sidi an iskucateye iyo jimisigi an sameye iyo wixi an cunaye 🥳 how I lost 18kgs😱 and what I eat

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 жов 2022
  • BISMILLAH RAHMANI RAXIM ALAHU MASALI ALA MOHAMED

КОМЕНТАРІ • 173

  • @sucdisiman4294
    @sucdisiman4294 Рік тому +37

    Ma shaa Allah tabarakallah wllhi waa result qurux badan xabiibty pinka iisaar asxaabtada iyo adigaba duco ayan idinka codsanaa inaad Allah caruur baari isiiyo aniga iyo inta islaam ah waa iga codsi 5 sano ayan reer leryahy please waa iga codsi.

    • @fahmomaxamuud5500
      @fahmomaxamuud5500 Рік тому

      Ubad baariya Alle haku siiyo

    • @nuuroali1923
      @nuuroali1923 Рік тому +2

      Asc Abaayo sucdi siman allaah ku siiyo owlad salix ah adiga iyo intii islamka ah allaahuma habenkii waqtiga dambe sokac ee allaah bari

    • @ladanqaasin8835
      @ladanqaasin8835 Рік тому

      Owlaad baariya oo barakeeysan allah kusiiyo inshaa allaah

    • @najaxabuker972
      @najaxabuker972 Рік тому

      Allaha ku siiyo ubad barakeysan abayo

    • @sucdisiman4294
      @sucdisiman4294 Рік тому

      @@nuuroali1923 mahadsanid xabiibty In shaa Allah

  • @Muniiroh34
    @Muniiroh34 Рік тому +5

    Mcnto wlh waxa thy qofta kaliya aan aaminsanhy UA-cam intaa dawanaye ma arag qof kadacadsan😩❤

  • @daganqaaliinamaxamed5856
    @daganqaaliinamaxamed5856 Рік тому +9

    Team iscaatees aan group sameesano saan isku dhiiri galino

  • @fahmomaxamuud5500
    @fahmomaxamuud5500 Рік тому +1

    Maasha allaah go aan baa aadaty

  • @fadumoabdallah2235
    @fadumoabdallah2235 Рік тому +1

    Msha allah caatada ku qurux badan tahay waad na goaan adagtahy msha allah waxa cuno samaynaysay hadi aad ka soomanayd hh

  • @darkiegirlz
    @darkiegirlz Рік тому

    Wow masha Allah

  • @nuuroali1923
    @nuuroali1923 Рік тому

    Wcs maashaa allaah Abaayo farxiya

  • @saafiali3547
    @saafiali3547 Рік тому +1

    Maasha allh hambalyo abaayo bmi muxuu kaa caawiyay

  • @xamdiabdullahi9107
    @xamdiabdullahi9107 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @fartunshire5394
    @fartunshire5394 Рік тому

    Mansha allh abayo qli waad guulasatay

  • @zumayoxasan6333
    @zumayoxasan6333 Рік тому

    Xabibti I.n waheleysaaa istiqfaryta badi iosaliga nabogena muxamed salaahu caleyhi wasalam scw allehakusiiyo owlad barakeysan oo bariyaalaj

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 4 місяці тому

    Masha allah

  • @Faay371
    @Faay371 Рік тому

    Masha Allah congratulations

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 Рік тому +1

    Cayil waa cudur hada sida tahay maasha Allah abayo qurux waaye

  • @dekahassan2505
    @dekahassan2505 Рік тому +1

    Masha allah tabarak kaftankaaaga waa nagu baxa

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Рік тому

    Maaaash alllh tabaraka alllh

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Рік тому

    Maaaash alllh 😍🥰🤩♥

  • @xamdiali4488
    @xamdiali4488 Рік тому

    Mash aallh ❤️❤️

  • @beelaacooking4250
    @beelaacooking4250 Рік тому +1

    Masha allah abaayo 🥰🥰

  • @mumtasyusuf9400
    @mumtasyusuf9400 Рік тому

    Mnsha allha abyo inte kala soo xiriraa abyo

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 Рік тому +1

    Abaayo quraacda wa muuhim.
    They said , the best meal of the day is breakfast

  • @aanacumar5503
    @aanacumar5503 Рік тому +3

    91k ayaa ahy ilahow anoo 60k ah itusi😭🤣wlhi I love catonimo

  • @xalimohassan19
    @xalimohassan19 Рік тому

    Mash Allah

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 Рік тому

    Masha allh gabadh qaali ah wax badana kafaaiday

  • @fatmasheikhuna7403
    @fatmasheikhuna7403 Рік тому

    Masha Allah Walashey shugran

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Рік тому

    Shugran ukhtii

  • @sadiaadam3922
    @sadiaadam3922 Рік тому

    Masha Allah hambalyo abayo

  • @qadancabdi7653
    @qadancabdi7653 Рік тому

    Mashallah walashay mahadsanid waxan kuwaydiyay aniga waxa isanar misaan hada ikoray wanan jaqsinaya maxan samaynakara walashay

  • @zetunodowa8308
    @zetunodowa8308 Рік тому

    Kkkkk Manshaallah wale wad garte meshad rabte anigana ilahay hanala garab galo

  • @hamdihaaji8979
    @hamdihaaji8979 Рік тому

    Manshaalahhambalyo wll

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 Рік тому

    Mansha allh

  • @juweriali2103
    @juweriali2103 Рік тому

    Abayo groupka iscatenta wn ubahny ee igu so dar alla yaxfidka

  • @umuayuub9089
    @umuayuub9089 Рік тому

    Insha allah markan dhalo ayan bilawa hada ma alamiten kare hadii illah nagaarsiyo abayo mahad sanid

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Рік тому

    Asc abayo mashallah mashallah ❤ 😍

  • @sacdiyojimcaali3642
    @sacdiyojimcaali3642 Рік тому +2

    Xabibty aniga caato naf ah baa ahay ee wax aan isku naaxiyo soo gali amateet xumada wax u roona ila soo sharegree shukran

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin Рік тому

    Masha alah guleyso

  • @farduuscabdiraxmaan9251
    @farduuscabdiraxmaan9251 Рік тому

    Msha Allaah tnk u

  • @mustaqiimmanka5356
    @mustaqiimmanka5356 Рік тому

    Cayil maficno Alllh Naga hayee

  • @abdirizakabukar8209
    @abdirizakabukar8209 Рік тому

    🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩 so beautifully like that

  • @razamualas7845
    @razamualas7845 Рік тому

    congratulations 💯💞

  • @fatoumaismail7092
    @fatoumaismail7092 Рік тому

    Wsc merci beaucoup ma chérie 🥰😍🤩

  • @aminagedi7941
    @aminagedi7941 Рік тому

    Thanks walashey qali

  • @janogasho2474
    @janogasho2474 Рік тому +1

    Masha.allaah hambalyo wallaal appkaa halked kaheshay maxaa se ladhahaa

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 Рік тому

    Masha.allah.muuqaal.xiisa.leh.qurux.badan.waana.kuraaxeysanay.qeebta.cayilka.kusoo.dar.alcadaalah.kkkk

  • @abdiaden6850
    @abdiaden6850 Рік тому

    asc abaayo lambarkaga xage kaheli kara

  • @daganmaxamed279
    @daganmaxamed279 Рік тому

    Blz abayo asxabtadan kamid ahay isku day badanban sameyey wanaka niyad jabay waxan rabaa inan adi iyo asxaabtada dhiri galin idinka helo gurubka igu cawi

  • @khadrobashir5601
    @khadrobashir5601 Рік тому

    Masha allah aniga jada ahay 82 after an dhalan noqday .wll iso sheep taalo

  • @sacidyare1013
    @sacidyare1013 Рік тому +2

    Chia seeds side loo isticmala video ka so samey pls

    • @haniyey1
      @haniyey1 Рік тому

      Habeenkii biyo ku qas ama 2 saac ka hor

  • @suhuurjaamac7800
    @suhuurjaamac7800 Рік тому

    Walaaleey ana raba inaan group kiina kusoo biiro oo aan misaan iska rido

  • @a.mohamed1958
    @a.mohamed1958 Рік тому +2

    Wll miisaan badan ayaan iska riday 38kg ah age kayguna waa 35 wuxuu igu sameeyey skin kii ayaa I dabcay macal wajiga markaa wax wajiga la mariyo nooso gali fadxiya mahadsanid

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 Рік тому

    Abaayo aniga ahaan cayilka Yaa igu qurxoneed xaqiiqo waaye

  • @user-qe5mu5xm6b
    @user-qe5mu5xm6b 4 місяці тому

    FarXia wll aniga caYil rapa maxa iskU caYiLiya

  • @foosxuseen4287
    @foosxuseen4287 Рік тому +1

    Hhhhhhh m.a

  • @ubahsheikhdahir2052
    @ubahsheikhdahir2052 Рік тому

    Asc group seen oga mid noqdaa abaayo

  • @fadumadaud6615
    @fadumadaud6615 Рік тому

    Qof qalan abyo excise ma sameen karaa

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 Рік тому

    Cayil qurux maleh duq duq baa lagumoodi

  • @halimacali562
    @halimacali562 Рік тому

    Firi abyo macan wan qalanhay marka jimicesi masan kara

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Рік тому

    Abaayo haaraha maxaa lagu jaraa iyo finanka mad madoobada

  • @dheemanhajidheemanhaji1230
    @dheemanhajidheemanhaji1230 Рік тому

    Groupkas side uga sodarsami kara please ad ban ucayilanahay

  • @daganqaaliinamaxamed5856
    @daganqaaliinamaxamed5856 Рік тому

    Malayska miiri karo miyaa chia seeds mase qashinkiisa waalagu cabi karaa

  • @maryanyussufchannel4933
    @maryanyussufchannel4933 Рік тому

    🥰🥰🥰🥰

  • @xamdiaweys2624
    @xamdiaweys2624 Рік тому

    Abaayo nabar kaga ok

  • @shamsamohamed6078
    @shamsamohamed6078 Рік тому

    M.a

  • @anfacmoxamedidle8786
    @anfacmoxamedidle8786 Рік тому

    Abayo gabadheyda waxey jirta10sano ad Ayey uburantahay ee maxan kucateya ama talo pls iso jawab

  • @abdiaden6850
    @abdiaden6850 Рік тому

    groupka ina igu darta rabe

  • @muniramohamed9970
    @muniramohamed9970 Рік тому

    Abayo qurac iyo casha hadabn iskadafa qadha macuni kara

  • @hawolaki2047
    @hawolaki2047 Рік тому

    Xppty chia seed sida loo isticmaalo noo soo geli

  • @najmiina3845
    @najmiina3845 Рік тому

    M.allah Haye mxaa miisaanka lagu kordhiyaa aniga dadka miisaanka ku yar ahayee hhh

  • @xaliimosacdiyo2963
    @xaliimosacdiyo2963 Рік тому

    Inaa iscateyo ayaan rawaa abyo wane qalanahy

  • @caisho31
    @caisho31 Рік тому

    Dhirirka maxaa lugu cabiraa abyo

  • @xaliimosacdiyo2963
    @xaliimosacdiyo2963 Рік тому

    iisogili waxaan iskucateyo jimic sila aan abayo macme

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 Рік тому

    Masha Allah Ameen yarabi 🤲🏼

  • @bilansiciid9990
    @bilansiciid9990 Рік тому

    Abaayo tartan cusub no same gurubka naguso dar Nebraska gurubka so dihig an anagana iscateyne wax horay nowado warabnaye barur baba nadashatay eh

  • @khadaraxmed9614
    @khadaraxmed9614 Рік тому +1

    Calosha san isaga jara abyo

  • @hamdaayan893
    @hamdaayan893 Рік тому

    Anigu waxan rabaa inaan is cayiliyo mxan yeelaa

  • @deeqsanqueen2844
    @deeqsanqueen2844 Рік тому

    Nag go,an leh

  • @maariyacabdale8385
    @maariyacabdale8385 Рік тому +1

    Go,aanka cajiib wye abayo gabar adaga tahy masha allh

  • @xamdiaweys2624
    @xamdiaweys2624 Рік тому

    Asc

  • @maxamedsahro9427
    @maxamedsahro9427 Рік тому

    Abaayo waxan isaran misaan saida aha

  • @maryamaalialihasan8082
    @maryamaalialihasan8082 Рік тому

    Apyo was isku cayiiliyo ii sheeg apyo oo basiid ah quruxey

  • @fardoosmaxamed4817
    @fardoosmaxamed4817 Рік тому

    Ila taliya walalyal saiid ban u dhuubtay taasina waxay igu keenty in aan jiljilco maxan sameya

  • @hiboqaali6481
    @hiboqaali6481 Рік тому

    Abyo intan hadaa sameyo calosha amey iga adkataa calol xuno adeg an qabahee

  • @kamilofarah4489
    @kamilofarah4489 Рік тому

    Abayo geedka canaha badiyo ii soo qor plz

  • @Arawelo552
    @Arawelo552 Рік тому

    Abyo wan nujiya Inan iscateyo Ayan raba wayna igu adagtahy 87 ahy

  • @cadaarcabdirisaq5326
    @cadaarcabdirisaq5326 Рік тому

    Masha allah abayo imisey kukuqadatey 18kg in ad kurididi mida kale jiimka adiga miya gurigaga kusubinayey mise Mel jiim ayad adey jwb

  • @marwa5017
    @marwa5017 Рік тому

    Anigu jimicsiga waan nebcahay

  • @rahmamahamed8885
    @rahmamahamed8885 Рік тому

    Abaayo meeqo kiilo ayaad aheed markaaga hore

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 Рік тому

    Abaayo channel Kaan iyo Farxiyo qurxinta channel adiga miyaa Leh?. Farxiyo qurxinta channel baad iila cod egtahay hada kahor Baan Ku xirnaa gabar wanaagsan bay Ahay

  • @nimcocabdullahi4944
    @nimcocabdullahi4944 Рік тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏

  • @Hani-fs6nd
    @Hani-fs6nd 8 місяців тому

    3:29

  • @iqracabdulahi
    @iqracabdulahi Рік тому

    Abayo aniga 85k ban ahay intan urka yelan hadana 80k ban ahay xamilana ahay hadu alle I fududeyo Sen isku cateyn kara anigo nujinayo

  • @maxamedsahro9427
    @maxamedsahro9427 Рік тому

    Waxan inugesa seda udhimaa misanka

  • @najmaomar2620
    @najmaomar2620 Рік тому

    Abyo calosha iga sodhacdy man cayilni 3 carur ijogto markan dhaly maxeran e maxann kujar barur mahn

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp Місяць тому

    Wall.noso.baadi

  • @farhiyaabdi7291
    @farhiyaabdi7291 Рік тому

    Manshallah abayo cayilka quruh kutahay

  • @baadisocmedia7081
    @baadisocmedia7081 Рік тому

    Xbbti walahi wad iska shaqaysay m.a group igu dar wllo anigu na umul 7bil ahay saaid u naaxay walhi 97 ahay walhi shaah ayana idilay 🥰

    • @sahraibrahim5601
      @sahraibrahim5601 Рік тому

      Anaa kulamid ah sadax bilod dhalanahay 94 kg

    • @hooyosomaliyed7256
      @hooyosomaliyed7256 Рік тому

      abaayo aniga ramadankii waxa ahaa 105 hada 91 mana iscaten wallahi lkn shaqadaa igu badan guriga ka qabto awal xajiga isacidi jiray wa nasan jiray lkn wu naga xanunsaday insha allah bari laga bilabo iscaten bilabaya 80 ina gaaro rajeynayaa 20 malin ee bisha ka harsan wa idinla so wadaga bi idni llaah

    • @sahraibrahim5601
      @sahraibrahim5601 Рік тому

      @@hooyosomaliyed7256 abayo alaha ku cafiyo xajiga misaan badan a iskariday maxaad sameysayl

    • @hooyosomaliyed7256
      @hooyosomaliyed7256 Рік тому

      @@sahraibrahim5601 amiin abaayo waxbo ma samey lkn hoosha igu badnayd 4carur hestaa 5jir ugu wen yahay marka malinkii dhan wa taganay cunto guri hagajis dhar ladhaqo ilma waqti lasiiyo we iska fara badan yihiin hadaa jimicsi iyo sonkorta den lahaa waba catobi lahaa eee shaah ya denayo hee marka daal daremo shaah cades ku carara abaayo aniga ilma ayu igu koray waliba laba hore said cata ahan jiray

  • @dahraancabdulaahi4023
    @dahraancabdulaahi4023 4 місяці тому

    Qof nujiyo ma cabki karaa jisidka

  • @najmoozman7487
    @najmoozman7487 Рік тому

    Gabdho group aa sameesano yaqe isnap Ama whats app

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Рік тому

    Waxxbadan dhuunta waa iskaqabatay adigoo hadne hooyo ah mash alh wey adagtahay sida isku caateysid madama aatahay hooyo ciyal markasta cunto ukarineyso

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Рік тому

      farxiy mashaAllh waaye cuntadeedaa arki jiray ayadoo 2xabo ukun ah ku quraacatay hadana qadada tufaax lee cuneyso

  • @sadiyanajib9662
    @sadiyanajib9662 Рік тому

    Masha Allah farxiyo cayilka quruxa kutahay