A madobe wuxu kala Tuuray dhagartii Xasan shekh & koxdiisu waden

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 109

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 49 хвилин тому +2

    Viva.mudane.axmad.madobe.dalki.wu.badbadiyey mashallah

  • @abdiazizhamza5866
    @abdiazizhamza5866 Годину тому +6

    Axmed madoobe waa tuug jaajus ah . Hadii Somalia nabi loo soo dirilahaa , mucaarad ayuu kunoqon lahaa

    • @BasfarOmar
      @BasfarOmar 46 хвилин тому

      @@abdiazizhamza5866
      Beenaale

  • @alishirwa1453
    @alishirwa1453 2 години тому +8

    *ALLOW SOMALI MIDEE AAMIIN*

    • @samdaani
      @samdaani Годину тому +1

      Aaammiin

    • @Umm_HN
      @Umm_HN 15 хвилин тому

      Aamiim yaa Allah

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 Годину тому +2

    Masha allah islaanka wa tagersnahay mel hosu kaso qaday bahasha midan waxba ogeyn ba iska hadlaya nabarkina xajista guul islaan ahmed mujahid

  • @samdaani
    @samdaani Годину тому +2

    Xasanoow XAMZA tunka ku qaado
    Waa inoo teendhada

  • @hanuuhanuadem2123
    @hanuuhanuadem2123 37 хвилин тому

    Maraa waaxid halkii uuahaa ayuu maray axmed Madoobe waan u hanbalyaynayaa

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 39 хвилин тому

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @SalahWarfa
    @SalahWarfa 24 хвилини тому

    asc jamac guuleso tel ayaan rabaa.

  • @dahirmohamed3148
    @dahirmohamed3148 26 хвилин тому

    Sayid Axmed Maxamed Islaam guuuleyso waligaa guileyso.

  • @micraaj6621
    @micraaj6621 33 хвилини тому +1

    Doqonkii ogaden ahaa Raysalwasaare laga qaad ye armay ka dhacdaa kkkkk
    Jama galad waxuu yiri puntland xamse bay diidanayd ee xasan ma diidanayn caqligaas buu dadka la hor imanayaa

  • @husseinabdirahman5173
    @husseinabdirahman5173 38 хвилин тому

    Way dhamaatay in maslaxda guud ee qaranka loo joojiyo ahmad madoobe soomaaliya itoobiya lomma laga qabanaayo itoobiya waxeey nagu dhax beertay calooshood ushaqayte

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 27 хвилин тому

    AXMAD NUUR WEEYE WILIYULAHI MUKARIM

  • @AbdiDiriyehoror-pn4cv
    @AbdiDiriyehoror-pn4cv Годину тому

    Jamac duli adigu meel xun alle hakumariyo,

  • @husseinabdirahman5173
    @husseinabdirahman5173 36 хвилин тому

    AXMED madoobe daaroodnimo hadeey shaqaynayso raysal wasaare xamsa aa tagit lahaa puntland

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 55 хвилин тому

    Ma ogtihiin 2bada nin ee daaroot qarnigaan oogu libaaxsan from jigjigo to kismaayo gedo gaariso sool iyo groowe walaahi waa garaad jaamac garad cali iyo jaamac galat jaamac noolow - tan kale axmed madoobe yey san dhicin intuu xamar kasoo tago in la caro celiyo hadey taas dhacdo gabdho sixun baa loo jaba adeer axmed nuurow waxaan kaa soo salaamaya ceelwaaq doorsho qabo kadibna 5ta sanoo oo soo socoto ku mashquul dib u heshiisinta daaroot isu keenistiisa aad garoowe Caro ha dugsan la heshii reer abtigaa mareexan isagaa ku hoos imaan doono waayo hawiye waxbo oo mahayo xasan haduu wax uhayo ader buundadi baadheeru udhisi lahaa

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 Годину тому

    Waa caqli gaabantahay; ma axmed madoobe ayaa sugeeysaa in uu hassan shiikh guul ka keeno. Caqligaaga waa caqli dameer.

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 Годину тому

    Xamze waad dulmiday kuma jiro Xamze waxa meesha kasocda

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 27 хвилин тому

    Waa xaqiiqada dhabta ah Waxa ay isku haystaan waa Danahooda gaar ah.
    Wax Dan Qaran iyo Dan ummadeed oo ummmadda Soomaaliyeed Dan ah maba aysan iskugu imaan, midna kuma Fekerin.

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 Годину тому

    Qumay ayaa tahay; dowladdana guul ayey gaartay, gaareeysaana hadda. Madaxweyne Hassan Shiikh ma celinkartiin dabadhilifyadiina.

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 15 хвилин тому

    Ra'iisul wasaarihii waddanka iyo xukuumadiisii meel ku sheega, waddanka waxaa lagu hishiiyay awiod wadaag IWM,

  • @omaarabdi99
    @omaarabdi99 43 хвилини тому

    Galad Markasta waa mucaarad 😂😂😂 Galad MA gudbee 😂

  • @abbdll
    @abbdll Годину тому +2

    Axmad madoobe asagana dan qaran ma wado

  • @quulefaarax6513
    @quulefaarax6513 12 хвилин тому

    AHMED MADOOBA IYO HAMSE MIYAAD SII KALA XIGANAYSIIN

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Годину тому

    WALLAAHAY WAXAY ISKU HAYSTAAN WAA IYAGA DANAHOODA ONLY UMASHAQAYNAYAYAAN U.MADDA SOMALIYEED

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 Годину тому

    Hawiyaa adkaaday waana arkidoontaa.

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 48 хвилин тому

      Wax hawiye iyo darood.ah majiran xasan dalim.wa in.dalka.laga.badbadiya

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Годину тому

    Axmed Madoobe waa difaacaha dowladnimada umada somaaliyeed waa nin adag oo colas ah.

  • @AbshiroIssa
    @AbshiroIssa 53 хвилини тому

    Puntland xamza diidantahay waa aqliga xassan sheekh kadhaadhiciyey doqonta daarood😂😂😂

  • @aminaahmed3811
    @aminaahmed3811 43 хвилини тому

    Xamze qof diidanaa ma jiro

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 26 хвилин тому

    SIYAASADA SOMALIYA MANTAY CAGDHEER BAA DARAWAL KA AH

  • @AshoAbdi-h7s
    @AshoAbdi-h7s Годину тому

    Jaamac galad alle run umasheegin puntland sharci ayay iskuqabteen ee rasulwasaare majoogin

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 49 хвилин тому

    Xaasid nimada nooca ugu xun Somalida ayuu galaa!
    Muwadan jecel dalkiisu inuu bur buro oo ka naxaya inuu dhismo Somalia ayaa laga helaa..
    Cudrkaas yaa noo sifeeya oo cilmiga xaasidka waxka yaqaan..
    Qof naftiisa xasdaya

  • @FartunK
    @FartunK 14 хвилин тому

    dowladnimo hawiye waxba kama yaqanaan dulmi iyo qabyalad iyo dhul dadkii lahaa la dhacdo mahee hawiye wax kale ma yaqano

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Годину тому +1

    Jaaamac uraaaaaaaye

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Годину тому

    Madoobe=kursi jacayl

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 Годину тому

    Axmed madoowe hadduu libaax kuu yahay hadda annaga ayaa daanyeer ka dhigeeyno.

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 24 хвилини тому

    CAG DHEEREY.WAA IDINKA QASAYA SOMALIYA EE ITOOBIYA. BURBURTAYE JANISKAS XORNIMO KA QAATA QASKA SOMALIYA DAN KUMA JIRTO

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy Годину тому

    Shirka.wuxuu.ahaa.shirka.madasha.wadatash iga.beelaha.urursamaale.ee.ma.ahayn.shir.qaran

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 17 хвилин тому

    Kuwan Ahmed Madobe e u shaqeyan. Shalay wa ti reer Puntland o dhan ben ka fafisen Raisulwasare ka xun yahin maxa manta is badalay rerku caqli xuma.

  • @CabdibadalAhmed-b8s
    @CabdibadalAhmed-b8s Годину тому

    Asc. Jaamacow hadaanu maamulgoboleed jirin wasiir hoosh muxuu wasiirkayahay.
    Ileen Arimaha gudaha &fadaraalalynta Ayuu kumagacaabanyahaye.!!! ?
    Xaafadiisa ha iska Aado.

  • @NurGacan
    @NurGacan 53 хвилини тому

    Somalinad maxaad ula yaabataan waxaad sheegatso ayay mar hore arkeen

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 Годину тому

    Jaamacow ninka mesha joogay Axmed madoobe ma aheyn

  • @MuhumadRayaale
    @MuhumadRayaale 2 години тому +1

    Galad guul guul somalia

  • @AAA-bb5xc
    @AAA-bb5xc 45 хвилин тому

    Xasan. Iyo teamkiisa. Ma aaminsana. Somali galbeed. Inay. Somali yihiin
    Xasan iyo teamkiisa. Caqliga sanbalooshe. bay. Aaminsanyihiin.
    Adigu. Jaamac. Wadani matihid. Kama hadii kartid. Arimaha Somalia. Waayo waa. We know you're past opinion

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Годину тому

    Guul Dowladeena danqaran horay ayaa loosocon

  • @abdia9872
    @abdia9872 Годину тому

    Jamaac Puntland Xamze ma diidana ee waxay diiday in Xasan awoodiisi ka qatay. Puntland waxay diiday marki la jagadi rasaal wasaraha oo la badalay madaxweyne ku xigeen aan awood lahayn.

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Годину тому

    Maalinkii dhaweyd cabsi ayuu ugekaa😂😂😂

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 9 хвилин тому

    Jaamacoow kaali adi fashil wara hurdaa kujirta ee kakac birmade xasan shiq asagaa soolabanaya ishii bugtaay kubikaacso

  • @alimussaali3959
    @alimussaali3959 Годину тому

    Caqliga ogaadeen waa midka jaamac galad waxaan filayaa soomaliya dambo magicians lagama maqli doono hadeydaan is daba qabana

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 Годину тому

    Akh Akh Akh Soomaalia Waji naleh in ta Madax kudheegta Mooryaan ta ah oo hada maamusha ay xukunka hayaa. Tuugo, isbaaro, wax la dhaco iyo maxaan cunaa ay meesha kuhayaan

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Годину тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 jaamac galadow hawiyohii waxay ku hayaan axmed madoobe waa isusoobadaley meeshu tagey yaan rabna

  • @ShaficiXuseeb
    @ShaficiXuseeb 6 хвилин тому

    Cidna loojoojinmaayo xasan baa laga haayaa

  • @guledsm
    @guledsm Годину тому

    Gallaanow Puntland waa ku saxan tahay ineey diido Marxuumka.
    Maanta waa caddahay Marxuumka inuu matalin reerka Darood.
    Axmed geedanaarna waa daneeystey xaaran ku naax ah.
    Soo noqon maayo.

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 56 хвилин тому

    Darood intuu joogo soomali israaci mayso😂

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye Хвилина тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkk walle been maaha

  • @baxsan698
    @baxsan698 Годину тому

    Wadanka soomaaliyed kan oo kalo ka dhismilayahay meeshe qurunka badned ee islii Nairobi bey dhadhiyan markasey soomaaliya habar ulafadhiyan nacas dheh

  • @SiyaadFaarax-n4o
    @SiyaadFaarax-n4o Годину тому

    war jamac galadow reerko xamar ayey islaheysiyen

  • @caseerdiiriye8519
    @caseerdiiriye8519 Годину тому

    Hhh hadana waa shuuqayan

  • @Turtle333face
    @Turtle333face 15 хвилин тому

    Waaka hadalku 😂

  • @ShaficiXuseeb
    @ShaficiXuseeb Хвилина тому +1

    Oo ukaadi haday somaliland goosatay oo putland ay tiri waxa aan rabno hadaan albaabada ayaan xireynaa oo jubaland ay dhahdo saan rabno hadaan la yeelin albabada ayaan xireynaa hawiye may albaabkooda xirtaan dayn ayadaaba loo heshiin doonaa e War is miskiininta hawiyow iska daaya kursiga waad wareejidaan ciddna ciso kuma qabtaan cidna ixtiraam kuma qabtaan War kursigiina haysta

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 хвилини тому

    Madasha qaawan dheh taasi maahayn shir soomaaliyi leedahay muu ahayn cid danaynaysaa na ma jirto

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 Годину тому

    Wahi qosola imaharan 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA Годину тому

    jaamac huuro uf uf

  • @boondheeretvchannel
    @boondheeretvchannel Годину тому

    Jaamac cabtooy

  • @OGSOMALIMAHMAD
    @OGSOMALIMAHMAD Годину тому

    OG LOVE SOMALI 5

  • @abdishakur5064
    @abdishakur5064 21 хвилина тому

    War caqliga la adahay jaamacow puntland wa maamul kamid ah somaliya, iyado wada shaqayni kala dhexeyn federalka hadana in la raadiyo wada hadal wa kuqasban tahay,ta kale wa inad ogata federalka manta jira ee muqdisho yaala puntland ba kentay, 5000 wiil na wa kaga maqan tahay halka adiga iyo xasan sheekh an wiilna idin kaga maqnayn

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 7 хвилин тому

    Waa fakirka maafiyada iyo jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya ee qawaarijta arxanka Daran intaasina loo joojin maayo masiirka iyo Danta shacabka soomaaliyeed 😂

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u Годину тому

    siyaasadi waxaa ey noqotay ciyaar ciyaar iyo filim iyo wax aan lagaran karin

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 2 години тому

    XAMSA WAA DAACAD

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Годину тому

    jaamaco nabiga kusali mw wadhaama lawaa ee soonoqo idigoo ogaadeena oo waligaa aan wax noqonbaa walagaa dhigay maad raysal wasaaraha taageertan ood uhiilisi somaaliya walee doqonnkii ogaadeen doololaga qaad waar niman yoow waxaa tiraahdeen haiwyo nama xukumayo waayahay ee xagee kusocotaan balqabyaalada aad ku hadlayso mamid kawaynbaajita waxaasi waadoqonimada laydinku sheegayaa waarun

  • @SHAFIIHussein-h8c
    @SHAFIIHussein-h8c Годину тому

    😂😂😂😂😂

  • @mahamedwali8730
    @mahamedwali8730 Годину тому

    Run sheeg waa ceeb sheeg

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Годину тому

    Jaaaamac moooooryaaaan

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 2 години тому

    JAAMAC QEYB AYAAD KA TAHAY BUR BURKA DALKAAN

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 Годину тому

    Madaxweyne Hassan iyo Hamza waxa ay rabaan in dalku sharci lagudhaqmo yeesho qabiilkan markii talabo horusocod laqaadoba Jeebka lagalasoobaxayo u dhamaado

    • @somaligirl8743
      @somaligirl8743 Годину тому

      😂😂😂😂😂😂😂astaqfurallah ilahay hadalka ha kaga qorin wax xaq u leedahay

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 Годину тому

    Jaamac galad waxaa kuu roon in aad edeb yeelato. Itoobia ayaa lagu hoos geeynayaa. Jaamac galad adiga itoobia ayaa ku xukumeeyso.

  • @baxsan698
    @baxsan698 Годину тому

    Ileen nacas waa nacas balno sheegmeesha loowado somaliya anku maqalne

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 години тому

    soomaliya ilaa xamar caasimada laga raro soomaliya daawlad noqonaayso hagaagina maayso walee

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 Годину тому

    Munafaqada somalida markad qaladkooda tageerto halyeey baad tahay malintad qaladkooda diido tuug baad tahay comments kan firiyay kuwii shalay jamacow wadani bad tahay nin fican baad tahay laha maanta waxay so qorayan erayo xita dhaqan xumo ah aflagaado ar somaliyaa 😂😂😂😂 wlhi waan qoslay 😂😂😂😂😂

  • @MuhumadRayaale
    @MuhumadRayaale 2 години тому

    Sxb jamaac adiga iyo
    Guled kasowarama
    Galbeed gobolka siting
    Socdalki

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Годину тому

    Ogaadeen maanta ma farmaajo doonayaan inu soo laabto?
    Farmaajihii 5ta Sanadood ku dhameystay inu ogaadeen ka saaro soomaaliya, may u xiisayaan?

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 11 хвилин тому

    BAL NASKAAN MAQLA

  • @maxamedsaid
    @maxamedsaid Годину тому

    Axmed Nur

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Годину тому

    Ufufufufuf kafuq madaxda xayaaanyahooow

    • @BasfarOmar
      @BasfarOmar 41 хвилина тому

      Wll cayda iyo aflagaadada jooji
      Ra’yigaaga dhiibo

  • @rashidmohamed8605
    @rashidmohamed8605 Годину тому

    Caqli ovaadeen waa kaa

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 Годину тому

      Labadan maad wax ka sheegtid. Ogaadeen ma qaadi kartide

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 2 години тому

    FARMOOJO OO DAACAD AHAA MAXAAD KU HAYSATAY MARKAAD CEEB IYO WAR LA DABA TAAGNEYD

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 Годину тому

      Farmaajo soo kii ogadeen iyo Ahmed madoobe weerarka ku ahaa

  • @shifis77
    @shifis77 Годину тому

    Asc Jaamac horta Xataa adiga kheyr malihid maxaa yeeley Farmaajo Daacad ah Soomalya ku soo Celiyay astaantii Dawladnimo ayaad ku dhaganyd.
    Hada laakin xaalada waa jantafagax ee Makarafoon intaan ka Codwayn u qaado

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 години тому

    Axmed madobe yuhuda imarad ku shaqeysata ilaa uu ka baqtiyana somaliya maha gageso ninka mujrim nimada ka muqato 50 wajileh waa asaga xiligi farmajo wijiyo lahay xiligo arga gixisada ka tirsanay diinta islamka ka ben shegay Amerika usha qeynayay wijiyo lahay hadana wiji cusub😂kii ugu fosha xumay leyahay insha Allah mara dhaweyn wuu baqtin Sikasto dhiga is kaga badalo filan bilo kahor is ku dawey nayay dhiigi dadka ku maqan wacalka kancarka somaliya waye fahada shegay imrad mesha ku hesto Allaha umada ha ka qabta

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 2 години тому +1

      kkkkkkkk hawiyoow waxaa waa laaysku fahmay shalay xiligii farmaajo uu lahaa imaaraad waa cadawga soomaliya xasan muxuu lahaa imaaraad waa walaalahern maanta markaad dantinii kawaaydeen waa cadaw waxaa yaa idinka yeelaya imaaraad idinkaa wata hawiyoow

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u 2 години тому

      @@ShaaficiMaxamed-q3w hawiye darood qabyaladow dhan waxa shegtaa wacalo waye oo sheydan insi ah dhiiga umada ku baneesta uf aqas waxa qabiil shegto waxaa aminsanba yuhuda ku shaqeysato islamna mahan wee shegtan 🤮🤮🤮🇮🇱🐷shalay hado yuhuda imarad lajiray manta uu lajiro soo yuhudle mahan maxaay shalay iyo imanta is doriyan farmajo ilaa ka horba ninkan yuhudo usheqeyay kaligis mahan siyaa siyinta somalida dhan galada ushaqeya wada islanimada shegta lkn galada ushaqeya mid mid dhamana malahn wawda munfqiin ilahey ka furtay

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 Годину тому

      Hassan Sh waxa iigu danbaysay asaga oo leh Imarat waa walaal kaliya ee Somalia leedahay. Wali Ahmed Madoobe oo sidaa yiri ma aana maqal

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u Годину тому

      @@daljireali4783 oo maxay kugu kala duwan yihiin kan shegtay iyo kan magalada soo dagsaday lacagta siyan dowlad kasta ku dumiyan siyaasi fican iyo shacab fiican somaliya majoogan waa gala raac iyo shacan qabiil ku Kala tagera indhah la uff nacalaa qabyalad iyo mujriminta ku tagerto ku talo wadan
      Mahane yuhuda Ethiopia ha qabsate rag is ku shega somalida dhan ha nagestan qarna ha gunan waxba matarayasha qabyalada dilatay 🐷🐷

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Годину тому +2

    Jaaamac Aalkuliiiiste

  • @Akramyarechannel
    @Akramyarechannel 46 хвилин тому

    uqddbaakuhsa

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 Годину тому

    Jamac waxaatiri Hamza wa ina adeer key u hiilin maayo akhiradeyda baan oo waxaad isu muujisay nin somali u simantahay
    Isla daqiiqadii baad tiri ahmad madoobe lalama hadlikaro waa milkiile dad baa ka dambeeya
    Labaa arin ismaqataane mid dooro

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 7 хвилин тому

    Waa fakirka maafiyada iyo jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya ee qawaarijta arxanka Daran intaasina loo joojin maayo masiirka iyo Danta shacabka soomaaliyeed 😂