Wada hadalada Alqasam - iyo isra,iil, waa maaweelo iyo been ay yuhuud iyo reer galbeed wataan, si ay siiriya xooga usaraan , ALLE ayaa wax kasta og 🤲🤲🤲
Jabhad saan ah wa wadani kuii somali dhac dil bililiqo kufsi lama la dumiyay iskoladii weey fiiqdeen xurumihii dowlada wa ji jibiyeen sidii jabhad wadan kale tikid cml uf
Ruushku waa Bilaash Xayte, waa Agoon cidla taagan o aan lahayn walaalo kale, midda kale maalin walba wuxuu yidhaahdaa tallaabo ayaan ka qaaday, war Ruush dad maha Bilaash xayte waa Iran o kale, Taan ku dhigo Naato wey arki doonaan, wixiisu waa been
Awal markaan maqlo rush waa laduqeeyay waan kanaxi jiray oo waxan ulajiray inay shiicda lajiran shiicaduna isreal ladagaalayso lkn Markan maqlay say rer suuriya suniga ah ugaleen kaliya waxan kanaxayaa suniga shiicadana illaahow soo hanuuni yahuud iyo inta lajirta na illaahow halaaji halaag aysan kabixi ilaa qiyaamaha Aamiin
Aamin aamin🤲🤲
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Illaahow ugargaar walaaleheen palestine iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call jazaakallaahu qeyr
الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين اللهم صل وسلم وبارك حسابا وسلاما عليك
It's wonderful, their go back to their own country and work for the nation and the people of Syria 🇸🇾.
Mash Allah ❤❤❤❤ Allah barkeeyo reer Syria 🇸🇾
Masha allha illa ❤❤❤❤
Allaha guuleyo muqawamada oo dhan xaqa Allaha u hiliyo Amiin
ascww sh mustafa allaah haku xafido wlaal❤
الهم آنصر أخواننا في غزة
ascww sh mustafa allaah haku xafido wlaal
Allaah akbar
Ilaahayow yahuud kudir cid.aan unaxariisan
Wada hadalada Alqasam - iyo isra,iil, waa maaweelo iyo been ay yuhuud iyo reer galbeed wataan, si ay siiriya xooga usaraan , ALLE ayaa wax kasta og 🤲🤲🤲
Alxamdulillaah!
Waa waxsa xadan shiikh heysta ciyaal suuq mskrafoona heysta😊
😢😢😢😢😢
ascww hah haha hah warkas ayaa igu socda sh mustafa allaah haku xafido
Ilahow ugargar falastin yaa allah
Asc syria waan aragnay and Somalia dowlad aan qabiilkudhisneen ilahay hakeeno
Illaahow ugargaar rer Palestine siiriya smliya iyo kuli Muslim ka illaahow halaaji isreal iyo inta lajirta Aamiin Aamiin
❤❤❤❤❤❤❤❤ 1:43
Salam
Shaam waa dalkii anbiyada!waa dal barakaysan oo suubanuhu u duceeyay!
❤Scw scw scw scw scw scw scw❤
WCS NASRIGII ALAAH SO LAABTAY .
WAA WADANIYIIN REER SURIYA WAAYO WADANKODA WAA BARWAQO DABAQ YADA GADHIYADA QURUXDA TACLIINTA 1WM M.A WAADAL QANI AH YURUB IYO AMERICA WAXBA UGAMA BAAHNA SIDENA OKALE FAQRIGU NADASHADAY IYO QAXOTINIMO
ASKARTAA MAMULKA CUSUB UFIDIYAAY CAFIS WAA GUUL ❤
❤❤❤❤❤❤❤
Wan dhownahay walalkena qaaliga ahaayow ❤
Asc kow Somali media
🎉🎉
Srael and shia have something coman they're hard hearted
GURYAHA WAAWEEYN,
EE KENYA,
LAGADHISAAYO
#DALKA SOOMAALIYA,
HALAGA DHISO.
Ilaahaw shiico io gaalo io munaafiqiin cadaabtaada usoodadaji
Qasa wixii ka dhacay MA hayiisid
Asc sh/mustafoow allaha is kudiro inoomakadhawa waayo wuxuu kagaystay suriya suniga waan xasuusana lkn maanta waxaan dhihikara wakadhawyahay dhamaantood xata turkiga waayo wuu.burburin rabaa suriya wll sahyuuniyada oo waxay doontokusamaynaysa kamadifaacayo lkn kaliya wuxu usocda in kurdigauubaabiyo oo muwaadiniin suriyaan ah
Baro bogandadu dunidan dadna wakaxaran dadna wauxalal sidas ogada
armey soo miineysey hee iska baara dheh
Rush aaaa ilko doofaar sahansan 😅😅😅😅😅
yahuud iyo iran waa walaalo
Fadlan nagadaa xayeysinta ciida gaalada....dacwadoodi ba ufududeyniye.
Shekhow inaga yaree
600 Kenya umagaline
Jabhad saan ah wa wadani kuii somali dhac dil bililiqo kufsi lama la dumiyay iskoladii weey fiiqdeen xurumihii dowlada wa ji jibiyeen sidii jabhad wadan kale tikid cml uf
askarta xabsiyada ma garanayaan miyaa ee lasoo celin rabay
WWW❤❤❤
Surianku waxay kafiicanyihin Somalida lacag kubixinaysa siay dhulkooda ugacararaan
Iran 🇮🇷 waa munaafaqiin sida Isreal cml
Iiraan trump baa usoo socda! Intay dhuuman lahaayeen waxay suuriya ka gaysteen ceebtooda inay u xiiso qabaan dhiiga shacabka masaakiinta ee reer shaam waa musiibo weyn .
Wa arin ad uxun dagalka mediyaha wana sababta ay xasan sh madaxweynahena .iyo raisulwazarahena somalia marwalbo ladacayadeyo
The president and pm of Somalia are worse than asad administration. Their shall leave Somalia in peace.
Ruushku ragga ha iska dhiciyo waa lagu soo duulay nato toos bay kuu soo weeraray ama iska dhiciya ama isdhib iran wa cadawga isllaamka
Ruushku waa Bilaash Xayte, waa Agoon cidla taagan o aan lahayn walaalo kale, midda kale maalin walba wuxuu yidhaahdaa tallaabo ayaan ka qaaday, war Ruush dad maha Bilaash xayte waa Iran o kale, Taan ku dhigo Naato wey arki doonaan, wixiisu waa been
Markasta rergalbedku socusbonaysiyan incidamo k.woqoyi jogan ama lagudilay furimaha Ukraine waxadfilata ruushka olaguweraro gantalaha nato wabaro bogando laguxalashado
Yaan lasoo celin xabsiyada halaga buuxiyo askartaasi maadama ay qayb ka ahaayeen dhibaatooyinkii loo gaystay shacabka reer suuriya.
ascww sh mustafa allaah haku xafido wlaal❤
ascww sh mustafa allaah haku xafido wlaal
❤❤❤❤❤
ascww sh mustafa allaah haku xafido wlaal❤