Aasha Prank yar ku sameeyey | VLog

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 жов 2022
  • prank ugu horeeyey.
    Nagu soo biira social mediaha Si noola socotaan.
    Instagram: / momoashaa
    Twitter: / aashamomo
    Facebook: / momoaashaa
    Snapchat: / momoaasha
    Tiktok: vm.tiktok.com/ZMJBoHD6v/
    Join this channel to get access to perks:
    / @momoaasha

КОМЕНТАРІ • 117

  • @yusradiamond8676
    @yusradiamond8676 Рік тому +6

    Hhh casha miskiin😅 cano baqay kulahaa markasta saa noola jooga my family👋😘

  • @sacdiyoabanuur2949
    @sacdiyoabanuur2949 Рік тому +2

    waa nii xiisnay mx no nacdeen momo & aisha❤🥰❤

  • @sowdomuhudiin6600
    @sowdomuhudiin6600 Рік тому +3

    Maskiin Aaisha 😅😅😅😅 Mohammed waa fanny ku lahaa wxs Aa gbdheeda siin jirty 😅😅

  • @rayaanhappy7566
    @rayaanhappy7566 Рік тому +2

    masha Allah beautiful family I love you guys mamo casho soo aarso love you 💕❤🥰 walhi I miss you welcome back ✌❤🥰😘

  • @AliHassan-eo7qx
    @AliHassan-eo7qx Рік тому +2

    Momo u funny guy wlai the way u looking when she was try to drink nd laugh u the best guys msha Allh role models I’ll do it when it’s ma turn insha ❤😂

  • @deeqoyuusuf7891
    @deeqoyuusuf7891 Рік тому +2

    M.a family 👪 aan tagero really keep going 💪👏👌

  • @hanishariif7397
    @hanishariif7397 Рік тому +4

    Masha allh my royal family 👪

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax Рік тому +1

    Mash Allah wllo ❤ 💖 💓

  • @balqisali275
    @balqisali275 Рік тому

    My family 👪 ❤ I miss you so much welcome back 🙏 💓 guys

  • @caashocllaahi290
    @caashocllaahi290 Рік тому +1

    Masha allah

  • @hassanmaxamed4059
    @hassanmaxamed4059 Рік тому +2

    Mnsha allaah family qaali ah

  • @raxmamaxamed1245
    @raxmamaxamed1245 Рік тому +4

    Maanshallah family qurux badan 💋

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 Рік тому +1

    My family waa idin salaamay❣❣

  • @nasrahussein4187
    @nasrahussein4187 Рік тому +1

    We are team asha soo aarso ❤

  • @DrAishaDahir
    @DrAishaDahir Рік тому +10

    Mashallah taraka Raxmaan ♥️🎊♥️ ilahey haidin xifdiyo lamanaheygi❤️♥️🎊🎊🎊

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 Рік тому

    Dhan dhan

  • @mohammadmd6865
    @mohammadmd6865 Рік тому +1

    Waaw barawo Masha Allah taba raka laah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Dhaqanka.soomaaliyeed
    @Dhaqanka.soomaaliyeed Рік тому

    Mash Allh

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Рік тому

    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰

  • @maryanbella3878
    @maryanbella3878 Рік тому +1

    I miss you guys ❤❤❤

  • @yasminapdi8469
    @yasminapdi8469 Рік тому +1

    Best couple

  • @ikraanitazaed7741
    @ikraanitazaed7741 Рік тому +1

    Mansha allah alle ha idin xifdiyo waxad tihin lamane aan jeclhy dar alle
    Momo asha ❤❤❤ iso duceya muraad ban leyhy in ilahay ii FuDuDeYo

  • @fatimasulayman4095
    @fatimasulayman4095 Рік тому

    Baramijka noo soo badiya waani tegeraa my family

  • @degoldengirl1372
    @degoldengirl1372 Рік тому +16

    Wow I don't believe just now I was watching your Old video and I got this thanks ❤️🥰pls stop pranking my girl Aisha

    • @MomoAasha
      @MomoAasha  Рік тому +1

      Haye 😹

    • @shamsiinaali8908
      @shamsiinaali8908 Рік тому

      @@MomoAasha
      Aisha naska caadi ma u nuujisid gabadha? inaa nuujiaa fiican intaa u lisi lajeyd hadii aadan shaqo aadeyn

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Рік тому +1

    Qoys qurux bdn m.a ❤️❤️

  • @monaahmed5700
    @monaahmed5700 Рік тому +1

    Mansha allaah tabaraka llaah

  • @rahmorahmo3008
    @rahmorahmo3008 Рік тому +1

    Your so funny prank I like but mom aish say m a maskin hormar wacan ❤️

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому

    MAASHA ALAAH soobarbaar

  • @fadumoabdulkhadir3439
    @fadumoabdulkhadir3439 Рік тому +3

    Asc habaryar family buxa ayad noqoten habaryar aniga adigo yar ayan ku arkijirey masha alaah hadan aabe ayadtahay ilahey ha ku dhaafo ciyalkaga

  • @shuceybbiibaaye1229
    @shuceybbiibaaye1229 Рік тому +47

    Wll Waxad Tihiin Family ku dayasho Mudan In wax l isku sheego waa ay fcn thy Waxan jeclaan lahaay Wlshyda Mcn Aisha In ay iska dhaafto Surwaalka kaligiis wadato shey Haka kor mariso sida Cabaayad Ama Goono Iwm Midna ogaw Nabigeena Subanaa Muxammed (صلي الله عليه وسلم) Waa Uu Nacladay gabdhaha Surwaalka Sida raga u isticmaalaan Ama Sida Ragga Ugu labistaan Ee Wllhyga Wlhi blhi tlhi Waan idin jecelahay waxadna tihiin Family Roll Model ii noqon doono Markan Family Yeesho Mustaqbalka dhow insha Allah Haddu Allah idmo Ee Allah idin barakeeyo My Family Adinka iyo Caruurtiina intaasna Waxaan idin siiyay Waa Talo Wlltinimo Waadna qaadan kartiin waadna iska dhaafi kartiin Waayo Waxan idinla jecelahay Wanaag oo dhan Aduun io Aakhiraba in aad ku liibaantaan haddi fariintayda aragtaan Waxan jeclaan lahaa in ay Wlshyda Mcn Aisha In ay iga qaadato Farikntaas Hadana Waxan idin rajeynaa Aduunka Allah Calaf waa uu isku kiin daree kuwii Akhiro Janadul_Firdowsa ku midooba Rabi ha idinka dhigo Adinka io Aniga iyo dhamaan Ummda Musliminta ah insha Allah Haddu Allah idmo
    اللهم امين و جميع المسلمين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
    (السلام عليكم ورحمة الله وبركاته )
    ONE LOVE MY FAMILY MOMO& AISHA IYO ILYAAS CADDE IYO NUUNAHA YARIISKA AH 🥰❤️🙏

    • @maryanmoalin1738
      @maryanmoalin1738 Рік тому +1

      sx alha ku hanuniyo wanaagna ha tusiyo intii muslina ah

    • @shuceybbiibaaye1229
      @shuceybbiibaaye1229 Рік тому

      @@maryanmoalin1738
      اللهم امين و جميع المسلمين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @najmociise5887
      @najmociise5887 Рік тому +2

      @@shuceybbiibaaye1229 masha Allah Tabarakalah walaal ku jecla ayaa talo wanagsan ku siiyo oo kula raba Janah Allaha ka dhigo kuwa qaata wanadaada & taladada quruxda badan Allaha so hanuuniyo gabdhaha somalida dhaman اللهم امين جزاك خير جزاء اخي الكريم شعيب

    • @muniiradhalgobed8945
      @muniiradhalgobed8945 Рік тому

      Aaamiin Aaamiin talo fcn waad siisay kuwii qaata alle haka dhigo

    • @shuceybbiibaaye1229
      @shuceybbiibaaye1229 Рік тому

      @@najmociise5887
      اللهم امين و جميع المسلمين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @dhiriglin
    @dhiriglin Рік тому +1

    My family 👪 ❤🥰

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 Рік тому +4

    Ilyaas qolka roog ka dhiga qabow maanay ahayn wll

  • @ayaanali2478
    @ayaanali2478 Рік тому

    Mzh Allah my couple

  • @ifraaxmuqtaar1209
    @ifraaxmuqtaar1209 Рік тому

    Masha allh hambalyo iskuwara

  • @pandapoi4455
    @pandapoi4455 Рік тому +1

    Cano nas sas maba u yalo cal kuli xala mashallh isku war ❤

  • @naciimomaxamed5408
    @naciimomaxamed5408 Рік тому +7

    Asho miskiin cano baqay ma isii say kulhaa🙈🤣
    M.a allh idin xafido 🥰🥰🥰

  • @fartunhusain2211
    @fartunhusain2211 Рік тому

    Mashllh my familly

  • @sahal3819
    @sahal3819 Рік тому

    Waa idn jecelahy my family 👪 💖 ❤️ 💓 💕 ♥️ 👪 💖

  • @hanicabdulla4304
    @hanicabdulla4304 Рік тому +3

    We miss you

  • @faadumomaxamed3735
    @faadumomaxamed3735 8 місяців тому

    ❤❤❤

  • @hawoumar9527
    @hawoumar9527 Рік тому

    Kkkkk ha isku siin ninkaa Wax kale ugu arso

  • @nastehoalin5972
    @nastehoalin5972 Рік тому

    Asc wll

  • @nimcomaxamedabuker8882
    @nimcomaxamedabuker8882 Рік тому +1

    Caano baqay maa isiisay kulaha😂😂😂😂😂😂😂

  • @hafsaali5413
    @hafsaali5413 Рік тому

    Hey abyo van waar komt jullie bank ?

  • @fahmobashiirxuseen7825
    @fahmobashiirxuseen7825 Рік тому +3

    Waa markii igu horeyse aan Chanelkina So boqdo M.a Family qurux Bdn manta lee idinkuso biiray team Momo& aisha❤❤❤❤⚘⚘⚘

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew 10 місяців тому

    Mashlh waa lamaane aad isku fahmay

  • @ayaan_mohe
    @ayaan_mohe Рік тому +1

    Masha allah 🥰🥰

  • @sakariyemustafe8974
    @sakariyemustafe8974 Рік тому +1

    Masha allah ila intad UA-cam ka ad kujirt3n wan idin dawan jiray wanan idin xiseeyaa

  • @nastexocabdi695
    @nastexocabdi695 Рік тому +6

    Wxn ku duceysta inan helo qof i jecl wlhie o samir io dulqad baden sida ad isku tihin o kle❤🤲

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 Рік тому +5

    Tasbiixda iyo dikriga badiya ❤🧡💯❤🧡💯❤🧡💯❤🧡🧡🧡🧡🧡💢🧡🧡💛💞💛🧡💢💗💚

  • @Salwa3r
    @Salwa3r Рік тому

    Walhi wa nii xiisnay yaqey dhub ha na ga dhihina anoo tageero sax nii aha jogo samidey amiira hbo macaan so bar baar noqo mid ddd iyo walid keda anfacda aniga nah wa nii xiisay ee ma noo xiistaan miya🥰💯♥️❤✅✅✅

  • @nimomohamed7123
    @nimomohamed7123 Рік тому

    😂😂😂

  • @qurbe7212
    @qurbe7212 Рік тому

    😂😂😂😂

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew 10 місяців тому

    Wlhy waa qoslay saaid waliba canaha naskaga cabtay caasho waxba kuma gaarin 😂😂😂

  • @shugriaamin9758
    @shugriaamin9758 Рік тому

    🥰❤❤❤👍🇸🇴🤲💪🥰

  • @fardosahussein9356
    @fardosahussein9356 Рік тому

    M.A

  • @maryancumar1023
    @maryancumar1023 Рік тому

    Ma❤🎉🎉

  • @ismahanali7551
    @ismahanali7551 Рік тому

    Biliis dadka aarso kuleh yay kuwaalin wax kale ku aarso maansha allaha waxaad tahiin famil qurux badan isku waara abid

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Рік тому

    Aabo iyo hooyana ma guureen? Mise waa gurigii hore uun?

  • @shugriaamin9758
    @shugriaamin9758 Рік тому

    Guleyso.wawlasha.aderkadhalay

  • @xamdaluul1576
    @xamdaluul1576 Рік тому

    Wiilka yar Afka somalig wuu garanyah

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 Рік тому +2

    Masha allah 👑 ❤ family 👪 ❤

  • @BoqorKhaliil
    @BoqorKhaliil Рік тому

    aasho qofaan aarsan uurka habartiis ku jiraa ninka ka aarso sorry maxamed😁😁

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Рік тому +2

    I couldn’t stop laughing but it was disgusting at the same time.

  • @Ameen346
    @Ameen346 Рік тому +6

    Mohamed doow meeshaad joogtaan maxaad noogu sheegi waydeen bro

    • @Salwa_qurux
      @Salwa_qurux Рік тому

      Holland joogan

    • @Ameen346
      @Ameen346 Рік тому

      @@Salwa_qurux yaa kugu yidhi waxaa 😄 kunasiibiska nagadaa bro smae sister
      Waxaagu waa iska dhe anagu maanu odhan garan waynay Norway baay joogan😅

    • @sahramoha2430
      @sahramoha2430 Рік тому

      Holland ama Netherlands 🇳🇱 ayay joogaan

    • @Ameen346
      @Ameen346 Рік тому

      @@sahramoha2430 adna mayska tidhi tii horaan la yabanayne😐

    • @Ameen346
      @Ameen346 Рік тому

      @@sahramoha2430 sahray naga xisho

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 Рік тому

    Miskin waa ku dhacday caasho

  • @hamaabdi4411
    @hamaabdi4411 Рік тому +1

    Mac kugu tahay caasha ilmaha waxaa siisaa lagu dhadhan siiye

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 Рік тому

    hhhh

  • @rahmashine2261
    @rahmashine2261 Рік тому +1

    Abayo amiira qaliin miyaad ku dhashay Ama caadi masha Allah Ilaahi Hakuu barakeyo reerkada iyo ubadkadaba one love ❤️ guys

    • @MomoAasha
      @MomoAasha  Рік тому +1

      Caadi wll

    • @rahmashine2261
      @rahmashine2261 Рік тому

      @@MomoAasha masha Allah Ilaahi ha kuu barakeyo xabiibtii umushii is xambaarato Allah kaa dhigo

  • @umunihaal
    @umunihaal Рік тому +1

    Maskiin 🤮🤣

  • @shugriaamin9758
    @shugriaamin9758 Рік тому

    Maxamad.wakusalamay.wainaaderta

  • @ismahanali7551
    @ismahanali7551 Рік тому

    Asc casha caanaha naasahaaga hadaad ninkaa cabo waa kaa furmaa ha isfhihin barki uga dhig

  • @farhiowarsame8652
    @farhiowarsame8652 Рік тому

    Noo noo waxa xun aa sameysya

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 Рік тому +1

    Guriga sidaas u wayn makiraa wll mise dawlada idin siisay

    • @anuqueen9770
      @anuqueen9770 Рік тому +1

      Maxaa Ka gale illlhy amarkiiis dadka laguma mashquulo wllsha

  • @anuqueen9770
    @anuqueen9770 Рік тому

    Qofkii ugu horeeye ee comment so qoro Ii noolada intee nolol jirto

  • @MrAmiira
    @MrAmiira Рік тому

    🤮🤮🤮

  • @abdiamare6487
    @abdiamare6487 Рік тому

    Kan yari ma jareerbaa mise hooyadii ayaa hareera waamaxay timahan fooda joogaa

  • @shugriaamin9758
    @shugriaamin9758 Рік тому

    Casho.igusalaan
    Iyowilka

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 Рік тому

    Hh

  • @sawdaamirofficial1884
    @sawdaamirofficial1884 Рік тому

    M.a best fimly fadlan subscribe isoodhaha