HOOYO IYO SAXAAF YAA FARXAD KU SIIYO || ADNA IYO SU'AASHII UGU ADKEYD NOLOSHEEDA ||

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 482

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  Рік тому +120

    Soo daawo ua-cam.com/video/MLzgNitJsLg/v-deo.html

    • @umusuleym9441
      @umusuleym9441 Рік тому +2

      Adna labiska ayaantaan aad wadato wa qurux wana astur saas ku sharaf badan gonoyyinka kugu dhagan dharkaan Ku fcna marwo thy muxtaram labiska ka firso

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 Рік тому +3

      Ma garanyo qofka akhrin doona fariintan balse waxaan alle ku waydiinayaa inuu kusiiyo Farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha 🌿 🌊 Fadlan isoo booqo wll

    • @cabdirashiidmaxamedcali5126
      @cabdirashiidmaxamedcali5126 Рік тому +1

      @@umusuleym9441 p

    • @sahroshiino2210
      @sahroshiino2210 Рік тому

      Waa kusaxan tahay adno suaalaha dhan marka laga reebo dharbaaxada

    • @salmahasanabdi3652
      @salmahasanabdi3652 Рік тому

      Hooyo lagam marmo🥺♥️🥀

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 Рік тому +226

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    like sara❤❤🤲❤❤

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 Рік тому +2

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤

    • @ao4ei
      @ao4ei Рік тому +2

      صلى الله عليه وسلم❤❤❤

    • @naimamohamed8494
      @naimamohamed8494 Рік тому +1

      Scw

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Рік тому +225

    Hda aragto magaca nabigena maxamed
    Scw scw 🥺😭🤲
    like sara 👍

  • @hibakmaow9215
    @hibakmaow9215 Рік тому +83

    Hooyo iyo qofkale ha isla meel dhigina please hdey hooyo Ku noshahy Alhamdulilah ❤️
    Alle ha u naxariisto hooyadey mcn iyo hooyo walpa 💔😭🤲

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 Рік тому +3

      Ameen yaa rabi Allah ha u naxariisto hooyo mcn qofkii ay u nooshahay nasiib ayuu leeyahay inta ay u nooshahay Allah ha u deysta

    • @abdikadir156
      @abdikadir156 Рік тому

      Aaaamiin byo allaha unaxariisto

    • @kaamiloodowa5561
      @kaamiloodowa5561 Рік тому +1

      Aamiin yaa rabbi Allah ha u naxariisto hooyo mcn qofkeey u nooshahay nasiib ayuu leeyahay haka duceesto

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 Рік тому +31

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤

  • @saidaali3291
    @saidaali3291 Рік тому +87

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad❤️ scw🕋

  • @mohaanofficial9522
    @mohaanofficial9522 Рік тому +53

    The best person over the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad igula sali nabiga scw ✨ ❤

  • @abdinasirsalahsomane5380
    @abdinasirsalahsomane5380 Рік тому +18

    Waa qalad su aalahan oo kale in la isu keena hooya iyo wiil aay sodoh aay u tahay mar kale yaan la sameynin ma igu raacsan tahay

  • @kingalpha4183
    @kingalpha4183 Рік тому +57

    Aan kuwada salino xabiibkena mohsmmad S.C.W (NNKH ❤💘)

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 Рік тому +8

    Dadkan dhahaya adna hooyo inaad garab dhigto maha adna wax khaldan may samayn wax walba oo wngsan ama ay tilmamayso hooyo mcn ayey ku tilmamtay masha allah ayaan le yahay Alleh hooyoyinka dhaman hano xafido 🤲❤

  • @gacanwiish3777
    @gacanwiish3777 Рік тому +92

    Nabi Maxamed scw 🖤

  • @iqramohamedhassan2928
    @iqramohamedhassan2928 Рік тому +36

    😭😭😭😭😭 hooyo aa isoo xasusissy ado abyo allah hooyo kuu daayo cimri dher cibado suubad allah siiyo hooyo mcn ani hooyo allah aa iga jaclady hoyo kastoo soomaliyed waxa uheestaa hooyaday camal wlhi alxd erayga hooyo aa ku qushuuca marka maqlo igu duceeya hoyo mcn allah janadii fardowso ka warabsho iyo dhamn hooyooyinka dhan allahuma amiin yaa rabi🤲🤲😭😭❤

    • @ifrahyussuf1164
      @ifrahyussuf1164 Рік тому

      wlhi aniga xitaa gooree ilmada iso dhaaftaa garan waaye hooyo mcn illah haunaxaristo janatul firdows haka waraabiyo amiin yarabi

    • @anuushhayati7386
      @anuushhayati7386 Рік тому +2

      Aamiin aamiin abyo macaanto🤲🤲❤😭

    • @iqramohamedhassan2928
      @iqramohamedhassan2928 Рік тому

      @@ifrahyussuf1164 aamiin amiin yaa rabi

  • @omar33644
    @omar33644 Рік тому +21

    Rabbi SWT HOOYO kasta oo soomaaliyeed ha xafido. Maamada markaan arkay baan u Soo daawasha tagay. Masha Allah.

  • @bisharasaid9421
    @bisharasaid9421 Рік тому +30

    Tan wa kufududaatay adna Hooyo booskeeda Abe ayaanaba buuxinkarayn any way Waxa leeyhy hoooyo Cimri dheer iyo caafimaad ba kurajayn😢❤️

  • @oladmoha5043
    @oladmoha5043 Рік тому +34

    I feel emotional 😭 hooyo is everything 😢

  • @mrssonho5696
    @mrssonho5696 Рік тому +26

    hooyo qofna lalama barbardhigi karo walllhi love u mom . ❤

  • @gobsan1235
    @gobsan1235 Рік тому +18

    Hooyaday walhi waa noloshayda oo dhan qof lama barbar dhigi karo wan ilmeyay adna markaa hooyo wada aaday😭❤

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 Рік тому +10

    Hooyooyinka aad ayay umashquul badan yihiin badiya tasbiixda iyo dikriga alle alle ha inoo fududeeyo aremaheena oo dhan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +6

    Baraka Allah Tabaaraka Allah. Hooyo jaceelkeeda iyo xaqeeda ma la' gudi karo. Love you all. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤

  • @hiboahmedawadan8697
    @hiboahmedawadan8697 Рік тому +2

    Adna walashy dar
    Ilahay
    Ayaan
    Ku
    Jeclahay
    Ilahay
    Ha
    Ku
    dhawro
    Hooyada
    Carurtada
    Saxaf
    Iyo waliba
    Walalahaa
    Caruurtada

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 Рік тому +8

    Momada wajiga marka fiirsho caloosha ihurto maskiin ilahey hooyoyinka hanoo desto ❤
    Waalidka cid lala bar dhigi karo maba jiro ❤

  • @rahmaabbas1210
    @rahmaabbas1210 Рік тому +8

    Hooyo calwiyo darted hada awodi laha wlhi one million ♥️ waaa gaarsin laha kaligeyga.

  • @safiyamahamad4384
    @safiyamahamad4384 Рік тому +19

    Mashallah Hoyoo mcn I miss my mama 😢 😩 😞 😫 😪 💔 😢 😩 😞 😫 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @jikako7
    @jikako7 Рік тому +13

    WALAL AINGA IYO ADIGBA WAXA NAGU WAJIB AHA INAN KUU SALIN NABIGEN MUXAMMAD SALALHU CALY WAA SALMA ❤❤

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Рік тому +8

    الله اکبر hooyo mcn Allha noodhowro wlhi waa ilmeeyay please noo noosobadiya vedioyada hooyo niikula jirto commentika iyo like 👍ta lama dhaafikaro markay hooyo mcn kujirto Adna wlhi waa naag adag ilmeheda aabahood iyo hooyadeed waxbaa kalaqabsaday keep going adna hormar wacankurajeynaa insh a llhu

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +13

    Hooyo Macan mar walba Qiimo bay lee dahay Mashaallah allaha inoo dhaafo

  • @Cafaf40
    @Cafaf40 Рік тому +16

    Masha,allah walaahi adna iyo saxaaf waa dad nolosha isku fahmay alloow isku barakee oo IL xun ka ilaali wlhi waan jeclahay lamaanayaashu Markeey sidaan isku fahmaan saxaaf masha,allah wuxuu qirayaa in eey mama calwiya ka daraja sareeyso oo wanaagoo dhan iyada la siiyo lkn Niman ka qaar hadeey ahaan lahaayeen weey ka xanaaqi lahaayeen sideey adna u jawaabeeysay masha,allah saxaaf iyo adna aad baad isugu nuureeysaan

  • @asliabdi8045
    @asliabdi8045 Рік тому +19

    MashaAllah mom is number one in the family 🙏🙏🙏❤❤❤

  • @anuushhayati7386
    @anuushhayati7386 Рік тому +3

    Hooyo waa janadul dunyaaa inta dhimatay allaha unaxariisto inta noolna cimrigooda alllaha dheereyo❤❤❤❤❤❤

  • @ubaxaxmed8257
    @ubaxaxmed8257 Рік тому +24

    Maansha alaah family qurux badan aan jeclahay baarakalaah🥰

  • @iftinqurux7959
    @iftinqurux7959 Рік тому +2

    Hooyo mcnto Wan ku jeclhy Allah ku barakeyo Hooyo mcnto

  • @qaaliali1081
    @qaaliali1081 Рік тому +10

    Hooyadey qofna mala bardhigayi xita nafteyda iga qalisan tahy 😢

  • @zuhurabintmusa5133
    @zuhurabintmusa5133 Рік тому +2

    Oh my God!!!!!Adnoy u made me cry abyo.Allah kubarakeyo

  • @anabnasir4099
    @anabnasir4099 Рік тому +3

    Mansha. Allah. Ilahay xuman. Ha idinka. Dhereyo walahi. Ilahay. Dartis ayan idin jeclahay❤❤❤❤

  • @saciidcabdalla9295
    @saciidcabdalla9295 Рік тому +1

    Masha allh walashey waad saxantahay hooyo❤❤❤wax kasto waad uqalantaa

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 Рік тому +4

    Ma garanyo qofka akhrin doona fariintan balse waxaan alle ku waydiinayaa inuu kusiiyo Farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha 🌿 🌊 Fadlan isoo booqo wll

  • @shaj5029
    @shaj5029 Рік тому +2

    ManshaAllah ♥️ Allah kudayo hoyo Macan♥️

  • @halimahashi1406
    @halimahashi1406 Рік тому +9

    Adna hore usoco adnaiyo saxaaf waa dhalinyaro kudayasho mudan dhaqan wanaagsan baariyaal ah balse saxaaf waa ninyar oo dhan fiican waayeelnimo kudhaqmo oowaaya arag ah marka asd ufiirsato hadalkiisa wanaagsan markuu reakshanka bixinaayo waa ninsidii larabay uga baxsho eraya xun iska ilaalsho adna edebbadan wanaag badan sharaf iyo cizo kuwada noolaafa awlaada dariiqo wanaagsan haloo tilmaamo allaha noo toosiyo allaha idiinxifdiyo mahadsanidin aadiyo aad maqsuud baan idinkanahay

  • @Ayan-mf9yx
    @Ayan-mf9yx Рік тому +1

    Manshaa Allah adna waa baari Allah haku barakeeyo

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 Рік тому +25

    Mummy Always mummy ❤😭😭😭😭

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 Рік тому +3

    Sidee udoranesaba qiro leh🥺😭❤👩allow hooyo mcn no daa😭🤲inte ka dhimatane ugu naxariiso🥺🤲

  • @qamarmohamed1652
    @qamarmohamed1652 Рік тому +2

    1m oo like hadii an awodi lahaa wan saari lahaa wlhi hooyo qof ka sareyo majirto adna mashaallaah❤

  • @aishaahmed9180
    @aishaahmed9180 Рік тому +3

    Hooyo ma qof lalasima😭😭😭 no matter what hooyo waa kamitahay n8mcada ugu way oo ilahay nugu arsaqay
    Allah illahayow hooyonikena adun iyo akhira xifdi

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 Рік тому +2

    Masha allah ilahey famiila qoro badan ahada insha allah

  • @anfacabdi6623
    @anfacabdi6623 Рік тому +3

    Saxaf waa runtis Su’aasha riyada asagaa leh 🥺😂😍🥰

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA Рік тому +18

    Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂..

  • @munamuna4955
    @munamuna4955 Рік тому +2

    Masha Allah famly ad uqurxon ❤

  • @baarliinaofficial7305
    @baarliinaofficial7305 Рік тому +1

    Masha Allah keep going sister 💖 ❤️

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 Рік тому +1

    Masha’allah hoyo waa hoyo wlhi aniga si gaar ah ayey ii taabate 😭ilimadeyda waan ceshan waaye hooyo mcn mudo ma’arkin ilahey nabad haa igu kulmiyo amiin intii hoyadod kamaqan ilahey haa ukulmiyo intii ay kadhimateyna janno ilahey haku kulmiyo amiin 😢🤲

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Рік тому

    Maasha allah horay u soco adna

  • @deqaabdullahi9579
    @deqaabdullahi9579 Рік тому +3

    Masha Allah Hooyo mcn ❤ 🙏 💖 ♥ 💓

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 Рік тому +1

    Mashaallh gabadh caqli badan tahay adna sharaf ku nolow sister

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 Рік тому +1

    The best video ever Manshaallah

  • @mamaannor8199
    @mamaannor8199 Рік тому +5

    masha Alaah Quruxay

  • @Nasab803
    @Nasab803 Рік тому +3

    Mansha allah su,alaha badankoda
    hoyo ayaa xaq uyelateey adna hore usoco walal hoyoon idhunko please

  • @queenleila6769
    @queenleila6769 Рік тому +1

    M.a hooyo wa hormudhka nolosha Allah haa hafidho inta hooyadhodh unolo hooyo haq beyuledhahai noloshadha allowkudhaa abayo adhna

  • @hodanmohamed1818
    @hodanmohamed1818 Рік тому +2

    Adna ilaahay hooyo haku xafido dhamaanten walidka aallaah hano xafido insha allah I love adna family.

  • @shukricumar41
    @shukricumar41 Рік тому +1

    Masha Allah Love 😍😍💕 Hooyomam

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 Рік тому +28

    MashaaAllah family quruw badhani

  • @ashao6383
    @ashao6383 Рік тому +2

    Rabiyow hooyadey unaxariisa ❤❤❤❤
    No one= mom ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraxaaji5442
    @sahraxaaji5442 Рік тому

    Masha Allah inta ba hooyo a iska leh wana sisay adna m.a

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 Рік тому +1

    M.a hooyo mcn Allow noo dhaaf adna iyo saxaaf fmly aan jeclahay m.a❤️❤️❤️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️Allaha idin xafido

  • @naciimaladan637
    @naciimaladan637 Рік тому +24

    Maasha allah I calling you family qaraaxo ❤

    • @fikramalldheere2519
      @fikramalldheere2519 Рік тому

      Insha alah 1 M is comming waa uqalantaaa wlhi 700K kabadan insha alh waa guulaysan ❤️❤️❤️❤️✊✊✊✊✊✊ beautfull family 🎉🎉🎉

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 Рік тому +2

    Mashallahi saxaf Dumashiey wangan foreven happiness Mashallahi family Quxur.... special Hoyoo Mcn...... second part adna & amiira

  • @sacdiyasiman2438
    @sacdiyasiman2438 Рік тому +4

    Hooyo mcn Allaha xifdiyo❤

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 Рік тому +4

    Masha allah 🥰♥

  • @zeitunadan313
    @zeitunadan313 Рік тому +2

    Masha Allah Adno darbaco naxarise leh waye keep going abayo

  • @qalanjoluulamaxamedxaji6856
    @qalanjoluulamaxamedxaji6856 Рік тому +3

    Masha Allah Allah ku xafldo hooyo mcn Aamiin Aamiin 😍😍😍♥️♥️

  • @nuursuudaani3048
    @nuursuudaani3048 Рік тому

    Hooyo marwalba waa Hooyo wax walbana iyada un baa iska leh marka xumaha laga reebo 'may allah remise your family happiness '

  • @qalbi.uron.channel
    @qalbi.uron.channel Рік тому

    Masha allh tabarakallah mom waa farxada aduunka ❤❤❤

  • @barwaqoawilbarqaaqoawil6522
    @barwaqoawilbarqaaqoawil6522 Рік тому +1

    Msha allah beautiful family alle haYsu kiin daayo❤🕊

  • @maryamaliabdulle5840
    @maryamaliabdulle5840 Рік тому +1

    Masha Allah hooyo macaan 💕🤲

  • @samiyamohamed3708
    @samiyamohamed3708 Рік тому +2

    Allah wixi hoyo haysto h u daayo ani ma haysto😭😭😭😭

  • @iftinqurux7959
    @iftinqurux7959 Рік тому +2

    Allah ku barakeyo abayo mcnto family kada Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi abayo mcnto

  • @daddysfavgirl9769
    @daddysfavgirl9769 Рік тому +5

    Why Hooyo io xajigada isku bar bardhigaysan 😊 always maa❤❤❤❤

  • @deqaabdullahi9579
    @deqaabdullahi9579 Рік тому +1

    Masha Allah ❤ ❤ ❤ ❤

  • @khadiijoosmaan1999
    @khadiijoosmaan1999 Рік тому +5

    Masha allh abayo mcn hormar wcn insha allh guuleyso hooyo mcn mc isii insha allh amaano kugu thy abayo yaah 1M kamin soon insha allh abayo halo kaco aan uwada dabal dagno hoyo mcn markan arko ilma iso dhafto wlhi alle igajecladay iiguduceya in qabriga alle uwasiciyo amiiin yaarabi

  • @asmaburcoismaaciil3043
    @asmaburcoismaaciil3043 Рік тому +3

    Hooyo iyo qof kLe wLigaa hasbarbar dhigin😍

  • @hodhanjimale6372
    @hodhanjimale6372 Рік тому +3

    Hoyooo macaaan wa i noshaahay Alhamdulilah balsee wan ilmeeey😥emotional game

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Рік тому +6

    👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏🎂🎂🎂🎂sifiican ayaa sameysay adna masha Allah family quruxbadan allow idin xafid

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Рік тому +4

    Masha Allah. Tabaarka Allah 🥰🥰

  • @layladaahir1430
    @layladaahir1430 Рік тому +2

    Mshllh maamo lahakuu daayo iyo maamoyinkeen oo dhan

  • @naadiinegeh4108
    @naadiinegeh4108 Рік тому +1

    Masha alaah hooyo walamahuraan alawnoodaa 🥰

  • @farxiyacabdinaasir5971
    @farxiyacabdinaasir5971 Рік тому +1

    m.allah hooyo ilaahay hakuu daayo abaayomcn❤❤❤

  • @kaynaancabdulaahi6465
    @kaynaancabdulaahi6465 Рік тому

    Masha alaah saxaaf waa runtiis wax hooyo lala simikara majiraan ama xaqeeda yeelankara

  • @hannymohamed2805
    @hannymohamed2805 Рік тому +4

    manshlh family qurux badan

  • @Rasmi473
    @Rasmi473 Рік тому +1

    Hoyaday waa aduunkeyga qofna lama barbar dhigi karo runtii ilhow idaa❤️🤲🤲🤲

  • @safiyamahamad4384
    @safiyamahamad4384 Рік тому +4

    Mashallah Hooyo mcn 🥰🥰🥰✌️🫂❤️❤️😭😭

  • @princesslula6018
    @princesslula6018 Рік тому +1

    Always Hoyo is the fast MashAllah

  • @ayanabdiomar2822
    @ayanabdiomar2822 Рік тому +1

    Masha allha hooyo macaan

  • @sagalabdalle7076
    @sagalabdalle7076 Рік тому +28

    Maansha Allah
    That's why I love you Adna, you are a wonderful daughter, great wife, and amazing mom.
    Mama calwiya, if I ever came to Malaysia, I want came visit and spend time with you, you remind me my grandma from bilaajo carab, love you guys

  • @user-Ismahaan
    @user-Ismahaan Рік тому +1

    Masha allah Hoyo cid walba lalama simi karo❤

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 Рік тому +1

    adna hooyadaa hooyadey bay iskuegyihiin hooyadey waa dhimatey waa qiirooda ooyaa alah u naxaristo amiin adna hooyada darteed kugu saarey like

  • @qaalisharrif5388
    @qaalisharrif5388 Рік тому

    Hoyo ruux udhigma mjiro m.a adnah👏👏👏👏👏

  • @mohamedabdullahi7816
    @mohamedabdullahi7816 Рік тому +3

    HOOYO WALBO JANADAA AYA ALLAH UGU RAJEYNAA

  • @fatxiabdinasir4780
    @fatxiabdinasir4780 Рік тому +1

    Allah hooyo wax loo dhigo malaha 🥰 allah nagama qaado

  • @LatahzanInnallahaMaan
    @LatahzanInnallahaMaan Рік тому

    Wlhy Baari aya thy adno MashaaaAllah

  • @nurudinahmedosman60
    @nurudinahmedosman60 Рік тому +1

    Meesha maamada iyo Saxaaf waa lakala xishoonayaa wlhi cabsi cabsi waqtigu ha idiin wacnaado

  • @cabdifataxcalikarigeyshan7638

    Masha Allah

  • @ashaabdi2917
    @ashaabdi2917 Рік тому +1

    Mash Allah Hooyo mcn