КОМЕНТАРІ •

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q 48 хвилин тому +1

    Dadkaan reer waqooyiga dhulkooda waxaa na baray dagaalkii sool, xaqiiqda hadeer muqdisho taala waxa weeye gobolka sool waxa isku heysta labo jabhadood oo la Kala yidhaahdo SSC iyo SSB oo dabada Kula Jira labo maamul puntiland iyo somaliland midi waxa ay ka taliyaaa caasimada gobolka ( laascaano ) midina caasimad ku xigeenka gobolka ( caynabo ), waraa waxaan moodi jiray in dhulbahante dago sool oo dhan hadana waxa aan ogaaday 18 ka magaalo EE galbeedka gobolka sool 13 kamida isaaq ayaa dega, ogaada hiiran state oo gobol buuxa heysa waa la diiday waayo gobolka shabeele ayaa diidan.

  • @IBRAHIMALI-ce8hd
    @IBRAHIMALI-ce8hd Годину тому +1

    👍🙏🙏🌹🌹✅

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q Годину тому +1

    Kani WA horgal horgal dhalay WA in la dila Nacala dhalaygan mesha joga

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q Годину тому +1

    SSC khatumo dhulka hada haysato mamul goboleed haysta majirto icidna Uma bahna xaqiiqda dhabta WA sida ogaada

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q Годину тому +1

    Ninka dadka reer SSC khatumo U Niyada jabiyo ayu mesha U joga Wana horgal galmudug WA gobol iyo bar my Ka hadlo hooyada was WA Ku fahmaya adeer

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 43 хвилини тому

    1960 was the first and the last time those administration boundaries were created and since then they have has never been reviewed..!!

  • @akramfaisal5122
    @akramfaisal5122 23 хвилини тому

    war yusuf manta warkisu dhadhan malaha wr yusufow sharcigan aad inaka dul akhrinyso wxba kama jiraan waa burey 2012 baa udnbeysey ee ummada kala hor tag riwyda iyo malabsiga aad puntlnd u miliqsanyso

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Годину тому

    Mamulka xamar inu snm tagerayo wa la ogyahay lkn waxa gef ah inad tidhaho khaatumo hakala dorato sl iyo pl wa that's so shame

  • @Harriss223
    @Harriss223 Годину тому

    Ader SSC KHAATUMO is here to stay.
    Waad u geftey dadkeena markaad tiri s/l ama puntland! Puntland is our land and it’s insult to compare our dearest brothers to our number one in the face of earth sabta isaaq! Even if they join back Somalia which I never wish for them. Somalia federal is a myth, there tribal boundaries in somalia and that is real border and that is one puntland/Khaatumo believe,owns, defends and governs

  • @azizmumin1534
    @azizmumin1534 Годину тому

    Soomaaliya sharci kama jiro putland ma ogiye maamul buuxiyey majiro shuruudaha

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 10 хвилин тому

    Saddex gobol wax haysta waxaa jira SSC oo ah Sool, Sanaag iyo ceyn.

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 28 хвилин тому

    Wax ala wax kajiraa ma jiraan ninkani wuxuu akhriyayo waayo sharciga galmudug qaban waayay iyo hirshabeele ma khaatumo kaliyuu qabtaa 18 kii gobol gobolkastaa halkiisuu maamul ku yahay waxa federal keenay waa somali oo qabiil isku laysay siday ku dhici kartaa laba gobol oo qabiil isku dilay inay is raacaan

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Годину тому

    Qofka aminsan khaatumo state mamul buuxa ma noqon karto wu riyonaya

  • @CadeGude
    @CadeGude Годину тому

    War 4maahee iska hubi galgaduud

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu 2 години тому

    Reer khaatumo iyagu ha is aqoonsato aqoonsi kale uma baahane

  • @CadeGude
    @CadeGude Годину тому

    Waxaan uu sheegay waa sax
    Lkn maxaa xiligan kusoi beegay
    Ma intan in la ifiyo oo dadka
    Puntland loo sii bisleeyo ayaa
    Adiga laguusoo diray?

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu 2 години тому

    Ninkan waa horgale lacag la soo siiyey

  • @AbdullhiMohamud
    @AbdullhiMohamud 35 хвилин тому

    Waxaad akhriso waa dastuurki isla dustuurka waxa loo aqoonsaday dowlad gobaleed galmadug iyo hobyo oo laga soo gooyey mudug. Hadaba sool iyo buuhoodle maxaa u diidaya dowlad gobaleed.galmud sharciga u ogolaanayo maamul gobaleed ayaa inagana noo ogolaanaya hadaanay xamar qabyaaladeeneynin.

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 20 хвилин тому

    Waa khasab in tastuurka dib loogu noqdo 18 kii gobol gobolkastaa waa u xor maamulkiisa federal sida maraykanka waa in la qaataa laakiin macquul maaha in gobol gobolkale la dulsaaro

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 9 хвилин тому

    Mana dhaceyso

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu 2 години тому

    Ninkan aamusiiya waa nacas war naga hadh hadalkaaga doqoniimada ah

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme Годину тому

    Kan halkee laga soo tuuray???

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 3 хвилини тому

    Waar ninkani ma reer Puntland baa?

  • @farahige5488
    @farahige5488 2 години тому

    Buunbhoodlee maxaad uga boodey ma deni ayaa kusoidiray

  • @ahmedk.7988
    @ahmedk.7988 18 хвилин тому

    Waxaa ceeb ah inaad waxkasta views aad karaadisaa. Duligan inaad soo daysaan ma hayn dhalinyarada niyad jabinayaa. Fact is Khaatumo Iyadaa ugu dhul wayn marka lagayimaado Puntland.

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Годину тому

    Kana xagee ka yimi manta😂😂

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 41 хвилина тому

    Concentrate on developing your region and stop inconsequential topics.

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px Годину тому

    Adeer waad khaldantahay dastuurka aad ka hadlaysid soomaali ma qoratay ma loo dhamaa Dan ma u yahay soomaali adeer jawaanka afka furan ee xamar yaal umadu dastuur uma yaqaaniin mana aad fahmin

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu 2 години тому

    By

  • @azizmumin1534
    @azizmumin1534 2 години тому

    Buuhoodle sanaag kudar kan waa lasoo direy iska hot dhaqaajiya

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Годину тому

    Hadaad kacaankii aad aaminsantahay inuu kadanbeyay oodhisay 18 aaway hantidii uu katagay ?aaway shuruucdii uu dalkana ujiheeyay?aaway manhajkii waxbarasho oo uusameyay?aaway iskooladii,beerihii guryahii warshadahii, jardiinooyinkii, dhhaqankii ,aaway Somalia ?aaway xuduudii, moryanyahaw aan waxuu ugyahay jirin ,xisaabta taalo tii aakhiro iyo tii aduun

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 9 хвилин тому

    Xasan sheekh fashil iyo imtixaan ayaa heysta.

  • @CadeGude
    @CadeGude 48 хвилин тому

    Labada kelmedoid ee udanbaysa
    Sax maaha
    Raas casayr iyo raasgambooni
    Waa gobolka bari iyo gobolka
    Jubada hoose kkkkk adaaba dalkii
    Kala gooyey
    Geeljire geela waa isku jirtaa waana kala jirtaa iyo qaabka aad
    Usharaxday gobolka mudug
    Oo qolokastaa haysato 2 degmo
    Caasimaduna uqaybsanthay
    Maxaad ujeclaysatay in gobolku
    Puntland wada noqdo
    Ileen labada degmo ee daaroodkuba waa raaci karaan galmuduge
    Tan daaroodka qabyaalad maaha
    Miyaa iyadu
    Nin garoowe lagasoo diray baad
    U egtahay dadkana loosoo marayo