КОМЕНТАРІ •

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Рік тому +10

    Gaylan Adeerkay dhal Quulbtayadaad ku weyn tahay sida aad wada dhalashadeena qofkii wanaagsani doorkiisa qaato aad u qaadatay jzk Allaahu khayran wll 👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @oskahuskahuska9259
    @oskahuskahuska9259 Рік тому +31

    Waxaan aad Hanbalyo iyo bogaadin ogu dirayaa maamulka iyo dadka degaanka ssc khaatumo
    Sido kale waxaan kula talinayaa in ay digtoonadaan aadna ufeejignaadaan

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il Рік тому +1

      Daarood dhamaantiisba dhulkiisa haku ekaado oo ceergaabo ka guura hadeerba ka baxa kolhadii heego cadhooley ey jabtay dhulkiinii daarood waad sooceshateen ee ceergaabo iskaga baxa

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 Рік тому

      Thanks 🙏

    • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 місяці тому

      ​@@Ali-xw9il ceerigaabo intaad degto ayaad leedihiin anakuna intaan degno magalada ceerigaabo reer kastaa xafadooda ha ku ekaadaan xataa dukaamaysi dambe ma jiri doono wa x kale iibsan mayño

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 3 місяці тому

      @@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi soogelisee kasaar kkkkkkkkkkkkkkkkk xaafada yuurura baad marti ku tahay ee edebyeelo 🤣🤣🤣🤣🤣✅💯📢📢📢

    • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 місяці тому

      @@Ali-xw9il kkkkkk marti kkk

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Рік тому +15

    Hadaan caawo dhinto farxad baa i dishay❤😅

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Рік тому +8

    Allaahu Akbar illaahey baa mahad leh reer ssc khaatumo guusha iyo nasriga siiyey kuwii soo duuley ee dulmiga wadeyna garabkooda ka baxey guul iyo gobanimo soomaaliya guul ssc-khaatumo ❤

  • @mohamedmohamud4316
    @mohamedmohamud4316 Рік тому +6

    Cimri dheer iyo caafimaad ayaan ilaahay kaaga bar yay walal farax

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Рік тому +13

    Allaahu akbar wa fadli iyo naxariis iyo guul Allaaha weyn kumanneystay dhulbahante wayo in 2 saac kayar maraaga ilaa guumeys iskufuranto allaahu akbar alxamdulillaah

  • @ummnyla2690
    @ummnyla2690 Рік тому +18

    waxaan hanbalyo u diriyaa dadka dagan ssc aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin hadiiba goojocade xoreyseen hanbalyo guuleysta reer ssc insha alaah waan soo dhaweeyi guushiina

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому +6

    Mashaa allaah guul iyo gobonimo ssc .hartiga maanta dhuigiidaa xalaal ah mashaa allaah

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt Рік тому +8

    Alxamdulilahi Rabbil Caalaamiin! Guul 🎉🎉🎉❤

  • @siyaadukun2344
    @siyaadukun2344 Рік тому +6

    guul iyo gobanimo baan leeyhy soomaali gaar ahaan ssc

  • @mohamudaden3391
    @mohamudaden3391 Рік тому +6

    ilma aderayaalow dhawaca daweya nooligana kabaxsha deegankodana udira unaxariista raga wa somali yanan lagu dayan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Рік тому +5

    garaad jaamac garaad cali geesi qaraniga noolow garaad ilaahay mahadsan dhulbahante gacantada kubadbaadiyay mashaa allaah

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 Рік тому +3

    Mahadsanid mudane Farax Abduqadir Gaylan media. Farxaad inan u dhiinan qaarka u sarnahay dabacayuun miiya la taagay guul Harti wayne😂😂😂😂

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Рік тому +9

    الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات

  • @AhmedCalixasan-y7z
    @AhmedCalixasan-y7z Рік тому +4

    Guul iyo gobanimo khaatumo state 🇸🇴

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 Рік тому +4

    Wariyaha gayiga somaliyeed U diyaarsan Dan walba Masha Allah

  • @lulmohamedjama9497
    @lulmohamedjama9497 Рік тому +2

    maansha Allah guul iyo gobanimo SSC ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487

    Waa mansha Allah hadii mar botaan botadeesi laso af jaray guuuuuuul iyo gobonimo ssc katumo rabi garabkena hagalo inshallah

  • @vectorpower08
    @vectorpower08 Рік тому +7

    Somaliland waxaey wallahed kuladhaqmeysi kibir Allena wuxuyiri : وَلَهُ kibirka iyo isliwenida aniga ookaliya ayey iisugnatey Gushuna sidedaba malin walibo halmel lee majireysoالْكِبْرِيَاءُ فِي السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому +1

    Tani waa MIRAHA lagu gurto marka la MIDOOOBO. Horay u socda.dhulmigii iyo gardaradii way jabtayee.
    ❤KGS

  • @saidhirsimohamud4890
    @saidhirsimohamud4890 Рік тому +6

    GUUL SSC GUUL

  • @hudeyfaabdullahi6575
    @hudeyfaabdullahi6575 Рік тому +2

    Guul wacan Ustaad ❤❤❤

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 Рік тому +2

    Masha allah sii wada guusha
    Insha Allah

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Рік тому +2

    Hambalyo Hambalyo guul guud ahaan beesha Daarood gaar ahaan Harti Koombe sigaara SSC Khaatumo State of Soomaalia dawlad iyo shacab ba from GK 🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾

  • @AbshirMohamud961
    @AbshirMohamud961 Рік тому +2

    Guushina wakushayada hambalyo ssc

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Рік тому +4

    Allaahu Akbar walilaahil xamdu Humaagi uu Qalbigayga inbadan sawiranayey ee ahaa in maalin laga saari doona SNM deegaanada SSC maxaabiis tiro beel ahna ganacanta lagu dhigi doono Ilaahay wuu itusay
    Guul iyo Gobanimo

  • @Abdibiter
    @Abdibiter Рік тому +3

    Guul iyo Gobanimo Khaatumo State

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Рік тому +12

    DHULOOS AND FAQA SHINI HA KU DAYANINA FIRCOONKA ISMACIIL C GEELE IYO MUUSA BIIXI IYO XASSAN SHEIKH MUUJIYA KALA DANBEYN PLEASE 🙏

  • @Somali-One
    @Somali-One Рік тому +4

    Hambalyo SSC from a-w-d-a-l

  • @barwaqo7791
    @barwaqo7791 Рік тому +2

    Aloow guuleee Sool we love u❤❤❤

  • @mahameddeq1435
    @mahameddeq1435 Рік тому

    Mnsh Allah gull SSC

  • @maryankassim6515
    @maryankassim6515 Рік тому

    Guul guul. iyo. gobanimo. SSC

  • @buraale134
    @buraale134 Рік тому +4

    Ilahay ba mahad leh kadib na ciidanka ssc

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 Рік тому +2

    Ssc guul❤
    Jamaahiirta guul❤
    Harti guul❤
    Waa lagu digtaa ruux haduu kuu daraan jiraye

  • @saidamahmoodali709
    @saidamahmoodali709 Рік тому +2

    Guul ❤ guul

  • @HassanAli-fh1tj
    @HassanAli-fh1tj Рік тому

    Masha'aala Allah waa loo aaray Jamac Kediye Alla ha u naxariisto mar haddii la hayo Jamac Abdibotaan.

  • @saidhirsimohamud4890
    @saidhirsimohamud4890 Рік тому +1

    THANKS GAYLAN MEDIA

  • @munayusuf-k3m
    @munayusuf-k3m Рік тому +3

    Guuuuul❤❤❤❤

  • @Mohammed_Kulmie
    @Mohammed_Kulmie Рік тому

    HAMBALYYO HAMBALYYO HAMBALYYO
    Gayllan_Media iyo dhammaan saaxiibada HAMBALYYO qusaysa KHATUMA_STATE_OF_SOMALIA

  • @abdeksaid590
    @abdeksaid590 Рік тому

    Guul SSC

  • @abdullahicarab4936
    @abdullahicarab4936 Рік тому +1

    Guuuuuul ssc

  • @fathumoali2813
    @fathumoali2813 Рік тому

    Ssc bravo!stay FOCUST!

  • @najaxcabdiraxmaan1146
    @najaxcabdiraxmaan1146 Рік тому +2

    Guulguul mamulkyga ssc❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Рік тому +2

    ismaacil cumar geele iyo xasan sheekh iyo muuse wax kudhacay jabki qaranka iyo ceeb iyo qiimo dhac soomaalida dhexdeda

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 Рік тому

    MASHA ALLAH WA RUNTA ❤❤

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 Рік тому

    guul reer SSC Somalia🇸🇴. ha ooyo muuse hadaybo wax ilin ah ku hartay awaluu si qarsoodi ah xeradiisa ogu dhex ooyn jiray

  • @kl8650
    @kl8650 Рік тому

    Faisal you are a brave hero💪

    • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 місяці тому

      Bisad camal baa loo jid jiiday inamo yar yar 18 jir ahbaa kaluumaystet

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 Рік тому

    Somaliland ha jabto SSC guul guul guul guul guul insha allah

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 Рік тому +1

    SSC Gul ❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Рік тому

    😢😢 . 😢😢 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar)
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihin

  • @CabdullaahiIbraahimcali
    @CabdullaahiIbraahimcali Рік тому +2

    Ina adeerkay❤❤❤❤❤❤❤❤ gaylan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Maasha allaah guul

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому

    Good job 👍🏾 ssc @ harti

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 Рік тому

    Salaan qaaliya Gaylan media Geesi Geesi dhalay halkaa kahaay Guul Guul jamaahiirta ku lis ku cibaadaso 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CoolBoyshafi
    @CoolBoyshafi Рік тому

    Guul ssc

  • @mudin8863
    @mudin8863 Рік тому +2

    ❤❤❤SSC❤❤❤
    😭😭😭Sln😭😭😭😭

  • @JuniorKnowledge
    @JuniorKnowledge Рік тому

    Allah maslaxo ka.baryeynaa

  • @IsmailOmar-v2w
    @IsmailOmar-v2w Рік тому +1

    Hambalyo

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 Рік тому +1

    Waa fadhli ka yimid Alle xagiisa lakin maxaa biista iyo maydadka yaan lagu xad gudbin .

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Рік тому +1

    Soomaaliyi waa qabaail qabiil qabiil gumaysankaraana majiri

  • @Menolookothers
    @Menolookothers Рік тому

    Asc ama Bisinka aya lagu bilaba marka wacdi ama war shegi rabti

  • @SacdiyoGuled-x4t
    @SacdiyoGuled-x4t Рік тому

    Hambalyo ❤❤❤ Ssc 🎉 Guul

  • @mohammadaidiid7424
    @mohammadaidiid7424 Рік тому +2

    Muse bixii oo macangag ah oo maxa ka qabsaday dhibato ad u wayn caruurti u so khalday muse biixi

  • @xasancanfar1274
    @xasancanfar1274 Рік тому

    Hambaliyo hambaliyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa ssc harti daarood ismaaciil iyo dhamaan cidkasta oo ka qayb qaadatay xorayynta dhul waynaha dhulba hante ilaahay haydin la jiro aammiin

  • @maxamuudcabdiraxmaan75033
    @maxamuudcabdiraxmaan75033 Рік тому +1

    Lama filayn inay ssc ku soo afjari karto maalin gelinkeed masafo dhan ilaa 80km

  • @nuurmuxumed3439
    @nuurmuxumed3439 Рік тому

    Ok❤

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Рік тому

    Alxamdulilaah 🤲🤲🤲🤲🤲👍👏💪💪💪💪🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙

  • @dagan.official9377
    @dagan.official9377 Рік тому

    😊

  • @Raho339
    @Raho339 Рік тому

    GuuL SSC-KhaaTumo State🐎🤍💙🔥
    Allaahu AkbaR
    Scw Scw Scw💕💕

  • @Thestrongestbattleground_pro

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 allahu akbar allow guusha siii ssc allow guusha gadaal hauceshan allow mahadaa hanbalyo reer laascaano from muqdisho

  • @HassanAli-fh1tj
    @HassanAli-fh1tj Рік тому

    Guul iyo gobanimo Alla bixiya,!!!!!

  • @maryankassim6515
    @maryankassim6515 Рік тому

    Allahu Akbar. Wali LLaahil Xamdu

  • @najahboorash5378
    @najahboorash5378 Рік тому +1

    Laga biximaayo

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Рік тому

    In badan ayaan sugeyney guushaa aan Manta gaarney
    Hadanu harti nahey

  • @muhsinosman7265
    @muhsinosman7265 Рік тому

    Gela media Sqxib maa igaa hubtaa in laa qabtaay feysal botan Niinki kibirka badna wale Saka waxbaa ku dhacaay muse iyo gurupkisa ah

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Рік тому

    Sida quruxda badan ee aad warka u soo tebiso ayaan jeclahay

  • @abdirizaq6408
    @abdirizaq6408 Рік тому

    Somaliland mise SNM?

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 Рік тому

    ❤❤

  • @axmedcabdi4072
    @axmedcabdi4072 18 днів тому

    Maalintii lagaadhay guushii taariikhigi ahayd

  • @XASSAN-q4e
    @XASSAN-q4e 10 місяців тому

    💪💪💪💪💪💯

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤100%

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Рік тому

    Dulmiilaha kibray illahay ayaa dhiniciisa ka baxay

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 Рік тому

    War

  • @kaabbulicabdiibraahim3351
    @kaabbulicabdiibraahim3351 Рік тому

    Fal walba waa lagu muqiininayaa argagixisada sool joogta.

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare Рік тому

    Mashlh ilahy dulmigii dadka ka dulqaaday

  • @HassanaffeyAffey-ie6jh
    @HassanaffeyAffey-ie6jh Рік тому

    File ICC to prosecutor to arrest muse bixi the giveth most v

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 Рік тому

    Waxay Ahayd Ineey ku Dilaan Mujrimka Abdi Bootan

  • @hani7940
    @hani7940 Рік тому

    Hal yaan laga rebin idoor

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi Рік тому +1

    Waxaan dagaal maaha ee waa HUB KA DHIGIS

  • @snw9257
    @snw9257 Рік тому

    SSC oo guuuuul iyo gobanimo SSC Khaatumo gaadhay iyo SNM ooo guuuuul daaaaaro u soo hooyatay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummnyla2690
    @ummnyla2690 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @calanside95
    @calanside95 Рік тому +1

    Muuse garxajis ayuu eeday

  • @abdihasan6050
    @abdihasan6050 Рік тому

    Manta amaan afarxad bada oo rad ku galaa❤😂

  • @mohamedawxareeye6008
    @mohamedawxareeye6008 Рік тому

    War bal wax uun la hadh inanka reerkoow dani waa ma guurrtee

  • @Vyv-u4f
    @Vyv-u4f Рік тому +1

    BEENI RAADI MA LEH

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347

    Asc dadka maxaabiista ah iyo dhaawaca ha la badbaadiyo siduu dhaqanka suuban yahay cafisku waa sunadii NABIGEENA N.N.K.H

  • @werdiadam
    @werdiadam Рік тому

    Somaliland GUUL GUUL GUUL

  • @Bangaaltv
    @Bangaaltv Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 Рік тому

    Jamhuriyada barida weyn 😂😂😂😂 maxa helay

  • @duuliyetani1405
    @duuliyetani1405 Рік тому

    Hooyadaa ayaa caalami ah darood baatahay faqsh faqsh dhalay