kan waba dhagar-qabe weyn wajiigiisa iyo beeentisa baad ka fahmaysa marka wararkiisuna wa been iyo qurafad iyo editen ben abur ah ee chanelkan please repoir ku sameeya
Soo daa jamaal beryahaan warkaagu waa yartahay garan maayo si wax ujiraane midda kale kaama hayo warkaagii cajiibka ahaa ee aan jeclaa kaas oo ahaa mid aan wax hanbo ah reebeeyn
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Xamaas waa soo noqotay Awoodeedi baryahan
Masha Allah
Aad iyo Aad rabi jabka ha u siyaadiyo
Wlhi aad baan ugu faraxsanahy cadawgaa ilaahay ee lagaraacay saaka
Alle yahuuda hajabiyo aamiin aamiin yaa rabi
guul iyo gobonimo geesiyaasha reer falastiin ee xamaas
Maashaa Allaah , Tabaarakallaah , Jazzaakallaahu Khayral Jazzaa , Allaahumma Aamiin , Aamiin.
Illaahow saad reer suuriya ugu hiilisey ugu hiili reer falastiin oo dowlada kheyr qabta sii oo gumeysiga kaqaad oo badbaadi reer gaza 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
ilaahay ha umiciino oo ha ugargaaro mujahidiinta reer falastiin
اللهم انصر اخواننا في فلسطينيين
masha.allh
Masha alalh guull guulll iska cabinta xaqkudiriirka ah ee reer falastikn .XAMAAS .&.MUJAHIDIINTA..REER YAMEN EE XUTIGA
Mahadsanid
Ustaad goolani hadii ay dhisaan dowlad ku dhaqanta shareecada islaamka waa guul
❤❤❤❤ guuul
Afar waa yar tahay ilhow aan maqla israa iil way dhamaata
Allaahu akbar
Caawa warkaaga sheekh gaynal aad inuu umacyahay waxaan kagartay awalanba dhoolacadayntaaada allh muslimiinta dhamaantood cisigoodii ha usooceliyo
Moobelka markan furo asaga uhooreyin jirayi
Gaylan hogaamiyah sururiya magaciisu waa ahmed sharac maaha shaarin
Gaylan media aadban ku dawada warkaga o sugan
Waayo hore markiihore
Allah aya ku filan ree qaza
Asc
النصر السعودي مرحبا مليون دولار أمريكي ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rer..gaza.wahal.gamaayan.illaah.halaqabtee..
Nasrigu waa isku xigxigaa inshaAllah reer Falasteen ilaahayow next ka dhig kana dhig kuwa aan mar danbe Israel iyo reer Galbed soo hawaysan yaa rabbi.
Qasara cadawga ina kufaraxsan thy walaga darema 😂 Insha Allah qeer
Wuuyar gabiyayi
War lagu kalsoonankaro
Kobani-Ain Al arab weli waxaa haysta SDF ee warka iska hubiya
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤😢😢
Isha wararka haqiqda ah lkn hayiisinta wan dibsana
Geyilan
Nacnacle sidee eeran Turkish uhoosjoogtaaa????????¿????????¿?????????¿???????¿???????
hadafka yuhuda kuma iman karo si qasaba
Yahuudu wa naflacaari wlh wexe mudanyihin inaanay lasiin marin ey kaga baxan gazza
Warara lagukasonankaro ayuu I soogudubiyaa
Mar Mar
Mar Mar wu ku daraa
@@CigaalGeyre
Adigu wax keen
Ingiris isaga waxaudaran mamnucida khamriga waa aabaha khamriga adunka firi akhlaq xumadoda herkaymarayan iyago og inmusliminta xaran ukayahay khamrigu misana wasurtogal indanbi logadhigo khamri budiday
kan waba dhagar-qabe weyn wajiigiisa iyo beeentisa baad ka fahmaysa marka wararkiisuna wa been iyo qurafad iyo editen ben abur ah ee chanelkan please repoir ku sameeya
Soo daa jamaal beryahaan warkaagu waa yartahay garan maayo si wax ujiraane midda kale kaama hayo warkaagii cajiibka ahaa ee aan jeclaa kaas oo ahaa mid aan wax hanbo ah reebeeyn
Reryurub dawladaha tagtayar waxaykuqasban inhawenka xukunka lagaqaybgaliyo waxana uguqarson inhawenku ugashaqeyan barnamijka femanistiga olagusiqariyo isagana lgpt ama qawmuludnimo uguhoran wa lesbianism
sck wariye waxaa muhiim ah in uu urdugan heshiis la sameeyo kacaanka islamka ee iiraan in arinta bishaar iyo suuriya way ahayd in dib loo dhigo waayo hada maxaa socda yuhuud iyo reer galbed siday raben ayaa socota dalka suuriya dawlad ahaana waa loo burburiyay oo hubkii bad iyo bariba iyo goobihii ciidamada meel walbo ayay yuhuud oo uu maraykan dabo taganyahay burburiyen waxna hada ma qaban karo jolani waaba looga sii daray kuwii waxan ka danbeyayna waa turkiye mooyi xagay aadeen. ma yuhuud bay ka celin waayeen suuriya. turki ma yuhuud buu ku filan waayay way tolay
Bilinkin muxumarwalba xamas eeda dusha ugasara xitahadi natanyahu iyo waziradisa xagjirku cadaystan didmada jojinta dagalka qaza? bilinkin kasokow inuyuhudi yahay wamaxay cadawada uqabo rerfalastin awowayashis jarmal badilaye?