka wasa ala doori anaa ini cuna 💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 Рік тому +5

      Ka waran Gaalikii Abaarso ee Anderson cooper EE ku bigra jebiyay?

    • @ismailmohamed3417
      @ismailmohamed3417 Рік тому +2

      😂😂😂 ,Hooyada dhiladii ADNA was,wale jabhada SNM idoorland qowmuluudland dhulbahanta qaawiyay
      War musse ciidanka fasax 😂😂😂

    • @almisdalalchannel211
      @almisdalalchannel211 Рік тому

      @@ismailmohamed3417 qaniis qaniis kenay oo dabada dhiibta tahay qaxoonti ilaa qaxoonti keenay wad ogtijiin inad aduunka dherad ku tihiin nacalad kugu tale wan wara walhi wara anaa ku cuna khanisow

    • @almisdalalchannel211
      @almisdalalchannel211 Рік тому

      @@abdirisakdirie3124 ka waran futadad dhiban jirteen dactor ma u hesheen badhyo culuseey

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad Рік тому +2

      Qoomaluud land 400 maxaabiis waligay ma arag yaab

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 Рік тому +1

    Waa geesi , mobile maba xasuusteen waxaan aheeyn keyboard Qoriga

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 4 місяці тому +1

    Guul harit

  • @dal-kaaga3193
    @dal-kaaga3193 2 місяці тому

    Hubkii lagu qabsaday Goojacade , waxaa ka muhiimsan Vedio

  • @familytraditionalfoods
    @familytraditionalfoods 4 місяці тому

    Walaal waa mahadsantahay

  • @AminaMire-h4l
    @AminaMire-h4l 3 місяці тому

    ❤❤❤ I love ❤️ somaliweeyn

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Рік тому

    Taliyahan wixiis caadi maha waana geesi warbahanta puntland nibkan Qorta TV puntland please

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Рік тому +1

    Taliye Jaqaaq
    Allaha Ku xifdiyo
    Waan isweydiinayey ninka muuqaalada soo gudbinayey ayadoo xabadu isdhaafeyso
    Waxaan kuu qiraya
    Inaa tahay Geesi birlab
    Taariikhda ayaa Ku xusi doonto
    Guuleeyso

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 Рік тому +1

    Geese geese taa kale ma ahee waxaan firsaday bilowgii dagaalka isagoo leh war kaa qabta warkaa qabta

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому

    waa Good job 👍🏾

  • @JJ2981-w2x
    @JJ2981-w2x Рік тому +1

    Jimce 25 August malinta taliye jaqaaq iyo xoreynta ssc hadii taalo looga dhisiwayo laascano Qardhan uga dhiseyna

  • @ahmedhayan8921
    @ahmedhayan8921 4 місяці тому

    Muxuu duubay Inan yar oo la hareereeyey oo damcay inuu naftiisa la baxsado wax saa u weyn maahaa.

  • @MaxamedKoosaar-ce1uk
    @MaxamedKoosaar-ce1uk 2 місяці тому

    Adiga iyo isaguba waxaa tihiin huwan huwan dhashay

  • @Ciisecaliaadan1999Cali
    @Ciisecaliaadan1999Cali 3 місяці тому

    Taliye muuqal duubaya hhhhh😂😂😂😂😂

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 5 місяців тому +1

    Taliye jaqaaq waa libaax waa nin adag

  • @abdibashir2623
    @abdibashir2623 Рік тому +1

    Guuul ssc

  • @HussenMohammed-lf2pu
    @HussenMohammed-lf2pu 2 місяці тому

    Kanina wa jaqaaq hada laqabanayaa😂

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Рік тому

    Allow somali muslim isku mida ‼️ Allow xaqa adaa ku hadeen kara yarabal callamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭😭‼️

    • @SPharaoh
      @SPharaoh Рік тому

      Waxaan magacaaga ka raadiyey ilaa 83 video 9kii bilood oo la soo dhaafay. Waxaan jeclaa inaan arko adigoo sidaan u wacdinaaya isaaq iyo Hartiba. Waan waayey 1 comment oo sidaan oo kale aad ku leedahay. Orod iidoor usoo muxaadaree. Soomaalinimo iyaga ugu soo ducee iyagaa diiddan iyagaa soo duulaay. iyagaa kaa mudan maanta muxaadaradan. Hadii kale Waxaan u arkaa ineey tahay asqo iyo hiillo caato ah oo cid walba oo Soomaali ah iyo Daarood Ismaaciil.

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 Рік тому

      AMIIN YAA RABI ILAAHAY NABAD HA KEENO ISAAQ UN BAA GARDARADA WADO

  • @familytraditionalfoods
    @familytraditionalfoods 4 місяці тому

    Taariiqdaaku qortay gesigeesidhalay noloow

  • @ifraxmohamed9774
    @ifraxmohamed9774 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiasisSaleban-f4p
    @AbdiasisSaleban-f4p 6 місяців тому

    qabsashadii goojacade iyo jabkii ciidankii soomaalilaan wax dunida hore ugadhacay maaha nikaa waxbaa baalahayga yaacay inladibay ahay maandii

  • @Apdiqani-uh2io
    @Apdiqani-uh2io 7 місяців тому

    😮hhh jaqaaq da nukliyeer bay uhaystaan daaroodku isaaqu na dishiike ugama duwana

  • @IBRAAHIMCali-hv8dp
    @IBRAAHIMCali-hv8dp Місяць тому

    War ninkas majeerten Darow abaalkisa hala kudo

  • @ahmedhayan8921
    @ahmedhayan8921 4 місяці тому

    Waar mar horay dileen kaas yar

  • @MubarikJamac-d7q
    @MubarikJamac-d7q 4 місяці тому

    Muxuu yirri afar diyaradood ban so qaqatay😅

  • @EsraaaAwidan
    @EsraaaAwidan Місяць тому

    Waalagu wasaa beeday yahaw

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 4 місяці тому

    Waa wariye nacas tuug wareysanaayo nacas kale oo qabyaali qurmay ah

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 2 місяці тому

      Meesha afgare Laguma hadlayo. Nacasyahow inan gumeedkaa viva d5

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 2 місяці тому

      @@abdifatahhassan168 ina gumeed ina gumeeed dhalay wa adiga, daarood dool waa nin ka soo dhuuntay shaqadiisii yemen ka haayey...kkkkkkkkkkkk

  • @abdallajemal7420
    @abdallajemal7420 Рік тому

    kan wax wareysanaya isaga ubahan in la bara qaabka wax looo wareysta

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 9 місяців тому

    Taliye jaqaaq geesi dilaga harti ssc jamahiirta kahabee huunada galbeed oromo dir

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 Рік тому

    Inshallah maantana garowee ila bosaso bi idni laahi kariim waa inaad soo duubtii .muxu yidhi waariyaaha somaliyeed kkkk maayaney waariyaaha daarod iska dhee

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl Рік тому +1

    Jaqaaq

  • @axmedcabdishire1610
    @axmedcabdishire1610 4 місяці тому

    Hhhh

  • @anabxusen280
    @anabxusen280 Рік тому

    Shaqadaadu wa shaqo walaan wa dhagar

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 Рік тому

    Muxu dhahay wu isku Kadiyay wuu isku Saxaroodey kkk Sxb Ninka MJ Ma Ahan idinka Midha waxas Yaqana Bari adiga Marki Lagu So Qabto Ha Igu Xaarin Magacaas Ayu Lagu Bixina Darood Faan Iyo Fararaq Badne Hayey Dooliga

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 7 місяців тому

      daarood faanka ficlbaa udheer wixiisu waa itus oo otaabsii adeer hadaay dagaalamaana nasabkooda kama baxaan malinba reer ma sheegtaan malin carab malin dr irirsamaale malin yuhuud malin ugu danbaysay oromo baqdin aaegeed adeer

  • @HABONMEDNOUR
    @HABONMEDNOUR 5 місяців тому

    Waar niyo waxba kama joro